Xaaska ku dayashada mudan|| Maama Caasha

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ธ.ค. 2019
  • ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
    fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia
  • เพลง

ความคิดเห็น • 1K

  • @xalimomoha3704
    @xalimomoha3704 3 ปีที่แล้ว +11

    Ilahow rabiyow qabriga uwasic oo janadii fardawso kawarabi oo danbigeed dhaf sideey agteene oga wanagsaned oon ujecelayn in xaga alle laka jeclado

  • @AhmedDulmidiid
    @AhmedDulmidiid 4 ปีที่แล้ว +237

    Walaalayaal iigu Duceeya
    Xaas Wanaagsan Inuu Allah Isiiyo 🤲🤲🤲

    • @kadrahersi7965
      @kadrahersi7965 4 ปีที่แล้ว +12

      Illaahay haku siiyo insha'allaah (adigu waxa ka horaysa qof wanaagsan madahay)

    • @ibtluul9485
      @ibtluul9485 4 ปีที่แล้ว +6

      Rabii walalo ha ku siiyo mid ku horseeda ama koobsata wanag iyo cabsida ilaahy

    • @ummulkheirhassan186
      @ummulkheirhassan186 4 ปีที่แล้ว +2

      Ameen Illahi hakusiyo

    • @AhmedDulmidiid
      @AhmedDulmidiid 4 ปีที่แล้ว +2

      @@kadrahersi7965 walaasheey haa kuma dhihi karo lkn ma jecli inaan qof bani.adam ah xumeeyo intaan dadaali karo waan dadaalaya insha Allah mahadsanid walaasheey

    • @AhmedDulmidiid
      @AhmedDulmidiid 4 ปีที่แล้ว

      @@ibtluul9485 aamiin walaashey aada umahadsan tahay

  • @rahmoruun2641
    @rahmoruun2641 3 ปีที่แล้ว +7

    Inaalillaaah wainaa ileyhi raajicuun allaha unaxariisto Mamada yaa rabi qabrigeeda u iftiimi yaaa Raxmaan😭😭😭

  • @ismailismail510
    @ismailismail510 3 ปีที่แล้ว +3

    ILAAHOOW u naxariiso qabrigana u nuuri walaasheen ILAAHOOW naxariistaada ku gali jannatu firdowsu aclaa amiin

  • @aaminoqurux7779
    @aaminoqurux7779 4 ปีที่แล้ว +33

    mnshaallh inten gursaan allh haa siyo gur wangsaan

    • @Lasoco
      @Lasoco 3 ปีที่แล้ว

      Bishaareyso
      Kanaalkaan waxaan ugu talogalnay inaan caruurta u fududeyno kicinta Quraanka kariimka ah. Wax xayeysiin ahna ma lahaan doono insha Allaah.
      Subscribe dheh si aad uga faa'iideysatid adigaa natiijada arki doonee.

    • @caabudcali1813
      @caabudcali1813 3 ปีที่แล้ว

      Tan aydaaba xijaab la.aan ehee maxaa lagucdayanaa shirki iyo islaam makala taqaanee mushrik iyo makala taqaano

  • @bintu_issa2244
    @bintu_issa2244 3 ปีที่แล้ว +9

    Illahow uunaxariso 😭😭🤲🤲

  • @umumazin1966
    @umumazin1966 4 ปีที่แล้ว +6

    Alhamdulilaah alle ayaa mahad leh oo igu deeqay zawj wngsn allow wangeena no siyaaadi aamin yaaa rabi

  • @hamdiehludikir4026
    @hamdiehludikir4026 3 ปีที่แล้ว +9

    Allaha unaxariisto daaciyad casho qureesho Amiin yaa Allaah

  • @dagancabdullaahi8625
    @dagancabdullaahi8625 3 ปีที่แล้ว +27

    Axx allaha kuu naxariisto walaasheen wlhi geeridu waa xaq lkn maanta waan naxay markaan geeridaada maqley😰🤲

