#Calaamadahan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 439

  • @suleekhaahmed5080
    @suleekhaahmed5080 2 ปีที่แล้ว +20

    Calaamadahaso dhan waan leeyahay marka laga reebo madax xanuun Jasakallah khayr sheekh allah haku barakeeye daawada loo isticmalaa nosoo gali iyo cilajkiisa

  • @Zuheyla_official
    @Zuheyla_official 2 ปีที่แล้ว +15

    Jugeyntaas iyo waranka xanuunka badan aniga caadado oo aan ihyn bn isku arkaaba mararka qaar alle haka caafiyo dhamaan inta muslim ah oo xanuunkaas la dhiban😭

    • @Ilhaanisse
      @Ilhaanisse ปีที่แล้ว

      Abyo kula midan ahy makan dheli ku haya leydhaha umu sabyanka na way igu jirtaa Quran keda marki leygu akhuryo igu kacan

    • @sumayaabdikadir-ji2ty
      @sumayaabdikadir-ji2ty ปีที่แล้ว

      @@Ilhaanissehada see katahy abayo

    • @NasroNasro123-yu3gv
      @NasroNasro123-yu3gv 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@Ilhaanisse abayo mcn sido kale ban ahy anigana ilahy hanaga caafiyo dhamanten in xoog lagu keno mahane maba imaneyso

    • @HaniMahamed-uz6df
      @HaniMahamed-uz6df 2 หลายเดือนก่อน

      @@Ilhaanissewaa run abyo walhie inan aan is naqano sas ah

  • @hawaabdulkader3111
    @hawaabdulkader3111 หลายเดือนก่อน +1

    ilahay hanaka qabto masibada yaa rabi Allah ha ku xifdiyo sheikh

  • @jannogasho4844
    @jannogasho4844 2 ปีที่แล้ว +20

    فالله خير حافظا وهو ارحم الراحمين♥️

  • @Mohanta-q6h
    @Mohanta-q6h 2 ปีที่แล้ว +8

    Allah kubarakeyo Sheqow siden iskaga daweya plz 3yers laiqawa walina madalin dibkan ihaysto fadlan hagen kalasoharira Ina soduce InshaAllah🤲😭

    • @aamina864
      @aamina864 ปีที่แล้ว

      Cafimad taam ah rabi haku siiyo iyo owlad salixiin ah 🥲🤲

    • @shaadiyaahmed
      @shaadiyaahmed ปีที่แล้ว

      #Angie B abaayo maiska daaweysay hdeer

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali9854 2 ปีที่แล้ว +24

    Masha Allah sheikh alle hakuxiftiyo calamaha waan leeyahay

  • @Amla57
    @Amla57 7 หลายเดือนก่อน +2

    Asc shiiq Allah ka abaal mariyo qeerka umada aad uhayso wxa jirta gabadh walashey ah waa 18 jir walina wax dhiig ah kuma waxyna dareenta xiliga dhiiga xanuun saaid ah sida aan ulenahay biri buu ka imaan uu xanuunka uhayo waba lawaya oo maba yimaado dhaqtar walba hadi lageeyo waxba lagama sheego😢😢

    • @Caisho-x1e
      @Caisho-x1e 7 หลายเดือนก่อน

      Allaha haka cafiyo😢

  • @zulekhahussein4919
    @zulekhahussein4919 2 ปีที่แล้ว +9

    fadlan ii soo duceeya. dheguhu way xanuunaan oo cuncunayaan Sheikh

  • @HamdiIsackHassan
    @HamdiIsackHassan 10 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs sheekh calaamadahaas waan leeyahay sidee lagu daaweeya 🙏🏽

    • @DumarBilla
      @DumarBilla 9 หลายเดือนก่อน

      Mxaa darenta byo

  • @nimcodarwiish6606
    @nimcodarwiish6606 2 ปีที่แล้ว +10

    Alle hanagadul qaado xanunkas wanadashade qnago dhalinyara aad udayar 😭😭😭😭😭😞🙏

  • @ابواميره-ب6ج
    @ابواميره-ب6ج 2 หลายเดือนก่อน

    Oh Sheikh Abdul Rahman, I found the symptoms you mentioned in myself. My period was irregular for two months. I did not have a period. I am in Saudi Arabia. I am Somali. What is the appropriate treatment for me?

