Qiso Cajiib ah oo Nairobi ku dhexmartay Caasha Cabdalla Iyo Rw Hore ee Ethiopia Melez Zenaawi.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 พ.ค. 2023
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on TH-cam, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on TH-cam.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our TH-cam channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

ความคิดเห็น • 80

  • @zeinabhassan4104
    @zeinabhassan4104 ปีที่แล้ว +9

    Qabyaalada qaran jacayl Allah haynoogu badalo amiin dhaha fadlan.

  • @yusufahmed5759
    @yusufahmed5759 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Caasha.Away Faarax Macalinki bootada nafta uga qabtay soomaalida inta aan aqoon maalinkaas muxuu ushdli waayay, Afey rag dheh

  • @fadumomohammed541
    @fadumomohammed541 ปีที่แล้ว +3

    Gabdhaha daarood waa wada libaaxyo guulayso eedo from SSC

  • @user-pm8zf2ei5p
    @user-pm8zf2ei5p ปีที่แล้ว

    Manshallah thank you mama caasha

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 ปีที่แล้ว +1

    Xildhiban Caasha Waa Qof Caqli Badan

  • @titleinislington
    @titleinislington ปีที่แล้ว

    Mashallah first female prime minister aniga codkeyga waad heysata maamo..xisbigaada waan ka qeybgalidoona inshallah haddu ilaahay idmo e.g. Margaret thatcher iyadu oo gaal ah..maamo kheyr ilaahay ha ku siiyo.

  • @ayanalladi3735
    @ayanalladi3735 ปีที่แล้ว +4

    mansha Allah hadii raga somaliyeed sida u wax fahmi lahayeen waxaas oo dhami nagumey dhaceen in Ethiopia somali in noolato ma ogola
    mida kale dumarka somaliyeed cidi ma ixtiramto

  • @YonisAbdillahihersi-zq1oq
    @YonisAbdillahihersi-zq1oq 4 หลายเดือนก่อน

    Koorshe gabadh president somalia

  • @adamnordinrogers
    @adamnordinrogers ปีที่แล้ว +1

    She is hero

  • @abdulkadirali6971
    @abdulkadirali6971 ปีที่แล้ว +3

    Caasha axmed caballe qof qaali weeye

  • @ebadoadan7819
    @ebadoadan7819 ปีที่แล้ว +2

    Maansha alaah Caasha iyo weriyaha waxaan ku salaamayaa salaanta ugu qiimaha badan a salaama calaykum
    Waa Arin geesinimo leh oo biyo Kama dhibcaan ah

  • @khadijagalaf8843
    @khadijagalaf8843 ปีที่แล้ว +4

    mashallaah gabadhaan waa geesiyad runti qofki wax qalad ah o wadalka ka jira ama madaxda wadan ka talisa markas qaladka aan ka hadlin waa qof fulay ah caasha geesiyad weeye mashallaah

    • @abdicozzy2592
      @abdicozzy2592 ปีที่แล้ว +2

      Maanshallah waa geesiyad guuleeyso

  • @MohamedHassan-hl3pp
    @MohamedHassan-hl3pp ปีที่แล้ว

    Geesi buu ahaaye ilaahow u naxarìiso

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 ปีที่แล้ว +1

    Mama Casha cabdala mashalah wadani Aya tahy hoyo /away madxdi kale ee somalida o wadaniga ahyt

  • @Nor-ugas
    @Nor-ugas ปีที่แล้ว +2

    Xildhibaanad caasha waan xasuustaa islaan hadli og bay ahayd, hadda waxan umalay siyaasada wey ka fadhiisatay.

