Waa kuma Dr Maxamuud Axmed Shine ? Dhibicaha Tariikhda Q.1aad.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

ความคิดเห็น • 57

  • @hassanmohamud2317
    @hassanmohamud2317 4 หลายเดือนก่อน +7

    Dhakhtarkan abaal buu igu leeyahay illaahay ka sokoow, markaan dhashay sida hoyadeey ii sheegtay waxay ahay markaan dhasahay in hooyadeey ay dhiigbaxday 1997 kii dhamadkisii oo ay nafta ka bixi gaartay balse aanay teedii noqon isagoo ceergaabo jooga cusbitaalkeeda cudurada guudna ka shaqeeya ayuu bil daawayn iyo baxnaanin ku hayay cusbitaalka, waan rajayn maalin uun inaan arko cimriga alle hakuu raajo dr.

  • @Mustafhajji
    @Mustafhajji 5 หลายเดือนก่อน +4

    Part Two 2️⃣😋

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed581 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha alah Ayeeyday aan aduunka ugu jeclahay buu IL u fiiqay alx hada waa u fcn tahay alx Gaalkacyo alaha ku sharfo Dr.Shiine ❤

  • @libankaramo9337
    @libankaramo9337 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allah Dr Shiine Alle haka abaal mariyo wanaaga faraha badan ee aad umada ubqabatay

  • @bukhatir1454
    @bukhatir1454 5 หลายเดือนก่อน +1

    Dr shiine nin mudan bilad dahab الله يحفظك 😊😊😊❤

  • @AbdulazizAli-d7k
    @AbdulazizAli-d7k 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah, ilaahay Dr Shiine isaga iyo ubadkiisa iyo waalidkiisaba ha barakeeyo abaalka uu Soomaali u galay ilahay Janatul Firouz ha kaga abaaliyo. Maxamed Ilig waa nin sharaf leh oo Soomaali dhab ah dadkiisuna u siman yihiin qabyaaladna ka madax banaan. Maxamedow dedaal qabyaalad iyo kala qaybinta Soomaalidana iska ilaali walaal.

  • @faadumomaxamed6904
    @faadumomaxamed6904 5 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha Allah Dr. Shine Alle haku xifdiyo

  • @abdirazhiidabyan7980
    @abdirazhiidabyan7980 5 หลายเดือนก่อน

    Nin weynbaad sooo qabatey manta❤

  • @AbdiAden-o8k
    @AbdiAden-o8k 5 หลายเดือนก่อน +2

    Khyr ilaahay haa ku siiyo Dr shiine

  • @Abdinaasir-p5j
    @Abdinaasir-p5j 5 หลายเดือนก่อน +3

    Sheekh mustafe mar noo keen

    • @hassani5y276
      @hassani5y276 5 หลายเดือนก่อน

      Fiicnaan lahayd lkn Sheekh Mustafe inuu iska sheekeeyo Ma ogola
      lkn Isago barnaamij kale leh umbaa su'aal ahaan laagu hoos galin karaaa

    • @Abdinaasir-p5j
      @Abdinaasir-p5j 5 หลายเดือนก่อน

      Waan fahmay wll

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy 5 หลายเดือนก่อน

    بارك الله فيك دكتور شينه وجعل الله في ميزان حسناتك على رحمتك ورفقك لناس

  • @Abdalla3920
    @Abdalla3920 5 หลายเดือนก่อน

    Masha alh.
    Dr shiine.
    Ramadanti xata masjidka haramka isago joga dad caawinayey.
    Ilahay ha barakeeyo.

  • @jibrilawed4586
    @jibrilawed4586 5 หลายเดือนก่อน

    Mansha alaah Dr shine alle Cimriga Iyo Caafimaadka ba Haw barakeeyo hooyaday iyo dhamaan ehel badan baan aad abaal ugu hayaa ❤❤❤

