Barnaamij Gaar Ah Ilahay Ha u Naxariistee Mulaxin Cabdi kariin Jiir

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.พ. 2022

ความคิดเห็น • 90

  • @lulalasow5550
    @lulalasow5550 2 ปีที่แล้ว +6

    Innaalilaahi wa innaa ileyha raajicuun. Ilahey ha u naxariisto marxuumka janatul fardowsa ehelka iyo qaraabadana samir iyo iimaan saadaq ah Insha Allah aamiin.

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari ปีที่แล้ว +4

    Alle sw haw naxariisto Abdikariim F Q Jiir
    Wuxuu ahaa Mulaxamaystii Ugu Wanaagsanaa Ee taariikhda Somalida Soo mara AHUN.

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 2 ปีที่แล้ว +6

    Ilaahey ha u naxariisto qabrigiisa alle ha u nuuriyo qiyaamahana ilaahey ha u shafeeco 🙏🙏🙏🙏 halyey qaranka u soo shaqeeyey taariikhdiisa halkaan laguma soo koobi karo ilaahey ha u 🙏 naxariisto

  • @AdarCooking
    @AdarCooking 2 ปีที่แล้ว +9

    Inaa lillaah wainey ileyhi raajacuun allah u naxariisto laahey qabrigiisa allaha ha u nuuriyo aamiin🤲🤲🤲

  • @kaltounnour3710
    @kaltounnour3710 2 ปีที่แล้ว +5

    Abwaan Abdikarim jiir Ilaahay ha u naxaristo amen

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 2 ปีที่แล้ว +15

    MANSHA ALAAH ABWAAN DACAR CIMRIGA ALE HA U BARAKEYO DA,A DISA KAMA MUUQATO.
    BAL WAJIGISA FIRIYA XABAD LAALAB AH IYO GABAW TONA MAHAYN❗

    • @anabmusa7112
      @anabmusa7112 2 ปีที่แล้ว +1

      Farxiyo Sharif
      Haa waa runta oo Cabdi qays wuu dhali karaa Abwaan Dacar ayaaa ka sheekeyay waxa u yidhi Cabdi qays isaga oo yar 11 jir ah ayuu daqada naga so eegi jiray oo wax baanu u diran jinay Cabdi qays so qabo no keen isaga oo yar iminkan waa ku waa is barbar fadhiya in u Cabdi qays wayn yahay baad moodaysa marka cimriga illahay baa u bara keeyay mansha Allah

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 2 ปีที่แล้ว +4

    Inna lillaahi waa ina ileyhi rajacuun
    Ale ha uu naxaristo Cabdikarin jiir.
    Jannadi fardowso ale haka warabiyo
    Eheelkisa iyo umada soomaliyed samir iyo iman ale ha inaga wada siyo.

  • @harunabdielmi5807
    @harunabdielmi5807 2 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahay ha u naxariisto adeer abdikariin

  • @abdullahielmi6257
    @abdullahielmi6257 2 ปีที่แล้ว +3

    Cabdi Kariim jiir,ALLAHA u naxariisto Aamini.

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 2 ปีที่แล้ว +1

    Inaalilaah wa inaa ilayhi raajicuun ilaahay ha unaxariisto janatal fardawsana haka waraabiyo ehelkii iyo qoyskii iyo qaraabadii iyo bahdii fanka ee aw ka baxayna ilaahay samir iyo iimaan kaamila haka siiyo

  • @abdilwahid768
    @abdilwahid768 2 ปีที่แล้ว +6

    Allaah ha inaxariisto,waxaan kayaabay abwaan m.a.dacar waa nin aad humble u ah.is dhul dhigid badan. Marar badan baan arkey .kulahaa "heesaha cid waliba waa sameyn kartaa laxankase cid kastaa ma sameyn karto"ma arkeysid abwaankaas oo faanaya waxa la mid ahaa Cali sugule oo heesihii gobanimo doonka iyo kuwii 1977kii 70/% lahaa allaah yarxamuhu.sorry cidi sooma hadal qaado!

