Hal daqiiqo ku ogoow halka uu sixirku ka yaalo guriga kadibna soo saar oo gub

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 มี.ค. 2021
  • Habib Abdirahman
    Fadlan Hadey Tahay marki kugu horeysey oo aad soo booqoto
    channelkeyga subscribe saar si aad ula soco muuqaal waliba aan soo gelino mahadsanid.
    youtube : / @habibabdirahman3747
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 258

  • @ahmedmuxumed9241
    @ahmedmuxumed9241 3 ปีที่แล้ว +23

    Sheekhow anigu waan idiin dhagaysta sabab ayaa inoqoteen dhibada sixirka wey isixiran waakhti waalba waxaan isku daaweya quraanka reerkayga iyo caaruurtayda ehelkayga iyo saxiibadayda manaa ogo ducada habeenkii marka waxba alle igumayeelo sixirkoda aqoonna waanka bartay coladayadu aad uu weyntahay marka aadkarta igama taagto talo isii xataa waxaan bartay qofka sixran iyo qofka caafimaadkaba quraankana waxaanka aqaana jiscame marka wll. Aniga meelwalba wey iga yimaadan sidi aywax iyeeli lahayeen marka wey iskatagan mucjiiso Ayaan ku noqday laakiin waan is ilaaliya illahay idiinki ii zoo duceyaa wll

    • @shukribashir1578
      @shukribashir1578 ปีที่แล้ว +2

      Ilaahay ha kaa qabto walaal anigana dhibka ayaa i haystaa xitaa qofka isirxiyaa waan dareema

    • @LeyloMohamed-ro5py
      @LeyloMohamed-ro5py 5 หลายเดือนก่อน

      😢​@@shukribashir1578

    • @user-dj8es4gw3e
      @user-dj8es4gw3e หลายเดือนก่อน

      illahey haku xifdiyo cadawgana illahey haka qabto

  • @munamohammed3715
    @munamohammed3715 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah 👍🌹

  • @papillonrose5460
    @papillonrose5460 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah sheikh thanks

  • @faadumomohamedahmed8377
    @faadumomohamedahmed8377 3 ปีที่แล้ว +2

    Manshallah sheikh Allah haku barakeeyo

  • @sahrasaid140
    @sahrasaid140 3 ปีที่แล้ว +4

    ASC Sheekh maasha Allahaa xafido Allah amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin

  • @KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz
    @KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz 20 วันที่ผ่านมา

    Cheikh jazaaka Allah

  • @deeqabeuty5152
    @deeqabeuty5152 3 ปีที่แล้ว +3

    Biri bilaabaa cilaajkaan shukran sheeq♥♥♥♥♥♥♥♥♥

  • @cumarcaadil3529
    @cumarcaadil3529 3 ปีที่แล้ว +3

    الله يحفظك يا شيخ

  • @abdirahmansayiid8588
    @abdirahmansayiid8588 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah ya shekh

  • @Kaltumoquruh
    @Kaltumoquruh 5 หลายเดือนก่อน

    Sheikh Allah ku hafido kher Allah ku siyo

  • @ruqyohabib505
    @ruqyohabib505 3 ปีที่แล้ว +4

    Maansha allah jazakallah

    • @midhojanno3573
      @midhojanno3573 3 ปีที่แล้ว

      Subscribe isar wll hada isarto Mel bay i buxin wax tar bay I tahay ani

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allaah Thank you Sh Habib aamiin Yaaaaaaa Allaah 🥰🥰🥰🥰🙏

  • @mohameddek450
    @mohameddek450 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah nags ilaa iyo sawirka iyo xasid ka in shaa Allah wax ma ar kidoono

  • @sahroa.bdiabdullah3603
    @sahroa.bdiabdullah3603 3 ปีที่แล้ว +3

    Aamiin. Aamiin. Insha laah

  • @aasiyabeautynatural7731
    @aasiyabeautynatural7731 3 ปีที่แล้ว +4

    Sheekh anigu waan xanuusada kadib waan dhacay waxan so saray sariir hoosteed bac iyo cudbi waxan ku qaylinayay gubaay marki la gubay baan idhi hadaan ladnaanayaa