    • @sacadqolaab1260
      @sacadqolaab1260 2 ปีที่แล้ว

      Shikhadu may dhimatay wllo

    • @dagancabdullaahi8625
      @dagancabdullaahi8625 2 ปีที่แล้ว

      @@sacadqolaab1260 Haaa abyo allaha unaxariisto

    • @aishaqasim2199
      @aishaqasim2199 2 ปีที่แล้ว

      Allah ha u naxariisto amiin aamin yaa rabi

  • @meymunaalimohamed7569
    @meymunaalimohamed7569 3 ปีที่แล้ว +8

    Ya Allah grant her jannatul firdaws. Ameen

  • @holleabdi8618
    @holleabdi8618 3 ปีที่แล้ว +3

    Alle naxariistii janno ha ka waraabiyo maamo caa,isha

  • @kadraabdikadra8341
    @kadraabdikadra8341 4 ปีที่แล้ว +23

    Msha Allah barka Allah allow igadhsi ina sii nin aan cuntadad afka isku galino islana quwaysano isla ciyarno ooon marwalba uu duceyo marku IGA maqanyhy aaan darensiyo inan uu xisay ooon aaaaaad ujeclhy allow isii nin wangsan intaa aragta qoralkaygaas plz ii guso duceyaa inuu Allah isiyo ninaan bari unoqdo waxan mahad gara ooo kujirto farxad iyo wanag badan oon ka faiday dumarkan khyrka badan ee kahad layey hadaldan mcnka badan eee qalbiga uficn waxan idinleyhy shugran Allah haidin barkeyo janadan haisku keen tuso insha allah

    • @lawyeramaabdi1087
      @lawyeramaabdi1087 4 ปีที่แล้ว +1

      Amiin xbbti. Inshlh waad heleysaa adiga un dedaal qof fcnna noqo.

    • @bishaaromaxamuud5877
      @bishaaromaxamuud5877 4 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahay ha kuu sahlo

    • @xamdicabdiqaadir8737
      @xamdicabdiqaadir8737 3 ปีที่แล้ว +1

      @@lawyeramaabdi1087

    • @Togather6214
      @Togather6214 3 ปีที่แล้ว +1

      Ilah hakusiyo

    • @Lasoco
      @Lasoco 3 ปีที่แล้ว +1

      🎆🎆🎇
      Bishaaro bishaaro, kan waa kanaalkii ugu horeeyay ee barashada kicinta Quraanka kariimka ah oo aan TH-cam xayeysiintiisa laheyn. Subscribe dheh adigaa laba goorba ka faa'iidaayee.😄😄😄

  • @yullioadmin1188
    @yullioadmin1188 3 ปีที่แล้ว +7

    Àllah u naxaristo sar imaan Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭

  • @aminacabdi8529
    @aminacabdi8529 3 ปีที่แล้ว +6

    Yaa allh janada hooygeeda ka dhig amiiin amiin amiin

  • @sacdia-xabeb
    @sacdia-xabeb 3 ปีที่แล้ว +5

    Alle ha unaxaristo mama casho wax badan ayan ka faideysanahy wlhii blse manta wey naga hoseysaa. 😭😭

  • @naruuracaday148
    @naruuracaday148 3 ปีที่แล้ว +4

    Alle ha unaxariisto maamo caasho waxay ahayd daaciyad wax badan na bartay❤😰💔🤲🤲🤲

    • @Ahmed-fr9qb
      @Ahmed-fr9qb 3 ปีที่แล้ว +1

      Mxaa kudhcy wlh adaa ugu nxay😢

    • @zahraqaali1521
      @zahraqaali1521 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Ahmed-fr9qb Cudurka corona ayay ladimatey alaha unaxaristo

    • @husseinabdinuur826
      @husseinabdinuur826 3 ปีที่แล้ว +1

      Alle.ha.unaxariisto.maamo.caasho.waxay.ahayd.daaciyad.wax.badan.na.bartay.❤️❤️❤️❤️.illaahay..ha.unaxariisto.😭😭😭😭😭😭

  • @abdimohamedmuuse6399
    @abdimohamedmuuse6399 3 ปีที่แล้ว +13

    Ilaahay ha i siiyo Xaas diinta ilaahay baratay oo saalixad ah🕋❤️🤲

  • @suliemansaladibrahim7210
    @suliemansaladibrahim7210 4 ปีที่แล้ว +29

    walahay waa masha allah waa markii ugo horeeseey oo aan arko arinkan oo kale masha allah illaahay xaas diinleh ha isiiyo insha allah

    • @ibtluul9485
      @ibtluul9485 4 ปีที่แล้ว

      Ameen yaa rabii

    • @ayaandhalad1861
      @ayaandhalad1861 4 ปีที่แล้ว

      Amin wll

    • @faysaabdirahmaan3356
      @faysaabdirahmaan3356 4 ปีที่แล้ว +3

      Ku li giin waxad rabtaan raaliyo idkuna waad wadxuntiin qofka bin aadanka waa la gashada wanaaga

    • @suliemanibrahim3778
      @suliemanibrahim3778 4 ปีที่แล้ว

      @@faysaabdirahmaan3356 Adi raaliyo noqo, raaiyada laguu sheegaya halkaas baa ka bilaabataa,

    • @cashomaxamud1595
      @cashomaxamud1595 4 ปีที่แล้ว

      Brnmjka xmdi kadiye

  • @haajarahaajara6058
    @haajarahaajara6058 4 ปีที่แล้ว +6

    جزاك الله خيرا عا ءشه قريش Alle haku barakeeyo

  • @dawayamapenzi1265
    @dawayamapenzi1265 4 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallahu kheyr ya ukhtii may Allah protect you and blessed you and may Allah make us to understand the right path

  • @updyrahmanarap3821
    @updyrahmanarap3821 4 ปีที่แล้ว +109

    Wll iigu duceeya xaas fiican in ilaahay i siiyo 🤲

    • @abdirahmanali5545
      @abdirahmanali5545 4 ปีที่แล้ว +1

      Updyrahman Arap alaha kuu siiyo.