  • @ahmedikacase1771
    @ahmedikacase1771 2 ปีที่แล้ว +1

    Ale ha unaxaristo qabrigana ale ha uwasiciyo janadi fardowso ale ha kawabiyo

  • @adamgabriyel3414
    @adamgabriyel3414 2 ปีที่แล้ว +2

    Illahay hawnaxaristo
    DANBIGISA ILAHAY
    HADHAFO.😭😭😭

  • @CabdiraxmaanMaxamad-bx3xn
    @CabdiraxmaanMaxamad-bx3xn หลายเดือนก่อน

    Amiin alah haw naxariisto

  • @fardousadan9298
    @fardousadan9298 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahey ha u naxariisto oo janadii fardowsa haka waraabiyo aabahey iyo adeerkeyna Ilaahey ha xifdiyo

  • @CabdiqaadirCabdullahi-eg1mc
    @CabdiqaadirCabdullahi-eg1mc 2 หลายเดือนก่อน

    Aamiin

  • @AhmedAli-bv4hb
    @AhmedAli-bv4hb 2 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahay waxan ka baryayaa inuu unaxariisto ka warabiyo janadii fardowso kitaabkiisana midigta kasiiyo baa ilaahay uga baryayaa

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 2 ปีที่แล้ว +1

    Illaahay ha u naxariisto
    Wuxuu ahaa abwaan qaaliya.

  • @Luhaya832
    @Luhaya832 2 ปีที่แล้ว

    Allha unaxariisto janatul fardawza allha kawaraabiyo amiin amiin yarbi 🤲🤲🤲🤲🤲😢😢

  • @abdishakuurjimcaale3155
    @abdishakuurjimcaale3155 2 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha u naxariisto Aamiin Aamiin

  • @Arabwaziir
    @Arabwaziir หลายเดือนก่อน

    Allah unaxaristo

  • @mohamedabdi4
    @mohamedabdi4 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah u naxariisto qabrigisana Allah u wasiciyo abwan aad u jeclaa buu aha mar inan kulana Ku hami weyna lkn janada Ku kulmeena inshaa Allah.

  • @mohamedhassan-xl7lf
    @mohamedhassan-xl7lf 2 ปีที่แล้ว

    Inaa lilaah wa Inaa ileyhi raajicuun Allah ha u naxariisto

  • @caatoshow3235
    @caatoshow3235 2 ปีที่แล้ว

    Illahay naxariistiisa haka waraabiyo tiir adag oon noosoo noqonyn ayaa naga baxay illahay qabriga haku waasiciyo.

  • @UmaAhmedMacan
    @UmaAhmedMacan 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay haw naxariisto aamiin aamiin

  • @shankaroonland7480
    @shankaroonland7480 2 ปีที่แล้ว

    Cabdi-kariim faarax qaaray jiir Allah SWT naxariis waasaca iyo dambi dhaaf ayaan u waydiinayaa isaga iyo intii inaga hoyatay hortii iyo dabadiiba inagana ha inooga daba naxariisto.

  • @axmedmaxamed8128
    @axmedmaxamed8128 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle haw naxariisto aamin aamin aamin

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay haw naxariisto Abwaaniin caana iyo wariye caana

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 หลายเดือนก่อน

    Aabihii laxanka c/kariin faarax qaarey jiir alla yarxam 😢

  • @xidigahobyogodan5156
    @xidigahobyogodan5156 2 ปีที่แล้ว

    Ilahay ha unaxariista ader abdikariin farax qarey

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 ปีที่แล้ว +1

    Alaha haunaxaristo yarabi

  • @Mohamedismael50
    @Mohamedismael50 ปีที่แล้ว

    Eebe ha uraxmado Cabdikariin Jiir xanuunkiisii waa la hagraday intii uu noolaa Balse Qadarta eebe ayaa waxwalba kawayn soomaali wayna qofka magaca leh maalinta uu dhinto ayay amaan ku boobaan Intuu noolyahay waxba Ma taraan.

  • @burhanali9860
    @burhanali9860 ปีที่แล้ว

    Abdikriim Farah qaarey wuxuu mucjasadii fanka Somaliyeey Allah unaxaristo

  • @jaambiir8
    @jaambiir8 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto mulaxamiste clkarin jiir qaaray

  • @qaalidbinuyuusuf938
    @qaalidbinuyuusuf938 2 หลายเดือนก่อน

    Alle haku raxmado adeer

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 2 ปีที่แล้ว +2

    Alaah haw naxariisto

  • @shugriyussof5288
    @shugriyussof5288 2 ปีที่แล้ว

    ALlaha Jana Siiyo isaga iyo intii dhimatay

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 2 ปีที่แล้ว

    Allh kuu naxariisto ustaad

  • @mohamedraabi7494
    @mohamedraabi7494 2 ปีที่แล้ว

    Rabbi ha u naxaristo

  • @cabaasemaxamed3158
    @cabaasemaxamed3158 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay naxariistii jano ha ka waraabiyo

