Carsiye aad u mcan || Rooti Dhaxda Laga Galiyay Qorfe || Cinnimon Roll👌

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 746

  • @umucabdiraxman8167
    @umucabdiraxman8167 4 ปีที่แล้ว +21

    waxan jeclahay sida dagan aad dadka wax u fahansiiso cuntoyinka aad so galiso qaybo badan oo kamida watijabiyay masha allh wa ku gulestay

  • @AdnaChannel
    @AdnaChannel 4 ปีที่แล้ว +137

    Maasha allah waaaaw soo sweet 🥰🥰🥰😋

  • @aishasaneey6089
    @aishasaneey6089 4 ปีที่แล้ว +67

    Masha Allah nasra abtidoon macalinimo aad ku fiicantahy sida aad wax usharxeeyso
    Yaa igu raacsan

    • @asmadagan9353
      @asmadagan9353 4 ปีที่แล้ว

      Aisha Saneey subscribe isar mcnto

    • @deeqenza6259
      @deeqenza6259 4 ปีที่แล้ว

      nasra qurux

  • @xayaatkaha7552
    @xayaatkaha7552 3 ปีที่แล้ว +28

    ماشاء الله ربه البيت جيده يا نصره مفروض كل ام و زوجه ان تعرف طبخ شكرا على مشاركه بارك الله فيك

  • @ruunruuhi1762
    @ruunruuhi1762 4 ปีที่แล้ว +11

    Asxaabay hala tijaabiyo casiriyahan wlhi waa never seen never heard caadi maahn ani laba jeer ayaa sameyay walaga wada helay xfda dhan wlhi qatara ku dhahay cream kana sida loo sameyo youtube ka ayaa ka helesin asago jubna lagu darenin
    Thank u macalimadayda 😘🙏

    • @asiyabile12
      @asiyabile12 4 ปีที่แล้ว

      Walaal gang 😍

  • @faadumo883hasan8
    @faadumo883hasan8 4 ปีที่แล้ว +20

    Macalimad aan wax Badan ka faaide Tahay my queen Allaha ika Xafido ♥️ thanks Malaayin Jeer AbaaYo👋

  • @Qamar_Bint_Amiir
    @Qamar_Bint_Amiir 4 ปีที่แล้ว +38

    Maasha allaah 😋

  • @nazreinbaazhe2091
    @nazreinbaazhe2091 3 ปีที่แล้ว +3

    wlhi wanka faaidey wan zameyey wuna ificnaadey thank U hppti Gacantaada Alle Haku barakeeyo

  • @akshekumar6195
    @akshekumar6195 4 ปีที่แล้ว +30

    Nasraay in aan sameynkaro ma ila ahan lkn cunowgiiisa aad ugu fiicnahay 😂❤️❤️

    • @Zahraxasan350
      @Zahraxasan350 4 ปีที่แล้ว +5

      Hh aniga cml mthy hadii aad isku daydo wad samen kartaa

    • @jongin1791
      @jongin1791 4 ปีที่แล้ว +9

      Qalbiga lays kama jabiyo abyo wax walba waa isku day isku day kadibna cun adile abyo

    • @fahiimaabdifitah4529
      @fahiimaabdifitah4529 4 ปีที่แล้ว +4

      Waxaan lasameen Karin majirto xabiibti anaa isdhihi jiray macmacaan kasta masameen kartid hadane markaa dhoormar iskudayay waakeenay ugu dambeentii waxwalba Waa sidaa uniyeesato iyo inaa iskudaydid

  • @KimgAziz
    @KimgAziz ปีที่แล้ว +2

    Waa iga haysaa inaa maanta sameeyo cenimon rool

  • @nimcoabdi7170
    @nimcoabdi7170 4 ปีที่แล้ว +9

    Malamahan Wan xanonsanaa Wan u xiisay nasroabtidon Wlh alaha ku dhowro xbbti San ku jeclhy isbitaaal Anoo jiifo ku dawanaye maad ii ogthy Nasray ❤️🙏🙏 Alaha ku dgowro abayo

  • @fartuunahmed886
    @fartuunahmed886 4 ปีที่แล้ว +5

    Asc sis klipkaan xalay anoo isbitaal jiifa aan dawaday dag dag aan ku dawaday kadib aan damcay inaa dawado waaba laga saray cilada meelee ka jirtay ma aqan hada Allamdulliah gurigeyga aan ku dawaday masha allah

