xalwo nuskilo ku baro ciida ka hor

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 46

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mar sadexaadkii waku guulaystay wlahi

  • @salaadibraahim8021
    @salaadibraahim8021 22 วันที่ผ่านมา

    ❤🎉markasto muqalkada isolated directly

  • @حوامحمد-ظ8ز
    @حوامحمد-ظ8ز 10 หลายเดือนก่อน +1

    Abayo ani 3 mar bey iga ha laawday lkin markalle baan tijabaa lkin ani debka ayaan ku dhareye sida aan ka maqlay dabka waa in la gaabsha uleen mahdsanid wlhi mar aan waran gada ku badiyo iyo mar aan gubo ban ka dhigay hda in taad samey saan sameen

    • @amiiraofficial2311
      @amiiraofficial2311  10 หลายเดือนก่อน +1

      Ya allah abaayo dabka aad u gabi mida kale diigsi culus my kari qayasta warangada iska hubi markay salida so tufto malgacada ama qado rashinka lugu cuno afkeda wax yar ku qad ku tajabi farahada wa dareneysa inay diyar tahay iyo inkale waa lkn marka salida so tufto insha allah

    • @حوامحمد-ظ8ز
      @حوامحمد-ظ8ز 10 หลายเดือนก่อน

      @@amiiraofficial2311 haye wllshy qaali dabkana dhaq si baan ka soo qaadi jiray ileen cabar ba lakariyee cid aan u shaqeeyo baan ku sameyee xafadoda marka in ta ey hurdan baan sameya subaxdii Warangahana saas baan ugu dara digsi culusna waan ku karaa in sha alllaaaah

  • @CaishaMuuse-jx1nm
    @CaishaMuuse-jx1nm 8 หลายเดือนก่อน +3

    markii igu horeyse wana ku guleste❤🎉😂

  • @sacdiyacumar2518
    @sacdiyacumar2518 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah Masha alaha ❤❤

  • @NasraAlasow
    @NasraAlasow 25 วันที่ผ่านมา

    Asc abayo warangada soma ku yaro dad waxa argayay bakeri buxo kiladi ku darayo

  • @user-zd4wd1rt7k
    @user-zd4wd1rt7k 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allah wll.alle ha ku barakeeyo

  • @cashaali3488
    @cashaali3488 7 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wallo maaasha allha

  • @miriamahmed9954
    @miriamahmed9954 11 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ya bareek abaayoo ❤

  • @SucadAbdirizak
    @SucadAbdirizak 8 หลายเดือนก่อน

    Colourka intee laga helaaa

  • @rawihassan8615
    @rawihassan8615 ปีที่แล้ว

    Masha allah gacantada allaha kuu barakeeyo ❤

  • @user-sv6lf6jk9g
    @user-sv6lf6jk9g 4 หลายเดือนก่อน

    😅😅 way iga xumatay manta sameyaay

  • @user-xv4xg6ty4h
    @user-xv4xg6ty4h 6 หลายเดือนก่อน

    Mashallah😮😮😮😮😊😊😊❤❤❤❤😂

  • @Farduus-q2l
    @Farduus-q2l 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allh ❤

  • @hawamohamed4818
    @hawamohamed4818 9 หลายเดือนก่อน

    Manhalla👍🏿

  • @munaaadan3275
    @munaaadan3275 8 หลายเดือนก่อน

    Mm

  • @FadwoBiixi
    @FadwoBiixi ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah

  • @user-nl3kh2lh6g
    @user-nl3kh2lh6g 4 หลายเดือนก่อน

    M.a❤

  • @FarhiyaAli-gl4ik
    @FarhiyaAli-gl4ik 11 หลายเดือนก่อน

    Hi

  • @ishacamar5066
    @ishacamar5066 9 หลายเดือนก่อน

    Guulayso😂😂😂 2:28

  • @user-th5no9yu3p
    @user-th5no9yu3p 10 หลายเดือนก่อน

    Wrangada badalkeda bakin bodha ma u isticmali kra aba

    • @amiiraofficial2311
      @amiiraofficial2311  10 หลายเดือนก่อน

      Ya allah maya abaayo shaqana iskuma laha qali dumar waxa xalwada ka dhigayo waa waragada

  • @ruqiyacali512
    @ruqiyacali512 ปีที่แล้ว

    Pravakt👌👌👌👌👍

  • @AbdurRahman-co5tp
    @AbdurRahman-co5tp ปีที่แล้ว

    Mashallah 👌👌👌👌👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @ikraanjeylaani2464
    @ikraanjeylaani2464 10 หลายเดือนก่อน

    Wax kale mac macaaan soo samey ani wan ka bartee

  • @hodanaxmed3849
    @hodanaxmed3849 9 หลายเดือนก่อน

    Meqa sac ayay karaysaa

    • @amiiraofficial2311
      @amiiraofficial2311  9 หลายเดือนก่อน

      Abaayo sacad kuma xiirno because qayasta dabka awgeed lakiin dabka gabi aadna ugu warhay

  • @Amiishaibraahimamiishaib-mu5tz
    @Amiishaibraahimamiishaib-mu5tz ปีที่แล้ว

    Abyo warango maxa la dhaha

    • @amiiraofficial2311
      @amiiraofficial2311  ปีที่แล้ว

      Abaayo warang waxay ku jiratan ku tilamaama karton jale ah oo sabul galley ku sawiran yahay wana sida bur oo kale

    • @rawihassan8615
      @rawihassan8615 ปีที่แล้ว

      Walango waxaa la dhaha cornflour ❤️

    • @sadiyadini6524
      @sadiyadini6524 ปีที่แล้ว

      Corn starch

  • @marmonfat885
    @marmonfat885 ปีที่แล้ว

    Mesha2 allah

  • @sacdiyacumar2518
    @sacdiyacumar2518 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Masha alaha ❤❤❤

  • @SucadAbdirizak
    @SucadAbdirizak 8 หลายเดือนก่อน

    Colourka intee laga helaaa

  • @mohamedmohamoud339
    @mohamedmohamoud339 ปีที่แล้ว

    maansha Allah