sida timaha loo madoweeyo cirada timaha qurxinta timaha iyo wajiga cunto

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • sida timaha cirada ah loo madoweeyo cirada timaha qurxinta wajiga iyo timaha cunto

ความคิดเห็น • 87

  • @nalkahajiabdi2
    @nalkahajiabdi2 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah alle haku barakeyo gacantada ano yar ayeey ikashay ciiro markan dhalo ayaa la iduura waxan ahay dadka dhiiga B+ ah marka ciira ikashay shukran alle haku barakeyo

    • @xamdicabdulahi3802
      @xamdicabdulahi3802 หลายเดือนก่อน

      Abayo wlashey baa laduraa ilmakasta eey dhaleeso 6 baa allh siiyey midkastana cirbadas bey qaadataa B+ beytahay lkn waxba kama bedelin tinteeda malaha adi waxtahau dadka ciradu kusoo degdegto ayagoo yar

  • @saynabhirabe3984
    @saynabhirabe3984 3 ปีที่แล้ว +4

    Faadumo quruxeey qaalibaate.hee.qal biwanaag.qaali.dumar wanku kujece lehee.guuuuul iyo karti ayaan kuurejeyn

  • @fartun9503
    @fartun9503 หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allah ❤

  • @latifamussa4979
    @latifamussa4979 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa Alaah cajııb cılmı cusub Mahasanıd Deşukar derem ❤

  • @fardowsaguure621
    @fardowsaguure621 ปีที่แล้ว +2

    Manshallah tabarallaah xafidullah guuleyso waligaa xabiibti

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 ปีที่แล้ว +3

    Ma sha Allah tabaarakallh keep going sister ❤❤❤

  • @fartun9503
    @fartun9503 หลายเดือนก่อน +3

    Thanks Abaayo ❤

  • @abdullion
    @abdullion 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Alaah Walal keep going sister 👍✌️❤️❤️🇮🇹

  • @Umusidra1995
    @Umusidra1995 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah abayo ❤

  • @sacdiyocabdiraxman8304
    @sacdiyocabdiraxman8304 3 ปีที่แล้ว +2

    maasha Allah belo insha Allah dad badanee anfici doontaa adna ajar Allaha kaa siiy lkn kan shanad ma fahmin caga cad iyo basaliga isku jiro intee laga helaaa

  • @imaanjamac8856
    @imaanjamac8856 2 ปีที่แล้ว +1

    thanks taa wn kaa faidey wllo lkn timaha waxa dhaadheereya inoso gali
    Jasakallaah

  • @user-mv7rs1dt2y
    @user-mv7rs1dt2y หลายเดือนก่อน +1

    Amla power ifasir

  • @user-tn8vk1lr6i
    @user-tn8vk1lr6i หลายเดือนก่อน +1

    Asc abooyo,aniga way cadaadeen.anigo,gaarin.xaligii,dadka,Canaan,jireen,abaayo,maxaa,udawo,ah

  • @muraayoroble7422
    @muraayoroble7422 ปีที่แล้ว +3

    We love children ❤️ ❤️

  • @sacidomu2794
    @sacidomu2794 37 นาทีที่ผ่านมา

    Asc qayr alaah Haku siiyo

  • @suleimanwayrah9920
    @suleimanwayrah9920 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah

  • @halimasomo4305
    @halimasomo4305 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah 👍🏾👍🏾👍🏾✅🌹🌹🌹😘

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid wll

  • @asiaahmed8004
    @asiaahmed8004 หลายเดือนก่อน +1

    asc faduma haasa

  • @saidohersi
    @saidohersi หลายเดือนก่อน

    Masha Allah abaayo tinta so baxaysa madow miyay noqonaysa mise tinta hore le waye

  • @dahirabdullemohamud272
    @dahirabdullemohamud272 25 วันที่ผ่านมา

    Hoshaada waa badantahay

  • @user-ze1vq7df2g
    @user-ze1vq7df2g 22 วันที่ผ่านมา

    Mala bowdhar meel noogu sheeg sha rafey

  • @fartun9503
    @fartun9503 หลายเดือนก่อน +1

    Ciyaara deh cadi waye🙏

  • @sahraahmed6753
    @sahraahmed6753 หลายเดือนก่อน

    Asc , wax mayad u haysah Timaha ,Amaa cirada lacasaynayo
    Maxa ayagana la marinayah
    Adomahadsan,,❤

