Beerta Kenya ee Somalidu ay leeyahiin ee midhaheeda loo dhoofiyo UK Iyo Germany

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 295

  • @BeertaydaSomaliGardener
    @BeertaydaSomaliGardener ปีที่แล้ว +37

    Great video!! I love that this farm does more than just farming but also provides spaces for socializing and allowing urban residents to connect with nature ❤ MashAllah may Allah make them successful

    • @AH78078
      @AH78078 ปีที่แล้ว

      🎉🎉

  • @vidasi7735
    @vidasi7735 ปีที่แล้ว +36

    Mansha allah , waa muuqaal qurux badan oo sifiican loo diyaariyay wiil kaa dhalinyarada ah ganacsigiisa Allah haw barakeeyo

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 ปีที่แล้ว +33

    Manzha Allah somalidu waa dad wax fiican qabsada
    Balse qabyalada dishay ❤. Go forward my brother ✅🤍

    • @MahamedAbshir-b7l
      @MahamedAbshir-b7l ปีที่แล้ว +3

      Dalkoda ma jecla dalkale bey maal gashtan

    • @shamsomohamedosman5265
      @shamsomohamedosman5265 ปีที่แล้ว

      ​@@MahamedAbshir-b7llova sino dalka qabiil dartiis marka hadii qabiilkada awood leheen dowladnimada xita hoshii kuma fuleyso

  • @Jackcadnaan2
    @Jackcadnaan2 ปีที่แล้ว +37

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝❤🕋❤😊❤❤❤😊

    • @sagalh6770
      @sagalh6770 ปีที่แล้ว

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 ปีที่แล้ว +1

      Sallalaahu caleyhi wasalam

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 ปีที่แล้ว

      (SALALLAHU ALEIHI WASALLAM)💕♥️💖💖🌹♥️🎉💖💖🙌🌷🎉💕💕💖🌹💕❤️💎💕💕💕💕♥️🌹

    • @mohamadjamaboodle-qu1cn
      @mohamadjamaboodle-qu1cn ปีที่แล้ว

      SCW ♥️ SCW ♥️ SCW ♥️

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 ปีที่แล้ว +17

    Ma sha alla somalida wa dad isjecel siyasad ray na way iska dhamaan donta allow buguda burcad ismari Abdizalan mahadsani ❤❤❤❤👍

  • @Liiloowe
    @Liiloowe ปีที่แล้ว +26

    Wax walba oo wanaagsan in qur,aanka in lugu bilaabo ayaa waajib ah. Laakiin music in lugu bilaabo waa camal sheydaan ee somaaliyey abaalka ilaahey idiin galay ee muslim uu idinka dhigay yaan lugu abaal dhicin

  • @abdielmi6419
    @abdielmi6419 ปีที่แล้ว +4

    ABDISALAN HERERI WAA SHAKHSI SOOMAALI OO DHAN WAX BARAY ABBAALKIISA LAMA GUDDI KARO.
    WAA WERIYAHA AANAN MARNABA DHAAFIN CLIPKIISA.
    THANKS ABDISALAN.

  • @Adamshow2665
    @Adamshow2665 ปีที่แล้ว +17

    Masha allah weli ma daawan muuqaal ka qurux badan ❤ nin soomaliya oo guushaa gaadhy waa wx lagu farxo

  • @ducaysane1133
    @ducaysane1133 ปีที่แล้ว +21

    TH-cam kani waa level sare oo la mid ah TH-camrs caalamka aad buu uga duwan yahay jaqaaqda Soomaalida wuxu u qalmaa 1 milyan oo k 1Mk

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah qof Soomaali ah in horumar sameeyo waa inoo farxad ilaahey nabad waarta dalkeena iyo dadkeena hasiiyo .

