Xaaska Wanaagsan ustada caaisha maxamad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 มิ.ย. 2023
  • Fadlan Saar ➡Subscriber ✅ Share √ Like √ Si kariimkaAad U Daawato Muuqaalo ku Xiiso Galiya , Sida Muxaadarooyinka iyo Qisooyinka iyo Quraanka kariimka

ความคิดเห็น • 9

  • @Alif-fj6wr
    @Alif-fj6wr ปีที่แล้ว +3

    Masha allah, illahay Xaqa hana wafajiyo AMEEN YA ALLAH 🙏

  • @Alif-fj6wr
    @Alif-fj6wr ปีที่แล้ว +2

    Masha allah, mom illahay ha ku xafido Ameen ya allah 🙏

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @ASMAAHMED-sh9ho
    @ASMAAHMED-sh9ho ปีที่แล้ว +1

    Hooyo maasha allaah.

  • @bushracadey9092
    @bushracadey9092 ปีที่แล้ว +1

    Mashaaalah

  • @awesjama9760
    @awesjama9760 ปีที่แล้ว

    Masha Allah.

  • @ifrahmahamed3457
    @ifrahmahamed3457 ปีที่แล้ว +1

    Asc Walal muxadarada oo dhamaystoran noosoodaa fadlan

  • @nrcabdi
    @nrcabdi ปีที่แล้ว

    🥺🥺 😵‍💫😵‍💫 Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. Waxaa jira dad naftooda ka been abuurta oo balaayo aan ilaaheey gelin dusha iska saara balse waxan ka hadlayo waa sida ilaah ogyahay iyo xaalada aan ku jiro. Waxan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaaanba, aysana jirin cid kale oo garab u ah. Waxan ahaa qof waxbartay oo aqoontiisa wax ku qabsada balse maanta ma awoodo inan ka faa'iidaysto cilmigayga xaalada liidata ee aan ku jiro aawgeed. Xitaa hooy iyo guri malihi oo masaajidka banaankisa ayaa deegaan ii ah, mararka qaarna ma helo waxan cuno maalmo isxiga. Walaal xaaladayda qoraal kuma soo koobi karo ee maanta adaa garab ii ah ee iigu hiilli duco iyo deeq waxaad awoodo si walaalnimo iyo islaanimo ah. Xaaladayda waa mid muuqata oo lasoo arki karo. Moobeelka aan isticmaalayo xitaa qof walaal ah ayaan si kumeel gaar ah uga codsaday anigoo rejo ka qaba inaan helo walaalo wax i tara. Magacayga iyo lambarkaygu waa Cabdulqadir Cabdi
    252 617313184
    Muuqdisho

  • @makimaki7484
    @makimaki7484 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