Guurka Qof Kaa Weyn :Ustaad Fartuun iyo Safiirka (Sheekooyin Qosol Badan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ส.ค. 2021
  • Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
    Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
    Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
    Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran

ความคิดเห็น • 101

  • @safiirkaislaamka
    @safiirkaislaamka  3 ปีที่แล้ว +14

    Sxbada Qalbiga waa Channel ka Ustaad Fartuun Fadlan Hala Tageero Oo Subscribe Halaku Dhiirigaliyo mahadsanid th-cam.com/video/sdDpp4q2bWs/w-d-xo.html

  • @ramlajei5674
    @ramlajei5674 2 ปีที่แล้ว +9

    Guur xalal ah Allaha nugu arzaqho damaaan inta guuur laaan ta ah Ameeeeeen

  • @khalifmohamed7303
    @khalifmohamed7303 3 หลายเดือนก่อน

    Allah ha kuxafidho ustadh fartoun, very educative topic walalo waqti kasta lobahaney batahay , jazakalah qeyr

  • @mustafcali6347
    @mustafcali6347 3 ปีที่แล้ว +8

    Gabdhaha raali ka noqda dhaqanka somaliga ah hada aniga waan guursanaaya gabadha hadii ee iga wayn tahay hadii aan isfahamno

  • @hassanyarrow7564
    @hassanyarrow7564 11 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa _ allaah
    Ustaad Fartuun iyo walaalka la daadihinaya barnaamijka qiimaha badan Waad mahadsan tihiin allaha idin barakeeyo Runtii wax badan oo waaya aragnimo ayaan ka baranay raga iyo dumarka Soomaaliyeed waxaan leedahay guurkiina ha noqdo mid abadan ah oo joogto ah oo yuusan noqon mid danaysi ah oo qiyaano ku dhamaada.
    Mahadsanidiin

  • @alihassanhiraabe6197
    @alihassanhiraabe6197 2 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa allaah mama caqli badan. Oo waayo arag ah.

  • @najmoayaan4828
    @najmoayaan4828 3 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllaah tabarakallaah Usdaad jasakalaahu kheer Allaah hakuxafido Amiin

  • @Abuamiira
    @Abuamiira 3 ปีที่แล้ว +4

    MashaAllah maama fartun & Safiirka
    Jazakallah khayr❤️

  • @ramlomaxamed2156
    @ramlomaxamed2156 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah jazakalah qeyr abayo

  • @umucabduraxmaan4560
    @umucabduraxmaan4560 3 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله تبارك الله عليك يا اختي الكريمه فتوم الله يبارك

  • @khalifmohamed7303
    @khalifmohamed7303 3 หลายเดือนก่อน +1

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤ thanks madam ustadh fartoun blessings and long life may Alllah guide you every minutes and seconds

  • @macalinaweys1434
    @macalinaweys1434 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah jasaaka llahu kheyran

  • @naciimaqaali6884
    @naciimaqaali6884 3 ปีที่แล้ว +3

    Mnshaal tabarakalh alha kubrakeeyo sheekh

  • @khadiijayuusuf2348
    @khadiijayuusuf2348 3 ปีที่แล้ว +3

    Manshalaah ale haku barakeeyo khayrka aad faafinayso

  • @samiiracabdiraxman912
    @samiiracabdiraxman912 3 ปีที่แล้ว +2

    و عليكم السلام و رحمة الله و بركاته آخى

  • @mahabaibrahim7308
    @mahabaibrahim7308 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh allh ku barakeyo 😍😍😍💯🙏

  • @a.m.k9976
    @a.m.k9976 3 ปีที่แล้ว +4

    Safiir aan kaa saxo waa USTAADAH استاذة hadey dumar tahay haduu ninyahayna waa USTAAD أستاذ

  • @sahraisaaq5854
    @sahraisaaq5854 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah tabarakallah safiirka cid madhaafayo alle hagu barakeyo barmamijyadan waa muhiim

  • @haw_6060
    @haw_6060 3 ปีที่แล้ว +8

    Wallhi meel cidla ah idiinma ogolin 🥰 jiritaankeena ayaad tihiin

  • @abdiwalibashir1727
    @abdiwalibashir1727 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah barakalaahu fiikum

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 3 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله سفير اسلام بالعافيه

  • @ferhanmahmuud3468
    @ferhanmahmuud3468 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allaah , ka faaidaysi wanaagsan

  • @maryanabdulaahi5223
    @maryanabdulaahi5223 3 ปีที่แล้ว

    mashllh shukran wllkey

  • @naimaladan9940
    @naimaladan9940 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah

  • @aayrishhassan9154
    @aayrishhassan9154 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa Allah

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 3 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allah

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 3 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa allaah

  • @hassansake4149
    @hassansake4149 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @saloabdale842
    @saloabdale842 3 ปีที่แล้ว +2

    Maashalaah waa faaido wanaagsan

  • @roodacabdi3341
    @roodacabdi3341 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha aallh hooyo soomaliyeed

  • @raxmacabdi1291
    @raxmacabdi1291 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarakaraxmaan ❤️❤️

  • @sheekhmustafeofficial
    @sheekhmustafeofficial 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh soo badiye arumahan waloo bahanyahe insha allah

  • @khadiijamohamed4478
    @khadiijamohamed4478 3 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha allah safiirka islaamka iyo ustaad fartuun ilaahay haydin xafido❣🌹🙏

  • @fathiamuse9339
    @fathiamuse9339 3 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allaah

  • @waxsoosaarmedia7035
    @waxsoosaarmedia7035 2 ปีที่แล้ว

    Allaha ku barakeeyo ustaadii

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 3 ปีที่แล้ว +6

    Ustaada hooyo fartuun waa hooyo shaqadii guriga tii macalinimada iyo sidoo kale faafinta diinta islaamka intaba isku waddo, tani waa natiijada wanaagsan ee ay leedahay in gabdhaha diinta la baro

  • @fatumomahamuud3725
    @fatumomahamuud3725 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansha alaah

  • @maxbuub56
    @maxbuub56 2 ปีที่แล้ว +2

    man sha alla

  • @mandelachannel2155
    @mandelachannel2155 3 ปีที่แล้ว +4

    Qeyr allah kusiiyo

  • @raxmacabdi1291
    @raxmacabdi1291 2 ปีที่แล้ว

    Baarakallhu fiikum

  • @barkhadbashiir8487
    @barkhadbashiir8487 2 ปีที่แล้ว

    Maan sha allaah

  • @maxamuudsanyare6539
    @maxamuudsanyare6539 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah

  • @cabdiwaaxid8707
    @cabdiwaaxid8707 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa sax

  • @umakhalid4044
    @umakhalid4044 2 ปีที่แล้ว

    mansh Allah

  • @sacdiyoxasan3314
    @sacdiyoxasan3314 2 ปีที่แล้ว

    maadha.allaah

  • @sahroa.bdiabdullah3603
    @sahroa.bdiabdullah3603 3 ปีที่แล้ว

    Saxa. Wajha. Maash aahll. Okey goed maash ahAll iinsha

  • @balqisamohammadshacire288
    @balqisamohammadshacire288 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah. Noohada mamo ragasoo maliyee. Qarkood way xunyihin xagadumarka. 40 markat gaato dhaqakooda xun ayerawan inykugu bahdilan garter idkataha

  • @sajidatulialaah1424
    @sajidatulialaah1424 3 ปีที่แล้ว

    استادتي🥰🤩🥰

  • @abdiwalibashir1727
    @abdiwalibashir1727 3 ปีที่แล้ว +1

    Guurka kucelceli guurka kucelceli adigo so aruurinhaya xogaha mashalah sidan hadokale

  • @mohammedalinur2210
    @mohammedalinur2210 9 หลายเดือนก่อน +1

    Labadiina wan idiin mahadcelinaya angana iyo kuwa ila dawanayo

  • @user-kw1ys5cr1y
    @user-kw1ys5cr1y 2 ปีที่แล้ว

    Waasaxix

  • @saciidxasan9704
    @saciidxasan9704 3 ปีที่แล้ว

    Guurka marka hore xunanta ha looga dhowsada xuman xuman xuman

  • @samiira.yusufsamiira7984
    @samiira.yusufsamiira7984 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah very intelligent woman 💞💞💞💞💞💞💞💞

  • @abdiwalibashir1727
    @abdiwalibashir1727 3 ปีที่แล้ว +1

    Waankafaaidnay

  • @hosnymustafaali7354
    @hosnymustafaali7354 3 ปีที่แล้ว +1

    Anaga afartan maba noo dhaafto rayi fcn ayaad nasiisay waad mahadsantahay ustaad

  • @analovely6906
    @analovely6906 3 ปีที่แล้ว

    Thank you so much 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @sahraxiis3220
    @sahraxiis3220 ปีที่แล้ว

    sh.fartuun.wadmahd.santahay

  • @farxanyusuf1342
    @farxanyusuf1342 ปีที่แล้ว

    Maamo m.a

  • @perefocperefoc4028
    @perefocperefoc4028 3 ปีที่แล้ว +1

    Barnamish fican

  • @omarabdi2590
    @omarabdi2590 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah waa caaqilad cilmi kudarsatay sheeqow gabadhan caaqilada ah barnaamijyo kale oo arimaha qoyska ah layeelo
    Waxbadan oo wanaag ah
    Ayaa laga faa iidayaa gaar
    Ahaan mashaakilka
    Qurbaha qosaska ku
    Hayto hala hadasho gabdhahan aadka noo
    Dhibay iyo dayaca caruurta mahadsanid

  • @Zurich527
    @Zurich527 3 ปีที่แล้ว +4

    ODEY 100 JIRA OO NAAG QABO WAAN ARAGNAY LKN NAAG 100 JIRTA OO NIN QABO MA ARAGE MAAMADA MEXEY SAAS U TIRI

  • @waxsoosaarmedia7035
    @waxsoosaarmedia7035 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad Fartuun waa macalimad aan ku xiran nahay

  • @abdiwalibashir1727
    @abdiwalibashir1727 3 ปีที่แล้ว +1

    Share in an dhahana waa balan insharaxman

  • @faadumoifka431
    @faadumoifka431 3 ปีที่แล้ว

    Wcs

  • @neimadaher1934
    @neimadaher1934 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah 👍👍

  • @Zeytunosman-hu1mq
    @Zeytunosman-hu1mq 6 หลายเดือนก่อน

    M.a dintena zaid ay no sharafti san u ahni dumar

  • @farxanyusuf1342
    @farxanyusuf1342 ปีที่แล้ว

    M
    S

  • @shukrimohamedahmed6411
    @shukrimohamedahmed6411 3 ปีที่แล้ว +1

    M a

  • @user-rb1pe5rt2s
    @user-rb1pe5rt2s หลายเดือนก่อน

    Sheq xasan ibrahim ciise miyaa sheqaan

  • @apazrashid8630
    @apazrashid8630 3 ปีที่แล้ว

    Sheikh bal kwrm 2bo sano gawadh kaa wayn hadaad guursato

  • @Safi2020-g7z
    @Safi2020-g7z 3 ปีที่แล้ว +3

    Tankale dumatka makey gaarsn 50 iney dhalin xikmad aya kujito wayo raga aya dhib maran sida walac fool nuujin so ayaga inta noolihin iney dhalan wey ufududshay lakin dumark rafad ay kutahay so maahan iney idinka weynyihin

  • @naaficyarenaaficyare8566
    @naaficyarenaaficyare8566 3 ปีที่แล้ว

    Umu salamah rc marku nabiga scw guursanayay waxay jirtay 27sano marka ustaadah fartuuun maclumaadka ee dadka la wadageyso ha Iska hubiso magaca ay wadato ha ilaashato mulaxadatkeda waa badan yhy

    • @haala552
      @haala552 2 ปีที่แล้ว

      27 kuma maqlin waxay tiri waa maseer badanahy waana weynahay nabiga waxuu dhahay maseerka waa kaga duceyna weynigana anbonwaa weynahay

  • @kurkakaska9944
    @kurkakaska9944 2 ปีที่แล้ว +1

    aniga waxaan arkay wiil aan saaxiibo-nahay oo maama kawayn qaba wuxuu guriga imaanjiray habeenki marka lajiifto ayadoon qof arkey ayuuna baxayaa rafaad aniga waxaan aaminsanahay naag aan dhaleyn inaan laguursan, kii horey uqabey-oo ay ilmo udhashay waagooni

  • @saynabjama8160
    @saynabjama8160 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxan kutalinlahaa dadka aad ukala wayn siiba haweenku inayna guursan ragas ka yaryar sababtu aytahay ragu way khayano badan yihiin intuu jacayl Ben beena tuso kuna meel gaadho ayuu katagayaa markaa waxan dhihilahaa haguursanina haweenkana waxan dhihilahaa nin afartan kaway adoo gabadh yara haba guursan gabadh yar baad tahay nin soo daalay uma baahnid guurkaasi na halaga fiirsado

    • @Jibril-md7vu
      @Jibril-md7vu ปีที่แล้ว

      balse weey adagtahay in Labo qof oo u dhaxeeyso 10 sano xitaa waayo biri qofka wuu sii koraa kadib markeey 60 gaarto wiilkana 40 yahay kawaran

  • @osmanmohumad.
    @osmanmohumad. 2 ปีที่แล้ว +1

    Reergalbeed miyaa xadaaradleh muslimiintana way dambeyaan miya saas baa kamuuqataa hadalka maamada

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 3 ปีที่แล้ว +1

    Goorma la orankaraa gabdhu wiilka waa kawaytahy

    • @Masago2025
      @Masago2025 3 ปีที่แล้ว +1

      gabadhu hadeey guur soo martay balse 15--25 isla yihiin ayadaya wiilka waxaa la dhihi karaa waaka weeyn tahay gabadha wiilka

    • @xaliimacali5595
      @xaliimacali5595 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Masago2025
      hhhhh 15 wiila ma guursadaa horta
      Haday 3 waytahy ayguursomartay ama asagu somaray lkn uu kayaryahy kwrn

  • @yusufahmed-re9vh
    @yusufahmed-re9vh 2 ปีที่แล้ว +2

    Reer galbeedka miyaa ilbax ah mise Islaamkaa ilbax ah,wadaadan meeshaas weey kahoostsy oo dumarnimaa qaaday 60 jirrt naag ah iyo 60 jirr nin ah miyaa iskumid ah?
    Marcon inuu Trump kucaayay mamaqal miyaa inuu habar qabo,

  • @omhajar69
    @omhajar69 3 ปีที่แล้ว +2

    USTAAD FARTUUN AA.? KKKK NIN MIYAA?
    AF SOOMAALIGII DAWLADII BUU LA BURBURAY
    الله المستعان

  • @abdinimoahmed7080
    @abdinimoahmed7080 2 ปีที่แล้ว

    Islaan tan MA will yarbaaqaba

  • @hanefa283
    @hanefa283 3 ปีที่แล้ว

    Nin tiisii hore dayacay ooh adaaaa 3+4 sii raba maxaa ladhihi KARAAA!!!!

  • @Masago2025
    @Masago2025 3 ปีที่แล้ว +3

    Jaabir markow guursaday nabiga scw waxaw dhahay gabar/garoob yaad guursatay markaas aw yiri garoob markaas nabiga scw waxaw dhahay xaad uguursan weysay Gabar kula cayaarto waxaa laga fahmaa dumarka ilaa 15-40 aa ugu fcn lkn markastaba daruufta waa in la eegaa dhinac kastoy ahaataba

    • @Fatma.bella31
      @Fatma.bella31 3 ปีที่แล้ว +3

      Xadiith kaas kaliya haku dhagnaaninee waxaa kaloo fiirisaa nolosha rasuulka scw . iyo asxaabta sidee ugu kala ordi jireen guursiga dumarka ragooda dhintay ama shahiiday.

    • @Masago2025
      @Masago2025 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Fatma.bella31 kama hadlaayo baahi gaar ah e nolosha kusaabsan guurkuna waxaw kamid yahay aas aaska dadeed iyo jiritaanka aduunyada in awlaad lahelo ayaa qeyb ka ah lkn sida asalka ah hadaan dano kale jirin gabar dhalmo gaabisay kuma haboona inaad nolol la biloowdo inkastoo dumarka 50 ay ku dhalma gooyaan ladhahay lkn sax maahin eeg qisada nabi Zakaria cs suuratul maryam

    • @xamdixaaji4178
      @xamdixaaji4178 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Masago2025 nolosha dhan ma dhalma ka fahantay

    • @Masago2025
      @Masago2025 3 ปีที่แล้ว

      @@xamdixaaji4178 dhalmada waa hadiyo allah ayaana bixiyo lkn guurka xigmada loo jideeeyay Awlaada ugu muhiisan waayoo haabiil iyo qabiil walaalahood ayaa la dhahay guursada si aad fimil u naqdaan mida kale nabigu waxaw dhahay scw guurka badiya si aan maalintaan فكيف اذا جينا من كل امة بسهيد aan umadaha kale idiin kugu faano

  • @zeinabali2250
    @zeinabali2250 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allaah jasakalaah sheekh

  • @muhammadsheikh4371
    @muhammadsheikh4371 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @Safi2020-g7z
    @Safi2020-g7z 3 ปีที่แล้ว +5

    Maasha Allah

    • @salmayaxye7130
      @salmayaxye7130 3 ปีที่แล้ว

      Manshalaah ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @caseyromaxamed6410
    @caseyromaxamed6410 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah