Kenya - Booqashada Maanta ee Beerta Himilo Agro Farm Tell: 0700 554433

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 66

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah Mashallah aniga beraha aad ayan ujecelhay madama ah kasojedo beraley aduya wa isbadashay cuntadi odan kimiko aya lugu dara sas darted ninwalbe hasamesto beer siow uhelo cunto cafimad leh rajaded waxey thay somaliya marka ku labto in an samesto ber an tacbado si anuhelo cuto cafimadleh o gacanteda kuso guro mhasanid ayanle❤😮

  • @leylaaliisgoowe7242
    @leylaaliisgoowe7242 ปีที่แล้ว +8

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته يا ليت يكون عندنا في الصومال النعناع والزعتر

  • @Cadale63
    @Cadale63 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa ((Allaah))❤❤ ❤
    ((Allaha)) kubara keeyo ❤

  • @hani8826
    @hani8826 ปีที่แล้ว +8

    Asc. Mashaa Allaah.rabbi ha u barakeyo aamin🤲🏾😍

  • @mohabdul1
    @mohabdul1 ปีที่แล้ว +1

    Ma Sha Allah. Reer gura oo farming business geloya.

  • @hassanxariif9831
    @hassanxariif9831 ปีที่แล้ว +1

    Waa hal abuur wacan runtii ,ku dayashana u baahan ,,Good job

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 ปีที่แล้ว +3

    (MASHA’LLAH❤️♥️♥️❤️ TABARAKA’LLAH)💔🌹♥️💖💞🎊🙏❤️❤️❤️💯💞💞(RABBI) XOOGAAGA🎉hakuu barakeryo (ALLAHUMA AAMEEN)🙏🙏❤️♥️❤️♥️

  • @abdifatahhassan8360
    @abdifatahhassan8360 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah, Allah ha u barakeeyo "Aamiin"

  • @Aiordo
    @Aiordo ปีที่แล้ว +9

    Waxaa fiicnaan lahaa ina soomaaliya beerahan laku beeri lahaa inta dal shisheeye ganacsiyo ama waxyaabo kale laga samayn lahaa

    • @updilahialli9743
      @updilahialli9743 ปีที่แล้ว +2

      Damaanad amni ma uhaysaa walaale

    • @musemuse1507
      @musemuse1507 ปีที่แล้ว

      Nafsadoida ma adigaa damaanad qaadaya haday Somalia ka sameeyan?

    • @kadarhashim5997
      @kadarhashim5997 ปีที่แล้ว +1

      Ciyaal weero horta, hala dameeyo

    • @ggtl304
      @ggtl304 ปีที่แล้ว

      Wadaniyadda hadey xaqiqda kaa indha tirto wa Dhib Miran 🤣🤣🤣🤣

    • @takar1095
      @takar1095 ปีที่แล้ว

      Soomaaliya xittaa in tukaan laga furto ma istaahesho, ( mar qabiil baa laguu dilayaa, mar dhac baa laguu dilayaa, mar alshabaab, mar dawladda iwm)

  • @heersare3662
    @heersare3662 ปีที่แล้ว

    Ninkaas dharka cad waxa Laga yaaba Africa ma dhaafin hadana Wada ingiriisi weeye Afkaga aamin shp ku dheh Hanoolato

  • @libanmuhidin6823
    @libanmuhidin6823 ปีที่แล้ว

    Masha alaah waa wax fiican. Isku day in luuqadaada aadd ku hadasho

  • @jaabiribnu1568
    @jaabiribnu1568 ปีที่แล้ว +2

    In uu Af soomaliga ku hadlo ayaan ku talinaa

  • @betterdaysarecomingsoonins6710
    @betterdaysarecomingsoonins6710 ปีที่แล้ว +2

    Howlahan o kale ayan aad U xiiseeya
    Bal siyaasadda xoga naga yaree mida hore ama mida hada lagu jiro Ayaanle salamullah

  • @abdishakuurjimcaale3155
    @abdishakuurjimcaale3155 ปีที่แล้ว

    Mansha Allahu Mabruuk Alle haku barakeyo Tacabkaaga

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 ปีที่แล้ว

    M.a ALLA ha u barakeeyo beertiisa

  • @habibahassan7290
    @habibahassan7290 ปีที่แล้ว +3

    Afsoomaali ku sheeg magacyada alaabta

  • @salahyare7472
    @salahyare7472 ปีที่แล้ว

    Masha Allh Horay Usoco Sxp Wax So Sarkaga waa Muhim

  • @abdullqaadir8409
    @abdullqaadir8409 ปีที่แล้ว

    Baaraha haddan nala so gasheen
    Faragaab dhib bdnaa

  • @ismacilabdirashid3243
    @ismacilabdirashid3243 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @abdirahmanibrahim4443
    @abdirahmanibrahim4443 ปีที่แล้ว

    Nin beeraleey eh oo dhar cad cad wata caadi mahan

  • @fnw8688
    @fnw8688 ปีที่แล้ว

    Good job Ayaanle

  • @betterdaysarecomingsoonins6710
    @betterdaysarecomingsoonins6710 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

  • @amirahabdulqadir9836
    @amirahabdulqadir9836 ปีที่แล้ว

    Horusocowalalkey ala hakubarakeyo ber wakusokorey si fican anu aqaab batakalaahu fikum qani waxah ninbahesto wabihesto bernahesto batakalaahu fikum

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanle soda himilo acti cultrely sodaa esn gartey

  • @Yaaskam
    @Yaaskam ปีที่แล้ว

    Mashruucaas iga qayb galiya anaa beereley ahee noo

  • @aminabirik5764
    @aminabirik5764 ปีที่แล้ว

    Nice farm😁

  • @marineandsefety
    @marineandsefety ปีที่แล้ว

    Ninkaan waxaa laga rabay waqtiga harvesting ka iyo meeqo tonne iyo dhulka cabirkiisa markaas soo gudbiyo
    Been ku taajir waa buuxaan yow idin jalaafin haday runtiistahay waxii soobaxay oo live ah keen Been ku taajir
    Waa buux dhaafeen.

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 ปีที่แล้ว

    MASHAA allaah

  • @ashrafaarofficial6820
    @ashrafaarofficial6820 ปีที่แล้ว

    Maashalaah

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 ปีที่แล้ว

    Good job though

  • @hanadali6155
    @hanadali6155 ปีที่แล้ว

    Xasan gantaal ayaan moodayay sawirka timlateka saran

  • @abdulqadiradamali
    @abdulqadiradamali ปีที่แล้ว

    War Ayaanle in uu saa'id u gaaban yahay ayaan u malayn jiray

  • @abdirahmaanxuseen571
    @abdirahmaanxuseen571 ปีที่แล้ว +2

    soomaalida afsoomali ayan ku ogaa waa maxay afkan isku dar darka ah?

  • @janaale7872
    @janaale7872 ปีที่แล้ว +2

    Them hda maxey tahay markaa waxaad wax usoo gudbineyso waa dad somali ma ahan ajnabi

  • @amirahabdulqadir9836
    @amirahabdulqadir9836 ปีที่แล้ว

    Asc sactarka Italian adalaisticmala ilia medi taranya italia waxalagudha origano beni benefidbafan uleuahay waisticmala ankle cosmesi ahan an ubartey onkusubiya wcs wwb

  • @abdirahmanibrahim4443
    @abdirahmanibrahim4443 ปีที่แล้ว

    Brother zactar you don’t add you tea is the mint

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 ปีที่แล้ว

    Shaqaalaha madowga ilaa iyo hadeer mafahmin su'aashaas ?
    Asaga ma cadaanbaa mise waa wax kale.

    • @abdiqani8875
      @abdiqani8875 ปีที่แล้ว

      Somalidaa kenyatiga madoow oogu yeerto, waana iska caadi hadii anigoo somali ah aan adiga somali kuugu yeero maxaa ku jaban

    • @shurealiim9996
      @shurealiim9996 ปีที่แล้ว

      Rer kenya markan nahay madawga waxan uguyernaa gaalada

  • @yusufahmed-re9vh
    @yusufahmed-re9vh ปีที่แล้ว

    Soomaali in wadamo eeynan laheyn looga sheekeeyo iyo waxa kabaxo ama laga cuno jecelaa bal hada fiiri kuwan

  • @se6200
    @se6200 ปีที่แล้ว

    Madow ga qadanayo! Ayanle noo weydii asiga macadyahay? 🤔

    • @abdiqani8875
      @abdiqani8875 ปีที่แล้ว

      Somalidaa kenyatiga madoow oogu yeerto, waana iska caadi hadii anigoo somali ah aan adiga somali kuugu yeero maxaa ku jaban

  • @duniyohasan6192
    @duniyohasan6192 ปีที่แล้ว

    👏👏👏👏👏👏🇸🇴🤲🤲🤲🤲🤲

  • @axmeyxaaji5571
    @axmeyxaaji5571 ปีที่แล้ว

    Ayaanle wnku slmy.
    Sxb afka somaliga qoris iyo eray bixin hodan ayad ka tahay koley.
    Booqasho waxa loo isticmalaa qof xanunsan ama joogo sariir.
    Sida --

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 ปีที่แล้ว

    Nnka luuqadii soomaaliga maxaa iga dhacay si aan u fahano.

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 ปีที่แล้ว +2

    Afsomaali ama English mid ku hadal deh

  • @abdirahmanibrahim4443
    @abdirahmanibrahim4443 ปีที่แล้ว

    Wasiir beer soo booqday aa loo maleeyaa hhhhhh

  • @umujabir1402
    @umujabir1402 ปีที่แล้ว

    Afsomali inuu kushego ficneed

  • @macaloowify
    @macaloowify ปีที่แล้ว

    Hadii Somali calool wada leedahay adunnka kale maxaaa moodee?

  • @somaliforex7744
    @somaliforex7744 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @ĽèĝènD__61-k3k
    @ĽèĝènD__61-k3k ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @ayanomarfarah1996
    @ayanomarfarah1996 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @mohamedabdullahinuurarab160
    @mohamedabdullahinuurarab160 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah.

  • @munaluula1529
    @munaluula1529 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @dul-qarnaynventures5113
    @dul-qarnaynventures5113 ปีที่แล้ว +1

    Masha'Allah

  • @roodanuur2196
    @roodanuur2196 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah