“Reer Hargeysa waa dad diin jecel aad ayay ii soo dhaweeyeen…” Wiil cilmi usoo doontay Hargeysa.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 เม.ย. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

ความคิดเห็น • 54

  • @MuuminMawliid6767
    @MuuminMawliid6767 หลายเดือนก่อน +14

    M.a Allow caasimada iyo dhaaman gobolada somaliland noo barakee🤲

  • @najaxshariif5908
    @najaxshariif5908 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allaah Sheekh Cabdifatax Fariidul fii zamaanihii

  • @dahiribrahim831
    @dahiribrahim831 หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allah!! War caadi ma ahan Xagga luqadda Somaliga iyo aqoontaba!! Alle ha u siyaadiyo!!

  • @mohassan5087
    @mohassan5087 29 วันที่ผ่านมา +1

    🎉🎉❤ hambalyo cabdifatah markhaati aad u furtay magalada hargeisa ilaahow barakee iyo dadkeeda

  • @Nashadinjamac
    @Nashadinjamac หลายเดือนก่อน +2

    M.an sha allah all cabdifatax. Allha ku sharfo❤😊

  • @aminamohammedibrahim9396
    @aminamohammedibrahim9396 หลายเดือนก่อน +2

    ما شاء الله تبارك الله

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha allaaah walalo qali ilaahy haku barkeeyo dadka wangsan nowarees sidano kale Mansha allaah ❤❤❤

  • @yavuz5887
    @yavuz5887 หลายเดือนก่อน +4

    masyaallah tebarekallah subhanallah alhamdulillah

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 29 วันที่ผ่านมา +1

    MaashaaALLAH..
    Shacabka Reer Jabuuti iyo Reer Soomaaliland waa dad niyad samida iyo daacad ayaan ku jeclahay...
    Salaan idin kaga timid Reer Muqdisho...

  • @ifrahodawa3599
    @ifrahodawa3599 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa Allah. Alaah ha ku barakayeeyo aakhiro iyo aduunba

  • @ziadadawehmoktar4013
    @ziadadawehmoktar4013 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaallah abdifatah Illaahay haku barageeyo

  • @taammustafe147
    @taammustafe147 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa Allaah diintu waa nastexo ilahay ha barakeeyo waa wiil fiican

  • @ifrahibrahimhassan3120
    @ifrahibrahimhassan3120 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah Allow barake

  • @osmanali2199
    @osmanali2199 23 วันที่ผ่านมา

    MASHAA ALLAH

  • @Nimoosali
    @Nimoosali หลายเดือนก่อน +1

    🎉MASH ABDIFATaH soyez le bienvenue à hargeisa my je suis née à djibouti mais maintenant j vis ici ❤❤❤❤❤

  • @MRRR-kn1hb
    @MRRR-kn1hb หลายเดือนก่อน +1

    mashallah ilaahay ha ku xafido dariiq fiican ayaad haysataa

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah
    Allahuma barik ❤
    Allah haku dhoowro

  • @IbrahimAhmed-zq7cq
    @IbrahimAhmed-zq7cq 23 วันที่ผ่านมา

    Machallah, notre futur sheikh est là

  • @RidwanMed-vp2hg
    @RidwanMed-vp2hg 28 วันที่ผ่านมา

    From Djibouti

  • @user-ts4xe2qr8l
    @user-ts4xe2qr8l หลายเดือนก่อน +3

    M.a wll ❤

  • @hophab466
    @hophab466 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah tabaaraka allaah

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah xafidullah somaliland allow barakee guul🤲👍🤍🤍🤍💚❤❤🌷

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa Allah Huuno soo dhawaaw

  • @moustafesamriye2594
    @moustafesamriye2594 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah

  • @maryamadeganayaanleabdi5802
    @maryamadeganayaanleabdi5802 29 วันที่ผ่านมา

    Mnsha allah

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv หลายเดือนก่อน +1

    Masha allllah noolow❤

  • @NadiiraAbdulaahi
    @NadiiraAbdulaahi หลายเดือนก่อน +1

    Ma allahuma barik ❤😊

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekhow dadka reer hargaysa iyo kuwa reer jabuuti waa dad aad isku dhow oo weliba labada dhinac ba waa wada jooga
    Waxaad arkaysaa dad reer hargaysa asala ah oo hadana reer jabuuti ah oo weliba hantina ku leh sidaas oo kale waxaad hargaysa ku arkaysaa dad reer jabuuti ah oo hargaysa degan hantina ku leh jabuutina u dhashay
    Markaa waxaa la odhan karaa waa laba shacab oo aad isku dhex galay oo is fahmay.

  • @abudarda00
    @abudarda00 29 วันที่ผ่านมา

    Suaalo fiican weydii inanka.

  • @ShamiCabdi-ij5uc
    @ShamiCabdi-ij5uc หลายเดือนก่อน +1

    M.n

  • @hodoadam7781
    @hodoadam7781 หลายเดือนก่อน +2

    Reer hargeiza inay ehlu diin ubadanyhiin dad ehlu sharaf ah na joogaan cidi caqli leh dhan baa markhaati ka ah meelkastana umad xun lagama waayee inti magac dilaysa oo qabyaalada waa tuu nabigu qurun uraysa ku sheegaye inti qabyalad ku foolxumaym allaah ka qabto

  • @amarchannel4244
    @amarchannel4244 หลายเดือนก่อน +1

    Pk 12

  • @amarchannel4244
    @amarchannel4244 หลายเดือนก่อน

    Kilo 12 ween

  • @user-th5pv8rw9y
    @user-th5pv8rw9y 27 วันที่ผ่านมา

    Isaq baa diin jecel , waaba yaab

  • @Hassanwest
    @Hassanwest หลายเดือนก่อน +3

    Reer Lascaanod waa dad jacel diinta walal u soo doonto waxbarashadad diinta

    • @miskiin236
      @miskiin236 หลายเดือนก่อน +2

      Maasha Allaah!!
      🐎

    • @farduusMahmoudNour
      @farduusMahmoudNour หลายเดือนก่อน

      Kkkk horta school samasta marka hore

  • @hanalander
    @hanalander หลายเดือนก่อน +5

    QORAALKA INAGA SAX! UMADA SOMALILAND WILL MA TIRAAHDO WAXA WEEYE INAN! TAKALE WAX SOMALIYEED LA YIRAAHDO MAJIRO WAA WAX SOMALIA-ITALIA AY KU DAWARSATO. HADALKA SAXDA AHI WAA CULIMADA SOMALILAND, UMADA SOMALILAND.

    • @hodanibrahim1059
      @hodanibrahim1059 หลายเดือนก่อน +2

      Waa waariyasha mellan kala laaga haago

    • @hodanibrahim1059
      @hodanibrahim1059 หลายเดือนก่อน +1

      Reer Djibouti ladhaha maa iydhaahdan

    • @Muslimiintawaawalaalo
      @Muslimiintawaawalaalo หลายเดือนก่อน

      Oromo isku direysa dadka somaliyed kugu fahanay

    • @hanalander
      @hanalander หลายเดือนก่อน

      @@Muslimiintawaawalaalo FAQASH FIRCOON! ku koobnow failed somalia-italia! Anaga waxa na layiraahdaa UMADA SOMALILAND Wadankayaguna waa Republic of somaliland. iska soo xoree amison ilma faqash fircoon

    • @hodoadam7781
      @hodoadam7781 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@hanalander soomaaliland bal iilka makula galaysaa markaa darteed dal ugafto
      Dalkaaga jeclow meesha ku dhalatay jeclow
      Lkn umad ha caayin
      Inta aan ka aqaan reer soomaaliland oo ehlu diinka ahi dalkoodana jecel umadana uma gafaan umana kala duwana
      Intaadan wax kle walaalnimada wada dhalasha diinta fahan wall

  • @ruunfarah6919
    @ruunfarah6919 หลายเดือนก่อน

    Diinta maha wax inta badan liisku dàgalo waa aduunyada waxa leysku dagalaa

  • @zakariayoussoufmohamed5969
    @zakariayoussoufmohamed5969 หลายเดือนก่อน

    Ninkan mustafa laleeyahay horta baryahan danbe maxaad helay suaal xumo ayuu u dhiman haduu dhinto waar wll dadka waxaad waydiinayso si qurux badan u waydii oo suaalo rageed dadka waydii ma caruur ayaad waraysanaysaa Bismillah

  • @kildhikildhi2949
    @kildhikildhi2949 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkk 😅

  • @Crazy-youtube1234
    @Crazy-youtube1234 หลายเดือนก่อน +1

    Hargeisa waa dadka ugu cunsurisan soomaali oodhan 🤬

    • @hanalander
      @hanalander หลายเดือนก่อน +1

      Hargaysa SOMALILAND! WAA dhulka UMADA SOMALILAND anagu SOMALILANDERS ayaanu nahay iska niiclee!

    • @user-pv7jx2pv1t
      @user-pv7jx2pv1t หลายเดือนก่อน

      hadanad imaan hargiesa iska amuus

  • @maxamedsamriye3813
    @maxamedsamriye3813 29 วันที่ผ่านมา

    ما شاء الله تبارك الله

  • @hodoadam7781
    @hodoadam7781 หลายเดือนก่อน

    Reer hargeiza inay ehlu diin ubadanyhiin dad ehlu sharaf ah na joogaan cidi caqli leh dhan baa markhaati ka ah meelkastana umad xun lagama waayee inti magac dilaysa oo qabyaalada waa tuu nabigu qurun uraysa ku sheegaye inti qabyalad ku foolxumaym allaah ka qabto