Sh Mustafa oo markii ugu horeysay ka hadlay taariikhdiisa, xirfadiisa iyo halka uu wax ku bartay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • FADLAN HALKAN SUBSCRIBE KA DHEH:
    / @sheekhmaxamuudshibli
    THANKS FOR WATCHING! :) LIKE & SUBSCRIBE FOR MORE VIDEOS!
    -----------------------------------------------------------
    FOLLOW US ON:
    Facebook:www.facebook.c...
    Twitter: / sheekhshibli
    visit our website
    sh.shshibli.com...

ความคิดเห็น • 1.7K

  • @kikitvkikitv984
    @kikitvkikitv984 4 ปีที่แล้ว +1087

    Walaalayaal iso duceeya inuu ilaahey i hanuniyo

    • @abdiyarebashiir8644
      @abdiyarebashiir8644 4 ปีที่แล้ว +19

      ALLAH SWT jidka Toosan Haa Kuga Hagaajiyo adiga &Anigba walaal

    • @kikitvkikitv984
      @kikitvkikitv984 4 ปีที่แล้ว +13

      @@abdiyarebashiir8644 aamin kuligeen iyo inti islaama mahadsanid

    • @مصطفى-ت4ت7ذ
      @مصطفى-ت4ت7ذ 4 ปีที่แล้ว +12

      walal allaah xaqa hakuu yasiro waxaan kula talin lahaa meesha aad joogto iyo saaxiibkaba iska badal

    • @2plus2equals59
      @2plus2equals59 4 ปีที่แล้ว +12

      Wax fiican baad na waydiisatay ....adigana noo soo ducee waxaan dhex fadhino illaah uun baa og.

    • @medicineworld6809
      @medicineworld6809 4 ปีที่แล้ว +3

      Alle ha ku so hanuuniyo hno

  • @yackopak4860
    @yackopak4860 4 ปีที่แล้ว +239

    Qof kaste oo iga danbeyah waxan ka codsan inuu alle qur'anka ifududeyo oo igu hanuunyo wall dar alle igu ducee 💗😥

  • @hodanabdullahi1017
    @hodanabdullahi1017 4 ปีที่แล้ว +469

    Waxaa aad ugu faraxsanahy in an joogay muxadaradas oo an live arkay sheekh mustafa illhay darti ayaa u jclhy❤️cimrigisa Allaha dhereyo🤲🤲

    • @hodanabdullahi1017
      @hodanabdullahi1017 4 ปีที่แล้ว +8

      @@fosiyacali4333 masha Allh wa nasiib badan thy ana last 3days ayaa nasiib u yeeshay in an la kulmo oo muxadarada u noqabanayey

    • @aden-yusuf12
      @aden-yusuf12 4 ปีที่แล้ว +3

      @@hodanabdullahi1017 halkey kadhacaysay muxdradan

    • @hodanabdullahi1017
      @hodanabdullahi1017 4 ปีที่แล้ว +2

      @@aden-yusuf12 Nairobi ayey ka dhacday

    • @yuusufcabdi4863
      @yuusufcabdi4863 4 ปีที่แล้ว +4

      Todabad Kii mar ama laba jeer ayan arkaa sh Mustafe masjidka ama wadada , tawaduca ,kaftanka ,yabysd,Allh haxifdiyo

    • @hodanabdullahi1017
      @hodanabdullahi1017 4 ปีที่แล้ว +3

      @@yuusufcabdi4863 masha Allh🤗Alla ino xifdiyo

  • @safiyayasin3305
    @safiyayasin3305 4 ปีที่แล้ว +406

    Waligay waan radinaya tarikhda sh.mustafe Allah mahadi maanta ayaan helay tarikhdisa alx

    • @salmoabdulkadirmohamed5508
      @salmoabdulkadirmohamed5508 4 ปีที่แล้ว +1

      Hee wllo maxaa tarikhdiisa ku falin.inkastoo somalida tariikhdood laga Helin intarneenka xitaa fanaaninta

    • @MrAhmedcade1
      @MrAhmedcade1 4 ปีที่แล้ว +5

      @@salmoabdulkadirmohamed5508 fanaan maxaa meesha keenay.

    • @zimanheiz9382
      @zimanheiz9382 4 ปีที่แล้ว +4

      @@salmoabdulkadirmohamed5508 bisinka maxaa meesha fanan keeny 😲

    • @DaadaChannelOfficial
      @DaadaChannelOfficial 4 ปีที่แล้ว +1

      @@salmoabdulkadirmohamed5508 sxb sare subscribe ii saar mahadsanid

    • @DaadaChannelOfficial
      @DaadaChannelOfficial 4 ปีที่แล้ว +1

      @@MrAhmedcade1 sxb sare subscribe ii saar mahadsanid

  • @abdirahmanmuhyadin2552
    @abdirahmanmuhyadin2552 4 ปีที่แล้ว +179

    Wlhi sh mustafe ilaah dartiis baan kuu jeclahay

  • @HEEGANMAN
    @HEEGANMAN 4 ปีที่แล้ว +186

    Horta waa iga suaale waxa keliya ay somali kamidaysantahay waa dhagaydiga iyo daawashada Sh mustafe xaaji ismaaciil Haarun e maynu madaxwayne kadhigano ha ina hogaamiyee ? Arinkaa yaa igu raacsan ? 1 soo qor hadaad igu raacsantahay 2 soo qor hadaadan igu raacsanayn
    Mahadsanidin

