LACAGA YOUTUBE SANADKII TAGAY 2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ม.ค. 2020
  • FG: Muuqaalkaan Muhiimadiisa waa dadka inay ogaadaan xaqiiqda lacagta TH-cam, oo qofwaliba u maleeyo in lacag laga gurto.
    TH-cam ma ahan meel qof xad ku joogaa oo uu kacag ka sameyn karo, haddana markaad tahay SOMALI ama aad AFOMALI ku hadkeyso.
    Haddii aad jeceshahy inaad wax sameyso, muuqaal duubto dadka la wadaagto COMMUNITY dhisto, oo aad wixii ka heshana qaadataa ayaa ka xaqiiqsan inaad lacag u soo doonato kaliya.
    Mahadsanidiin intii Fhantay/
  • ภาพยนตร์และแอนิเมชัน

ความคิดเห็น • 294

  • @hosowpro
    @hosowpro  4 ปีที่แล้ว +202

    FG: Muuqaalkaan Muhiimadiisa waa dadka inay ogaadaan xaqiiqda lacagta TH-cam, oo qofwaliba u maleeyo in lacag laga gurto.
    TH-cam ma ahan meel qof xad ku joogaa oo uu kacag ka sameyn karo, haddana markaad tahay SOMALI ama aad AFOMALI ku hadkeyso.
    Haddii aad jeceshahy inaad wax sameyso, muuqaal duubto dadka la wadaagto COMMUNITY dhisto, oo aad wixii ka heshana qaadataa ayaa ka xaqiiqsan inaad lacag u soo doonato kaliya.
    Mahadsanidiin intii Fahantay

    • @alimacruf5889
      @alimacruf5889 4 ปีที่แล้ว +3

      TH-cam maa ka shaqeysaa qofka ku dhahay markaad sheegtay kaligeey ayan qoslay

    • @aminamohamed9220
      @aminamohamed9220 4 ปีที่แล้ว +1

      Hosow Lagen hore usoco prda

    • @askarjr7158
      @askarjr7158 4 ปีที่แล้ว +2

      walal Osman jir oo joog

    • @cawaalecalawaash2332
      @cawaalecalawaash2332 4 ปีที่แล้ว +1

      Geesi hoosow

    • @mohamedh.4386
      @mohamedh.4386 4 ปีที่แล้ว +1

      Hosow waxaad ka hadshay runtii xaqiiqda jirta. Ale haku dhawro sxip sad noola wadaagto barnaamijyada ... ujeedad muuqaal lii duubo kaliya ama ahan in lacag laga helo ee wa inaad dadkaaga wax ufaa'idaysaaa ta aya ku farxad gelinaya,.... hosow hadliis ayaan ka garaty....

  • @ogaansho
    @ogaansho 4 ปีที่แล้ว +68

    masha allah sifiican ayaad uga hadashay , qodobka ah in ay dadku umalaynaayaan youtubka meel lacagta daadsantahay ama si sahlan ku imaanayso aad ayuu muhiim u ahaa . mahadsanid in badan .

    • @hosowpro
      @hosowpro  4 ปีที่แล้ว +15

      Mahadsanid walaal Ogaansho, si buu cabsi u lahaa mawduucaan laakiin waxbaa igu dhiiriyay 😀😀✌🏽

    • @mahiigaanchannel9367
      @mahiigaanchannel9367 4 ปีที่แล้ว +3

      Cumaraw waxan moodayay in aad adigu muqaal aad Soo geloso mooyee adan dawanba TH-cam magaranyo goor aan aminay fikrdaa qadan 😂😂😂😂😂
      Markaan arkay ogaansho waxaan mooday kanaal Beena ileen waxan aamin sanahay inadan waxba dawan 😂😂😂 waan hubiyay kkkkkkkkkk