  • @MohamedAbdi-ym6xz
    @MohamedAbdi-ym6xz 6 หลายเดือนก่อน

    شكرأ جزاك الله خيرا

  • @radwanmahamoud5142
    @radwanmahamoud5142 4 หลายเดือนก่อน

    شكراجزيلا يا شيخ

  • @hawaahmed9106
    @hawaahmed9106 3 ปีที่แล้ว +6

    Asc Shiekh illahey Caafimaad iyo cimri dheer aan kuu rajeynaa

  • @djiboutimyhome2867
    @djiboutimyhome2867 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc skheikh ilahay darti i cawiii hoyada way oyaysa jiin sixir bu shekeya waxu dhahaay sixir baa yalaa ey helaay lakine nomaa shegayan et pls i cawiii sheikh dar ilahay

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh ilaahay haku xafido masha alaa

  • @nastehochanell3391
    @nastehochanell3391 3 ปีที่แล้ว +2

    quraanjo aa cunada iga gasho waan ku rafaaday aadna waan u xanuunsahay

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 3 ปีที่แล้ว +2

    ALLXMDULIILAH WALALKEY NAMBKGA WAN HELAYA WAKUSO WACAYA WALALKEY NAIROBI KENYA AYANNN JOGA

  • @umuyahyecabdikarim3215
    @umuyahyecabdikarim3215 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah

  • @Nafisaofficial74
    @Nafisaofficial74 3 ปีที่แล้ว +3

    M.a Jazakallahu qeyr

  • @adoontiialle8610
    @adoontiialle8610 3 ปีที่แล้ว +7

    Maasha Allha sheekh xafidallaha yaa rabi

  • @adanmohamed9546
    @adanmohamed9546 3 ปีที่แล้ว +3

    Maasha alaah sheekh xabibi

    • @midhojanno3573
      @midhojanno3573 3 ปีที่แล้ว

      Subscribe isar wll hada isarto Mel bay i buxin wax tar bay I tahay ani

  • @cuseyromaxamed902
    @cuseyromaxamed902 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

    • @faraxmako7766
      @faraxmako7766 3 ปีที่แล้ว

      👌👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ South Carolina

  • @sihamabdullahi2939
    @sihamabdullahi2939 3 ปีที่แล้ว +6

    Shekhow anga laba sana xanun sanhy laba ilma ijogta calamadaha sxirkana wan isku arkay lkn qof danyar ayan ahay igu caawi ilahay dartiis cilaji ama dawo 😰dhabar xanun kalya xanun io naxdin jogta ah gurigayga wanka cabsada io shaki badan ayan isku arka gurigana kama bixin 2sano

    • @asouma620
      @asouma620 3 ปีที่แล้ว +3

      Suratu baqrah akhriso guriygana ku shid saliga nabigah(csw)iyo istiqfaarta ku dikriy wll

    • @seynabshariifcabdi4070
      @seynabshariifcabdi4070 ปีที่แล้ว

      Istaqfaarta badi habeen malin

  • @malyuunabdirahman3644
    @malyuunabdirahman3644 3 ปีที่แล้ว

    Jasakalahukhayran shakhow

  • @fadumofadumo8797
    @fadumofadumo8797 2 ปีที่แล้ว

    Inshaa allah

  • @xaawoali7306
    @xaawoali7306 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @falastiinibraahim6296
    @falastiinibraahim6296 3 ปีที่แล้ว +22

    Shekhow cawa sedex igu ah ano sixir gurigey kuso sarayo ayan ku riyoda ayatul kursi ku aqrinaya qofka ikeneyna wan arkey

  • @user-sq7ii7we2e
    @user-sq7ii7we2e 3 ปีที่แล้ว +1

    Nin gurigiisa rusheeho falik ku dhacay baan garanaya gabadha aad u xanusanayd isaguna sidas oy thy sheekh buubaa aha zubxana allah illahay ha naga badbaadiyo

  • @farduusoisman3500
    @farduusoisman3500 2 ปีที่แล้ว

    Jasaaka laah khayr waan sameenaynaa

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 ปีที่แล้ว

    masha Allaha

  • @ashaahmed9780
    @ashaahmed9780 3 ปีที่แล้ว

    Amiin.yarabi

  • @Kaltumoquruh
    @Kaltumoquruh 5 หลายเดือนก่อน +1

    Kwrn hadan toro sihirka ma ba ba ayo miyaa

  • @biidmshire7335
    @biidmshire7335 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc ww sheikh hadii guriga uu yalo toy caruurta kuciyaran ma waxay lamidyihiin sida sawirada ama eyga oo malaigta Rabi masogalayan masa dhib male toy ga bal noo fahfahi jasakala

  • @abdimuxumed954
    @abdimuxumed954 11 หลายเดือนก่อน

    Allaha hakaa jazza siiyo

  • @samdaoffical6375
    @samdaoffical6375 2 ปีที่แล้ว

    aad u mahadsanty walal

  • @MahamedmacalinKhaliife
    @MahamedmacalinKhaliife หลายเดือนก่อน

    Sheekh suuratul baqara hadaan akhriyo kawaran markasta aan ku celceliyana kawaran

  • @asaa4829
    @asaa4829 3 ปีที่แล้ว

    Masha alah

  • @hibo1238
    @hibo1238 2 ปีที่แล้ว

    Masha aallah

  • @salebanxirsi9329
    @salebanxirsi9329 2 หลายเดือนก่อน +1

    Anigu guriga suuratul baqara ayaan habeenkasta kushidaa ilaa ay kadhamaato mabakhtiyo
    Waxan kaloo,guriga habeenkasta kubukhuriya/uumiya xabasuda midhaha ah sida uunsiga ayaan melkasta oo guriga kamida kuqiijiya waxan arkay xasharadka oo wada bakhtiyaya sida baranbarada iyo wixii lamida casharka guriga lagu rushaynayo waan sameeya jimce kasta

  • @khayrwadeyoutub9461
    @khayrwadeyoutub9461 3 ปีที่แล้ว +4

    Maansha alalalaah

    • @midhojanno3573
      @midhojanno3573 3 ปีที่แล้ว +1

      Subscribe isar wll plz alle dartis

  • @sumeyaabdi9654
    @sumeyaabdi9654 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheikh wakusalamy mdama anga laisxraay telfnee an hdanaa laigaqday malagubaa fdln isoshgg

  • @Hilowle213
    @Hilowle213 2 ปีที่แล้ว

    Sh.xasan wajidi mantanihiis aa laguu maleynaa shekh alle hakudhafo m.a

  • @ismahanchannal8766
    @ismahanchannal8766 3 ปีที่แล้ว +2

    Sax shiqow masha allha

  • @fooscabdicasis1770
    @fooscabdicasis1770 3 ปีที่แล้ว +1

    Sh markad ka shekenesi ayaba buga iyo madaxa ixanuunan maxaa ladhihi kara

  • @intelligentlady9045
    @intelligentlady9045 2 ปีที่แล้ว

    Asc walal aad abd u mahadsan thy sheikhow ani 4 taba wan ku haya gurigayga subxanalah

  • @xaliimoxajjinuur2331
    @xaliimoxajjinuur2331 3 ปีที่แล้ว

    Hortta sheikh waxaan gurigeyga kuu arkey lacag ussmeysan sida xeersii cml lohagajiyey dowr mr waaye

  • @aaminafaarax3653
    @aaminafaarax3653 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh iso jawaab Adoo Raali ah dhawr xabo mas Ah Ayaanu ku dilnay guriga wanan ku riyooday maxaa ka jira Arintaa sheekh

  • @nimcohassan2784
    @nimcohassan2784 3 ปีที่แล้ว +3

    Jisakalah

  • @aishachannel7098
    @aishachannel7098 3 ปีที่แล้ว

    Misful Aswad maxa waye Sheikh Mahadsanid

  • @sahroibraahim4198
    @sahroibraahim4198 3 ปีที่แล้ว +7

    Jasakalaah shekh

  • @juwaahmedadan7056
    @juwaahmedadan7056 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh marka ku dhegsnyo cabsi from bdn drema maxa dheceeyy

  • @qaranimowagoob2405
    @qaranimowagoob2405 3 ปีที่แล้ว +1

    ILLAAHOOW NOO MICIIN

  • @ashahassan2635
    @ashahassan2635 3 ปีที่แล้ว +5

    Sheekh Jassaakallaah Anigu gurigayga markaan ka baco wan ficnaday markaan soo kalona waxaan dareemaa xanuun Ann fahmayn meesha jihada cunto Marista Weel dhiqista Dhibaato igaqabsta

    • @memunaskitchen4625
      @memunaskitchen4625 3 ปีที่แล้ว

      We’re are same dear allaha na caafiyo

    • @fartuunhassan1161
      @fartuunhassan1161 3 ปีที่แล้ว

      Abyo ana sidaas ahay naqska igu xerma neefta way idhibee marwalba waan daacsna kaniin gaas waa qaaty wax maiga taraayo ilaahay haicaafiyo

  • @jamilajamila4101
    @jamilajamila4101 ปีที่แล้ว

    Asc shekh jazakalakhmer wan ubahna ina ogado gurigega sixir yala wan ka shikiyey wana samenaya inshaallah shekh

  • @jacaylwadhabwadhab4435
    @jacaylwadhabwadhab4435 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc wllo riyo waxan arkay cajiba ma aqan in ad isojawabidoonti lakin wanrajayna in ad isojawabidonto waxan kuriyoday riyaro uurle ogow ridas wanlenahay ano jifa aya waxan maqlay ridii uurkalahayd oo kucelcelinaysa ducada ah alaahu laa ilaaha ilaa ant khalaqtani wa ana cabdug wa ana cala cahdig wawacdig mastadac iyo tasbiix wansorooray riyada dhexdeede wllo wan usodhawaday ridi aya foolatay waxan usheegay hooyo hooyo ridi wayfoolanaysa wayna tasbiixsanaysa wa riyada dhexdeeda ogow wayfoolatay waxanay dhashay wax kurka uwayn inta dambe uyar oo geeso duuban.leh dhogorta riyahana.leh wllo marki an.soosarnay aya waxa soo istaagtay gadaashayo qof an aqoon.nin naag mid uyahay kadib dumar u cod eeg waxay tidhi iska.keena neefka kan maha neef cadiya malihidine keena fadlan.sidan ay udhalatay maha midiniye keena kan nef maha wawax aydan aqoon riduna way tsbiixsatay keena an celine wayqadatay wabegi ayey racday wankasooboday wllo riyo badan.aya arka halke.idinkalasoxidhidha

  • @xaliimoxajjinuur2331
    @xaliimoxajjinuur2331 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxanlh subxanlh wlhi yaab umada alha noocafiyoo

  • @adanmohamed9546
    @adanmohamed9546 3 ปีที่แล้ว +4

    Maasha alaah sheekh jazakalah kheyr

  • @Jibriilapdikadir
    @Jibriilapdikadir หลายเดือนก่อน

    Asc shiilhow haday boorasooyinka ciyaalka haday quraanjo gasho maramaro kawaran shiikhow

  • @mohaali9181
    @mohaali9181 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc
    Waxaan lehay dhib dhinaca galmada oo cusub waxaan ahay konton iyo Shan jir

  • @hamishmida5693
    @hamishmida5693 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh kaligeey ahay wana ku qasab sanay inan so saro sixirka

  • @raxiimacabdilaahi207
    @raxiimacabdilaahi207 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc jasakalahu khyra shekh wxaan ku riyoday nin xidhan qamis oo igu leh maku bara siradii Nabi ibrahim wxan rajaynaya inad iga jwbto

  • @KawsarCraxmaan
    @KawsarCraxmaan หลายเดือนก่อน

    Miskul aswad magac kale maleeyahay

  • @mahadsaas5742
    @mahadsaas5742 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaah allaha ku xafido aaduun iyo aaqiraba wallhi anaa sameeyaay maanta ilaahna wanaagga aad faafinayso wax aad ku farax do allaha kuugu badalo

    • @aasiyabeautynatural7731
      @aasiyabeautynatural7731 3 ปีที่แล้ว +1

      Walal maxaad ka garatay

    • @123flower5
      @123flower5 2 ปีที่แล้ว

      Masha Allah walalo ilahayi cadow gaa hayi nagaa qabtoo

  • @AsadYare650
    @AsadYare650 หลายเดือนก่อน

    Sheekh 3 calamadod ayan ku arkey guriga siden baran barta quranjo iyo dirxi marka siden ku badha sixirka guriga dhex yala

  • @abdullahiabukar8862
    @abdullahiabukar8862 3 ปีที่แล้ว

    Nice

  • @user-hy2bb4lr7g
    @user-hy2bb4lr7g 8 วันที่ผ่านมา

    Tukaan ayan leehay wll halkeen kaga shubaa biyaha

  • @salmal3218
    @salmal3218 3 ปีที่แล้ว

    Jisakalahukhyrshekh

  • @abdiganiwarsame4354
    @abdiganiwarsame4354 3 ปีที่แล้ว

    Skeikhow aniga fadhi aan fadhisto waxaa igu dabesay 2018 ilaa hada fadhigega wan ka cararaa mana aqano waxa jira

  • @mohamedfarah9450
    @mohamedfarah9450 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh muskul Aswad ii macnee

  • @umabeauty7520
    @umabeauty7520 3 ปีที่แล้ว

    Waa maxay miskul aswad

    • @hamishmida5693
      @hamishmida5693 3 ปีที่แล้ว

      Asc sheikh whatsapp number rawa ariin ayan kula waadi rawa

  • @leyloabuukarmaxamuud5890
    @leyloabuukarmaxamuud5890 3 ปีที่แล้ว

    Asc wll

  • @fooscabdinaasir9565
    @fooscabdinaasir9565 2 ปีที่แล้ว

    Midkud aswad maxaa waaye intii taqaano ha iisheegto plz

  • @zahrazahrazahrazahra7812
    @zahrazahrazahrazahra7812 3 ปีที่แล้ว

    Sheikh ani naxdhina idibte maxa igabixinaya

  • @farhiamohamed4361
    @farhiamohamed4361 2 ปีที่แล้ว

    wcs

  • @umaayashukri1603
    @umaayashukri1603 3 ปีที่แล้ว +4

    Sheikhow aniga waxaa i heysta dhib mudo sanad iyo bar ah ka hor ayaan aad u xanuunsaday dhaqtar walba wax cudur ah waa iga waayay quraan ayaa ley saaray quraan badan alx xoogaa waan roonaaday belse sedex qol oo ah jiifka fadhiga qolka caruurta wax fadhi ama jiif la dhaho maba u geli karo noo ordaa ayaan soo hagaajiyaa barandada iyo banaanka mar mar bersada ayaan seexdaa laakiin qolol madaxa ma geliyo

  • @abdirizakabdilahijama6081
    @abdirizakabdilahijama6081 3 ปีที่แล้ว +5

    ماشاء الله تبارك الله حفظه الله شيخ الرحمان

  • @zaytunosman5528
    @zaytunosman5528 2 ปีที่แล้ว

    Shiikh qarghaas ma noqon karaah

  • @marcosena3736
    @marcosena3736 3 ปีที่แล้ว

    Alahuakbar

  • @kaltumanoor188
    @kaltumanoor188 3 ปีที่แล้ว

    Oo

  • @MaxamedDeeq-bo9uc
    @MaxamedDeeq-bo9uc ปีที่แล้ว

    M.a

  • @DHUUX.DHAANTO
    @DHUUX.DHAANTO 6 หลายเดือนก่อน

    Miswul aswad maxaa ladhahaa sheekh

  • @ruunahmed5944
    @ruunahmed5944 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah sheekh allaha ku xafido arin fcn oo aan wada qabno ayaad nooga faa iideysay

  • @KawsarCraxmaan
    @KawsarCraxmaan หลายเดือนก่อน

    Waxaan ku arkay dirxi baran baro iyo qudhaanjo masacagalay rah meel ay kayimaadeen aanan garanaynin

  • @ayaankhadar7279
    @ayaankhadar7279 3 ปีที่แล้ว

    Shekh abahy gurigyga ma imanyo sixirba uu yala guriga mana so galyo sen marka an ku shubayno casharka maxa yelana nAla wadag

  • @sawdoaadan9057
    @sawdoaadan9057 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc sh sojkayga anogan nan isku dhacsanay ayan kala amusanhy markan isku dhacnana qolka qifka ayu kacara

    • @abdullahigass4170
      @abdullahigass4170 3 ปีที่แล้ว

      Sahib qifka hadihin e deh jifka

    • @cabdicademaxamed6546
      @cabdicademaxamed6546 3 ปีที่แล้ว +1

      Walaal aayad kursiga iyo suratul-baqara guriga ku aqri. Salaadaha sunada badi. Ninkaaga oo ku maqlaya quraanka aqri, codka quraanka kor u yara qaad! laabtiisa wey dabci, adiguna waad qaboobe, dib baad isu jeclaaneysaan. Sixir baa idin haya. Waa tijaabo aan soo maray. Laakiin nasiib daro. Quraanki aan aqrin jiray markaan joojiyay xaaskaygi aan dunida ugu jeclaa waan kala tagnay! xanaaqaa hada isu xanaaqsantihiin waxaa xigi doona, nacayb, dagaal iyo af lagaado bilaa sabab ah iyo ifur iyo waan ku furayaa! Walaalayaal iska gaara, hadii kale xanuun badan baad mari doontaan! Allaha idin xifdiyo

  • @kalidahmed-nv4kz
    @kalidahmed-nv4kz 4 หลายเดือนก่อน

    Waxyar aayaan ku arkay kadib markii aantaabtay wadnahaa igu xanuunay

  • @abdidhuux252
    @abdidhuux252 2 หลายเดือนก่อน

    Quraan

  • @safiyaahmednurali9074
    @safiyaahmednurali9074 2 ปีที่แล้ว

    Amiiiiin amiiiiiin

  • @yousufabdi8362
    @yousufabdi8362 3 ปีที่แล้ว

    Sheekhoow dadka iyaga miyaa lagu rushaynayaa?

  • @ilwaddhemanosman2305
    @ilwaddhemanosman2305 3 ปีที่แล้ว

    Hadan fur fur wayo in sida gu gubo kwrn shekh

  • @neimamohamed489
    @neimamohamed489 3 ปีที่แล้ว

    Asc cheik wadanke bad jookta

  • @almaasmaxmad9141
    @almaasmaxmad9141 3 ปีที่แล้ว +1

    Alaah nagaqabo sixirka

  • @ZamzamXasan-wb3gw
    @ZamzamXasan-wb3gw 4 หลายเดือนก่อน

    Shiikhow gurigeena bar sadiisa adaa istaago waa wareeraa labo labo iyo matag aa iqabanaayo anoo waxba aqrin inta kale gurigane ma ku wareero lkn waa wada quraanjo xitaa sariiraha🥺🥺🥺

  • @muumoaxmed2681
    @muumoaxmed2681 3 ปีที่แล้ว +1

    Amiin ilahyi

  • @ismacilahmed245
    @ismacilahmed245 3 ปีที่แล้ว +1

    🤔