  • @NadiraCqani
    @NadiraCqani 5 หลายเดือนก่อน

    Mashllh ilaahay cibaadada cafimaadka iyo cimriga hakugu arsaaqo dre❤🥰

  • @luulamaxamed684
    @luulamaxamed684 5 หลายเดือนก่อน

    Surwaalku ma gaabnayn. Madaxa. Masaru. Lama ogolayn

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 5 หลายเดือนก่อน

    Shiikhu Wabadanbu Soomaray masha Allan ❤

  • @axmedsahal5453
    @axmedsahal5453 5 หลายเดือนก่อน

    ما شاء اللله يا شيخنا ودكتورنا الفاضل الله يمتعنا ببقاءك

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy 5 หลายเดือนก่อน

    أللهم فقهنا في الدين امين يارب العالمين 🤲😥💓

  • @Kaldeq
    @Kaldeq 5 หลายเดือนก่อน

    Alx Allah nimcu nasiyey eysan dadkeni hore helin

  • @maxamedwaraabe8409
    @maxamedwaraabe8409 5 หลายเดือนก่อน

    mancha allah dr shiine Alle ha xifdiyoh

  • @bukhaarimohamed2716
    @bukhaarimohamed2716 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allah
    We can't wait for the next episode

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 5 หลายเดือนก่อน

    Masha alllllah dr shiiine nolow allleh ha ku xiftiiiyo❤

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd 5 หลายเดือนก่อน

    Ilaahey caafimaad cimri dheere aaba alaha siiyo

  • @yuusufcabdilaahi9580
    @yuusufcabdilaahi9580 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid dr shiine iyo maxamed ilig

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy 5 หลายเดือนก่อน

    ماشاء الله تبارك الرحمن ❤

  • @sadiiqabdi6947
    @sadiiqabdi6947 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allah Dr shiine allah haku barakeeyo

  • @MorsalDalmar
    @MorsalDalmar 5 หลายเดือนก่อน

    Barkalaahu feek

  • @luulamaxamed684
    @luulamaxamed684 5 หลายเดือนก่อน

    Dhalin yaradu ma xajiyi jirin

  • @YazinAwedZalah
    @YazinAwedZalah 5 หลายเดือนก่อน

    Meeday qaybtii labaad

  • @salmansomaliboy7799
    @salmansomaliboy7799 5 หลายเดือนก่อน

    Maa sha Allah Tabaaraka Allah

  • @zackbah7584
    @zackbah7584 5 หลายเดือนก่อน

    Mansha’allah what an amesing man 💯

  • @mrabdu1805
    @mrabdu1805 5 หลายเดือนก่อน

    Dr ka waa qof fiican mashallaah

  • @SAYNABXAASHI
    @SAYNABXAASHI 5 หลายเดือนก่อน

    Mansha allh waan u xiisay dhibcaha taariikhda

  • @HoodoAyaan-k9h
    @HoodoAyaan-k9h 5 หลายเดือนก่อน

    I.a 2027 ☑️

  • @djmaamis3167
    @djmaamis3167 5 หลายเดือนก่อน

    Dr Maxamuud Shiine 😍⚕❤

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 5 หลายเดือนก่อน

    Faadumo tukato

  • @shaficicabdiguuleed
    @shaficicabdiguuleed 5 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay haku barakeeyo Dr shiine

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 5 หลายเดือนก่อน

    Qof mudan ayaa lasoo qabtey

  • @ahmedaddawe1071
    @ahmedaddawe1071 5 หลายเดือนก่อน

    Mashallah

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 5 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allaah khayre ilaahow sii Dr Shiine Aamiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxtaawiabuudariif8112
    @maxtaawiabuudariif8112 5 หลายเดือนก่อน

    0q😊😊

  • @muxumedmohamed5168
    @muxumedmohamed5168 5 หลายเดือนก่อน

    Sheekh xagee laga hela

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 5 หลายเดือนก่อน

    Masha alllllah nooooolaaada❤

    • @KawsarMaxamed-o8w
      @KawsarMaxamed-o8w 5 หลายเดือนก่อน

      Mxemd🎉🎉🎉❤❤❤😂😂❤

  • @HRU20
    @HRU20 5 หลายเดือนก่อน

    RAGAN WAAWEYN EE CIYAALKU KA MAADSANAYAAN,?

  • @somaliland6718
    @somaliland6718 5 หลายเดือนก่อน

    Dr Shiine (Typical Somali Hypocrite)
    While ensuring his own children receive a quality education, he hypocritically undermines the value of education for impoverished Somali families