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 ปีที่แล้ว +8

    Hereri meidia wan ku mahad ceelinay na in ad quruda africa iyo adunka oo dhan natusti Thanks inadeero ❤❤❤👍

  • @lulu4579
    @lulu4579 ปีที่แล้ว +37

    Mashallah tabarakallah allahuma barik! If inspiration was a place then this is it!! This is the kind of Somali news I wanna watch all day! 🎉 alhamdulillah, Hor usocda walalyal ❤❤❤❤

    • @himilopropertiesltd2868
      @himilopropertiesltd2868 ปีที่แล้ว

      Thanks walaalo

    • @aminageid6297
      @aminageid6297 ปีที่แล้ว

      ❤ mashallah Allah yaa bharik wooow kheir bhakuggu rejeneyaah walalo macaane
      Maalim abdinaset

    • @aminageid6297
      @aminageid6297 ปีที่แล้ว +1

      Am very much interested Inshaallah walalo may I have your address I take your full name Hanad so I can give you some markets very beautiful job mashallah alhamdulillah

  • @ahmeddaahir9749
    @ahmeddaahir9749 ปีที่แล้ว +6

    Abdisalan mahadsanid Barnaamijyadaada waa Kuwo mrwlba Xiso leh waxbadana aan ka bartay anigu

  • @flastinguled2815
    @flastinguled2815 ปีที่แล้ว +2

    hareeri wariye xifradiisa ooga faaideye umada oo wax bdan oo qarsoon usoo bandhigo thanks wariye

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 ปีที่แล้ว +33

    4 oday oo dhagareysan oo aan meel kale oo eey ku dhuuntaan heysan baa soomaalida qaribayo Maahee, Dadka Soomaalidu waa Dad Shaqada ku Fiican oo Hal abuur leh..... Hadalkeyga dhuuxa Oo Micnahiisa Fahma ... Hadaan 4taas Oday Dhan ugasoo Wada Jeesan Weligeenba Dalal Kale uunbaan Qurxineynaa, Camireynaa, Canshhur & Baadna Ku Bixineynaa ileyn Dalkeenii Maaha oo Waa Qurbee..

    • @Abdivlog
      @Abdivlog ปีที่แล้ว +1

      Dhb ka jiro ah odayada dhalinta maskaxdey ka hysaan.gumeysiga maskaxda ma aha Mid Sahal logu xoroobi Karo

  • @adamcabdi8875
    @adamcabdi8875 ปีที่แล้ว +7

    Thank you Mr. Hereri I appreciate you are full skilled Journalist .

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 ปีที่แล้ว +6

    Maasha allaha wiilkani dadaal badan ayuu muujay alla ha u barakeeyo beertiisa waanu faaidi

  • @SalmanAhmedoIbrahim
    @SalmanAhmedoIbrahim ปีที่แล้ว +4

    Maasha Allah waa hal abuur wanaagsan rabi haydin xfdo Absalan Hareeriyow adiga iyo Wiilasha soomaaliyed

  • @BahsenMohamed
    @BahsenMohamed ปีที่แล้ว +43

    positive media ❤❤❤

  • @warsameHasan-on1zf
    @warsameHasan-on1zf ปีที่แล้ว +6

    masha allah waa muqaal qurux badan hareri aad bad umahadsantahy

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 ปีที่แล้ว +14

    Thanks Hereri for sharing this with us ❤

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 ปีที่แล้ว +3

    ماشاء الله تبارك الله،
    اللهم بارك
    اللهم إنا نسألك من فضلك ورحمتك فإنه لا يملكها إلى أنت

  • @Hippobottomless
    @Hippobottomless ปีที่แล้ว +9

    One day I will visit this farm insha’Allah! Ps Hanad is very knowledgeable young man hope to gain some experience and knowledge from him so in the future I can own a farm such as himilo agri farm

  • @shurealiim9996
    @shurealiim9996 ปีที่แล้ว +16

    Also mardow waxan bilabayaa hydroponic farming I also do poultry

    • @musemuse1507
      @musemuse1507 ปีที่แล้ว

      Intee ka sameyneysa ?

    • @musemuse1507
      @musemuse1507 ปีที่แล้ว

      Poultry ayaan jeclahay inaan sameeyo

    • @shurealiim9996
      @shurealiim9996 ปีที่แล้ว

      @@musemuse1507 samee walal ad ay uficantahay,aniga chicken,ducks iyo guinea fowl ijogaan hada

    • @shurealiim9996
      @shurealiim9996 ปีที่แล้ว

      @@musemuse1507 meel wajeer ladoho

  • @ayman_jama30
    @ayman_jama30 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah🙏 waxan u rajeyn dhalinyartas fikirkaas la yimid in ay ka gaaran guul waxan ganacsigooda

  • @haaruunaxmed2038
    @haaruunaxmed2038 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah guuleysta

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 ปีที่แล้ว +4

    Ustaad Hareeri Guulleyso Legendary

  • @MoAli-
    @MoAli- ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah Rabbi ha idin barakeeyo ganacsigaas quruxda badan.

  • @mohamedyusuf3003
    @mohamedyusuf3003 ปีที่แล้ว +1

    Wiil Jira Mr Hereri
    Raggaas dhallinyarada ahna Alle ha u barakeeyo maalka iyo muruqa

  • @hothen777
    @hothen777 ปีที่แล้ว +3

    Mashallaah tabarakallaah ilhay wiilka dhalinyarda ah xooga iyo maskaxda u barake 👏👏👏👏👏❤

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah Tabaraka Allah,
    اللهم بارك

  • @yahya-wadani
    @yahya-wadani ปีที่แล้ว +5

    Great work mr hereri

  • @muznaahmed6968
    @muznaahmed6968 ปีที่แล้ว +12

    Mashallah Allah ❤❤❤
    It was beautiful frame and picnic place.

  • @mohamedolat3903
    @mohamedolat3903 ปีที่แล้ว +3

    mashaAllah tabarakallah. Proud of you guys. InshaAllah you got a new customer from this minute

  • @MohamedSalim-gq2yn
    @MohamedSalim-gq2yn ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah Tabarakallah ❤

  • @shukri1395
    @shukri1395 ปีที่แล้ว +3

    Masha alaha 💚 beautiful and smart man!!

  • @isseamin2017
    @isseamin2017 ปีที่แล้ว +3

    masha Allah mungu awabariki waislamu wote

  • @NXTDoctor
    @NXTDoctor ปีที่แล้ว +3

    masha allah hore mar wacan

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah ❤❤❤❤😊

  • @FatmaHassan-sc3cp
    @FatmaHassan-sc3cp ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah tabarakhallah brother, keep going, may Allah bless the work of your hands

  • @Shamso697
    @Shamso697 ปีที่แล้ว +9

    MashaAllah ❤

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah guuleysta somali

  • @aaminomaxamed6833
    @aaminomaxamed6833 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah barakalaah wllalo somaliyeed

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah Hormar wanaagsan

  • @HassanAlimohamoud-wb6bv
    @HassanAlimohamoud-wb6bv ปีที่แล้ว +1

    Beertan somali baa leh ganacsato ah .masha allah horusocod wanaahsan

  • @funnyclips8454
    @funnyclips8454 ปีที่แล้ว +6

    Nabada iyo dawladnimadu waa aas aaska maalgashiga

  • @fatimajama7667
    @fatimajama7667 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah walalakay hanad ilahay ha idin barakeeyo beertiina

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato ปีที่แล้ว +3

    Masha’ALLAH, ALLAAH (Subxaanahu Watacaala) kuubarakeeyo xawshaada iyo dadaalkaaga.

  • @fatmasugule9969
    @fatmasugule9969 ปีที่แล้ว +3

    Maa shaa allaah tabaaraka llaah, allaah ha'din barakeeyo aamiin aamiin aamiin 🤲🤲🤲❤❤❤

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax ปีที่แล้ว +5

    Gacmaha ilhy haku barakeyo hadii hadii janalkeyga soo boqato wll ❤❤

  • @SaidAhmed-lh2ul
    @SaidAhmed-lh2ul ปีที่แล้ว +25

    We need more like this in Somali lands not outside 😢

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato ปีที่แล้ว +5

      Why not outside ?
      Ma ogid miya, in u qofwaliba iyo calafkiisayahay (wixii laguuqorey ayaad heleysa, wixii aan laqorin lamahelo) qofwalibana ee aduunka kunool, wuxuu jecelyahay nabad in ukunoolaado ?
      Xita Soomaaliya dad aan soomaali ahayn ha loo ogolaado iney wax wanaagsan kasameyaan oo umada aduunka isdhexgalaan oo cusurinimo ay soomaalida joojiyaan oo dadkale islashaqeeyaan. (Gooni gooni, cusurinimada, qabyaalada iyo neceebka dhexdooda hakabaxaan) sidaas ayaa wadanka ugu horumarikara soomaaliya……… 32 sanno ah, ma ahan 32 maalmood ah 🤔
      Mahadsanid

    • @ikhtmm
      @ikhtmm ปีที่แล้ว +1

      who will buy under Somali names and no body will risk their money in somaliya

    • @dalkeenaguul6442
      @dalkeenaguul6442 ปีที่แล้ว +1

      Was runtaa, dad baddan oo sidaada oo kale ah aaaa ku baraaruaaya, sides ayuuse u bbedalaayaa dhhaqaalaha iya hhorumarkka dalka, mahhadsanid.

