Siduu Morgan Uga Baxsaday Hargeysa || Waraysi Kooban

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.พ. 2025
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

ความคิดเห็น • 150

  • @ikraancawil1619
    @ikraancawil1619 ปีที่แล้ว +10

    Ilayskaa kushidoow abal ban idiinhaynaa wllhi wan daqmada markan maqlo snm ilahay swt haynid barakeyo aduun iyo akhiraba 🙏

  • @ugaso5918
    @ugaso5918 ปีที่แล้ว +19

    Ilayska kuwii shidow abaal ban idin hayna❤🥺 SNM

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 10 หลายเดือนก่อน +1

      Snm waxa kuu bilamatay markii dumarkii laa qabay habar awale raceen faqashtaa

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 10 หลายเดือนก่อน +1

      Taani baasto faqash joogaa hargeysa

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 9 หลายเดือนก่อน +2

      @@hassan-mp1pk maxay habar Awal ku ciishay faqasheey

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 9 หลายเดือนก่อน +1

      @@hassan-mp1pk xasan dhedig xasan dhali xasan kintir

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 9 หลายเดือนก่อน

      @@TogdheerBurco-x3p buule kuu dhalay

  • @hasanhuda3500
    @hasanhuda3500 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ilayska kuwii noo shidoow abaal baan idiin haynaa ragayagii isaaq ee dhintay alle ha unaxariisto 😢❤

  • @MOzzy-lz6yy
    @MOzzy-lz6yy ปีที่แล้ว +8

    Geesi geesi dhalay, ragu garashada ayay is dheeryihiin, su'aasha niicda ah markii la waydiiyay, Mujaahidku wuxuu yidhi maanta maaha, maanta marxalad dagaal ayaa lagu jiraa maalin dhaliil maaha. Aad ayaad ugu saxsantahay.
    Viva SNM❤❤❤❤

    • @NasirAli-lm2fc
      @NasirAli-lm2fc ปีที่แล้ว +2

      Mujahid will hoog

    • @NasirAli-lm2fc
      @NasirAli-lm2fc ปีที่แล้ว +2

      Mujahid Ali will hoog

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 10 หลายเดือนก่อน +1

      This for arab flashlight 🔦 baladgubadle

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 10 หลายเดือนก่อน +1

      Taani baasto faqash joogaa hargeysa

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@NasirAli-lm2fctaani baasto same Morgan

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah allah ha tagero o xuriyadaa ha siiyo amiin thanks

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 ปีที่แล้ว +5

    Malimtaasi waxay ahayd maalin adag oo mrugo badan.
    Intii kusha hiiday Allah ha u naxariisto aamiin inta kanoolna allah ha xafido aamiin waa snm eh

    • @abdisalanabdillahi9552
      @abdisalanabdillahi9552 ปีที่แล้ว +1

      Macaan baka danbeyay alx

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 10 หลายเดือนก่อน +1

      Dagalkii 1994 Kaz xumaa and 2023 Kaz xumaa

  • @HooyoFaadumobarre
    @HooyoFaadumobarre ปีที่แล้ว +1

    Ninkani waa Geedlabki arab sheekh isaxaaq ❤❤❤

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 10 หลายเดือนก่อน

      Dhadiga isaaq cunaa cashuurtood

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 10 หลายเดือนก่อน

      Arab 🔦

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 10 หลายเดือนก่อน

      @@hassan-mp1pk xasan dhali

  • @MOzzy-lz6yy
    @MOzzy-lz6yy ปีที่แล้ว +5

    HUWANTII ANAA
    HAWADA KA QARIYO
    HADYAD WAXAY WADEEN IYO
    HUBKII KALA HADHAYO
    HAATAN GOOJACADAAN
    HEELADA KU TUNTAA.
    VIVA SOMALILAND ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤.

    • @faryarmuusa9323
      @faryarmuusa9323 ปีที่แล้ว +2

      ❤❤❤❤❤❤

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 10 หลายเดือนก่อน +1

      Arab flashlight 🔦

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 10 หลายเดือนก่อน +1

      Oromo laa dhigay

    • @Ukaalay
      @Ukaalay 10 หลายเดือนก่อน +1

      War hada xaalku waasee?