  • @zikibaaba1541
    @zikibaaba1541 ปีที่แล้ว

    Waaw dadnimadu waa u dhalasho maamo Caasho Rabbi ha ku xifdiyo

  • @mohamedahmedmed6845
    @mohamedahmedmed6845 ปีที่แล้ว

    Macha allah mama wada somalie

  • @mayo3607
    @mayo3607 ปีที่แล้ว +3

    Xirfada wariyanimada mida ugu fiican waa inaad dhagaysato qofka aad waraysanayo ood sugta inta uu jumlada dhamaystirayo. Nuurow Fadlan isbar sida qofka looga aamusnaado inta uu hadalka dhamaynayo.

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 ปีที่แล้ว +1

    Eeda fariid ah Allha dhawro.

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah dumarkeena somaaliyeed ilaahay hanoo xifdiyo, wakaa baqtigii sanawi ahaa runta u sheegtay

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 ปีที่แล้ว +2

    Hooyo geesiyada weeye kudayasho mudantahay

  • @abdullahihalane3365
    @abdullahihalane3365 ปีที่แล้ว +3

    Muwaadiniinta soomaalida ah waa tol la,aan meel walbooy joogaan.

  • @Liiloowe
    @Liiloowe ปีที่แล้ว +1

    MAJEERTEEN IYAGU HAWIYE WAA KA AARSADEEN OO WAA XASUUQEEN LAA KIIN PASSTARKII MESZ ZINAWI INUU NASRTA KU JIRO AYAAN HUBAA. ILAAHEY AYAA MAHAD LEH INUU GAALNIMO KU BAKHTIYEY OO UU MAANTA NAARTA KU DHEX GUBANAAYO. ALXAMDULILAH

    • @dalalmaakhiri1060
      @dalalmaakhiri1060 ปีที่แล้ว

      DHIIG MUSLIM daadintii Aarsi GUUL leh maaha IF & AAKHIROBA Hoog iyo Cadaab baa u sugnaaday kii galay waana HUBANTI meel ku qoro. Waa sheeko Soomaalida liidata ee JAAHILNIMADA leh in nin DHIIG muslim daadiyey GUUL gaadhay WALLAAHI BILLAAHI TALLAAHI GUUL if iyo aakhiro midna ma laha Qof iyo Qabiil dhiig muslim daadiyey.

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 ปีที่แล้ว

    Geesi geesi dhalay Abdullahi( ilaahow unaxariiso)

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 ปีที่แล้ว

    Barbo Masha Allah Sister
    Allah kbakh

  • @saalaxy
    @saalaxy ปีที่แล้ว +3

    Waxay necebtahay qofkasta oo somali ah. Oo daarood ka ahayn

    • @Imanibrahim1983
      @Imanibrahim1983 ปีที่แล้ว

      you're very sick human you should seek dawo subhanallah.

    • @shidevlogs7131
      @shidevlogs7131 ปีที่แล้ว

      Kkk markanaa?

  • @youngboy5293
    @youngboy5293 ปีที่แล้ว

    Cabdulahi Yusuf markuu soomaaliya burburiyey ayey bahdileen Itoobiyaanki

  • @FaraH-dw7cb
    @FaraH-dw7cb ปีที่แล้ว

    m.a ❤

  • @onmydadsacc
    @onmydadsacc ปีที่แล้ว

    waxuu ahaa wax ma tar ku soo hogaamiyey dalta ciidamo ithopian ah

  • @mohamudmohamud2534
    @mohamudmohamud2534 ปีที่แล้ว

    Fariid caasha cabdlla

  • @amineta378
    @amineta378 ปีที่แล้ว

    Caasha cabdala guud

  • @muuday6093
    @muuday6093 ปีที่แล้ว

    Waxaa nasiib dara ah aadan madoba aan naqaana taariikhdiisa macalin dugsi , hogaamiya kooxeed, ethiopia u shaqeen maantana ka mid ah madaxda sare waa masiiba soomaaliyeed

