CALAAMADA LAGU GARTO QOFKA SIXRAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 152

  • @maxamedmutawac1346
    @maxamedmutawac1346 8 หลายเดือนก่อน +9

    Jazakallahu kheyran jazac asc ❤❤❤

  • @Hodanomar592
    @Hodanomar592 6 หลายเดือนก่อน +3

    Intaaas dhan wan le yahy xita boga wixi ka so rogmado ila iyo dhuunta ayu imaana mana markan matag is dhahana igama so baxayo😭allow i caafi🤲🏾

  • @fadumabile1252
    @fadumabile1252 ปีที่แล้ว +6

    Shiikh calaamadaha aadsheek tay iyo kuwabadan oo kale waan lee ahy ee xageeh kala xiriir shiikh

  • @MuniiraMohamed-t9l
    @MuniiraMohamed-t9l 21 วันที่ผ่านมา +1

    Intaba wan isku arkay😢🙏allow icaafi

  • @abdiraxmankoofikoofi7952
    @abdiraxmankoofikoofi7952 9 หลายเดือนก่อน +2

    Shiikh calamadaha waan isku arkay sheekh kasoo hadal

  • @ShankroonsheekhShankron
    @ShankroonsheekhShankron 9 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekhoow anigaa calaamadaahaas oo dhan iku Aray sheekhoow see iku cilaajsa

  • @ZeynabQaasim-lv2tt
    @ZeynabQaasim-lv2tt 8 หลายเดือนก่อน +9

    Shiikh jasakalaah wallkey musdo xanuun San intaan oo dhan Waka somoqdeen ee shiikh sida lo furo sixurka nosheeg adoo mahad san

  • @UMUjibriil
    @UMUjibriil 6 หลายเดือนก่อน +1

    Shiiqow ilaaha kugu dhariye i caawi lambarkaga ubahanay aad ula xanunsanahay calamadaha shektay o dhan mudoyinkanba xaladeyda caafimad ma ficna hada dan an qoralkan so qorayo sarir saranhay wan iska ooynayaa yaaa Allah yaaa Allah😭😭😭😭

    • @nasrawacan1768
      @nasrawacan1768 6 หลายเดือนก่อน

      kula mid ahay 😢😢😢 walalo alle haku caafiyo

  • @FatumaMuhumad
    @FatumaMuhumad ปีที่แล้ว +2

    Suubxanalaah sixiirmareexaan baiihayaa darrood ban aahay haiigusiriin marreexaan Aya iidilaay iilkayar

    • @ahmedyare6798
      @ahmedyare6798 7 หลายเดือนก่อน

      Na maxad darood iyo Mr ka rabta kadibad sharmuto darood ma tihid

  • @deeqomaxamedcabdi5187
    @deeqomaxamedcabdi5187 5 หลายเดือนก่อน

    Seelayeela ii sheeg

  • @HodanMohamed-qp3mo
    @HodanMohamed-qp3mo ปีที่แล้ว +2

    M.a

  • @RaxmaCeelabe
    @RaxmaCeelabe 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allha shekh wan cabsadaa lkn xagen kahela

  • @FatimasheikhIbrahim
    @FatimasheikhIbrahim 3 หลายเดือนก่อน

    Shekh ani wxn axay gabar garoob ah calamadaha qaae wan lee yhy kow madax xanuun jookto ah iyo dhabar axnuun jookto ah malin kastana hol ma qabsan karo 24sac sariirta saranaxay ma jecli in aan dadka dhaxgalo mar welba keligey ayan axaana
    Shekh wxn ku nolaxay baydhabo

  • @MaryanAbdi-fc8tt
    @MaryanAbdi-fc8tt 3 หลายเดือนก่อน

    Shekh 5kamid ah baan leyahay🤚

  • @AadanXuseen-y8d
    @AadanXuseen-y8d 8 หลายเดือนก่อน

    sheq xage jogtaa

  • @zakimuhammad4988
    @zakimuhammad4988 7 หลายเดือนก่อน

    Iso doceya somaliyey aniga ada laidhiwateye

  • @farhiaabdikadir6485
    @farhiaabdikadir6485 ปีที่แล้ว +4

    Assalamualaikum sheikh xageen kala Soo xirnaa Soo qor telephone numberka jazakaallaah