    • @amaalmustaf7013
      @amaalmustaf7013 4 ปีที่แล้ว +3

      Allaah ku siiyo wll mr walbo ku duceeso xaas ficn in alllah ku sahlo

    • @maryanaadan820
      @maryanaadan820 4 ปีที่แล้ว +2

      Allah kuusahlo wll

    • @yasminemolihua4856
      @yasminemolihua4856 4 ปีที่แล้ว +4

      Allah a ku siyo qof fican waxan filaya in a tahay qof salih ah o wanagsan

    • @naajaxplans8915
      @naajaxplans8915 4 ปีที่แล้ว

      Allah ha kusiiyo

  • @Northern_tribune
    @Northern_tribune 3 ปีที่แล้ว +14

    Ilahiyow haa unaxaristo hoyadeena aisha qureisha oo manta geriyode 4th march 2021 i witnessed her death on the death bed manshaalah she said the shahada ...

    • @fowziahassan7644
      @fowziahassan7644 3 ปีที่แล้ว

      May Allah grant her janatulfirdow

    • @hallyally9597
      @hallyally9597 3 ปีที่แล้ว

      اللهم ابدلها دارا خيرا من دارها،واهلا خيرا من اهلها' وادخلها الجنة' واعذها من عذاب القبر ومن عذاب النار' اللهم عاملها بما انت اهله ولا تعا ملها بما هي اهله'
      اللهم انزلها منزلا مباركا وانت خير المنز لين '
      اللهم انزلها منازل الصديقين والشهداء والصالحين وحسن اؤلاك رفيقا
      اللهم اجعل قبرها روضة من رياض الجنه ولا تجعله حفرةمن حفر النار
      اللهم افسح لها في قبرها مد بصرها'وافرش قبرها من فراس الجنه'
      اللهم ءامين🤲🤲🤲😭😭😭

  • @qalbiinahassaninahassan8079
    @qalbiinahassaninahassan8079 2 ปีที่แล้ว

    Ilhey ha unaxariisto janatul firdowsa ilhey ha wabariyow casho Qurasha

  • @zahraqaali1521
    @zahraqaali1521 3 ปีที่แล้ว +6

    May Allah grant u janatul Fardowsa amiiiiin

  • @kingfahd363
    @kingfahd363 4 ปีที่แล้ว +7

    Maashaa allaaah. Lkn Wll aaayada quraanka ah inaga sax insha allaah

  • @muruudi4961
    @muruudi4961 4 ปีที่แล้ว +7

    Gabadhan Aduun iyo Aakhiraba way an facday ummada - Manshallah - JazaakAllah khayr yaa Ukhtii

  • @hamdaozman2196
    @hamdaozman2196 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay naxarizti Jano haka waraabiyo😢🤲

  • @farxiyaibraahin5902
    @farxiyaibraahin5902 ปีที่แล้ว

    Illaaahow janatul firdawsa geeee caaaisha alle hakuu naxariisto wllo mcn

  • @ubahabdi8070
    @ubahabdi8070 4 ปีที่แล้ว +11

    🙏❤️🌹Mashaa allah tabaarakalah abaayo qali jisaakalah qayre fildunya wal aaqira Amin yaarabi raxman raxiin amiin🤲🤲🤲allaahuma Amiin

  • @deqamohamud9804
    @deqamohamud9804 3 ปีที่แล้ว +10

    Ilahay hawnaxiisto qabrigana haw nuuriyo suaalahana haw fududeeyo 😭

  • @sooyaalmedia7731
    @sooyaalmedia7731 4 ปีที่แล้ว +37

    ماشاءاللہ waa kuwan dumarka an u baahanahay kuwa ugu wanaagsan dunida dumarku waa dahab marka ay diin leedahayna waa janno waa umud .waa dal waa aduunyo.waa nolol waa guul.wa nabad .

    • @abdulhussein9879
      @abdulhussein9879 4 ปีที่แล้ว +1

      Jazakallah hukhayra

    • @yasminemolihua4856
      @yasminemolihua4856 4 ปีที่แล้ว +5

      Gabadh wanagsan nin wanagsan aya iska leh

    • @maryanl804
      @maryanl804 4 ปีที่แล้ว +1

      masha allah waa runtaa wll

    • @tasneemmohamed8524
      @tasneemmohamed8524 4 ปีที่แล้ว +2

      Mahad carte الطيبات للطيبين والطَّيِّبُون للطيبات

    • @sooyaalmedia7731
      @sooyaalmedia7731 4 ปีที่แล้ว +1

      Kuwaas oo kle waa kuwa an Ku riyoodo

  • @safahaji2701
    @safahaji2701 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah tabaraka raxmaan alla ya barik mama jisakallah qeran fidunya wal aqira inkasto ann jogin macalesh xayakallah

  • @ROOBLE940
    @ROOBLE940 3 ปีที่แล้ว +23

    Waxaa isoo gaartay in ay geeriyootay daaciyaddan Alle hawraxmado 😪

    • @ayaanfarhaan5613
      @ayaanfarhaan5613 3 ปีที่แล้ว +2

      Ilaahay haunaxariisto mamo caasha

    • @ROOBLE940
      @ROOBLE940 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ayaanfarhaan5613 Aaaamiin rabbi hawraxmado

  • @mohamudsiraad1209
    @mohamudsiraad1209 4 ปีที่แล้ว +5

    Asc wrxm wbr
    Waxan salaamayaa guud ahaan muslimiinta, kadibna gabdhaha soomaaliyeed ee xijaaban asturan ee sharafta leh.
    Mahadsanid maamma Xaasha shukran

  • @fatimaali6799
    @fatimaali6799 4 ปีที่แล้ว +2

    mashAllah JazaAallahu khairun abayo. May Allaah bless you and your family's Ameen 🌹🌹🌹🇸🇴💐

  • @xabsamowlid382
    @xabsamowlid382 4 ปีที่แล้ว

    jasakumallaaHu khyram mamo caasha AllaH Ajar iyo xasanaad badan ha kasiiyO wacyiga aad wakhtiga nogelisey mansha allaah shugran shugran shugran mamo caasho❤😘

  • @hanimaxamed8844
    @hanimaxamed8844 3 ปีที่แล้ว +3

    Alle hay barakeyo saygayga qali ga ah inta an hayna alle qar wangsn ha siyo

  • @abdulkareemmwalimu5810
    @abdulkareemmwalimu5810 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah hooyo ,,,waano wcn....jazakillah kheyr......
    Uso qabee iyaah

  • @goldenbisharhaji7432
    @goldenbisharhaji7432 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaalayal u soo duceeya eedadey macaan oo maanta ku geeriyotey magalada Nairobi.

    • @wadani4924
      @wadani4924 3 ปีที่แล้ว +1

      Allah unaxaristo macalimadeeena qabrga allah uwaasicyo kitaabkeeda midgta allah ka siiyo intay ka tgty samir iyo iimaan allah 😭😭😭😭😭

    • @mataanciiideed4046
      @mataanciiideed4046 3 ปีที่แล้ว

      walalo maxaa ku dhacay sababsatay

  • @muhiimdagan920
    @muhiimdagan920 4 ปีที่แล้ว +13

    ‏اللهم فرج هم كل مهموم و إرفع البلاء عن كل مبتلى وارحم كل مكروب و أغني كل فقير وزوّج كل عفيف(ـة) وأقبل كل تائب وإشفِ كل مريض وإهدِ كل عاص

    • @bashiiraabdi3086
      @bashiiraabdi3086 4 ปีที่แล้ว

      برك الله فيك

    • @muhiimdagan920
      @muhiimdagan920 4 ปีที่แล้ว

      @@yarkahussein8277 wan kuuso duceynaaya biidhnillah gabar diinta taqaano indhahaada nuurkooda noqoto caruur saalixiin ah kuu barbaariso Allaha kugu irzaaqo,adna noqo ruux uqalmo qoftaas wanaagsan

    • @muhiimdagan920
      @muhiimdagan920 4 ปีที่แล้ว

      @@yarkahussein8277 اللهم آمين

    • @NassirCige
      @NassirCige 3 ปีที่แล้ว

      adiga hadaanad reer lahayn anigaa kuraba wll

    • @sacadqolaab1260
      @sacadqolaab1260 2 ปีที่แล้ว

      Igu duce wllo xaas fcn

  • @iqrahassan5158
    @iqrahassan5158 4 ปีที่แล้ว +14

    MashaAllah ilaahay hanugu anfaco walalihi soo qaban qaabiye muxadarada oo shalay sida wanaagsan noo soo dhaweeyay JazakAllahu kheir🙏🏻we do appreciate