  • @HooyoMaryan-bk3jq
    @HooyoMaryan-bk3jq 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid sheeq wax badan Ayan Kaga fa,idet❤❤❤❤

  • @ishiine2
    @ishiine2 2 ปีที่แล้ว +6

    الإمام ابن باز رحمه الله :
    السؤال :
    ( تسأل عن الحجاب، وعن أم الصبيان، -لعلها تقصد الحجاب من أم الصبيان- وتقول: إنها قرأت كلاماً طويلاً عن أم الصبيان مروي عن سليمان عليه السلام، وترجو من سماحة الشيخ التوجيه، وهل لهذه المسميات تأثير على الإنسان؟ جزاكم الله خيرًا ) .
    فأجاب الشيخ عبد العزيز بن باز - رحمه الله - ( بسم الله، الحمد لله، وصلى الله وسلم على رسول الله، وعلى آله وأصحابه ومن اهتدى بهداه، أما بعد..
    فهذه الأشياء التي يقولها الناس عن أم الصبيان كلها لا أصل لها ولا تعتبر، وإنما هي من خرافات العامة ويزعمون أنها جنية مع الصبيان، وهذا كله لا أصل له

  • @SumayaElmi10
    @SumayaElmi10 2 ปีที่แล้ว +27

    Wcs Waraxma Tullahi Wabarakatu jazakalahu qeyr yaa Shieq Xafidullah Aamiin yaa Allah Allah haku barakeeyo adunyaa Wal aaqira Aamiin

    • @shabcancali9359
      @shabcancali9359 2 ปีที่แล้ว

      Asc Walaal hada ka hore Sheikh an wax maka dalmatian hadi ha ay tahay alabti ma hesheen

  • @Ruqiya-ra
    @Ruqiya-ra 2 ปีที่แล้ว +10

    Waxaan aad sheeg Tay ma arkin laakiin mar waa ii imaanaa 5 bil 4bil wuu iska maqnaanaa kaniini hadaan cabo oo caadada keena si Sax ah ey u imaanee waqtiyadii hore xanuun baa iqaban jiray laakiin hada ma arko ilaahay ayaan weydiisanaa caafimaad taam ah iima soo duceeya walaalayaal ilaahay awlaad saalixiin ah isiiyo 😭

    • @khadroabdulahi2326
      @khadroabdulahi2326 2 ปีที่แล้ว +1

      Cfmd taam ah alle haku siiyi owlaada salax ahna hakugu irsaaqo 🤲🤲🤲

    • @Ruqiya-ra
      @Ruqiya-ra 2 ปีที่แล้ว

      @@khadroabdulahi2326 aamiin abaayo

    • @Kawther-fx2xf
      @Kawther-fx2xf 7 หลายเดือนก่อน

      @@Ruqiya-rasee noqoty maxaadse suubisay abyo

    • @NuuraAhmed-rz1qj
      @NuuraAhmed-rz1qj 2 หลายเดือนก่อน

      Qaali ana kula mid ah ilaa mrka qaan gaadhay sasay ahyd😢 mxa isku daawaysay ina guursadana wan rabay icaawi wll

    • @Ruqiya-ra
      @Ruqiya-ra หลายเดือนก่อน

      @@NuuraAhmed-rz1qj abaayo weli wey iga maqantahay macnaha weli iima saxna hada dhow ayaan is daahiriyiyey oo bishaan wey ii imaadey alx waan arkaa hadey ii sii toosto alle adne hakuu toosiyo aninagane alle ha ii toosiyo baryada alle bari ani xataa inteyna bishaan ii imaanin alle ayaan zaaid ubaryey inuu ii saxo ayaan ka baryey tookadaan wey ii toosee sidaan rajeynaayo

  • @DeeqnurSayid-yl2ge
    @DeeqnurSayid-yl2ge 10 หลายเดือนก่อน +1

    Azxbey isoo duceeya waan xanuusanhy calamadahan waan leyhy sixirna marka ayaa laygu sameyay hada waan ka caafimaday alx lknse wali dhiigii ayaa qalqal iga galay isoo duceeya azxbey