    • @iidmaxamednuux3117
      @iidmaxamednuux3117 4 ปีที่แล้ว +1

      Ogaansho waxan ka mid ahay dadka ku daawada runta hadaan kuu sheego zxp wan la yaabaa waxaydu youtuberskiinu lacagta sida ninkan u sheegi waydaan yadoo mar walba la idin waydiyo
      Waxan u malaynayaa inay tahay xaasidnimo somalida ku jirta
      Ma waxaad isleedihiin wuxuu noqonayaa cidhiidh ama waa la idinka caan sanaanayaa ama viu badan heli maysaan sidaan iskadaaya adigoo kaliyana maaha

    • @SAREEYEFILMS
      @SAREEYEFILMS 3 ปีที่แล้ว

      Masha Allah wllken ogansho wll subscribe Ku shuuba channel wllken
      Dhira gaalin siiya

  • @Ruunbashiirofficail
    @Ruunbashiirofficail 4 ปีที่แล้ว +54

    Inta TH-cam aan arkayay adaa ugu hadal iyo qalbi nadif san 100 million ayan ku rajey naàa🙏🙏🙏🙏👍👍

    • @aminajafar1987
      @aminajafar1987 4 ปีที่แล้ว

      Wlhy beentaa maaha! Ishaad ka riday arinka - WAA Nin Goba"imaan kiisa qaba-Cuqdadna-kafog tahay~ Allaha u Barakeeyo-wllkena👍

    • @Ruunbashiirofficail
      @Ruunbashiirofficail 4 ปีที่แล้ว

      @@aminajafar1987 haaa qaali subscribe dhac igu siii

  • @mohamedsaid3763
    @mohamedsaid3763 4 ปีที่แล้ว +5

    Mashalah brother Hosow 🙏 Marag waxan ka ahay inaad tahay shaqsi ka duwan kana tayo sareeya inta badan TH-camr's ka Soomaalida, Rabbi hakugu abaal mariya dadaalkaga, dhiirogelintada, garashadaada iyo wanaaaga la wadaageysa dadkaga saxiib.
    #Kordhi Hal abuurkaga.

  • @rahmadahabo5329
    @rahmadahabo5329 4 ปีที่แล้ว +2

    Hosow qof daacad u ah xirfadiisa youtube alle haku barakeeyo zhp qli xog muhiim ah baad nala wadaagtay jaza kalla🙏❤

  • @monam4602
    @monam4602 4 ปีที่แล้ว +13

    Wooow m.allh wxd tahy qof daacad ah wll Alle hku daayo 👏

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha alh walaalkey osman hosow nollow Ruux Qiimala tahee kuma Qariyo Eebuhu 🌹🙏 hadalka wangsn qslbiga nadifka ah wa sidan isma qariyo Qofka wangsn

  • @houseofhighlights1226
    @houseofhighlights1226 4 ปีที่แล้ว +5

    Wa arintaan ubahna merci walalkay horey usoco ugaas manta kugu soo biray ❤❤

  • @xanfresh
    @xanfresh 3 ปีที่แล้ว

    Bro u r the honest guy aan arko oo run ka sheegaayo TH-cam Channel Revenue ayaa tahay keep going bro.

  • @thuglife6551
    @thuglife6551 4 ปีที่แล้ว +2

    Wn dhowahay abowe thnks qof salax ah baad tahay inshallah wd gareysaa mesha mida ugu fcn alle haga dhigo waxa kheyra waxa walbo oo aad rabto inaad sameyso mustaqbalka mahadsanid marlabad 🥰🥰😘😘😘

  • @queendihama717
    @queendihama717 4 ปีที่แล้ว +9

    Masha allah wll mahadsanid✌❣

  • @filsanaxmed2233
    @filsanaxmed2233 4 ปีที่แล้ว +5

    Hossow wax tahy qof qalbi wagsan allahu xaafido hormar wcn Abti mahadsanid ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @axmeddalqaf8286
    @axmeddalqaf8286 4 ปีที่แล้ว +1

    Osman Hosow wlhi qof daacad Ah Baa Tahay dadka qaar ma sheegan inta Lacag Aa ka helan lkn Adiga wlhi Legend Baa Tahay 🖐🇹🇷