    • @maryannoor2222
      @maryannoor2222 9 หลายเดือนก่อน +1

      Hada xagee heelada kutumaneysaa😂😂😂😂😂😂😂

  • @aaminozmohamed991jamactimo5
    @aaminozmohamed991jamactimo5 9 หลายเดือนก่อน +1

    SNM geesiyashii dhidibada uu dhigay Somaliland noolada guulaysta markastba mancha alh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 ปีที่แล้ว +2

    Allah intii SNM dhimatey ha u naxariisto. Inta noolna Allah ha siiyo cimri dheer iyo cafimaa iyo cibaado suuban. Allah haku simo Somaliland oo la aqoonsadey.

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 10 หลายเดือนก่อน +1

      Snm waa garxaajis waa kuu khasarnay

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 ปีที่แล้ว +2

    Waa fiican tahay in taariikhda jabhada beelaadkii la sheego.
    Balse puntland waxay dhalinyarada u sheegtaa
    "Be a leader Not a grave digger"
    الله يحفظك ويسعدك
    All dadka Soomaaliyeed

  • @ahmedabdalla4124
    @ahmedabdalla4124 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay ha unaxariisto intii dhimatay intaa noola ilaahay cisi iyo sharaf haku noladaan Aamiin Aamiin

    • @LibaaxaAfrica5484
      @LibaaxaAfrica5484 ปีที่แล้ว

      Ibna Faqri.
      Saxaarahaa Hargeeysa joogeeysaan ilaa QIYAAMAHA.

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 10 หลายเดือนก่อน

      Snm iyo maryo alool kuu khasaray

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 10 หลายเดือนก่อน

      @@LibaaxaAfrica5484 ina dhilo

  • @abdallaibrahim1684
    @abdallaibrahim1684 ปีที่แล้ว +2

    alllahay caafimaadka iyo cimrigaba ha idiin daayo waad wahadsantihiin intii dhimatayna allaha unaxariisto quruxdaa somaliland idinkaa usabab ahaa oo nafdiina uhuray jzkh

    • @LibaaxaAfrica5484
      @LibaaxaAfrica5484 ปีที่แล้ว

      Ibna Faqri.
      Maqaayada Hargeeysa, ee Amxaarada ku gaddo QAMRIGA, ee weliba lagu dhiiran karin in la xero.
      ka waran heeeeeeeeeeeeeeeeeeee. ?

  • @alisaid1214
    @alisaid1214 ปีที่แล้ว +2

    Mujaahid Ali curi keep going brother free peace fighter
    Snm longlive
    Xornimo dhiig geesi ayey ku baxdaa

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 10 หลายเดือนก่อน +1

      This for arab people flashlight 🔦

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 10 หลายเดือนก่อน +1

      Just like baladgubadle hospital does not have light to do surgery and he is talking this for arab people ' their tax builds land of habar awale

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 10 หลายเดือนก่อน +1

      Why u don't talk about baladgubadle how their hospital doesn't have electricity to do surgeries and arab people their tax are building habar awale land

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 10 หลายเดือนก่อน +1

      War of 1994 worst

  • @siraadxasan2770
    @siraadxasan2770 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay ayaa marwalba u gargaarayey Soomaliland

    • @LibaaxaAfrica5484
      @LibaaxaAfrica5484 ปีที่แล้ว

      Ibna Faqri.
      Waa dhammaatey macaankii iyo raaxadii aad ku haaysateen Xamar iyo Koonfur.

  • @ahmedyesto3458
    @ahmedyesto3458 ปีที่แล้ว +1

    Mujaahid xaq maanta maaha maalin dhaliiled waa raggii sharafta badnaa ee wax garadka ahaa nolow inbadan insha Allah guuul somaliland

  • @AhmedMohammed-oq5bp
    @AhmedMohammed-oq5bp 10 หลายเดือนก่อน +1

    25/08/23 Xagee joogtay Mujaahid? Raggii kabaha gacmaha ku qaatay ma ku jirtay?

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 ปีที่แล้ว +2

    Geesi aan niic iyo yuus aqoon weeye maanshalaah

  • @omaali2898
    @omaali2898 ปีที่แล้ว +1

    Sideed iyo tobanka gobol 15 baa labadadiina gobol koonfurta ka xigey, midna Galbeed oo Awdalbu ahaa. Niman SNM xisaabta soo bara Muuse Biixi ilaa tirada qaldaya.
    Su'aal fiican bad waydiisey oo dhalinta runta ku ogaanayan. Talabaad hadii SNM dowlad la dagaamayeen, dowladii oo sadex todobaad dunsan, askartii degaanadoodii kala tageen SNM itoobiyey kasoo dururiyeen Awdal Beesha Samaroon ku xasuuqeen dhiigbad faraha la gasheen lamana ilaawayee Awdal nooga naxa.
    Wuxu sheegay inay Hargaysa soo galeen sadex biloodbay ka dhex dagaalamayeen. Aakhirkiina waa lajabiney Itoobiya dib loogu caliyey.
    Marka dadku inileeyihiin Caydiidba dowladii dumiyey afkiisu iniigu sheegay.
    Taariikhda kama madhna leexinta, isfaaninta qayb la sheego iyo qayb laga tago.

    • @khadarmohamed2676
      @khadarmohamed2676 ปีที่แล้ว

      @omaali.
      Ey ey kala la arag.
      Dawladdii af-weyne January 1991-kii ayay dhacday.
      Ciidamadii ugu badnaa iyo xooggii ciidanka somaliya hargeysa iyo burcuu deggenaa 1988-kii ayaa la liqay. Haddaad wax fahmayso beenta aabbo kuugu sheekeeyay meelahan Halla iman!

    • @omaali2898
      @omaali2898 ปีที่แล้ว

      @@khadarmohamed2676
      SNM wasn't fighting your people freedom instead they were fighting to murdered my Samaroon and still doing. One day Samaroon will fight back and free themselves. Thanks to Allah if world recognized your clan administration, you would have used fighter jets in LasAnod.
      If they were fighting for your freedom, they wouldn't have attacked Awdal which has no Somali soldiers and we are different Somali people.
      SNM was clan based cowards who murdered my innocents people in Awdal and nothing will change the history. We will tell the truth to our youths the same way you telling your youths Darod had murdered your people.
      Infact, Isaq men were parts of Somali soldiers. Besides, during the fighting in Hargeysa SNM guns murdered same or more than Somali soldiers. It was a civil war, a dirty civil war that is the same with the one your SNM doing in LasAnod today.
      Tell your clanmen leave Adel and let us be respecfull neighbors. Labadeena midka been loo sheegay dadkii joogayba nool. Anigu marnaba ku odhan SNM ma dagaalamin. Waxanku idhi oo Ninkan lawaraysanaya ka mara kacay in SNM dagaalameen magaalada Hargaysa iyo agagaarkeeda laakiin itoobiya dib loogu caliyey. Qodobka labaad Janaayo dowladii Soomaaliya dhacday waxayna ku dhacday markii Caydiid Villa Soomaaliya iyo Xamar galay siyaad barena iskaga baxay.
      SNM Awdal waxay dadka ku xasuuqday Febraayo 4 teedii Dowladuna waxay dhacday Janaayo biliwgeedii. Waxa halkaa ka cad in SNM dadkayaga xasuuqday 2 ilaa 3 todobaad dowladiiyoo sii maqan.