  • @ruuneyshire8000
    @ruuneyshire8000 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah jazaakallah abyo, qali asagoo foorno la,aan ah sedee loosameyaa

  • @princessamal6742
    @princessamal6742 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallh aad ban uga helney indhaha kala cuney anagana ango kula cuney le kaso qaad 😄😄 m.a shukran xbbti nasra abtidoon

  • @umunaimayaxye6229
    @umunaimayaxye6229 4 ปีที่แล้ว

    Mansh allh nasra abtidoon abyo khayr alle haku siiyo the one and only ba itahay qofta kaliya aan wax ka fahmo si daganan ah wan jeclaha casariyahan thank you so much abyo

  • @faadumoidilchannel3735
    @faadumoidilchannel3735 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abyo wn kugu faraxsan nhy ruunti wax bdn wn ka Faiday walashey qali gacantada ilahay hagu barageyo nasro abtidoon inolow

  • @ikraanwanaag5936
    @ikraanwanaag5936 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi abayo wax badan ka faidey allaha gacanta haku barakeyo❤

  • @faaisoabdinuurfarah7541
    @faaisoabdinuurfarah7541 ปีที่แล้ว +2

    Allaha ku barakeeyo abyo wax Badan ayaan aka faaiiday ❤❤❤❤❤

  • @indhouroon5973
    @indhouroon5973 4 ปีที่แล้ว +9

    Thank you so much abaayo si fican ayad no fahansisay jazakallah❤️

  • @bintkismayokitchen34
    @bintkismayokitchen34 4 ปีที่แล้ว +9

    ماشاء الله تبارك الله ♥️♥️♥️♥️

  • @ednamohamed9353
    @ednamohamed9353 4 ปีที่แล้ว +1

    Yaaa kale subaga mango mooday markii hore shokrn nasra 👏

  • @basmanasir4257
    @basmanasir4257 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazaka Allah khayr nasra wan ka faidey wlahi ano waligey samyn ban manta sameyay adiga na ka danbeyay Thanks quruxbadan❤️🙏

    • @maryanosman879
      @maryanosman879 ปีที่แล้ว

      Abyo qofkan subaga hasan maxu ku darsan karah

  • @princessenimanima9513
    @princessenimanima9513 4 ปีที่แล้ว +7

    macha Allah may god bless you nasra abtidoon wallahi i love you for the sake of Allah salan saree macalima from Djibouti🇩🇯🇩🇯#mahadsanid🙈❤

  • @ayanabdullah3979
    @ayanabdullah3979 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allaah kaalay arag waaye allaah haku barakeeyo qaali dumar❤❤🥰🥰

  • @munaabdulhayiaden65
    @munaabdulhayiaden65 4 ปีที่แล้ว +8

    macalimadyda nasra aad ayan kaga mahdinayaa mudo 1 bil San yutube ka fiirsanayay sooska meelaa uraaco kasi la aaa .ma ilaabo awaalkaga mahadsanid alfa marah❤😍✌.

  • @hodanabdinasir1745
    @hodanabdinasir1745 4 ปีที่แล้ว +1

    Farmaajaha basa iga maqan madaxweyne bas aan uhaystay shukran walalo

  • @ayaancisman4640
    @ayaancisman4640 2 ปีที่แล้ว +2

    Roodhiid waxa soo fixiiya ayaan rab wllo soo gali roodhiid wllhi sii ficaan ayaan kaga fahamay waxa xabad xabad ayaad uu sheegysa alle haka abaal mariixo amiin yaa rabi gacntan haku barkeeyo

  • @koritaankacaruurtachannel7329
    @koritaankacaruurtachannel7329 4 ปีที่แล้ว +18

    Masha allh aqoontada Allah ku ziyadiyo xabibti

  • @ayaankoosmedia450
    @ayaankoosmedia450 4 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha Allah alabtaan wa jclhy #abaay_qamar_binti_amiir ayaa ka bartay qeyr allah siiyo

    • @asmadagan9353
      @asmadagan9353 4 ปีที่แล้ว

      Ayan ina Prince mohaa subscribe isaar mcnto

  • @deeqaluulaaaden3870
    @deeqaluulaaaden3870 4 ปีที่แล้ว +27

    Thank you for you sharing awesome Abaayo mcn 👍❤️❤️

  • @user-si4xm5go8d
    @user-si4xm5go8d 4 ปีที่แล้ว +3

    مكونات
    طحين
    بيض
    سكر
    فنيلا
    حليب بودر
    خميرة فورية
    سمنة

  • @umuamiin3517
    @umuamiin3517 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah nasro alle gacantaada haku barakeeyo xbbt nasro abayo xagee kala so xariiraa sigaara kuu rabay abayo

  • @hassanrahima1092
    @hassanrahima1092 หลายเดือนก่อน +1

    Machallah ukhti ❤

  • @zamzamibrahim428
    @zamzamibrahim428 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a ilahy amarkiis gabadhan waxee sharaxyso aad baan u fahma abyo hdaan forno hysan masamen kara mise waa wajib inaa foorno helo mhd sanid walashe

  • @nasteexoxaaji2507
    @nasteexoxaaji2507 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaaah abaayo gacantada allaha kubarakeyo amiin

  • @Faizasworldbeauty
    @Faizasworldbeauty 4 ปีที่แล้ว +4

    MashaAllah abayo shukran ❤❤

  • @zundusmuqtar1066
    @zundusmuqtar1066 4 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo subaga malugu badaligaraa saliid 🙏🙏👍👍💖💖

  • @zahriinakuchannel6292
    @zahriinakuchannel6292 4 ปีที่แล้ว +2

    Ala maxaan sugaaye video kunjeer mahadsanid nasra hore waa usameystay lkn wax yar aa iga qaldanaa alx hada waan helay sirta thanks

  • @user-nd3rx7yn6r
    @user-nd3rx7yn6r 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah macaanto isku doqaanahay walaahi xabiibti bilcaafiyah😘👍

  • @amunaxasan521
    @amunaxasan521 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allha abyo hormar wacan ayan ku rajena

  • @maryanruunofficial8464
    @maryanruunofficial8464 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaha xbbti QAALI 👌🏽💖💖🤩🤩🤩🌷🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @mariaomarmohamed2378
    @mariaomarmohamed2378 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allh abaayo nasro hormar wacan kuu rajaynayaa abaayo keep going 😍😍😍😍😍

    • @asmadagan9353
      @asmadagan9353 4 ปีที่แล้ว

      Maria omar Mohamed subscribe isar mcnto

  • @nimcoabdulkarim5823
    @nimcoabdulkarim5823 4 ปีที่แล้ว +2

    Mcnto foorna laa aan sidee loo kariya qali thank you ❤️❤️😘🥺🙏🙏😭

  • @yaasmiinCali
    @yaasmiinCali 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah xabibti eshcala casariyo ❤🥰🥰

  • @Abdyandraqiya
    @Abdyandraqiya 4 ปีที่แล้ว +5

    Ma sha Allah, Kanelbullar swedish ku dhahan dhaqankooda waaye. Macaan kaaley iska arag waaye.

  • @umuamiir2888
    @umuamiir2888 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah qurux hunguri aya igalay ilahy gacantada haku barakeyo

  • @Musalsalhd
    @Musalsalhd 4 ปีที่แล้ว +1

    Abayo thamnul isticmal abayo aniga hal bil 1k sas ayan ku garay abayo

  • @hilalmakeuphenna8167
    @hilalmakeuphenna8167 4 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah 👏👏👏👏👏👏

  • @umasihaam693
    @umasihaam693 4 ปีที่แล้ว +1

    Wow mash allah ilahay ha ku xifdiyo mcnto ❤️❤️😘😘😍😍💕🌹💕🌷🌷

  • @Suaadsuaad343
    @Suaadsuaad343 4 ปีที่แล้ว +1

    Wonderful Nasro

  • @deeqaluulaaaden3870
    @deeqaluulaaaden3870 4 ปีที่แล้ว +9

    Masha’Allaah ABaayo nasro haduu oven ka iigu jiraa Love 💕 from Minneapolis Minnesota USA 🇺🇸 🤘❤️💓💓💕

  • @faadumoaadan8302
    @faadumoaadan8302 4 ปีที่แล้ว +3

    Mshallaah Alow ku xfd wlsheen Nasra❤️🙏

  • @QadrayusufQadraYusuf
    @QadrayusufQadraYusuf 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha.allah wax badan ayan kaa FAA.I day

  • @Xamdicabdiwali-k3d
    @Xamdicabdiwali-k3d หลายเดือนก่อน

    Mnsha allah xbbti si dagan ayan ufahmay mahadsanid ❤

  • @faysalxasanmedia3420
    @faysalxasanmedia3420 4 ปีที่แล้ว +6

    Nasra Abti Doon Waxaa Tahay Qofta Kaliya Ee Iga Dhistay Cunta Kariska Maxaa Yeel Waxaan Ahay Qof Iskabulo Ah inbadana Kugu Xiran Waadna Mahadsantahay