    • @Onesaam
      @Onesaam 4 ปีที่แล้ว +2

      Hogaaminta waddan ma ahan in la isku raacsanyahay kaliya

    • @ikraanladan8497
      @ikraanladan8497 4 ปีที่แล้ว +2

      Ma yeelaayo

    • @yackopak4860
      @yackopak4860 4 ปีที่แล้ว +1

      Ani

    • @korneabdi6425
      @korneabdi6425 4 ปีที่แล้ว +2

      Kuguma raacsani anigu

    • @itz_Marwa456
      @itz_Marwa456 4 ปีที่แล้ว +3

      wan kugu raacsanahay

  • @idirisabdi3697
    @idirisabdi3697 4 ปีที่แล้ว +251

    Shekh mustafe ilahay ha xafide subax salad horaa waxanu ku kulaney jidka Halbowlaha ahee hargeysa dhex mara wax uu watey raaxo ama vits sidii lo yaqnaba waxuna shidaal kaga shubaneyey kaalin kalmaha ka mida waxey aheyd subax au dhado da,ayso ama ceeryani jirto waxan ahaa ardey isaguna kalahad ku jira oh wax barasho adaya kolkaan anu Iskuh beganahay shekha ayuu gadhigi Dib u soo sarey wuxuna ku dhuftey gadhi ka dambeyo xajiyad ahaa dedna wax wayn ma noqon ninki laha gadhigu waa maqna dedna dadki wadada marayey iyo qaar ka mida shaqalaha ayaa dhahey ala ala shekh waxba ma qabee orod iskah tag dedna intu so degey oo uu egey ayu dhahay mee ninki laha wa maqnyahay la dhahay dedna intu gadhigi Dib ugu noqdey ayuu qalin iyo warqad so qadey dedna lamberkisi ayu ku qorey wuxuna u dhibey shaqlhi kalinta oo u ku dhahay wakase ninkasi marku yimado ila so hadal siya kolka ilahay ha xafide waa aamin

    • @hibomohamed4167
      @hibomohamed4167 4 ปีที่แล้ว +4

      Idiris Abdi anaa vits taa ku arkay waase layga rumaysan waayay

    • @hoodocali421
      @hoodocali421 4 ปีที่แล้ว +2

      Vits taaa makhraati ayaa kaga ahay

    • @yousufabokor6797
      @yousufabokor6797 4 ปีที่แล้ว

      Idiris Abdi 1

    • @ubahali7389
      @ubahali7389 4 ปีที่แล้ว +2

      Mansha Allah

    • @idirisabdi3697
      @idirisabdi3697 4 ปีที่แล้ว +2

      @@hibomohamed4167 koley wll waa somalo sidey ku rumeysatn iska adag ilaa ay arkaan

  • @ducoqabe5221
    @ducoqabe5221 4 ปีที่แล้ว +81

    Sh.mustafe X. Ismaaciil Haaruun.
    Rabbi raali kaa noqoy, shaqsiyad cajiiba oonan waligay ku arag qof soomaali ah kuna arki doonin adigaa leh.❤

  • @diiniahmad4298
    @diiniahmad4298 4 ปีที่แล้ว +125

    من تواضع لله رفعه الله في الدنيا والآخرة
    صدق رسول الله

    • @arizadizi8993
      @arizadizi8993 4 ปีที่แล้ว +4

      كيف لا يصدق وهو الصادق المصدوق صلى الله عليه و آله وصحبه وسلم.

    • @diiniahmad4298
      @diiniahmad4298 4 ปีที่แล้ว

      صهيب عبد الرحمن حيق يا أخي الكريم

    • @diiniahmad4298
      @diiniahmad4298 4 ปีที่แล้ว

      اللهم بارك شيخنا وأطال الله عمره

    • @arizadizi8993
      @arizadizi8993 4 ปีที่แล้ว +1

      @@diiniahmad4298 اظن انك تريد أن تكتب حقيقة ولكن ماعليش على كل الحمد لله الذي أخرجنا بمثل هذا الشيخ واتمنى ان يخرج مثله في المستقبل القريب والبعيد.

    • @diiniahmad4298
      @diiniahmad4298 4 ปีที่แล้ว

      آمين يا رب هذا الشيخ ركن من اركان الدعوة في الصومال اللهم أطل عمره ✋

  • @Bb-zm4pj
    @Bb-zm4pj 4 ปีที่แล้ว +45

    قمة التواضع والاخلاق والفصاحة والبلاغة والعلم والتفطن ماشاءالله قدوة للامة الصومالية . اللهم بارك عمره واعطيه الصحة والعافية الشيخ مصطفى حاج اسماعيل هارون

  • @yuusufyare8962
    @yuusufyare8962 4 ปีที่แล้ว +119

    Masha allaah
    Yaa ku ceshaday dhawr jeer😁

  • @khadarcabdi8680
    @khadarcabdi8680 4 ปีที่แล้ว +118

    Masha Allah sh mustafe xaaji ismaciil haaruun shekha shanta somaliyed caanku ah tadawuc
    Inta sidayda sheekha jecel like iisaara

    • @ridwanhassan7802
      @ridwanhassan7802 4 ปีที่แล้ว +1

      Khadar Cabdi sxb tadawuc waa maxay?

    • @digriyoowchannel481
      @digriyoowchannel481 4 ปีที่แล้ว +1

      @@ridwanhassan7802 waa is dhul dhig, macnaha kibir malaha.

    • @ridwanhassan7802
      @ridwanhassan7802 4 ปีที่แล้ว +1

      Cabdurraxmaan Xasan mahada sanid sxb

    • @luckyforyourself6617
      @luckyforyourself6617 4 ปีที่แล้ว

      Khadar Cabdi been baad sheegtay waayo maba dhaafo argaysa

  • @abusalmaan3343
    @abusalmaan3343 4 ปีที่แล้ว +103

    Wlhi ma aan arkin sheekh ka taawaduc badan sheekh mustafa, Allaha xifdiyo

  • @Gurmadcom
    @Gurmadcom 4 ปีที่แล้ว +110

    Islaweyni la'aanta iyo sida uu Sh Mustafe iska ilaalinayo inuu isweyneeyo waxay muujinaysaa qaymaha iyo karaamada iyo manzilada Ilaahay gaarsiiyey. Uma malaynayo inuu jiro Sheekh Soomaali ah oo la aqoona, la garaada lana karaamo ah oo hadda nool inuu jiro. Allaha noo kaa daayo Sheekh.

    • @baxsanaxmed4159
      @baxsanaxmed4159 4 ปีที่แล้ว

      Maandeeq Media sax waad iga ilameeya siidey runataa waaye abaayo ilaahye hanoo daayo

    • @amd7630
      @amd7630 4 ปีที่แล้ว +4

      Ilaahay ka baq sheekha halkaa hagaadhsiin. Waxa jira culimo aan media-ha soo fadhiisan balse cilmiga ay hayaan u sheekh mustafe arday u noqon karo. Sh mustafe waa sheekh cilmi leh balse dadka cilmi badan way badan yihiin wllo

    • @baxsanaxmed4159
      @baxsanaxmed4159 4 ปีที่แล้ว

      Amiin Maxamud calaakulixaale ilaahye hanoodaayo

    • @Realshorts-24
      @Realshorts-24 4 ปีที่แล้ว +3

      Ha ila dhaafin #Subscribe Allaha Ku Xifdiyee

    • @baxsanaxmed4159
      @baxsanaxmed4159 4 ปีที่แล้ว

      Sama doon Media waan kuu saare

  • @aminmohamed6247
    @aminmohamed6247 4 ปีที่แล้ว +174

    Masha Allah Sheekh mustaFe walhi iska JeclahaY ❤️❤️

    • @wasiiradmulaaxosabriye7555
      @wasiiradmulaaxosabriye7555 4 ปีที่แล้ว +1

      Abaayo subscrube igu caawi

    • @drgaas1826
      @drgaas1826 4 ปีที่แล้ว +3

      Alle ha ku jeclaado sidaa u jeceshahay❤

    • @aminmohamed6247
      @aminmohamed6247 4 ปีที่แล้ว

      Dr Gaas Aameen 🤲 wllky Allah yaCiZaK

    • @ahmed_darwish2866
      @ahmed_darwish2866 4 ปีที่แล้ว

      @@wasiiradmulaaxosabriye7555 1

    • @jamaciise9199
      @jamaciise9199 4 ปีที่แล้ว

      Sh.mustafe ilaahay ha barakeeyo,
      Magaalada burco iyadoo uu socdo
      Dagaslkii 1988kii gurigiisaanu seexanay habeen,annakoo 20 nin ah
      Hubaysan,xaaskiisu way qaxeen,dhamaantayo wuxu na siiyey
      Quraac,hadana guriga waxba ma oolin.
      Maasha allah.

  • @fadumamohamed8336
    @fadumamohamed8336 4 ปีที่แล้ว +90

    Shiqaan waa shiiqa loogu jecelyahay somalida culumadeeda qof wax kasheegee wlh wali ma arkin masha Allah

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 4 ปีที่แล้ว +182

    Subxaanalaah 3o bilood iska xidhnaw afrikan waa iska afrikan. Laakiin wuu diiday inuu dawladii hore wax ka sheego. Inagana imika qof aan waxba lagu samayn ayaa maantoo dhan dawlada caayaya.
    Aynu ilaahay iska barino oynu cayda iska dayno

    • @mohamedabdi7866
      @mohamedabdi7866 4 ปีที่แล้ว +6

      @ilhan hassan aad iyo aad walalo qofka imaanka leh wax ma caayo, shiikha la mid ma aha sida shiikhyada qaarba dhexdoda is dagaala ilahay xaqa ha tuso
      Shiikh mustafe ilaahay ha dhowro wax badan baanu ka faaiidnay.

    • @64yearsago59
      @64yearsago59 4 ปีที่แล้ว +8

      Waa qof wanaagsan oo ilaahay haybad siiyay 😍😍

    • @mojatransportllc2926
      @mojatransportllc2926 4 ปีที่แล้ว +4

      Dawlad ma fiicnayn Allah na dhaafiyay waxes ayaan ilaa manta ku jiri lahaye cidna diinta ma barateen

    • @AbdirahmanBinucowfpage
      @AbdirahmanBinucowfpage 4 ปีที่แล้ว +2

      @ilhan Hassan wll subscribe Ku saaraa adiga I Saar wll

    • @togdher24media18
      @togdher24media18 4 ปีที่แล้ว +1

      Wallaahi waa runtaa walal

  • @sihaamdaud5886
    @sihaamdaud5886 4 ปีที่แล้ว +44

    Masha allah dadka liveka udhagesanaye ku jire hadana in aan iska dhageysto jeclhay ❤sheikhena❤
    Mustafa alle haku dhowro❤🔥🔥🔥
    إني أحبك في الله يا شيخنا الفاضل

  • @Said_or_Fahad
    @Said_or_Fahad 4 ปีที่แล้ว +23

    Tumaal laydh waa Electrical engineer

  • @hamzegalool102
    @hamzegalool102 4 ปีที่แล้ว +34

    Sheekh Mustafe Allah Ha ku Xafido if iyo aakhiraba. Aamiin

  • @sharecoabdilahi2420
    @sharecoabdilahi2420 4 ปีที่แล้ว +53

    Cimriga Allah hakuu barakeeyo sheikh inagu qaali Allah.
    ALLAH HAKU XAFIDO SHEIKHYGA

  • @khaderahmed2121
    @khaderahmed2121 4 ปีที่แล้ว +53

    culimada Somaliyeed waa sheekha kaliya ee qabyaalad qalbigiisa ku jirin. rabi haku xafido

    • @jamabashir5380
      @jamabashir5380 4 ปีที่แล้ว +4

      Culimadii soomaaliyeed See udhamaayeen ma qabyad baa kuwada aragtay. Oo ma caalim walba oo soomaaliyeed baad taqaanaa.

    • @mahadomuhubo7617
      @mahadomuhubo7617 4 ปีที่แล้ว +1

      Ha ku danbaabin sheekhyadeenu dhamaan ma yaqaanan qabiilka
      Anu man sheegin wadaad qooto qooto

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 4 ปีที่แล้ว +88

    Maasha Allah waa shiikha kaliya ee soomaalidu wada jeceshahay alle ha barakeeyo dhaman culimada
    shiikha waxuu sheegay inuu mucalim yahay oo aan isaga lagu mashquulin waxaanu inagu baraarujiyay in aynu inagu wax barano oo jaaniska aynu haysano ka faaiidaysano

    • @hafzaabdikariim7720
      @hafzaabdikariim7720 4 ปีที่แล้ว +1

      mansha alaah shikhyada allah in brkeyo xifdiyo

  • @waayahadunidalyrics5283
    @waayahadunidalyrics5283 4 ปีที่แล้ว +27

    Dalkeena muxuu u xasili LA,yahay beynu leenahay waqtigi aan barwaaqada heysanay ee larabay in aan Allaah ugu mahad naqno baan abaalcilinti ka dhignay in aanan diintaba LA barankarin oo ciddi Wax yar diinta ka fahantaba LA xirayay Illaahoow Adaa caadil ahe Iimaan kaamila nasii
    Raxmadaada lagama quustee

  • @Am3n26
    @Am3n26 4 ปีที่แล้ว +73

    Waxan xasusta malin Hargeisa dhexdeda ku arkey isago wata baburta Vitz(raaxo) la yidha ee taxiga ah, aadbu mutawaduc u yahay shekhenu Alle ha ino daayo culimadena ❤️.

    • @ladanbintuabdilaahi9540
      @ladanbintuabdilaahi9540 4 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad wll sheikh Barbaraawina V8 ayuu wata

    • @hamdamahmoud826
      @hamdamahmoud826 4 ปีที่แล้ว +1

      Idinku Ma gaadhiyada sheekhyadu wataanbad daawatiin ood ka shaqaysaana 😂😂😂😂 new job

    • @Am3n26
      @Am3n26 4 ปีที่แล้ว

      Hamda Mahmoud mad fahmin ujedkayga wll.

    • @ladanbintuabdilaahi9540
      @ladanbintuabdilaahi9540 4 ปีที่แล้ว

      Adigu ma falanqeyntayadaa laguu diray new camal la'aan 🤣🤣🤣

    • @almisyusuf5908
      @almisyusuf5908 4 ปีที่แล้ว

      @@ladanbintuabdilaahi9540Shiekh Berberawi wuxuu wata gaadhi Noah ah ee ma wato V8

  • @drgaas1826
    @drgaas1826 4 ปีที่แล้ว +22

    Shiikh Mustafe Xaaji ismaaciil Aw haruun Aw yuusuf
    Alle ha ku Xifdiyo ❤

  • @MAHIIGAANCALI
    @MAHIIGAANCALI 4 ปีที่แล้ว +97

    *in laxidhay sanadkan uunbaan ogaaday waxaana iisheegay sh rashiid oo ay saaxiibo yihiin oo burco jooga waxaanu iisheegay sh rashiid in qadiyad dood ah oo kadhacday masjidu jaamaca burco awgii looxidhay 1982-----1984 goob joogbaan ahaa buu igu yiri ilaahay ha xifdiyo culimada dhamaaaan wasalaaamu calaykum **#CaliMo**'ed oo burco idinka salaamaya*

  • @nasraomer7467
    @nasraomer7467 4 ปีที่แล้ว +16

    شيخ مصطفى حاجى اسماعيل هارون حفطه الله تعالى ورعاه...آميييييييين

  • @super-boy7762
    @super-boy7762 4 ปีที่แล้ว +32

    Peentiisa ma aha wxa marka alla dartii u qapaneydo is shegid shegid iyo isfaanis lama rapo waa taptii nebiga masha allahl waa uu is hoosiinayaa allahna ku jeclanaya lkn wuu sareeyaa hupaashi allah cimrigiiza noo dheereeyo dad padan puu sapap u yhy hanuunkooda

  • @saciidmohamed4737
    @saciidmohamed4737 4 ปีที่แล้ว +19

    Shiikhyga culimada soomliyeed inkasta oo ay isugu kaymid yihiin hadana mustafe waa shiikha aan sigaar ah utaageero

  • @kafiaahmed3724
    @kafiaahmed3724 4 ปีที่แล้ว +36

    Sheeq muftafe sheeqaygii qofkii Allaah uu jecel yahay dhulka iyo cirka laga jeclaadaa. Sheeqa umada soomaaliyeed wada jeceshahay weeye cilmi aan waracnimo iyo tacwa lahayn wax mataro, aqliga iyo mufakarnimadaa lagu jecel yahay. Allaha inoo xafido aamiin.

  • @hamzegalool102
    @hamzegalool102 4 ปีที่แล้ว +35

    Dawladii Diinta Necbayd Illaahey wuu naDhaafiyey.... Alhamdulillah

    • @naknaknarok
      @naknaknarok 4 ปีที่แล้ว +4

      Hamze galool alxamduliLLAH sax. Ilaahay dawlad wacan oo diinta ku xukunta hana siiyo oo soomali mideysaa

    • @fadumomukhtar5923
      @fadumomukhtar5923 4 ปีที่แล้ว

      dowladii islamic ahi kama danbyn saxabadii iyo dadkii salafka ahaa dowlada soomalia iyo midkale doona wax kuma qabanayzo lkn allah adiga kaligah lagu xiizamiinayah ku dadaal camalka wngzn

    • @cabdimawel1932
      @cabdimawel1932 4 ปีที่แล้ว

      @@fadumomukhtar5923 haa walshy somlidu intaaa waxay o ooyayaaan somli hays raacdo lkin waxa wanaagsan inay u ooyaaan islaam hays raaaco

    • @fadumomukhtar5923
      @fadumomukhtar5923 4 ปีที่แล้ว

      @@cabdimawel1932 xaqiiq wlhy

    • @abumaxamedbelbel648
      @abumaxamedbelbel648 4 ปีที่แล้ว

      tanaa ka neceb oo nimanka is fuula bay tirahda dabolayashana way so dhowaysa taasise xilkeday u baqaysay

  • @sahankanolosha2459
    @sahankanolosha2459 4 ปีที่แล้ว +37

    Sheekh Mustafe Ma jecla inuu is-Sheego ,aqoontiisa weey balaarantahay , Culimada waxay ka cararaan is-sheeg-sheegida iyo amaanta.

  • @nuurmohamedmoalim6753
    @nuurmohamedmoalim6753 4 ปีที่แล้ว +20

    masha Allah sheikh Mustafa Alle haku Barakeeyo 🌎❤ I.a

  • @amiinboos7632
    @amiinboos7632 4 ปีที่แล้ว +73

    Mufakarka ahna Philosophy in Somalidu leedahay
    Waa Sheekhna Mustafe
    Waxaan hayaa video oo gaadhaya 37GB oo kaligiis ah Mano jiro sheekh intaasna u duubay
    Wuu tawaduc badan yahay

    • @abdihakinmuse3087
      @abdihakinmuse3087 4 ปีที่แล้ว +3

      Sxb ma isku wada xidahnyhy mise waakala qadqadanyhy 47 GB maxa kawadaa

    • @alxamdulilaah8450
      @alxamdulilaah8450 4 ปีที่แล้ว +2

      Maasha Allaah.Allaha cimrigiisa hanoo dheereeyo, kuwii ku camal falana Allaha naga dhigo Aamiin.

    • @wejdanaabdurahman5973
      @wejdanaabdurahman5973 4 ปีที่แล้ว +1

      Bro managu caawi kartaa vedio yadaas ado mahadsan oo ajir xisaabsanayo

    • @nastehobashir309
      @nastehobashir309 4 ปีที่แล้ว +1

      mohamed boos wll video Mano sheegi krta ado. Mhdsn

    • @amiinboos7632
      @amiinboos7632 4 ปีที่แล้ว +1

      nasteho bashir
      Wllo waxay iskugu jiraan folder
      Kala duwan oo kala mawduuc ah waana hayaa
      Number 0633617677

  • @banadirchannel8187
    @banadirchannel8187 4 ปีที่แล้ว +19

    Maansha-allah cilmigiyo xikmada aqlaaqda maaha wax ciyaar ah
    Bal eeg inta GOOR oo la xidhay mana ka sheegin Dowladaa sidey u gashay sababtoo ah waxaan dambi ayuu ka cararayaa inuu kasoo gaaro saaba dadka qaarna asluubtaa uma hadlayaan oo dulqaadkaaba ku yar
    Illaaheey haku xafido Sheekh Mustafa

    • @najaxaden3659
      @najaxaden3659 2 ปีที่แล้ว

      Mansha AllaH Alle Hano BarakeYo Shekhena

  • @makomouhoumed5494
    @makomouhoumed5494 4 ปีที่แล้ว +39

    Masha ALLAH tabarakallah Ilaahay Sheikh Mustafe Xaji Ismail Haarun jannatul Firdowsa hakugeeyo Ilaahay haku xafido oo hakudhawro🤲🤲🤲

  • @yasaalemedia8651
    @yasaalemedia8651 2 ปีที่แล้ว +3

    Wll qofkastoo dawanaya saladii ayamahan layga haystaaye igasoduceeya shaydanka

  • @nua.h2757
    @nua.h2757 4 ปีที่แล้ว +99

    *Tariikhdiisa* ciwaanka ah markaan arkay waan ku soo orday, wax badan raadinayay tariikhdiisa.
    *waxaan ka helay qeebta ooga hadlayo suu ku bilaabay cilmi sheegida*
    Lakiin suu culuumta diinta ku bartay tafasiil oogama hadlin, inuu tafasiil ahaan ooga hadlaan rajenayay.

    • @khalidahmed7988
      @khalidahmed7988 4 ปีที่แล้ว +3

      Wll Wuu Sheegay xaga Hore Waaka Kaga Hadla
      Cilmiga Culimadii wadanka Joogtay uunban ka qaatay waka Dhahhy
      Kutubtu sidu u kala horbartay hadad jeedid man Sheegin

    • @hananmohamoud8126
      @hananmohamoud8126 4 ปีที่แล้ว

      Aniguba sidookale waan kufarxay markaan arkay ciwaan ka allah ha xafido sheekha iyo dhamaan culimadeena

    • @hodanabdullahi1017
      @hodanabdullahi1017 4 ปีที่แล้ว +1

      Walal marku ka hadlayey mesha ayaa jogay xogaa time ka ayaa yaraa marka sidas ayuu u dulmaray

    • @nua.h2757
      @nua.h2757 4 ปีที่แล้ว +9

      @@khalidahmed7988
      Markaan raadinayay tariikhdiisa sadax baan igu muhiimsaneed.
      1- *Culuumta diinta suu ku bartay kutubada baranayay see ukala horeeyeen iyo carabiga & English barashadoodi*
      2- *Sidii cilmi faafinta ku bilaabay. Wuuna ka jawabay hadda.*
      3- *Wax akhrintiis guud markii cilmi barashada bilaabay ilaa hada uu sii gudbinayo.* Waxaan ola jedaa markuu tariikhda iyo seyniska iyo mawduuc kale ka hadlayo waxuu shegaa bugaaga muslim iyo gaalaba ee qoreen ama research(baaritano) ka hadlayo mawducaa, marka suu ku helaa mawducayada.
      Aniga sheekha tariikhdiisa waxaan u rabay meshaad u socotid dad kii kaga horeeyay hadaad wareesato wax badan baa kuu fududaan,saas owgeed ayaa sh. Cumar faruuq, sh. Shibli iyo sheekhan baarida tariikhdooda ugu guda jiray.
      Hooyo da'20naad ku jirto ayaan ahay, hada kutabada iyo muxaadarooyinka duuban , Arabic and English ayaan guriga ku dhagestaa, wali si dhab uma bilaabin wax barashada😊
      Allah hadfkeyga wanaagsan ha igaarsiiyo

    • @nua.h2757
      @nua.h2757 4 ปีที่แล้ว +1

      @@hodanabdullahi1017
      Kuu dhacatay hadaad joogtay ba😊

  • @samriiyed8684
    @samriiyed8684 4 ปีที่แล้ว +12

    Ilaahey Uma naxariisto in siyaad isaaq Sheekh iyo shariifba
    Culimo iyo caamo cidba may dhaafin

  • @mustafajiindhe5058
    @mustafajiindhe5058 4 ปีที่แล้ว +44

    Masha'allah Rabi Cimrigiisa ha u barakeeyo Shiikh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun

  • @ednamouze6935
    @ednamouze6935 4 ปีที่แล้ว +11

    Mnsha allh illhw culimda cimrigooda u barakee🤲🏻❣️

  • @hodanc6526
    @hodanc6526 4 ปีที่แล้ว +76

    Qofka Allah jecel yahay aya la imtixana waxa lo xiray Allah darti Allah janada howgu badalo

    • @najmaabdikarim1436
      @najmaabdikarim1436 4 ปีที่แล้ว

      A

    • @horeyusoco5728
      @horeyusoco5728 4 ปีที่แล้ว

      allah muxu wax ku jeclada?

    • @hodanc6526
      @hodanc6526 4 ปีที่แล้ว +1

      soco dabcan hada Muslim tahay wa in ad amarkisa racdaa

    • @horeyusoco5728
      @horeyusoco5728 4 ปีที่แล้ว

      @@hodanc6526 allah adiga miyaa? allah wax i amraya ma arkine?

    • @TiyoTV
      @TiyoTV 4 ปีที่แล้ว +1

      @@horeyusoco5728 maalin ayaa jiri doonta aad ogaan doonto allah wuxu yah subxanlah

  • @kanzagelinbacayn
    @kanzagelinbacayn 4 ปีที่แล้ว +14

    Alloow cimriga iyo caafimaadkaba kuu barakeey 🤲

  • @maryanaadan820
    @maryanaadan820 4 ปีที่แล้ว +33

    Masha Allah sheikhuny Mustafa Allah ku xafido aduun iyo Aakhiraba,Allahuma Aamin♥️

  • @nabiilgoets3152
    @nabiilgoets3152 4 ปีที่แล้ว +11

    Cimriga caqliga awlda cilmiga allah haku bareekeyo Mclin mustafe xaaji ismacil ❤️🙏

  • @xafsanimo8302
    @xafsanimo8302 4 ปีที่แล้ว +19

    Ii koow noloshiisa oon maqlo shiikh mustafe. Aada ugu farxay wax yarba ha ahaatee inaa wax ka ogaaday. Mahadsanid channelka soo dhgay

  • @abdimohamed7432
    @abdimohamed7432 4 ปีที่แล้ว +12

    Wale Waa la is weydin Nimcad Kutubta iyo Barashada Diinta ila suaal ahaad dhalinyaranimadaad Maxaa ku qabsatay Allow Na fahansiil Diinta iyo Barashadeeda Amiin Amiin

  • @kowsarabdi2708
    @kowsarabdi2708 4 ปีที่แล้ว +26

    Maaasha allaah cimir dheer iyo cibaada suban allah ku siyaadiyo

  • @muhiimdagan920
    @muhiimdagan920 4 ปีที่แล้ว +13

    ماشاء الله wan Ku farxay wallahi inan shiiqa taariqdiisa maqlo

  • @mariahassan9674
    @mariahassan9674 4 ปีที่แล้ว +48

    Masha allah meelkasta o somali jogto wa shekh aan aad u jecelnahay weye sheikh mustafe alle ha xafido 💕

    • @mohamedascadowmohamed5479
      @mohamedascadowmohamed5479 4 ปีที่แล้ว +1

      Mansha.allah sheikh musdafa alla haku xifdiya adi iyo inta diinta islaamka u adegeeysa hoygaagana alla ha kadhiga janna

    • @mohamedascadowmohamed5479
      @mohamedascadowmohamed5479 4 ปีที่แล้ว +1

      Wallahi sheekha waan jeclahay alla dartii baan ujeclahay sheikh musdafa xafidullah

    • @sadiiqisxaaq8555
      @sadiiqisxaaq8555 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa run wllo

    • @AbdirahmanBinucowfpage
      @AbdirahmanBinucowfpage 4 ปีที่แล้ว

      @maria Ali wll subscribe Ku saaraa adiga na I Saar wll

  • @abdilahixildhiban8987
    @abdilahixildhiban8987 4 ปีที่แล้ว +13

    SheiKH MustaFe XaaJi IsmaaciIl Alle DartiiH BaN U XiiseeyaaH ✔✔✔♥️

    • @sifircadeciise498
      @sifircadeciise498 4 ปีที่แล้ว

      Ma sha Allah ilaahey haku dhowro sh. Mustafa

  • @Easy_way1
    @Easy_way1 4 ปีที่แล้ว +48

    Wa sheekh aan jeclahay mustafe
    Somalinimo ay ku wayn tahay Iyo Islaamka

  • @karamali2198
    @karamali2198 4 ปีที่แล้ว +9

    Qalbiyan bn u jeclhy mustafe jannadii raxmaan ka rabbi hakugu bishareeyo

  • @بشراااويهرجيساوي
    @بشراااويهرجيساوي 4 ปีที่แล้ว +28

    قمة التواضع ماشاء الله يا شيخنا الفاضل

  • @jaamacmaxamed4204
    @jaamacmaxamed4204 4 ปีที่แล้ว +15

    شيخ مصطفى لا نظير له خاصة فى التاريخ اسلامي وغير اسلامي وعلم التنبية البشرية بل يستحق ان يطلق موسوعة علمية

  • @fdajnckds7790
    @fdajnckds7790 4 ปีที่แล้ว +46

    Maashaa allaah Sheekh cabdirashiid sheekh Cali Iyo Sheekh Mustafa Ismail haaruun labadaan ujeclahay culimada somaaliyeed allaaha xàfiduhu allaah

  • @abdiraxmansudaysi8087
    @abdiraxmansudaysi8087 4 ปีที่แล้ว +14

    Sh mustafe wuxuu ka yimi gobalkii raga burco maasha allah

    • @geesihanad2877
      @geesihanad2877 4 ปีที่แล้ว

      Gobol bilaa dumar weye gobolku

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 4 ปีที่แล้ว +1

      Galbeedka Burco dheh Burco iskuma jirtee

    • @abdiraxmansudaysi8087
      @abdiraxmansudaysi8087 4 ปีที่แล้ว +2

      @@moegreenback6854 burco waa burco qabiilka iska daa wllo ayeynu nahay ee

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 4 ปีที่แล้ว

      Sudaysi Abdirahman Burco waa Burcadii hore tan imika reero kala fadhiyaa degan waana loo qaybiyay Bari iyo Galbeed

    • @abdiraxmansudaysi8087
      @abdiraxmansudaysi8087 4 ปีที่แล้ว

      @@moegreenback6854 indr qali waa siyaasada ee inagu siyaasiinta waxba inagama gali dhalinyaradeena nala ka baahay yahay ineynu midowna ka bacdina odayaasha mideyno

  • @mustafeabdirahmaan2528
    @mustafeabdirahmaan2528 4 ปีที่แล้ว +14

    ماشاء الله تبارك الله الله يحفظك شيخ مصطفى حاج اسماعيل هارون

  • @jamayuuro4910
    @jamayuuro4910 4 ปีที่แล้ว +13

    Alleh haku barakeeyo
    Sheekh mustafe
    Xaji
    Qudwa ayuu somalida uyahay ayku dayankaraan

  • @jamacmuse10
    @jamacmuse10 4 ปีที่แล้ว +13

    Macha Allah jazakala khyr mustafe xaaji ismaacil haruun xafidadkalaha

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed86 4 ปีที่แล้ว +10

    Saan lee hadey markasto noo wacdi lahayeen shiiqyadeena wey no ficnaan lahayd wlh

  • @abdirazaksenior5999
    @abdirazaksenior5999 4 ปีที่แล้ว +11

    Machallah sh mustafe soo noqo adoo nabada gobolkii baan kaa sugaynaaaa

  • @museismail6546
    @museismail6546 4 ปีที่แล้ว +9

    Sh.mustafe x.ismacil harun alle haku ciseeyo if io aakhiraba

  • @akramlast932
    @akramlast932 4 ปีที่แล้ว +45

    Ilhay darti ku jeclahy wilkeyga sheikh mustafa

  • @Cabdiwaab
    @Cabdiwaab 3 หลายเดือนก่อน +2

    Alxd oo hadan maqley sheikha siiradisa inbadan baan tabey mantana alxd❤
    Wn ku ceshcesty kwrama😂

  • @afnaansidqi4339
    @afnaansidqi4339 4 ปีที่แล้ว +12

    sheekha waxaa kubadan tawaaduca is dhuldhiga waa runtii waligii tarikh ku sabsan hadii lawaydiyo wuu kagabsada waa shekh ilaahy sharfay qulubta dadkana dagey ele ha ku barakeeyo noosoo noqo adoo nabada

  • @hal-tusmedia8030
    @hal-tusmedia8030 4 ปีที่แล้ว +6

    Sheekh mustafe si uu dadka fahamkooda iyo caqligooda wax ugu kordhiyo wuxu yidhi "tumaalnimo ayaa baxay"
    Tumaalka ama dadka soomaalida ah ee birta garaaca dad badan ayaa haysta shaqo liidata lkn isagu wuxuu tusayaa dad aan laga maarmayn inay yihiin

  • @xusendaha1703
    @xusendaha1703 4 ปีที่แล้ว +10

    Tawàaduc badanaa
    Shesh Mustafa
    Iidu ceeya alaah I hanuuniyo.

  • @SOCA000
    @SOCA000 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa engineer sh mustafe lakin wuxuu kadoortay titleka injineeer inu dhaho Tumaal Balfiiri waa macalinkeyga nolosha nolow inta nolali jirto Insha Allah aakhirana Janada Ugu saraysa Insha Allah

  • @shamsosharaf8861
    @shamsosharaf8861 4 ปีที่แล้ว +16

    Masha allaaah jasakallaah kher shiiq mustafe xaaji

    • @salmatiirshe64
      @salmatiirshe64 4 ปีที่แล้ว +1

      Mansha.allaah illaahay.ha ku.xafiido

  • @القرآنالمجيد-ث8ه
    @القرآنالمجيد-ث8ه 4 ปีที่แล้ว +5

    الله يحفظك يا شيخ. والله أني احبك في الله

  • @dahirsheikhdon3598
    @dahirsheikhdon3598 4 ปีที่แล้ว +8

    Sheikh mustafa allah swt ha barakeeyo . Waxa ogaataa in diinta islaamka soomaaliya aad uga horeysay carabta. Inta soomaaliya wax ku bartaan oo sacuudi aadaan bey waxa ay soo noqdaan iyaga oo hooyadood iyo dadkii ay la noolaan jireen #Gaalo u yaqaan dhiigooda banaan yahay.

    • @dr.gutalealmuqdishawi9575
      @dr.gutalealmuqdishawi9575 4 ปีที่แล้ว +2

      Runtii Indheergarad sidaa weeye "Iyagoo Caafimaad qaba ayay halkan Katagi jireen iyagoo Marana way imaan jireen oo dhaqan gaaleysiin Takfiirin Wahaabiyinimo sitana Waysoo noqon jireen"

  • @xamsebile4833
    @xamsebile4833 4 ปีที่แล้ว +9

    *Mnshllah shik mustafe shiyuukhda aan ugu jecelahay uguna kalsonahay*

  • @saki7952
    @saki7952 4 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi maanta ka hor Dawladii Maxamed Siyaad nicitaankeeda iigama horeyn Illaahay baa na dhaafiyay

  • @jeefadxuseen7171
    @jeefadxuseen7171 4 ปีที่แล้ว +8

    Ninba Sheekh ha Sheegtee Sheekhdaydu waa Sheekh Mustafe, Sheekh C/Rashiid Sh Cali Suufi, Sheekh Dirir. Eebbe ha Barakeeyo Culimada Soomaaliyeed Dhamaantood

  • @xamaraaweshow6797
    @xamaraaweshow6797 4 ปีที่แล้ว +11

    Alle haku xafido sheikh mustafa

  • @khamarjilaztking7862
    @khamarjilaztking7862 4 ปีที่แล้ว +2

    😀 sheikh inaad iska wada cadayso ayaay aHayd SOMALIYA Naf inoomay Hayn marki horaba

  • @ummuatikahaaji9634
    @ummuatikahaaji9634 4 ปีที่แล้ว +6

    Alle cimrigaa haku barkeyo markhaati banka nahay ehel aduunyo inanad ahyn

  • @fosali5696
    @fosali5696 4 ปีที่แล้ว +5

    My role model shiiq mustafe xaaaji ismaciil ❤️❤️❤️

  • @guleidartan5999
    @guleidartan5999 4 ปีที่แล้ว +8

    *من تواضع لله إلا رفعه الله* ❤

  • @funthirstictm3098
    @funthirstictm3098 4 ปีที่แล้ว +6

    Sheikh Mustafa runta kama gabado, May Allah have mercy on him.

  • @lailamohamed597
    @lailamohamed597 4 ปีที่แล้ว +5

    Sh Mustafe Ilah haku xifdiyo runtii waxaa tahay sh umada Somaliyeed aktooda qiimo weyn ku leh and we love you so much waxa ilah kaga rajeynaa Janatul Fardowsa and Jazaakalaahul kheyr!❤️

    • @sahrodakane727
      @sahrodakane727 2 ปีที่แล้ว +1

      Mash Allah sh mustufaa allh cadaabka kaa ilaaliyo

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 3 ปีที่แล้ว +1

    Siyaad Bare Cid Uu Dhaafay Ma jirto Culimo Dumar Caruur Odoyaal Wuxu Ahaa Madax Waynihii 2Aad Ee Dunida Soo Mara Ee Dhiiga Shacabkiisa cabay lkn .. Imika Qabriga Ayuu Ku jiraa Mana Haysto Askartii Hareera Taagnayde Illhy Haw Dambi Dhaafo

  • @dulmidiiddowladdonartan3013
    @dulmidiiddowladdonartan3013 4 ปีที่แล้ว +8

    Mashaa allah tabarakalah sheikh mustafe Asalaamu calaykum waraxma somali xaqa allaha kumideyo

  • @Somfox1
    @Somfox1 3 ปีที่แล้ว +1

    Khabiir SOMALIYED ku takhasusay cudurada uurku jirta Internal medicine .. dalka ingiriiska .. cudurada JOONIS , CALOOSHA , Hunguriga , xiidmaha iyo Gasteri oo dalkeena xarun looga maarmo in aad YURUB iyo Turki caafimad u tago .. Ka faa ideyso Khabiirka th-cam.com/video/kjbvIlVlyqU/w-d-xo.html

  • @hodan8250
    @hodan8250 4 ปีที่แล้ว +6

    maansha allaah allaha ku barakeeyo sheekh mustafe alle dartiiban kuuu jecelnahay, aad baan uga xumahay in diinta islaamka darteed laguu dhibaateeyey oo xabsi ugashay.
    kaftanka waan ka helnay labadii xashiyood dabeyl baa qaaday any way fursadi waa tan dadaw hadiilaga faa iidaysanayo nimcadan alxamdililaah!

  • @hasanmohamed2796
    @hasanmohamed2796 4 ปีที่แล้ว +1

    Scw hadaan idiin iftiimiyo sheikh Mustafe wa xaga abtirsiinta waa habaryoonis

  • @nickmic3728
    @nickmic3728 4 ปีที่แล้ว +7

    Allah ku xifdiyo sheekhaan Waa jeclahay ❤️❤️❤️

  • @ahlamiiahmed1080
    @ahlamiiahmed1080 11 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤ManshaAllah My fav sh❤️❤️❤️

  • @Shobey1
    @Shobey1 4 ปีที่แล้ว +7

    Cajiiiiiiib
    Msha allah Jazakallah kheyr Sheikh Mustafa Xaaji Ismail😍

  • @yaskadhalintihore2462
    @yaskadhalintihore2462 4 ปีที่แล้ว +4

    *Shiikh mustafa xaaji ismail haaruun*
    Alle aduun iyo iyo aaakhirapa hakuu naxariisto cimrigaada hakuu parakeeyo😘💞❤

  • @bintuahmednuuue6344
    @bintuahmednuuue6344 4 ปีที่แล้ว +11

    Mashaa Allah aad baan u sugaaayay

  • @Amarmedhh
    @Amarmedhh 4 ปีที่แล้ว +15

    Waxan rajaynayaa in uu buug Qore si jiilka soo socda ay uga faaiidaysatan sidan anaku uga faaiidaysanay.
    Ilahay caafimad qab iyo Jana ku waydiinaynaa.🙏🏽🤲🏽

  • @ummuzubeyda7402
    @ummuzubeyda7402 4 ปีที่แล้ว +7

    Allahu Akbar It’s amazing story Sh mustafe. Caadi ma’aha.

  • @abdullweli-geesood21
    @abdullweli-geesood21 4 ปีที่แล้ว +4

    Sheikh mustafe inu somali yahay wa mid Lagu FaaNo!👌👌👌👏🤙

  • @mohameda1622
    @mohameda1622 4 ปีที่แล้ว +6

    Mansha allah muxadaradan wan joogen, sheikh musdafe ilaahay darti ban ujeclahay ilaahay habarakeeyo Amin

  • @asiyamohamed4903
    @asiyamohamed4903 4 ปีที่แล้ว +1

    Is dhul dhigu waa qaali waa sifooyinki dadka wanaagsan.
    Sheikh mustafe waa injineer wuxuuna isku sheegay tumaal.waxay cadaynaysa inu qof islaam xaqiiqa yahay

    • @abdikaniduale3371
      @abdikaniduale3371 4 ปีที่แล้ว

      Somalida uun baa luuqafoodii la nacsiiyay oo cay u arka, halka wax kastoo luuqad kale lagu sheego la jeclaysiiyay. Magaca "engineer" ka uun baa la jeclaysiiyay kii Somaliga ahaa ee "Tumaal" na xumaan bay u arkaan.

  • @mahadali7314
    @mahadali7314 4 ปีที่แล้ว +5

    هذا الشيخ من نعم الله علينا ،جزاه الله خيرا وحفظه في الدارين

  • @munaissa81
    @munaissa81 4 ปีที่แล้ว +1

    dadka suaalahaan go'aansaday inet wadaadada weydiyaan waxay ilaaween shuyukhda familkooda. inta ciyaal iyo inta xaasas😂😂😂