Maxaa ka soo kordhay isfahamkii Somaliland iyo Itoobiya?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 พ.ค. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

ความคิดเห็น • 96

  • @Maftuuxmahdi
    @Maftuuxmahdi 24 วันที่ผ่านมา +6

    Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫

  • @user-ih7tr1ik4s
    @user-ih7tr1ik4s 24 วันที่ผ่านมา +7

    Aad baad umahadsantay aqonyahan guul somalilan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdallahchannel516
    @cabdallahchannel516 24 วันที่ผ่านมา +4

    Inay wax is bedeleen waxaa kuu cadaynaya tusaale Shirkada Diyaaradaha Ee Ethiopian Airline
    Markaad ticket ka goosanayso Ee
    Aad usocoto Hargeisa waxaa kuusoo
    Baxayay sidan From london heathrow United Kingdom 🇬🇧 to Hargeisa Somalia 🇸🇴 Laakiin hada waxay ka dhigeen Hargeisa Somaliland Halka Diyaaradihii kale Ay Sidii hore uun thy
    Sida Kenya airlines🇰🇪 iyo Emarat airlines 💯

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 24 วันที่ผ่านมา +1

      Macna tigidhku kuma fadhiyo. Maxay ku soo korhayn ma aqoonsi baa? Ninka tukaan iska lihi magacuu doono iyo wuxu doonu ku qoron karaa lkn cidkale iyo aduunka ma qusaysoo.

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 24 วันที่ผ่านมา +7

    Wonderful 👍 newsreel appreciated 👍❤😂🎉😢 highly recommended discussions interview. Tk tk.

  • @LeofaiNo1
    @LeofaiNo1 24 วันที่ผ่านมา +3

    Legend aqoonyahan weye 😊

  • @subeyrcabdi5618
    @subeyrcabdi5618 24 วันที่ผ่านมา

    Mansha Allah wiil wax fahamsan

  • @user-lj7nr3xi9r
    @user-lj7nr3xi9r 24 วันที่ผ่านมา +3

    Ani aragtiteyda hadanka Hadlo halka lagabixinayo saldhiga milatari ee itobiya waa ceelsheekh

  • @abdisalamahmed1274
    @abdisalamahmed1274 24 วันที่ผ่านมา

    Mashallah we have gd future but we need gd leader as well.

  • @user-yu8fi3hb3e
    @user-yu8fi3hb3e 24 วันที่ผ่านมา

    شعب معقد قبلي ،،،،علم التوحيد ،،،يستعين بالله في إعطاء ارض مسلمين لأعداء مسلمين

  • @ahmeddakir9262
    @ahmeddakir9262 24 วันที่ผ่านมา +1

    ninkan waa aqoon yhy waana sida aan qabo waa in aan inagu dhisana aciidan iyo dakadba markaasi uma baahnid inaa kursi fadhiisatid iyagaa geedkaaga kuugu imaanaya waa hubaal .lkn waxaan arkayaa in muuse uu garaadkaas lahayn, wiilkan waxaan ka baqayaa inuu lagu xidho maxaa waxma garatada wax ugu sheegaysaa

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 24 วันที่ผ่านมา +1

    Boqolkiba boqol wan ku raacsanay.

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 24 วันที่ผ่านมา +1

    Mustaqbalka waxa la odorasayaa in dekedaha iyo Wershadaha waaweyn oil refineries, petrochemicals, steel ay isqabsan doonaan min Berbera ilaa Zeila ilaa Bariga Laasqoray inshallah laakiin iminka xili deked cusub laga sameeyo Lughaya ma joogno waxaase fiican in deked ku meel gaadh ah oo kalumaysiga iyo doonyaha laga abaabula ilaa inta deked weyn oo sida Berbera laga dhisayo laga yaabaa in Ciidamada Itoobiya meel dhaw meelaha dego Allahu Yaclam laakiin tareenka ka Baxa Berbera ama Lugahaya ama Zeila toos uguma xidhmi karo Dire dawa liano waa dhul buuralay ah oo kharash badan ku kacaya waxaase la filayaa in Berbera ilaa Ayshica jid tareen laga samayn doono , Ayshica waxay ku taal meesha marka tarenku ka soo baxo Jibouti ugu dhaw oo ah dhul Itoobiyaan ta kale waa dhul fiican oon buuro dhaadheer lahay waxaanay Berbera u jirtaa 250 km, mustaqbal ka Lughaya iyo Zeila na way uga sii dhawaanaysaa markaa tareenku waa in uu dhaafaa Afrika oo ilaa west Africa hadana hoos dhown South Africa uu ku xidhmaa tareenada Congo iyo South Africa iaa Zamabia si macdanta sida copper ka , Zinc ka , Iron ore steel ka , Cobalt ka, Germanium ka, salidda iyo gas ta tareenadu ka soo raraan oo BERBERA laga dhoofiyo isla markaana aynu ka faaiidaysano khayraadka raw material kaa oo wershado waaweyn oo waxaas oo dhan ka shaqeeya laga sameeyo Somaliland si dekedaha min Berbera ilaa Zeila laga wada dhigo dekado iyo wershado dhul istraatiiji ah ayuu ilaahay inagu beeray.

