XALWO SUBAG HAL KIILO GURIGAAGA KU SAMEESO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • Nasra abtidoon

ความคิดเห็น • 2.8K

  • @nasra_abtidoon
    @nasra_abtidoon  4 ปีที่แล้ว +720

    Pls Asxaabteyda Codsi Waaye Sxbtey Qaalida ah kanaalkeeda Booqda SUBSCRIBR iigu Saara🙏🙏th-cam.com/video/GmySIcl8iDE/w-d-xo.html

    • @sacdiyocali9733
      @sacdiyocali9733 4 ปีที่แล้ว +8

      Igu haley cdy 🙏🙏🙏❤❤❤

    • @hamdaabdiaziz1638
      @hamdaabdiaziz1638 4 ปีที่แล้ว +7

      Wan usaray my abyo ismahan

    • @bushromaxamed9079
      @bushromaxamed9079 4 ปีที่แล้ว +3

      Wwww mash.alllh gacantada alle ha ku barakeyo abayo

    • @muzhtaaqmaankah9422
      @muzhtaaqmaankah9422 4 ปีที่แล้ว +2

      DiYaaar McntoH Wrkaa Ku dhan Pqradena They Wrkaga Ya diidi Kra Nah

    • @paayalofficial6799
      @paayalofficial6799 4 ปีที่แล้ว +1

      Nasra abtidoon xaq

  • @shukrimasala
    @shukrimasala 4 ปีที่แล้ว +242

    Waaaaaaaaaaw mamo cadi mahan ilah haku xafido amiiiiin ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @habiboali2222
      @habiboali2222 3 ปีที่แล้ว +3

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😍😍😍😍😍😍

    • @mohamedtigow5714
      @mohamedtigow5714 3 ปีที่แล้ว +1

      555

    • @shamsoahmed628
      @shamsoahmed628 3 ปีที่แล้ว +3

      Masha allaah baaraka allaah

    • @ayubhajow4604
      @ayubhajow4604 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamedtigow5714 hshu

    • @ayubhajow4604
      @ayubhajow4604 3 ปีที่แล้ว

      @@habiboali2222 i3ii3i3i3o3399399 is ka and 93939393

  • @shuaibabdimohamed1227
    @shuaibabdimohamed1227 3 ปีที่แล้ว +33

    Maanta sameyna xalwad incha allah so duceeya in ilahay hagaajiyo💜❤️🙌

    • @dahirxasan7853
      @dahirxasan7853 2 ปีที่แล้ว +1

      Makuu hagagtay

    • @sacdiyahassan1095
      @sacdiyahassan1095 2 ปีที่แล้ว +3

      @@dahirxasan7853 ani sameyay waana I hagagTay bes qiyaasta raac

    • @dahirxasan7853
      @dahirxasan7853 2 ปีที่แล้ว +3

      @@sacdiyahassan1095 ok gacalo

  • @habibosheikh2387
    @habibosheikh2387 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah Nasro abtidon waan Ku maxadcelinaya kun iyo kow jeer sanadki hore iyo sanadkanba waan karsanaya macalimadeyda waad maxadsantahay macnto ❤️

  • @foziali8493
    @foziali8493 2 ปีที่แล้ว +52

    This is how you explain when yo do things nice and clear step by step thanks sister

  • @Hi_queenss
    @Hi_queenss 4 ปีที่แล้ว +34

    Abayo aad ayaa kaga mahad celinayaa videogan quruxda bdn. Aniga iyo hooyaday ayaa isla karinay, si qatar ee noogu soo baxday. Horay dhowr mar ayaan isku daynay, Alx marki ugu horaysay noo toosto waaye. Mar kale ayaan kaaga mahad celinayaa videogan.❤❤❤