    • @dalkeenaguul6442
      @dalkeenaguul6442 ปีที่แล้ว

      @@ikhtmm There are other products that is been made in Somalia and people are buying, things are changing Alhamdulilah.

    • @dalkeenaguul6442
      @dalkeenaguul6442 ปีที่แล้ว +2

      @@Som-Hanoolaato The reason is if you build your country you will have strength in international stages, otherwise u will always claim other nations, its time to stand with your own 2 feet. Waxa badanaa la'isku daaalo waa uun dhaqaalo, hhadii dad baddan dalka dhaqaalo ka sameeyaan dhibka hoos ayuu u dhacaa inshhaAllah, Dad baddan waxxa ay qabaan in ay irsaaqad run aka helaayaan dal dibadiisa oo kaliya Allah s.w meet alba was uu nag quudinaayaa.

  • @mohamudi2331
    @mohamudi2331 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah waa horumar walaal somalia oo lagu farxo. Rabi hau barakeeyo.

  • @cabdicasiisxasan5035
    @cabdicasiisxasan5035 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah wlhi waa meel jawi ah meelahaan oo kale iska jeclahay runtii❤

  • @AsiyaNoor-qd7jt
    @AsiyaNoor-qd7jt ปีที่แล้ว +2

    I love farming we used to have pawpaws lemons amgoes bell peppers back in home garden in kenya plus small things like spinach and dania i miss farming am in hargeysa

  • @MrGengad
    @MrGengad ปีที่แล้ว +5

    Keep going brothers and inshallah we will meet soon.

  • @NimoAliaboubakar-bj3gr
    @NimoAliaboubakar-bj3gr ปีที่แล้ว +4

    Waaaaw Masha allah 🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️ 🙏 wonderful young man.

  • @nastehajuuni6467
    @nastehajuuni6467 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allh tabaarakallh allaha idiin barakeeyo nimcada

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah great program as always

  • @hanadkl2301
    @hanadkl2301 ปีที่แล้ว +12

    Kenya amni iyo nolasha qurxon kujecladhe wlh❤

    • @leiladagane
      @leiladagane ปีที่แล้ว +4

      Wlhi ani iweydii...wa wadan anjeclhy ...aniga kudashe ...alx

    • @hanadkl2301
      @hanadkl2301 ปีที่แล้ว +5

      @@leiladagane anibo wankunolahy Garissa

    • @bushra445
      @bushra445 ปีที่แล้ว

      ​@@hanadkl2301aniba wan ku nolahay from somaliya ahay

    • @mohameddualle5010
      @mohameddualle5010 ปีที่แล้ว +2

      Nolosha aanu Kenya ku haysano meel kale oo aan ku haysano malahan hadaanu somali nahay.

  • @osmanali2199
    @osmanali2199 ปีที่แล้ว +4

    MASHAA ALLAH

  • @ibrahimsaid5121
    @ibrahimsaid5121 ปีที่แล้ว +12

    Hareeri waxaad markale is hesheen nin aad u fahansan shaqada uu hayo, hanad aad buu uyaqaan kadhaadhiciska waa programkii labaad ee an ad uka helo kii hore wuxuu ahaa billionerkii Indianapolis joogay.👍

  • @mohamedabdirahman974
    @mohamedabdirahman974 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah amazing

  • @dugulemuse4458
    @dugulemuse4458 ปีที่แล้ว +3

    Mnshallah good work, 👍🏿

  • @Huda.999
    @Huda.999 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa Allah beautiful

  • @beautiful1423
    @beautiful1423 ปีที่แล้ว +3

    I love managu 😋 Inshaallah I will visit u soon.