    • @kamalyusuf6211
      @kamalyusuf6211 24 วันที่ผ่านมา

      Ethiopian Dhulabaay Rabat Dada maa doooneyso dadka waa dad Muraaqansane Qaadka tuuganimaduu tahaay shaaqadood Muuse Bixiin waa Tuug Beenaleeahe

    • @abdullahimohamed8746
      @abdullahimohamed8746 24 วันที่ผ่านมา

      @@kamalyusuf6211waxanoo cay iyo aflagado ah maxad ku falaysa… qaadka dadka Ethiopia aya dhaqankoda yahay beerta wax dhibana uma arkaan in qaad lacuno.. waxanoo dad naceyba muxu ku taraya

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim237 24 วันที่ผ่านมา +4

    KANI WAA PROFESSOR.GOOGLE😂😂😂😂 WAXOOGAA AYUU GOOGLE KA KASOO AKHRIYAY😂😂😂 ADEER INTAAD TAQAANAY WAY DHAAFTEE ISKA NASO.

    • @yaxyeqaasim4851
      @yaxyeqaasim4851 24 วันที่ผ่านมา +4

      Haye 😂 aqoonyahan bal adigu noosharax 😂😂

    • @hargeisa24h
      @hargeisa24h 24 วันที่ผ่านมา

      yes yes Sheeko majlis ayuu Faalo ka samaynaya TVgan wax ba ka qaldan wax war ah lama hayo maxaa la faalaynaya ma baanama iyo kkkkk

    • @daawadmedia8702
      @daawadmedia8702 24 วันที่ผ่านมา

      🫡

    • @Banuhashim237
      @Banuhashim237 24 วันที่ผ่านมา

      @@yaxyeqaasim4851
      SHEEKH GOOGLE WAYDII ADEER. WAXAN AAD CILMIGA MOODAYSAA WAA MACLUUMAAD GOOGLE LAGU QORAY. XATAA AFKA HOOYO AYAAD U TURJUMAN KARTAA. MARKAA SHEEKHA WAYDII.

    • @robleahmed2558
      @robleahmed2558 24 วันที่ผ่านมา

      ​@@yaxyeqaasim4851Horta afka ha kaa waso,markaasuu kuu sharaxayaa.

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 24 วันที่ผ่านมา

    Tareenku waa Berbera- Ayshica ilaa Addisababa waa halka ugu kharashka yar ee lagu bilaabi karo kadib?? 250 km.

  • @aminajama7768
    @aminajama7768 24 วันที่ผ่านมา +3

    Dhulkii hawd hasoo celiso

    • @abdullahimohamed8746
      @abdullahimohamed8746 24 วันที่ผ่านมา +2

      Haa hawd halagu daro heshiiska… intay goori goor tahay…

    • @fahdiabdilahi7692
      @fahdiabdilahi7692 24 วันที่ผ่านมา

      Dhulka arab halasoo celiyo

    • @abdullahimohamed8746
      @abdullahimohamed8746 24 วันที่ผ่านมา

      @@fahdiabdilahi7692 kkk dhulka ugu xooga badan inta aan ka aqaano waa Habar yoonis Ciidagale Arab Sacad Muse… lakiin waa dhul inaga wada maqan… laba degmo ayanu ku leenahay hadanu sacad muse nahay kilinka 5 waa Degmada Xarshin oo Gobolka Jarar hoostagta iyo degmada Wajjale oo gobolka faafan hoostagta… iyo qabaleyo badan oo degmada qabri bayax Hoostaga sida Harta Sheikh Dibiile Faraweyne qayb… Dhulkii la beeri laha ee bilaa buurta aha oo dhan aya kumaqan…
      Bursuug Arab oo dhamina gudaha Ethiopia ayu sii galay… dhagaxle iyo Mombas waa degan baladhan.. lakiin waa indadka la isku sida Daroodka oo aan qofba meel lagu ilawin