  • @shukrimasala
    @shukrimasala 4 ปีที่แล้ว +168

    Waaaaaaw Masha Allah mamo ilahe haku xafido

  • @nastexoahmeed3796
    @nastexoahmeed3796 3 ปีที่แล้ว +7

    Wow m.a abyo wan tijabiiye weyna ii hakagteey m.a ilhye kacantada haku dayo xbbti nasro tnx

    • @Muniiiiitamaxamad
      @Muniiiiitamaxamad 3 หลายเดือนก่อน +1

      Abayo plz ii sheg maxad ku krisay dabka yacni ma girgire ama bur jiko saad u tqaanba😢😢

  • @kahiyechannel8580
    @kahiyechannel8580 3 ปีที่แล้ว +23

    Nabi Muxamed scw wxaa uu yiri Illaahey adoonkisa waxa uu caawiya marka adoonka caawiyo walalkisa wll qali subscripe nagu caawi Alle haku xifdiyee.
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @zamzamgedi8297
      @zamzamgedi8297 3 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw scw scw scw scw

  • @faduminabdiraxman4028
    @faduminabdiraxman4028 4 ปีที่แล้ว +28

    Maanshallah cw aniga 3 noqday nasro abyo aad ayaan wlh wax badan kaaka bartay alle qmarkisa waxaa kaa fiirsado aad ayeey igu tusaan maclimadeyda waxaa tahay maclimada adoonka ugu fiican qaali badan shukran

  • @ifraxabdi6108
    @ifraxabdi6108 4 ปีที่แล้ว +69

    Asc abayo. Ciid mubarak xalwadi wantijabiyay alxm way iihagagtay marka aad iyo aad ayad umahadsantahay abayo

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 3 ปีที่แล้ว

      Maasha allha Tabarkalaah sii Wanagasan baa u sharaxaday sii loo fahamo jisakalahu qeer Xabibti

    • @maryamamaxamed4941
      @maryamamaxamed4941 2 ปีที่แล้ว

      𝚆𝚠𝚠𝚠𝚠𝚠 𝚖𝚊 𝚊𝚋𝚘𝚢𝚘🥰🥰🥰🥰🥰

    • @qeeqodoceeysan4452
      @qeeqodoceeysan4452 ปีที่แล้ว

      Masha alaah abaayo mahadsani qeer ale hagu siiyo wllhi waan kujeclahay sata dadga uku faa iideyneyso walàshey mcn

  • @samirasamani8298
    @samirasamani8298 3 ปีที่แล้ว +14

    Waan isku daynay ani iyo aabo masha Allah wey noo suurt gashay💪💪🤗masha Allah 💝💝mahadsanid

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 ปีที่แล้ว +5

    Naasroy manta ayan Sameynaya Insha Allah waxan rajeyna iney itoosto Hadu Alle idmayo ❤😊 Thank you 😊

    • @tomie592
      @tomie592 ปีที่แล้ว

      Ma kuu hagaagtay?

    • @makkadagan876
      @makkadagan876 ปีที่แล้ว

      @@tomie592 Haa abayo ma.a

  • @kowsarnuurcdy9724
    @kowsarnuurcdy9724 4 ปีที่แล้ว +19

    Yaya nasra macmacanka sameyse wan wada sameye thnks awalan xalwo ma aqan abyo isameyne icunti belu igu sobaxay 🤦‍♀️🥰🥰🥰🥰🥰

  • @hassanomaraseer2813
    @hassanomaraseer2813 4 ปีที่แล้ว +55

    Cunto Somali xalwo kaliya iga dhineed
    After lockdown waan isku dayaa inshallah

    • @zakiali9305
      @zakiali9305 3 ปีที่แล้ว +1

      Ka wrn. Mrka booowe

  • @fatuushofficiall2007
    @fatuushofficiall2007 3 ปีที่แล้ว +28

    Ilaheya amarkis waxad sogaliso horan ka fahma ❤❤🙏

    • @IbrahimJamac-cd2vf
      @IbrahimJamac-cd2vf 2 หลายเดือนก่อน

      Hhhhhh mxd uga fahmiwayday hhhh😂😂😂😂😂❤❤😊

  • @rahmahussein5813
    @rahmahussein5813 ปีที่แล้ว +2

    Marki ugu horeysay ay ii fiicnatay mashallh gacanta allah ku barakeyo thanks❤

  • @foreverlearning9930
    @foreverlearning9930 4 ปีที่แล้ว +31

    Gacantaada Allaha kuu barakeeyo❤️wax badanaa kaa bartay thank you abaayo

  • @amaldayib284
    @amaldayib284 2 ปีที่แล้ว +5

    Maashaa ,Allh walaasheena qiimaha bdn sfcn ufahany aad umahadsnthy. Jazaaka Allh Kheyr

  • @UmuCaisha-dy2uu
    @UmuCaisha-dy2uu 4 หลายเดือนก่อน +4

    Ramadaan 29
    8/4/2024
    Waa maalinka koobad aan tijaabinayo inhsa allah❤

    • @UmuCaisha-dy2uu
      @UmuCaisha-dy2uu 3 หลายเดือนก่อน

      Wan tijaabiyey si fiican bad wlhi iguso baxday alx, kaliya waxay iga yara yeelatay burbur yar oo kus kuuusan, markaa waxay U bahaan tahay walaaqid intii ka badan after 3 weeks ayan hadda tijaabinayaa oo ku celinayaa insha allah
      1/5/2024

  • @Qamar_Bint_Amiir
    @Qamar_Bint_Amiir 4 ปีที่แล้ว +62

    Maasha allaah tabaarakallaah xabiibti 👌💯🥰

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed86 4 ปีที่แล้ว +12

    Omg maanta wax iga so horeeya malahan ciid wngsn oo hormaris ah nasradeena mahdsnid xbbti 😍🔥❤💋🥰

  • @fd3416
    @fd3416 2 ปีที่แล้ว +7

    Awalan MashaAllah walal Aqontada Allah hakubarakeyo iyo hagarbaxaaga JizakallAh kheyr jizaa. Qabka aa noogusharaxday sida walaalaha Hooyada iyo Abahadhaleen camala noogu hagarbaxday MashaAllah jikada dad kulajooga camal Lee eheen Dadka kafaa ideystay oo anigu kujiro Gabdha MashaAllah haladhaho unaduceya in Muradyadeeda kale Alle usahlo halkaskawad Dacadnimada walagu hormara MashaAllah Allah hakusiyadsho.
    From F D
    Arday kaabartay Sida Xalwada Lookarsho

  • @ferihasayit
    @ferihasayit 3 ปีที่แล้ว +9

    Thanks sis Insha allah manta ayaan rabay Inaan sameeyo🙌🏿😇

  • @ashomohamed2713
    @ashomohamed2713 4 ปีที่แล้ว +15

    Masha Allah abyo nasro qurux ciid mubarak Thnkis qali waa ba u bahnay xalwada mcnto ilahey ha ku dowro

    • @nasrocadey93
      @nasrocadey93 2 ปีที่แล้ว

      Mash Allah abyo nasro qurux ciid mubarak

  • @umualfiya2014
    @umualfiya2014 4 ปีที่แล้ว +5

    Maasha Allah xabiibti mahadsanid inta nasra abtidoon ka sugesay kilo xalwa Ani cml kaganta tag ❤️❤️👍

  • @mohameddaahirofficial7480
    @mohameddaahirofficial7480 3 ปีที่แล้ว +4

    Thanks my sister maanta aniga ayaa sameeyay xalwad waan kabaratay gabarkale ayaan fiiriyay adiga ayaa kafudud maashaa allaah

  • @adnaabdulkadir6290
    @adnaabdulkadir6290 4 ปีที่แล้ว +10

    Xalwadaan daawashadeeda kama daalo masha allah nasro eline sağlık çok güzel olmuş

  • @sadiiqabdikadir6072
    @sadiiqabdikadir6072 4 ปีที่แล้ว +6

    masha allah xbbt quruxey illaahay khayr hakaa siiyo waxkasta oodna bartay sidaan kuu jeclahay illaahaybaa og hadalkaaga muuqaaga intaba illaahay reerkaaga hakuu barakeeyo 😍😍😍😍😘❤❤❤

  • @umusidrachannel1781
    @umusidrachannel1781 4 ปีที่แล้ว +5

    Wawo mnshlx mcnto Allah kubarakeyo gacantad inshlx cafimad igu cun pin isaaro xabibtii am first

  • @farahmohamed3160
    @farahmohamed3160 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah hambalyo abayo macalin aan cadi ehen batahy nasra walashen

  • @omarraage87
    @omarraage87 ปีที่แล้ว +5

    Adoo soomaha Ileen cunto lasameenayo lama daawado😂😂waa uxiisay xalwad Masha allah byo❤

  • @simoncadey4279
    @simoncadey4279 4 ปีที่แล้ว +12

    Mansha allaah inta ka dareymoya macankeyda gcntaa allaah ku barakeeyo quruxey ❤💋💋🥰💯👍🤲🤲🙏

  • @barashadadiintaislamka2745
    @barashadadiintaislamka2745 4 ปีที่แล้ว +11

    Waxan ka mid ah taageerayaashada hargeisa Jooga
    Wll
    Si fcn ban u fahanay
    (Warango)
    (Sacfaraan)
    mahadsanid macalimad baad tahaye hore u soco wllshy

    • @nadiiramousesaid4457
      @nadiiramousesaid4457 3 ปีที่แล้ว

      Warange waaxay

    • @randamuuse780
      @randamuuse780 3 ปีที่แล้ว

      Lkn hadanu reer hargysa nahy warango iyo sacfarn halke lagu iibiyaa

    • @cashaqani4298
      @cashaqani4298 3 ปีที่แล้ว

      Warango was maxay

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 2 ปีที่แล้ว

      @@nadiiramousesaid4457 kastar ku badalo

  • @fadumoabdulkadir1155
    @fadumoabdulkadir1155 2 ปีที่แล้ว +5

    Maasha Allah Nasro Waan kaa faa’iday oo xalwo karis ayaan kaa bartay abyo Mahadsanid💖💖

  • @MISKIJAMA-86
    @MISKIJAMA-86 2 ปีที่แล้ว

    Yaa joogo 2022 oo qash u soo galay see isaga hubiyaan xalwada ey karin rabaan eedo Nasro shukran.

  • @abdimo4760
    @abdimo4760 4 ปีที่แล้ว +27

    Thank you helping for me how to cook xalwo sis

  • @diyahussen5243
    @diyahussen5243 4 ปีที่แล้ว +15

    Mashallah nasriina thanks 🙏 abayo sida codsigena u qiimesay illah haku qiimeyo codsi kale macanto shushumow noso gali ciida ka hor inshallah codsigena ma dhamado mestiri illah ajar iyo xasanad haka siiyo

  • @nasteexman3353
    @nasteexman3353 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah tabarakallaah my sister nasra abtidoon alle haku xafido 💥💖

  • @riririri728
    @riririri728 3 ปีที่แล้ว +34

    You’re amazing 💯💯. Learning this because I’m obsessed with halwa somali😍😍

  • @faatmaabdulqadir5446
    @faatmaabdulqadir5446 4 ปีที่แล้ว +13

    Abayo nasro ciid wanagsan farast comant ahay ma Allah mahadsanid👉♥️🖐🖐🙏🙏

  • @abdishakurmohamud1056
    @abdishakurmohamud1056 4 ปีที่แล้ว +6

    Thank you abaayo Nasra abtidoon aad iyo aad ayan kagafaidayy🙏🙏

  • @ahmedceymis2708
    @ahmedceymis2708 3 ปีที่แล้ว +7

    Mashallah warangada ma aqooon Waan raaadi jiray ileeeen waaa Corn flour 🌽 Shukran 🙏🙏🙏

