halkilo oo sokor ku baro xalwada Hadi e ku dhibtay ee ka halawdo markasta ka faideso

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • shukri masala

ความคิดเห็น • 292

  • @mariaqueen6053
    @mariaqueen6053 3 ปีที่แล้ว +134

    Yaaa ila mida oo tijaabin karabo oon weli xalwo samayni 🤣🤣🤣🤣

  • @Sacdush761
    @Sacdush761 4 หลายเดือนก่อน +9

    Who is watching 2024😢😅

  • @nafisaabdulkadir5902
    @nafisaabdulkadir5902 3 ปีที่แล้ว +8

    Hooyo macan iso boqo aduunka wax laisku taraa aduunka igu caawi hooyo ayan ahy

  • @saaraawad6504
    @saaraawad6504 3 ปีที่แล้ว +3

    Maanshaa Allah Shugri Masale Walaashay Allaah Gacmaha ha kuu barakeeyo Aamiin yaa rabbi 🤲🏻 qof wax wanaagsan soo gudbisah wax loobaahanyahay dadka ka caawisa Maanshaa Allah Thanks 😊 wn isku dayaayaa inshaa allah

  • @shukriismaaciil8362
    @shukriismaaciil8362 2 ปีที่แล้ว

    Manshalaa wl qayr ale hakusiyo cawawaxansaneyey markiuguhoraysey xalwad waadmahadsantey wl Shukri qayr ale ha kusiyo

  • @sagaleymohamed2703
    @sagaleymohamed2703 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi wan fahmay iney iga halaben ayaan amin sanahay shugran shugri masala 😋😋😋😋😋😋👌👌👌👌👌👌

  • @Lana-1-0B
    @Lana-1-0B หลายเดือนก่อน

    Gacantaada allah kuu barakeeyo il xun kuma aragto❤❤❤

  • @abdisaid6069
    @abdisaid6069 ปีที่แล้ว +1

    Xalwad ma ahan ee waa sun waa sokor somaalida waxa baa bi iey waa bahashaan sunta ah.

  • @samiimohamed4303
    @samiimohamed4303 3 ปีที่แล้ว +2

    Abayo aniga nuskiilo ayaan rabaa wayo kaligey lee jecel please soo gali fadlan

  • @shahadmohammed8873
    @shahadmohammed8873 3 ปีที่แล้ว +2

    Mash allah xabibti mahadsanid sida wcn oad inogu faidesay

  • @ifrahadan2945
    @ifrahadan2945 2 ปีที่แล้ว

    Mahdsanid cashir ficn kaabartey mariyey marti isoosocotaaa yurb xawlo mawa lagado bariyaan naag iskadhigaa sameynaa halkiilo

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 3 ปีที่แล้ว +2

    MASALAAY MACAANEEY MALAB IYO UDGOONEEY MACAANEEY NAJECELEEY WEXEY NOOSOO BANDHIGTANA LAGU MAQSUUDAAY MANSHA ALLAAH MAHADSANID MACAANEEY MARNA CID MUBAARAK 🥦🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @umucadnicabdiqaadir4166
    @umucadnicabdiqaadir4166 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah gacanta alle haku barkeeyo habo shukri Warango waa maxay walalyaal Plz isheega reer waaqoyi maxay ku noqonysaaaaa

  • @igaarkagemar5971
    @igaarkagemar5971 ปีที่แล้ว

    Waad mahad santahay abyo waan ka fa iday karinta xalwada 💯💯💯💯💯💯👏👏👏👏👏👏👏👏💥💥💥😄💯💥💥

  • @luulhaji3001
    @luulhaji3001 3 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allaah qurux 😋 macaanto meeqa saac kuusaarneet kariska saacada soo sheek qeer qabto 🌷❤️🌷

  • @aminoosman8652
    @aminoosman8652 5 หลายเดือนก่อน

    Asc.masale.walashsy.qaali.waku.daawada.barnamejyadada.ilaa.waxzn.ku.daswan.jiray.markii.aad.quruxda.wejiga.aad.ka.shekay.jirtay.wAXA ku leeyahay horay u soco walashay❤.