    • @goodlyrics2243
      @goodlyrics2243 23 วันที่ผ่านมา

      ​@@fahdiabdilahi7692wxd ka wada dhulka sacad muuse

  • @abdirahmanilyas
    @abdirahmanilyas 24 วันที่ผ่านมา

    Superficials

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 24 วันที่ผ่านมา

    CBB cayayaanka mmtv ey baa ciyaya

  • @Abdirahmanmohamed5104
    @Abdirahmanmohamed5104 24 วันที่ผ่านมา +2

    MMTV WA faqash kalkaal laga biliyo xamar.

  • @xaroguled3126
    @xaroguled3126 24 วันที่ผ่านมา +1

    Ama sudh xidho ama tv huwan so fadhiso aqontadu waa mid dhinac ujeeda oo ay ku muqato yar qal bi jabnaan iyo calool xumo heshiskani sidu yahay ayuu ufulaya waxbana kabadili Kari maysid

    • @robleahmed2558
      @robleahmed2558 24 วันที่ผ่านมา

      Maxaa ka mida waxyaabaha aad ka shakiday ee uu yidhi.U malayn maayo in uu hadalo ka soo horjeeda MoUda uu sheegay.

    • @zackerawali
      @zackerawali 23 วันที่ผ่านมา

      bal h.w. eega war ma mmtv bad leedahay waa huwan ?? , umadii khalaas way kharaabtay walhi somaliland na meel dheer ba laga dooni doonaa hadii umadu fikiradooda qalooca badali waayaan

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 24 วันที่ผ่านมา

    Naa waxaa aqoon ha ku waalan bahashaay

  • @ahmeddakir9262
    @ahmeddakir9262 24 วันที่ผ่านมา

    lkn hadii aan inagu isku tashano oon dakadaha ,seylac ,berbera, iyo lughaya aan dhisano african aan wax uga iibino waa arin saxa lkn in wadan uu navy base ka dhigto dhici mayso

    • @robleahmed2558
      @robleahmed2558 24 วันที่ผ่านมา +1

      Danta Somaliland waxa masuul ka ah Somalilanders.Haday doonaan Yahuudi bay ka kiraynayaan.

    • @ahmeddakir9262
      @ahmeddakir9262 24 วันที่ผ่านมา

      @@robleahmed2558 meesha ay somalilander leeyhy ha iibiso bal aan aragnee

    • @robleahmed2558
      @robleahmed2558 23 วันที่ผ่านมา +2

      @@ahmeddakir9262 oo maxaad samayn kartaa? Wal bal dayuuskan ka hanjabaya commentka arka reer Somalilandeey!

  • @xayleaxmed7625
    @xayleaxmed7625 24 วันที่ผ่านมา

    sheekadii ictiraafka itoobiya miyey inaga soo xidhay

    • @khalidqawdhan3265
      @khalidqawdhan3265 24 วันที่ผ่านมา +1

      Ictraafka wa halkisi

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 24 วันที่ผ่านมา

      Awalba itoobiya Ictiraaf ma hayso mana jiree waxay u egatahay inay waxxeega qaydhin ku rabtto haday u suurto gasho oo dadku dhulkooda iyo dantooda ka seexdaanm Gaar haday Samaroon iyo Ciise haday ka foojignaan waayaan halista damaca itoobiya iyo dililaanimada idoorka.

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 24 วันที่ผ่านมา

      Itoobiya sheekadaa awrkay ku kacsanayda lkn waxay ka tahay Muse iyo kooxdiisana cuno iyo calaf raadis.

    • @abdullahimohamed8746
      @abdullahimohamed8746 24 วันที่ผ่านมา

      @@moeawale4891maxa wllo kaa galay adi.. maxa isku dhibee.. dhibka ma dhaaftidoo 😂😂

  • @ahmeddakir9262
    @ahmeddakir9262 24 วันที่ผ่านมา

    ethiopia in ay dhul ay abid haysato rabto shaki kuma jiro xataa ay dhulkana ku darsato ,mana rabto wax ay lacag ku bixiso ,suuragalna maahan in xataa 1sec ay ethiopia dhulkayga timaado mana dhici doonto ee idinku berbera siiya hadaad doonaysaan lkn badayda iibmaahan

    • @goodlyrics2243
      @goodlyrics2243 23 วันที่ผ่านมา

      Oo hadanu ceelsheekh siino sidiinibad odhan doontaan anaga naloo jeeda oo wixiiba idinka isku koopay😂

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 24 วันที่ผ่านมา

    Bacaaac dameer baa ciyaya

  • @mustafehussein6983
    @mustafehussein6983 24 วันที่ผ่านมา

    Eesh calaa riwaayad gartey dekad baan dhisayaa ganacsi wxnse garanin aqoonsi ay Ethiopia siineyso Sland wuxu soo kordhin karayo

    • @haweeyafanax9093
      @haweeyafanax9093 23 วันที่ผ่านมา

      Faqasheey yaa Ku dalbaday horta.

  • @user-zu5qx7ff9n
    @user-zu5qx7ff9n 24 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u 24 วันที่ผ่านมา

    Ethiopia oo soo abaabushay shirkii jigjiga ee lagu kala qaybiyay somaliland miya aqonsi laga helaya waa day dream

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 24 วันที่ผ่านมา

      Good point bro . Soomaalidu illaa waxayna ogayn ama iska indha tirayaan inay itoobiya markay reer amd koox la shirayso kooda kale ama reerka ee ku macaaradkana dhinaca kale ka shurinayso. It is tested and tried practice of an old colonial policy called divide and conquer or divide and rule. Ethiopia has been doing this against Somalia and Somali people since 1979 and bearing incredible success albeir slowly and incrementally over time while Somalis are losing dangerously ground to it.

  • @geeljire1658
    @geeljire1658 24 วันที่ผ่านมา +2

    Kkkkk citiraaf ku lahaa .
    War soomaaliya 60kii ayay dowlad noqotay.
    Citiraaf waxaa kaaga dhaw qoraxda kkkk.
    Ummadda ha laga xishoodo kkk

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 24 วันที่ผ่านมา

      Magaca sidataa been kamaad sheegin addunkaba lama soctid 1960 baad joogta waxii lgu midoobey jamhuuriyda dimquraadiga somalila odhan jirey hada waxaa jira somaliland iyo dawlad koonfur oo la yidhaa dawalada faddar ah kolkaa Geeljire toos ama geelaagii ku noqo

    • @abdullahimohamed8746
      @abdullahimohamed8746 24 วันที่ผ่านมา +6

      Maxaad kawada dad maa lagu khasbi karaa wax aanay doonayn… makula tahay 6 million oo qof inay ciddi khasab ku haysan karto… doqon aya tahay…

    • @cabdigujipages9358
      @cabdigujipages9358 23 วันที่ผ่านมา

      Walawayney xasidin bad thiin

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 23 วันที่ผ่านมา

      Fikirka great somalia anaga lahayn, inaanu Maskaxdiina Ka tirtirno Ma nagu adkanaysa tolow?
      Ader anaga ictiraafka aad shegaysid Wax aanu uga bahanahay ma jirto iminka idinka haysta hadana Dowlada adunka ugu saboolsanba ilaalisa Somalia Ethiopia ilaalisa Kenya ilaalisa Bal I sheeg faidada ictiraafka ?

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 24 วันที่ผ่านมา

    Ma Eyed naaso leh inoo waramaysa 😂😂😂😂

  • @MaxamedGoat
    @MaxamedGoat 24 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 24 วันที่ผ่านมา +2

    Aqoonyahan been soo bartay adeer heshiiska maca Ethiopia ma hayso hadalkiisa filinka ey baa cunay, Ethiopia iyadiiba burburaysa oo dagaal sokeeye ku jirta iyo Somaliland oo kusoo ururtay burco oo SSC khaatumo laga dhex dhisay Somaliland

    • @xaroguled3126
      @xaroguled3126 24 วันที่ผ่านมา +2

      Hhhhhhhhh qalbiga ku jaban hhhhhh somaliland cid wax ka qaban karta male

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 24 วันที่ผ่านมา +1

      @@xaroguled3126 SSC khaatumo ayaaba kaligeed ku filan walaahi somali kale iyadoon iman, balanteenu waa maalinta Xabashi yimaado hoyada oromada lafta nagaa ku dhashay wasee