  • @AbdiarahaAbdile-hg2nf
    @AbdiarahaAbdile-hg2nf ปีที่แล้ว +4

    Yeah the explanation was great thanks for the best and delicious and tasty cooking

  • @ruweydoruuxi2067
    @ruweydoruuxi2067 4 ปีที่แล้ว +17

    Masha allah macalimadeyda gacanta alle haku barakeyo❤🙏💋

  • @munamohamedsharif3512
    @munamohamedsharif3512 4 ปีที่แล้ว +4

    Woow masha Alllah nasra xppti qurux wlhi waan ka helay jazakalah kheyr alle haku xifdiyo xppti keep going ciid Mubarak ♥️♥️🥰caafimaad ku cun

  • @qaysmahamedofficial7355
    @qaysmahamedofficial7355 3 ปีที่แล้ว +8

    aad iyo aad ayaa u Mahadsantahya , aad ayaa u xalwo jeclahay , Markaan Copiyeeyay sidaad u sameysay walaahi waa la yaabay🙏🙏Alif marah Mahadsanid🙏Dadaalka meshaas kasii wad

  • @halimasacdia5156
    @halimasacdia5156 3 ปีที่แล้ว +3

    Xalwada bur in lahu daro umaleen jiray😂😂😂🙈🙈🙈

  • @bii_bokkie
    @bii_bokkie 4 ปีที่แล้ว +13

    Maansha allaah quruxeey aadbaan kaaga helay I love you nasra abtidoon mcn ❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍🥰💕💗 horey usoco ramadaan kariim

  • @ayaanedabsan5328
    @ayaanedabsan5328 4 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah ciid Mubarak nasra qaali horay U soco♥️👍

  • @AliHassan-ty6gt
    @AliHassan-ty6gt ปีที่แล้ว +8

    Perfectly explained. I feel like i can do it with ease. Thanks for sharing abaayo!

  • @maxanedbiihi4700
    @maxanedbiihi4700 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallh wll alle haku xifdiyo sida quruxda badan eed noogu soo gudbisay

  • @drxafsaali8965
    @drxafsaali8965 4 ปีที่แล้ว +9

    M.a wn kahelay Hppti Allah noo kaa xafido mcnto wxn ku leyahay keep going ❤❤

  • @aishamohamed2670
    @aishamohamed2670 4 ปีที่แล้ว +6

    Abaalkagaa janno allah haka dhigo adiga iyo inta kugu dhiiri galisa inad aqoontaada nala wadaagto

  • @habibosheikh2387
    @habibosheikh2387 2 ปีที่แล้ว +2

    Alxamdulillaah alxamdulillaah alxamdulillaah waad maxadsantahay macnto ❤️ gacantaada Allah ku barakeeyo 🤲🤲

  • @indhadeeq4112
    @indhadeeq4112 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah waa wax fududud wax dhib badan ban madi moray Mahadsanid walal

  • @dooljr2648
    @dooljr2648 4 ปีที่แล้ว +32

    Walaley isoodhiib kudhilahaa lakin Aduunka dhan kalaxiran.😢😰😱 Caafimad kucuna🧡💛

  • @canababdullhi770
    @canababdullhi770 4 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah qurux gacanta alle hakudhaafo. Ciid wngsan abaayo nasro💖❤❤❤

  • @sabaadsabaadfaarax8493
    @sabaadsabaadfaarax8493 3 ปีที่แล้ว +1

    Shugran maamo alle gacanta hakuu barakeeyo♥️♥️

  • @MBA90909
    @MBA90909 2 ปีที่แล้ว +4

    Beautiful information great for You did perfect ✅ maashaa allaah يعني دقيق الذرة 🌽ماشاء الله 🌽🌽🌽عجيب معلومة جدا بغاية الاهميةمشكور one ☝️.one View 👉🏼M

  • @afraaxclkariim1136
    @afraaxclkariim1136 4 ปีที่แล้ว +3

    Waad ku mahadsantahay sidaa fudud een u samaysandoono xalwad mahadsanid nasro.