  • @ayaanayma881
    @ayaanayma881 3 ปีที่แล้ว +3

    Cawa anba karsan raba wlhi waqti ubhna so gelisay thnkz abayo

  • @fardowsaabdi8390
    @fardowsaabdi8390 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah Ani inaan sameeyo wan isku dayy lkn waxaan waayy warangada

  • @zakimohas
    @zakimohas 3 ปีที่แล้ว +3

    Thanks so much saas inoogu kala dhig dhigtay waanka walwalsanaay lkn inaan sameeyaan isku dayaa maadaama si saxa noo tustay

  • @fatumajano3094
    @fatumajano3094 2 ปีที่แล้ว

    Wow Wow maash allah huno Shukri mahasanid habibti

  • @fatimaosman2659
    @fatimaosman2659 3 ปีที่แล้ว +1

    Shukri WAXATAHAY QOF qali AH OO RABADAN OO DHAN AN WAX badan kafaiday GACMAHAGA WAXSAN MAHE WAX XILLEH RABI HA KAILALIYO ILMAHANA RABI HAKUXAFIIDO♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️I'D wanagsan qali♥️♥️♥️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲👍👍👍👍👍👍👍

  • @hamdaipraahin6458
    @hamdaipraahin6458 2 ปีที่แล้ว +2

    Yaabadanaaa xawada mcn

  • @umuayuub4870
    @umuayuub4870 3 ปีที่แล้ว +3

    masha allah abaayo waad mahad santahay waa marki igu horeysay e aan xalwo karshay waan ku guleeysty shuguran xabiibti 🥰👋

  • @kafiyodagan4731
    @kafiyodagan4731 3 ปีที่แล้ว +1

    Ani wan jarsan jiran somaaliya maraan jooga masha allah i noqon jirtay hada somaaliya ma joogi mana i fiicnaato adeeg ayeey noqone markàn gadiyo nacnac lubaani cml habo maa sabab igu caawi ineey adèeg noqoto

    • @fadomomahamed7556
      @fadomomahamed7556 3 ปีที่แล้ว +1

      Biyaha ayaa kuyar ee ugu yaraan 2 cup biyo ah kukordhi arag sideey naqato

    • @kafiyodagan4731
      @kafiyodagan4731 3 ปีที่แล้ว

      @@fadomomahamed7556 mahad sanid abaayo wan isku dayaa bal

  • @farxiyocali203
    @farxiyocali203 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ilaah haku barakeyo gacantada mcnto

  • @ayanohagi
    @ayanohagi 3 ปีที่แล้ว +1

    Habo qaali waxaa kaa codsanaa nuskiilo iigu soo tuur iyo burkii lagu cuni lahaa casariya ahaan baa aad jeclahay xalwo iyo bur duleel ama bur fidis mandhasi jilicsan

  • @anisoabdimohamud4972
    @anisoabdimohamud4972 3 ปีที่แล้ว +13

    Masha allaah team Shukri masala like dhacseeya

  • @hannaleyfstel9512
    @hannaleyfstel9512 3 ปีที่แล้ว +1

    Manscha Allah, Asaxaabta qaligaha isoo bookhda waad mahasntihiin 🥰❤

  • @daganaadam7711
    @daganaadam7711 2 ปีที่แล้ว

    Lkn Wallay subaga noomdan qayaaasin meeqa Ku daraa inshallah

  • @fasoabdinasair3464
    @fasoabdinasair3464 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah illahy gacmahaaga haku barakeeyo shugri masala❤👏

  • @xamseshire2750
    @xamseshire2750 3 ปีที่แล้ว

    Shkr siisinti Aweey

  • @user-zm3uj8pg3l
    @user-zm3uj8pg3l ปีที่แล้ว

    Keep going zizter

  • @hooyo994
    @hooyo994 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabaaraka
    Abaayo mcnto gacanta Allah ha kuu barakeeyo

  • @jamiilacunto125
    @jamiilacunto125 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah xbbti shugri🥰👍

  • @nafisaomar2818
    @nafisaomar2818 3 ปีที่แล้ว +2

    Ciid wanaagsan mnsha Allaah Alle hayna gaarsiyo

  • @leylomohamed205
    @leylomohamed205 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah hooya mcn rabi haku barakeyo maanta daawanoya berina wn sameysanaa Insha Allah 💖💯🌹

  • @luulmaxamed2257
    @luulmaxamed2257 ปีที่แล้ว

    Waan bartey xalwada adigaana kaa bartey xalwo cunto dhamaan.allaha ku bara keeyo

  • @shamsahussein2867
    @shamsahussein2867 3 ปีที่แล้ว +7

    May Allah bless work of ur hand

  • @xayaatcabdulahi2939
    @xayaatcabdulahi2939 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlh adban kugu duceyy mama shukri illahey gcan tada illahey haku barakeyo❤❤❤❤❤

  • @nasrinmohamed4596
    @nasrinmohamed4596 3 ปีที่แล้ว +3

    Manshaa allh alle gacanta haku barakeeyo mamo
    Lkn waxy joosku ?

