XIDIGAHA GEESKA GOONI ISUTAAG (Shaqo Qaran )OFFICIAL 2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Mursal Muuse, Asma Love, Ifraax Hargeisa, Oday, Cirro iyo Cabdi Hani ka qabgalkii Xafladda Barnaminjka Shaqo Qaran.

ความคิดเห็น • 807

  • @marwaan2257
    @marwaan2257 5 ปีที่แล้ว +133

    Reer muqdisho waa gob wllhi qoraal %50 wa iyaga
    Dhamantin adah umahadsantin walalayal

  • @CASKAFILMS
    @CASKAFILMS 5 ปีที่แล้ว +229

    Noolaada yaakhi somaliland from Djibouti waqal horey u soco libaax

  • @cmanhajji3705
    @cmanhajji3705 5 ปีที่แล้ว +507

    Inkasto an ahay reer muqdisho wlhi wan la ilmeeyey😭😭😭 dareenka wllahen...
    Hore usocoda wax yar ba idinka dhiman Guusha👉👉🤲🤲🤲🤲

    • @puresomalilanderberberawi494
      @puresomalilanderberberawi494 5 ปีที่แล้ว +33

      Wlhi waxad thy qof qlbi fican
      anagu wanu ka damqana dhibta wllahayo
      Idinkana illaahay cadawga #alshabab hydinka qbto
      Wllyal

    • @sucaadnur5100
      @sucaadnur5100 5 ปีที่แล้ว +11

      Saadaq Hassan ❤️❤️

    • @Wadani1988
      @Wadani1988 5 ปีที่แล้ว +15

      shuugraan waaaalalo waad qaalbi fiicaan taahy muradkagaa heel

    • @mohamedabdilleh8858
      @mohamedabdilleh8858 5 ปีที่แล้ว +12

      Qofqalbi wacan tahay anaguba waanu kanaxnaaa dhibtiina alle nabad waarta haydin siiyèe

    • @abdirahmankayze83
      @abdirahmankayze83 5 ปีที่แล้ว +10

      amin amin wl qali
      adbay no damqaysa waxa ka dhacaya muqdisho alle nabad haku so dabale

  • @amalmabdullahi1361
    @amalmabdullahi1361 5 ปีที่แล้ว +66

    Hambalyo Wan jclhy Somaliland wlhi from cabudwaaq 💪❤

  • @shaxshaxly
    @shaxshaxly 5 ปีที่แล้ว +81

    Somaliland people ha noolaadan waa dad qaranimadu u dhandhantay nabad iyo magancalyo wadankooda ku maarayey illahay waxaan uga baryayaa in uu ubadiyo nabada aay ku caano maaleen muuse biixi jir oo jog alle cadowga ha kaa qabto nin mujahid ah marna aan wadankiisa meelna uga bixin I salute you and I am proud to be somalilander noolow muuse biixi iyo inta wadanga noo maamuusha.

    • @hibaaqmaxamed9868
      @hibaaqmaxamed9868 5 ปีที่แล้ว +4

      Maasha allaah Wllshy amran illaahay caqliga iyo caafimaadkaba hakuudaayo
      Soomaaliland tagtay ootalaabsatay halkaii larabay usocotaa viv soomaaliland

  • @yahyemoussa4964
    @yahyemoussa4964 5 ปีที่แล้ว +140

    Horaay uu socda wlalahay xidiga geeska from Djibouti

  • @calixabad6551
    @calixabad6551 5 ปีที่แล้ว +26

    Wlh reer muqdisho ayaa ahay lkn waan la dhacay nabada iyo hor umarka aaad gartaan alaha idiin siyadiyo mar dhaw waxaaad heleysaan xurnimo inshaa alaaah

  • @faysalsugaal7104
    @faysalsugaal7104 5 ปีที่แล้ว +222

    Mursal Muuse si dareen leh ayuu u qaaday my somaliland ilahayoow umaddayda ilaali umadda soomaaliyeed ee kale na nabada u xeji.

    • @sagalali9215
      @sagalali9215 5 ปีที่แล้ว +6

      Ameen wll faysal sugaal muwaadin dhabaa tahay

    • @alixamse7411
      @alixamse7411 5 ปีที่แล้ว +2

      Faysal Sugaal amiin indr

    • @faysalsugaal7104
      @faysalsugaal7104 5 ปีที่แล้ว +6

      @Rahama wlshay ana waan ku jecelay allah haku sharfo 👑😍

    • @faysalsugaal7104
      @faysalsugaal7104 5 ปีที่แล้ว +1

      @@sagalali9215 wlshy qurux noolow💜

    • @faysalsugaal7104
      @faysalsugaal7104 5 ปีที่แล้ว

      @@alixamse7411 noolow indr

  • @wehlisowacan8095
    @wehlisowacan8095 5 ปีที่แล้ว +68

    Walaalahayga somaliland guul wacan viva somakiland from muqdisho

  • @inaxaaji1935
    @inaxaaji1935 5 ปีที่แล้ว +111

    2 sacadod ka bacdi ban shaqo galay hadana 3 jeer ban ku so ceshadeey waligeyna waan aqaney heesta waana ilmaynaya walahy ilahow no dhoowr qaranka iyo dadkaba respect to the president and xidigaha geeska iyo abwaan laabsalaax 💚🗨❤

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 5 ปีที่แล้ว +2

      DHIIGAAGA U SOO CABTEY ANAAA KU IDHI MUJAAHID BAAD TAHEY AMA MUJAAHIDADA HADHOW MARKA MURAN YIMAADO II YEEDH INAAD DHIIGAAGA U SOO CABTEY MEESHAN

    • @inaxaaji1935
      @inaxaaji1935 5 ปีที่แล้ว

      @@abdullahiomarali5241 mujahid indeer reer somaliland dhaman wa mujahidin inyar oo inalaka khalday mooye.

    • @puresomalilanderberberawi494
      @puresomalilanderberberawi494 5 ปีที่แล้ว +3

      AX
      AX
      Wanu kala simanay dhamn reer somaliland farxada ilmada iyo qiradu lasocota illaahow u naxariso intii farxada uso dhimatay

  • @ugaaskacida557
    @ugaaskacida557 5 ปีที่แล้ว +94

    Wan gilolyooday runti noolaada xidigaha geeska hormarkiinaa usacabtumeenaa wlalaalehen somaliland
    I am From mugadisho 👈

    • @aragsanxaaji8850
      @aragsanxaaji8850 5 ปีที่แล้ว

      Soomaaliland hanoolaato soomaalida kalana alla hasiiyo nabad

  • @bulshaawiproduction209
    @bulshaawiproduction209 5 ปีที่แล้ว +57

    markaan calan gaara guudka sundhee🎵🎤🎤
    goonida isu taagnaye gonaybaan🎤🎤🎤
    taladii garanoo guushii hantinee🎤🎤🎤🤗
    dadyahow gabigiin gacmaha isqabsada 🎤😍
    allow ku gargaar gayiga nabadoo🎤🎤🎤🙏🙏
    dadkana garan sii lib iyo gobinnimo oo🎤🎤💘
    hadaan loo goin godkana loo gelin 🎤🎤😓
    hadaan kumaan geesi umadan geerida 🎤🎤🎤😥
    hadaan gobonnimo guntiga loo xidhan 🎤🎤🎤💪
    miyaan guran layn midhaha soo go ay? 🎤🎤🎤?
    gaf iyo uma haysto ruux godoboo🎤🎤🎤🤝🤝
    goshayda xumaan kumaan guntanoo🎤🎤🎤💘
    gu baan ku illaaway geedo baxsheen🎤🎤😎😎Godkaan dagaybaa shaxdii galbiyee🎤🎤🎤🌎
    bushaaro dad bay u tahay gubashoo🎤🎤🎤🙁
    wanaaga aad gaadhay u gaambinayoo🎤🎤😡
    inay gambiyaan usoo guntadeee🎵🎵😨
    ka hay gaadhkoow ka joog goonyaha 🎤🎤⚠️⚠️
    horey god madow gondaha dhigatoo 🎤🎤🙂
    talada gurracan gunaad ka tagteen🎤🎤🗣️
    haduu galabtaba xor yahay gayigii🎤🎤🇸🇴❎❎
    wallee ma gabee guullow mahadaa 🎤🎤🙏🙏
    heestan maaalin dhan baan kusoo celcehnayaaa
    allow dhowr somaliland
    anna subscribe halla iigu xejjiyo

    • @fahimamohamed4499
      @fahimamohamed4499 5 ปีที่แล้ว

      Guushaadu dad bay u tahay gubasho weeyaan aad iyo aad baad ugu fara yaraysatay waanad ku mahadsan tahay dhalinyarada afku ku adagyahay sida quruxda badan eed ugu soo qortay

    • @bulshaawiproduction209
      @bulshaawiproduction209 5 ปีที่แล้ว

      @@fahimamohamed4499 mahadsanid wlll SUBSCRIBE tana nagu caawi fadlan

    • @gudimomohamed3790
      @gudimomohamed3790 4 ปีที่แล้ว

      Xidigah geeskah

  • @fatimalucky636
    @fatimalucky636 5 ปีที่แล้ว +51

    Hadaan kuman geesi umudan geerida💚*❤💪

  • @aduunaayomaleh4316
    @aduunaayomaleh4316 5 ปีที่แล้ว +143

    Somaliland jir Oo joog 😍 From Xamar " DIR Kingdom" 👑 Hargeysa ilaa jabuuti ✋✋💋🙌👈❤

  • @umuayman3604
    @umuayman3604 5 ปีที่แล้ว +93

    Wlhi wa ku farxay isku duubnashaha somaliland masha allah hamigina allaha idin rumeeyo my dadkayga from mogadisho

  • @hassanessa6741
    @hassanessa6741 5 ปีที่แล้ว +40

    Masha allah Rabi ha inoo siyaadiyo Nabada ilahyna waxan ka Baryaya inay muqdisho nabad noqoto inzha allah

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 5 ปีที่แล้ว +35

    VIVA SOMALILAND WALAALAHEEN ILLAAHAY HA DHAWRO HURUMAR IYO FARXAD . Xidigaha geeska more love. ..... FROM PUNTLAND MJ

  • @cawokawsarxirsi3638
    @cawokawsarxirsi3638 5 ปีที่แล้ว +23

    Wlhi wan farxad ilmayey allow nimcada nosiyadi inta an haysana ugu deeq
    My love country

  • @abdihaadi6608
    @abdihaadi6608 3 ปีที่แล้ว +8

    Yurub paa Gabdhaha ugu cod dheer halmar paan Muqdisho kula kulmay oo sawirna lagalay waa happy girl Noolada rer somaliland from Muqdisho ❤❤❤❤

  • @najahxarago7486
    @najahxarago7486 5 ปีที่แล้ว +68

    Faraxd bey I tahay wadnkayga hormarku gadhay nabadu sumadayada weye alxmdulilah💖💖💖💚☁️❤️

  • @idersdacadinho1948
    @idersdacadinho1948 5 ปีที่แล้ว +20

    Xidiga geeska waa in la siiya waxy ka mudan yiin dalaka waa muwaadiniin dhapa somalind hore u soco dalkygaii

  • @howieie2081
    @howieie2081 5 ปีที่แล้ว +50

    My Hargeisaaaaaaaa Hoygii Fanka iyo Suuganta Hargeisa Hadhwanaag .... 😍😍😍😍😍😍🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹

  • @abdishakourshakti7364
    @abdishakourshakti7364 5 ปีที่แล้ว +146

    Waa Maalmihii Yurub Geenyo Codkeedu Quluubta Umada Somalyeed Dagay Ee La Siiyay Magaca Sawtu Raxma Inta Yurub Geenyo Codkeeda Dareemaysa Like
    VIVA SOMALILAND

    • @rayanrasmi1796
      @rayanrasmi1796 5 ปีที่แล้ว +4

      abdi shakuur aniga kula mida ayada ugu cod macan uguna cod dheeray

  • @maxamed7258
    @maxamed7258 5 ปีที่แล้ว +25

    Godkaan dagaybaa shaxdii galbiyay!! Salan sare madexweyne - kahay gaarkoo ka joog goonyaha -
    Waxaasaa dowlad ah👏👏👏👏

  • @abdikarimosman1165
    @abdikarimosman1165 4 ปีที่แล้ว +5

    Waa 2020 xaalada lagu jiraa waa wakhti uu dunida saameeyay Xanuun la dheho Covrono Virus ama Covid-19
    Waxaa lagu jiraa xaalad staying homes ah, heestan iyo qaar kale oo wadani ah ayaan wakhtiga ku qaadanayaa.
    Thank you Xidigaha Geeska Somaliland Forever ❤️

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 5 ปีที่แล้ว +20

    *allow ku gargaar gayiga nabadoo dadkana garansii lib iyo gobonimo viva jamuuriyada barakaysan Somaliland* 💖💝💟👏👏

  • @sarahussein5872
    @sarahussein5872 5 ปีที่แล้ว +22

    Mursal sii dareen ku dheehnayey bu u qaday heesta guulaysta 🌹🌷⚘😍😍

  • @marshaal1234
    @marshaal1234 5 ปีที่แล้ว +26

    Mucaarid iyo muxaafidba alle ha daayo aaamin

  • @iskaeeggawaadhida5252
    @iskaeeggawaadhida5252 5 ปีที่แล้ว +50

    Mursal muuse cumar wllhi si dareen leh ayuu u qaaday somaliland ha noolato

  • @ifrahmohamed7675
    @ifrahmohamed7675 5 ปีที่แล้ว +102

    Inanka mursal laabta galiyey inu muwadin yhy ma shakiba idinkga jira guul my Somaliland ✊

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 5 ปีที่แล้ว

      ifrah waxa ian walayaa shayga qabiil la yidhaa waxeyn illoowaana in nin naag is haystaa aayiga u taalo sax

    • @abdullahiomar-ali194
      @abdullahiomar-ali194 5 ปีที่แล้ว

      ifrah aad iyo aad walee bilad baan siinya a waa happy laba dumar ku qabaa somaliland wana u dhashey alla hu barakeeyo

  • @bishirosman4284
    @bishirosman4284 5 ปีที่แล้ว +14

    Xaqiiqatan wanjeclahay man wansoosalami doona hargeysa ictiraafna wad heleysaan insha allah anagana allaha baladka nabad noogadhigo

  • @youngmoha5759
    @youngmoha5759 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mursal Muuse ayan ku dhageestay heestaan from Muqdisho🇸🇴🙏🏽

  • @umuilwaad8492
    @umuilwaad8492 5 ปีที่แล้ว +61

    Horey u socda gooni isu taga slnd waa muqadis I am from Mugdishu

  • @ahmedkhayr7534
    @ahmedkhayr7534 5 ปีที่แล้ว +503

    Hadaaad Qaranka Somaliland Taaageersan Tahy Walal Xujo KUGUMA Ehee Like Dhac Iigu Siiii 😁😁😁😁😁

    • @hasanmuse6813
      @hasanmuse6813 5 ปีที่แล้ว +1

      Shp adigu meelkastaBa waaN kugu ArkaaYe ma Like taad urursataa hhhhh

    • @rahmaali2050
      @rahmaali2050 5 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkk

    • @abdirahmansalah3643
      @abdirahmansalah3643 5 ปีที่แล้ว +1

      Qaranka Barakaysan Somaliland Viva.

    • @abdirahmansalah3643
      @abdirahmansalah3643 5 ปีที่แล้ว +1

      @@hasanmuse6813 Adigu ma faqash qadaadwayn baa tahay maxaa ku shiday ee dhayda ka lisay.

    • @hasanmuse6813
      @hasanmuse6813 5 ปีที่แล้ว

      AbdiraHmaNow shp hdlka izk adkee wxba kamaad hdline

  • @asiyahabi8122
    @asiyahabi8122 5 ปีที่แล้ว +49

    Wlhi markaan arko dalkayga saan ufarxo malayn maysaan waan ilmeeyaa allow iidaa dalkayga iyo dadkiisa

  • @jamalwarsame4522
    @jamalwarsame4522 5 ปีที่แล้ว +54

    Madaxweyne please dhaqaalee xidigaha geeska waayo waa astaan qaran

  • @sagalxaaji8707
    @sagalxaaji8707 5 ปีที่แล้ว +123

    Alow usiyaadi nasbata somalnd anaga nasii from muqdisho

  • @asaldhaladfaraxsan2993
    @asaldhaladfaraxsan2993 5 ปีที่แล้ว +20

    Jamhuriyada barakesan allaw dhawr❤💬💚

  • @rithwaanofficial3288
    @rithwaanofficial3288 5 ปีที่แล้ว +13

    *XidigaHa GeesKa*
    *HoRE U SOCdA*
    *SomaLiLaND My motherland*
    *WaqaL Well done*

  • @Daljirkii101
    @Daljirkii101 5 ปีที่แล้ว +46

    *Heart touching and soul melting* *Song*
    *From Your Brothers* *Mogadisho*❤🔥 ✊👊

  • @shadow1-h
    @shadow1-h 5 ปีที่แล้ว +20

    Godkaaan galaybaa shaxdii galbiyee ilhow cadowga naga qabo 😭💯💯💯

    • @fahimamohamed4499
      @fahimamohamed4499 5 ปีที่แล้ว +1

      Godkaan dagay weeyaan ( shaxdaa godkaasaan dagay)

  • @hoodo9579
    @hoodo9579 5 ปีที่แล้ว +12

    Vive my country noolada hanti qaran xidigaha geeska

  • @nadaarajamac7780
    @nadaarajamac7780 5 ปีที่แล้ว +26

    Guulaysta viva somaliland dadkygii inta jiifka kudanysaay liketa igu qabta wax baa kadhcy somaliland

  • @deeqaxasan4420
    @deeqaxasan4420 5 ปีที่แล้ว +44

    Page ki nimcan hilac mursalba qadey kapax✋👏❤

    • @idrizzadn8875
      @idrizzadn8875 5 ปีที่แล้ว +2

      Deqa dee janno ka boodbuu noqdee
      Nimcadu xejin waye imiku is ciilkambinayaa

    • @braziliano12
      @braziliano12 5 ปีที่แล้ว +2

      mursal waa haldoorka fanka somalialnd waana ninka fanka somaliland shiday nimcan baad la hoos ordaysa

    • @shucaybmaxamud2842
      @shucaybmaxamud2842 5 ปีที่แล้ว +2

      Nimcaan Cabdiraxmaan Xassan Hilaac Boqorka codka. From Burco

    • @Adamhersi110
      @Adamhersi110 5 ปีที่แล้ว +1

      Sidiii nimcaaan u qaadayay uma qaadin mana gaaadhi karo nimcaan xagga codka iyo fanaan nimadaba wlhi hadi run laga hadlo

  • @caytocali7414
    @caytocali7414 5 ปีที่แล้ว +101

    *Hadaa TaHaY Somali dhalad dhab ah U ducee Walalehena Mogadishu ku dhibaataysan*
    🙏

  • @hothakathermhamet2860
    @hothakathermhamet2860 5 ปีที่แล้ว +10

    My Motherland Allow i daa dadkyga iyo dalkygaba
    Iyagaan wx ku ahy
    Amen 😘😘😘😍😍🌹

  • @najahmuhammed1127
    @najahmuhammed1127 5 ปีที่แล้ว +7

    manzha allah wlhi waan Farax markan arko somaliland Alx ilaahi iga dhaliyay ba mahad iska leh 😍😍😍😍😍

  • @zahrasocial6276
    @zahrasocial6276 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah farxad igu nolada all somalillan from muqdisho insha allah mar uun waan imaan donaa hargeysa kal iyo laab ujeclahay billahi❤💖💋❤😍💖

  • @munaabdi3814
    @munaabdi3814 5 ปีที่แล้ว +141

    Somaliland horay usocda cadowgiina ha jabow waa mesha galiyo nabada ka jirto alxamdullih somalidiina kalana uduceeya walalyaaal
    Wn idin jeclahay wlhi
    Calanka maxaa kuu xiray by dadka qaar idhahaan somaliland maba tihidee markasan dhaha waa calan istahilo in la xirto wana dadkaygi mana xaqiraayo dowladan jirto💪🏻guul an dhamaan bn idiin rajaynayaa 💚⚪️❤️

  • @wardaamiizha3661
    @wardaamiizha3661 5 ปีที่แล้ว +6

    Xidigahayagii baal ka mida baalasha ay dowladayadu ku duuzho xidigahayagii hore usocda
    Hooyo yurub geenyo
    Asma Love
    Ifraax hrgeiza
    Cabdi hani
    Cabdiraxmaan oday
    Bakaal ciro
    Mursal muuse
    ❤❤❤❤❤

  • @ifrahomar7854
    @ifrahomar7854 5 ปีที่แล้ว +55

    Goodkan Dagayba SHaxdi Galbiiyay kalmada qooki fahmaya farta hatago

    • @abdishakurmohamed1495
      @abdishakurmohamed1495 5 ปีที่แล้ว +1

      Anaa fahmay......shax qofkii dheelsy umba garan

    • @ridwanmohamud5134
      @ridwanmohamud5134 4 ปีที่แล้ว

      Godkaan degay baa shaxdii gelbiyee guulow mahadaa
      Yacnii godku waa irmaanta shaxda lagu kala badiyo

    • @muqtarjamaegal6071
      @muqtarjamaegal6071 3 ปีที่แล้ว

      Waa irmaanta yacnii waa afarta hogeede guusha ee loo yaqan hog saaro

  • @mohamedjibriil8090
    @mohamedjibriil8090 5 ปีที่แล้ว +73

    xidigaha geeska waa hanti qaran noolaada viva my country somaliland

  • @abdiwasacrasheidabdi1558
    @abdiwasacrasheidabdi1558 5 ปีที่แล้ว +39

    Erayadaas waxay ka imaadeen maskax qarax iyo qabyaalad ka fayow

    • @ruqiaabdi7209
      @ruqiaabdi7209 3 ปีที่แล้ว +1

      Ogsonow ka bixiyaa inu yahay allaah ee ku dar wll alx hadaad noshahay weeye hadii kale alle hakuu naxariiato wllo😪😪😘

  • @apdirashiidali8453
    @apdirashiidali8453 5 ปีที่แล้ว +21

    mansha allah from muqdisho allah ha idin xifdiyo cid aaan ahyn idinka ma hyNe please noso noqda wyNu qaldaneee reer waqoyi waa xadariyen wlhi wa dad wx dhisan kara

    • @hothanpader9887
      @hothanpader9887 5 ปีที่แล้ว +5

      Tnx WlloH LkN MiyaaN Dhip YaraaN Ku Dhid Bay CaLaNku MrkaLe DhaLaaNteeD Ku Dhiipi Karaa

    • @mahadjeesto7937
      @mahadjeesto7937 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hothanpader9887 maya maya midnimo dhimatu kusi dhagan yahae dhagaha ugu rida inanay dhacen midnimo ma dhales

  • @amranmohamud4890
    @amranmohamud4890 5 ปีที่แล้ว +10

    Mashaa Allah Allow u siyaadi nabada sugan Somaliland guul iyo hormar ayaan idiin rajeeynayaa walaaleen Somaliland from Mogadishu Somalia ❤️

  • @dalxafilmshd5734
    @dalxafilmshd5734 5 ปีที่แล้ว +117

    hadad Ku Faraxsantahy barmamijaka shaqo qaran iyo ka qayp qadashada xidagaha geska fdln like isaar

  • @almaslv3134
    @almaslv3134 5 ปีที่แล้ว +20

    Mansha alalh dalkeyga sland jeceliya 💚💚💬💬🖤🖤❤❤

  • @sanduuraiid6349
    @sanduuraiid6349 5 ปีที่แล้ว +10

    Manshalllah manshalllah wlhi adban ugu faraxay ilaaahyow noosiyaadi nabada

  • @mohamedsahal2656
    @mohamedsahal2656 5 ปีที่แล้ว +73

    MnshllH noolodaH wlgiin wxiii zomlilanD ku faanaH like izrH
    Wxn ahy qofkiii ugu horeeeyay eee comanti ka bxya

  • @suldaanmoha8033
    @suldaanmoha8033 5 ปีที่แล้ว +157

    Somalilnd ano warsangeli ah hada kufaano umad alley ma danbibaa😂

    • @familyroots8424
      @familyroots8424 5 ปีที่แล้ว +26

      Anigu laftaydu warsagali ayan ahay. Guul Somaliland

    • @saedarahman7521
      @saedarahman7521 5 ปีที่แล้ว +7

      Alle ha inabarakeeyo wLl

    • @familyroots8424
      @familyroots8424 5 ปีที่แล้ว +2

      @@saedarahman7521 amiin wll

    • @suldaanmoha8033
      @suldaanmoha8033 5 ปีที่แล้ว +24

      Meeesha inoo balaadhiya hada isaaqaw haysku koobine

    • @hothokalgacal3520
      @hothokalgacal3520 5 ปีที่แล้ว +17

      wad leeday wllo somaliland waa qaran lawada leeyay

  • @ayaandheeman5312
    @ayaandheeman5312 5 ปีที่แล้ว +1

    Msh aallh curdka xidigaha geeska gesiga fananka Mursal muuse cumar frxda Ku waar dhigagii ila dhashay melwlbo jogto. Form borma caday I love xidigaha geeska♥♥♥💯💯

  • @somalindsomalilnd2404
    @somalindsomalilnd2404 5 ปีที่แล้ว +30

    Yaaa ila arka inay mursal muuse qiiro kamuuqato wajigiisa u fiirso

  • @labbadhagaxnindhexdoodkaso2952
    @labbadhagaxnindhexdoodkaso2952 5 ปีที่แล้ว +14

    Maasha Allah hanoolaato jamhuuriyada barakaysan waa muqadas slmulah waqal

  • @Little_D815
    @Little_D815 5 ปีที่แล้ว +60

    4:08 mursal muuse wllhi si qiiro leh ayuu u qaaday baydkii nimcaan hilaac
    ilaahow noo siyaadi Somaliland

    • @braziliano12
      @braziliano12 5 ปีที่แล้ว +5

      sow borka fananiinta maha hadii uuna mursal fanka ku jiri lahyn somaliland fankeedu horay uma socdeen ee ninkan baa allah u siiyey haybad fanka noolow mursal muuse cumar waa boqorka fanka somaliyeed mursal

    • @shucaybmaxamud2842
      @shucaybmaxamud2842 5 ปีที่แล้ว +2

      Wlhi Labada fannaanba waan taageeraa lkn Nimcaan iyo Bk ba meeshoodii iyagaa ku qurux badnaa. Nimcaan Hilaac Boqorka codka...from Burco

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 5 ปีที่แล้ว +13

    Allaw dhawr dalkayga iyo dadkayga. I Love you xidigaha geeska.

  • @nasreenahmed7462
    @nasreenahmed7462 5 ปีที่แล้ว +65

    Somaliland ilow nabada noo siyaadi walalheen rer somalia na dhibaatada ka saar isku diir bn nhee🤲🤲

  • @kowsarhassan4756
    @kowsarhassan4756 5 ปีที่แล้ว +43

    Ilaahi u siyaadi horumarka slmd

  • @yahyemoussa4964
    @yahyemoussa4964 5 ปีที่แล้ว +47

    Somaliland haa jirtoo nijeecliya

  • @entertainmentshortshd9026
    @entertainmentshortshd9026 5 ปีที่แล้ว +13

    guul dhulkayga hooyo allow harumarka noo siyaadi

  • @sirdoon1
    @sirdoon1 5 ปีที่แล้ว +31

    pageki heesta nimcan hilaac iyo BK waxey ku badaleen odey iyo mursal like saara inta aragtey

  • @asmadegan7163
    @asmadegan7163 5 ปีที่แล้ว +6

    Waan jecelahy soomaliland ilahy nabad hadin siyadiyo forma mudisho waxan ka bad baday qarxi mak al mukarma axl no duceeya inaan mar Helono nabad ilahy han siyo waan imanay hargayz guuul soomaliland

    • @ayanbarre377
      @ayanbarre377 5 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahay hanoosiyaadiyo idinkana dhibta haydinkadulqaado aamiin

    • @amiirfahad1804
      @amiirfahad1804 5 ปีที่แล้ว +1

      illahay haydin siiyo nabad waarta wllo qaali

    • @mohamedismail8560
      @mohamedismail8560 5 ปีที่แล้ว

      Nabad buuxda alle hydin siiyo wll

    • @johnpea9549
      @johnpea9549 3 ปีที่แล้ว

      Ilahy nabad ha idin siiyo🤲🤲

  • @alihusseinabdifatah3575
    @alihusseinabdifatah3575 5 ปีที่แล้ว +3

    Aloow ku gargaar gayiga nabadoo dadkana garadsii lib iyo gobonimo ❤️❤️ walahi waan jeclahay dadkayga wxn leehay ii noolaada Somaalilad from Borama 💓

  • @dirisleabdi364
    @dirisleabdi364 5 ปีที่แล้ว +127

    Somaliland Dal jira 👉💯👍

  • @mohamedhashi1693
    @mohamedhashi1693 5 ปีที่แล้ว +14

    may wlee maan so gurten midhah sogo.ay hadan dhiig loo qubi ilahay inti calanka somalilan xoraynteed ku geeriyootay naxariis baldhan siii

  • @alliahmet8305
    @alliahmet8305 5 ปีที่แล้ว +6

    Mnsh allh
    Wadan kayga waan ku fanaa soomaalilnd guuul guuul

  • @saxiixmedia8956
    @saxiixmedia8956 5 ปีที่แล้ว +81

    Wiil soomaliyed ahay like isiiya 😰😰😰😰😂❤️

  • @mustafecarab2835
    @mustafecarab2835 5 ปีที่แล้ว +6

    Somaliland Hore usoco waligaaa
    Allaw Gayiga BarwaaQo kusoor
    From Adis Ababa

  • @wizamintv9147
    @wizamintv9147 5 ปีที่แล้ว +16

    One love all Somalilanders💚☁️❤️💪🏾

  • @hamseart5789
    @hamseart5789 4 ปีที่แล้ว +2

    Yaa iyagoo ooyayaya daawanaya😭❤Allaw Qarabkeena noo xafid❤💭💚allaw kuu gargaar gayi nabadaw

  • @saedosmanmohamed3528
    @saedosmanmohamed3528 5 ปีที่แล้ว +5

    Allow dalkiyo dadka noo barakee Aammiin. Somalilander's koow si walba oo aynnu siyaasadda ugu kala duwannahay, dalnimada waynnu ka simannahay. Garab iyo gaashaan mid ah waligeen iyo waaqeenba.

  • @hamzegalool102
    @hamzegalool102 5 ปีที่แล้ว +13

    Hees macaan, Jawi degan,Shacab iyo madax sharaf leh, Dad iyo Dawlad Gob ah, xadaarad aka Ilbaxnimo, Viva somaliland

  • @xamsexasan8952
    @xamsexasan8952 5 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha allah wlahi farxad ayan la ilmeeyey ❤❤❤ xidigaha geesku wa hanti qaran Viva my country SOMALILAND

  • @realyquen1714
    @realyquen1714 5 ปีที่แล้ว +33

    MURSAL MUUSE WADANIGA DHABTA AH WALAAL NOOLOW
    #SHAQOQARAN

  • @hodandaud5404
    @hodandaud5404 5 ปีที่แล้ว +9

    Hadan loguni gidkana logalain miyaan guran layan midhaha so Go ay waa Maya alle haku barkeeyo dalkaygow

  • @empireshow1
    @empireshow1 5 ปีที่แล้ว +6

    Inta deernatay in bk la tabey
    Like somalilander pure

  • @princesspahjamohamuodprinc5635
    @princesspahjamohamuodprinc5635 5 ปีที่แล้ว +9

    My SomalilāND HorMar gaadHa dHaMaaNteeN AlloW GuuL PuuXdaH Ka RajeeN ☝️

  • @mohamohamed7142
    @mohamohamed7142 5 ปีที่แล้ว +3

    Miyan guranlayn midhih soo go.ay maya ax ax intii dhimatay illaahay ha unaxariisto 😭😭😭😭😭

  • @hanabarwaaqo2690
    @hanabarwaaqo2690 5 ปีที่แล้ว +12

    😢😢
    Iam proud tobe somalilander

  • @fatouali7310
    @fatouali7310 5 ปีที่แล้ว +7

    Dadkeygi horey uu socda inshallah guul 😍😍😍

  • @mustafeahmed2263
    @mustafeahmed2263 5 ปีที่แล้ว +4

    Qarankayga Jamhuuriyada Barakaysan ee Somaliland wuu tisqaaday saadashuna waa guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷

  • @najaxmohamed1478
    @najaxmohamed1478 5 ปีที่แล้ว +25

    Allow ku gargaar gaygiga nabadoo dadkana garansii lib iyo gobanimo
    Somaliland dalkyga horaa loo socoanya

  • @nusaymaahmed9758
    @nusaymaahmed9758 5 ปีที่แล้ว +4

    heestan ujecelahu heesha nimcaan ba tabayna moye iyo bk guul dalkaygi frm borma wn idin salmy dadkygi

  • @cabdimawel1932
    @cabdimawel1932 4 ปีที่แล้ว +1

    Poqortooyo hawiye reer muqdisho noo hanbleyey Thanks

  • @burcosomalilndrsdhaba1908
    @burcosomalilndrsdhaba1908 5 ปีที่แล้ว +12

    Cadawgaagu ma ciil baxo Somalinand allow noo dhawr

  • @batmanhassan7241
    @batmanhassan7241 5 ปีที่แล้ว +5

    Qadadwayneey cuqdada yareysta. Viva J/s/land ❤❤❤👏👏

  • @farhiyamohamud2888
    @farhiyamohamud2888 5 ปีที่แล้ว +5

    Wllhi waan ooyaa markan dhagaysanayo
    Hore udocda xiga geeska
    Waan idin jecelahy

  • @ayaandheeman5312
    @ayaandheeman5312 5 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin aamiin yaarbi soomalindr nolada ilahow nabad an nugu wad from borma caday ilove Hargysa 🌹🌹♥casimaydaydii

  • @istahilahmed4810
    @istahilahmed4810 5 ปีที่แล้ว +4

    Talafii garanoo guushii hantinee mansha alle hanbalyo 💚💭❤🇭🇺🇭🇺🇭🇺

  • @hoodocabdi46
    @hoodocabdi46 4 ปีที่แล้ว +2

    Cabdi hani uu iga ilmeesiyey runtii ha nolaato somaalild1♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️👄

  • @macalimaadxaliiso2192
    @macalimaadxaliiso2192 5 ปีที่แล้ว +2

    Yawali dawanayaaa...Somaliland hiyo iyo gobnimo love from GARISSA 😍😍😍😍😍😍😍😍😍