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah

  • @faryarmuusa9323
    @faryarmuusa9323 ปีที่แล้ว

    Morgan iyo ziad bareh xasuuqa aad geysateen allah idinga jaari inshallah

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 ปีที่แล้ว +2

    Sahiid haduujiray waxa shuhadu ahaa snm oo nagaxoreeyay bahal kii manaxaha ahaa iyo dad cunka ahaa ee diyaad bare

  • @adelwaliadan3522
    @adelwaliadan3522 10 หลายเดือนก่อน

    SOMALIA GUUL❤❤❤❤❤

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo ปีที่แล้ว +3

    War cuqdada iska dhaafa. Waan idin jecelnahay dowlad ayey aheyd waliba cid kasta la dirirtay wax idinku gooni ah majirin. Qaranimada iyo midnimada dalka aan wada illaashano walaalayaal🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @abdulafro3283
      @abdulafro3283 ปีที่แล้ว

      That is the problem they all Somalia 🇸🇴 people live in the past that is why we have no future

    • @khadarmohamed2676
      @khadarmohamed2676 ปีที่แล้ว +3

      Naa orod doqonyay.
      Kulahaa wax idinku gaari ma jirin!
      Ma dadka la uus xabaalay ee lookala eegi waayey carruur, cirroole haween iyo cid kasta oo jilicsan.

    • @mulkixoriyo
      @mulkixoriyo ปีที่แล้ว +1

      @@khadarmohamed2676 abaayo taas qabiil kasta oo nidaanka ka hortimd ayey ku dhacday. Illaalinta Qaranimada iyo midnimada dalka waa wajib ina wada saaran oo aan gorgortan gali karin. Xukumadi militaryga aheyd qaladyadi ay inaga wadagashay ee aan wax ka barano, lkn yaan lagu wadahadlin midnida dalka🇸🇴

    • @mulkixoriyo
      @mulkixoriyo ปีที่แล้ว

      @@abdulafro3283 totally agree walal. One thing we all need to remind ourselves despite what clan you belong is that the sovereignty of Somali nation is nonnegotiable. Midnimada waa waajib!

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 10 หลายเดือนก่อน

      Sax taani baasto faqash joogaa hargeysa anko hadan nahay garxaajis we are against daaroid we love all somali snm waa garxaajis

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 ปีที่แล้ว

    Su'aashu waxay ahayd la waydiiyey Hargeisa wixii ciidan joogay ma Morgan baa ahaa Saraakiishtii Milateryga qaybtii 26aad aaway kuwii ka sii hooseeyey Wax ka gadla lama arag midkasta oo la waraystaa wuxuu uun leeyahay Morgan baan hargaysa ka saaray maanay cid kale joogin waqtigaa hargeisa.

  • @dahiribrahim831
    @dahiribrahim831 9 หลายเดือนก่อน

    Mujaahid mase Jamhad!!

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060 ปีที่แล้ว +1

    Geesiyaal ayaa dalka u soo halgamay.

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 ปีที่แล้ว +2

    Yaad QALDEEYSAAN. ?
    Yaad CAWIREEYSAAN. ?
    Itoobiya waxeey kagala soo degtaa shixnadaha iyo allaabta Dekedda Berbera FREE, mana bixiso wax lacag ah.
    mana HADLI kartiin.

    • @MOzzy-lz6yy
      @MOzzy-lz6yy ปีที่แล้ว

      Waar waakan wixii bukay Afsoomaaligii weli maad baran miyaa ibnu Badhyoculusow.
      Viva Somaliland ❤️ ❤️ ❤️

    • @LibaaxaAfrica5484
      @LibaaxaAfrica5484 ปีที่แล้ว

      @@MOzzy-lz6yy
      Ibna Faqri.
      Labada milyan gaajada, ee ku dawarsada Xamar iyo Koonfur, ee kuwa kula dashey, ee weliba rabin inneey ku laabtaan saxaarahaa Hargeeysa.
      Goormaad ka kaxeeysan Xamar iyo Koonfur. ?

    • @MOzzy-lz6yy
      @MOzzy-lz6yy ปีที่แล้ว

      @@LibaaxaAfrica5484 ibnu Badhyoculus Badhyojilicsan Fadalawayn Foqorka Aabahood iyo Hooyadood inaad tihiin la idin sheeg.
      Viva Somaliland ❤️

    • @MOzzy-lz6yy
      @MOzzy-lz6yy ปีที่แล้ว

      @libaaxa Africa Afsoomaaliga maxaad u baran wayday ma Oromaad tahay intaas ayaa meel laguugu qoray oo copy and paste aad dhiig kaga keentay saw maaha yaa Jaahil.
      Viva Aqoonta reer Somaliland ❤️

    • @MOzzy-lz6yy
      @MOzzy-lz6yy ปีที่แล้ว

      @@LibaaxaAfrica5484 Adigoo Reer Fadalawayn ah oo wada Cabdi Bille ah orodka iyo dheeraynta ayaad Libaaxa Africa sheeganaysaa. Shame on you.
      Viva Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada barakaysan ee Somaliland ♥️

  • @xasanqawdhan4970
    @xasanqawdhan4970 7 หลายเดือนก่อน

    kan waa looga sheekeeyay 😅😅😅

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 ปีที่แล้ว +1

    Markaasay yidhaahdeen madaxwayne muuse ayaa loxoox dubi jiray
    Sawkaa dagaalka hogaaminayay laxooxdii meeday walee muusaan biqin
    😂

  • @HUSSEINMOHAMMED-p6q
    @HUSSEINMOHAMMED-p6q 4 หลายเดือนก่อน

    waxaan afka madow leh waa cuqdad miiran warku jira godiinkiina

  • @mohamedabdikadir6939
    @mohamedabdikadir6939 10 หลายเดือนก่อน

    Sawirkan gawaadhida tiknikada ee halkan ku sawiran waa 1994 hubka dhigistii iyo guutadii 4aad ee sacad muuse halkaasaan taagnaa

  • @abdinasirmohammed4595
    @abdinasirmohammed4595 9 หลายเดือนก่อน

    Snm waa Somaliland waa hooyadii iyo aabihii dalka

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 10 หลายเดือนก่อน

    WAA BEENTII MORGAN 26 AAD MUU HEYSAN AXMED WARSAMAA HEYSTEY

  • @abdixakiimosman7175
    @abdixakiimosman7175 ปีที่แล้ว +1

    Geesi Geesi dhly

  • @bacarjenuur5162
    @bacarjenuur5162 ปีที่แล้ว

    Kaasu ma ogayn maba joogin moorgan hargaysa

  • @fighterforlife5284
    @fighterforlife5284 ปีที่แล้ว +2

    Somaliland guul

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 10 หลายเดือนก่อน

      Snm luu kasaray

  • @MaxamedQarfaan
    @MaxamedQarfaan 3 หลายเดือนก่อน

    Indoor beenbadana morgan goormu cararay waxaa lagu badalay axmed jen. Axmed warsame

  • @mahadahmed8331
    @mahadahmed8331 ปีที่แล้ว +1

    Gob gobi dhashay runbaad sheegtay

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 ปีที่แล้ว

    Bal haday nin waraysanayaan ma garan waayeen ku waraysta meel aan laga buuqayn

  • @ahmednuraden2814
    @ahmednuraden2814 10 หลายเดือนก่อน

    Waa goojacade oo kale

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 10 หลายเดือนก่อน

    WAR NINYOHOW RUNTA KA SHEEG MUQDISHUU JOOGEY GARGEYSA MUU JOOGIN INTAANEY STU SOO NOQON BAA LAGA BEDELEY AXMED WARSAMAA JOOGEY WAA RUN DUMARKII KU HAREY BAA LA LAAYEY

  • @abdisalanabdillahi9552
    @abdisalanabdillahi9552 ปีที่แล้ว

    SNM allah hoygina jano haka yeelo dhaxal ayad nooga tagteen

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 10 หลายเดือนก่อน

      Munafaqdii dhadiga isaaq arab snm kuu khasaray

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 10 หลายเดือนก่อน

      @@hassan-mp1pk xasan dhedig

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 10 หลายเดือนก่อน

      @@TogdheerBurco-x3p munafaq dhadiga Isaaq

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 10 หลายเดือนก่อน

      @@hassan-mp1pk Hadaad walantahay anaa kaa waalan xasan kintiroow waaryaa dhali

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 10 หลายเดือนก่อน

      @@hassan-mp1pk waali burco ayaa lay yidhaahdaa

  • @cabdiqanibaarud8979
    @cabdiqanibaarud8979 7 หลายเดือนก่อน

    Ilayska kuwii shidoow abaal ban idin hayaa

  • @CabdiraxmaanCcumar
    @CabdiraxmaanCcumar 2 หลายเดือนก่อน

    Adeer snm waxay ahaayeen kuwii sababta u ahaaa inaad lafo sidataan kkkkkkkkkkhiyaali ku nool

  • @yussufhirad4281
    @yussufhirad4281 ปีที่แล้ว

    .moorgan 3bilood ayuujoogay hargeeysa

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 ปีที่แล้ว

    Morgan dambigiisa ayaga ka dhaqay.

  • @ahmedarab9066
    @ahmedarab9066 ปีที่แล้ว +1

    Skeekh bilse

  • @Kismaauo
    @Kismaauo 10 หลายเดือนก่อน

    Ii door waa in diinta labaro kalmada jihaad labada is dilayay somali ayay ahayeen dhamaantood waa ehlu naariin

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 10 หลายเดือนก่อน

      Gaalkii waynaa ee diinta dafiray iyo quraanka suuratu nisa ee culimada dilay ee Afwayne Aflahaar cadaabta lagu fogee ayaanu ku jihaadnay

  • @xamsehilaactube671
    @xamsehilaactube671 ปีที่แล้ว

    Waraysigani hada haboona waayo waxay dhiiri galinaysa xoogaga la dagalamaya sool rer somaliland oow aynu ilawno wixi ina so maray oo saamaxno daarood iyo dawlada somaliyaba dhulbahantene wa daarood hadana wa somalialnd hadana sheekada Snm aynu ubadalo somalialnd

  • @Geesiga1
    @Geesiga1 ปีที่แล้ว +2

    Morgan baa na xasuuqay mar dhaha marna gorgorad buu kaga baxay 😂 war qaadka iska yareey fulayow , waxaada waa geesi ayaan ahay been ah, caruurta ugu sheekee beentaa

    • @MustafeCxakiin
      @MustafeCxakiin ปีที่แล้ว

      Xarood ona dhilo

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 10 หลายเดือนก่อน

      Kee fulaya meeday dawladii Afrika ugu adkayd yaacunay SNM

    • @Geesiga1
      @Geesiga1 10 หลายเดือนก่อน

      @@TogdheerBurco-x3p caruurta ugu sheekee sida xawayaanka lawareysanaya oo kale, dhulbahante ayaa kuwasay marka madaarood baa iska celin kartaa, waaleey diin turayaa ma ahee falastiin baa idinka dhigi lahayn

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 10 หลายเดือนก่อน

    Fake news. Wallahi subaxii 7:00am baan ilaa qaybta tegay maydkoodaana daadsanaa waxoogaagii firxadka ahaa dhinacaa iyo biyo dhacay u Yaaceen. Waxa iidoor waalay waa beentaas ay isu akhriyaan.
    Waa mucjisooyinka adduunka in ilaa hadda beentaas la faafiyo

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade01 10 หลายเดือนก่อน

    wuu adayg dhaafay waxwalpa waxba kaweyn

  • @abdisalanabdillahi9552
    @abdisalanabdillahi9552 ปีที่แล้ว

    WAKUWAS RAGII MORGAN DIRACA UXIDHAY IYO GOGARADA ILEEN MUSE BIXINA WUKU JIRAY RAGI GOGORADA UGELIYAY MORGAN

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 10 หลายเดือนก่อน

      Ina biixi isgaa xidha gogarada

  • @adelwaliadan3522
    @adelwaliadan3522 10 หลายเดือนก่อน

    Been waye😂😂😂😂😂😂😂

  • @hassan-mp1pk
    @hassan-mp1pk 10 หลายเดือนก่อน

    Dagalkii 1994 kaa xun

  • @LaxRite
    @LaxRite 4 หลายเดือนก่อน

    Inaad qabatan ama dishaan beey ahayd fulayga xun

  • @mahadabdihassan3326
    @mahadabdihassan3326 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk moryan