  • @guudonqali5088
    @guudonqali5088 ปีที่แล้ว +2

    Mansh allah ❤

  • @madiinailmi
    @madiinailmi หลายเดือนก่อน

    Maa sha alaah kuul kuul ❤❤❤❤

  • @hodandaahir5232
    @hodandaahir5232 28 วันที่ผ่านมา

    Amla boodhar maxa laga wada soomali maxa ladhaha Ama carabi plz wan ubaahnahay iso shega

  • @user-rq8qq6qo3y
    @user-rq8qq6qo3y หลายเดือนก่อน

    ASC abayo mcn waxan ku wey dinaya al amla bowdar casiir ahn Malo cabi Kara ayado bowdar ah ishek abayo calashan aniga maba caqano plse adiga Ayan ku wey diyeey 🤔🤔

  • @HaliimoAhemdabdi
    @HaliimoAhemdabdi 16 วันที่ผ่านมา +1

    Waar kan je die poeder halen

  • @HamdaApdulqadir
    @HamdaApdulqadir หลายเดือนก่อน

    Amla bookmark waa maxay xbti

  • @fanimahamoud6775
    @fanimahamoud6775 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha Allah abyo lkn Almla bowder waa mxay

  • @farhiahassan7048
    @farhiahassan7048 ปีที่แล้ว

    Wcs abaayo illaahay haku xiftiyo

  • @fartun9503
    @fartun9503 หลายเดือนก่อน

    insha Allah 👍

  • @caashotabshee4785
    @caashotabshee4785 หลายเดือนก่อน

    Amla powder hadaan heli karina

  • @fartun9503
    @fartun9503 หลายเดือนก่อน

    wcs wlc Abaayo ❤

  • @MohamedAli-im1br
    @MohamedAli-im1br ปีที่แล้ว +1

    intii halmar laqasay ma taali kartaa SI aan markaan rabo u marsado sida isbuuc iyo in ka badan mise waa maya

  • @safiyoahmed9333
    @safiyoahmed9333 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc abaayo xabadsawdada urkeeda see la yeelaa hee

  • @fartun9503
    @fartun9503 หลายเดือนก่อน

    cadi waye Abaayo❤

  • @farhiyagutale8792
    @farhiyagutale8792 3 หลายเดือนก่อน

    Mashaa alaah

  • @faisojaamac239
    @faisojaamac239 3 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah

  • @hawaluul1649
    @hawaluul1649 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo wamahadsan tahay ee Amla powder halken kahelaa muqdisho ayan jogaa

    • @annaafadumo2225
      @annaafadumo2225  ปีที่แล้ว +1

      muqdisho majoogi ani ee dukamada shopping ka iyo kuwa cilaalka iyo lagu gado karaadi walaal

  • @aminaahmed4481
    @aminaahmed4481 6 หลายเดือนก่อน

    Amla powderka hadaan helin maka maarmikaraa

  • @salmaanali1411
    @salmaanali1411 หลายเดือนก่อน

    Walla sheeyada halmid kaama fahmin

  • @fardowsomohamed5284
    @fardowsomohamed5284 3 ปีที่แล้ว +1

    Abayo ani mar ayn marsday kalar timah wey iga gurmayan maxa sameyaa ila tali

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdo หลายเดือนก่อน

    Qofkan miyaanu ahayn faadumo haas

  • @sacdiyomaxamad8070
    @sacdiyomaxamad8070 26 วันที่ผ่านมา

    Amla boodhar somaliya malaga helaa

  • @ummusafachannel
    @ummusafachannel 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤love

  • @fatoumouhamed8237
    @fatoumouhamed8237 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤🤲🤲💌