  • @samirahassan2045
    @samirahassan2045 4 ปีที่แล้ว +4

    MAASHA Allah tabarakalah jzk kheyr walal

  • @ayaanleaxmed1435
    @ayaanleaxmed1435 ปีที่แล้ว

    Wll iigu duceeya inuu alle isiiyo xaas.wanagsan diinta.taaqan wanagsan ilahay janatul fardowsa haka warabiyo al sheikh aasha

  • @hafsamohamed8941
    @hafsamohamed8941 4 ปีที่แล้ว +5

    Walaasheey quraanka ayadaha quraanka iska dheh iska aqri Loma Aqriyo qalad wen ayad ka gashay ayada suratu naxli kujirta subxanallh wad na ficantahay allah haku barakeyo

    • @mariangeddi4869
      @mariangeddi4869 4 ปีที่แล้ว

      نظف نفسك walaal bini aadamka wuuqaldamikaraa qur ankuna sami badanbuu leeyahay wey qaladay lakiin kas umey sameeyn

    • @umulkhayrwadani7048
      @umulkhayrwadani7048 4 ปีที่แล้ว

      @@mariangeddi4869 jisa kilaah

    • @afatax9634
      @afatax9634 4 ปีที่แล้ว

      Lagayaabaa inay ishu khiyaantay micnaha uucarabku kohormary ama ay illawday
      Sikastaba ha ahaatee inta badan ee wanaagga ah arag wll

    • @haniaden7901
      @haniaden7901 4 ปีที่แล้ว +2

      She’s busy worship men no time for what surah

  • @saafisimaansaafisimaan3083
    @saafisimaansaafisimaan3083 4 ปีที่แล้ว +19

    Walayalo iso duceya in u ilaahy nikeyga baari iga dhiigo

    • @yusracompany6393
      @yusracompany6393 3 ปีที่แล้ว +2

      Abayo bari allaha kaga dhigo balse adigana marka hore dhinacaga Isla dhis oo bari noqo insha Allah bari ayuu ku noqon donaa

    • @hamzaabdi7988
      @hamzaabdi7988 3 ปีที่แล้ว

      @@yusracompany6393 walahi aniga sikala wu uficanyahay lakin dahnka jacelka makufahmayo sheko majirto ciyalka lama shekesto si kastana wan iskudayi is mana ghafna wiik kabacdi ayu kusowici

    • @yusracompany6393
      @yusracompany6393 3 ปีที่แล้ว

      Islama jogtan miya teda kale isku day inad sheka Barto xilayada ad janis ledahay asna uu leyahay ooga shakee xiligad is baraten ilahada adigo amanaya oo dhalacadayna ya marka sheko ubilowda asagaba kuu sheeken hadii ad dadasho xili ad uyesho ad waqti wada qadatan akhir wuu ku xisayn shekadadana wuu jeclan samirka badi macanto

    • @hidaayaosoble7323
      @hidaayaosoble7323 3 ปีที่แล้ว

      Allaha kaga dhigo

    • @mahadihassan5203
      @mahadihassan5203 3 ปีที่แล้ว

      @@yusracompany6393 ilaahey diinta iyo akhlaaqda ha kuu saa’idiyo waxaa yaraaday dumar muuminiin ah oo wanaagaan u hadli karo maasha allah ilaahey rag iyo dumarba ilaahey ha na waa fajiyo wax uu ilaahey raali ka yahay

  • @maryamahmedmohamed7412
    @maryamahmedmohamed7412 3 ปีที่แล้ว +1

    Illahayow kunaxriiso maama Illahayjanatu fardowsa acalaa haku casumo aamiin Aamiin yaa allaah

  • @adoontiialle5260
    @adoontiialle5260 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah abyo Allah Haku xafdiyo 💋❤️

  • @farhiahassan5477
    @farhiahassan5477 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah abyo Allah ku xafido ❤🙏

  • @amounnour715
    @amounnour715 3 ปีที่แล้ว +4

    Ilahay janadisa haka waraabiyo geeridada aad bay no tabatey

  • @hodancalideeq7653
    @hodancalideeq7653 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha naxariisto mamo caasha janadii fardawsana hageeyo

  • @faisocabdikharim7967
    @faisocabdikharim7967 4 ปีที่แล้ว

    Mnsh Allaah khyr shugaran ukhtii 🌼☘🌿🌺🥀🌾🌷🌹💋⚘💔🌴🍁🍀🌻😍🤩💌💟💞💗💖💕💓💘👄👄👄💞💞💝💝🏩

  • @abdirahmanhusseinmohamed3890
    @abdirahmanhusseinmohamed3890 4 ปีที่แล้ว +6

    wll iigu duceeya gabedh wanaagsen insha alaah sheekhada mahadsanid noo soo duceeyadeee

