Barnaamijka Awoodda 5-aad ee Dalsan iyo Wareysi xiisa badan Wasiir hore,xildhibaan C/raxmaan Odowaa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ค. 2021

ความคิดเห็น • 607

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE 3 ปีที่แล้ว +85

    Hadalka lafdiga Lagama Qaato Ee “context” ama Micnaha Guud ayaa Lagala Baxaa ..
    Xildhibaan odowa Sifiican buu qaddiyaddiisa u Difaacay,
    4.5 ayuu Golaha Shacabka ku yimid taas ayuuna Soomaali iyo Saleebaanba ku difaacayaa,
    Soomaali Waa Qabiil, Qaranna ma jirayo illaa Qabiilka Laysla oggolaado..

    • @Abdirahman-8
      @Abdirahman-8 3 ปีที่แล้ว

      Nin macno badan baan ku haystay 🤦🏽‍♂️🤦🏽‍♂️

    • @alioday3614
      @alioday3614 3 ปีที่แล้ว

      Anigu waxaan aaminsanahay noo difaacayo wiilkayga wiilkiisa Hawiyane ma ihi..

    • @iskufilan8503
      @iskufilan8503 3 ปีที่แล้ว

      Exactly maalinka xilka dawladnimo aqoon laysku soo doorto ayaan qabyalad ka xorowney inta ka horeyso runta ha laysku sheego

    • @ALiMohamed-nq1zm
      @ALiMohamed-nq1zm 3 ปีที่แล้ว

      Mashallhi

    • @raghedanan3959
      @raghedanan3959 3 ปีที่แล้ว

      Odowaa Run buu sheegay.

  • @leymoonl4297
    @leymoonl4297 3 ปีที่แล้ว +48

    Xildhibann Odawaa Libaax aan hadalkisa lagamban ❤💚💛. Proud of you from Bariga Galmudug

    • @hamdimohamed5025
      @hamdimohamed5025 3 ปีที่แล้ว +2

      Wlal qabyalad ha ugu sacabo tumin Allah xasuuso cilmiga ha ku hago fadln

    • @leymoonl4297
      @leymoonl4297 3 ปีที่แล้ว +2

      @@hamdimohamed5025 wax qalad ah uu Xildhibaanka sheegay ama qabyaalad ah keen

    • @deekjr7872
      @deekjr7872 3 ปีที่แล้ว

      @@hamdimohamed5025 qudbadahii farole iyo gaas sidey kayihiin garowe1 garowe2 dhanaaan mooho leys baray😡

  • @abdiwahidnoor5241
    @abdiwahidnoor5241 3 ปีที่แล้ว +20

    No more political incorrect. Odawaa you are the second hero of Saleebaan you did your political correct keep on going.

  • @donotgiveuphelpneedypeople2241
    @donotgiveuphelpneedypeople2241 3 ปีที่แล้ว +24

    Somalia 🇸🇴 Allah haka dul qaado caada qaataayaasha cid walba leh....

  • @sigane9351
    @sigane9351 3 ปีที่แล้ว +20

    Abdirahman odowaa oo ah xildhibaanka igu matala baarlamanka waxan cadeynaya in uu gutey wajibaadkii aan udirsanay 100% , jawabihiisuna waxey matalayaan dareenka dhabta ah ee bulshada uu kumatalo kursiga , cidii intaas wax dheeri ah wadatana waxan leeyahay xildhibaankagu warso waxuu kuu qabtay intaad keyga caayi lahayd , nabadeey

  • @MM-tw7pu
    @MM-tw7pu 3 ปีที่แล้ว +6

    Halyay Cabdiraxman Odewaa. Mutacalim, codkar, geesi geesi dhalay. Habeenkii Shiirkole iyo Saadaq John bilawga BADBAADO QARAN waa habeen lawada xasuusan doono oo kaligiitalis sida Afwerki loodiiday inuu Somalia kuhabdaso qarnigii 21aad. 👍👍👍👍👍

  • @forkobra7548
    @forkobra7548 3 ปีที่แล้ว +12

    mansha allah allaha kuxafido aqlaaq wad lee
    dahay walidkii kudhalay ayaa kubarar

  • @kobciyewarsame6119
    @kobciyewarsame6119 3 ปีที่แล้ว +2

    Odawaa waa xildhibaan keyga waan ku wataa ina aabo halkaas kaga haa sanado badana nasii hugaami inta runta diidana sakiin laqaa leeyahay qof walba qabiiluu matalaa

  • @leymoonl4297
    @leymoonl4297 3 ปีที่แล้ว +35

    Kan wariye maaha laakin Odowaa ayaa cashar udhigay

  • @maxamuudhadaafow5889
    @maxamuudhadaafow5889 3 ปีที่แล้ว +4

    Cabdiraxmaan odawaa runta ayaa kahadashay mudane xildhibaane guuleeyso

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama 3 ปีที่แล้ว +5

    *Hadal yaqaan aan dhulka la dhigi karin, afmiishaar yaqaana sida su,aalaha sarbeebaysan looga jawaabo aqoon yahay hadal cad afkaar iyo mabaadi' adag leh XILDHIBAAN abdirahman ODOWAA waan hanbalyeyna sida raganimada leh ee uu fikirkiisa u difaacay aniga oo aan la hayb iyo qabiil toona ayaa la dhahay afkaartiisa siyaasadeed hanbalyo xildhibaan*

  • @safiyoabdullemohamoud629
    @safiyoabdullemohamoud629 3 ปีที่แล้ว +5

    Waan taageersanahay Odawaa. Sida quruxda badan uu uga jawaabay wareysiga. Wuxuu istaahilaa Madaxweyne.

  • @abdigedi8542
    @abdigedi8542 3 ปีที่แล้ว +14

    Odowa wax kasto wuu og yahay walahi waa iga qoslay

  • @abdimohamedali
    @abdimohamedali 3 ปีที่แล้ว +20

    Odowaa libaax bisad manoqdo xildhiban raali ban kaanahay 🙏🙏🙏

  • @ebrahima6654
    @ebrahima6654 2 ปีที่แล้ว +9

    After one year Odowa's interview is one of my favourite interviews among somali politicians ever made 👌

    • @issebagahey7816
      @issebagahey7816 7 หลายเดือนก่อน

      After 2 years, I'm watching 👀 8😂😂😂😂

  • @abdifatahnuure839
    @abdifatahnuure839 3 ปีที่แล้ว +15

    Walhi wariyiihii awaysaahaa
    Meel buu saray xildhiban Odawaa
    Waa aftahan codkara iyo dulqadbadan
    Maashaa allah tabaarakallaah
    Horay usoco guul iyo gobonimo 🙏🙏🙏🙏

  • @xabiibwadani5791
    @xabiibwadani5791 3 ปีที่แล้ว +39

    Saleebaan nimadaan dadka uga sareeeyaa kulahaaa waa legend odowaaa gar iyo gardaraba ninkaan waan wataaa hhh

    • @xass438
      @xass438 3 ปีที่แล้ว +3

      Wadqni kulahaa nacalaa jahilnimidaad kutal. Somalia nabad ka ma dhalanaayso inta ku lamidka ah o an laga sifyan.

    • @walikodeebowy3873
      @walikodeebowy3873 3 ปีที่แล้ว

      😀😀

    • @mohamedmusse8140
      @mohamedmusse8140 3 ปีที่แล้ว

      Ani waxaan u arkaa hadalkaa qof aan u qalmin inuu ummada wax unoqdo oo meel gaadhsiiyo maba gaadhsiinkaree.

    • @sahraomar6872
      @sahraomar6872 3 ปีที่แล้ว

      Jaaahil moryaan ah ma tuuganimada ku tagetee

    • @QaniSld
      @QaniSld ปีที่แล้ว

      ​@@mohamedmusse8140kan 9sano dhameesanaa 2026 inshaAllaah waa ugu miiseenaa ilaa oo ka dhibto waa Dhaxal awoowgiisa😂😂😂

  • @kaysenur1592
    @kaysenur1592 3 ปีที่แล้ว +3

    XILDHIBAAN ODOWAA WAA NIN AFTAHANA OO COD KAR AH ..WAA NIN QIIMA LEH👍♥️👍♥️♥️♥️♥️♥️👍👍👍👍👍👍👍👍

    • @xass438
      @xass438 3 ปีที่แล้ว

      Qiimahisa ma qaran dumin ba jahilow?

    • @abdirazakhassan6361
      @abdirazakhassan6361 3 ปีที่แล้ว

      @@xass438 CBB waxaan cay ahayn la idinka barin ee waqtigiina cay ku dhameysta anaguna waan idinkugu ducaymay

  • @abdifatahnuure839
    @abdifatahnuure839 3 ปีที่แล้ว +7

    Maashaa allaah xildhiban Odawaa
    Waa xildhibanka kalya ee soomaaliyeed
    Oo caawiya dadka dhibataysan
    Jazakallaah qayr
    Guul iyo gobonimo ku nooloow inshaallaah 🇸🇴♥️🙏👈

  • @qorismaris
    @qorismaris 3 ปีที่แล้ว +5

    Xil odowaa ciyalka xafada waye
    Ciyaarta hadey ugu fcnthy Kulaha.
    Somalida halyeygoda ma arkan marku nolyahay.
    Odawaa living legend 👮‍♂️

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 3 ปีที่แล้ว +15

    Odowaa , dhex danbe , kante Booska Chelsea ugu jiro , ayuu midowga mushraxiinta ugu jiraa waan wataa gar iyo gardarba

  • @ayanabdi1132
    @ayanabdi1132 3 ปีที่แล้ว +10

    Qosol iguma harin really odowaa runtuu qarxiyay

  • @morelyfe1891
    @morelyfe1891 3 ปีที่แล้ว +25

    Aweys wa la helay. Interviega ugu horeyo aan arko asoo laga adkadey lol

    • @aziiz94
      @aziiz94 3 ปีที่แล้ว +3

      Bilcakis caqli yarida iyo aqoon darada odawa ayo banaanka kenay xildhibaan somaliyed o wariye jufade thy dhahayo wa ayaan daro mida kle odawa ino isku dhaxyacay hadalkiisa bdn laga dareema qofka isku kalsoon wa kan jawabtisa kooban thy

    • @kenedidhadi8701
      @kenedidhadi8701 3 ปีที่แล้ว +3

      @@aziiz94 waa runta walee ileen odawaagu waa jaahiil

    • @morelyfe1891
      @morelyfe1891 3 ปีที่แล้ว

      Wax jiro waaye. Xildhibaanada degmo ama magaalo ma mataalan. Hado ee qurbaha tagan oo la weydiyo ya xildh. U tahay waxe ku qasbanyahay ine dhahaan qabil laftaas iyo laftaas.
      Qabiil iyo 4.5 wa in laga gudba oo xisbi loo wareego insha allah.

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 3 ปีที่แล้ว

      Odowaa taariikhdiisa iyo aqoontiisa akhriya markaas ayaa ogaaneysaa inuusan xitaa uqalmin in xoolo la raaciyo.

    • @deekjr7872
      @deekjr7872 3 ปีที่แล้ว

      Cidii odawaa hadalkiisa dood kaqabtaa aniga ha iigu timaad xero saraakiil🙏🙏

  • @kingsumca4370
    @kingsumca4370 3 ปีที่แล้ว +5

    Xildhibaan Odowaa waa geesi, runta marka la isu sheego ayaa wax walbo la toosin karaa. Qabiil ka ceeb yaan laga dhigin Somali ayaa loo yahaye.

  • @hassanabdi9528
    @hassanabdi9528 3 ปีที่แล้ว +6

    Wariye Aweys Codey ayaan uu aqaana wariye buuxa 🙏 keep going

  • @aqiilomar
    @aqiilomar 2 ปีที่แล้ว +5

    Legend odowaa guuleyso mudane

  • @bintutakar6244
    @bintutakar6244 3 ปีที่แล้ว +3

    M.a xildhiban ka so dhalaalay shaqdii lo igmday odawaa👏👏

  • @omara7722
    @omara7722 3 ปีที่แล้ว +3

    Wariyuhu wariye maaha ee waxa ka dhex hadlaaya farmaajo. Odawaa waa nin siyaasi ah oo aad isgu kalsoon, aftahan ah sifiican uga jawaabey. Ninkan aad ayaan ugu bogay jawaabtiisa.

  • @keyziabdullahimohamed7205
    @keyziabdullahimohamed7205 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha alha guul iyo gabanimo xildhibebe

    • @xass438
      @xass438 3 ปีที่แล้ว

      Nabad iyo Nolo, no moryaanimo, farmaajo forever.

    • @cabdiraxmaansuldaan4647
      @cabdiraxmaansuldaan4647 3 ปีที่แล้ว

      Nabad iyo nolol no Qabyaalad 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

    • @QaniSld
      @QaniSld ปีที่แล้ว

      ​@@xass438where is Nabar iyo Naxdin😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 they never come back ever ever😂😂😂😂😂😂😂

  • @Istahil416
    @Istahil416 3 ปีที่แล้ว +14

    Odowaa is one of the Somali intellects who can understand farmaajo's game. Somalia needs to be saved from mistakenly taking the wrong way and later a dictatorship. those who love farmaajo blindly support the dude, even when he is breaking the law. if u want to lead, there has to be a concession of all parties. constitution is the only legal agreement in society that to be followed or dictator is the name.

  • @ismailahmedhoussein1750
    @ismailahmedhoussein1750 3 ปีที่แล้ว +3

    Horey uu soco wariye aways iyo dalsan TV.