  • @hamdanor9845
    @hamdanor9845 4 ปีที่แล้ว +17

    Waaaw aniga bari an samyn rapaa insha Allah ❤️🔥💞

  • @fowziamm5011
    @fowziamm5011 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allaah waa taad suubisay si fiican jows aa kaa dhiman sedey xalwo hilaal kugu noqto xalwo sharafkeeda in subag jows heyl lagu kariyo waaye walaasheey

  • @cumarcarteofficial7850
    @cumarcarteofficial7850 3 ปีที่แล้ว +8

    Nasra abtidoon Mahadsanid wll Alle Haku Sharfo waxan kuu rajaynayaa caafimaad buuxa iyo cimri dheer❣

  • @sihambulle8791
    @sihambulle8791 4 ปีที่แล้ว +4

    Nasra masha alaah waxee sameso markaa tijaabiyo oo iga xumaado ma arkin gacanta allh kuu barakeyo

  • @najmanujuumchannel8966
    @najmanujuumchannel8966 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah xalwo saa uraby lee wn ka cabsada markasta wlh ilahow ii macaaney oo ii hagaaji

  • @farduusherbalonline1109
    @farduusherbalonline1109 3 ปีที่แล้ว

    Mashalah nasrA ABTidoon sificn baan wax kagaa fahmaa illahy haku xiftiyo wll qli

  • @sadiaaliummuaalaa6338
    @sadiaaliummuaalaa6338 4 ปีที่แล้ว +5

    Maasha Allaah tabaarakarraxmaan ❤❤❤Xawlo haweenaa hooyadey itustey sida loosameeyo markaasaaba sidaan uwalaaqaayey qacmaha idaaleen kadibna masameyn, Laakiin insha Allah hadaan martijaabinaa, Aadaana umahadsantahay Nasra sida quruxda badan aad noofahamsiisey.

  • @munocabdiraxmaan1852
    @munocabdiraxmaan1852 4 ปีที่แล้ว +5

    M.a abaayo horo usoco allah haku xifdiyo abaayo ❤❤❤❤ Eid wanagsan abaayo

  • @sacido9681
    @sacido9681 3 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo Aad iyo aad aaa u mahadsan tahay Khery badan Alle haku siyo

  • @maqdisabtidoon8739
    @maqdisabtidoon8739 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah Abaayo mcnto allah kuxafido waxad nosogalisa shawarma nasro Abaayo

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 2 ปีที่แล้ว +3

    Maasha alaah Ilaahow ku xafdi aamiin yaa alaah

  • @nastehaabdulkadir4136
    @nastehaabdulkadir4136 4 ปีที่แล้ว +10

    mnsh allah Ramadaan kareem Ciida soodhowna caafimaad qab kugaar boqoradeeniiyee❤🌹🌺🌸Ilaahay gacnta hkuu barakeeyo inah allah

    • @nimcoaadam5428
      @nimcoaadam5428 2 ปีที่แล้ว

      🤩🤩😍🥰❤❤❤💖💖💖💞

  • @user-tk3xu2th9i
    @user-tk3xu2th9i 10 หลายเดือนก่อน +1

    Abyo xalwada aankaa fiirsady waan baroobeeye weyna ii toostay mhsnd mcnto thank you

  • @Jay.Jay.Banana
    @Jay.Jay.Banana 2 ปีที่แล้ว +4

    Salam can I plz get this recipe in English. My dear friend she got me some (she’s Somalian) and I really want to make some & surprise her..she did say it’s very hard to make and she has to buy it from another city to actually get some. Jazakh Allah Khair sister☺️