    • @shacaybheersare8067
      @shacaybheersare8067 4 ปีที่แล้ว +1

      Mansha Allah wllo Allah haku xafido waxwanaasan baad sheegtee ana igu ducee in illahay sowjo wanaagsan isiiyo in sha Allah

  • @sihaammaxed8257
    @sihaammaxed8257 3 ปีที่แล้ว +9

    sawjkayga alle bari hayga dhigo iso duceya walalhy

    • @kenzmobile335
      @kenzmobile335 3 ปีที่แล้ว

      ثباتنافققعهخفق

    • @Zahriina44
      @Zahriina44 3 ปีที่แล้ว +1

      Amen allaha kaaga dhigo walashy🤲💯

  • @maqtuubchannel4951
    @maqtuubchannel4951 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah maamo mcn ilaah ajar iyo xasanaad allah kaa siiyo muxadaradan quruxda badan aad ino qawati ilaah waxaa kabaryeena in uu anakana nagu anfaco amen amen yaa rabbi tan kle aniga wan garanaya sowju tacamul bal ilaah swt ayaa waxaa kabaryaa in uu igu hadiyeyo ruux wanagsan waayo qofki wangsan ilaah swt ku xiran mawaynaayo qof wanagsan dhamaanteyn waxa allah kabaryeena in uu xaqa natuso amen amen🤲🤲

  • @nasronasib
    @nasronasib 4 ปีที่แล้ว +1

    جزآك الله خيرا جزا يا أختي الكريمة مانشا آلله تبرك الله اللهم يحفطك حبيبتي

  • @umumacad8621
    @umumacad8621 4 ปีที่แล้ว +14

    من عمل صالحا من ذكر او أنثى وهو مؤمن فلنحيينه حياتا ظيبة

  • @ishowspace1
    @ishowspace1 4 ปีที่แล้ว +3

    Allahu akbar ☝🏾❤😌 wan jecla inee gabdhaha somali dhan sidan o kle noqdaan .. si uu alle janada uwada galiyo 🤲🏾 may Allah protect my xalimoz🇸🇴❤

    • @fatmayusuf9216
      @fatmayusuf9216 4 ปีที่แล้ว

      No canbuulo yes ugali iyo spinach

    • @ishowspace1
      @ishowspace1 4 ปีที่แล้ว

      @@fatmayusuf9216 ugali is only carbohydrate ...😌 lakin canbuulo gubatay is the best .

  • @juweriaaqoonjecel7946
    @juweriaaqoonjecel7946 4 ปีที่แล้ว +1

    Walahi farxad ayan idinka qaaday saaka rabi janadisa hainagu kulmiyo qoysaska musliminta ay inta rero leh iyo inta rajenaysaba rabi hainoo xifdiyo akhyarey❤❤❤

  • @shukrimohamud9069
    @shukrimohamud9069 3 ปีที่แล้ว +2

    Allaha unaxariisto shiikhada aamiin yaa rabi 🙏

  • @nihaamnihaam9828
    @nihaamnihaam9828 4 ปีที่แล้ว +11

    Kkkk mash Alh jamacada irida NO fadhisan jirty wa qof diinleh

  • @hafsahafoosa5463
    @hafsahafoosa5463 4 ปีที่แล้ว +9

    mashaa allah saxibaday aan jecelahay jazakillahu kheyral jazaai

    • @LatahzanInnallahaMaan
      @LatahzanInnallahaMaan 4 ปีที่แล้ว +1

      Masha Allah abyo hlke kusugantahay mama casho runti qof lagudayadho aye tahay balse whn jecladhe inaa barto hadana wadhadha ey qadhe an qadho wana kuhami weyn hay illaxiyow ila kulmi mama casho I.a sideda oo kle aya noqoni rba I.a soon

    • @hafsahafoosa5463
      @hafsahafoosa5463 4 ปีที่แล้ว +1

      @@LatahzanInnallahaMaan mashaa allah shukran xabiibti sidoo kale samidayna watahay alle dartii baan kuu jecelahay ilahay hakaa dhigo mid liibanta labada darood sidokale waxan kuu rajaynaa inow ilahay kuu xaqiijiyo xadafkaaga

  • @farduuscabdillaahi8813
    @farduuscabdillaahi8813 4 ปีที่แล้ว +1

    ماشاءالله شكرالك وجزيت خيرا

  • @yasminmaow8191
    @yasminmaow8191 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allaah tabaarikallaah abaayo qaali horey USOCO jazaakillaahu kheyr sister

  • @ubaxahmeddaahir5967
    @ubaxahmeddaahir5967 3 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahow kuu naxariiso

  • @queennashkaqueen6580
    @queennashkaqueen6580 4 ปีที่แล้ว +5

    Mash Allah abayo jazakallah🙏❤️💯

  • @jijahaji4640
    @jijahaji4640 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah waarun jasakallaalahu qeer 💞💞💞👌👌👌💞💞💞

  • @amaalmustaf7013
    @amaalmustaf7013 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaaah abyo qof ku dayasho mudn allaah ku xifdiyo

  • @ruqiyaabdisalam4731
    @ruqiyaabdisalam4731 4 ปีที่แล้ว +8

    walaaleey kheyr allaha Ku siiyo dadkaan aad Ka hadleysid imiyaaney soomaali aheyn illaahey waxba kuma ahan in aan heerkaas gaarno laakiin soomaali waa soomaali

    • @munocali9272
      @munocali9272 4 ปีที่แล้ว +2

      Abaayo wey jiraan rag sidaas u wanaagsan ee laakiin wey yar yihiin alx ani ilaahey wuu i waa fajiyay mid sidaas u wanaagsan

    • @faadumosheikh8121
      @faadumosheikh8121 4 ปีที่แล้ว

      Hhhh walal max noo dhaliili somali waa raaliyo badi

  • @pahjaa5562
    @pahjaa5562 4 ปีที่แล้ว +4

    Thanks Salaf Media I couldn't attend Thursday at Sir Ali Club bt am watching here bcoz of u Thank u so much 😍

    • @sucaadshardi9650
      @sucaadshardi9650 4 ปีที่แล้ว

      I'm glad you missed it you'd live to regret it otherwise. Do you seriously agree with this mental slavery even once you're older and tired of raising 10 kids you have to work to keep an old husband young and satisfied this is not Islam its Arab culture.. you won't agree but you will when you experience real oppression

  • @hibamsalaad9842
    @hibamsalaad9842 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ,Allah hakuxifdiyo, somalida waxaa guurka uga bur buro waxaa u sabab ah in laga tagay sunadi subanehena, salalahu Caleyhi wassalaam ,waxna mahagaagayaan ilaa guryaha Diinta Alle lagu dhaqo

  • @kafiobarre2719
    @kafiobarre2719 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha alaah ilaahay hanoo xifdiyo aduun iyo aqiroba

  • @amalsicid2979
    @amalsicid2979 4 ปีที่แล้ว +7

    Manshalh walshay waa .ahd santhy

  • @sakariyeabdikarimhaaji1201
    @sakariyeabdikarimhaaji1201 4 ปีที่แล้ว +14

    masha alh ilahay waxanu waydisanynaa inuu calaf nogu daro gabdh hooyada oo kle ah sida ay diinta uga muqato iyo sida ay umada ugdhsinyso msha alh

  • @abdirisaqaxmednaxarnaxar845
    @abdirisaqaxmednaxarnaxar845 4 ปีที่แล้ว +1

    Msh alh msh alh mamo Alle haku xafido Allow noo sahal gabar wanagsan

  • @hipohupthi1232
    @hipohupthi1232 3 ปีที่แล้ว +3

    Alle ha u naxariizto mamo💔😭😭

  • @abdiwahabismail6970
    @abdiwahabismail6970 4 ปีที่แล้ว +3

    Allah ha barakeyo hablaha somaliyed

  • @nasrehofarah5215
    @nasrehofarah5215 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah aad baa logu baahna dumar aqoon diimeed leh o haweenka wax u shega ukhtii ale ha ku xifdiyo yosaska keenana kuwa barakysan ale ha ka dhigo

  • @maydhyuusuf562
    @maydhyuusuf562 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah walashy qali illahay haka abal mariyo janatu firdowsa alle haku geyo Masha Allah

  • @xubixanan013
    @xubixanan013 4 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah Allaha kubarakeyo akhawatii

  • @xareedchannel6446
    @xareedchannel6446 3 ปีที่แล้ว +3

    illahow xaas wanaagsan oo diinta taqaan igu deeq 🤲🤲🤲

  • @cabdullaahicabduraxmaan7109
    @cabdullaahicabduraxmaan7109 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah xaasas wngsan allaha inoo sahlo dhamnteen mahadsanid walaal

  • @zahrocayni1988
    @zahrocayni1988 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah jazakalahu kheyr kheyral jazaa ilahey hanoxafido habo ilahey adigo kale hanaga dhigo ilahey hakuxafido

  • @srihidayatulkoiriahummusyi9790
    @srihidayatulkoiriahummusyi9790 4 ปีที่แล้ว +6

