Maxaa xigi doona geeridii Madaxweynihii Iiraan?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 พ.ค. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

ความคิดเห็น • 11

  • @liibaancismaanibraahim6900
    @liibaancismaanibraahim6900 24 วันที่ผ่านมา

    Allaah ha unaxariisto

  • @feisaldakane1300
    @feisaldakane1300 25 วันที่ผ่านมา +1

    Weybakhtiyeen guul falastiin

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 25 วันที่ผ่านมา

    Subxaaanalllah

  • @Sirad47
    @Sirad47 24 วันที่ผ่านมา

    Allahayoow khaatumo xumo hanagu dilay.

  • @maxameddeeqcabdale961
    @maxameddeeqcabdale961 24 วันที่ผ่านมา

    Walaalaha muslaminta shiicada dheh niyow gaalada oo dhan baa inagu faraxsan

  • @hawaahmed9614
    @hawaahmed9614 24 วันที่ผ่านมา +1

    Maxa xigi dona iyagay u tala dee adigu maxa u Malaysia dee uu dhintay qof walbana wuù dhibanaya qofwalow is xisabi

  • @Sirad47
    @Sirad47 24 วันที่ผ่านมา +2

    Iiraan shiico , iyo intii xunba Allaah ha halaago.

  • @maxameddeeqcabdale961
    @maxameddeeqcabdale961 24 วันที่ผ่านมา +1

    Maxamed muqbar madaxweynaha cusub ee dowlada islamiga walalaaha shiicada iran inta khawarijta ah ee gaalada aan iska celin karin kuna cel celiya jihaad been ah ayaa ku faraxsan geerida walaalkena muslimka ah ee ibrahim ra isi allaah ha u naxaristo waxuu ahaa walaal muslima ah kitaabk8sa gacanta midig alaah haka siiyo

    • @Somalibanahay1977
      @Somalibanahay1977 24 วันที่ผ่านมา +1

      Shiicuu ahaa odayguye bal halkaana diinta aad u eeg oo iska hubi shekhow.

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 24 วันที่ผ่านมา

    Ha la is ilaaliyo diyaradihiina waa la isla soo ridayaa. Dad aan ogahay walee ma bastaan💀

  • @maryanali8196
    @maryanali8196 24 วันที่ผ่านมา

    ma Israel ayaa ka danbaysay