    • @tomcruise001
      @tomcruise001 2 ปีที่แล้ว +1

      4 cup of sugar
      1 cup of water with tea chai
      6 cup of water
      1 cup of corn flour melt it with a little bit of saffron and water
      a little bit of cloves
      That is it man

  • @quenalbrko3545
    @quenalbrko3545 4 ปีที่แล้ว +5

    Nsraa apaaa torta noso gli noh ciid in sameyo rba mel aa kamarne ma aqan wlhi 😢😭

  • @noonecares5329
    @noonecares5329 4 ปีที่แล้ว +17

    maasha'allah wa isku dayi doona abayo Allaha ka abaal mariyo adna ❤️👏🏽

  • @amrancusmaan7414
    @amrancusmaan7414 3 ปีที่แล้ว

    Wan jeclahy lkn maqan wlhi Nasra_abtdoon allah haku barakeeyo gacantada

  • @fadmazahracabdinuur1643
    @fadmazahracabdinuur1643 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah ilaahay abayo gacantaada hakuu barakeeyo waana mahadsan tahay

  • @fowziyaali6036
    @fowziyaali6036 4 ปีที่แล้ว +3

    Nasra abaayo xalwada joos lagumadaro miyaa adi kumadarin bee isheek mcnto 💋💖💞💔🔥👏👏👌👌💪💪💪

  • @xayadaxanle1559
    @xayadaxanle1559 4 หลายเดือนก่อน +6

    Mashalla 😢😊 farxad ayan la oyiya

    • @nimcofaraxcabdi-i9z
      @nimcofaraxcabdi-i9z 15 วันที่ผ่านมา +1

      Maxa laoysay😂😂

    • @BastarBoy2
      @BastarBoy2 วันที่ผ่านมา

      ​@@nimcofaraxcabdi-i9zWala yabanhay😂🙄

  • @nimcocadey3351
    @nimcocadey3351 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah walashey nasra abtidon wAan isku dayey xalwadii sifududna waan kufahmay waan samaystay igamana xumaan masha allah gacanta allaha kuu barakeeyo abayo

  • @nasroabdi164
    @nasroabdi164 4 ปีที่แล้ว

    Ilahay ajar haka siyo wxn kaa firsaday o iga halaway ma arkin waxana waye fahansiiska wanag San masha allh

  • @haniabdullahi2334
    @haniabdullahi2334 4 ปีที่แล้ว +6

    Gacanta allaha ku barakeyo abyo ❤

  • @abyanmaxamed54
    @abyanmaxamed54 4 ปีที่แล้ว +5

    Waaaw masha allah 🥰🥰🥰amaan goostaaa leee intee iiga soo dhadhamoysaa🤣🤣

  • @maskiintiialleinaahmed733
    @maskiintiialleinaahmed733 3 ปีที่แล้ว +1

    Abaayeey xalwo nuskiilo soo suubi nooh plz kiilo markasta waa iga khasaartaa hada Waan give up gareeyay ee bal kistoo yar noo soo suubi bal ineey ii hagaagto

    • @BadriyoSiciid-sg1ew
      @BadriyoSiciid-sg1ew 2 หลายเดือนก่อน

      Xbbt anigaba waxan raby muskiilo oo kale

  • @Dheman72
    @Dheman72 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah abayo mcn Allah ku barkeyo gacanta

  • @maidoabdi7643
    @maidoabdi7643 4 ปีที่แล้ว +6

    Ww aniga ayaa cawa ugu horeyo nasro naxaris🤚🏻

    • @hibaaqxasangurey443
      @hibaaqxasangurey443 4 ปีที่แล้ว

      Dabka malo gabinaa abyo nasra

    • @hibaaqxasangurey443
      @hibaaqxasangurey443 4 ปีที่แล้ว

      Allh ku barakeyo gacantda quruxey

    • @fartunabdullahi7711
      @fartunabdullahi7711 4 ปีที่แล้ว

      Masha Allah

    • @fartunabdullahi7711
      @fartunabdullahi7711 4 ปีที่แล้ว +1

      Abaayo nasro waxba hanaga gudbin si aan u fahano inta ay qaadatay xalwada iyo waxyaabaha kale sameyneysid please yaa ila yabo arinkas farta taaga