    بسم الله الرحمن الرحيم
    بارك الله فيها

  • @umuahmedibrahim3165
    @umuahmedibrahim3165 4 ปีที่แล้ว +3

    Msha Allah ilhy sas hanaga dhigo

  • @hamdadaud3511
    @hamdadaud3511 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allh allh ha xiftiyo aqoonatan allh ha u siyaadiyio amiiin yaarbi 🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️💕💕💕😘😘😘😘😍😍😍💞💞💞💞💞💕💕💕💕💝💝💝💝👏👏👏👏👏👏

  • @ayaanadam3887
    @ayaanadam3887 4 ปีที่แล้ว +1

    مشاءالله جزاك الله خير الجزاء

  • @abdiqadirmacalin312
    @abdiqadirmacalin312 4 ปีที่แล้ว +3

    ما شاء الله ☝️🕋🕌🌳🌺☘🍀🥀💐🌷💖🌅

  • @abdinorsom8441
    @abdinorsom8441 4 ปีที่แล้ว +13

    Ilaaahoow ii sahal xaas wanaagsan oo taqaan diinta xaqaan ku leeyahayna taqaan tay igu leedahayna taqaana
    xaas wanaagsan waa nolosha qaybta ugu wanaagsan

    • @ummhaneen7401
      @ummhaneen7401 4 ปีที่แล้ว +2

      Amiiin illahey ha ku sahlo
      Adna wanaga ku dadaal alle swt qof wanagsan madacaayo

    • @abdim.m.q3127
      @abdim.m.q3127 4 ปีที่แล้ว +2

      Marka hore wanaagsanoow

    • @hamdamohamed9168
      @hamdamohamed9168 4 ปีที่แล้ว +2

      Hadaad nin fiican thy xaas fiican Waad heli

    • @abdinorsom8441
      @abdinorsom8441 4 ปีที่แล้ว +1

      @@ummhaneen7401 insh allah wllo aad iyo aad baa u mahadsan tahay

    • @abdinorsom8441
      @abdinorsom8441 4 ปีที่แล้ว +1

      @@abdim.m.q3127 waan wanaagsanahay alle ha noo siyaadshee labadeenaba wllo mahadsanid

  • @zamzamomarhassanomer5835
    @zamzamomarhassanomer5835 3 ปีที่แล้ว

    Maschallah jizakalag qker rabi yaxmiki habo inchallah wan ku daqmi doona😘🥰

  • @user-te1jv4jh4c
    @user-te1jv4jh4c 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah ilaah ha idin barakeeyo anagana Alle hanaga dhigo kuwii maqlaan waxna ku qata

  • @cabdulaahifarhaan5262
    @cabdulaahifarhaan5262 4 ปีที่แล้ว +7

    Mansha Allah

  • @umumucaadfatmamaxamedcali1572
    @umumucaadfatmamaxamedcali1572 3 ปีที่แล้ว +4

    انا الله وانا اليه راجعون الله يرحمها ويغفر لها ويجعل مثواها الفردوس الأعلى من الجنة يارب العالمين

  • @Mohamedabdi-py6kz
    @Mohamedabdi-py6kz 8 หลายเดือนก่อน +1

    اللهم اغفر لها وارحمها واسكنها الفردوس الأعلى واجعل قبرها روضة من رياض الجنة ولا تجعلها حفرة من حفر النار. 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @deeqadagan1625
    @deeqadagan1625 4 ปีที่แล้ว

    Laa ilaaaha illalaahu muxamada rasuuululaahi yaaa rabbi m.a allow noloshaaan nooo ajiiib aaamiiiin yaaa allaaah allow saan ookle IGA yeeel aaamiiin insha allaaah yaaa rabbi

  • @lulxirsi6787
    @lulxirsi6787 3 ปีที่แล้ว +3

    إن لله وانا اليه راجعون اللهم أغفر لها رحمها ودخلها جنات الخلد اللهم امين يارب العالمين🤲🏻🤲🏻
    إنا لله وإنا إليه راجعون إن لله ما أخذ وله ما اعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى
    اللهم اغفر لها وارحمها وعافها واعف عنها وأكرم نزلها ووسع مدخلها اللهم اجعل قبرها روضة من رياالجنة اللهم امين يارب العالمين🤲🤲

  • @umushaficicabdlle5618
    @umushaficicabdlle5618 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah tabarakallaaah

  • @xawoluulabdi4255
    @xawoluulabdi4255 3 ปีที่แล้ว

    Allow kunaxaristo walashy mcn

  • @hamdasheekhibraahim610
    @hamdasheekhibraahim610 4 ปีที่แล้ว +2

    mansha Allah Allah kuxifdiyo akhariyo aduunba wllo

  • @erfg2538
    @erfg2538 4 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa allaah

  • @sonicblackbonz8304
    @sonicblackbonz8304 4 ปีที่แล้ว +5

    MacHa AllaH