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 11 หลายเดือนก่อน

    Kan waa iska beenlow kkkkk wax badanah nin og ma ahan

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 ปีที่แล้ว

    Ilma moorgaan qalbigiinu ku noolayahaye isagu walaahay idima oga reer liita akhis

  • @qoorc499
    @qoorc499 19 วันที่ผ่านมา

    Beenaale. Beenaale. Beenaale. Adaa. Kaxumaa. Faqash. Oo. Dadka. Isku. Diray. Munaafaq. Uraya

  • @anisadan1826
    @anisadan1826 ปีที่แล้ว

    Faqash maxa la dhaha

    • @khadarhussain1741
      @khadarhussain1741 ปีที่แล้ว

      Faqash waxa la dhihi jiray dawladii afweyne iyo wixii taageeri jiray waa taariikh markay snm burburisay dawladii daarood xaar weyne

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 ปีที่แล้ว +1

    Ibna Faqri.
    Jaajuuskii Amxaar, ee saqraankii Silaanyo, iyo Jaajuuskii Amxaar ee Dhiigya cabkii Muuse Biixi, aa u garaacdeen gurbaanka QABIIL.
    maka sii fekerteen saxaarahaa Hargeeysa innaad ku soo urruuri doontaan. ?

  • @fdama
    @fdama ปีที่แล้ว

    All they love to talk about: faqash, SNM, halgan, kacaan, guda gal, Morgan, Siad Barre, faqash, SNM, halgan, kacaan, guda gal, Morgan, Siad Barre, faqash, SNM, halgan, kacaan, guda gal, Morgan, Siad Barre, faqash, SNM, halgan, kacaan, guda gal, Morgan, Siad Barre, faqash, SNM, halgan, kacaan, guda gal, Morgan, Siad Barre, faqash, SNM, halgan, kacaan, guda gal, Morgan, Siad Barre, faqash, SNM, halgan, kacaan, guda gal, Morgan, Siad Barre.

    • @husseinahmed9656
      @husseinahmed9656 ปีที่แล้ว +1

      If you want to know the future, learn history.

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 ปีที่แล้ว

    Waxaan katirsanaa CXDS oo aan ku biiray 1981 waxaana ka gaaray darajada Ganshale dhexe waxaan ka qeeyb qaatay dagaaladii dawladu lagashay kooxihii argagixisada SNM, SDF iyo USC qabiil ahaan waxaan ahay Majeerteen reer abtigeeyna waa Isaaq Garxajis Habar yoonis Xirsi Cisman waxaan u dhaartay qaranka Soomaaliyeed Anigoo dhalinyaro ah qaranimadaa igala weeyneyd qabiil ka sidaas ayaan ula diriray 2 badii reer ee idhalay FG wax shacab ah shaqsiyan uma geeysan in horteyda lagu waxyeeleyo ma dhicin ragg badan oo maxaabis ah oo SNM gaar ahaan Habar yoonis ayaan bad baadiyey 31 May 1988 waxaan joogay Hargeysa waxaan ahaa 2 xidigle da’ahaan waxaan jiray 28 sano waxaan ka mid ahaa ciidankii uu taliyaha u ahaa Colonel Aweeys Gedoow ee madaafiicda duqeeyn xoogleh ayaan u geeysanay Hargeeysa waayo argagixisada SNM ayaa shacabka guryaha ugu gashay oo ka dhex dagaalantay dagaal fool ka fool ah meey nala galin waxa uu ahaa gorilla war ugu dambeeyn argagixisada jab xoogan ayaa soo gaadhay magaaladiina waa duntay ninkaan waa beenlow Morgan maalintaas waxa uu joogay guriga muuse Biixi hada daganahay yahay mana uu cararin markii dambe General Cabdicasis Cali Barre ayaa lagu soo badalay