  • @saharachannel1600
    @saharachannel1600 ปีที่แล้ว

    Weriyaha isagaaba yaaban oo moodo malez inuu nebi yahay,

  • @saharachannel1600
    @saharachannel1600 ปีที่แล้ว

    Ka aamus naagta ha hadashe, ha dhex gelin

  • @saalaxy
    @saalaxy ปีที่แล้ว +2

    Waa qabyaaladdii oo qof ah. Mama caasha

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 ปีที่แล้ว +1

    War habartaan wareersan faankii iyo beentii majeerteen ayeey noola soofariisatay qurun iyo qabyaalad ayeey ku caanbaxday

    • @som758
      @som758 ปีที่แล้ว

      majerten ba cuqdad u qabtaaye naagtani majerteen maaha

    • @worldcitizen9102
      @worldcitizen9102 10 หลายเดือนก่อน

      Darood baad Soo Caysay hadana Waa MJ baad wax ka sheegaysa. Cudur an Dawo loo haynin baa ku haya. Dawadada Meel laga helo majirto. Darood Somaliya isagaa iska leh. Somaliya Waa Darood wixii ka soo hara indhaha ayaa idiin macalin ah. 😂😂😂😂😂

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 ปีที่แล้ว

    Allaha daarod muxuu somali bahdil badeen aaseey sii hadlaayaan

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 ปีที่แล้ว

    Somali cadaw aan itopian ahayn ma lahan,ilaahay hanaga qabto

  • @nastehonafissa6150
    @nastehonafissa6150 ปีที่แล้ว

    7

  • @abdirshiidmaxamed6730
    @abdirshiidmaxamed6730 ปีที่แล้ว

    Caasha Waa islaantii Ex president Abdilahi yusuf U digtey inuu Melez Somaliya baabinayo isagana kstuurayo meesha.Waa waxan filayaa iney lafteedu Reer putland Tahy

  • @mookiehijaz2455
    @mookiehijaz2455 10 หลายเดือนก่อน

    Mashallah , Her bravery is evident in the fearless way she dealt with Xabashi enemy. She displayed courage, strength known to our great Somali women. She took bold actions despite the risks involved. Her ability to confront and stand up to shaydan Malez for what she believes in showcases her admirable and inspiring character.
    Dear Somalis never give up. Let’s clean up the clan situation and we will be great again.

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 ปีที่แล้ว

    Waxaan rabaa in gabdhaan aan mar uun la kulmo

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 ปีที่แล้ว

    DAWLAD BARIIS LOO KARINAYO KU JIRTA CAMP BEEY MOODAYSA DAWLAD XOR

  • @YusufMohamud-tm4cz
    @YusufMohamud-tm4cz 4 หลายเดือนก่อน

    RUNTE CAASHO AQOON UMA LEH LAKIIN AAD BAAN UGU MAHAD CELENAY ELAHEY AQOONTA UU SEEYEY

  • @abdikadirweedow7787
    @abdikadirweedow7787 ปีที่แล้ว

    Waxaas ayaa lagu leeyhay madax waaye siyaasiyiinta somalida diin iyo iimaan malaha

  • @Hornscope
    @Hornscope ปีที่แล้ว +1

    Waar yaa ilaahay yaqaana oo ninkan naga aamusiiya. Waar gabadha u daa hadalka

  • @cabdiraxmannuux2900
    @cabdiraxmannuux2900 ปีที่แล้ว

    Halyeyad c lanai adaa kaqiima badana

    • @Imanibrahim1983
      @Imanibrahim1983 ปีที่แล้ว

      Days dadkii dhiigoodu sumaysna Alla maxaan qoslay Masada waa qoloma All maxaad faraxal cabtay war orodoo dhiiga iska soo badal Nin xanuun la ildaran baatahaye oo dhaqaatiirta Utah fadarayahoow ama shaydaan kooro xidhan baa ku dhexdagane culumada u tag oo I fardaamiya dheh wasaq yahoow waalan.