  • @saidoomer7269
    @saidoomer7269 ปีที่แล้ว +4

    Bag xanun safican waa is ku ar ka suba xi

  • @SamsamCali-wq4py
    @SamsamCali-wq4py 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wll anaa raba inlay sixir furo pls

  • @haajaramohammed7368
    @haajaramohammed7368 ปีที่แล้ว +3

    Waan qabaa calamadahas inaan sixranahay wan ogahy mudo 4sani ah xanunkas waan lanoolahy hadama waxan dareemay xaal uu isii daashaday alle ayan karajayna inuu iga kor waado aniyo inta ila mida sida loo furana nagu caawi sheikh

    • @zuzu2728
      @zuzu2728 ปีที่แล้ว

      Asc haajara Mohammed

    • @indhogeelle2302
      @indhogeelle2302 หลายเดือนก่อน

      Aaaaaaamin aaaaamin wll WAA lagula qabaa LKN alihii joogey ayaa Jira

    • @haajaramohammed7368
      @haajaramohammed7368 หลายเดือนก่อน

      @@indhogeelle2302 alx maantaba sanadba kasoo wareegey alle san u baryay wuu icaafiye alx

    • @haajaramohammed7368
      @haajaramohammed7368 หลายเดือนก่อน

      @@zuzu2728 wcs

  • @abeesodileofficial7510
    @abeesodileofficial7510 ปีที่แล้ว +4

    Asc walal dhamn inta calamadood ad shektay wxa la tacalaya saxibkey
    Sheikh mxa xaal ah. Wcs

    • @xamdacabdi514
      @xamdacabdi514 ปีที่แล้ว +1

      Shekh waxd shegtay oo dhan hooyaday bay hasta sheekh blz meel anuu kalsoo xidhidho isheeg hoYadaY way dhibantahy wan jeclahy ee fadlan icaawi😭😭😭😭

  • @mohamedsaid3388
    @mohamedsaid3388 ปีที่แล้ว +3

    Xagee idinkala soo xiriiraaq

  • @hoodoahmed2999
    @hoodoahmed2999 ปีที่แล้ว +3

    Kasoo hadal sheekh sida looga furo

  • @XayaatHazan
    @XayaatHazan หลายเดือนก่อน

    Sheekh plz iiga soo jawaab hooyaday lugaha barara wax xanuuna kama hayan guriga aan joogno haday ayaamo ka maqnaato cagaha bararka wuu ka dagaya waanay caafimadayan markay guriga kuso noqotana way bararayan maxay tay iiga soo jawaab sheekh plz?

  • @hibodaud1257
    @hibodaud1257 ปีที่แล้ว +2

    Shikhow calmadahad shegtay qeeybo kamid ah ayan leyahy hadan wa uxanusanahy xgee kahela dawo

  • @aishadualhe7288
    @aishadualhe7288 ปีที่แล้ว +3

    I feel all the things you saying so I feel scared I feel vomited I feel tired

  • @Cawoq
    @Cawoq 23 วันที่ผ่านมา

    Shekh waxa idhibay riyo marwalba ku riyodo meel mugdi ah anigo maraya

  • @saaraabdihussein7742
    @saaraabdihussein7742 5 วันที่ผ่านมา

    Hilmamka saaid ku ahy iyo dawartaro
    Madax xanunka

  • @loolhilal7523
    @loolhilal7523 4 หลายเดือนก่อน +1

    Haye shiiko seda loo fuuro siixirka ka soo hadal please waxan wan arki 😢😢😢

  • @UmukhayrMQumane
    @UmukhayrMQumane 5 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekho calamdaha aad soshegtay Hooyada waxay ledhahay daal farabadaan iyo cuntayarii sheekho dhakhtarwalina waan geynaay waxba mahayo ayay nadheheen gasna maha ee sheekho maxa dawo uu aah

