Can you please tell me Arabic nation that to have the best politicians😂😂😂😂😂😂😂😂😂 every Arabic countries getting f*****you can't do nothing about it play West
ياهو الدنيا مصالح وان صومالاند مصلحتها أهم من مصالح الاخوة الأعداء وأن اقتضت الضرورة علي أرض الصومال عليها قيام اي عمل يوصلها الي مبتغاها وهو فك الحصار الذي فرضه الاخوة الأعداء من الجانبين وعدم خضوع هذا القيد بل كسره بأي طريقة مهما كان الثمن
Ismaaciil isagiibaa cirka iska hayee xaguu dhaqaale ka keenayaa nolosha reer Djibouti waxay ku xidhan tahay waa dekedda Jabuuti haddii Itoobiya usoo wareegto Somaliland Jabuuti bakhtiga ayaa xalaal u noqonaya waana sababta ay u diidan yihiin in la hirgeliyo Is-afgaradkii MoU ga ee dhex maray Somaliland iyo Itoobiya.
Sh A Bashar iam proud of you. You are Somali patriot. Very strong Somali from east. Ethiopia never think of zaylac or lughaya there are very few Somali left to be nationalist
Waĺaal sherkha waan salaamayaa lkn waxyaabo badan oo ku saabsan Diredawa iyo Gobolka Stiti ayaan ayaan ku diidanahay 1-Diredawa ma diidin Jabhado ee Dowlada Federalka ee Ethiopia diiday mida labaad in dadka Soomaalida ah ee aan Ciisa aheyn in ay Diridhaba dagaan Ciise ayaa diiday mida kale 5000 oo WIIL OO Ogaadeen ah ayaa ku dhimatay difaaca Gobolka Siti lkn Ciisuhu xitaa Gobolkooda in ay difaacaan ayey ka gaabiyeen
She A wadanka Somaliland waa wadan shacab leeyahy waxy rabaana waala yaqana waxy rabana madax wayne kasta oo yimada ma badali karo fikirka Somaliland inshaallah itiraafku uu iman doonaa itoopiya iyo aduuna ayuu Ka iman doo naa inshaallah muuse ayaana ka soo shaqeeyay
SIDA KALE JAADKA WAA IN LAGA HEDLAA KHAT WAA CUDURKII DHALINYARDA LAGU BAABIN LAHEED. MARKAA WADAADO IYO SIYAASIINTA IYO ODAY DHAQAMEEDKA AY KA HADLAAN KHAADKA WAA KANSARKA WADANKA LAGU SOO FAAFINAYO
Sida shiikh Bashir waa run cirow ha noqon warqad Ismaaciil Cumar geele wax ku qorto markaas waad ka badbaadeysaa hadii aad noqoto warqad uu wax ku qorto waa kuu dhamaaneysaa
Ictiraafka Somaliland ee Ithiopia muxuu kuu keenayaa Muxuu kaga duwanaanayaa kii Turkigu qayb Qubris ka mid ah intrusive qabsaday Dowland ka dhigay ee cid kale aqoonsan weyday
Sheekh soomaaliyoo dhan ama inta afsoomaaliga kuhadashoo dhan waa isku dan waxaa is hayya badanaa waa dan muslim iyo dan gaalo allaah na waa u hiilin doonaa cidda assaga diin tiisa u hiilisa.
مثل اللي يخلط العسل مع السم المحور في المقدمة كناصح وانهى الموضوع بضرورة إعادة 🔁 التفاوض الذي استمرّ 12سنة بدون اتفاق أو نتيجة شيخ الإخوان (اعتصام) وطنك 🇩🇯 لماذا لا يكون جزءا من (صومالنمو 🇸🇴)؟؟
These Sheikh is Xaasid to Somaliland, in la daawado ma'ba'aha. Reer Somalilandoow waxba hadaawanina janalkiisa, wuu cuqdudeeysanyahay. Ismaciil ka u ka hedleyo isagaaba ka daran. Somaliland buu mashruuc ku qaatey.
@@AlisaladAhmed Mida kale waxan kuu sheegayaa in midowgii la eeday aan wax la kala saxeexday aanuu jirin oo Maafiyada Xamar haysataa hadii ay sharci u haystaan waxay tegi lahaayeen maxkamada aduunka lkn way og yihiin in lagaga guulaysanaayo
@@AlisaladAhmed Waxan ku odhan lahaa Somaliland waqti yuuna idiinka lumin ee dantiina ka tashada Somalia wax dawlad ah oo ka jiraa ma jiraan ee waa xaasidnimada Somalida inay Somaliland qab qabsadaan iyagoon waxba hayn
Culimada somalida badankodu wa jahilin nolosha adunyada waxa kasocda an war uhayn dhiga dumarka unbay kashekeyan mar walba lakin sheikh bashiir wu ka duwanyhay wa Nin wax badan akhriyay
Caqligaaga ayaa hooseeya wlalo siyaasada dhan qudhun weeye waxii aan wafaq sanayn sharciga rabi ta kale nin kani sheikh laguma sheegi karo waayo gadh kiisa waad aragta waxaa uu ka hadlayo qofku haduu sheikh yahay waa in uu kitaab ka allaah uun ku ee kaado
@cabdilaahidhoolayare8148 wa waxa laga dhadhiciyay culimadu wixi dadka anfacay ifka iyo akhiraba wa inay ka hadlan Iyado umada muslimintu isdilayso inad dhiga dumarka ka shekaysa Maxy so birinysa?
Mansha allaah sheekh cabdi raxmaan caqliga ilaahey how barakeeyo hadana wuu faraxsan yahay qalbi fiican yahay isagoo xanaaqsan arki meysid islama weyna😊
Thanks so much Xogmaal media, with mufakar a sheikh Abdulrahman bashiir.
❤❤❤❤maachaallah cheikh abdirahman bachir wlh waaa caagiil caajib ah waxa u sheegay waa ruuntii dhabta ahay
Can you please tell me Arabic nation that to have the best politicians😂😂😂😂😂😂😂😂😂 every Arabic countries getting f*****you can't do nothing about it play West
Guul Somaliland iyo tolkay reer sheikh isxaaq iyo muwadin kasta ❤️❤️✊🏽✊🏽✊🏽🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹
ياهو الدنيا مصالح وان صومالاند مصلحتها أهم من مصالح الاخوة الأعداء وأن اقتضت الضرورة علي أرض الصومال عليها قيام اي عمل يوصلها الي مبتغاها وهو فك الحصار الذي فرضه الاخوة الأعداء من الجانبين وعدم خضوع هذا القيد بل كسره بأي طريقة مهما كان الثمن
0❤9
اللهم احفظ وانصر ووحد صفوف الصومالين واجعل بلادهم بلاد آمنه
كلامك صحيح 100%
Masha allaha horey u socoo sheekh nagu qali aha
😊
HAADU KANOQONAYNO HESHIISKA #MOU GA ETHIOPIA🇪🇹 ISMAACIIL WAXAAN U SHEEGAYNAA MOU WAXAAN KU BADALANAY DHAQAALE IYO ICTIRAAF LKN ISMAACIIL OMAR MANOO OGOLYAHAY ICTIRAAF IYO DHAQAALE ...... FROM XISBIGA WADANI GUUL SOMALILAND
Adigu abdiraxman ciro miyaa tahay marka😅
@@Softrealax mayee dadki doorway weeye
Ismaaciil isagiibaa cirka iska hayee xaguu dhaqaale ka keenayaa nolosha reer Djibouti waxay ku xidhan tahay waa dekedda Jabuuti haddii Itoobiya usoo wareegto Somaliland Jabuuti bakhtiga ayaa xalaal u noqonaya waana sababta ay u diidan yihiin in la hirgeliyo Is-afgaradkii MoU ga ee dhex maray Somaliland iyo Itoobiya.
Adeer ictiraaf waligaa dhaqaale ha siisan dalkan geesiyo dhiogood buu ku beeermay
@@DH-yi5dx Adeer mahadsanid lkn ogow waxaan ahay dhashii #lixle iyo #Mohamed_Ali sidaa waxaan uleeyahay inaanu Ina Cumar Geelah Djibouti ogalaanaynin ayaan ogahay waana xujo aan hor dhigayo haduu diido xujadaa lasoco Somaliland iyo MOU waa hirgalayaa dunidana waan la jaanqaadaynaa carsriga ah maantana waftigii uugu cuslaa ayuu #Donal_J_Trump inoo soodiray saw ma ogid kii #FIQI_FOOLXUMO talaw maxaa unaf ah
Viva Republic of Somaliland❤
Caqli kle malihid😂😂
Qadiyadu waa doonis quudhso ama nagu soo qadhqadh.