  • @abdulmoaw7304
    @abdulmoaw7304 ปีที่แล้ว +6

    ❤❤❤ beautiful program thanks 🙏 hareeri

  • @dahirhayaan1138
    @dahirhayaan1138 ปีที่แล้ว +2

    Abdisalan hereri masha allah iyo wiilka dhalinyarada ❤

  • @fardowsamohamud9701
    @fardowsamohamud9701 6 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ha ubarakeeyo beerta. Waa fikrad aad u fiican,

  • @abdiismail9624
    @abdiismail9624 ปีที่แล้ว +1

    Milt afsoomaali wuxu noqonayaa naacnaac. Masha Allah what a great video keep up the good work

  • @miskiin9278
    @miskiin9278 ปีที่แล้ว

    Masha allah. Hanad iyo asxaabtiisa hambalyo ayay mudan yihiin
    hore u soda sxb waa idin soo booqan insha allah markaan imaado nairobi.

  • @MoustaphaBenchideh
    @MoustaphaBenchideh ปีที่แล้ว +6

    6:40 ... af-soomaaliga yasida ha laga daayo.
    Mint = "qadara nacnac" ama "nacnac"
    Rosemary = Qirmaan
    Thym = Sactar (Zactar)
    Basil = Reexaan
    Soomaalida badankoodu magaacdaas wey u wada taqaanaa marka lagareebo Rosemary-ga oo dadka carabta la dhaqma uun ay "Qirmaan" u garanayaan.

    • @abdurrahmananod4625
      @abdurrahmananod4625 ปีที่แล้ว +3

      Sxb aad baad u mahadsantay sida aad isugu dayday inad af-Somali noogu sharraxdo lkn waxad ogata ereyada aad so qortay oo idil waa af-Carabi hal eray oo af-Somali asal ahna kuma jiro.
      Nac-nac
      Qirmaan
      Zactar
      Rayxaan
      Dhammaan waa af-Carabi.
      Somalidana sida unbay u isticmasha, wanu jeclan lahayn dadka af-Somaliga garanaya inay no sheegaan ereyada.

    • @MoustaphaBenchideh
      @MoustaphaBenchideh ปีที่แล้ว +1

      @@abdurrahmananod4625, af-soomaaliga iyo af-carabigu aad ayay isugu milmeen walaal. Haddaan reer Jabuuti ahayna waa ereyo aan si joogta ah u adeegsano markaan iibsanayno geedahan.
      Haddii aan tusaale gaaban soo qaato: hadda intaad ii qortay ereyo badan oo af-carabi ah ayaa ku jira. Waana ereyo soomaalida intooda badan si fiican u fahmayaan.

    • @adamsaciid4919
      @adamsaciid4919 ปีที่แล้ว

      waa runta sxp areyadan laftoodu waa afcarabi@@abdurrahmananod4625

    • @jellebashirmohamed-wc9op
      @jellebashirmohamed-wc9op ปีที่แล้ว

      Wa dad dalkale ku nool maxad ka filaneysay. Weyna dhacdaa xitaa umada kale aye ku dhacdaa oo qofka inu waxyabaha qaar luqadooda ku garan wayan

    • @Qoordheere77
      @Qoordheere77 6 หลายเดือนก่อน

      Ereyadaan waa carabi ee af-somali baa lagaa rabaa!

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 ปีที่แล้ว +1

    Keep going, best investments

  • @ruqiyoese1193
    @ruqiyoese1193 ปีที่แล้ว +2

    Maan sha allaah baaraka

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 ปีที่แล้ว +5

    M.a ALLA ha barakeeyo🎉❤

  • @ayman_jama30
    @ayman_jama30 ปีที่แล้ว +4

    Abdusalam Hereri I like ur documentary bro 👏👏👏

  • @abdijabar10
    @abdijabar10 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah
    Allah ubarakeeyo🤲

  • @Dugsiiye2002
    @Dugsiiye2002 ปีที่แล้ว +7

    Waar ilaahay ha u barakeeyo Hanad iyo tiimkiisa waa beer farxad iyo jawi iyo faaiido badan isku darsatay

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 ปีที่แล้ว +3

    Wlahi ku dayasho ayu mudanyahay❤

  • @dalkeenaguul6442
    @dalkeenaguul6442 ปีที่แล้ว +2

    Allahuma barik fiik. Allah s.w hakuu ziyaadiyo, aria iso into musliinta ah ameen.

  • @shcyb1584
    @shcyb1584 ปีที่แล้ว +4

    Qawmiyadaha kale, waxay qariyaan oo aay soo bandhigin ganacaigooda, awooddooda iyo hamigooda laakin anagu waxeena maxaan u soo bandhignaa?

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 ปีที่แล้ว +5

    Masha allaah ❤

  • @Yaabkayaabkii
    @Yaabkayaabkii ปีที่แล้ว +1

    Haaye haaye 5 ⭐️

  • @ashheart9761
    @ashheart9761 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah walaalaha beerta leh qurbaha qiyaasya faamali qaadan karo boostada ma la ii soo digi karaa ii soo jawaaba walaalayaal 👍❤️

  • @canabmohamed6213
    @canabmohamed6213 ปีที่แล้ว +2

    Mashallaah tabarikallaah

  • @Sulaymaani-Media
    @Sulaymaani-Media 7 หลายเดือนก่อน

    Masha'allaah, allaha kuu barakeeyo hanadow.

  • @Br-uk7vl
    @Br-uk7vl ปีที่แล้ว

    MashaAllah waa nin wax badan kusoo kordhiyay bulshada waa soo booqn doonaa markaan imaado kenya

  • @hassannur7443
    @hassannur7443 ปีที่แล้ว +2

    Very good work but I would like to hear their balance sheet.

  • @Raasobarako
    @Raasobarako ปีที่แล้ว +2

    Manchalah Abdisalan herari

  • @minashealthisbeauty
    @minashealthisbeauty ปีที่แล้ว

    I agree with you abdihamid. somalida waa dad aad u firfircoon oo very intelligent ah laa kiin qabiil baa baa' ka dhigay, hadii qabyaaladu ay iska deyn lahaayeen maanta wadan shisheeye lama dhiseen oo wadankeenii baa dahab noqon lahaa. Ilaahow somali is jecleysii oo somali magacaas kaliya ku midoobee.... Aamiin. hadii aanan qabyaalad ahaan lahayn maanta baraf iyo qabow lama joogi lahayn

  • @muhibafarah2513
    @muhibafarah2513 ปีที่แล้ว

    Masha Allah good job❤ I like farming well done bro

  • @enggeelemyy7083
    @enggeelemyy7083 ปีที่แล้ว

    Cabdi salaanow ilaahay ha ku sharfe markaad safarada ku dhex jirtid soo vogee

  • @Abusufiyan_____4
    @Abusufiyan_____4 ปีที่แล้ว

    Mashallah fikir iga yabiyay weeye mashallah hormar wacan

  • @sophiakiin4762
    @sophiakiin4762 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah alaah haw barakeyo

  • @dalkeenaguul6442
    @dalkeenaguul6442 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Hereri.

  • @mohamedmahamudgaas6279
    @mohamedmahamudgaas6279 ปีที่แล้ว +4

    Waa naxaa markan arko qof soomaali ah oo wadan kale maal gashanaya WALAAHI.

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 ปีที่แล้ว

      See unaxaee adbo dalkaaga dad kale maalgashnaayo maalgashugane calamaka meel walbo kajiraa

    • @mrshonourable
      @mrshonourable ปีที่แล้ว

      Nobody is going to invest in a country that’s is unstable and tribalist. People like him would get harmed in Somalia like all our innovative people. All that’s left are the barbarians running the state

    • @aliabdi8347
      @aliabdi8347 ปีที่แล้ว

      Laakiin waad faraxdaa marka u lacag xawilaadaha ku soo dhigo adigoo soomaaliya jooga kķķ

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 ปีที่แล้ว

      @@aliabdi8347 hhhh waa iga qoslisay jawabtaa bixisay kkkk

    • @mohamedmahamudgaas6279
      @mohamedmahamudgaas6279 ปีที่แล้ว

      @@aliabdi8347 wadankeenaa u baahan maal gashi. Iyo In dada shaqa abuur loo sameeyo. Intaas uun baan u jeedaa...

  • @SafiaOmer-m8n
    @SafiaOmer-m8n ปีที่แล้ว +2

    Waaw maansha alaah soomaalidu markay wadanka ka baxaann away fekeraan

  • @Caasha739
    @Caasha739 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allah , allah haw barakeeyo

  • @cabdishukuur1407
    @cabdishukuur1407 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Cabdisalaan.

  • @mohamedbashir9046
    @mohamedbashir9046 6 หลายเดือนก่อน

    Tabarakallaah. Intaasoo kala qolo ah ayaa wada nool halka Soomaalidii heshiin la,dahay