    • @anisofarax3534
      @anisofarax3534 4 ปีที่แล้ว +1

      FaysalXasan Media 😍

    • @tasneemmohamed8524
      @tasneemmohamed8524 4 ปีที่แล้ว

      FaysalXasan Media kkkkk
      Nin rag ah qurbaha iska tiiri

  • @kowtherdiriekowtherdiirie456
    @kowtherdiriekowtherdiirie456 4 ปีที่แล้ว +1

    Mammy ilhy ha ku dayo macalimad ba ino thy anakana arday shrf leh ban nahay keep going

  • @ruwedakoki9846
    @ruwedakoki9846 4 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah gacantada alla ku barakeyo abayo 😋😋

  • @ayaanmohamed9007
    @ayaanmohamed9007 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah nasro abaayo allaah gacantaada hakuu barakeeyo

  • @maryamaxasan9221
    @maryamaxasan9221 4 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah abayo nasar abtido wan kusalamay jazkalaahu kheeyr

  • @kadraofficial9780
    @kadraofficial9780 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaah abaayo rabi haku xafido aduun iyo aakhiraba one love❤❤❤❤❤

    • @asmadagan9353
      @asmadagan9353 4 ปีที่แล้ว +1

      kadra Ahmed Ali subscribe isaar mcnto

  • @shadiaaragsan749
    @shadiaaragsan749 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah abaayo alle gacanta hakuu barakeeyo

  • @rowda318
    @rowda318 4 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah

  • @hayti8085
    @hayti8085 ปีที่แล้ว +1

    Mash allh thanks huno😘💋❤👸

  • @kiinmuleexoofficial6626
    @kiinmuleexoofficial6626 4 ปีที่แล้ว

    Mash Allah abyo nasro TH-cam basiska gabadha aan jeclahay ayaa tahay mash Allah

  • @sacdiyomaxamuud4361
    @sacdiyomaxamuud4361 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh abyo allaha ku barakeeyo

  • @fartunsaid4869
    @fartunsaid4869 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wuu nadeeqay allaha kubarakeeyo

  • @hudahassan8309
    @hudahassan8309 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah walaashay alle gacanta hakuu barakeeyo

  • @sahromaxamed4965
    @sahromaxamed4965 4 ปีที่แล้ว +1

    Thnks wallshay gabcaha Rabi haku barakeyo

  • @naimamohamedaa1731
    @naimamohamedaa1731 ปีที่แล้ว

    Maasha allh abaayo gacnta Alle haguu barakeeyo wax badn ayaaa kaaa faaiday

  • @ugbaadabdi4787
    @ugbaadabdi4787 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnshsha Allah nasra cadey allah gacanta haku barakeyo wll

  • @marwadacanshaqa2566
    @marwadacanshaqa2566 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a quruxay gacantada allah ku barakeyo❤👸🥰

  • @sakinahss3237
    @sakinahss3237 4 ปีที่แล้ว +6

    MashaAllah nasro wad mahadsantahay abayo, wax kasto laga codsado wad soo galisa 🌹🌹🌹

  • @munaahmed1121
    @munaahmed1121 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah shugrn nasro abti doon wan ka so tijaabin isha alllah

  • @fartuumabdullahiali7477
    @fartuumabdullahiali7477 4 ปีที่แล้ว +3

    Shukran Jazaakillaahu kheyrah Qaali waan soosameyey waa uu mcaan yahy Kheyr Allah hkusiyo rerkada iyo familygada Allah haidinxafido

  • @rooblefaarax5809
    @rooblefaarax5809 3 หลายเดือนก่อน

    Abaayoyy isagoo bilaa foormo ah soogali❤

  • @munahusseinhassan8529
    @munahusseinhassan8529 4 ปีที่แล้ว +2

    Nasro abaayo mcn caano mcn adoo samaynaysid noosoo samey

  • @ugbaadabdi4787
    @ugbaadabdi4787 4 ปีที่แล้ว +1

    Shukrn wll mcan wan sameyey waa la yaabay ban ku idhi 😂 mcanka

  • @xaliimosagal6163
    @xaliimosagal6163 4 ปีที่แล้ว +1

    asc abyo qeer allaha ku siiyo foorna laa ann mala dubi kara calashan dhuxul sidi doolsho somali ma udubi kara