  • @mustafeabdifatah6307
    @mustafeabdifatah6307 3 ปีที่แล้ว +1

    Wakhtigay qaadanayan video ga aad zoo dhigtid cuntada intaad k maqan tahay zoo raaci

  • @Najuumfantastic
    @Najuumfantastic 3 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllaah shukri sharaf mahadsanid xbbty❤️

  • @ummuaxlaam3515
    @ummuaxlaam3515 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah waa sameystay waa xalwo aad umacan noo soobadi

  • @xanaansaciidxanaansaciid9602
    @xanaansaciidxanaansaciid9602 2 ปีที่แล้ว

    Maamo shukri gacantata ilahey haku barakeyo manta xalwo Ayan kariyay adan ka dawaday 🙏

  • @halimahogan2726
    @halimahogan2726 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @asmamuhumed6697
    @asmamuhumed6697 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @anzalali5622
    @anzalali5622 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @faadumonuur3389
    @faadumonuur3389 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh ❤ ♥

  • @Sh.maxamedIbraahim-mw2bk
    @Sh.maxamedIbraahim-mw2bk ปีที่แล้ว

    Maa shaa ALLAAH

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 ปีที่แล้ว +2

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 🥰💞💞💞💞💞💞💞💞

  • @abdiwahabnadhi4756
    @abdiwahabnadhi4756 ปีที่แล้ว +1

    15:29 WAXABO LAGA MAQABAN KARO. wax halaabay ayaa la dhahaa. xarafkaan ka fuq, markasta si xun aad u isticmaashaa.

  • @fadumaabdullahimohamed3327
    @fadumaabdullahimohamed3327 3 ปีที่แล้ว

    Masha allha gacantada ilahy ha ku Barkeeyo

  • @ifraaxcabdulahi1050
    @ifraaxcabdulahi1050 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allah maasha allah maasha allah xabiibti allah gacantaada ha kuu barakeeyo xabiibti

  • @natramohamed8233
    @natramohamed8233 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah waaw yummmy yummmy qatar innaba cadimahin 😍👍

  • @zamzamchannel9863
    @zamzamchannel9863 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha shukri masala gacantada allaha ku barakeyo abyo wax bdn ba ka fa ide allaha ku xafido pls camera waxa ku duubto igu cawi mid yarisa xita allaha ka dhige alla darti igu cawi xirfada bdn ban ley yhy an waxa kuso ban dhigo ma heysto icawi pls abyo walsha ban ahay

    • @shukulatinapea3488
      @shukulatinapea3488 3 ปีที่แล้ว +1

      mcny adunkaaan waa taako taaako kow dheeh dadkaaan aad ujeedo vdioydoda wlh lma fahmi jiriiin mugdi marka adne telkaga kubilaaw qaraaash haisgalinin dadne waxba kawarsanin sawa

  • @madinamahamed5685
    @madinamahamed5685 5 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah ❤❤❤❤

  • @xaawoali7306
    @xaawoali7306 3 ปีที่แล้ว

    Masha allha shukran xabiibti

  • @maryamaibrahim1745
    @maryamaibrahim1745 3 ปีที่แล้ว

    Mnshllh wlshy waxan jeclahy siida quruxda badan ee ad u sharaxdo markad video sogalinaysid ad bad umahadsan thy

  • @user-ib8hb6bz5i
    @user-ib8hb6bz5i 2 ปีที่แล้ว

    Dam al qasaal azxabey nairobi malaga helaa cidii taqano plz meel igu Sheega

  • @nastehabash5701
    @nastehabash5701 3 ปีที่แล้ว +6

    MashaAllah abyo may the Almighty Allah bless your hand, u always help others to benefit what you are doing MashaAllah and congrat once again

  • @fadnanoor5121
    @fadnanoor5121 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashacala

  • @leylohassan8571
    @leylohassan8571 2 ปีที่แล้ว

    Xalwo Cadi aheen waa

  • @miimiarab1252
    @miimiarab1252 3 ปีที่แล้ว

    Mshlh ilhy gacantada haku barakeyoh wll❤️

  • @aishahared4688
    @aishahared4688 2 ปีที่แล้ว

    Thanks habo💝🥀

  • @faadumoyuusuffaadumoyuusuf2232
    @faadumoyuusuffaadumoyuusuf2232 3 ปีที่แล้ว

    abayo mcan xalwada waragaha luwdarayo kilo warago miya jawabtida igsjawab mhat snit abayo

  • @sahraomar4517
    @sahraomar4517 3 ปีที่แล้ว

    Waw mashaa Allh tabarakal lah hoyo mcn gcn tada rabi haku barakeeyo🥰😘😘💋💋❣❣❤😘😘😘🥰🥰😍😍❤❤

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah sista❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @ummuayan8227
    @ummuayan8227 3 ปีที่แล้ว

    Shugriyaay walashaay xalwadaa waligudhibaay kariskeeda maqano

  • @MariamOmarHaji-kn1cn
    @MariamOmarHaji-kn1cn ปีที่แล้ว

    Mashhaalah

  • @xaliimorooble8307
    @xaliimorooble8307 ปีที่แล้ว

    M.a shugraan xbbti

  • @ayankastan9974
    @ayankastan9974 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abaayo

    • @ayankastan9974
      @ayankastan9974 ปีที่แล้ว

      Anigana hadan karsanaaya anigoo kudaawana

  • @shukriali9113
    @shukriali9113 3 ปีที่แล้ว +1

    Gacantah labo labo waye !