  • @HaniMahamed-uz6df
    @HaniMahamed-uz6df 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekh iso jawab plz dhib aya ihysta iyado malinki 2 tahy ayan wx yabo bdn qabty shaqo kdip moxoga laygu dhgy awlba anoo ay ixnuunijirty hlkz io dhbrku kdip kadidu sec sec iqabtah moxogana wa laygu dhgah kadidas wx so rcya wa period kii inta kle ma arkayo sheekh igu dhow mia utaga mise waa xalad dabiici ah teeda kle one week aha mnta wa 6 wuxuna yhy sidi mlinki uhoresay o kle ina iso jawbta rajenyag

  • @xiireykabaweyne8311
    @xiireykabaweyne8311 ปีที่แล้ว +1

    Sheekhow maxaadaro maa akhrinysaa mise waxbaad dawanysa umada afsoomali ugu sheeg ka jooji carabiga

  • @ikraanabdirashid5806
    @ikraanabdirashid5806 26 วันที่ผ่านมา

    Asc sheeqo waxaa dhrmaa xaanun zaaid ah marksto inta dhana wa ihayanaa maxaan samey 😢

  • @nuzaypafayzall-uj9vz
    @nuzaypafayzall-uj9vz ปีที่แล้ว +2

    Asc sheekh alle haku xafido inshaallh sheekh qodopadan aad shegtay oo dhn wan wada hya wana isku arkayyy😢

  • @XamseYare-z6w
    @XamseYare-z6w วันที่ผ่านมา

    Sheikh 4 sano ma.arkine maxaan kudaweeyaa

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis 4 หลายเดือนก่อน

    Shiikh mahadsanid waxay nagu waaleen dumar cimri malaha

  • @BureeqaMustafe-c2f
    @BureeqaMustafe-c2f 10 หลายเดือนก่อน

    Asc shiiqa Alehakubarekeyo waxankacabanya adada tahye 17 xiiligacda dhabaraxanu sayiida iyo adiimo xanu iyo madaxa iyo galeyaha xiilika lakujiirocadada sayiidah dhakhrana mategiina alehahucafiiyo wiixi xanusana😢 shiikha jawaba

  • @DeeqsanDeeqsan-nh3sj
    @DeeqsanDeeqsan-nh3sj ปีที่แล้ว

    Sheekh qeer ala haku siiyo aniga 5 sano dhiig ima imaaan mana aqaab sbbta wan yabanahay sheekh xagee kaala so xiriraa plz

  • @QadanYasin
    @QadanYasin 8 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢😢 xaladaas waxaihaaysataa shansano wandaalay sheekh reer keeygu inuudumo ayuuin yarbuu ujiraa seen isaga cilaashiyaa

  • @XaawoCabdiweli-rb5oi
    @XaawoCabdiweli-rb5oi 4 หลายเดือนก่อน

    Asc khiish 2bil 3 hamar waxanleh xinjiro luguha bowdyaha waxbaa iiraaxraacayoy

  • @qalbisaafi7449
    @qalbisaafi7449 2 ปีที่แล้ว +10

    Asc sheekh dadka comentiga wa wada dhibanayal iskudaya inaad ujawaabtid ama aad noo sheegto meel lagala so xidhiidho blz🙏

  • @munoabdule4191
    @munoabdule4191 2 ปีที่แล้ว +3

    Msha allah shiikhow xanuunka ihaayo ayaa ka sheekeyneysaa jasaakalah

  • @xawocabdixawo1438
    @xawocabdixawo1438 2 ปีที่แล้ว +5

    Jazakallah shiikh xanuun maqabo balse caado xiran baa jira markaan isticmaalo kaniiniga wuu imaan 17sano xaaladaas ayaan kujiraa fdlan xagee lagaala soo xiriiraa oo ey kutaalaa xarunta

    • @issaamouni1415
      @issaamouni1415 2 ปีที่แล้ว

      Wlo mashkildasi wey buxda

    • @qalbisaafi7449
      @qalbisaafi7449 2 ปีที่แล้ว

      Abaayo kaniinka aad cunto magaci

  • @SundusHoney
    @SundusHoney ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭Alh sheik se iskgag daweya😭😭😭wa qba kuli wxa wada shegty ana hya😢