  • @qadijomaxamed6076
    @qadijomaxamed6076 3 ปีที่แล้ว +13

    Ma shaa,allaah odaa waa libaax geesi ah

  • @ahmeddeeq7377
    @ahmeddeeq7377 3 ปีที่แล้ว +12

    Xildhibaan Jesow, Zakariye, Khadija Diriye, iyo kuwa wadaniyiinta iska dhiga soo qabo oo waydii waxay reerkooda u qabteen. 😂

  • @nasibuundomedia6957
    @nasibuundomedia6957 3 ปีที่แล้ว +18

    💪🇸🇴👍COMMENT WAXAA FURAY CIIDAMADA BADBAADO QARAN 👍🇸🇴💪

    • @akramawche205
      @akramawche205 3 ปีที่แล้ว

      Nabad iyo nolol 🇸🇴

  • @abuamin124
    @abuamin124 3 ปีที่แล้ว +4

    wariye aways waa shakhsiga kaliya ee u qalma magaca wariye njn culus

  • @warfaaofficial9861
    @warfaaofficial9861 3 ปีที่แล้ว +9

    Umada somaliyeed waxaan u qabty maad iweydisy wlhu adeerkeyga qodolkuu iga dhameyay

    • @faisalhersi5696
      @faisalhersi5696 3 ปีที่แล้ว

      muxuu uweydiin waayey diyaar buu ahaye somali baan wadaagna raali baanu ka nahay nintiisa daryeela tukale ku dara

    • @wiilkareerxaaji8932
      @wiilkareerxaaji8932 3 ปีที่แล้ว

      Somali ma wada matalo qabiilkisa uu matala

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 3 ปีที่แล้ว +11

    Galmudug
    Dadkeeda.geesinimada.iyo.hadal Adeegga Ayaan.ku jeclahay.
    Odawaa.libaax..nin.Aan Aqoon.Ayaa.ku saqajaama.sadaq John. Wa Geesi Qaran. War miyaa la Wadayaa.,,

  • @saadaqxamari1245
    @saadaqxamari1245 3 ปีที่แล้ว +6

    Xilibaan odaw farxad ayeey nootahay inaa hawiye kadhalato oona hiraab tahay from abgaal guul aan kuurajeyneyna💯🙏

    • @xass438
      @xass438 3 ปีที่แล้ว

      Ano hawaiya ah waxaan ku leeyahay caqli yarow culusow, hawiya somali o dhan asaa ku xaaray 30 sano, hada lagayeeli maayo. Hawiya iyo oromo = no leadership. Hawiya wax ma xukumi yaqaano waa in la xukumaa. Mooryanimo finished.

    • @fushkaxmahamed7315
      @fushkaxmahamed7315 3 ปีที่แล้ว

      Narta haawiye lagugu was

    • @abdifatahabdillahi4389
      @abdifatahabdillahi4389 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@xass438 Hawiye ayaan ahay halaso fadhisan Hawiye lama shegto ee walodhashaa😅😅😅

  • @luqmaan9113
    @luqmaan9113 3 ปีที่แล้ว +5

    Wareeysi heer sare ayuu ahaay 👍👍👍

  • @abubakarkulane4016
    @abubakarkulane4016 3 ปีที่แล้ว +1

    Xil odawaa jecliyaa markuu runta indha ogu duftaa weriye aweys.runta xumaa.keep going mudane 👋

  • @warfaaofficial9861
    @warfaaofficial9861 3 ปีที่แล้ว +12

    Adeer odawaaa wba iga qosliyay hadaba akhlaq ayn leyahy

  • @warfaaofficial9861
    @warfaaofficial9861 3 ปีที่แล้ว +6

    Waraa kan waba legend wlhi ciyaalka xafaada waye waxb waa loo hoosgalin la,yhy libaax keeb going lkn qabiilka nagacun ciyalka xafada qabiil waba ilaawene

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 2 ปีที่แล้ว

      Saaxiib markaad inan doonaneesid soo tolkeed kama doonatid??

  • @sharmaakefarxaan3019
    @sharmaakefarxaan3019 3 ปีที่แล้ว +3

    Wariye Aways Nin Runta Ka Hadla wax kale Aan Dhahno garan Mayne Wadanka Alle Hanoo Hagaajiyo 👍

  • @warfaaofficial9861
    @warfaaofficial9861 3 ปีที่แล้ว +15

    Qeebteyda xunlee maad soo aqrisy wlhi adeer qali war malagu gaaaro

  • @magaalada1
    @magaalada1 ปีที่แล้ว +2

    Aweys, cashar aa la siiyey.
    Bravo Odaway!

  • @nevergiveup5103
    @nevergiveup5103 3 ปีที่แล้ว +8

    Wariyaha maxaa qaldan " attack miyaa mise waraysi"

    • @bushra1672
      @bushra1672 2 ปีที่แล้ว

      Aniba waa yaabay 😅🤣

  • @anwarkeey6864
    @anwarkeey6864 3 ปีที่แล้ว +6

    HAWIYE WOO KACAY INSHA ALAAH

    • @ambored2967
      @ambored2967 3 ปีที่แล้ว

      Hawiye 30sano buu kacsanaa hada lafadhiisiin

    • @daniistecaqlileh482
      @daniistecaqlileh482 3 ปีที่แล้ว

      @@ambored2967 habaar maad ku fadhiisin sxb

  • @zaakir2884
    @zaakir2884 3 ปีที่แล้ว +2

    Wariyahan sidii gabadh yar suuroonaya
    Waa Caamo aan wax badan ogayn.

  • @Munawar-okay
    @Munawar-okay 3 ปีที่แล้ว

    Odawaa wa nin rag ah oo diday in maskaxda laga xado nolow masuuul🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴adigaaa dalka ka madax ah 🇸🇴🇸🇴

  • @MaadafOnline
    @MaadafOnline 3 ปีที่แล้ว +1

    Xildhibaan qabiilista ah weye Mr Odowaa

  • @anisocali5478
    @anisocali5478 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a xilibaan odawaaa carabkaga allaha kuu xifdiyo nin rageed iga dheh

  • @adamwarsame2411
    @adamwarsame2411 3 ปีที่แล้ว +10

    Waxa aan ahay arday somaliyed oo wax ku bartay puntland 12sano lacagtiisa uu wax ku baranayeyna aysan dawlad ka bixin wax tarkeedana maqal iskaba daaye 2019 markan fourka dhameeyey waxa wasiirki waxbarashada ee dawlada ee aan ka filanaynay garab istaag shaqo in nalo abuuro ama scholarships ardayda lagu abaal mariyo in uu si cad uiyri "WAX SHAHADO AH IDIN MA HAYO"
    Lkn hada waxan maqlaya in xildhiban somaliyed oo leh somalino ban udagalamaya inuba leeyahay 200 arday ban scholarship siiyey beshayda
    ANIGA xildhabanadaaba ina adeerty ah waligayna kama maqal scholarship ban idin haya mana waydiin waxanan ka aminsanahay inu scholarship ku hayey wax qof walba iyo dadaalkiisa wax lagu helo inay tahay
    MUDANE hada ma waxaa rabtaa ina nagu qancisid "ARDAY SOMALIYED XAQIISI BAN INTAAN SO DHACAY BAN INA ADEERKAY SIIYEY"
    Madaxda somaliyed waxan usheegaya inay tarikh xumo wayn ay reeben oon ciyaalkayga uga shekayn doono inaan xiligan ardayda aha iska dawlad wax itarta inan arkee aan arkay mid aayo xumahayga ka talinaysa

    • @daakirkadoon5338
      @daakirkadoon5338 3 ปีที่แล้ว +3

      Ninkani xalaal cun mahaa waa dadkii ku koray isbaarooyinka oo aan garanayn maxaa xalaal ah maxaase xaaraan ah.
      Weli wuxuu ku qanacsanyahay in muqdisho xero isbaaro iyo hogaamiye kooxeed laga dhigo.

    • @ilmo1234
      @ilmo1234 3 ปีที่แล้ว +5

      @@daakirkadoon5338 kuwiina la xisaabtama kan mala iidin dirsan caloosha qabiilka kuwada sita cid idinka qabiil badan majirto puntlan gaagaab iyo waaweyn

    • @bintiburco4485
      @bintiburco4485 3 ปีที่แล้ว

      @@ilmo1234 runtad usheegtay

    • @hiboahmed8811
      @hiboahmed8811 3 ปีที่แล้ว

      @@daakirkadoon5338 dowladda soomaliya tuuko iyo jaahiliin ayaa wax ka ah kan hadda wuxuu ku doodaayay qabiil ayaan ku joogaa meesha gobalka uu xildhibaanka u yahay ma qabiilkiisa kaliya ayaa dagan

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 2 ปีที่แล้ว

      @@hiboahmed8811 gobolka muu xildhibaan u yahay mise qabiilkiisa ??

  • @warfaaofficial9861
    @warfaaofficial9861 3 ปีที่แล้ว +1

    Every time aan tagaa shiirkole wlhi war waxba looga qaaadi waaaa iga gadan waresigan iyo iska dhicintii adeer odowaa wariyaha

  • @fuadahmed474
    @fuadahmed474 3 ปีที่แล้ว +4

    Nin weyn xildhibaan odawa CBB meel iga saar yaqay

  • @GGg-cf2rb
    @GGg-cf2rb 2 ปีที่แล้ว

    hero wllhi odawaa waad u qalantaa inaad soo labato 4sanoo kale the one and only na difaaci karo asoo isku kalsoon

  • @abdirahmanabdullahiosman7392
    @abdirahmanabdullahiosman7392 3 ปีที่แล้ว +4

    odowaa🔥 tarikhda ku xusi doonto oo wlhi ah mudane hore u socod ballaran🙏🙏

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 3 ปีที่แล้ว

    Odowaa geesi run sheeg ah guul iyo gobanimo

  • @mahadahmedofficial3629
    @mahadahmedofficial3629 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan daawadeey wareysigaan walaahi waa frist Comments aan kabaxsho arimaha siyaasada lkn waxaan layaabeey sida uu iskaga dhacsheey wariyaha ala ninku xaniiyada badanaa tankale maba xanaaqaayo waa ciyaalka xaafada su aalo aad iyo uqaldan ayaa laweydiiyey Dalsan TV wariyaha coris ha loo diro walahi

  • @deekjr7872
    @deekjr7872 3 ปีที่แล้ว +1

    Odawaa ader masha allh codkar lipaaxa afkaago ku hiilin waa alla ka go'o

  • @hitthewoah6072
    @hitthewoah6072 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah xildhibaan odowaa sifiican ayuu u hadlay qabiilku ceeb Mahan waa wax dowladu ku dhisantahay 4.5 ayaa ku raasta lagu qaybsaday marka arinta ah saadaq John markuu dowlada xageeda uu jogay wuxuu ahaa wadani markuu diiday extension wuxuu noqday qaran dumis taas waxaan ku faraxsanahay in ay rer muqdisho ay fahmeen qabyaalada qaawan . hogaankii dalka u sareeyay ayaa gado u hadlaayo maxaa ku jaban hadii odowaa uu u hadlo dadkii u soo doortay xilka uu hayo. C/Rashid Janan farmajo wuxuu ku difaacay qabiil uu villada ku joogaa marka saqa haduu difaaco xaq ayuu u leeyahay because waa xildhibaan ku matalo kursiga ee sheekada raqiiska Kay daayaa dadka runta halaga hadlo odowaa waa nin wax badan fahansan marka keep going brother shaqo fiican baad u haysaa dadka xilka aad u hayso waxaan kugu amaanayaa in aad tahay nin umada u gargaaro.

  • @waciyebosaso4253
    @waciyebosaso4253 3 ปีที่แล้ว +1

    UNUKAALEH. AYUU CAQLIGIINU DHAFI LAYAHAY ADEER XAMAR KALIYA WAGAY DALKA CASUMADA KA AHAAYD MAHA NIN KASTAA DEGANKISU DHISTAY.

  • @warhagelin
    @warhagelin 3 ปีที่แล้ว +8

    mashaa allaah odowaay waa nin nin dhaafay guuleyso

  • @abdilahicabi
    @abdilahicabi หลายเดือนก่อน

    Waraysiga kaliyee aan kuso ceshceshto mudo 3 sano ah 10neeyo jeer waan daawaday reerka u matalo xildhibaanku way ku maaleen runtii salebaan nasiib Bay leeyihiin

  • @abdimoalim6733
    @abdimoalim6733 3 ปีที่แล้ว

    Wariye Khabiir ah iyo Xildhiban Khabiir ah ayaa is helay♥️

  • @hikamsanwa5850
    @hikamsanwa5850 3 ปีที่แล้ว +3

    Halay weeyaan ninkani cidii hadlaysaa hayska hadashii ✅🇸🇴🇸🇴

  • @qadaraxmed423
    @qadaraxmed423 3 ปีที่แล้ว +1

    xildhibaan odawaa waa ruux arakti fogleh oo aan laloodinkarin

  • @kingaweyskaofficial8871
    @kingaweyskaofficial8871 7 หลายเดือนก่อน +1

    Xildhibaan odhawa waa halyey qaran

  • @nasibuundomedia6957
    @nasibuundomedia6957 3 ปีที่แล้ว +2

    👍💪DALSAN WAA LA XOREEYAY 💪👍
    MAHADDA WAXAA LEH CIIDAMADA BADBAADO QARAN EE XOOGGA DALKA SOMALIYA

  • @abdiqaadirabdilaahi2641
    @abdiqaadirabdilaahi2641 3 ปีที่แล้ว +8

    Mahad salaad nooogu soo xeji

    • @MM-tw7pu
      @MM-tw7pu 3 ปีที่แล้ว

      Odawaa waa academic. Dadka background ka waxbarashada kayimid waa adagyahay in hadal iyo caqli intellectualism ha loogaguuleesto

  • @windows2730
    @windows2730 3 ปีที่แล้ว

    Odowaa waa halyey soomaaliyeed. Allaha noo badiyo dad sidiisa oo kale u fikiro.

  • @ciisexayaata1680
    @ciisexayaata1680 3 ปีที่แล้ว +1

    Xildh odawaa waa wadani dhab ah guul mudane

  • @Careless412
    @Careless412 3 ปีที่แล้ว +1

    Rag rag dhalay hadda wixii ka danbeyo xildhiban kasto oo hawiye nagu matalaa kow waa in uu danteena ka hadlaa!

  • @Runsheeg53633
    @Runsheeg53633 3 ปีที่แล้ว +1

    "Marki siyaasaddu halawday ayaa amnigu halaabay" taas ayaa sax ah.

  • @abdifitaahali8745
    @abdifitaahali8745 3 ปีที่แล้ว +5

    Nin yaqaan gartiisa waaye Odawaa.
    Ani waan jeclahay ku faanida waxa aad aaminsantahay iyo caddaynta waxa runtaa
    Ani ahaan ninkaan waa mintid dantiisa iyo waxa uu wax ku yahay.

  • @abdimohammed6068
    @abdimohammed6068 3 ปีที่แล้ว +2

    Aweys well done for pressing the question, who orders the army of the mucarad. Odowa by saying different leaders, that shows they take orders from the warlods

    • @NA-ls7lt
      @NA-ls7lt 3 ปีที่แล้ว +4

      There is no army for mucarad is called they are the Somali military as whole who went against the illegitimate extension and defended their past presidents from killers who were against the democracy
      Indeed odawa is a smart eloquent young man he should run for president

    • @abdimohammed6068
      @abdimohammed6068 3 ปีที่แล้ว

      @@NA-ls7lt who orders the the Somali national army?, very simple question Somali people suffer from lack of discipline. There is one organisation who orders the army, and its not the past presidents. Its the government, learn from the civilised countries and stop with the warlord mentality.

  • @kingaweyskaofficial8871
    @kingaweyskaofficial8871 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sadiq john waa Big Hero

  • @idmannur2874
    @idmannur2874 3 ปีที่แล้ว +8

    Waaaw🥰 Odawaa wad iidhineed wax kale
    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣Intu iskala tagtagayay u wax ba"aso islaha wariyuhu isaga la ba"asaday wale

    • @aqoonraac
      @aqoonraac 3 ปีที่แล้ว +1

      Wariye awes waa lagalay walee somali runta wey dhibtaa xildhiban odawa halkalimad oo ben ah manta somalia kama uusan sheegin idman wad aragtaa wariyaha cubkaa lagu xiray cubkuxir kacabaaji haduu habaadana sii ceeji wareeri

    • @idmannur2874
      @idmannur2874 3 ปีที่แล้ว +1

      @@aqoonraac 🤣🤣🤣🤣 wixii helaan layaabay

    • @aqoonraac
      @aqoonraac 3 ปีที่แล้ว +1

      @@idmannur2874 haaa laandheere weye xildhiban odawaa waa siyaasi dhabta kahadla somalidana dhabta majeclo

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 3 ปีที่แล้ว +13

    Libaax 🧡🙌👑

  • @farhiakaftan7689
    @farhiakaftan7689 3 ปีที่แล้ว

    Xildhibaan cabdirahmaan odwaa... Nin raggeed ooo runta yaqaan.... Ilaahoow mansabkiisa janadda ka dhig waa. Masuul qarane....

  • @Abdirahman-8
    @Abdirahman-8 3 ปีที่แล้ว +7

    38:20 that’s really heart touching

  • @AyanAli-kx1hq
    @AyanAli-kx1hq 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi geesi abtigey marna xildhibaan keyga guuleyso

  • @maslaxmuuse7234
    @maslaxmuuse7234 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa siyaasi abtigey cilmi leh hadana aan wax qaladaad ah ka galin siyaasada soomalia abti nolow 🙏🙏🙏

  • @geenyofaysal4783
    @geenyofaysal4783 3 ปีที่แล้ว +12

    Wllhi ninkaan runtuu ka hadlay dhibka mraho ka jiro waxey tahy wariyaha hadlka ma qurxinayo wuna ka dheh galayaa asiga waa ina si cad loogu hawabaa

    • @xass438
      @xass438 3 ปีที่แล้ว +1

      Na amuus siyasad maxaad ka taqana.

    • @yuuskachannel2780
      @yuuskachannel2780 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂
      Maxaad u aamusineysaa

  • @dahiraddow7388
    @dahiraddow7388 3 ปีที่แล้ว +1

    Sharaf baad leedahay hadad difaacday shacabka iyo xildhibanada Ka soo horjeedo qadasho la,aaluush.
    Raga mustaqbalka

  • @saciidabdi8283
    @saciidabdi8283 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi aways nin adag waye horay u soco wll

  • @abdiahmed1379
    @abdiahmed1379 3 ปีที่แล้ว

    Www xildhibaan odowaa geesi somali weeye runta ayaan kalelay somali waa 4.5

  • @safiyaosman7966
    @safiyaosman7966 3 ปีที่แล้ว +10

    Dalsan Tv 🔥🔥🔥🔥 I believe they scare Faramaajo or other people -----

  • @rashidaden2561
    @rashidaden2561 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaan Waa qabiilista daneeysta ah oo leh aragti gaaban oo dan ugu jirin Soomalida. Waa nin ka mid ah kuwa xil iyo xoolo doon ah, adiga iyoo kooxda aad ka tirsantahay ka baxay siyaasada Soomalia.

  • @cardafshow3080
    @cardafshow3080 3 ปีที่แล้ว +2

    Uways walaha wa wariye fadhiya wadaliyey odaw

  • @mohamedabdullahi1367
    @mohamedabdullahi1367 3 ปีที่แล้ว +1

    Xildhibaane runtiii wariyaha sifiicnaa meel isaga saartay maraxa

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 3 ปีที่แล้ว +1

    Wariye
    Aweys
    Mustaf dhuxulow
    Iyo dhegdheer
    Iyo Gaafoow
    Xasan.macalin
    Raadi.ee Weydii.
    Reer Ceelbuur.
    Waxay.u Qabteen
    Qaarkood.20.sano.Ayey.kursiga.
    Fadhiyaane.
    Xildhibaan c raxmaan odawaa
    Nin.Hadal.ku margada Maaha
    Runtu.Waa Sheegis. Haba Qaraaratee.

  • @IlyasAhmedsuley
    @IlyasAhmedsuley 3 ปีที่แล้ว +4

    Odawaa Waa nin soo baxay ❤️

  • @xabiibwadani5791
    @xabiibwadani5791 3 ปีที่แล้ว +3

    Aqoon yahan isku kalsoon
    Nin hadaf leh aan ka gamban runta
    Waaye xil. Odowaa waxaaan irijaynayaa mustaqbal siyaasdeed oo heer saraaa

  • @najibmohamedisse7487
    @najibmohamedisse7487 3 ปีที่แล้ว +1

    أنصر أخاك ظالما أو مظلوما..... حديث من الرسول (ص)
    Xildhiban Odowaa waxn Xasuusin lahaa ineysan Aayat Quraan ah ahyn ee u xadiis Nabi yahy sido kale Xadiis Nabi ayaa ahaa "iska daaya Qabyaalada maxa yeelay way uraysaa" Sidaas Qaran uguma shaqeyn kartid xildhibana kuma Tihide Shaqa kale ka raadso Wllow

    • @QaniSld
      @QaniSld ปีที่แล้ว

      Xayawaanow kan 9sano dhameesanaa hada 4 kale aa ugu dareenaaa waa lagend keena hogaamiya dhabta beesha😂😂😂😂

  • @anhaarkashkaash9844
    @anhaarkashkaash9844 3 ปีที่แล้ว +2

    Xildhibaan odawaa farxad ayey itahay in ad imatasho ❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasabkalaaska6022
    @nasabkalaaska6022 3 ปีที่แล้ว

    Ilahayow hana duleeyn, dadki ma sidaan aya uu dambeysaay, shartada ilahay ayan ka magaan galnaay

  • @Yonis3012
    @Yonis3012 3 ปีที่แล้ว +4

    The truth will set you free and the journalist should embrace and celebrate his answers. Odawa is right on the money about his definition of 4.5. The system we adopted is base on tribes but the interviewer has his head so far up his ass , it was moronic. He looked like he did not like his identity pretending that this does not happen in somalia. Keep the good work Mr Odowa

  • @bima9383
    @bima9383 3 ปีที่แล้ว

    Malesdhih kara xildhibanka waxa caro kaheyso sida shacabka Somali yed ayujecelyahin M W Farmajo

  • @deeqabdirahmanali1448
    @deeqabdirahmanali1448 3 ปีที่แล้ว +1

    Gacanta maa baruur ku heystaa😁👏

  • @muaadofficial7058
    @muaadofficial7058 3 ปีที่แล้ว +1

    Wariyahaan waa nin aad iyo aad u aqlaaq xun mana ahen in oo forsad siiyo kuna dhumiyo waq tigisa qaaliga ah