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha unaxariisto janadii fardawsana hageeyo

  • @rashidnaleye2002
    @rashidnaleye2002 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahow U Naxariiso

  • @gamaalfaandhe6271
    @gamaalfaandhe6271 2 ปีที่แล้ว

    alle haw naxariisto aamiin

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 2 ปีที่แล้ว

    Allaha u naxariisto qabrigana Allaha u waasiciyo

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah Ya Raxma

  • @CabdiraxmaanMaxamad-bx3xn
    @CabdiraxmaanMaxamad-bx3xn หลายเดือนก่อน

    Yaa u fursanaya cabdi qeeys alaw caafi

  • @medmahdi2020
    @medmahdi2020 2 ปีที่แล้ว

    Alle Janatul Firdidowsa ha ugu deeqo

  • @abdirashidismail1334
    @abdirashidismail1334 2 ปีที่แล้ว

    Allah haw naxariisto Abdikarin faarax Qaaray sxpkay ayuu ahaa .Maalintu geeriyooday waxay ii ahayd maalin madaw waxa Uu ahaa Ruux sharaf iyo karaamo leh . Dadka jecel soo dhaweyn badan dun gobonimo leh . dhamaan caruurta Aan Abtiga u ahay Ikraan Abdikarin . Caasha Abdikarin. Mohamed Abdikarin . Abokor Abdikarin iyo Edo Sahra oo ah Marwadii Marxuunka iyo dhamaan ehelka kle Qaarey ku abtirsada waxaan leeyahay Allah samir iyo Iimaan haynaga Siiyo Waa u ducaynayna in rabi naxariistii jano ka waraabiyo

  • @foosimohamed7190
    @foosimohamed7190 2 ปีที่แล้ว

    Alaaha haw naxaristo

  • @rahmaali2050
    @rahmaali2050 2 ปีที่แล้ว

    Illahay hawnaxariisto marxumka kolay markan dhagaysto ee u hadlayo waxa ka muuqanjirtay daganaan iyo ixtiram Illahay naxarsbanu uga ergoonayna inu ku camimo isaga iyo dhaman inti dhimatay adeerada qaaliga agna wan salamaya iyo wariyaha Harrari

  • @maxamuudaadan6629
    @maxamuudaadan6629 4 หลายเดือนก่อน

    Alle haw naxariisto

  • @cabdirashiidgeele3968
    @cabdirashiidgeele3968 2 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan cabdi qays
    Nin balaaqiya oo codkara oo markuu sheekaynayo aanad dhagtaa xoqonayn
    AYUU AHAAA BARIGII HORE.

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 2 ปีที่แล้ว

      Abwaan Cabdi Aadan Xaad ( Cabdi Qays) muddooyinkii dambe waa iska xanuunsanaa marar badan, xusuustiisuna ma fiicna.
      Waxaa tusaale kugu filan buug laga qoray suugaantiisa isagoo madashaas fadhiya kelmaddiisii qof kalaa ku hadlay. Laga yaabee in xusuus ahaantiisa oo yar loo doortay in looga dhaafo.
      Alle ha dhawro Cabdi Qays

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it 2 ปีที่แล้ว

    Allah yaarahmu

  • @foozia426
    @foozia426 ปีที่แล้ว

    Ilahay how naxariisto insha allaah

  • @davidjohn1285
    @davidjohn1285 2 ปีที่แล้ว

    Aaallah! Ninkii Cabdi Qays ahaa wuu asaasaqay! Adduunyooy abbahaa was, illin baa iga timid ilaahbaa igu og. Hal dhacdo xataa waa ka xasuusan waayey saaxiibkii.
    Cabdikariim Eebbe-weyne haw naxariisto mucjiso ayuu ahaa.

    • @aminibrahim2101
      @aminibrahim2101 2 ปีที่แล้ว

      In laydiin amaano jeclidina nacala qadaadweyn ku yaal Cabdiqays wa da ceeb maaha dadu

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 2 ปีที่แล้ว

      Da'duna way haysaa, markiisii horana dadka hadalka badan muu aheyn, balse wuu murti badnaa,

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 2 ปีที่แล้ว +1

    nolaba waa dhinte allah yarxama

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 2 ปีที่แล้ว

    Subxaana llaah
    Fanku waa denbi.