    • @fartunabdullahi7711
      @fartunabdullahi7711 4 ปีที่แล้ว

      Ilaa intee waqti qaadatay xalwada abaayo noo sheeg

  • @kingmaan2681
    @kingmaan2681 4 ปีที่แล้ว +5

    MashaAllah mcnto jazakallah buskut kii qumbaha ayaan tijabiyay Allaha kujazeeyo xbbty jazadada jannatul firdousa Allaha kadhigo

    • @alahmed1897
      @alahmed1897 4 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/ahdGxI5qS-U/w-d-xo.html

  • @abduladansharif9548
    @abduladansharif9548 3 ปีที่แล้ว

    Wallaahi xalwo mä ahan cunto caafimaad leh, wallee kuma cuno!!!! Sokor iyo Subag!!!!

  • @salihayusuf8268
    @salihayusuf8268 3 ปีที่แล้ว +1

    Khayr allaha kusiiyo abaayo nasro

  • @muzhtaaqmaankah9422
    @muzhtaaqmaankah9422 4 ปีที่แล้ว +7

    MaZha allah AbaaYo Gcntaada alle Hkuu BrakeeYoH Hormar wcn kuu rjjeenaa mr Wlpo Kula ZconaH😋

  • @istarcawad2132
    @istarcawad2132 4 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah huuno sida quruxda badan aad nola wadagtid thanks ❤🙏❤🙏❤

  • @Koko-media234
    @Koko-media234 4 หลายเดือนก่อน

    Alla manta xalwo kariyay tx nasro wlhi waa itooostay macalimadey from Uk

  • @magansuldan
    @magansuldan 2 ปีที่แล้ว

    Asc walal Nasra Abtidoon
    waxan ku rajaynaya cafimad iyo nabad galyoo melkastoo ad jogtiid
    waxan ahay walal somalide oo ku taqersan dhanka TH-cam
    walal waxan ku lahay, Allah ku karakeyoo ilmiga ad baratay dadkana ad sii baraysid
    jasa'u'ku Allah 100 %
    walal waxan ka cad sanaya in ad mugal ad noso daysid sida
    LOSAMAYNAYO HANBEGARKA
    waxan fila in ad faxantay somaliga an kuso goray
    wan yara jajab sanaya somaliga cafwan waxad fahmi waydoo
    insha allah khyr
    waad mahad santahay in ta ad agrisay message
    anba video qolokalee ay waxaynaysoo ino tuurjuun insha allah muganka ayan ka suqna wll

  • @Nuura2
    @Nuura2 3 ปีที่แล้ว +27

    I’m doing right know from ur ingredient thank u so much it’s my first time abaayo I’m coming back about 2hours ❤️
    Edit
    Omg i forgot to come back but I was awesome thank u so much I can’t believe I made it😭😭😭🥰❤️🥰 Thanks Nasra

  • @ayaancawil7241
    @ayaancawil7241 4 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allaah waa qurux alle gacanta haku barakeyo xbbti❤

  • @idonotcare9619
    @idonotcare9619 ปีที่แล้ว +2

    Gacanta allaah ha kuu barakeeyo

  • @safacabdicasiis1821
    @safacabdicasiis1821 2 ปีที่แล้ว +2

    2sano reerkeyga usameynayaa xalwadaada waaad mahadsan tahay macalimadeyda❤️🥰🙏

    • @mirajahmed8208
      @mirajahmed8208 ปีที่แล้ว

      Abaayo Waxaa kuweediinaa dabka maloo gaabinaa

  • @zeinabhassan3438
    @zeinabhassan3438 4 ปีที่แล้ว +7

    Gacantada Allaha hakubarakeyo abyo qalii❣️❣️