DIRE DAWA Gurgure and ISSA BAA LEH
@@musa-sc2cbWAA LALA DEGAA ADEER ODAYGA QABYAALAD BAA WAREERISAYEE CABDAL SACAD OO SACAD MUUSAA DEGAN
No somaliland wax la yidhaahdo 😡😡😡😡😡😡
Sh A Bashar iam proud of you. You are Somali patriot. Very strong Somali from east. Ethiopia never think of zaylac or lughaya there are very few Somali left to be nationalist
Somaliland ❤❤❤GUUUUUUL iyo gobonimo ❤❤❤insha ALAAH ❤❤❤aqoonsi dhaw
Somalida Qayb ka Mid Ah Waxay Dhahaan Oromada Walaalo Ayaan Nahay Balse Oromadu Waxay Dhahaan Dhulka iyo Bada Somalida Oromaa iska lahayd Waana kusoo Noqonaynaa Dhulkayaga iyo Badayada Somalidu Soo Degeen ❤
Waruntaa.oromo sinces 1814 wei dooneisei duul somaliyey.manta wa uahatey 😂
Oromada iyo somalidu waa dad walalo ah, oo is dhalay. Dhulkuna waa ku wada filan yahay. Gumeysiga ka horna walaalo ayay ahaayeen, wayna noqon doonaan.
@@hassanahmed6221siilkii hooyada ayaa waxaa u sheegii 😡😡😡😡😡
Viva Rebuplic of somaliland
💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚
🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@@ahmedibnuibrahim1636 waar aniguu Somaliland waa necbahay ee iga joogii 😡😡😡😡😡😡
SOOMAALIYA HA NOOLAATO🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍👍
Sheekhow Carab oo dhan baa xidhiidh leh Israaiil
TAASI UUMA MUUQATO LAAKIIN ICTIRAAFGA JAMUURIYADA SOMALILAND AYUU KA XUN YAHAY
@@jamuuriyadasomalilandhanoo4591ictiraaf beel wala galo bah markase helaysan inchallah
This Guy who is holder of the program should learn the principle of effective questioning and listening. His questions are mostly soft questions.
Cirro waa inaanu cidna wax ka dhegaysan gaar ahaan cumar geele abiy ahmed iyo shiikh xasan waa tuug midna wax ha ka dhegaysan
Masha allah sheekh horey u soco nolow
Mashaallah😊
Mansha Allah 😊
"Ku dhashtay" waa qalad.
"Ku dhashay" baa sax ah.
Ku dhashtay wa AFF rer confurr.sheik umaal.sheik umuul which is wrong in woogoyi
Sax miya mise sax kkkk
Ku dhashtay waa eray aan qumaneyn waayo qofku madhagaxbaa dhash wax kaga siiyeey
@@fatumaahmed4718AF SOMALIGA REER SOMALILAND BAA QORAY REER SOMALIA WAXAY KU HADLAAN SUUQDI AMA SLUNG WAXA LOO YAQAN AFGAAGA QALAAD
Asc Sheikh Cabdulraxmaan harti gaabka caanaha keeennaa sowkuwa deggan buuraha lagharre ka danbeeya baarakallaahufiik
Mash Allah
Khair Allah ha siiyo mufakir sheikh Abdurahman Bashiir
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
Asc sheikh iyo wllkay wariyaahaa barnamijka.