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 2 ปีที่แล้ว +2

    ALE HA U NAXARISTO ABWAANKA LKN BA QIYAAS DABIRKISU SIDU U NOOLO UU FACELINTA SHACABKA UGU HOGANSAMAY❗
    KUWA MANTA MIKIRIFOONKA DANSAN SITA EE SIDA,ARIGA BAACAADA HAYA EE AN XABAD COD AH LAHAYN SHACSBKA SOO HORTAGAN HADANA❗

  • @abdikadarhassan1399
    @abdikadarhassan1399 2 ปีที่แล้ว

    Allaha unaxariisto

  • @kiprich920
    @kiprich920 2 ปีที่แล้ว

    Hayaay adkaatey

  • @zakidirir5056
    @zakidirir5056 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle hownaxariisto

  • @mahamedcarab3044
    @mahamedcarab3044 2 ปีที่แล้ว

    Axyaa sxbky #Adan xuseen #Karoone Inbadan nolow

  • @aminibrahim2101
    @aminibrahim2101 2 ปีที่แล้ว

    Ahun Cabdikariin jiir Nin weyn bu ahaa Mulaxanka ugu weyn Soomaali Cabdiqays layaab malaha wa da waa bukaan hada Lakiin Tacsi da unba mihiim asc

  • @mukhtarabiib812
    @mukhtarabiib812 2 ปีที่แล้ว

    Cabdi aadan xaad ha la ilaaliyo casuumadaha halaga yareeyo

    • @anabmusa7112
      @anabmusa7112 2 ปีที่แล้ว

      Mukhtar Abiib Cabdi qays waxa la yidhi maskaxda ayuu aad uga shaqaysiiyay

  • @hasanabdisalamibrahim8354
    @hasanabdisalamibrahim8354 2 ปีที่แล้ว

    AUN

  • @cabdiqaniwardi5743
    @cabdiqaniwardi5743 2 ปีที่แล้ว

    1:42 naagtu qosol weynaa miyayna xishooneyn

  • @abiztech6679
    @abiztech6679 2 ปีที่แล้ว

    qofka qoslaya

  • @waryaawariiri1812
    @waryaawariiri1812 2 ปีที่แล้ว +3

    Fanka 'Soomaalida' ayuu ku haayaa wariye ku sheegaan wareersan. Afkiisa ereyga *Soomaaliyeed* ka ilaalinaayaa. Cuqdad badanaa.

    • @mohamedabdilahi5581
      @mohamedabdilahi5581 2 ปีที่แล้ว

      Waryaa wariiri, wll hadaanu odhan fanka Soomaalida , muxuu odhan lahaayee kale ? Mar hadaan qalad afeed ku jirin wax weyn oo ku jiraa ma jiro. Fadlan ka fogow aflagaadada dadka , waayo kuuma wacna. Adigoon qofka ceebayn oon caayin ayaad faalayn kartaa kana fikir duwanaan kartaa. Mahadsanid.

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamedabdilahi5581 'Fanka Soomaalida' waxaa isticmaalo kuwaas goonigoosashada daba ordo. Waxee kaloo isticmaalaan ereyada kale ee 'inta afka Soomaalida ku hadasho', 'iyagoo afkooda ka ilaalinaaya ummadda Soomaaliyeed dhahaan oo waligeedba la dhihi jiray.
      Sidaasoo kale ee u diidanyihiin 'fanka Soomaaliyeed' in afkooda ka soo baxo.
      Waa la dagaalan dalkeena iyo kala goynta ummadda Soomaaliyeed.

    • @mohamedabdilahi5581
      @mohamedabdilahi5581 2 ปีที่แล้ว

      @@waryaawariiri1812 , wali cid ayaad u cadhaysantahay oo aad caayeysaa. Qofna uma yeedhin karno , ereyga uu isticmaalayo iyo sida uu u odhanayo , mar hadaanu gaf afeed meesha ku jirin. Aan qadarino kala duwanaanshaha iskuna ixtiraamno. Iskana ilaali inaad ciil iyo cadho cid u qaado , waayo caafimaadkaaga ayaad culays saaraysaa. Maalin wacan wll.

    • @Hujo24
      @Hujo24 2 ปีที่แล้ว

      Afur yahow nadal yahoow uurka madoow amus nasaq yahoow somalinimo adiga waxba lagama weeydiin maaye samaale anaga u dhalanaye waa awoowgeey magaciise adiga jamarti xaguu galaa untouchable ah ee yemen buuryada gooya somahan

    • @rahmaali2050
      @rahmaali2050 2 ปีที่แล้ว

      Warya wiriiri midban leeyahay war ninyohow magacagagad hadashay ee meesha dhibi matalo adkudanbaabtta sxb

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 2 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin