guriga sixran

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ก.ย. 2024
  • kusoo dhawoow barta sheikh caydaruus

ความคิดเห็น • 282

  • @maryanomar8090
    @maryanomar8090 ปีที่แล้ว +4

    Asc Sheekh ilahay haku barakeeyo aduun iyo aqiraba

  • @shulaacabdi1022
    @shulaacabdi1022 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh soo badi

  • @SahraSsDama
    @SahraSsDama 4 ปีที่แล้ว +3

    Asc sheekh. Caydaruus.xafudulaah

  • @MaxamadxajiMaxamadxaji
    @MaxamadxajiMaxamadxaji 6 หลายเดือนก่อน

    Waxaan Rabaa Riyo ii fasir

  • @farxiyosameey4964
    @farxiyosameey4964 2 ปีที่แล้ว

    Ana arkay xayawanada

  • @eveibrahim7705
    @eveibrahim7705 6 ปีที่แล้ว +3

    نعم، نعم، نعم، ونعم. حسبي الله و نعم و كيل

    • @abdulstaralihashi6330
      @abdulstaralihashi6330 5 ปีที่แล้ว

      Shiqoow arinka ad ka dhawajisay ee ah guriga isku dhax yac san xafada ama laydhka oo iska gubanaya marba qolka laydhka iska gubanayo mida kale iyo qarbadan oo kele mida kale hada ka hor waxaa anka yabay oo marka guriga soo galo waa xafadayade ur an dhibsado ayaa iga soo urtaa waa xafad anu daganahay anaka iyo waridkeyga iyo caruur an dhalay

    • @thuwanpriyanthi5441
      @thuwanpriyanthi5441 4 ปีที่แล้ว

      Dear sir Please I'm need your help beacuse why my husband has lots of ex efairs how can stop that all of bad efairs wich dual can use for it??please cair for me

  • @fartuuncali8825
    @fartuuncali8825 2 ปีที่แล้ว

    Sh

  • @broundibarni955
    @broundibarni955 5 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh waa gabar walasha dibkeyga waxa wayey calamadoyin baan aad u arka qaasatan indaheyga waxbaa kabuxo hadii an furto iyo hadii an iikuqabto

  • @xajicabdallewarsame9202
    @xajicabdallewarsame9202 3 ปีที่แล้ว

    Suuratul baqra mobilka ma laga akhri karaa

  • @nadifokhalid1971
    @nadifokhalid1971 5 ปีที่แล้ว +1

    Shiiqoow mukulaal madoow hadey markasta kaa hortimaado ama guriga. Iridiisa soo istaagto maxey tahay arintaas

  • @yusurmariinxiga4277
    @yusurmariinxiga4277 6 ปีที่แล้ว

    asc sheekhow suaal waxaan ku riyooda habeenkasta imtixaankii dugsiga sare ayaa layga qadayaa waanu igu adkaadaa waxaan soo toosaa anigoo rafaadsan . mararka qaarna waxaan ku riyoodaa xayawaan aad u yar shabeel ama libaax ah lkn aad u yar oo i eryanaya waan la rafadaa aakhirna shay fur leh sida shandad ayaan ku xidhaa isoo jawaab ..

  • @amransheikhahmed6935
    @amransheikhahmed6935 4 ปีที่แล้ว

    Manshaallah

  • @ahmedwarsame2975
    @ahmedwarsame2975 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah

    • @maryamqooje6743
      @maryamqooje6743 4 ปีที่แล้ว

      Masha Allah sheeq ilaahay haiku xifdiyo

  • @xamdapeauty9118
    @xamdapeauty9118 6 ปีที่แล้ว

    Shekhow gabar aan wllo nhy ayaa hbn ku riyootay iyadoo timo badan matagaysa cilaajna wuu u socdaa marka mxy thy riyadas jasaklah

    • @hamdihenna4703
      @hamdihenna4703 6 ปีที่แล้ว

      Abaayo aniga xataa Wan kuriyooday Lakin wax ii fasiro ma helin

  • @sudihajisudihaji6088
    @sudihajisudihaji6088 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sheikh

  • @shkhaliilawjaamacsanjar148
    @shkhaliilawjaamacsanjar148 4 ปีที่แล้ว

    Asc Wll waxan arka nin kale tanay Oo ihortagan Markan Xarkada sameey Wll ma iga sheegin karta

  • @barkhadledahir8225
    @barkhadledahir8225 6 ปีที่แล้ว

    Jizakumulaah

  • @KhanZazai-gm7ti
    @KhanZazai-gm7ti 5 ปีที่แล้ว

    Ilaahy waxaan kamgan galnynaa waxuu jar abuury sirtana alahinga nabdgĺyo dhibty dadkakuhyaan

  • @fvjhgfgjhhd3750
    @fvjhgfgjhhd3750 6 ปีที่แล้ว

    Asc aqii isoqorlabarkaag

  • @sucaadsucaddeeqa560
    @sucaadsucaddeeqa560 6 ปีที่แล้ว

    alla Ku illaaliyo

  • @sareedo8184
    @sareedo8184 6 ปีที่แล้ว +1

    Shiiq allah ha ku barkeyo waxan rabaa inaan ogado qof ayaa isoo gala marka man hadli kari dhinaca bidixda caloosha ayaa lay marooriyaa waa xanuun aad ubadan ayadtu kursi ayanku celceliyaa marka laysii dayo way isii xanuun cabaar plz ii soo jawaab ado mahadsan

    • @sareedo8184
      @sareedo8184 6 ปีที่แล้ว +2

      Ifrah Omar wall allah ayan cafimadka bixiyo iyo cudurka allah hayna cafiyo
      Saaxiriinta iyagaa dulaysan gurigoda iyo awladooda ayey kusoo noqotaa ma jiro saaxir gulaysta akhirona cadaab ayaa sugaysa
      Habiqin hana werwerin malintada ma dhafaysid
      Istaqfarta iyo adkarul sabaax iyo masaa subax walba salada ka dib akhrido
      Buuga xusni muslim siday ugu qorantahay raatib ka dhigo allaah ayaa ina xiftinaya
      Wax badan ayan somary alxamdu lilah intan sidan sameyey wan ficnahy
      Wa billahi towfiiq

    • @simbafitnessesgymsomali4019
      @simbafitnessesgymsomali4019 6 ปีที่แล้ว +1

      @@sareedo8184 aniga saas cml eh qofa iso kor istago gacanta isotaaga kadipna cules dhaqaq la an codkaana iguxerma ayatulkursi padan kadip Ilaha igaqado

    • @ismahaanabdi6264
      @ismahaanabdi6264 6 ปีที่แล้ว

      asc sheek ma kuso gaday saalanteed ijaawab

    • @ismahaanabdi6264
      @ismahaanabdi6264 6 ปีที่แล้ว

      254716579500

    • @ismahaanabdi6264
      @ismahaanabdi6264 6 ปีที่แล้ว

      masahh ba inshalalah

  • @aaaaa-vc6gx
    @aaaaa-vc6gx 4 ปีที่แล้ว

    asc

  • @failsmuxudiin9786
    @failsmuxudiin9786 4 ปีที่แล้ว

    asc shiiq

  • @farduussrywaxahaloqabto1872
    @farduussrywaxahaloqabto1872 5 ปีที่แล้ว +9

    Shiikhow aniga ayay iheysata dhiban lanka moye

  • @nasroadan2221
    @nasroadan2221 6 ปีที่แล้ว +13

    Aad iyo aad baan u necbahay sixir xitaa barkaan maqlo kelmedaas waan isbedelaa kana jeynaa

  • @maryanosmaan8974
    @maryanosmaan8974 6 ปีที่แล้ว +7

    Asc shq saliidà 7 waan marsaday waxaan isku arkey xanuun joogta ah

  • @cibadoyusuf7101
    @cibadoyusuf7101 ปีที่แล้ว +1

    Wks..wll.aniga.basasa

  • @CAWAALEWAYDCAWAALEWAYD
    @CAWAALEWAYDCAWAALEWAYD 3 ปีที่แล้ว +2

    Wan iska daremya xumad iyo gerri iyo casbi

  • @asiyaaxmed9261
    @asiyaaxmed9261 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha allh wn ku cafimaday qurankaga

  • @Hiboladan10
    @Hiboladan10 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekow anaga gurigayaga waxa ku aragnay timo kaligood socda kasibna meel kore galaya 2 jeer baan aragnay

  • @fatmahabikalsonidanafta9508
    @fatmahabikalsonidanafta9508 6 ปีที่แล้ว +4

    Dadka gaar miyaa logu talagalay love ka mise like ta ileen wxd ledahay like isaar adna nosaar oo nadhira gali...

  • @shuuchannel3135
    @shuuchannel3135 4 ปีที่แล้ว +3

    Sheikh aniga waxn isku arkay maskaxad ina ka buuqo o iskla hadlo marwalbo waxyabo xun kufikira marwalbo Qur'an marki lasirao jirka idubaxiyo wan oyaaa

  • @jawahirali6001
    @jawahirali6001 5 ปีที่แล้ว +5

    Sheikh cayduruus allaha ku xifdiyo

  • @halimaabshiro9112
    @halimaabshiro9112 6 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah you are right may Allah protect us me too my house is crazy I fix in 20 minuets is not good and before my house was so beautiful now I am trying my house to be like before but is not and sometimes I see black cut ya we don’t know anything I just feel is Norman but it is not good I hear it now

  • @SamiraDuala
    @SamiraDuala 4 หลายเดือนก่อน

    Sheekhyaashiinu dadka dhiban maxaad ugaga faaiidaysatiin horta quraansaarkii baad bisines kadhigateen qofkii xanuunsanbaad lacag saaid ah waydiinaysiin walaahay naxariistii way idinka guurtay ilaahayoow dhamaantana nawadacaafi adigaa xanuunka nookeenay nagana dulqaadikaraya sheekh nagama qaadikaro

  • @maryanomar8090
    @maryanomar8090 ปีที่แล้ว

    Sheekh guriga jiir iyo qurayo cas cas ayaa kurigii oodhan qabstay musqul ila meel walba iyo caruurti oo qeelo iyo buuq iyo dhagal wada markasta iyo banaanka laga sooqaban wayay anigana dhinica midhigta ayaa idhacsan jirka oo dab iga baxayo waxna kama qabsan karo dhinaca kuriga markan joogo dhiqad iyo culees yaan dareemaya markan banaanka adna nafis iyo qaboow ayaan dareema kuriga waanba dhibsana markan joogo

  • @balqees-t7o
    @balqees-t7o 3 หลายเดือนก่อน

    Sheikh anigoo jiifa baa jirka meel I boodaysaa maxaa weeye isoo sheeg

  • @InaCabdisalax
    @InaCabdisalax 3 หลายเดือนก่อน

    Shiq kuriga qumran ayan ku shiday surad baqra kadib balanbaro guriga dhan

  • @زهرهيوسف-ت4ع
    @زهرهيوسف-ت4ع 2 ปีที่แล้ว

    Guriga igar.ayan daganahay.meelkasto on data waxas oodhan way kajiran maxa talla

  • @عابرسبيل-ح6د9ف
    @عابرسبيل-ح6د9ف ปีที่แล้ว +1

    Asc sh calaamadaha aad sheegtay sh gurigeega waa.leeyaha

  • @zhugriyuzuv9941
    @zhugriyuzuv9941 ปีที่แล้ว

    Sheeekkh intas waan haya lakiin waxaa igu badan shanqarta daba joga tabashada baranbarada ila dagaalamay sa

  • @adnaahmed5167
    @adnaahmed5167 6 ปีที่แล้ว +3

    Ma this days baa jira dad pictures fanaaniin,darbiga ku dhajisanayaan, sawirkii family baaba dadku intabadan ku dhajisanin, Allah hayoow naga xijaab,shayaadeentaas,

  • @shugri.muuse.gmialdagal7315
    @shugri.muuse.gmialdagal7315 5 ปีที่แล้ว +4

    Sheekh Caydaruus xgee jogta hrgysa hda maa joogta

  • @osmanadan5732
    @osmanadan5732 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheeq waxan dareemaa jirka odhan Aya igubanayo sida qof dab akjogo okale

  • @aadanjoraa4807
    @aadanjoraa4807 3 ปีที่แล้ว +2

    Alle hakubarakeeyo calaamadaha qaarkamid ah ayaanleyahay

  • @zam-zamadanyusuf6274
    @zam-zamadanyusuf6274 6 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah Ilahay haku xafido caydaruus

  • @yasminhasan4775
    @yasminhasan4775 6 ปีที่แล้ว +4

    SC sawirada familkayga ma danbiba gurigeyga hadu yalo melna la surna borsey kujiran

    • @loveyourselffirst7560
      @loveyourselffirst7560 4 ปีที่แล้ว

      Haa sawir oo dhan haddii u guriga yaalo malaik ta maso gaasho waa xadis taa

  • @fadumofidhin6456
    @fadumofidhin6456 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiekh caydaruus allh haku barakeeyo marka hore shiekh waxaa layqalay in gaadhaysa 4goor fiix makaanka ah mr walba oo birta layga qaadona way igu taalaa hada way igu waynaate xalooshii oodhana wayqabsatay waxaan leeyahay yalaaligo cuntada na macuni karo shiekh maxay noqo kartaa xagaan se kaala sooxidhiidhaa

  • @khadarmuxumed8534
    @khadarmuxumed8534 3 ปีที่แล้ว +1

    Check. Halked j. Jogta

  • @RaxmoCilmi-b2q
    @RaxmoCilmi-b2q ปีที่แล้ว

    Shiiq labarkaada Ayaan raabaa please isoo sheeg

  • @luckybeautysalon685
    @luckybeautysalon685 5 ปีที่แล้ว +3

    Asc sheq ceydarus masha" allaah tabarakallaah waxad no so shegtaa sida lagu garto in gaarigaada uu sixran yahey,,,,,,,,,?? Jizakumullaahu qeyr

    • @deeqosaciid4168
      @deeqosaciid4168 2 ปีที่แล้ว

      Shiikh inta aad sheeg tayba waan ku arkay gurigayga anna wuu iga dhawaaqaa sixirku ee ila tali shiikh allaah haku xifdiyo

  • @safiahaaji3473
    @safiahaaji3473 6 ปีที่แล้ว +4

    Sheikh waxaan kahadleyso waan khabnaa

  • @sadiamohamed6398
    @sadiamohamed6398 6 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah shiq ceyduruus allaha kubarakeeyo cafimad iyo cimridheer allaha kusiiyo mahadsanid walaal

  • @adnanisse6826
    @adnanisse6826 4 ปีที่แล้ว +2

    masha allah shekh sidee looga hortagi karaa wan arkay in ka mit ah

  • @ahmedomernuur5318
    @ahmedomernuur5318 5 ปีที่แล้ว +3

    Azc zheekh caydruus waxan raba inad IGA jawabtay calmadahan Ku arkay gurigayga inad wax i ga qabatid ayan raba fadlan wad mahadzanthy

    • @najmafarxaan3807
      @najmafarxaan3807 ปีที่แล้ว

      Asc sheekh ilahay ha kubarakeeyo lkn su aalayan rab ina kuwaydiyo sheekh

  • @saidosman3536
    @saidosman3536 4 ปีที่แล้ว +3

    allaha. ku barakeeyo sheekh

  • @samaammaxamed2783
    @samaammaxamed2783 5 หลายเดือนก่อน

    saaxirka kucelisi xirkiisa

  • @dekadeka3050
    @dekadeka3050 6 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah sheikh Allah kher hakasiyo Amiin

  • @fowsiyodaud7073
    @fowsiyodaud7073 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc shekh aniga waxa lagahaya danka midita

  • @aishaboss2466
    @aishaboss2466 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah tabarakallah
    Sheekh jizakallah khayran

  • @FaadumoCabduqaadir-p9g
    @FaadumoCabduqaadir-p9g 19 วันที่ผ่านมา

    Asc

  • @fadumomaxamedcabdulahi6683
    @fadumomaxamedcabdulahi6683 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh caydarus ilahey kheyr haku siiyo

  • @cashaadan598
    @cashaadan598 4 ปีที่แล้ว +1

    Walahi waan wada hayaa dhinaatada waan shaqaybaa cayayna was jooga diri iyo quraan mooye inta kalr waan jooga isdhaxyaalka iyo buuqa iyo kula sheekh khayr alle haku siiyo

  • @abdirazakahmed4655
    @abdirazakahmed4655 5 ปีที่แล้ว +2

    SC. sheikh mayal wardi maxad ka wada. ma biyaha zamzamka ah.

  • @cqaniyusuf1121
    @cqaniyusuf1121 4 ปีที่แล้ว +2

    sheekh insha allah wanku soo wici

  • @أياتالقرآنالكريمعبدالرحيمعيسي

    جزاك الله خيرا

  • @hawoabdullahi7826
    @hawoabdullahi7826 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah sheq ilahay haku barakeyo

  • @fadumosuleman3147
    @fadumosuleman3147 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah

  • @medali-kl5nv
    @medali-kl5nv 4 ปีที่แล้ว +1

    Cheekhow guriga hooyo caafimaad iyo arzaakadu gabaabsi ayay ku tahay

  • @Nimco-ej5hd
    @Nimco-ej5hd 5 หลายเดือนก่อน

    Sax

  • @Nimco-ej5hd
    @Nimco-ej5hd 5 หลายเดือนก่อน

    Sax

  • @nimcofaysal2326
    @nimcofaysal2326 6 ปีที่แล้ว +2

    jasaka Allah wll khayr alle haku siiyo hadii xildiida lagu shido oo dab lagu rido maka baxayaa sheekhow

  • @Nimco-ej5hd
    @Nimco-ej5hd 5 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @HYougelMani
    @HYougelMani 9 หลายเดือนก่อน

    Acw walal

  • @ayuubdiirshe7651
    @ayuubdiirshe7651 ปีที่แล้ว

    Shiikh.

  • @raxmasalax4714
    @raxmasalax4714 10 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @maryamabdi8465
    @maryamabdi8465 5 ปีที่แล้ว +1

    Subxanalah walahi danyero anigo ardayda aha baa markan iskulka kaimadon sexdo danyero badan ayaa iceyrsanjirey weyn ituryenijiren quranka Allah ayaa kawen alxm Quran ayaa laisarey weyna igaharen alxmdulilah lkn waligey maogen iney danyerado sixirka kamid yihin

  • @khadracabdi9878
    @khadracabdi9878 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash allaah

  • @cumaryuusuf8881
    @cumaryuusuf8881 6 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh dawooyinka herbal ka qofku sidee buu isagu usamaysakaraa no soo diyaari insha alah

  • @qadiijoayaanle6511
    @qadiijoayaanle6511 2 ปีที่แล้ว

    Jiisa kalah

  • @qadiijoayaanle6511
    @qadiijoayaanle6511 2 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @shulaacabdi1022
    @shulaacabdi1022 ปีที่แล้ว +1

    ilahay haka jasaisiyo

  • @xasancismaan2120
    @xasancismaan2120 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc walaal hadii xoolahaga lagaa xawisho kawaran

  • @issadiinabdifoodey3914
    @issadiinabdifoodey3914 2 ปีที่แล้ว

    Magaceyga waaa ciisadiin cabdi foodey joogo muqdishu somalia
    Riyooyin xun xun waa ku riyooda waxa kaloo islaanteyda ku arka marka guriga imaado wee carooneesa habeenki wee soo nax naxeysa gurigeyga waxa lakeenay karfan dhagax dhiig iyo wax lamid sh
    Waxaa kaloo gurigryga ka buuxo dooli badan maxaa igula talineysaaa

  • @lajeclowqaali4992
    @lajeclowqaali4992 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah Alle haku barakeyo

  • @siciidqalinle1907
    @siciidqalinle1907 6 ปีที่แล้ว +1

    Shiikh waa gabar waxaa kula hadlay saa name wiila

  • @abuucimraan3827
    @abuucimraan3827 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc mash alah dhak alah aku xafdiyo

  • @يالايالاشهدوقصصحلوه
    @يالايالاشهدوقصصحلوه 3 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله

  • @inaugaaswarfaa3751
    @inaugaaswarfaa3751 6 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh waqtimee la idinlaso xiriri karaa ?

  • @aminawardere2550
    @aminawardere2550 6 ปีที่แล้ว +1

    Asc ustaad caydaruus jasaalaah qayr waa casharo aad iyo aad loogu baahan yahay

  • @sadiamohamed6398
    @sadiamohamed6398 6 ปีที่แล้ว +2

    Asc shiq aniga dhinaca midig ayaa ixanuuno caloshane hawo badan wey qeylineysaa faraha wey ixanunan qaboow iyo gaasne dr ka suu igadaweynayay waan dalay wax isbadal ah maleh

  • @gedi73
    @gedi73 6 ปีที่แล้ว +2

    jazakallah walaalkeey

  • @raxmasaciid6270
    @raxmasaciid6270 2 ปีที่แล้ว

    shiiq albaqra maalinkastalgu aqriyaa waxna waan dareemay sixir hore baa igujira ayaantaan guriga waan kashikasanahay

  • @luulali4358
    @luulali4358 5 ปีที่แล้ว +1

    Alaha ku xafido waxbadanbaan kaafaa iidaah

  • @suleeqaahmed5373
    @suleeqaahmed5373 4 ปีที่แล้ว

    Shekhoow asc markaa waa adiga yiri bakeeeri buyo kushub kuna aqri Quran markaa ku aqriyay ana cabay kadidayda ayaa aad ubadatay sina waa iskubadalay xanuun badan ayaa dareemay gariir badan jirkoo dhan waana dibiray dhinac ayaa layga qabanayaa asc

  • @walicadefarah5598
    @walicadefarah5598 3 ปีที่แล้ว

    Alaah hanaga qabto waxàa daawadey gabar la sixrey oo aad daaweysey waxàa u maleynayaa Muqdisho walàal suxarada Alaha Naga qabto meel kastoo ay joogaan mahsdsanid VIP bye

  • @ifraahhassan9753
    @ifraahhassan9753 4 ปีที่แล้ว +1

    Kadida ciyaaalka kad jayaaan mxy tahy

    • @faadumocabdi1721
      @faadumocabdi1721 3 ปีที่แล้ว

      Asc shiiq aniga lugaha iyo garbaha ayaa leyga hayaa

  • @kareenamaxamed350
    @kareenamaxamed350 5 ปีที่แล้ว

    Sheikh ani gabar diris ahan isku baranay aya markasto adi jiray haben ayan waxa kuriyoday ano ina baxay gabarti aday markan jidka maraye ayan waxan arkay eey cad kidib wan baxay wan utagay gabadhi markan solabanaye wa iso bursaday eeygi kadib gacanta midigta ayo iga qaniiney sheih riyadas maxey noqon karta shek ninkeyga wuxo idhaha guriga haka bixin ani iyo cunugayga iso jawab sheikh

  • @fankeeyfarxad3080
    @fankeeyfarxad3080 4 ปีที่แล้ว

    Asc sheeqo waxan ku riiyoda naag an aqaano oo siixiir cunato igu dareeyasa waxa kal ay ku riiyotay gabadheyada danyeer marka ay dhageyasaatay ayadaha abata al saxiir way alaba labootay mar walaban way lablabota

  • @shukriamoha3293
    @shukriamoha3293 6 ปีที่แล้ว

    Subxan Allah sheqa aniga Aya hada karor isku arke tunka ne wanba ilimeya jirkane wan kujararcod hadak an ku hadalo wan dhaha ma aqano mela. Ado