    • @abdullahimohamed8746
      @abdullahimohamed8746 24 วันที่ผ่านมา

      Adeer oohinta nagala hadh dee jiliceey… waa maxay faraqan aad nagu dhegan tahay… naga fuq sxb

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 24 วันที่ผ่านมา +1

      Guuuuuuul soomaliland government

    • @xaroguled3126
      @xaroguled3126 24 วันที่ผ่านมา

      @@dalaisacgibril5899 wa lojoga cida adkan donta Sawka gala dagalku laha beesha calamkay muse naga qabta hada aya laysu joga dhulbahante wa somaliland dadka lascanood kuso dulay ee alshabaab ta wa laga sufayn insha allah

  • @bartashidan
    @bartashidan 24 วันที่ผ่านมา

    Hadal heynta iyo falanqeynta heshiiska ama isafgaradka, MMTV wuxuu ka dhigay geedi socodkii wadahadalada bariga dhexe ee aan dhamaadka laheyn!

  • @guledbashe9538
    @guledbashe9538 23 วันที่ผ่านมา

    Kani waa xoolo caadiya war adeer bada somaliland iib maaha muusana wuu tagayaa ha ku dawakhina beenti kulmiye waa la bartaye

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 23 วันที่ผ่านมา

      Bad Hadi la ibin karo Emirates iyo Raga Lacagta Sida u Ququbaya laga ibin laha

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 24 วันที่ผ่านมา

    maxaa fuqa hoose ku gaabshay

    • @Sirad47
      @Sirad47 24 วันที่ผ่านมา

      Maxaa dadka abuurkisa ku raacshay..?

  • @user-be7ev5th4h
    @user-be7ev5th4h 24 วันที่ผ่านมา +3

    Beenale

    • @user-xp2yx5hr1s
      @user-xp2yx5hr1s 24 วันที่ผ่านมา

      Mada run badan TH-cam bad dhex wareegay sa nay saye😅

  • @user-ie8ws3hj1m
    @user-ie8ws3hj1m 24 วันที่ผ่านมา

    Alxamdulillah badda soomaaliyeed dowlad baaleh islamarkana ilaashata. reer iyo nin mid ba ibiinkaraan.

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 24 วันที่ผ่านมา

    Beenaale CBB ciyaalka ilig bal noocan eega

  • @Dirir-vg8zy
    @Dirir-vg8zy 24 วันที่ผ่านมา +1

    Markasta wu fulaya heshiisku anoo ku dash berbera degaanka bulawayo ilaa laamida dheer Wanu diyaar garaysany waxnu ka ganacsan lhyn
    Viva somaliland and ethiopia

    • @nahawi1479
      @nahawi1479 24 วันที่ผ่านมา +1

      Naagoow tihiin faranjigii Nalashka Dheeraaye, Nacaluhu kuwuu fuuley Baad Daba Nashleysaane, mujaahid ina Cabdille Xasan.
      Waxaan Sugnaaba,Waa Amxaaro oo Suuqyada Hargeysa iyo Ber bera idiinku Dhirbaaxda .

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 23 วันที่ผ่านมา

      ​@@nahawi1479Sida ay idinku Dhex dhirbaaxan jigjiga miyaa 😢😂😂 Abaha adoonka ka was Aniga iyo xabashi Dagalki 1977ki ayaan wax ku baray ee Ka xoraynayay
      Lkn markad dhabarka iga Togaten Waxad gadhen Heer aad tirahdan "Ethiopian ban nahay illhow nagu dil" 😂 Ahihin adoomaha ka wasa

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 24 วันที่ผ่านมา

    Adigu warkan, xageed ka keentey? Miyaad faalisaa? Adigu ma Dawlada Somaliland ayaad u shaqeysaa? Kkk Mise Eithopia ayaad u shaqeysaa? Waxan aad ka hadleysa waa Dekad. Bilaa micne aan waxba ogeyn.

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 24 วันที่ผ่านมา

    Beenaale munaafaq CBB cayayaanka mmTV

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u 24 วันที่ผ่านมา

    Marka falaqeyn la sameynayo qataraha iyo faiidada ayaa la is Barbara dhigaa wareysigan waa wax kadhaadhicin ee ha aha falanqeyn