  • @abdiraxiinlmoxamed6901
    @abdiraxiinlmoxamed6901 4 ปีที่แล้ว +1

    Hosow my pro walahi shaqsi waxa tahay dadka waxa sida wacan ifahan sinayo dabadan Aya iska jira oo sikale uqaadanayo ha ujojinin keep going big Respect 🙏🙏

  • @khadraali9177
    @khadraali9177 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaw mashllh hosow waa ninka kaliye ee dadka xaqiqda tusa waliba si rer magalnimo mashllh keep going wllo

  • @AarkaDunida
    @AarkaDunida 4 ปีที่แล้ว +1

    Manshaallah bro ilaahay haku daysto, run baad ka hadashay. Mawduuc muhiim ah ayaa ka hadashay.

  • @KINGSIDAANI
    @KINGSIDAANI 4 ปีที่แล้ว +6

    Hormar wacan walal osman insha allah hadafkaga waa gaareYsa 🙏

  • @dr.zamzamhassan9821
    @dr.zamzamhassan9821 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah wiilkaan daacad waaye qof daacadna ilaahey ma hoojiyo

  • @IbraeliinhoVlogs
    @IbraeliinhoVlogs 4 ปีที่แล้ว +4

    waxaa thy qof ku dayasho mudan ❤️😍🔥 respect ✊🏽 🙏🏾 bro

  • @amorevalogs
    @amorevalogs 4 ปีที่แล้ว +4

    Pro xaqiiqo ayaad kahadashay👍🏼
    One love 👈

  • @ahmedalihusseinelmi5208
    @ahmedalihusseinelmi5208 4 ปีที่แล้ว +1

    Maaaashaa allaah keep going my bro Sax weye runtii arintays

  • @kobcinaftada5333
    @kobcinaftada5333 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah walal hasow Bro waxa tahay qof somali wax kuso kordhiyo waxan ku rajeeynaa guulo badan

  • @MOHAMEDALI-tj4yd
    @MOHAMEDALI-tj4yd 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah qof qalbi nadiif ah aya tahay alle haku barakeeyo wllky

  • @Garasho
    @Garasho 4 ปีที่แล้ว +41

    qaar badan runta kama sheegan waxa youtube ka ay kasameeyan sxb hore mar wacan

    • @hosowpro
      @hosowpro  4 ปีที่แล้ว +2

      waa sax bro. thanks inbadan

    • @cawaalecalawaash2332
      @cawaalecalawaash2332 4 ปีที่แล้ว +1

      GARASHO aydna ku xig dee geesinimada

    • @Garasho
      @Garasho 4 ปีที่แล้ว

      @@cawaalecalawaash2332 waan soo sameynayaa

    • @GeediSahan
      @GeediSahan 4 ปีที่แล้ว

      du bist Mitglied, walaahi Respekt bro @garasho

    • @Garasho
      @Garasho 4 ปีที่แล้ว

      @@GeediSahan danke bruder repect

  • @safasamawada7034
    @safasamawada7034 4 ปีที่แล้ว +1

    Maàsha alllh Tabaaraka allh Runtaa lagu Dhintaa Runbaad noosheegtay wlky hosow

  • @dhaqan25hassan83
    @dhaqan25hassan83 4 ปีที่แล้ว

    Waaaa kahelay runta habka habka waxa.nofahansiisay mashalllah run aahan hami TH-cam sameso wuu igu jiray lkn runhan ma aha meel lagu so ordo maxaa yeelay waqtigu cunay intalagahelayo wax iskuqalmaha ma aha meel biil lagaradiyo ma aha runtii masheeg hadii dadkaga un wax ufa idenesid msshallah run ahantii waxbadan kafadiday vidio waxan islehay waa midkaliya adan kuqasarin 100% waqtiga adgalisay thanks bro

  • @xamaraaweshow6797
    @xamaraaweshow6797 4 ปีที่แล้ว +1

    Insha allaah inaan bilaawo ayaa rabaa guulna ka gaaro

  • @ridwanbachir1439
    @ridwanbachir1439 4 ปีที่แล้ว +1

    Hossow pro😎
    Nin daacad ah zxp horay u soco 💪💪

  • @anisaabdihusein6699
    @anisaabdihusein6699 4 ปีที่แล้ว +1

    Sanad ka wngsn kii hore ayaan u rajeynayaa dhamaan Team Hosow🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @saeddhago2959
    @saeddhago2959 4 ปีที่แล้ว +2