  • @Hamdaaxmed-c8g
    @Hamdaaxmed-c8g หลายเดือนก่อน

    Asc shekh riyada Ayan ku arkay qof ileh ana ku sirxay ee maxay tahay

  • @OsmanIbraahim
    @OsmanIbraahim หลายเดือนก่อน

    Xaaskeyga ku arkay calaamadaan oodhan sheeq maxaaa kudaaweeyaa

  • @SuudHassan
    @SuudHassan ปีที่แล้ว +3

    A s c shekh barakalah ee calamadahan waxa leh walalkey e maxa xal ah

  • @sagalmaxamuud8016
    @sagalmaxamuud8016 ปีที่แล้ว +3

    Shiikh calamadahan 8kamida wan leyhy kwran

  • @IqroAbdulahi-f5k
    @IqroAbdulahi-f5k 2 หลายเดือนก่อน

    Wall ana is ku arkey ee maxa sameya hadana nabarka ii sheeg

  • @qadanmuuse9361
    @qadanmuuse9361 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ka soohldal sheesk sirta lagufurfur

  • @MarynNuura
    @MarynNuura 9 หลายเดือนก่อน +3

    Sheekhow allaha kubarakeyo

  • @SamiiroCandixasan
    @SamiiroCandixasan 9 หลายเดือนก่อน +1

    Alla 5sano muda ah ayan isku arkaa intas o ad shegtay o dhan wlh

  • @naimahussein9819
    @naimahussein9819 ปีที่แล้ว +3

    Aniga waan leyahay intaa sheegta

  • @RamloYusuf
    @RamloYusuf 2 หลายเดือนก่อน

    Shekh inte laga hela xanun kas wu ihayaa

  • @IqroAbdulahi-f5k
    @IqroAbdulahi-f5k 2 หลายเดือนก่อน

    Intas waa is ku arkey maxa sameya

  • @mohamedabdiibrahim7297
    @mohamedabdiibrahim7297 ปีที่แล้ว +1

    asc sheqow calamadaha o Dan waisku arki mxa iskudaweye jwb

  • @fardowsoxasan4109
    @fardowsoxasan4109 ปีที่แล้ว +3

    Sheqow nosheg qayr alle hakusiye

  • @abdirahammuhammed4475
    @abdirahammuhammed4475 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mashalaha shiiq intee kala so xarirnaa number kaga mahaysano ma o so dhigikartaa yutubka

  • @kheerqabe8053
    @kheerqabe8053 ปีที่แล้ว +2

    Qeyba 2aad soo duup

  • @FaaisoCabdulahi
    @FaaisoCabdulahi 2 หลายเดือนก่อน

    Anaa isku arkay waxas 😢

  • @clockwork7139
    @clockwork7139 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ascaleykum shekha numerkisa ya hayo

  • @IfraahAli-xg3jt
    @IfraahAli-xg3jt 4 หลายเดือนก่อน

    Asc ckeik ma fille est malade svp aidez moi

  • @cabdihaybe4259
    @cabdihaybe4259 9 หลายเดือนก่อน +2

    Anigaa calaamadaha oo dhan leh xagee shiikh kaala soo xidhiidh

  • @FaadumoDahir-nl6po
    @FaadumoDahir-nl6po 10 หลายเดือนก่อน +2

    😢😢

  • @NajaxCawilfarax
    @NajaxCawilfarax 8 วันที่ผ่านมา

    Asc

  • @simanabdalle9610
    @simanabdalle9610 6 หลายเดือนก่อน +1

    Illahow cafimad isii waxi jiro Adaa og😢

  • @sacdiyo.maxamed
    @sacdiyo.maxamed 10 หลายเดือนก่อน +1

    Shiiq labarkaaga isoo dir

  • @sadikmohamedabdi5123
    @sadikmohamedabdi5123 6 หลายเดือนก่อน +2

    Jazakalah qer sheikh

  • @xasanaxmedkhayre9019
    @xasanaxmedkhayre9019 10 หลายเดือนก่อน +1

    shiiQ sidee loosixir fura Qofka sixran

  • @awalejoof3907
    @awalejoof3907 ปีที่แล้ว +1

    Ascshiikh telfoonkaa see ku helikaraa

  • @khadraabdi9209
    @khadraabdi9209 ปีที่แล้ว +2

    Asc shekhaw noshek qaabka losixir furo kher Allaha kusiyee

  • @امعبدالسلامام
    @امعبدالسلامام ปีที่แล้ว +1

    Calaamadahaas waxaaleh wiilkeega seeloosixir furaa qeeralaha kusiiyee noosheeg

  • @AmalFarah-r5t
    @AmalFarah-r5t ปีที่แล้ว +1

    Wll Anaa isku arka calaamadahaas please xagen kaala soo xiriira

  • @maxamednuur8736
    @maxamednuur8736 ปีที่แล้ว +1

    Asc waa anig shiikh waan xanuunsanahay numberkeyga waakanaa iga soo wac shiikh

  • @IbraahimsheekhXasan-gd9rm
    @IbraahimsheekhXasan-gd9rm 11 หลายเดือนก่อน +1

    Sidee loogu furayaaa sheekhow

  • @kkafiya7746
    @kkafiya7746 9 หลายเดือนก่อน +1

    Asc sheikh raqamkaga xaganu ka helaa

  • @fadumoyusuf5550
    @fadumoyusuf5550 11 หลายเดือนก่อน +1

    Haa no so Sheg

  • @Hassanwest
    @Hassanwest 6 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @ardoabdiosman1366
    @ardoabdiosman1366 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh wad mahadsantahay bal iisheeg waxa lagu furo sixirka

  • @AbdisamadHassen-i3m
    @AbdisamadHassen-i3m 9 หลายเดือนก่อน +1

    Plz isooo qabo intaasba Waan dareemayaaaa

  • @faafumoxawo2286
    @faafumoxawo2286 ปีที่แล้ว +1

    Ugudanbayn xalkii ayaan rabnaa
    Dawadii noosheeg shiiq

  • @UgbaadCabdille
    @UgbaadCabdille ปีที่แล้ว +1

    Manshaallh sheekhow aniga ayaa cabsada marwalba madaxa ayaa ixanuunayo

  • @AbdifataxBaruud
    @AbdifataxBaruud 11 หลายเดือนก่อน

    Side loo sixiir furu sheekh 35 seen sixiiran yahay side ugu furaa

  • @Axlaameyyy
    @Axlaameyyy ปีที่แล้ว +3

    😊😊😊. ما شا الله 🎉❤😊

  • @abdikarimmibrahim591
    @abdikarimmibrahim591 ปีที่แล้ว +1

    Maxaa dawo u ah markaa

  • @nimcodagan8410
    @nimcodagan8410 ปีที่แล้ว +1

    No sheeg wll aniga ayay calamadaha iga muqdan

  • @hodanibrahim6515
    @hodanibrahim6515 ปีที่แล้ว +1

    sheekh asc intaa kala soo xiriiraa

  • @asmadahir2073
    @asmadahir2073 8 หลายเดือนก่อน +1

    Calamadaan odhan wan isku arkaaa😢

    • @aikasMaxamad
      @aikasMaxamad 8 หลายเดือนก่อน +1

      Ana wan leyhy 😭😭

    • @asmadahir2073
      @asmadahir2073 8 หลายเดือนก่อน +1

      @@aikasMaxamad ilahay ha ina caafiyo🤲🥺

  • @quensahour1476
    @quensahour1476 11 หลายเดือนก่อน +1

    Msh alah. Sheeekh.

  • @LuulMohamed-zq9vq
    @LuulMohamed-zq9vq ปีที่แล้ว +1

    Waan ubaahanahay shiiqow see u heli karaa

  • @MonboyHussein
    @MonboyHussein 6 หลายเดือนก่อน

    As c saxib n'osons sheeg sida lo furoncle sixirka wad mahad San tahay

  • @abshiromacalin6278
    @abshiromacalin6278 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiiq ana xanuunsan Intan Kala so xirara

  • @jamalbudhle5739
    @jamalbudhle5739 ปีที่แล้ว +1

    Shiikh anigu arinta wa isku arkayy waxn sameyn ma grnayO wlhi intso calmdon wan isku arkay nolosh oo shn wali nacsiy ee mx lug furfut shiikh bles wan dhibnhay 🙏🙏😥

    • @AsmaIbrahim-yu8cf
      @AsmaIbrahim-yu8cf 5 หลายเดือนก่อน

      Alla ha ku cafiyo wllo😢😢

  • @abdalaceente
    @abdalaceente 4 หลายเดือนก่อน

    Shiiqow wlhi mubobadan yanlaxanuunaa calamadahaan cabdida iyo madaxanuuka Shiiqow itee kalasoo xariiraa wlhi wadaremi kartaa

