Masha Allah run ayaad sheegtay Shariif Jeeg Habargidir war kama maqlayan. Marki Xurnimada la qaatay Qaadoyada Somalia 1961 342 Qaadi Shekhaal ayeey ahayeen, Sheikh Cali Shekhaal iyo Xaaji Alifleey iyo Ragg badan ay ka mid ahaayen Sheikh Cilmi. Jeneral Liiqliqate wuxuu ka yimid Basso Giuba asago 15sana jira ayaa Askari qortay asaga iyo kuwa Madax noqday oo kale waxaa loo diray Kenya si ay hal Alifki ugu horeeysay ay ku so qataan
Wlhi Baaba Shariif Jeeg Always Talking about History of Somalia I Meet him in London uk and xamarweyne Sam how he is taking truth but not always ❤❤ good programme adeerka kale waa iska kistoo
Shariif Jeeg Maashaa'allaah xusuustiisa waa joogtaa laakiin odagaga kale xusuustiisu waa jiratay cudur ayaa jira sidi Shariir Jeegna ma aheeyn nin lahaa dareen aragti hogaamin inti soo martayna xusuusti cudur aa ka galay
Dhalintu ma fahmin Karaan waxay ka hadlaysaan ragaan lkn Dee taariikh, waayo aragnimo, jiritaan, umad, Nabad iyo xadaaran Soomaaliyeed. Waayo qurux badan iyo dad qurux badan bay Soo arkeen lkn maanta kuwa jooga waa dadka qalbaddu xirantahay.
Aakuwa dooto waa la yaqaan waa wadada dhex marta safaarada talyaaniga gadaashadeeda ee gasha wasaarada arimaha gudaha kabilaabanta wasarada warshadaha iyo boostada jidka dhex mara ee wadada weyn ee jamhuuriya ee jubb hormarta ayada waxay ka bilaabayaa meeshaas kuna dhamaata wasaarada arrimaha gudaha..
shariif jeeg asharaf maha wa shaanshi gabadhiisa mareykan joogto ayaa inabtigey ilmo u dhashey magaca shariifka dadba iska baxsada ale ha u naxariisto wu dhinta fila waqti hore
Shariif jeeg waa nin reer banaadir taariiqda gobalka ama qowmiyada banaadiriga ka run sheegey waana taariiqyahan abwaanka beelaha banaadiriga.gobalka banaadir waa in laga joojiyaa dhiigbaxa.
Aqua dotto, garage ay leedahay dawladda hoose, wuxuu ku yaala xaafadda Yussuf kawneyn ee degmada Bondere, jidka ka baxa bar laura. Xafaddaas waxaa ku yaala Guriga Abdullahi Isse, Guriga Zope iyo Uenlay.
Odega sheekhalka xasan uu cansanyahay lkn nin adag aa ku aaday hadal dhan waa loo diiday Heesna waa loogi qatimay ( nin xoolo dadaw haysta ha ii amaanin)😅😊
Aqua dotto, garage ay leedahay dawladda hoose, wuxuu ku yaala xaafadda Yussuf kawneyn ee degmada Bondere, jidka ka baxa bar laura. Xafaddaas waxaa ku yaala Guriga Abdullahi Isse, Guriga Zope iyo Uenlay.