    Best somali TH-camr ever seeN⚡️ hore u soco bro

  • @Akhiridwaan531
    @Akhiridwaan531 4 ปีที่แล้ว +2

    Wllhi bro I Like u Video Background keep going wllhi waa dadaaleysa

  • @zakaashhs4445
    @zakaashhs4445 4 ปีที่แล้ว +1

    Hosow ninka kaliya ugu aqlaaqda wanagsan youtuberada keep forward bro

  • @deqalul9734
    @deqalul9734 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allal walal kabdanaa ku rajenayaa horimar wacan

  • @ProductivewithFatima
    @ProductivewithFatima ปีที่แล้ว +1

    markaaa dawati Ali Abdaal chanalkiisa waxa uu sanadkasa kasameyo iyo cawa waxaa arko isma lahan wlh somalida dhibaaa hesto ilahaw ugargar

  • @ibraahimali6498
    @ibraahimali6498 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah bro Dhiira galinta ku gu jeclahay

  • @kbpost6947
    @kbpost6947 4 ปีที่แล้ว +1

    waa runtaa karti iyo hal abuur ayaa la isaga baahanyahay ee wax bilaash lagu helayo maaha .
    aad baad ugu mahadsantahay muuqaalkan qiimaha leh ee aad nala wadaagtay, runtii aniga wax aad iiga daahnaa ayaan ka daalacday, in aan youtube furto hore waan ugu hamiyey balse in aan markasta xog sugan iyo sida ugu haboon aan ogaado ayaan ka doorbiday .

  • @yasiinmose6346
    @yasiinmose6346 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah wlle alaha ku barakeeyo waxaan kuu rajeenayaa hormar wngsn
    Keep going wllkey

  • @muniramanka327
    @muniramanka327 4 ปีที่แล้ว +4

    Waa mid sax ah wllo, ani mid ayaa hada sameystay muhiimada waa in aa dhiirigaliyo dhalinta sidoo kalane aa la wadaago waxyaabo muhiim ah.

  • @hamzeapokor7575
    @hamzeapokor7575 4 ปีที่แล้ว +2

    #hosow runta kama gabado wlllHi 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻

  • @fartuunwarsame9085
    @fartuunwarsame9085 4 ปีที่แล้ว

    Horumar wacan abowe mhdsanid

  • @maandekhena5610
    @maandekhena5610 4 ปีที่แล้ว +1

    Hadaa kugu soobiray wall sare waana kaafa iday keep going😍😍😍😍😍😍

  • @hamiofficial9884
    @hamiofficial9884 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah walal mahadsanid

  • @shuuriyaqurux1817
    @shuuriyaqurux1817 4 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah guulayo wll Ale ha ku siyaadiyo waan ku garab taaganay

  • @ridwantimo4164
    @ridwantimo4164 4 ปีที่แล้ว +9

    Anigu bari hore ayan dirisle ka ogaady in aan youtube lacag caadiya laga samayn ee magac wayn laga sameeyo
    Waxa loo waalanayaana waa Magac xataa anigaygaa ku darooH😄😄

  • @nacimaiman
    @nacimaiman 4 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah walal Osman Hosow aad ayaa usharaxday TH-cam shaqo waxaa ka dhigan karo qofkii dadaalo taageeroyaal badane ku heysto❤️❤️❤️👍🏿✅🙏🏿

  • @nalkahagio9270
    @nalkahagio9270 4 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid hosow thank you

  • @muhandasofficial607
    @muhandasofficial607 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid captain..

  • @abdirahmanali5545
    @abdirahmanali5545 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks brother aad baad noogu sharaxdey.