  • @newassong7535
    @newassong7535 ปีที่แล้ว

    dhib weyan lakin umadii qaran nimo diida oo ku dhibateysa qabiil wadankiisa galada wa bahdilayaan

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht ปีที่แล้ว

    Genya gabar iney lajogto iney amisanyihin idinkuna guryihin kasotagteen mesha rag iskuheysan wayo waba dhawacna hadana uubaxamilikarin diiyq ee lagukordhiyo xanuunka sida loga il helay xusni mubarag lagusiday sarir isago iscasilay

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht ปีที่แล้ว

    Dhuxushan taariikhda u warereytey

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 ปีที่แล้ว

    Haye marxuumkii ka warrama

  • @abdikadirwarsame3477
    @abdikadirwarsame3477 ปีที่แล้ว

    Islaantanu been badanaa

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 ปีที่แล้ว

    War naagtu been badanaa ma cabdulahi beerlaawe ayaa lalahaa hanaga tegin habaarkugu dhac habartu beenbadanaa sidaan uhabaarnay oo eey umada somaliyed unacday waakii isagoo qoxooti ah yemen kudhintay

    • @som758
      @som758 ปีที่แล้ว

      cuqdad hadaa majerten u qabto naagtani majerteen maaha sxp 🤣

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 ปีที่แล้ว +2

    Nuurow islaantaan waa deydey maxaad ka areysan

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 ปีที่แล้ว

      Yaah 🤣😅😆😆😁😄😃😀 waa kaa shakiyee adiga mlyaa isku raba NOOR

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 ปีที่แล้ว +1

    ISLANTII NACBEEYD SOMALILAND

    • @husseinabdul8290
      @husseinabdul8290 ปีที่แล้ว

      Naso

    • @som758
      @som758 ปีที่แล้ว

      islaantan iyo qof wlbo somali ma jecla hal qabiil in somlia laga jaro

  • @hawaumar8242
    @hawaumar8242 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @NurAlaaNur
    @NurAlaaNur ปีที่แล้ว +1

    Caasha Abdalla Taariikhda been ha ka sheegin wixii aad qaladey ee DFKGS Mucaaradi jirtay ayaad isku dayday in aad maalinkaa saxdo Ethippia IGAD dadkii ay wateen oo qasab beesha Harti kuraasta Mps ku keeneen baad ka mid aheyd. Ethiopiana waxay wadatey Nuur Cadde & Aden Madoobe iyagaana ogolaadey in DFKGS la keeno Nairobi waxaa kaloo howsha wax ka wadey Wasiirkii Arrimaha Dibada Xilkigaas Jangeli oo la shaqeynayey Siyoun Mesfin ahaa qas wadaha siyaasada Soomaaliya isagoo Jangeli ka yadhi BBC haddii uu diido Madaxweynaha shirkaa waa nin gidaarka madaxa la dhacay oo kale. AUN Abdullahi Yusuf Waligii YES-MAN uma noqon Ethiopiana ama cid Kale waxay dowlada ku laheyd Wasiiro sida Ahmed Abdisalaan & Jangeli. Howshaa Nairobi Aasha waxay aheyd mid kaa awood badan inkastoo aad hadashay waxaa hor istaagay oo diiday Pres. Mwai Kibaki oo yidhi : dowlad dalkeyga lagu dhisay laguma dhex duminayo hadda. Qaladkana wuxuu Aaden Madoobe oo aan waxna qorin waxna aqrin in baarlamaanka Soomaaliya gudoomiye ka ahaa & Nuur Cadde oo aan waxba kala goyn karin oo la rabey in Madaxweyne laga dhigo waana tii ui ku fashilmay ee Sheekh Shariif soo baxay Jabuuti oo iyadana qaska Soomaaliya wax ka waday. Nuur Cadde wuxuu ku dhamaadey in uu ku qanco Safiirka Soomaaliya u fadhiya Talyaaniga halka Aaden Madoobe kolkii la isticmaaley laga tuuray Gudoomiyenimadii. AUN A Yuusuf labada qalad ee siyaasadeed uu waxeeyey ayaa ahaa u ololeyntii Gudoomiyenimo shaqsi aan aqoon laheyn & Hoos gelintii la soo hoos geliyey Nuur Cadde oo ahaa shaqsi jilicsan xilligii adkaa ee lagu jiray waxna qaban waayey, waana taariikh qoran. 15 sanno ka dib meeshii ayey weli Soomaali taagan tahay Aaden Madoobe oo dib u soo laabtey & aqoon daradiisii & Madaxweyne musuqmaasuq badan oo dib loo soo celiy & RW Sarre xirfad aqoomeed leh balse jilicsan dadkìsana aan difaaci karin ee la keensaday kuna tilmaamey xasuuqa 500qof 4 billood lagu garaacayey " Juucjuuc " nabad gelyo xumo cidii xasuuqday ku yidhi nabada idinkaa ka masuul ah Somaliland.