Salam kadib wll waxn u bahaan téléphone numbarka Idacaaadaa Xoog Maal Media 🙏🙏🙏🙏
Subxanaallah alcilmu nuur sheekh Allah yaxfadak insha Allah
Ina cumar geela ka la garan waayay danta siyaasada iyo shakhsiga ah
Mashaalaah shiikh c raxmaan iyo warye wanagsan waanu ka faidaysty
Waĺaal sherkha waan salaamayaa lkn waxyaabo badan oo ku saabsan Diredawa iyo Gobolka Stiti ayaan ayaan ku diidanahay 1-Diredawa ma diidin Jabhado ee Dowlada Federalka ee Ethiopia diiday mida labaad in dadka Soomaalida ah ee aan Ciisa aheyn in ay Diridhaba dagaan Ciise ayaa diiday mida kale 5000 oo WIIL OO Ogaadeen ah ayaa ku dhimatay difaaca Gobolka Siti lkn Ciisuhu xitaa Gobolkooda in ay difaacaan ayey ka gaabiyeen
She A wadanka Somaliland waa wadan shacab leeyahy waxy rabaana waala yaqana waxy rabana madax wayne kasta oo yimada ma badali karo fikirka Somaliland inshaallah itiraafku uu iman doonaa itoopiya iyo aduuna ayuu Ka iman doo naa inshaallah muuse ayaana ka soo shaqeeyay
Sheekh Abdirahmaan please Oregon state nagu soo booqa,
Oregon state,Portland ciy usa
SIDA KALE JAADKA WAA IN LAGA HEDLAA KHAT WAA CUDURKII DHALINYARDA LAGU BAABIN LAHEED. MARKAA WADAADO IYO SIYAASIINTA IYO ODAY DHAQAMEEDKA AY KA HADLAAN KHAADKA WAA KANSARKA WADANKA LAGU SOO FAAFINAYO
Sida shiikh Bashir waa run cirow ha noqon warqad Ismaaciil Cumar geele wax ku qorto markaas waad ka badbaadeysaa hadii aad noqoto warqad uu wax ku qorto waa kuu dhamaaneysaa
Qowmiyadaha Etopia Amxaaro iyo Tigree Ma Rabaan Dhulka iyo Bada Somaliya Balse Oromada Ayaa Rabta inay la Wareegto Dbulka iyo Bada Somalia ❤
Those who plan win and those who don't plan loose.
inta Uu jiro Qof Somaliya Oo Dhahaaya Oramada iyo Somalidu Waa Walaalo Waxaa Soo Dhowaanaysa Oo Fududaanaysa in Oromadu la Wareegto Dhulka iyo Bada Somaliya Sida israaiil Ula Wareevtey Falastiin ❤
Waruntaa .cooleyba somalidu wa ajahiliin.
Ismaël Omar Guelleh has never worked for the interests of Djibouti or Djiboutians. history will remember this.
Mouga Somaliland wuu soconayaa danaha Somaliland kuxidhan dhaqaale ahaan iyo Siyaasad ahaanba Nin waliba danta Dalkiisa iyo dadkiisu kashaqaynayaa Jabuuti waxay laqaylinaysaa waa danteeda iyo suuqa dekadaheeda markaa somaliland maxaa udiidaya inay dekaddaheeda la isticmaalo Soo kuwaa Jabuuti iyo Xamarba kaalay Ethiopia dekadaan kusiinaynaa leh meeshan danaa laysku dilayaa Somaliland Ethiopia iyo jabuuti Ethiopia umhiimsan oo xidhiidh ganacsi oo wayn laleh kuna doorsan mayso jabuuti oo danta dekadeeda oo kaliya kafikiraysa.
Maasha allah Maasha allah Maasha allah sheeq Cabdiraxmaan BASHIR jazaaka laah your clear political and strategical opinion.
Danta Somaliland waxay ku jirta Ethiopia Madaxweyne Ciro wuu ku khasban yahay inuu maro wadadii Madaxweyne Biixi !