  • @sacdiyomaxamed2193
    @sacdiyomaxamed2193 4 ปีที่แล้ว

    masha allah xabiibti gamcahada alle haku barakeyo qatar wayey

  • @munocusman6646
    @munocusman6646 4 ปีที่แล้ว

    Masha alah wlshey nasro waxan kamid ahay rajo famili ggawarkagatimid www wacan badantahay casiriyada waxan ahay dumashideda ilmahey edo utahay hoyadoda barasho wanagsan wllshy

  • @dahraanshiiq2771
    @dahraanshiiq2771 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa alaah qaali dumar ilaah haku xafido kaa faaiideeystaa Wllhi

  • @funnyarragsan2848
    @funnyarragsan2848 4 ปีที่แล้ว

    Waaaw mcnto wlhi waan ku jeclhy alha dartis ilmaha wad nala korisay

  • @kokobule13
    @kokobule13 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa Allah abaayo Allaha ku xifdiyo

  • @IqraAbdi-jj9jn
    @IqraAbdi-jj9jn 5 วันที่ผ่านมา

    Masha alah ilahey hakuba rakeyo abayo

  • @bushroqimahhawaash9128
    @bushroqimahhawaash9128 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh nasra wll gacantaada alle ha kuu barakeeyo

  • @amnobintuaaadam6057
    @amnobintuaaadam6057 ปีที่แล้ว

    Masha allah abyo gacmahaga alle haku barkeeyo
    .abyo

  • @ifraxmahad4470
    @ifraxmahad4470 ปีที่แล้ว

    Masha allah waxad noosoo samaysaa macmacaan bilaa foono ah

  • @user-wm2mg8pv5d
    @user-wm2mg8pv5d 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa tijaabiyay Wlhi Kan lama daayaan waaye hada kadib wa samesan Kara lee💕

  • @htako2099
    @htako2099 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah nasro gulayso

  • @nacimomohamed6163
    @nacimomohamed6163 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah 🍴🍴🍴🍴

  • @fadmachannel1298
    @fadmachannel1298 4 ปีที่แล้ว +2

    Allaah haku xifdiyo xabiibti

  • @nimcoadam5287
    @nimcoadam5287 4 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allaah wllashay alle gacanta hakuudaysto

    • @asmadagan9353
      @asmadagan9353 4 ปีที่แล้ว

      nimco adam subscribe isaar mcnto

    • @nimcoadam5287
      @nimcoadam5287 4 ปีที่แล้ว

      @@asmadagan9353 asma xabti maxaad qabata wayahee aan kusare

  • @sophiaabdalla7278
    @sophiaabdalla7278 4 ปีที่แล้ว +3

    M.a abyo Allah ku barakeyo inta iga danbeso hbn wngsan

    • @asmadagan9353
      @asmadagan9353 4 ปีที่แล้ว

      safiya cabdullahi subscribe isaar mcnto

  • @sharmakeabdirizak6490
    @sharmakeabdirizak6490 4 ปีที่แล้ว +4

    #kanelbulle nice i liket you doing good keep going nasra:)

    • @asmadagan9353
      @asmadagan9353 4 ปีที่แล้ว

      Sharma Abdirizak subscribe isar abowe

    • @tasneemmohamed8524
      @tasneemmohamed8524 4 ปีที่แล้ว

      Sharma 99 maashaa Allaah waa kelmad swedish Tack so mycket

  • @zamirahussein9374
    @zamirahussein9374 ปีที่แล้ว

    waan isku dayey hal mar oo waliba sanad kasoo wreegtay inshallah am gonna try it again inshallah thank you wlloh

  • @abshiroabdimohamed2534
    @abshiroabdimohamed2534 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah caqliga allaha kuu siyaadsho

  • @boqoradainaabukar5828
    @boqoradainaabukar5828 4 ปีที่แล้ว +1

    Nasro wlhi muqdisho jogaa in aa kuu imaado waaye galab kasto waa cayili lahaa
    😙😙😙😙😙😙😙

    • @asmadagan9353
      @asmadagan9353 4 ปีที่แล้ว

      Boqorada Ina abukar subscribe igu cawi

  • @zocodwanagchannel5483
    @zocodwanagchannel5483 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah abyo qaaliya wanku salamay waxan ka mid ahay dadka kaa faaideysto

  • @cfitaaxsiyaatcumaryusaf4632
    @cfitaaxsiyaatcumaryusaf4632 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha. Allah nasriina macnto Allah Haku xafido IL xun kuma arag to