    • @ahmedahmedahmedahmed680
      @ahmedahmedahmedahmed680 ปีที่แล้ว

      S Al:waxaa kaa muuqata caqli xumadii reerkiina,madaxdii soomaaliyeed kuwii cabdulahi yusuf la shaqaynayay iyo kuwa maanta jooga waad cayday,ninkii Ethiopianka dadka ku xasuuqay waad amaantay,waa garasho xumada taala xaafadiina,

    • @NurAlaaNur
      @NurAlaaNur ปีที่แล้ว

      @@ahmedahmedahmedahmed680 Ethiopia ma aanan amaanin fahanka reerkii aan ogaa baad leedahay. I tus halkaan ku amaaney malaha raggii u shaqeyn jirey dowlada wax ka burburiyey ayaad tahay. Melez waxba kama dambeyn AUN A Yusuf waxaana hagardaaminayey SIYOUN MESFIN Isagana Buurahi TIGRAY ayaa Madaxa laga toogtey. What goes around comes around. Kuwa hadda joogana Hassan Sheekh isagaa muqaawimo ahaa & macawisley maanta 2 jeer madaxweyne loo doortey waa ninka Masaajidka Madaxtooyadiisa loogu soo galay. Midkan Marxuumka ah ee HAMZA vidoega social media wareegaya ee kala hadlakiisa xilligii JL uu Doorashooyinka hogaaminayey & hadalkiisa hadda isku eeg. Power sharing ayuu ku fadhiyaa wuxuuna u dhaqmaa XOGHEYN yeerin ku shaqeeya weli ma uusan tagin JL & PL ee uu ka soo jeedo ileyn weli looma fasaxin e. So my freind face the fact waxba ha i eydeen.

    • @kenedidhadi8701
      @kenedidhadi8701 ปีที่แล้ว

      Qofka tahay maa ogii lkn waxa tahay qof wax badan og oo siday wax u dhaceen laa socda. Aniga u joogay dhamaan shirarkaa oo dhan.

    • @NurAlaaNur
      @NurAlaaNur ปีที่แล้ว

      @@kenedidhadi8701 Mahadsanid Keenadiid wll xog ogaal dhab ah goob jooge ah ayaan ahaa oo aan weliba qoraal yar wax lagu dhameyn karin.

    • @ahmedahmedahmedahmed680
      @ahmedahmedahmedahmed680 ปีที่แล้ว

      @@NurAlaaNur lkn adiga iyo xaafadiina daba dhilif ayaad u ahaydeen,somali waad ku xasuuqdeen,markii laydin ku shaqaystay,daba in ka laaday,caqliga reerkiinau waxa jooga kaliya ayuu fahmaa,males iyo masfin waadin kii hor ordayay

  • @nasirhassan4210
    @nasirhassan4210 ปีที่แล้ว

    Faan iyo been badanaa

  • @kingckfilmsflogs9586
    @kingckfilmsflogs9586 ปีที่แล้ว

    Beenleey falaleey.