    • @DumarBilla
      @DumarBilla 9 หลายเดือนก่อน

      Byo ma iska dawysy

  • @kadijosheikh8781
    @kadijosheikh8781 ปีที่แล้ว

    Alle garanayo WAX u maqanyahay iyo WAX kale... sheikh haisku dinbaben..😊

  • @mulkiaaaden814
    @mulkiaaaden814 2 ปีที่แล้ว +4

    Maansha,,allh wllhi sheeqow sidaad sheegayso anigaa ah illhy ha ku xifdiyo bal waxa dawada ii sheeg

  • @shuubilan9781
    @shuubilan9781 ปีที่แล้ว +1

    Sheikhow aniga 21 ban jira laba sano rer leyahay calamadahan dhan wan isku arka dhiigana dhowr bilood bu iga maqnada marku I imadana aadban uga xanunsada

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht ปีที่แล้ว +1

    Sheydaan bAa harantiyay baa ladhahaa dad laqalay ilwen qoroto saxan losaray siyasad miyaa

  • @ZahraQueen-2
    @ZahraQueen-2 หลายเดือนก่อน

    Xasbiyallah aniga waleyga soo saaray umu subyanta alxamdullah🤲🤲😢😢😢

    • @fadxiyacilmi-m6o
      @fadxiyacilmi-m6o 27 วันที่ผ่านมา

      sidee wll lagaaga soo saaray

    • @samiradhaye7621
      @samiradhaye7621 10 วันที่ผ่านมา

      Wll qofku isagu qura an ma iskaga saarikra

    • @ZahraQueen-2
      @ZahraQueen-2 9 วันที่ผ่านมา

      @@samiradhaye7621 Haa aniga quraan la.aan leygaga so saray

  • @sadaqabdi9818
    @sadaqabdi9818 2 ปีที่แล้ว +4

    Shukran sheekh ma lihi calaamadaan Alxmdulilaahi laakin dabar xanuun bis dhibaato.miyaa sheekh

    • @beelosuusac4918
      @beelosuusac4918 2 ปีที่แล้ว +1

      Abaa anbo hada isku arke dhabar xanun oo i garacmaa

  • @hudaclaahi6499
    @hudaclaahi6499 2 ปีที่แล้ว +1

    الله اكبر ?adeer wa maxay umu sibyaantu

  • @fartundahir7417
    @fartundahir7417 7 หลายเดือนก่อน

    Asc sheeqa 3 cisho kaqabeyastey haadan diiba uso labata maxa keeno

  • @maryamaabdi2485
    @maryamaabdi2485 2 ปีที่แล้ว +14

    Shiiq waan isku arkay dhiig 7bil qalqal ayuu iga lahay dhaqdar ayaan aday nabro ayaa legu shegay minka ayuu ku yalaa waa leyga gubay 3sanno ayaa leyqaba wax madhalin dhiiga dhiciska leega helaa marwalba aan dhaqtar tago mid aan layabay ayaa ah markii eey cadada qabo waxaan darema wax in eey isoo rixaan waxaa moda ilmo in eey iga soo baxaan waan xanusanaa markaas isoo duceya in uu owlad illaah isiiyo isoo jawaab

    • @naruronalka5820
      @naruronalka5820 2 ปีที่แล้ว +3

      Allaha kucafiyo awlad bariyana haku siiyo apyo

    • @suleekhamz6990
      @suleekhamz6990 2 ปีที่แล้ว +1

      Allah haku caafiyo wllo

    • @umcasuus894
      @umcasuus894 2 ปีที่แล้ว +1

      دallah ku siiyo owlaad baariya

    • @ubahdagane8135
      @ubahdagane8135 2 ปีที่แล้ว +1

      Ale haku cafiyo wll awlad barkaysan haku siyo

    • @khadroabdulahi2326
      @khadroabdulahi2326 2 ปีที่แล้ว +1

      Alle haku caafiyo owlada salax ahna haku siiyo 🤲

  • @sadiayasiin2671
    @sadiayasiin2671 2 ปีที่แล้ว +7

    lkn shiikh ani waan isku arkay 2calamada tan xinjiraha oo marmar uu igu dhago 2tan ah inaan ku xanuunsado in ay wax an dareemo wax igu dhex socdan calosha

  • @dheemanluula2590
    @dheemanluula2590 2 ปีที่แล้ว +6

    Badana wan isku arka qodovka sddexad laga reebo 😔 iiga so duceeya

  • @farxiyocaraaye-cq1in
    @farxiyocaraaye-cq1in ปีที่แล้ว

    Sheikhow umu sibyaanta maxaa laga wadaa horta

  • @fardowsa1243
    @fardowsa1243 2 ปีที่แล้ว +5

    Sheikh what is the meaning of the word ummu subyan

  • @hisheabagwayin3229
    @hisheabagwayin3229 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheekh waxd iiishegtaa 😢waxan leyahy dhiig iga soconya waqti la,aan mana badno xanuuna uu igu hyaaaa

  • @SalahahmedYusuf
    @SalahahmedYusuf 9 หลายเดือนก่อน

    Shiikh maxaalagudaweeyaa jawaabta

  • @deqahussein5082
    @deqahussein5082 ปีที่แล้ว +2

    Shekh wan ladhibanahy allh igacafiyee ani iyo intii ladhibanba

  • @najma2484
    @najma2484 2 ปีที่แล้ว

    Umu zibyaan maxa ladhahaa wlhi waa markii iigu horeysay aan maqlo hadane wuxuu sheegayo oo dhan wey igu dhacaan subxanallah qisada umu zibyaan wa inaa raadiyaa 😮😮

  • @qiimilaki8196
    @qiimilaki8196 2 ปีที่แล้ว +7

    Umu sibyaan wax ladhaho ma aaminsanin shiikhoow wxd kahadlaysidna waa wax dabiici ah allena ugu talagalay ee hana waaalin😅

    • @minhaazsabriye2524
      @minhaazsabriye2524 2 ปีที่แล้ว

      abyo waa wax jiro lkn dhaqaatirta aa ku barayan ka dip kaa sheegayan daawo uu leeyahy qofka uu hayo ibnusibyaanka ma dhalo

    • @mariaclaraofficial8118
      @mariaclaraofficial8118 ปีที่แล้ว

      Wllo umu subyan muxu kawada ifahnsiya
      Laba bil ban dhalanahy imika cadadi ba igu dhcdy weligay si aysn igu dhicin igu dhcdy isbuuc ban imika xnunkanisku haya hbnki ma sexdo xinjirahasa iga socda dhiguna wa is bedely midabkisi

  • @ilwaadpadmaax6101
    @ilwaadpadmaax6101 2 ปีที่แล้ว +7

    Asc sheekh Jasaakallaahu khayr
    Sadexda cisho ee u horeeya ayaan dareemaa xanuun aad ah ilaa aan kiniin cuno mooyaane xanuunkaasi igama ba,o markaa mxn sameeyaa

  • @ifraaxcabdi685
    @ifraaxcabdi685 2 ปีที่แล้ว +6

    Allah ku barkeeyo sheekh calaamadahan wan isku arkay dhakhtarkana waxba ma qabtid ayuu idhaha cilaaj ma adiin

    • @NajmaAli-id5os
      @NajmaAli-id5os 4 หลายเดือนก่อน

      Maiska cilaajise abyo

  • @fatemahaabdy5322
    @fatemahaabdy5322 ปีที่แล้ว +1

    Asc shekhow sidee ayan kula so xirikara cilaaj ayan ubaahnay 15sano aya dhibka cada i haysata sidee kula so xirira

  • @KaltuunKalbiyoah
    @KaltuunKalbiyoah 4 หลายเดือนก่อน

    Calamdahaa waa leeyhy ee dawada ii sheeg shiikh

  • @AliAdosh
    @AliAdosh 3 หลายเดือนก่อน

    Calaamadahaso dhanwaan leehay ee daawadedi nosogali inshaallah

  • @munayuusuf-nb9yg
    @munayuusuf-nb9yg 7 หลายเดือนก่อน

    Haa Ani haween Ayaan kuriyoo day dhiig Anoo iijoogo waxaan Ahay marwo laqawo 😢😮

  • @khadrahussen-q1n
    @khadrahussen-q1n 5 หลายเดือนก่อน

    Ilahay ha no sahal😢weye I haysa imikana wuu iga yaradaye

  • @lisabintumaryam8288
    @lisabintumaryam8288 2 ปีที่แล้ว +9

    Ilhy inta xanusan haa cafiyo🥀

  • @HibodableHiboabdirishid
    @HibodableHiboabdirishid 10 หลายเดือนก่อน +1

    Shiqo wan isku arkay calamadaha has odhan maxan isku daweya adina qer alh ku siyo❤😊