  • @raaxoxaashi6322
    @raaxoxaashi6322 ปีที่แล้ว +1

    Xagee laga helaa😂amla bowdhar

    • @annaafadumo2225
      @annaafadumo2225  ปีที่แล้ว

      dukamada shoobinka iyo kuwa hindida

    • @user-ip7le4vd2o
      @user-ip7le4vd2o 7 หลายเดือนก่อน

      Kenya malaga helaa amla powder

  • @saynabibrahim2187
    @saynabibrahim2187 หลายเดือนก่อน

    Amla boodhar xagee kaga helaa

  • @nimcomed7065
    @nimcomed7065 5 หลายเดือนก่อน

    Sikastoo loo madoobeeyo saw xaga hoose kmasoo cadaanayaann

  • @mashaalahjama273
    @mashaalahjama273 ปีที่แล้ว

    What is amla powder abayo

    • @QamrsgureQamar
      @QamrsgureQamar หลายเดือนก่อน

      Xage lagahela amla powder abayo

  • @Loml-chi
    @Loml-chi 3 ปีที่แล้ว +1

    Asckm

  • @user-lj1zv3uf8g
    @user-lj1zv3uf8g 2 หลายเดือนก่อน

    Abaayo

  • @impluxxfn1855
    @impluxxfn1855 3 ปีที่แล้ว +1

    Amla haarka inte ka hela NL kula joga abayo

  • @user-ut2zu8yv5l
    @user-ut2zu8yv5l หลายเดือนก่อน

    Xagee lagan Hele Karaaa

  • @user-lj1zv3uf8g
    @user-lj1zv3uf8g 2 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @kaltuunallahuakbra5519
    @kaltuunallahuakbra5519 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah wll kariiimka amal ooyal xaagee yala burco ma kahelikar

    • @annaafadumo2225
      @annaafadumo2225  ปีที่แล้ว

      wll ani somali majoogi in burco laga heli karo ma ogi laakiin waa Dhici karta in aad kahesho dukamada shoobinka karaadi wll

  • @fardowsa7314
    @fardowsa7314 ปีที่แล้ว

    Modu intee dhañ ku jiraysa

  • @farhiyagutale8792
    @farhiyagutale8792 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @XamdiCali-bc5yv
    @XamdiCali-bc5yv 2 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhh

  • @user-kc2zv9xj6f
    @user-kc2zv9xj6f ปีที่แล้ว

    Ma.❤❤

  • @user-ip7le4vd2o
    @user-ip7le4vd2o 7 หลายเดือนก่อน

    Amal powder kenya malaga helaaa

  • @filsanqurux6161
    @filsanqurux6161 ปีที่แล้ว

    Huruda mba mdobto wan daly😂

  • @luulaadan2720
    @luulaadan2720 2 ปีที่แล้ว +1

    Amal bodha maxa ladhah

  • @imaanjamac8856
    @imaanjamac8856 2 ปีที่แล้ว +1

    amla powder hadan hayn maxaan ku bedelan karaa

  • @abdifitahahmed3243
    @abdifitahahmed3243 2 ปีที่แล้ว +2

    adbaa umahadsan tahay abayo ciro xogaa ah ayaa igu taalo marka intaan marki laga reebo boderka intakale hadan isticmalo ok sowmahan mida kale asbucii meqo mar ayaa ku fican mase subax walba ama habenkii lagu sexan karaaa jaawab abayo

    • @abdifitahahmed3243
      @abdifitahahmed3243 2 ปีที่แล้ว

      Ii jawaab abaayo

    • @annaafadumo2225
      @annaafadumo2225  2 ปีที่แล้ว +3

      Amla powder ka lama Dhaafikaro muhiim waaye tankale isbuucii halmar marso inta eey kaaga madow waanaayaan haweenkiina kuseexo marhadeeyku madoowaadaan xoogaa waadka nasan kartaa inta aad ooga baahaneeysid

    • @abdifitahahmed3243
      @abdifitahahmed3243 2 ปีที่แล้ว

      Baahi bas miyaa mase wey iga dhamaneysa ayada dhan

  • @bintusaynabxirsi2537
    @bintusaynabxirsi2537 ปีที่แล้ว

    Amla bookmark magaranaayo halkan kahelaayo

    • @annaafadumo2225
      @annaafadumo2225  ปีที่แล้ว

      dukamada shopinka iyo kuwa cilaanka iyo wax yaabahaas lsgugado karaadi iyo kuwa hindida

  • @fadumomohamed2113
    @fadumomohamed2113 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah

  • @qalbiqurxoon5422
    @qalbiqurxoon5422 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah