Ileyskii la illoobay - Kulliyaddii Lafoole

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 498

  • @Somtechh
    @Somtechh 11 หลายเดือนก่อน +62

    Allah ha u naxariisto. My father was one the graduates of Lafoole in Biology & Chemistry
    May allah grant Jannah to him and his friends.
    Amiin

  • @HanaHussein-y8m
    @HanaHussein-y8m 10 หลายเดือนก่อน +7

    MashAllah .My mother from Somaliland was both a student and teacher. Biology and Home Economics. Ilaahay ha u naxareesto.
    She told me amazing stories of her time in Lafoole. When Education was really Education. Keep the memory a live for those gone and the ones to come insha'Allah great documentary.

  • @MohammedBare-b3h
    @MohammedBare-b3h 11 หลายเดือนก่อน +37

    Shaqsiyan waxaan aniga ku jirey xaruntii lafoole sanadihii 1975 ilaa 1986...salaada jimcaha waxaan usoo aadi jirney masjidka kuliyada lafoole oo imaam uu ka ahaa alaha ha naxariisto shiikh cabdi nuur...waa xasuus...

    • @Akafi_YG
      @Akafi_YG 10 หลายเดือนก่อน +3

      ii faaiideey, xiligaas yaa ahaay wasiirka waxbarashada

    • @alcamaarifardo7334
      @alcamaarifardo7334 10 หลายเดือนก่อน +2

      Alla maxaad wax u soojoogtey😢

    • @mohazzyoung7398
      @mohazzyoung7398 10 หลายเดือนก่อน

      😊😊😊😊😊

    • @mohazzyoung7398
      @mohazzyoung7398 10 หลายเดือนก่อน

      😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

    • @Xogogaal100
      @Xogogaal100 9 หลายเดือนก่อน

      Masha Allah, anigaba waa Masjidkii salaad tii iigu horeysay aan ku tukadey!! Salaan sare LF.

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 10 หลายเดือนก่อน +32

    Sannadkii hore ayaan tagay camuud waa markii igu horaysay waqooyi waadba moodaa lafoole
    Makala garanaysid Man shaa Allah
    Markii aan albaabka ka galay ilmada waan ceshan kari waayay
    Ilaahay waxaanu waydiusanaynaa
    Dalkeena iyo dadkeena kuwa diinta islaam ku xukuma in uu xukunka noogu dhiibo amin yaa rabil caalameen

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 10 หลายเดือนก่อน +2

      Allaahumma aamiin yaa Rabbil Caalamiin

    • @ummabdallahrqyh511
      @ummabdallahrqyh511 2 หลายเดือนก่อน

      Allahuma Aamin

  • @Mooge-baban
    @Mooge-baban 11 หลายเดือนก่อน +35

    Somali journalism at it's best ever. Covering a very important topic MashaAllah nice job

  • @Simran_ashokAshok
    @Simran_ashokAshok 10 หลายเดือนก่อน +3

    MashaAllah waxn hoyadey iyo aabahay wn kamaqli jiray jamacada lafole but this is the first time I've seen lafole. Thank you AstanTV for sharing with us this beautiful history of university lafole.😊

  • @BellaBigDeal
    @BellaBigDeal 11 หลายเดือนก่อน +68

    Thank you astaan as someone who left Somalis as new born, I love to see how our education system use to look like! Also shout out to my abti maxamed jimcale ❤❤❤❤

    • @mohamedfarah6328
      @mohamedfarah6328 11 หลายเดือนก่อน +3

      ظظ😊 ظظ😊 ظ ءسء😊ظظظ ظ ءظسسسسسسسسسسسسسسسسسظء سسس😊س😊سسسس😊😊😊
      .m mص

    • @ahmedsaidegueh4871
      @ahmedsaidegueh4871 10 หลายเดือนก่อน +3

      I like all Asian TV . Ahmed said egueh from Djibouti

    • @xuseenibrahim4070
      @xuseenibrahim4070 10 หลายเดือนก่อน

      Amazing his country in my life naw

    • @osmanmohamedadan1328
      @osmanmohamedadan1328 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@mohamedfarah6328ŕqq❤q
      l

    • @bale_ahmed
      @bale_ahmed 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@ahmedsaidegueh4871😂😂😂😂😂

  • @alhijramedia5547
    @alhijramedia5547 11 หลายเดือนก่อน +19

    Wlhi jaamcadana waan maqly kliya markan arko mise maqlo qof jaamacada lafoole kasoo baxey waxn sawirta in uu yahy qof Cilmi leh oo macalin iyo kasii daran uu yahy Respect😢😢

  • @makahilmead4725
    @makahilmead4725 11 หลายเดือนก่อน +32

    Insha alah, Lafole University will be back again effectively and efficiently by the coming near months, I hope insha alah to be one of members Lafole University.

  • @Mursalshire8400
    @Mursalshire8400 11 หลายเดือนก่อน +38

    Anigoo kufaraxsan inaan maanta dhigto kulliyada waxbarashada ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ex Lafoole waxaan kuhami weynahay in maalin uun dib loofuri doono xaruntaas oo aan bare kanoqon doono insha Allah.
    #Somaliya_Soomaali_baa_leh🇸🇴❤

    • @hindamohamed9406
      @hindamohamed9406 10 หลายเดือนก่อน +1

      Ma jaamacada Umadda ayaa la odhan jiray Lafoole inay kala duwan yihiin ayaan moodayee

    • @nimcushmacalincali9207
      @nimcushmacalincali9207 9 หลายเดือนก่อน +3

      Waxey qeybtii aas aaska u ahayd jaamacada umadda

    • @Mursalshire8400
      @Mursalshire8400 8 หลายเดือนก่อน

      @@hindamohamed9406 hal waaye Lafoole wuxuu ahaa compus kamid ah jaamacadda Umadda.

  • @aidrusbare
    @aidrusbare 11 หลายเดือนก่อน +37

    Waan ilmeeyey qiimo waynaa wadanku siduu ahaa maanta inagaa la inoo soo tahriibi lahaa walahi nasiibkeena inagaa halkaa isdhignay 😢😢😢 @AstaanTV mahadsanidiin 😇

    • @ummaisha876
      @ummaisha876 11 หลายเดือนก่อน +6

      Waa run walaal,Qarankeenii qabyaalad ayaa inagala waynaatay markaasaan cadowgeenii Ethiopia iyo Kenya niri nagu caawiya sidii aan u during lahayn dalkeena iyo dadkeenna ,ilaa maantana waa n ka kabsan la,nahay oo waan kala qaybsanahay .Ilaahow noo miciin oo quluubteena midee.

    • @fordoosabdalla9819
      @fordoosabdalla9819 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@ummaisha876allaahuma aamiin 🤲

  • @Kastaro14
    @Kastaro14 11 หลายเดือนก่อน +25

    @astaantv you did great job, you bring me to watch meaningful program and I hope to see as soon lafoole reopened.

  • @farhaandaacadofficial2228
    @farhaandaacadofficial2228 11 หลายเดือนก่อน +23

    Aabahay macaaan oo imika itoobiya arimo cafimaad u jooga ayaa kasoo qalin jabiyey alle hay caafiyee 🤲🤲

    • @najmomahamed4035
      @najmomahamed4035 10 หลายเดือนก่อน +2

      Amiiin yarabi 🤲

    • @Kashi228
      @Kashi228 10 หลายเดือนก่อน +2

      Aamiin

    • @muktarmohamud937
      @muktarmohamud937 9 หลายเดือนก่อน +1

      Amiin saaxib

    • @AlxYrs
      @AlxYrs 7 หลายเดือนก่อน

      Amiiiin

  • @AyaanmohamedHassan
    @AyaanmohamedHassan 10 หลายเดือนก่อน +10

    Documentary gii iigu caloolxumada badanaa ee aan daawado qof wadani nimo ku jirto baa dareemi Kara waan rajeynaa inaa ka mid noqdo dadka dib wax uga dhiso aniga iyo dhamaan da Yarta soomaaliyeed 😢😢🇸🇴❤

    • @Ali-jama_axmed
      @Ali-jama_axmed 8 หลายเดือนก่อน

      Wll wadaninimo ma jirto hadda reer walba gobolkiisa buu dawlad ku yahay
      🇸🇴 calankan iska dhig waa mid la isugu soo gabado

    • @nasriina12345
      @nasriina12345 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@Ali-jama_axmedreer nimo maxaa kuu tartey waxbarsha free caafimad ma heysad wadooyin biyo nadiif kororonta ma heysated markaa maxaa ay faaido leedahay reer reer ka calanka calalka ay sameysateen nin walba oo madax ka ah waada tuug dhac boobka ummad

    • @Ali-jama_axmed
      @Ali-jama_axmed 7 หลายเดือนก่อน

      @nasriina12345 waa runtaa waxbarasho free ah iyo kotonto mid ma hayo anigu waxaan ka soo jeedaa maamulka ssc khaatumo inaa garanaysid baan filayaa dadkayagu waxay u dhaawacmeen oo u dhinteen calanka buluuga ah lkn halkii nala garab is taagi lahaa mashaaariicdii baa nala ka reebay.
      Marka waa maxay dawladnimada jirta hadii aysan dawladiiba muqdisho soo dhaafayn?

    • @YusuusufkhalidKhalid
      @YusuusufkhalidKhalid 2 หลายเดือนก่อน

      Sidoo kale waxan ka sii naxay siday wali somali wax gu baran qaladka ay ciidamo isku urur sanayaan

  • @gacalmohamud1311
    @gacalmohamud1311 11 หลายเดือนก่อน +25

    Anigoo ku dhashay Deegaanka Lafoole Waxaan ku faani karaa in aan wax ka xareeyay oo aan ka mid aha Ardaydii Dugsileeyda eheyd ee lagu xamaalay Buugaagta iyo Doc Jaamacadii Lafoole

    • @kamata850
      @kamata850 10 หลายเดือนก่อน +2

      xagee lagu xareeyey documentigii lafole

    • @khalifmukhtarmohamed7920
      @khalifmukhtarmohamed7920 10 หลายเดือนก่อน +2

      Waad ku mahadsantahay

    • @warsamemahamoud3853
      @warsamemahamoud3853 10 หลายเดือนก่อน

      ❤⁹ⁿ888⁸⁸❤❤ppp❤⁹❤😅😅😅😅😅😮😅😊ⁿllliⁿ76ulpolimlkl 9😅⅘😅😅​@kamata850 0

  • @SalmanAhmedoIbrahim
    @SalmanAhmedoIbrahim 11 หลายเดือนก่อน +12

    Thank you Astaan TV for bringjng back our forgotten Lasting Eduactional Institute.
    I wish I had the chance to be part of its graduates

  • @Ifraaxaxmedjibriil
    @Ifraaxaxmedjibriil 11 หลายเดือนก่อน +13

    Maansha ALLAAH.
    Runtio waa Taariikh dhaxal-gala oo Dalkeena iyo Dadkeenu soo mareen, walaal

  • @sadikhaji1092
    @sadikhaji1092 11 หลายเดือนก่อน +15

    Laba dareen
    Marna waa ii farxad in aan taariikhdaan quruxda badan oo casharka ah daawado, waanan idin kaga mahadcelinayaa in aad inooso gudbiseen.
    Marna waa murugo, oo heerka aan joognay iyo maanta sida aan nahay marka aan isku eego, waan ilmeeyay wallahi😢.
    Quusan meyno insha allah

  • @طالبالعلم-ظ1ط
    @طالبالعلم-ظ1ط 11 หลายเดือนก่อน +9

    masha allah waa documentry aad iyo aad muhiim u ah, Bulshadana faaido badan uleh mahadsanidiin Astaan Tv .

  • @abdiwahabadam7147
    @abdiwahabadam7147 8 หลายเดือนก่อน +3

    Sometimes when i reflect on how our country was,i become emotional.i hope one day to see the brotherhood of som som Soms

  • @mahadabdirashid7783
    @mahadabdirashid7783 11 หลายเดือนก่อน +11

    Waxaa ammaan &bogaadin mudan Qoyska Prof Kaastaro O bad baadiyey Xogta &documents kulliyadda lafoole Qoyskaas hala abaal mariyo❤.

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 10 หลายเดือนก่อน +7

    Barwaqo ayay soomaali ku jirtey ilaa kuwo RABBI ku ciqabay aduunka iyo Aakhiraba ay cadow nojebiyen oo dowlad iyo ciidan iyo dalba burburiyey RABBI nagu itixamay. Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa Rabbi.

    • @muktarmohamud937
      @muktarmohamud937 9 หลายเดือนก่อน

      Ina adeer dhibta 1969 iyo afgambigii siyad bare ayay bilaabatay

    • @maxamedxuseen1740
      @maxamedxuseen1740 7 หลายเดือนก่อน

      Ma bilaaban, ee iimaanlaawayaal dano ajnabi u adeegaaya ayaa qaranka Soomaaliyeed weerar ku soo qaaday. Haddii ay dawladdii ay necbaayeen meesha ka baxday, maxay wadanka u badbaadinwaayeen? Cadowga ummadda Soomaaliyeed ayey u adeegaayeen. Waxaa nimankii jabhadaha madaxda ka ahaa lagu yiri wax kaste burburiya waan dhisaynaa.

  • @NasirAadan-x1i
    @NasirAadan-x1i 11 หลายเดือนก่อน +3

    aad ayaad u mahasantihiin astaan tv documentary intan fiirsanaayay kii ugu fiicana abid ee aan arko thanks ASTAN TV

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 11 หลายเดือนก่อน +29

    My allah bring it back our country 🙏

    • @aymanwarsame9547
      @aymanwarsame9547 11 หลายเดือนก่อน +2

      Masha Allah waad mahadsantihiin.

    • @Ismailw19
      @Ismailw19 11 หลายเดือนก่อน

      Caqliga koonfur yaalaa maaha mid dal dhisi kara! Lkn waan u ducaynaynaa haddaanu nahay Somaliland.

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 10 หลายเดือนก่อน

      ​​@@Ismailw19
      Soomaali diid
      Akhlaaq xun jaahil ah we don't need.

    • @Ismailw19
      @Ismailw19 10 หลายเดือนก่อน

      @@batulasmail8261 isirka somaliga dhabta ahi waa aniga, yaa qadaadwayn yaa Alshabaab

    • @hajiahajiali4188
      @hajiahajiali4188 10 หลายเดือนก่อน

      اللهم امين 🤲

  • @khadradirie4853
    @khadradirie4853 10 หลายเดือนก่อน +4

    Illahay ha u naxariisto my father one of the Graduates of lafoole in languages/ Arabic and religious

  • @sayakaastaro7630
    @sayakaastaro7630 11 หลายเดือนก่อน +15

    Aabahey Ahmed jim'ale kaastaro Rabow naxariista jano ka waraabi😰🤲🤲🤲🤲

    • @nazerkayd
      @nazerkayd 11 หลายเดือนก่อน +5

      alle how naxariisto taariikh weyn ayuu badbaadiyey abaalkiisana jano alle haka yeelo

    • @libanwarsame5428
      @libanwarsame5428 11 หลายเดือนก่อน +2

      Aamiin.

    • @liibaankasaana9681
      @liibaankasaana9681 11 หลายเดือนก่อน +1

      mohamed wali iyo aabaraa igu salaam saya

    • @Layla6793
      @Layla6793 11 หลายเดือนก่อน +1

      Allahuma Ameen

    • @axmedsixteen8509
      @axmedsixteen8509 11 หลายเดือนก่อน +2

      Ina kastaro aabahaa anigoo yar Baan aqaanay inkastoon qoys kasoo wada jeednay hadana isagoo nool ayaan qurbaha aaday oo wadsanki noolaa burburki ka hor ,
      Allaha u naxariisto waan ogahay inuu dhintay lkn dhaxal fcn ayuu badbaadiyey iyo xogo muhiom ah

  • @sahraahmedkoshin
    @sahraahmedkoshin 11 หลายเดือนก่อน +12

    Very valuable documentary. Well done. Sharing far and wide. Thank you.

  • @fatahwajaale3935
    @fatahwajaale3935 11 หลายเดือนก่อน +12

    Muddo 3 sano kuliyada wax ka baraneye 1 sano I dhineed nasiib xumo waan seegey sababta dagaalka sokeeye, mustaqbalkeyga & dad badan waa lagu ciyaarey , from bad to worse ayaan gelney.dawlada waxaan ka heley waxbarasho free primary to kuliyada Lafoole. Hadda Xaggee laga helaa dunida,waxbarasho bilaash. guul shacabka USC u horseede qarax,barakac,boob, shishiye ,tahriib & kufsi.

    • @GeediAbdi-ue3zi
      @GeediAbdi-ue3zi 11 หลายเดือนก่อน +2

      Qabyaalad baa ku madax martay adina aasaa iska dhigee wadani
      USC kaliya indhahaa ku aragtay oo ku arki waysay SNM , SSDF iyo SPM soo qalbi qabiil ka buuxo maahan 🙆

    • @abdirishiidhassanegag3239
      @abdirishiidhassanegag3239 11 หลายเดือนก่อน

      Wll kula mod baan ahaa. Junior ayaa ii dhamaaday 1991 ayaan senior bilaabi lahaa. Samir iyo iimaan...

    • @NimoAliaboubakar-bj3gr
      @NimoAliaboubakar-bj3gr 11 หลายเดือนก่อน

      USC maahe Siyaad bare ayaa u sabab ahaa oo xukunka isku dhajiyay dulmi iyo guumad dad gaar ahana ku kacay sharcigi Dalka u yaalayna laalay waxkastana xoog iyo maquunin ka dhigay USC kaligeedna maahayn somali wa u dhameed burburkana waxakeenay ila maanta taagan wa taladi oo faraha ka haaday wataas xaqiiqada qofka raba qofka cudur USC qabana ha iska calaacalo

    • @shukrinoah3987
      @shukrinoah3987 11 หลายเดือนก่อน +1

      Waan salaamayaa labadan ardey waqtigaas baan ahaa qeybta beeraha anoo oonayo ayaan daawanayaa Macalim tukaale ayaan ka xasuustaa oo reer borame ahaa ilaahey haxifdiyo haduu nool yahey haduu dhintana firdowsa allaha geeyo amiin

    • @khadradirie4853
      @khadradirie4853 10 หลายเดือนก่อน

      @@GeediAbdi-ue3zi waa qashinkii jabhadaha ahaa ee ma ahayn only USC kuligood baa inagu soo duulay iyadoo ay sii kala darnaayeen oo shisheeya la socday hadana weli ay dhibaato nagu hayaan iyagoo la baxay maamul goboleedyo ina kalaan qoqobay aduunku dagaalo wuu soo maraa laakiin kan Soomaali waa cudur aan baabin oo min madaxwayne ilaa ilmaha dhasha lagu abuuray ilahay Soomaali qabigooda ha ka masaxo qabyaaladan aan ka harayn iyo shisheeye u xamaalkan dhulkooda lagu dulaynayo ee lagu maamulayo

  • @hawahussein498
    @hawahussein498 8 หลายเดือนก่อน

    Maashaa'Allahu. Xamareey soo noqo. waa lagu qaawiyey ee ku soo noqo nabad iyo guul. 🤝Guul, guul. Aqbal Allahu swt. Amiin

  • @khadaribrahimjama9546
    @khadaribrahimjama9546 11 หลายเดือนก่อน +7

    Xaruuntii ababinta aqoonta somaliyeed ee lafoole waxaan ku rajo wayanahay in ay dib usoo noqoto iyada oo qiimaheedi leh , alle ina tuso ubadkeena oo ka aflaxaya .
    Mahadsanidiin bahda warbaahinta astaan ee Nala wadaagtay warbixintan qiimaha weyn .

  • @MaxamedCadde-ln9ni
    @MaxamedCadde-ln9ni 11 หลายเดือนก่อน +2

    Old is gold.
    Noosoo badiya Documentary_yadii hore.
    Mahadsanidiin Astaan

  • @NimoAliaboubakar-bj3gr
    @NimoAliaboubakar-bj3gr 11 หลายเดือนก่อน +2

    Tolkey wacdaan cismaan masha Alllah dad so halgamay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @daadir_ibrahim
    @daadir_ibrahim 11 หลายเดือนก่อน +5

    Thanks You Astaan Tv you are doing for usufull thing I hope that you will continue for more valuable ❤

  • @ahmedcirro5705
    @ahmedcirro5705 11 หลายเดือนก่อน +1

    I was tear really I hope to return it lafole institute if God willing.
    Thank you Astan continue to your useful docementry.

  • @Lakicali-kq3ng
    @Lakicali-kq3ng 10 หลายเดือนก่อน +4

    Waa meeshii aan ku waayay saaxiibkeey cabdikariin axmed diirshe 1992 dii ee aan waayay cid ila qaada ee ilaahay ha u naxariisto

    • @hakemaali5055
      @hakemaali5055 10 หลายเดือนก่อน +1

      Amiin ya rabi

  • @WalbaashJama
    @WalbaashJama 10 หลายเดือนก่อน +1

    ilahay ka baqa siiya creditka cida iskaleh Allaha unaxariisto Maxamed Siad Barre he was the soul leader of the Somali scientific socialism taaso udubka udhigto wax barashadii guuleysatay ee somalia any way this is best documentry thank you

    • @creativemind8924
      @creativemind8924 10 หลายเดือนก่อน +1

      Agreed 💯... Dadku waxay isugu hiiliyaan qabiil uraya... laakiinse anigu Somaliland baan udhashay Mohammad Siyaad Bare inkastoo khaladaad badan wadanka ka galay.. laakiinse dadka ka hoos shaqeeynaya ayaa Daalimiinta ugu waaweyn ahaa... muwaadin dalkiisa jecel buu ayaa..waxay ila tahay way qaban kari lahaayeen madaxdii la shaqeeynayey..khaladkiisana way sixi kari lahaayeen. Hase ahaatee wuxuu ahaaba dal Dhisan buu ka tegay... mooryaan iyo Daalimiin baa ka dambeysey OO wadankii burburisay.. "" Yes I will him Credit all the good things he did for the country.""' .. Madaxweyne kaliya oo ka danbeeyey oo wanaagsani muu sii marin Somalia mana soo mari doono..FACT😢
      Free schools
      Free universities
      Free healthcare
      Iyo weliba wadankeena oo ahaa Afrika wadanka ugu xooga badnaa xagga Ciidanka.. Dhinac walbana ka dhisnaa.
      Ta kale waxa la Dhoofin jirey:
      Sonkorta
      Muuska
      Baastada
      Tide
      Kaluunka
      Daqiiqda
      Hadhuudhka
      Hargaha
      Khudaarta sida cambe laf, papayga, liinta IWM.
      DULI, MACALUUL IYO BAHDILAAD AANAY CAALAMKA WAXBA KA AHAYN SOOMAALIDU AYAA KU HABSADAY...WAA ABAAL KIINA WAAYO NICMADA AYAAANY SOOMAALIYI MAHADIN😢

  • @khalifmohamed7303
    @khalifmohamed7303 9 วันที่ผ่านมา

    Masha ALLAH ALLAH NI XUFDIYO KWA ARURISKA JAMACADA KUBIXIYEN MALKOTHA XOGOTHA IYO MASKAXTOTHA, GULIYESTA

  • @engnor3318
    @engnor3318 8 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah

  • @farxaanmurtiileh3693
    @farxaanmurtiileh3693 11 หลายเดือนก่อน

    Mashaa allaH aad baad ugu mahasantihiin bahda astaaan Tv 📺 xogta aad ka diyaariseen jamacda Umada somaaaliyed Ee Lafoole❤🎉🎉

  • @mrigan24
    @mrigan24 7 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha u naxariisto jaale mxamad siyad bare❤

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 10 หลายเดือนก่อน +2

    ماشآءالله تبارك الرحمن Amina ❤

  • @Xaliimoshireaadan
    @Xaliimoshireaadan 10 หลายเดือนก่อน

    Intii badbaadisay kuliyada oo uu ugu horeeyo prof kaastaro abaalkooda Jana fardowsa alaha Ka yeelo

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 8 หลายเดือนก่อน

    Saaxiibaday oo dhan hambalyeeynaynaa in lafoole la nooleeyey.waa guul u soo hoyatay somaliya.

  • @popular7493
    @popular7493 9 หลายเดือนก่อน +1

    yaa rabi wadeenka noo xafid
    yaa rabi amni nagu arsaaq
    yaa rabi wadankeyga u hiili

  • @essamusa7060
    @essamusa7060 10 หลายเดือนก่อน

    Aad buu u mahadsan yahay astaan tv. Keep it good work.

  • @tahirabdi2000
    @tahirabdi2000 11 หลายเดือนก่อน +4

    Soomalida, jiilkii xilligaa noolaa wax dhaxal ah uguma tagin jiilka hadda nool, dhamaan dhaxalkii looga tagay way cuneyn. Tolow, jiilka hadda nool jiilka soo socda dhaxal ma uga tagi doonaan?

    • @liveyourlifeinlove9273
      @liveyourlifeinlove9273 10 หลายเดือนก่อน

      29 ajiira waxana uu nolahay ina wax kaa badalo xalada naqabsatay oo generation soo socdo naala mid noqonin

  • @anisamohamedabdulle690
    @anisamohamedabdulle690 11 หลายเดือนก่อน +6

    My home lafole just dhax jogaaa❤❤❤

    • @hanaahmed1115
      @hanaahmed1115 11 หลายเดือนก่อน

      Hada kawrn ma shaqaysaa

    • @maalliisaqaali2866
      @maalliisaqaali2866 11 หลายเดือนก่อน

      Ani xitaa waan dagnaa jiray

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 10 หลายเดือนก่อน

    Mnsha allah waa warbixin fiican, wax wayn baan ka ogaadey magaca lafoole

  • @al-qaasimichannl2281
    @al-qaasimichannl2281 หลายเดือนก่อน

    Manshalaah jazaakumalaahu kheyr juhdiga iyo dadaalka ad bixisen inshaalaah way sohagaagi doontaa aad ayan ujeclahay jamacadaas wiligeyna ma araag lakin magaceda aad igu weynaa

  • @axmedtayip3879
    @axmedtayip3879 10 หลายเดือนก่อน

    Waa Mahadsantihiin Astaan.
    Wuxuu ahaa Documentary aan wax badan ka faidnay xog badan oo dhalinyarada manta joogta ogayna ay ka heleen.

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 10 หลายเดือนก่อน

    Maashaa,allaah
    Illaaheey Ajar ha ka siiya
    Dadaalkooda

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 11 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah wa xasuus cajiib ah iyo waayo cajiib ahaaa
    Mahadsanidiin bahda astaan tv shaqo wacan ayaa noo haysaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Anbaro.
    @Anbaro. 10 หลายเดือนก่อน

    Waa xog muhiim ah Baarakallaahu fiikum

  • @creativemind8924
    @creativemind8924 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mooryaanta Wadanka baabi'isay ALLAH ha qabto😢

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 11 หลายเดือนก่อน +3

    Alla Jaamacadi Lafoole hadey soo noqoto waan dhigan lahaa

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 10 หลายเดือนก่อน

    Jaamacadaydii waligay ma ilaawaayo maalin
    uunbaa ku soo noqondoonaa
    In shaa Allah 😭😭😭😭😭

  • @MukhtarabshirIsack
    @MukhtarabshirIsack 10 หลายเดือนก่อน

    Wxan ahy mid kamid ardada jaamacada umada domaliyeed waxana hiiso gaar ah uqabaa inaa mar un arko kuliyadii lafoole ee hoyigii aqoonta soomaaliyeed ❤

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy 9 หลายเดือนก่อน +2

    Asc kulliyada lafoole waxa ka baxay Ilaahay haw naxariistee Saygayga oo la odhan jiray Maxamed Cali Ibraahim iyo saaxiibkiis oo la odhan jiray Rabbi haw naxariistee Yusuf Gacanlow labaduba waxay ka baxeen faculty ga physics and math ❤😢

  • @fardowsaabdirisaqcalifaraxsan
    @fardowsaabdirisaqcalifaraxsan 11 หลายเดือนก่อน +2

    Thanks Astan tv sida aad dadalka ugu bixisen iftiinka qarsanaa mahadsanidin

  • @creativemind8924
    @creativemind8924 10 หลายเดือนก่อน

    Waa runtii ninkaa wadaniyada iyo dal jaceylku ka muuqdo ""'Waa agoontooday Lafoole 😢😢😢

  • @nimoallahi2367
    @nimoallahi2367 11 หลายเดือนก่อน +7

    ani waxaan aan aaminsanahay madaama aanahay shacab oo dhalinyaro wax baratay ama hada wax baraneyso inaan dowlad wax ka sugin ee aan agana wax iska ruurino kadib aan dhisono sabtoo ah madaama aanahay dhlinyaro waan qaban karnaa madaama aan anaga fursad u helin si kuwa naga danbeeyo ugu faaidaan

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 9 หลายเดือนก่อน

    Waa laguminwaayey in laba buug ee manahajka dhan jaamacada ummada dhan ku kaydsanyahzy

  • @cmsomali261
    @cmsomali261 11 หลายเดือนก่อน +6

    Waxa aan rajaynayaa in aan kaalinkayga ka qaadan doono. Waxaan ka mid ahay ardayda Jaamacadda Burco, Kulliyadda Afafka, Waaxda afka Soomaaliga.

    • @aboodmoh7330
      @aboodmoh7330 11 หลายเดือนก่อน

      Konfurta Dhulka Soomalida Cidana kama xigto Dhulkaga weeye waa iman karta walaalo❤.

  • @Ci___se
    @Ci___se 28 วันที่ผ่านมา +1

    18:10 pro caastaro abaal wayn bu inagu lee yayahy AHUN

  • @abdinasserj2022
    @abdinasserj2022 10 หลายเดือนก่อน

    Kheyr Allaha idin siiyo. Hawl I farax galisay ayad qabateen

  • @abdiwahabadam7147
    @abdiwahabadam7147 8 หลายเดือนก่อน

    To see that the brotherhood of Somali society to come back again inshallah

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 8 หลายเดือนก่อน

    Saaxiibkay catalog,guuul lafoole

  • @cristiano-x1g3f
    @cristiano-x1g3f 8 หลายเดือนก่อน

    aad baad umahadsantihiin Bahda Astaan Tv Tani wexeynoo Tahay Dal barasho heer sare eh Hadeynu nahay Dhalinta soomaaliyed ee dhashay qarnigan aadbay noo anfaceysa Barasha mglo kasto katirsan dalkeena inoo soo badiya Docummentry yada

  • @abdinurismail1740
    @abdinurismail1740 11 หลายเดือนก่อน +1

    waxan u mahadcelinayaa Astaan sida wacan ee aad ummadda soamliyed noogu soo bandhigtay taariikhda jamacadda Lafoole, waxana codsanaya in la soo celiyo iyada iyo dhaman

  • @samiamanar5353
    @samiamanar5353 11 หลายเดือนก่อน +4

    My home ❤❤ lafoole 😢😢

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 11 หลายเดือนก่อน +3

    Wey i xanujineysaa inan arko dhul hormarsanaa oo dadkeedii baabi'yen maalin kastaa😢😢😢😢😢
    Dowladu waa iney xooga saartaa soo noolaynta xarumaha qadiimiga ah.

  • @ibrahimjama4667
    @ibrahimjama4667 9 หลายเดือนก่อน +1

    WAXAA ILAAAHAY MAHADIIS AH HADDII DOCUMENTRYGII GACANTA LAGU HAYO WAYKU MAHADSAN YIHIIN IN DADKII JAAMACADDA WAXKA BARTAY INAY JAAMACADDA BADBAADIYAAN XILLIGII ADKAA

  • @IsmaacilAbdi-m6c
    @IsmaacilAbdi-m6c 10 หลายเดือนก่อน

    Macalimiintii lagu dilay waxaa ka mid ahaa prof. Adan kabaweyne.
    ALLAHAY ha u NAXARIISTO

    • @manazilali1751
      @manazilali1751 10 หลายเดือนก่อน

      Yaa daadga dilaayo walaal mafahmin

  • @maanFitaax
    @maanFitaax 11 หลายเดือนก่อน +3

    Waan soo kabanayna I a ee garaadka bulshadu ha shaqeeyo

  • @hemazako
    @hemazako 11 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks astaan document-gan caadi maaha, thanks again 👏

  • @maalliisaqaali2866
    @maalliisaqaali2866 11 หลายเดือนก่อน

    Walaahi waan ilmeeyay my father was one the graduates of lafoole 😢
    Anaga waan tag naa jirnay lafoole 2006-2011😢

  • @mohmoudabdilahiibrahim8362
    @mohmoudabdilahiibrahim8362 11 หลายเดือนก่อน

    woooooooow well prepared documentory. astaan is the best. keep going

  • @abdirahmanibrahim322
    @abdirahmanibrahim322 11 หลายเดือนก่อน +3

    Abid intaan noolaa oon arkayay xog soomaali iyo dowladnimadeeda Ku saabsan waa barnaamijkii ugu qiimaha badnaa runtii aad baan ugu farxay lkn waxaan idin waydiinayaa anagu ma nihin dadkii fursadaas so gaaray waxaan nahay jiilkii burburka kadib lakowsaday oo waxbarashadii dalkeena ee tayada lahayd ay dhaaftay marka ma suurto gashay in manaahijtii iyo buugaagtii ay wax Ka badbaadeen?
    Mahadsanidiin.

    • @Maaliboy
      @Maaliboy 11 หลายเดือนก่อน

      bugaagti lama hayo laakin xogta shahaadoyinka ardaydii ka baxday lahaya

  • @maalliisaqaali2866
    @maalliisaqaali2866 11 หลายเดือนก่อน +1

    Jamacadaan hadii ay siijiri laheyd waxaa huwaa in aan ahaanlaheyn dad hormarsan oo aqoon ahaan iyo diin ahaanba dhisan🙄😔😢
    Waxaa ahaan laheyn lions of Africa 🌍

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 10 หลายเดือนก่อน

    Dib Haloo dhiso🇸🇴oo jaamacadeedii halagu soo celiyo✅💯

    • @Ali-jama_axmed
      @Ali-jama_axmed 8 หลายเดือนก่อน

      Xasan munaafaq koley dhisi maayee nin daarooda baa dhisaya insha Allah

  • @ifiye258
    @ifiye258 11 หลายเดือนก่อน +5

    Kuliyada lafoole waxa dhamaan macalimiin ka ahaa reer waqooyi, waayo reer kuunfurta waa loooga fiicna dhanka aqoobta waxbana kamay dhaxlin Italy, reer waqooyi ayaa looga shaqalaysiiyay dhamaan safaradihii dalka

    • @Maaliboy
      @Maaliboy 11 หลายเดือนก่อน +4

      waxba dhib ah malahan macalinka iyo meesha uu kasoo jeedo

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 11 หลายเดือนก่อน

      Miskiin been lagu habay.

    • @shukrinoah3987
      @shukrinoah3987 11 หลายเดือนก่อน

      Anigaa ahaa ardey inta badan reer waqooyi bey ahaayeen waayo English bey ku bixi jireen lecture kasto

  • @NadiirsalimHaji
    @NadiirsalimHaji 11 หลายเดือนก่อน

    Si.aal ayaan weydin lahaa inta ku xiran barnaamishka jamacada lafoole muxuu ahaa magaceeda MA LAFOOLE mise magackaleey laheed🙏🙏🙏🙏🙏

    •  10 หลายเดือนก่อน

      Lafoole waa deegaanka ey ku taalo Jaamacadda waa kuliyadda waxbarashada. NTEC.
      oo la macno ah National Teacher Education Collage. Deegaankaas Magaca Lafoole waxaa loogu bixiyey
      Dagaal dhexmaray Talyaaniga iyo Dadka deegaanka 1886, oo Talyaani badan lagu laayey , cid Aastana
      la waayey ayaa daadsanaan jiray lafahooda.

  • @abdirashidahmed2725
    @abdirashidahmed2725 11 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanidin. Barnaamij aad u tayo sarreeya oo taariikhi ah.
    Barnaamijkani wuxuu ku fiicanyahay in ardayda waddanka oo dhan iskuulada iyo jaamacadaha loo gudbiyo.
    Mar haddii siyaasiyiinta maanta joogtaa aaney fahmi karin wixii la soo maray iyo meesha laysla marayo midna.

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 9 หลายเดือนก่อน

    Very good,I am proud that I was a register of college o

  • @mohamedelimiali9738
    @mohamedelimiali9738 9 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢 madaxdi hore dadka allah u naxaristoo

  • @alllifematters.a.l.m6696
    @alllifematters.a.l.m6696 10 หลายเดือนก่อน

    Insha allah ani ayaa ugu horeyo socdaalkeygana 2024 ayuu bilaabanayaa Insha allah isoduceeya waa ibraahim nabadoone

  • @HamdaMohammed55
    @HamdaMohammed55 8 หลายเดือนก่อน

    Allaha u naxaristo abahay waxa uu ka baxay lafoole 1980 arabic geography

  • @Amraniprahim559Amraniprahim55
    @Amraniprahim559Amraniprahim55 หลายเดือนก่อน

    Ya allah midowga uma somaliyeed soo celi io horumarkeeda

  • @abdirahmaanxuseen571
    @abdirahmaanxuseen571 10 หลายเดือนก่อน

    mahadsanidin astan allaha idin sharfo walaalayal

  • @yesbossxyzsomaliboy5981
    @yesbossxyzsomaliboy5981 10 หลายเดือนก่อน

    Astaan tv, fadhlan barnamijka noocaan camal noo soo badiya.

  • @kaaha5916
    @kaaha5916 11 หลายเดือนก่อน

    Aad Baan uga heley muuqaalkan Noo soo badiya Meelaha Taariikhda leh ee dalkeena❤

  • @Engr.Duceysane
    @Engr.Duceysane 11 หลายเดือนก่อน +3

    M.a astaan shaqo wacan baad qabateen documentary gan okle nosoo badiya inshaa Allah

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 8 หลายเดือนก่อน

    Hadii la iga codsado ma noolayn kartaa lafoole, I would say yes.

  • @maryancabdullahiaxmed5260
    @maryancabdullahiaxmed5260 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waa arin fiican alxamdullilaah hala hool galo wali sida ugu dhaqsiyaha badan

  • @sooyaalmedia11
    @sooyaalmedia11 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waa taariikh loo baahnaa, mahadsanid astaan, sido kale waxaa halkaan ka cad halgankii wacdaana uu la galay gumeysiga

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 8 หลายเดือนก่อน

    Waan Ka xumahay, Lafoole waa meel aan aad u Aqoonno,.
    Wax walba waa burburiyeen.

  • @rocky4066
    @rocky4066 9 หลายเดือนก่อน

    Allahayow inoo sooceli dowladnimadeena hore oo kale

  • @creativemind8924
    @creativemind8924 10 หลายเดือนก่อน

    SOOMAALIYA ALLAH HA U NAXARIISTO😢😢

  • @bilanalawi814
    @bilanalawi814 10 หลายเดือนก่อน

    اللهم يحفطكم ويحيكم ان شاء اللهً
    1990 . Waxaan wax kabaranayey kuliyada sharciga Jaamacad gaheyr , faculty legge , dadkii xaafada shingani deganey, waxaan u caraney dalka Yemen, hadeyr waxaan deganahay dalka Malaysia, berigaa simister two focully legge ayaan dhiganayey,

  • @deeqosman4618
    @deeqosman4618 6 หลายเดือนก่อน

    Xaqiiqdii waa taariikh mug wayn, Lafoole waxa ka soo baxay dadka bright-san, in dib loo daaro shamacaa Somali ifiyay waa arrin muhiimadeeda leh.