Muuse muunaafiiq inuu raaco kuuma qasbano 😅😅😅😅😅
Ciro siyaasada ha kaga daydo ismaacil cumar geele waxan shegaya qaabka aamusnaanta
oo maskaxda laga shaqeeyo
Iayadoon cidna godob laga gelin
ABDIRAXMAN WAA NIN AAD WAX U BARTEY . WAXAA DHIBAATO AH NINKAN HAD IYO JEER WUXUU ISTICMAALAYAA ERAYO BADAN OO CARABI AH . WAXEY ILA TAHEY LUQADADEENA SOOMAALIYEED INEY MEESHA KASII BAXEESO . MARKAA WAXAAN DHIHI LAHAA IN AAD ISTICMAASHI AF SOOMAALIGA ERAY KASTOO SI AAD U KEEDINO AFKEENA SOOMAALIYEED
Sheekhow. Intress ayaa layskaga hor yimi
Shiekh warkisa qaybta somalida iyo ethiopia baldhagaysta
HADAANU XISBIGA WADANI NAHAY WAXBA NAGAGAMA XIDHNA DALKA DJIBOUTI DHAQAALE AHAAN LAAKIIN DALKAN BALAADHAN EE ETHIOPIA EE AANU DARISGA NAHAY BOQOLKIIBA 90 DHAQAALAHAYA KU XIDHAN,MOU GANA ICTIRAAF AYAANU KU BADALAN MARKAA WAA QASAB INUU SAXEEXO CIRO
Geesi
Waxan la saxeexayo in la’arko soo maaha
Ictiraafka Somaliland ee Ithiopia muxuu kuu keenayaa Muxuu kaga duwanaanayaa kii Turkigu qayb Qubris ka mid ah intrusive qabsaday Dowland ka dhigay ee cid kale aqoonsan weyday
Aqoonsigii Maraykan iyo Yurub aqoonsadeen Kosofo oo Yurub ah ee aduunyadii oo dhan aqoonsan wayday
❤❤❤❤
Sheekh soomaaliyoo dhan ama inta afsoomaaliga kuhadashoo dhan waa isku dan waxaa is hayya badanaa waa dan muslim iyo dan gaalo allaah na waa u hiilin doonaa cidda assaga diin tiisa u hiilisa.
Jabuti miyanay ahayn tan Ethiopia iyo America France aad badaada ka kiraysay subhanalaah
Mashallah
Sheekh ilahay ha ku xafido waxa badan ayaan kaa faaidnay
Somaliland way jiraysa waligeed. Cabaada oo ooya oo waasha soomaliyeey. Waa bila Omar geele iyo xasan gurguurte 😂
😢😢waqosol😮😢
@23:25 POWERFUL
masha allah culimada waa in saas wax u falanqayn karaaan.
Somali
Allah ya xaafdik
Mas kaxdii ooqofa🎉🎉🎉🎉 advertising noolow
Ciise waxa uu degaa 3 wadan, oo inta uu muwaadiniin ka yihiin , waana Djibuuti, itoobiya iyo Somaliland!!.
Somaliland waa dalkaagii sheekh ee Ciro dalkaaga dhiso dheh.
mufakarka waan salamay lkn waxad u maleyda inuu ismail cumar geele ka maseersanyahy
wlhi wad iga qoslisey 😂😂
🇩🇯we Won't believe you😮 he needs 😂more people 😂😂😂😂😂
Waruntiy.sheekha.waanu.kamidayisanahay
dhabarka naga tooktay family business ismaaciil cumar geele
مثل اللي يخلط العسل مع السم
المحور في المقدمة كناصح
وانهى الموضوع بضرورة إعادة 🔁 التفاوض الذي استمرّ 12سنة
بدون اتفاق أو نتيجة
شيخ الإخوان (اعتصام)
وطنك 🇩🇯
لماذا لا يكون جزءا من (صومالنمو 🇸🇴)؟؟
These Sheikh is Xaasid to Somaliland, in la daawado ma'ba'aha.
Reer Somalilandoow waxba hadaawanina janalkiisa, wuu cuqdudeeysanyahay.
Ismaciil ka u ka hedleyo isagaaba ka daran.
Somaliland buu mashruuc ku qaatey.
Idinku ha daawanina anaga reer Awdal hadaan nahay waan qiimaynaa sheekh bashiir inankaan reer Abtiga unahay
Waa runtaa waliba isaq waa necebyahay
War Nin kaan Siyasada Somalida aad ayoo u yaqana
Odayga hadalkiisu wuu is dii danyahay laba way is qaban laadahay hadalkiisa 1 wuxu yjdhi wasiirrada jabouti waxay yidhaah deen markuu muuse dantiisa ka shsqeeyay dhabarkuu naga toogtay sidoo kale ismaaciil cumar geele na wuxu yidhi muuse dhabar kuu naga toogtay
2 . Hadana wuxu yidhi cabdiraxmaan jabouti yaanu unoqon warqad sidii muuse
Check bachirow wax makataqana odeygi barer yacase filisoferkii ciseha iyo xidigo yaqaankii waxbadan ka sadaliye mustaqbalka iyo casriyeyta?