    • @MOzzy-lz6yy
      @MOzzy-lz6yy ปีที่แล้ว +1

      HUWANTII ANAA
      HAWADA KA QARIYO
      HADYAD WAXAY WADEEN IYO
      HUBKII KALA HADHAYO
      HAATAN GOOJACADAAN
      HEELADA KU TUNTAA.
      Cali Harti ninka kuu dhigay waa aniga, Dabadii cuslayd ee jilicsanayd ninkii 1988 kii kaa dhirbaaxay waa aniga, maanta ninka dusha kaa saarani waa aniga. 😂😂😂😂😂, libin, gobanimo iyo geesinimo kaa dheer.
      VIVA SOMALILAND ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @mohammedpalle5934
      @mohammedpalle5934 ปีที่แล้ว

      @@MOzzy-lz6yy caruur been iyo propaganda lagu soo koriyey ayaa tahay Anigu 62 sano ayaan jiraa kulama yow yowtami karo reer abtigeeyna maan necbeeyn oo iyagaa I dhalay argagixisada SNM unbaan necbaa ee Mengiste lasocotay sidaas oo kale Majeerteen oo aan ka dhashay maan necbeeyn oo waa tolkeey laakiin SSDF waan necbaa waana ladiriray

    • @MOzzy-lz6yy
      @MOzzy-lz6yy ปีที่แล้ว +1

      @@mohammedpalle5934 war anigu waxbaad necebtahay iyo waxbaad jeceshahay midna kuma odhan, Libinta, geesinimada, gobanimada, Soomaalinimada intuba ninkay la dhalatay ee sheegan karaa waa aniga. Uma dhalan ibaan faano ama been indha la sheego umada Soomaaliyeedna way igu taqaanaa laakiin marka laga tegi waayo ninka faani karaa waa aniga daraad, shalay iyo maantaba.
      VIVA. SOMALI NATIONAL MOVEMENT ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @mohammedpalle5934
      @mohammedpalle5934 ปีที่แล้ว

      @@MOzzy-lz6yy kalsooni la’aan baa kaa muuqata magac aadan lahayn baad wadataa Soomaali waa istaqaan Isaaqna waa layaqaan awoodooda afka un beey ka hadlaan awood ciidan malahan Dhulbahante ayaa Laascaanod 15 daqiiqo uga saaray 5 biloodna weey qabsan kari la’yihiin dhawaan Sanaag iyo Sool waa la idinka ciribtirayaa dagaalka Daarood kuma jiro waa Harti 23 casho Dhulbahante ayaad iska celin weeydeen maxay tahay libinta aad sheegan karto

    • @mohammedpalle5934
      @mohammedpalle5934 ปีที่แล้ว

      @@MOzzy-lz6yy Balwadii iyo qashinkii Khaniis nimaad ku darsateen inta Habar awal idin hogaamineyso meel gaadhi meeysaan Soomaalina Harti ayaa idin ku soo daraya sandule yaa Urur Samaale ah ayeey idinka yeersiyen

  • @yussufhirad4281
    @yussufhirad4281 ปีที่แล้ว +1

    Meenbaadsheegtay fulaybaatahay

  • @mahadabdihassan3326
    @mahadabdihassan3326 ปีที่แล้ว

    000000 Somali is Somali

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 ปีที่แล้ว

    Ibna Faqri.
    Waddooyinka Hargeeysa iyo Burco ee uu dhisay MAXAMED SIYAAD BARRE ayaa ilaa haatan JAJABAN.

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 ปีที่แล้ว

    Ibna Faqri.
    70% ubbadka reer Hargeeysa iyo kuwa reer Burco ma hellin waxbarashada asaasigga MAXAMED SIYAAD BARRE kaddib.

  • @maxxeyyy
    @maxxeyyy ปีที่แล้ว

    ceesh calaa mirqaan!

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 10 หลายเดือนก่อน +1

      Ceesh maaha ceesh waa cunto ,laakiin waa eesh calaa oo reerburco ayaa soo saaray haku hadlin waxaanad aqoon faqasheey kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @HooyoFaadumobarre
    @HooyoFaadumobarre ปีที่แล้ว +1

    Ninkani waa Geedlabki arab sheekh isaxaaq ❤❤❤

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 10 หลายเดือนก่อน

      Minafaqdii dhadiga isaaq