  • @deqayazinofficial8753
    @deqayazinofficial8753 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah keep going pro hore usoco

  • @faisalabeey6823
    @faisalabeey6823 4 ปีที่แล้ว

    Ahleeen legend Mahaan waan ku cusbahy 🙏🏾

  • @ilkadigirpro2794
    @ilkadigirpro2794 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw mchalh zxp meshan wakahelay

  • @MEECAAD_MEDIA
    @MEECAAD_MEDIA 4 ปีที่แล้ว +3

    Mancha allah keep going

  • @NashMedics
    @NashMedics 4 ปีที่แล้ว +1

    I love the quality of your videos keep going wllo

  • @YusufAbdiShire
    @YusufAbdiShire 4 ปีที่แล้ว +1

    Guuleyso walaalkey 💪

  • @LiibaanPro
    @LiibaanPro 4 ปีที่แล้ว +3

    M.a keep going bro

  • @salmanabdi6153
    @salmanabdi6153 4 ปีที่แล้ว

    Sax wayee sxb qali 💯✔

  • @abdiabdullahi3827
    @abdiabdullahi3827 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc asxaabta qaliga ah sxb hore usoco insha allh guul iyo gobonimo

  • @hassancadaawe4266
    @hassancadaawe4266 4 ปีที่แล้ว +1

    Tnx wall wanku xiranhy channel kaga waxaana ka helaaa dhiira galin 🙏

  • @KHALIIFMEDIA100
    @KHALIIFMEDIA100 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid zhp

  • @xasannuur3984
    @xasannuur3984 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going pro thanks

  • @ahmadmurtiyaqaan2695
    @ahmadmurtiyaqaan2695 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @wanaagzamechannel5723
    @wanaagzamechannel5723 4 ปีที่แล้ว +1

    Hore Usoco wlla 💯💯

  • @saadiqyare1776
    @saadiqyare1776 4 ปีที่แล้ว +3

    Hosow waad mahadsantay wlo ❤

  • @dhagasolbahja3804
    @dhagasolbahja3804 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah wll daacadi ma hungowdo waxaan rajeynaa inaad kagaarto heer iskufilnaansho ah TH-cam channel kaaga Inshallah bro 👌👍

  • @nedjaaadam1579
    @nedjaaadam1579 4 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allah GuuL wlalao

  • @abanur3163
    @abanur3163 4 ปีที่แล้ว

    Hosow sxb waa mahadsanthy sidaad xaqiiqada Nola wadagtey anigana waxan ka codsan laha inad Naga cawiso hbeynta videosyada laso geliyo TH-cam ka sida lo habeeyo adna ka qeybqaado hormarinta xirfadaha fans kaaga horey u soco bro

  • @canabeeyfruitplatter8859
    @canabeeyfruitplatter8859 4 ปีที่แล้ว +1

    MashAllah thanks walal hormar kurajenaa

  • @rayaanruunahmed545
    @rayaanruunahmed545 4 ปีที่แล้ว +2

    Intada allah ku barkayan wlle

  • @Fayad-Moalimo
    @Fayad-Moalimo 4 ปีที่แล้ว +3

    M.A great idea Alankaayny

  • @deeqoofficiall
    @deeqoofficiall 4 ปีที่แล้ว +1

    Shugran walalkey mahadsanid

  • @abdinasirm6440
    @abdinasirm6440 4 ปีที่แล้ว +1

    War cad ku hadashey thanks sxb

  • @umaqalidiyoabuqalid
    @umaqalidiyoabuqalid 4 ปีที่แล้ว

    Mashalaa walal

  • @yasminhassanmohamed5824
    @yasminhassanmohamed5824 4 ปีที่แล้ว +4

    Keep going bro

  • @mustafebn14
    @mustafebn14 4 ปีที่แล้ว +2

    Walhi sida wangsn Oo Noo gu faaidyso waan kaga mahd celinya bro

  • @AhmatYoung
    @AhmatYoung 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah
    Keep going bro

  • @aliawad9607
    @aliawad9607 4 ปีที่แล้ว +1

    Good you are very proffisionel

  • @mohamedmakaraan2067
    @mohamedmakaraan2067 4 ปีที่แล้ว

    Alan aaw horey u soco 🙏🙏🙏🙏

  • @Miskidagan
    @Miskidagan 4 ปีที่แล้ว +1

    Hosow pro walaal hadda ayaa arkay your video . You touch it a lot points keeper up. By the way and i subscribe it 😍

  • @umusomaaalimohamed5628
    @umusomaaalimohamed5628 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah waa mahadsantahay hosow pro .hada le sifiican u fahmay TH-cam ka

  • @Awesome-ww7zj
    @Awesome-ww7zj 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid pro

  • @umaqalidiyoabuqalid
    @umaqalidiyoabuqalid 4 ปีที่แล้ว +1

    Walal waad mahad santahay biliis isgaraab sheer

  • @CaliMama-qk5hv
    @CaliMama-qk5hv ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @iidmaxamednuux3117
    @iidmaxamednuux3117 4 ปีที่แล้ว

    Hosow pro ad bad u mahad santay
    Dariq ayaad youtuberska u furtay ay kaaga dayankaraan Tusaale fican ayatahay
    Hore usoco zxp

  • @sirali579
    @sirali579 4 ปีที่แล้ว +2

    Aniga mar dhow ba kugu so biiray sxb aad baa aaga helay channel kada waxa tahy nin hami leh keep going🙏🙏👌

  • @madeymadey6893
    @madeymadey6893 4 ปีที่แล้ว +2

    janalka masha allah

  • @Myworld-dn1nt
    @Myworld-dn1nt 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi bro the reason why aan marwalbo uu firsado videos kada aan uu jecelhy waa always waxa tahay qof jecel dadka klae inee hormaran oo wax walbo uu awado ku help kareyo nolow you are my role model

  • @TXarardheere99
    @TXarardheere99 4 ปีที่แล้ว

    Waa. Clip wngsan bro. Wax. Yaalo. Kle. Oo. Lamid ah kuwaan ina kuso darto rajeena sababto dadkeena. TH-cam qalad ka fahmeen waqtigooda muhiimka ah. Ku lumiyeen qiyaaligana ine iska dhaafsan kula talin lahaa

  • @azmaahmed6486
    @azmaahmed6486 4 ปีที่แล้ว +1

    Horumar wcn baaan kuu rajeynaynaa wll

  • @Fodcade-Forever
    @Fodcade-Forever 4 ปีที่แล้ว +3

    Aad iyo aad walal hoosow
    Nolosha kuma ciisho

  • @Somtechnology
    @Somtechnology 4 ปีที่แล้ว +1

    Hosow lpx allaha ku dhwro runta baad ka hadashay

  • @hassanjacyl4038
    @hassanjacyl4038 4 ปีที่แล้ว +1

    masha,allah horay usoco

  • @xamseibraahim2814
    @xamseibraahim2814 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh

  • @CM-fg7rt
    @CM-fg7rt 4 ปีที่แล้ว +1

    Thankz pro Ozman hossow

  • @Bulshoween
    @Bulshoween 4 ปีที่แล้ว +3

    sax mashaALLAH

  • @hikmarashid1729
    @hikmarashid1729 4 ปีที่แล้ว +4

    MashaAllah

  • @maxamedofficail185
    @maxamedofficail185 4 ปีที่แล้ว +1

    Walaalo ihy Baan idinku dhaarshe wllken aynu gaadhsino 100subcribe waayo wuu qalmaa wllky hore uu soco Hana niyad japin weligaa wllky 💞💞💞💞

  • @ladanm8329
    @ladanm8329 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks 🙏🏽 walalo

  • @abdikaafimohamuud3903
    @abdikaafimohamuud3903 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah bro si fcn aniga just ayaan kusoo biiray

  • @SiciidAbshir73
    @SiciidAbshir73 3 ปีที่แล้ว

    Su'aalaha seed isku tihiin
    ka jawaab suaasha youtubekayga taala

  • @cabdijapaarmuztave7597
    @cabdijapaarmuztave7597 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going pro