😊
Sheekhan ismaciil waa habra wadaagii ruma laba walala ayaa kala dhaley haduu cid faaiido ka heleysey isagaa soo dhaweyn lahaa
its unfair inaad saas dhan uga hadlaysan state kamida somalia ha iloobinina in qaybiil walba calan yeshay isaaqna kamidyahay qabiiladas
Waxaas waanu ka horaynay oo anagu qadiyad baanu ku soconaa ee reeraha na copy-garaynayaa ha iimaansadeen jaabojaabadaas kala wadajeeda ee dayacan.
Cirro waa iinu kafogadda ina geele iyo xassan sheikh waa caddowga uguweyn ee qaranka Somalilland wanaag eey Somalilland uhayaan majirto hatu nacaasobo oo jeebka ina geele iyo xassan sheikh ugalo tarikhdda qodhi donta
Sheikhu runta ayuu sheegay djabuti iyo Somaliland dano ayaa kala soodhexgalay lkn shacabku ismahayaan mou eyey Ethiopia iyo Somaliland ayey jabuuti kadhimaty
Somaliland weligeed Somalia lama midoobayso waayo wax faaiido ugu jiraa ma jiraan wax aan dhib ahayn Dawlad fashilantay oo aan weligeed qaban doorasho qof iyo cod ah ...... somalia waxad moodaa in aanay noolaan karin somaliland hadaanay maqan tahay
Wll Somaliland waxa loo aqoonsan la'yahay ogow hal qodob oo wayn baa ku jira meesha waxaana weeye, Somaliland inay go'do layskuma wada raacsana.
Dadkii waqooyiga Somalia laysku oran jiray iskuma wada raacsana gooni goosadka Soomaaliland, waa dhibka ugu wayn oo Somaliland hortaagan,
waanad soo baari kartaa arintaas.
Haddii Afti la qaado war wayn baa soo baxaya.
Waxaad qortey waa wax aad adigu jeclaan laheeyd, laakin Somaliland weey go'i doontaa goor ay noqoto.
Ilaahey baa a hayaa oo isku eegeyaa, sida loo xaasideyo, oo. uu Sheekhan hadleyaa ka mid yahay.
Xasbuna Allahu wa nicma Al wakiil.
Kuwa Somaliland xasdeya Ilaaliya ha ka qabto.
@@AlisaladAhmed Waxan kuu sheegayaa boqolkiiba 85 ayaa codaysay 1967 in aanay ku noqon Somalia, markii Daahir riyaale uu madaxweynaha ahaan 75 % ayaa codeeyay in aan lagu noqon Somalia halkan aad leedahay layskuma raacsana waa faro ku tiris
@@AlisaladAhmed Mida kale waxan kuu sheegayaa in midowgii la eeday aan wax la kala saxeexday aanuu jirin oo Maafiyada Xamar haysataa hadii ay sharci u haystaan waxay tegi lahaayeen maxkamada aduunka lkn way og yihiin in lagaga guulaysanaayo
@@AlisaladAhmed Waxan ku odhan lahaa Somaliland waqti yuuna idiinka lumin ee dantiina ka tashada Somalia wax dawlad ah oo ka jiraa ma jiraan ee waa xaasidnimada Somalida inay Somaliland qab qabsadaan iyagoon waxba hayn
Ilahaw
Ha iyo maya
Mel hayagaga
Yeedh siin
Shalayna
Ciro o aanu
Dabecadisa
Aqoon
Ayuu shalay
Amaan
Ujedinayay
Sh isaka hadale?
Mantana
Ciro yanu noqon
Waraqad la isticamalo?waxanad aqoon
Haka waramin
Iyo doqon
Aanad dabecadisa
Aqoon
Adoomda ilahay
Aya garanaya
Sheekhow kuwa Tegay Djibouti Ciro Ma Diran.
Waxamuse kusanifay ismaciil wa kaligay aan nooladoo horumar hagaadhina maah taadaa sheegtat waa cilaaqa wadaniya yaan runta laga leexan sideemaa wadan u noqonaysan
hogganka jigjiga fadhiya waa la socdaa w hagardaamada oromada iyo in magaalada sumadaa soomalinimo si tartiib tartiib ah looga tirtiro lkn cudur qabyaaladeed oo ah in magaaladaas ay beesha direed leedahy darteed ayey ufiirsanaa maamulka cagjar iyo kuwa la midka ah ayagoo diidaya kana xun in beeshaasi magaalo sidaas istraateji uah ay ku yeelato dawlad degaanka somaaliyeed oromaduna daldaloolkaas ayey ujeedaan
war ileen bilayo war jabuuti dhaman tooda waa jarer
Qofkaani waa cadawga Soomaalida meelwalba ay joogto shanta Somaliya waa iskumid cbb ayuu ahaa ninkaani.
Diridaba waa loo diiday inay noqoto caasimada Somalida historically saas ba jirta
Matuban run adkahada shay😂😂😂😂😂😂
5:50
Ninkaas ayaa mufakir noo ah sidaa u hadlaya. Ninkaa aaminsan Muuse danta wadankiisa iyo dadkiisa waday. Muuse dalkiisa iyo dadkiisa mustaqbalkooda ayuu qatar galiyey. Muuse dantiisa kaliya ayuu ka dhex arkay inuu itoobiya dhul iyo bad siiyo.
Waanu dhaqaledanbe iyo burburis somaliland danve shabuuti soodhex galinin uf kuwasaban nacay ay hayd ismaciil uf
Abdurahman Bashir been isku maweli..
Somaliland don't need Djibouti.
Djibouti it's corruption country 😅
3dex dan oday maxay isku yihiin, waa isku wada ogyihiin
Dictator 23 years Djibouti
Dir aya diidey in somalida looga dhigo magaalo madax marka hadad dowlad deegaanka somali dambigi saraysan war somaliyey oromo meelad jogtanba waydin liqaysaye iska cesha oo shaqo hasinina idinka dhulkena kukoray
Saxiiiiix
Somaliland waa la aqoonsanayaa Taa falanqeeya Xaabooy 😂😂😂😂
Nin xilqaday eed qaaad
israel miyayna cilaaqaad la lahayn wadamada muslimka oo dhan muxuu ka sheekaynayaa odaygani
He Cannot talk for us🇩🇯 nor represent us🇩🇯 in any shape or form. He's not like us🇩🇯
Wadaad kaan waa jaajuus Ethiopian ah somaliyed sida ogaada
Culimada somalida badankodu wa jahilin nolosha adunyada waxa kasocda an war uhayn dhiga dumarka unbay kashekeyan mar walba lakin sheikh bashiir wu ka duwanyhay wa Nin wax badan akhriyay
Caqligaaga ayaa hooseeya wlalo siyaasada dhan qudhun weeye waxii aan wafaq sanayn sharciga rabi ta kale nin kani sheikh laguma sheegi karo waayo gadh kiisa waad aragta waxaa uu ka hadlayo qofku haduu sheikh yahay waa in uu kitaab ka allaah uun ku ee kaado
@cabdilaahidhoolayare8148 wa waxa laga dhadhiciyay culimadu wixi dadka anfacay ifka iyo akhiraba wa inay ka hadlan
Iyado umada muslimintu isdilayso inad dhiga dumarka ka shekaysa Maxy so birinysa?
Laakiin awaan aad iy aad u taageeraya inuu itoobiya soo dhaweeyo siduu muuse ictiraaf ka u waday usii wado wad aanu jaarnay waligood dhib noo mat gaysan nooma gaysan doonan qoxoontigii na soo dhaweeyay waa inaanu cidkaste jabuuti soomaliya aanu oga badnaano itoobaiya qiimayno itoobiya wataas xaqiiqda
Dont look ppl 😂😂😂😂we smart ur worried
Tuug sowdigii la aah lagu duulo somaliland 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Dire dhaba ciise marti buu ku yahay Gurgure aa leh
Shek waligaga manta wad kaldante sorry for history of dire dhawa
Inuu simaciil aanu dhex galin warun laakiin inuu somalita sheekadeedii furo waa dhabarjab way oo somaliland ha taa waaanu diidnay shicibaanan ahay