ROUTINE{JADEALKEENİ MAALMEED IYO MALMALAATO İLMAHA U FİCAN😋😋❤️

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 54

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @Naseexa-c9r
    @Naseexa-c9r 3 หลายเดือนก่อน +3

    Muraadaa leeyahay wlalayal isoo duceeya ilaahay khayr ha idin siiyee.

    • @Waglada
      @Waglada 3 หลายเดือนก่อน

      Alaha ku sahlo murad kaga idanka ilahey

  • @SahraMinne
    @SahraMinne 2 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah Allaha idin barakeeyo oo idin xafido Allahuma aamiin
    Abayo waxan kudhihi rabay gacmaha asturo İllahey hana asturo❤❤❤❤

  • @hibanuura4233
    @hibanuura4233 3 หลายเดือนก่อน +14

    Mujahid marka arko waxa so xasustaa marke dhaqatirta kudhahayen waa in lagasosara 8month marka eheyd lkn adi ilaahey aatalo saaratay . Maanta waa heysaa samirkaas mirihisa allaha kuxifdiyo owlaada abyo 🤲🏼🤲🏼

    • @miskiin236
      @miskiin236 3 หลายเดือนก่อน

      Aamiin.

  • @XaawoYusuf-y2n
    @XaawoYusuf-y2n 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @sucaadmohamuud4148
    @sucaadmohamuud4148 2 หลายเดือนก่อน

    Abaayo mujaahdi waa imasa jir armuur sameen kusheesha malabku

  • @CaaishoCllaahi
    @CaaishoCllaahi 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah❤

  • @khadracilmi-yw7ke
    @khadracilmi-yw7ke 3 หลายเดือนก่อน

    Mnshllh family qurux badan ale haydiin siyaadiyo

  • @safiyohussen9969
    @safiyohussen9969 2 หลายเดือนก่อน

    hani xabiibti loosw ka ka samey wlh mcn waye waana faa.iido badan yahy

  • @Fatmachannel-kf8
    @Fatmachannel-kf8 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤isooo racaa channel one like 👍 ❤

  • @iamkhan93
    @iamkhan93 3 หลายเดือนก่อน

    MashAllah horay u soco walaashey. Adiga iyo qoyskaagaba Allaha ha iga barakeeyo.

  • @siradm
    @siradm 2 หลายเดือนก่อน

    Cugay waaye, biyan ku soo cugay, mahadsanid

  • @قناةالعامه-ن8م
    @قناةالعامه-ن8م 3 หลายเดือนก่อน +1

    Reer muqdishow roob alx abyo i.a adinkane waad qabow beesaan😊

  • @Fatmachannel-kf8
    @Fatmachannel-kf8 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤isoooo racaa channel 👍❤

  • @11naa44
    @11naa44 3 หลายเดือนก่อน

    MashAllah abayo 🎉🎉🎉

  • @SahraCiire
    @SahraCiire 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahrosha1500
    @sahrosha1500 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah gacantada allaha kubarakeyo qali ❤

  • @ubaxmacoow
    @ubaxmacoow 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    Masha Allah 😊😊😊

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 3 หลายเดือนก่อน

    MaanshaAllah 🌹

  • @ima6291
    @ima6291 2 หลายเดือนก่อน

    M.a kisto Ma soo cayishay mise Ana modo

  • @Aisha-uf8ey
    @Aisha-uf8ey 3 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah❤

  • @hebohseen2939
    @hebohseen2939 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hhhh barkin waraabe ayaan odhan jirnay haniyeey lkn isku mid maha way kaladuwan yihiin barkin warabadu wasun baa layidhi kano aad bay isku shabahaan lkn wan arkay turkida iyo rerkakale jaarkinaa isticmala

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 3 หลายเดือนก่อน

    Ascm salansare abaayo masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @zahrayussuf6187
    @zahrayussuf6187 หลายเดือนก่อน

    Cugid ama culey dheh

  • @bushracadeey4355
    @bushracadeey4355 3 หลายเดือนก่อน

    Masha alh abyo❤❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 3 หลายเดือนก่อน

    Manshaallah 😍

  • @FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
    @FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kaneeco somali bes iney jogto umalenayey😅😅😅

  • @raqiyogym
    @raqiyogym 3 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉

  • @FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
    @FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv 3 หลายเดือนก่อน

    Barshin waraabe

  • @juweriyaabdulahi1
    @juweriyaabdulahi1 2 หลายเดือนก่อน

    Bashroomka mala cunaa somaliya guryaha kabaxaa mane la cunee

    • @haa8793
      @haa8793 2 หลายเดือนก่อน

      Mushroom waaye Haa wadamada kle walaga cunaa

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 3 หลายเดือนก่อน

    M.a haniyey mushrubka somaliya maka baxaa mise wax u eg ayaan arkay

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 3 หลายเดือนก่อน

    Asc mashallh

  • @munomohamed-d9z
    @munomohamed-d9z 3 หลายเดือนก่อน

    😊😊😊😊😊😊

  • @AmiiraAli-e4e
    @AmiiraAli-e4e 3 หลายเดือนก่อน +1

    Alla kaneecada soomaaliya kaliyaa uqabay iny joogto😂😂

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 3 หลายเดือนก่อน

    Marshall allh 😂❤❤❤

  • @MunaAdam-x9y
    @MunaAdam-x9y 2 หลายเดือนก่อน

    Wxn iga daba geya rer xamarow alaabtan qasacadaha lagu shubay

  • @QueenofArab
    @QueenofArab 3 หลายเดือนก่อน

    Meqa like aa ugu imatey ❤

  • @samiirohassan3459
    @samiirohassan3459 3 หลายเดือนก่อน

    Haniye qabobka io kulilka yaku hisataa

  • @hodanbaashe5690
    @hodanbaashe5690 3 หลายเดือนก่อน

    Mushroom barkimo waraabe la odhan jiraY haniyeey 😂😂😂😂

  • @fuaadaadan7203
    @fuaadaadan7203 3 หลายเดือนก่อน

    M.a ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @xakiimabashirabdulahi631
    @xakiimabashirabdulahi631 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waraboo barkintas maxay tartaa xitaa xulaha macunane

    • @siradm
      @siradm 2 หลายเดือนก่อน

      Kaan naqiin maaha, kaas lama cuni karo xittaa, waa lagu sumobaa sida ay sheegaan, ku kale waaye

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 3 หลายเดือนก่อน

    Culay ayaa la yiraahdaa. Cubay ma aha.

  • @umuzaki2333
    @umuzaki2333 3 หลายเดือนก่อน

    Abaayo noo soogali sida kajabta loo gu sameesto gur yaha

  • @samiirohassan3459
    @samiirohassan3459 3 หลายเดือนก่อน

    Barkin warabi ayaa ladhahaa 😂

  • @deeqaaweys6848
    @deeqaaweys6848 3 หลายเดือนก่อน

    Jok kuse les wad mahad santahay

  • @clraxmaanbinaawi1099
    @clraxmaanbinaawi1099 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ❤❤

  • @FartuunhusseinAxmed-kv1dk
    @FartuunhusseinAxmed-kv1dk 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ❤

  • @Hawo-lula
    @Hawo-lula 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @SalmaSiman-lz9wc
    @SalmaSiman-lz9wc 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ❤