  • @libinigal636
    @libinigal636 3 ปีที่แล้ว +1

    Abayo soosame 3kiilo😌😌🥺

  • @ZUMAYAH_ABDULLAH
    @ZUMAYAH_ABDULLAH 2 ปีที่แล้ว

    Halka subaga haddan saliid ka dhigno kawaran

  • @hawamohamed4818
    @hawamohamed4818 9 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid👍🏿

  • @nastehaali2250
    @nastehaali2250 3 ปีที่แล้ว

    Masha alaah abaayo shugri wabadanaa kaabartay ilahey Haku barakeeyo

  • @maxamedxuseengafow185
    @maxamedxuseengafow185 5 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah

  • @fosfarah9634
    @fosfarah9634 ปีที่แล้ว

    😅walagaga horey saxib

  • @fordowzasicid4256
    @fordowzasicid4256 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah thanks xbbtii

  • @mariahagi2897
    @mariahagi2897 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah qaali shukran

  • @indhokafiya4567
    @indhokafiya4567 3 ปีที่แล้ว

    Mansha alaah ilahay gacantaada haku barakeeyo

  • @bintuseytun9608
    @bintuseytun9608 3 ปีที่แล้ว

    xalawo daasu waiga gadantahay lonkaa kudadhay natus sifican shugri musal ado mahadasan💯

  • @sahrosahrooy7856
    @sahrosahrooy7856 2 ปีที่แล้ว

    Masha AllAh.walaashay

  • @fahiimamaxamed164
    @fahiimamaxamed164 2 ปีที่แล้ว

    Mid saliid lagu kariyo plz soogali😥😥

  • @dekaahmed3606
    @dekaahmed3606 3 ปีที่แล้ว

    Warrango waa maxay

  • @حواهحواه-ض6ه
    @حواهحواه-ض6ه 3 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @FartuunFartuun-gc1pt
    @FartuunFartuun-gc1pt 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah apyo qeyr allaha kusiyo

  • @Zeyanb
    @Zeyanb 3 ปีที่แล้ว +2

    Nuskiilo nosoo gali maamo

  • @aminacali2153
    @aminacali2153 ปีที่แล้ว

    shukran wlshey waxbadan ayaan kaa faa iiday 🥰🥰🥰

  • @qabuulibrahim16
    @qabuulibrahim16 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah joska ayaan fahmi waayey

  • @Zaam495
    @Zaam495 3 ปีที่แล้ว

    Walaleey yaba wx ka arkaa camerada iska saki bisinkee wxp looma jeedo qof ii duub dheh apyo
    Hda warangada intery ka egtahay ma fahmin ani
    Wxii dhan hoosta iska galise

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma kariska xalwada loo doorankara in inay qolof yelato

  • @faadumocumar6413
    @faadumocumar6413 ปีที่แล้ว

    Waranhadu ma labaniyada wlle?

  • @azmahayaanle1608
    @azmahayaanle1608 2 ปีที่แล้ว

    Joosku waxay ma fahmine

  • @respecteveryone8295
    @respecteveryone8295 3 ปีที่แล้ว +1

    Cupka mid 8 ounce miyaa mise ka 4 , 6

    • @helpyourpeople2568
      @helpyourpeople2568 3 ปีที่แล้ว

      Hal kilo sokor hal litter biyo waaye walalo hadadan heysan koobka adoon kuwareerin waraangada xataa qandada shaaha sokorta lagu darsado sided qaado qas kudarso hadad karsaneyso

  • @xukunmahad1067
    @xukunmahad1067 ปีที่แล้ว

    🥰🥰🥰

  • @xabiibojanuune86
    @xabiibojanuune86 3 ปีที่แล้ว +1

    Warango meeqo waaye abayo

  • @abdulnaserabdulkadir1379
    @abdulnaserabdulkadir1379 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah xalwo adaa kaa barty Sanadki hore waa igu faaideeyey familka hadana cawa anaa karin rabo ❤️💋

  • @Ms.4ever33
    @Ms.4ever33 2 ปีที่แล้ว

    Warengo=corn starch?

  • @duniyacali7315
    @duniyacali7315 3 ปีที่แล้ว

    Waana ku salaamey walaalkeey mcnt