  • @halimomohamed1487
    @halimomohamed1487 ปีที่แล้ว +1

    Annay ugu dhacday kunah musaqbal seegay Allxamdulillah hada waxaan nafta ku maaweliya waa aduunyo walabah waxyarbayheed samirr

    • @ahmedomar3961
      @ahmedomar3961 11 หลายเดือนก่อน

      Allah ayaa kheer kuugu badalayo culeys waxa kadambeeyo fudeed aduunyo aakhira kabadan sabarka badi allah ayaa lajiro dadka sabro

    • @nasraabdirahman
      @nasraabdirahman 10 หลายเดือนก่อน

      Suuratu baqra iyo yasin aqriso allaha ku fududeeyo

  • @UbaxyuusufMaxamed
    @UbaxyuusufMaxamed 8 หลายเดือนก่อน

    Sheeqow intaasba waan qabaa eemaxaa sameeya shiiqow dhaqso iisoo jawaab maxaa sameeya😱😱😭😭😭

  • @iqraisseahmed6042
    @iqraisseahmed6042 5 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh hooyaday ayaa intaas ku argay walibakuwa badan intee kala soo xariiraa

  • @AbdirashidKamil-rw9bk
    @AbdirashidKamil-rw9bk 7 หลายเดือนก่อน

    Walal calosha ayaa ixanunaysa kalyaha garbaha qorta labxada cabsibadan calamadah aad shegtay wan qabaa maxan isku daweya

  • @ShamsoMaxamed-xr3og
    @ShamsoMaxamed-xr3og 2 หลายเดือนก่อน

    Yaashee walaahi mararka qaan waan iska sha kiyaa ooo madaxaa ba igu yaali oo kaligiis ayaa iska xanunayo jirka kalena haba shegi cajus iyo daal hilmaam badan wahsi😢😢😢😢😢

  • @muhidinhajiviiche1440
    @muhidinhajiviiche1440 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @rajabdayib2972
    @rajabdayib2972 ปีที่แล้ว +1

    Calamadaha wan leeyahay

  • @mohamedhassan-lq4vn
    @mohamedhassan-lq4vn 5 หลายเดือนก่อน

    Mudo 2bil wa xanunsanahay dhibkana i haysto i so duceya walalayal

  • @SadiaAbdullahiWarsame
    @SadiaAbdullahiWarsame 4 หลายเดือนก่อน

    Walhi shikhow ani intaas wan isku arkay xanun an iga dhamanayn

  • @MuunaadanC.kariim-zq1fq
    @MuunaadanC.kariim-zq1fq 7 หลายเดือนก่อน

    aniga sirxaan ee sidad ii sixir furi doonta sheikhow waxas oo calamado ah ee aad sheegtay way i hayane

  • @yasmiinali403
    @yasmiinali403 ปีที่แล้ว +1

    noosheeg sheekh

  • @muhamudisakhassan4732
    @muhamudisakhassan4732 6 หลายเดือนก่อน

    Aniga ah qof calaamadahas isku arkay nambar ankaaagala soo xiriiro ishek

  • @yazminhashi8132
    @yazminhashi8132 ปีที่แล้ว

    Xagee laga soo xidhiidhaye

  • @HichealJoseph
    @HichealJoseph 4 หลายเดือนก่อน

    Side Loga Furi Karaa. Xagese Kala so xiriirnaa

  • @maryankeerow8438
    @maryankeerow8438 8 หลายเดือนก่อน

    Sheekhow waxaan rabaa inaad no daaweyso wllkaan oo xanuunkaa qaba adi xagee jogtaa

  • @nuuraalinoor3630
    @nuuraalinoor3630 ปีที่แล้ว +1

    Asalamu caleykum Sheikh i need your number

  • @Hanaddalmer
    @Hanaddalmer 3 หลายเดือนก่อน

    Walahay sheekh waan garanaya qof noocaas xaqiiqdi

  • @XaawoMaxamed-jf8wq
    @XaawoMaxamed-jf8wq 4 หลายเดือนก่อน

    Aniga shekh calamadaha o dhan leh xage kaloso xidhidha

  • @baaqooradawaaberi8879
    @baaqooradawaaberi8879 ปีที่แล้ว +1

    😢

  • @ISMAACIILCALI-vu6zx
    @ISMAACIILCALI-vu6zx 3 หลายเดือนก่อน

    Qofka sixran qaabka loo sixir furo