Somali dadkaan oo kale ee u baahan tahay runtii oo Nolosha fahansan oo qabyaalad iyo qurun aan lahayn Maashaallaah
Asc shariif jeeg cimri dheer iyo caafimad allaha ku siiyo aamiin yaarabi musawac iyo akuwadooto garan waayay ee 70 jira ah suuqa xoolaha wardhiigleey hadii utagay musawaca was umuuqday aakuwadooto boondheer ayeey ku taalaa shaangaani ma ah an shariif jeeg waxeey udhawdahay isbitaalka weeynaa
Masha Allah run ayaad sheegtay Shariif Jeeg Habargidir war kama maqlayan. Marki Xurnimada la qaatay Qaadoyada Somalia 1961 342 Qaadi Shekhaal ayeey ahayeen, Sheikh Cali Shekhaal iyo Xaaji Alifleey iyo Ragg badan ay ka mid ahaayen Sheikh Cilmi. Jeneral Liiqliqate wuxuu ka yimid Basso Giuba asago 15sana jira ayaa Askari qortay asaga iyo kuwa Madax noqday oo kale waxaa loo diray Kenya si ay hal Alifki ugu horeeysay ay ku so qataan
Wlhi Baaba Shariif Jeeg Always
Talking about History of Somalia I Meet him in London uk and xamarweyne Sam how he is taking truth but not always ❤❤ good programme adeerka kale waa iska kistoo
Ilahay ha barakeeyo ashraafta iyo islaamka ba insha allah
Walaahi shariif jeeg waa runtiis abaa zio Tom wuxuu ahaa ree magaal banaadi
ku dhashay
SHARIIF WAA IN BUUG LAGA QORAA SOOMAALIYEEY INTUUSAN DHIMAN
Summun bukmun fahum laayar jicuun. Waaye nimankan qabsaday munaafaqiin RABBIYOOW Awoodaada noga dulqad yaa Rabbi Aamiin yaa Rabbi.
Banadiri ma ihi laakin i ❤ banadiri
Suudanta yaa keenay somaliya somali ayaaleh burtaqiisna wadankiisa ha aado
@@Som-boy5717777777i776777[7767777io7o7777777(77
O
@@NasirYusuf-wb8eg
Xishood
Runtii aad iyo aad aan ugu faaiday
Walibo tariikh lagu kalsoonaakaro waaye
Noo soo badiya
Beelaha Banaadiriga
Shariif Jeeg Maashaa'allaah xusuustiisa waa joogtaa laakiin odagaga kale xusuustiisu waa jiratay cudur ayaa jira sidi Shariir Jeegna ma aheeyn nin lahaa dareen aragti hogaamin inti soo martayna xusuusti cudur aa ka galay
odagaaaan qamarji waaaaye is difaac ayuu kujiraaa shariif jeeg asna waa weeerar
Wixi Uu Bahan In Laa Soo Celiyo Sharifka Like Suu Tarikhda Magalada Nooga Sheekeyo
Shariif Jeeg waa ku baashaalay odayga. Odayga weligiis Xamar ma iman,
😂😂
Shariif Jeeg. Respect🙏
Jamaal jabiye waa sheekhaal dad magaalo iyo miiba jooga xamarna soo hogaamiyay
legend Shariif Jeeg👏👏👏
Baaba sharifjeed. Cimriga alaha kuu barakeeya duqa usheeg164 ruwaayadaha dhulkaad ku dhigi jirteen shaleema shantaraale shaneema xamar. Laba tallow tagoog ma badiya. Duncan da diisa aqoon
Mashalah xikmad odayaal sharaf iyo ciso
Wakaaladii Biyaha Boondheere
Musawac waa feynuustii maraakiibta Radio Muqdisho
Asc mohamed,iyo sharif jeeg, taariikhda waa mid wanagsan ee noo badiya sheekada 1,2,3,4,........10 Gaarsiiya idacada halga soo daayo
Shariif Waxaan Kultelinlahaa Inuu Qoro Buug Oo Uu Kuqoro Taariikhdii Banaadirigii Iyo Reer Magaalkii Hore
Muqdisha siticmaar iyo kooto an u dhalan waa laga xureeyay dadkeedibana u tashaday
Kkkkk hhhh. Jamaal. Jiwiye. Reer. Wuxuu. Ahaa. Reer. Malable. Awdheegle. Anigoo ah. Korneel Hussein Sheybow. Awdheegle. Degan. Canada 🇨🇦
Jamaal jebiye,shiiqaal gendershe ahaa ,balse dadka banaafiriga la dhaho shabeelaha hoose ilaa warshiq waa islahaayeen
Dhalintu ma fahmin Karaan waxay ka hadlaysaan ragaan lkn Dee taariikh, waayo aragnimo, jiritaan, umad, Nabad iyo xadaaran Soomaaliyeed. Waayo qurux badan iyo dad qurux badan bay Soo arkeen lkn maanta kuwa jooga waa dadka qalbaddu xirantahay.
❤kkkkkkk wallaahi niki kibra wa tug ben maha wayo muminku na kkibro kibirku waa xaran
Awoowe ama Odayga da'da ayaa kadaba timi xagga xasuusta waana wax caadiya waayo arignina nala wadaage lkn shariif jeeg taariikhda xamar/banadir ayuu ka sheekeeye waana ku mahadsanyahay hase ahaatee Somalidii reer magaalka ahaa ee soo dhoweeye waa hilmaame reer mayow dib isugu noqda qacdii qac ama qaxbaa kadanbeese from D5
Waa runtiis ninkaan, maadaamq qof kasta uu leeyahay 30x30 ama 20x20m. Cidda sheeganeysa waa kuwo hadda soo galay 1991
Walaalayaalow inoo soo badiya odayaashan waa ubaahanahay
Aakuwa dooto waa la yaqaan waa wadada dhex marta safaarada talyaaniga gadaashadeeda ee gasha wasaarada arimaha gudaha kabilaabanta wasarada warshadaha iyo boostada jidka dhex mara ee wadada weyn ee jamhuuriya ee jubb hormarta ayada waxay ka bilaabayaa meeshaas kuna dhamaata wasaarada arrimaha gudaha..
Sax waa xaafadeyda aan ku dhashay waaye.
Waa aqaanaa ayuu leeyahay cajiib Soomaali waa kaa indha cadaa
Odeyga waa la qabtay tareeq fican kama haayo xamar mana kala yaqaano muqdisho
Odayga isaga maglada wa imda kuma dhalan
Hooyadey Ayaan Arkijirey Ayadoo Ashuunka Shaanbayda Luubaan Ku Uumiso Waa Sax
shariif jeeg asharaf maha wa shaanshi gabadhiisa mareykan joogto ayaa inabtigey ilmo u dhashey magaca shariifka dadba iska baxsada ale ha u naxariisto wu dhinta fila waqti hore
Madhiman barnamijkan wa mardhow goor muu dhintay
Ninkaa Waa hurdaa doon buu ku yimid 😢😢😢😢
Odaygan koofida wata hadii uu da,Ada,a odaygan kale gaadho wax lawaydiin lahaa majidhee
Shariif jeeg waa nin reer banaadir taariiqda gobalka ama qowmiyada banaadiriga ka run sheegey waana taariiqyahan abwaanka beelaha banaadiriga.gobalka banaadir waa in laga joojiyaa dhiigbaxa.
sharrf jeeg waa nin reer magaal ah odaygaan jaahilka ah isku meel ma wada fadhiisan karaan
Axyaa taarikh please 🙏 wll noso badiya barnaamajiyad nocaasa waliba kuwa shiriifka keep going team xog maal
Aqua dotto, garage ay leedahay dawladda hoose, wuxuu ku yaala xaafadda Yussuf kawneyn ee degmada Bondere, jidka ka baxa bar laura. Xafaddaas waxaa ku yaala Guriga Abdullahi Isse, Guriga Zope iyo Uenlay.
shariif ugu dambeyn waxa la dhahay kistoo ma aamusi kartaa beentada saan u dhageysanayay wa daalay 3:31 mintues walee sharif wa lagu fahmay qabyaalada
Isma dhaantan caqliga waayo hadii lahelo infarasta ragjarka sida wadooyin biyo iyo koranto qofku meshuu rabuu dagkara
Odega sheekhalka xasan uu cansanyahay lkn nin adag aa ku aaday hadal dhan waa loo diiday
Heesna waa loogi qatimay
( nin xoolo dadaw haysta ha ii amaanin)😅😊
Kkkkk Reer Banaadiri hadal laguma gaaro haku baashaalo daa .
War odeygaan wareysigiisa waa macaaaaan Dadka wawayn in wax kaga dhaxlo aya fiican
Kkkkkk shariif jeeg waa runtii.Baarberi yimid waa.badwi.
Labo legends aa is heshay
Aqua dotto, garage ay leedahay dawladda hoose, wuxuu ku yaala xaafadda Yussuf kawneyn ee degmada Bondere, jidka ka baxa bar laura. Xafaddaas waxaa ku yaala Guriga Abdullahi Isse, Guriga Zope iyo Uenlay.
Jamaal jabiye ayaa ahaa Duda magaalada. Sheekhaal gendershe ayuu ahaa
Biyo cuseeb? WA qalad Biyo Nadiif ah ama biyo la cabi Karo. Ba sax ah
Odey Maxamed Dadkiisi Hore Aya Kusoo Darteen Xogmaal Qatar Aya Tihiin Qorshahaan Waxaa Ku Fashilmey C/Salaam Hereri Waadku Mahadsantihiin
shariif jeek shacabka keenya waa kuwa jecel iney muruqooda miirtaan iyo somaliya oo ubadan kuwa jecel qawoow iney wax kuhelaan isuma dhikmaan waa cir iyo dhul inteey isujiraan
Sharif Acuadoto waa Boondhere Busleyda agtiise.
Sharif jeeg waa oday dhaqameed reer Benaadir asal ah, asalkiisana la yaqaano.
Tuug waaye duqaan cadcadka ah, doon ayaa keentay kuligood. Midakale, talyaanigii ayeey la shaqeyn jireen. Waa anoo sheektay Bristol ama London.
Jamaal waa shiqaal gendershe
Odayga beentiisa waa la qabtay. Odaygan been badanaa. Shariif Jeeg waa ku baashaalay odayga
DADKII MAANTA SOO GALAY, IYO MAR MORE SOO GALAY, SHEEKO MEELAHA BANAAN BUUXI AHAA,
JOOJIYA SHEEKADA HABARTEEY HABARTEEY DAA WADDAAN, JOOJIYA.
KA HARA SHEEKADA AFAARE QABIILKA AAD WADDAAN.
AQBALA INAAV 2 CAJUUS TIHIIN OO XASUUS KU NOOL HADDA 😅.
FORGET THE PAST.
Shariif jegoow Ha is daalinin Ninkaan baadiyuu ka imaadaye
Rag culus aa is helay.
Shariif wuxu nooga shekeeyay tariiqdii talyaniga waxa kahoreysay ilbaxnimadii ajuuraanka taasna yaanoga sheekenaayo oo shariifka taariqdisana kahoreysay
Odiga waa la helay jeeg caadi ma aha.
Odigan ma shiiqaalba
Jamal jabiye waa NiN shiiqaalaha
Odaygaan Mohamed tariiqda xamar kama dhageysanaayo shariifka inu ka sheekeyo tariqii xamar.
Shariif Jeek waa nin Cuqdad qaba .
Dhowr mar oo aan arkay asagoo hadla cuqdad qabiil ayuu qabaa nikaas waxaan leeyahay Caafimaad Allah ku siiyo
Runta ayaa ku dhibtaa
Horta wuxuu kahadlayo mad fahamtay dadka gadaal kagaarka iyo indha adeyga iyo reer baadiyo nimo isku darsaday mafamayaan isagu kama hadlayo qabiil lkn wuxuu sheegay xaladihii kaladuwanaa ee dalku soo maray iyo shuruucdii, dhaqamadii uyaalay dadkii deganaa banaadi iyo nawaaxigeeda marka hadaadan ufiirsan fahmi meyside dockahadal hanoqon
Shariif Jeeg waa nin tuug ah oo sinji naceeb ku jiro hadalkiisa dhan waxuu muujinayaa inuu yahay qof xun war aniga dhulka ninkiisa iska leh shalay baa adba timaaday
Shariif jeeg waa run sheeg,
Odayga adeerka (Mukulaal Madoow) was been sheeg.
@@omarabdullahi9804 adiga iyo faraca qaniisiinta aadka soo jeedid ba was afka hayla soo galin
Abgalkan oo dhan itopian ay ahaayen
Ciyaal xamar ciyaal xamar lee fahmi karo
aabo shariif adayga bas kadheh hee wax markaad weey diiso waan kasaa uu leeyahya laakiin hee masoconee hee
ee noo soobadi taariikhda
Adeer wa lahelay
Destruction over destruction
Shariif jeeg faan badanaa! Waxoogaa Talyaani ah ayaa la tuurana! 😢
waw wow wow wow wow wey wey wey 98
Allah Kala Danbeyntu Fcna
TAN CAMAL WAA RABAA INAA BARANO MANTA ODEYAAL BAA IS HELEY WLHI ...
Sharif jeeg odayga waa harowsatay
Aqua Datto, Martini Hospital, Anzalotti. 🎉
Dad imaaday Waa reer Banaadiriga waana dad Persian ah xitaa Carab ma galaan
Odeyga gala bakaraha waaye
Huduf ma yaqaanaa odeyga aad u sheegeysid shariif jeeg
cuqdada ninkaan iyo nacaybka kujira bal ila daawada kuligood waa saas shaqo halaga qabto ninkaan iyo koxdiisa
Sharif jeg xamar xafadisa yuu u yaqana
shriif jeek wakusalaamaysheko amatariiquunoga sheekeeyay lamagoole iyofaradheer waxan aragnay dadtuugsanayo oolamagoodle an ubinay iyukooleh magan alaay ala hakuusahlo laahay wauahlay?
Shariif jeek waa beenloow heesta waxeey ahayd jidka jiiradiis yaan lajooksanin jofantii abgaal jimciyaa jiree
Asxbey wan ku qaldamey iker jeesto an ku qaldayey shariif jeeg wu noola markii igu denbeysay
Shariif Jeeg waa runtiis aqoonyahan malahan caqli mahayan , Kenya waa dad maskax badan
Masawaca waa radio muqdisho agtisa waye
Shariif jeek wa waabsaday odagyga
Kkkkkk dhaaf ha waabsadee.
68 sano ka hor ayuu ka shakeeynayaa qof xasuus leh lee xasuusan karo
❤❤❤❤❤❤❤❤
Reer.xamar qabiil Miya
Shariif sheeg dhulka ayuu lagalay
Shariif jeg waa beentaa aakuwa dooto shangaani maku taalo waa boondheere safaarada talyaaniga agteeda.
Boondheere ayaa ku maqlay .
Xamar asagaa Goofkeena soogalaye ma anagaa soo doonanay
BUULA WARAABE WAABERI WAAYE HADANA WAA LAGA DHIGEY ISKOOL 21 OKTOBAR KAAMBA AMXAARO HADANA XAAFADA CABDI CASIUS
Odaygala yiraahdo Sharif jeeg Waxba kama yaqaano taariikhda xamar , talyaanigaa uu ka sheekeynaayo was hadda dhow , odayga uu u sheekeynayona ma yaqaano taariikhda xamar
Bro deeq darajo waxaan kaaga mahadnaqayaa dadkaan waaya arag ah inaad keento caawa wax badan ayaan ka faaidnay runtii shariif jeeg soo cel celi iyo odaygaan waa laba nin oo waaya arag ah sxb tariikhda somalia shariif jeeg ka wareyso
Shareef jeeg ninkan in u iloowsho haayo u ka faaiideeystay isgoo yar u imaaday xamar wuu kuu sheegay lakin wuu yaqan odayga wuu waabsaday maskiinka
Reer Banadiriga antigone waxaba ka sheegayn , shariif jeeg caqli iyo cilmi ma lahan
Shariif jeeg waxaad weydiisaan yey aheyd Boqortooyadii (UJUURAAN ) ??? Ee la talin jirtay Somalia Aduunkana laga yaqaanay ???
Reer xamrkaa shariif sheeganayo waa eey yemen ha loo tarxiilo 😊
Adiga ey ey dali eh ilmaha xalaal lagu dalin adiga okale 😂
@@KhalidMulla-h3h waa ku fugaa dhilaa ku dhashee
@@KhalidMulla-h3h reer xamar dhan somali maha waa wecelo ajaanib eh
Somali adiga ookale oo wecel eh kunool xaraanta lagu koriyay iyo booka xoolo islaamed boolo reer xamar kabtooda magaartid reer baadiyo 🤣
@@KhalidMulla-h3h reer xamarka waa fugaa aniga
Riwayada kahari weysay ee wey kuhaysata.boodhka riwayada waxa ku sawirna yaa sheegi kara??
Aqoon yahan qaban gaaray Soomaaliya maba lahan sababtoo ah qabyaalad iyo aqoon meel ma wada galaan waliba waxaa ugu daran kuwa geeleeyda asalkoodu ahaa.