  • @FathiYosuf-wx1zl
    @FathiYosuf-wx1zl ปีที่แล้ว

    Asc habib abdirahman ilahy qer hakusiiyo wa I faaideysy intas odhan so shekty Wan qaba waliba buro ayaleyga so siege qaliin bathy Aya ley dhahy balse mrki an dareme dhaq dhaqa qalinkii wa iska daayee wa dhibanahy xnn sAid ah Aya ihayo waliba xiliga cadad MI cawin kartaa inan kadwoobo ilahy inoo kucawiyo icaawi intee Kala so hdlaa door shiq Aya LA hdle wx iso jwba wye nambarakan hda Kal so hdlo talow man ku hela inaa kula hdlo dawo hda hyso u bahanahy shiiq

  • @gmellahsoss2650
    @gmellahsoss2650 2 ปีที่แล้ว +3

    Sheikh asc 🖐️ ilhey ha ku xifdiyo wlhi 😭 aniga garab Ayn ahy Caadada mar 4bil kadib marna 8bil kadib ayey ii imaadaa daawana wn Ka daalay sheikh ma ii sheegi kartaa plz 🥴🥴🥴

    • @faadumomaxamuud7632
      @faadumomaxamuud7632 2 ปีที่แล้ว

      Kulamid ayaa ahy bishii 2aad ayaa igu dannesay caadada

    • @Havza01
      @Havza01 2 ปีที่แล้ว

      Apyo Ani xita kula mid ad 8 bil ma Arak dawo wakadalay ilhey hanacafiyo

  • @MaamiyoMaxamuud
    @MaamiyoMaxamuud 6 หลายเดือนก่อน

    Sheepwash aniga dhankar ixanuunayo cirbada baa Laigu duraa xagee joogtaa aan kugu I maadaa

  • @fadumomaxamed4110
    @fadumomaxamed4110 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc sheekh waa ku slmy sln kadib kheer alaha ku siiyo xaley aya waxaa arkey nin iyo naag o meel khexe fadhiyaan xaley aya dhaheystey rukhidada inan kula so xiriro aya rabaa inshalaah

  • @ayaanabdirashit5368
    @ayaanabdirashit5368 2 ปีที่แล้ว

    Shikh hoyady hada le 40 gashy dhigi cadadna wa ka jogsamy maxa la odhan kara

  • @safiyasayid-k1q
    @safiyasayid-k1q 2 หลายเดือนก่อน

    maxa u xal ah marka subaxanala walahi aniga 15 aya ku gursadey 5 wax ma dhalin cada warer 4bilot kabcdi aya iyado xanun sa id ah arki jirey marka shekh ilhy haku barakeye maxa ila gud bon

  • @khadijoabdi5317
    @khadijoabdi5317 2 ปีที่แล้ว +46

    اللهم صلى على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل ابراهيم أنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى آل ابراهيم أنك حميد مجيد في العالمين

  • @maryansaidhirsi8656
    @maryansaidhirsi8656 2 ปีที่แล้ว +1

    Wan dhadaremaa lkin dikanka malihi in takale Wan leyhy nosogali dawadiisa shiqow alaha kubarakeyo

  • @Yusra-f9l
    @Yusra-f9l 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah Ani dhiga SAS iga ah wlhi ka dahirso marka is dhaho WA imana hadane maba tagayo ciyow ama labo bil ayu socona

    • @UmuAASmaa
      @UmuAASmaa ปีที่แล้ว

      Asc abayo mcn maka ficnatay dhiga wax dawa ah ma heshay qali aniga hada mudo 1 sano iyo bar ayn sidas ahay

  • @amirmed3620
    @amirmed3620 11 หลายเดือนก่อน

    calamada oo dhan waan leyahay cilaajka ama dawada isheeg

  • @ubaxmahad6974
    @ubaxmahad6974 ปีที่แล้ว

    Calaamad yaasha shegtay waan leeyahay sheikh waa mahad santahay

  • @najimamaxamed2602
    @najimamaxamed2602 2 ปีที่แล้ว +6

    شيخ جزاك الله خيرا

  • @fatemahaabdy5322
    @fatemahaabdy5322 ปีที่แล้ว

    Sheekhow ma idawayn karta khayr alle haku siiyo

  • @filsandahir7129
    @filsandahir7129 2 ปีที่แล้ว +12

    Sheqow hada xanun iyo lablabo ku daremoyaba🥺🤲

  • @edabsansedahooyaded3530
    @edabsansedahooyaded3530 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheekhow ani hada xanusanuya xanun iyo labo labo waliba 😢 isoo doceya🥹

    • @DumarBilla
      @DumarBilla 9 หลายเดือนก่อน

      Abyo se noqaty hada

  • @fardowsotahliil-u4v
    @fardowsotahliil-u4v 4 วันที่ผ่านมา

    Shiiq hada lee laxanun sanahaye isoducey😢

  • @fatxyamouktar9711
    @fatxyamouktar9711 2 ปีที่แล้ว +3

    Acs sheikh Allah ku xiftiyo calaamadahan wan iku arkay 10sano ayan Reer leeyahay hal cungu ayan dhalay kadib mandhali seen isku ciilaajiya

    • @sarahjrgensen7753
      @sarahjrgensen7753 2 ปีที่แล้ว

      quran maalin kasta isku aqri ayatul kursi ama suradii aad taqaano isku aqri

    • @ednaaxmedali1162
      @ednaaxmedali1162 2 ปีที่แล้ว

      Asc

    • @ednaaxmedali1162
      @ednaaxmedali1162 2 ปีที่แล้ว

      Wllo wan array idaasokale maxaan yeelaa

    • @sarahjrgensen7753
      @sarahjrgensen7753 2 ปีที่แล้ว

      @@ednaaxmedali1162 abaayo quran maalin kasta isku aqri 100 ayatul kursi ama falaq ah isku aqri hadii hal mar ay kugu adkaad mar ba 20 ama 30 isku aqri

  • @abdullahihassan4655
    @abdullahihassan4655 2 ปีที่แล้ว

    Aniga hada 3 bil iha maqan yahay dhaqtar ayaan aaday dawadiina waan dhameystay waan la.ahay wali wax xanuun ahna ima hayo iso doceeya

  • @maankachannel6003
    @maankachannel6003 2 ปีที่แล้ว +3

    Sidee loo daweeyaaa marka sheekhoow calaamadahaas

  • @rayanmoussa9313
    @rayanmoussa9313 2 ปีที่แล้ว +2

    ماشاءاللہ جزاك اللهُ‎ خیر شیخ ilahay hanaka qabto masibada

  • @maiida809
    @maiida809 2 ปีที่แล้ว

    Shiiikh intas wn isku arkay maxaa udawa ah iso sheeeg kubarakeyo

  • @zaharmahamoud3741
    @zaharmahamoud3741 2 ปีที่แล้ว

    Haa shekh runti waan lehay dhiga xinjiro aha an awal isku arkin iyo xanun badan

  • @shifa2446
    @shifa2446 2 ปีที่แล้ว +2

    Umu zibyaan maxaa waye shook I jawaab please

    • @maryuuma2662
      @maryuuma2662 2 ปีที่แล้ว

      Waa jinni ilmaha dadka udiida

  • @suhuur2924
    @suhuur2924 ปีที่แล้ว +1

    2sano iguma dhicn 24 sana jira hooyo wan ahy khatr an tagin malhan ilhow no sahal 😢

  • @leila5546
    @leila5546 2 ปีที่แล้ว +2

    Anigu dhiiga igama baaqdo lkn si aan qiyaas lahayn bn ugu xanunsada heer an la suuxo dhiiguna wa madow xinjiro leh marwalbana culusta waxba iga dhaqdhaqaaqo si walbo isku caateyana culusta wey bararsantahay isbuuca dhiiga i joogana wxad mooda in lagu galgalaanayo calosheyda culeys hdan istaago xita wxan mooda in culusta hoos i jideyso caadi uma istaagi karo marka cuno yara cuno xanuunka wu igusi ziyaada dhabarka iyo lugahana wey i xanuunan.

  • @IfrahFouadIfrahfouad
    @IfrahFouadIfrahfouad 6 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh waan arkay intaba marka maxa lagu daweeya iso jawab ado raliya

  • @RoodaCllaahi-c4i
    @RoodaCllaahi-c4i 2 หลายเดือนก่อน

    Shiikh calmadan waa leyahya maxa lagu dawneya😢

  • @khadijoabdi5317
    @khadijoabdi5317 2 ปีที่แล้ว +5

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العطيم

  • @istaahilmohamut3659
    @istaahilmohamut3659 2 ปีที่แล้ว

    Sheikh calamfaha barnkooda wn leyhy lkn badan dhaqtr la xodhidhi jiry lkn ugu danbayn wxba wy iga tari wydy dawadii dhiigana bilo ayuu iga maqanaada xinjirha wn leyehy maxa sameeya🤒🤕😓😓

  • @foziaelmi9120
    @foziaelmi9120 2 ปีที่แล้ว +1

    Sh ilahay khayr Haa ku siiye xageed jogta

  • @MssSamsam
    @MssSamsam 5 หลายเดือนก่อน

    Shiikh😢 5 bil ikuma dhicin bishan ayuu I kudhacay ila hada wo ihaya xanun siyaado xijiro wawena omadow iyo dhiigi tubo camal ika socdan 😢waliba xanunkeyka maxakamen kari😢

  • @DekaMuse-g2y
    @DekaMuse-g2y ปีที่แล้ว

    sheekh wan isku arkay horta lkin mudo dheer ayu iga maqandah walibo 😢waxn dareema xanuun daran sida mad xanuun garcah xinjirow wn isku arkah 😢lkin maxn sameyah

  • @fatxiabdinasir4780
    @fatxiabdinasir4780 2 ปีที่แล้ว

    Umu sibyaan maxaa laga wedaa lkn

  • @ifrahahmed2186
    @ifrahahmed2186 2 ปีที่แล้ว +1

    Siiq anigadhibkaqawe wanafahmilawaxakenay adigaishege gewarlagorsan ayan ahay sobxanallah maxalagodaweya siiq iisheg bls

  • @ikraammohamed4165
    @ikraammohamed4165 ปีที่แล้ว +2

    Asc shiqow runta kahadashay jasakallah qer weyna hesata ran subxanallah

  • @NimcoMohamed-ce3rg
    @NimcoMohamed-ce3rg 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allah sheekh jaza kallah

  • @fatimaadam5760
    @fatimaadam5760 2 ปีที่แล้ว +2

    Jazaakallahu khayr sheikh xabiib

  • @AaminoCabdiraxman-ul4on
    @AaminoCabdiraxman-ul4on ปีที่แล้ว

    Jazalal lahu qer shiqow hada cadadi waqa balse shalay ilaxalay ilahada xanun an waxkutilmamo laahay aya ihayo closhinawax baa kadhaqaqaya mana sobaxayo dhiigi xanunlee mxn sameyaa sheqow

  • @milgoismacil6987
    @milgoismacil6987 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc sheekh qayr all hakusiiyo waxaan rabaa dawada musumyaanta afarta cisho lacuna Ayaan rabaa halkee kahelaa ama telocoonka igaqabo

  • @roodomuuse782
    @roodomuuse782 2 ปีที่แล้ว +1

    ummu sibya mxaa lagawada

  • @QueenAnju-mt9xq
    @QueenAnju-mt9xq ปีที่แล้ว

    Please tiktoore icaawi😢caadada oo madoo igu imaato mxaa keenayo Please 😊😢

  • @hawaibrahim1891
    @hawaibrahim1891 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc shiiq jazaaka laah shiiqow ruqiyada umusabiyaan ta markaa dhageysanaayo dhanka bidixda oo xudunta hoosteeda ayaa idanqaneyso xanuun ayaa ka dareema oo cirbad camal ah ee maxaa sameeya shiiqow

    • @nureinihabib8863
      @nureinihabib8863 2 ปีที่แล้ว

      Umusabyaan maha lakawada abayo plzz ifasir

    • @nureinihabib8863
      @nureinihabib8863 2 ปีที่แล้ว

      Tumar ayan cahey lakin wili mafahmin

    • @hayaatmohammed7754
      @hayaatmohammed7754 2 ปีที่แล้ว

      @@nureinihabib8863 umu sebiyaan qofkii qabo ilmo ma dhali karto

  • @Caisho-x1e
    @Caisho-x1e 7 หลายเดือนก่อน

    Umu sabyan maxa ladhahaaa haley fahan siyo pls wllo 😢