SHARXAAD:WAA MAXAY FACEBOOK RIGHT MANAGER, SIDEE AYAADNA LACAG UGU SAMEYN KARTAA?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • SHARXAAD:WAA MAXAY FACEBOOK RIGHT MANAGER, SIDEE AYAADNA LACAG UGU SAMEYN KARTAA?
    LINK HOOSE RAAC SI AAD U BUUXISO FORMKA RIGHT MANAGER
    rightsmanager....
    © Copyright Disclaimer: Abdijaliil Osman
    / cabdijalilosman
    abdijaliil.com/
    / abdijaliilosman
    / abdijaliilsamow
    Description
    Hello, Selaam,Selaam Welcome to my TH-cam channel I am Abdijaliil Osman , An African Journalist Producer@BBC News
    Former Reporter, Cameraman, and Editor. at Horn Cable TV.
    Former Head of Programs at Star Television Network (STN)
    Former News Anchor at CNA Somali Tv
    A former reporter at Radio Voice of Oslo - FM 99.3. (Norway)
    Based in London 🇬🇧.
    For business purposes, you can reach me
    Email:abdijalilosman@gmail.com
    Our TH-cam channel: www.youtube.co....
    Facebook: / abdijalilsamow
    Thank you for joining us: please subscribe and like our channel, it will help us continue our public services.
    #subscribe
    #share
    #like
    #comments

ความคิดเห็น • 26

  • @saciidfantasticofficial3351
    @saciidfantasticofficial3351 ปีที่แล้ว +4

    Sida loo dalbdo xayeesiinta so samey wllka ❤

  • @hodanhassannor
    @hodanhassannor 5 หลายเดือนก่อน

    Abdijaliilow inaad i cawisan rabe inten kala so hadla

  • @Kafipage143
    @Kafipage143 ปีที่แล้ว

    @abdijaliil walal Codka Wuu gaaban yahay waxaan rajaynayaa in hada ka dib aa soo dheerayn doontid😁
    Well Done Pro❤

  • @abdiselamsultan
    @abdiselamsultan 7 หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsantahay wll
    Lkn waad ku fogaataa Warka masoo koobtid teedakale Erayada aad luuqada Englishka ku sheegayso mecnahooda ma sheegtid sidakale waad fiicantahay

  • @SahanRaac
    @SahanRaac ปีที่แล้ว +1

    14:53 muqal runti i anfacay

  • @Sheeko-Cusub
    @Sheeko-Cusub ปีที่แล้ว +1

    Ustaad Cilada Pre-enrolled issue inaa iga xaliso rabaa pls

  • @mohamedahmedhussein2921
    @mohamedahmedhussein2921 ปีที่แล้ว

    Ustaad waxbadan waan kaa faaiday 3 muqaal aan kaa daawaday waana mahadsantahy.
    Waxa dhanka pag FB iga haysta cilad xageen kaala soo xidhiidhaa

    • @Barkhad181
      @Barkhad181 9 หลายเดือนก่อน

      Location miya

    • @Abaalfx
      @Abaalfx 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@Barkhad181 Location Ka maxaa Ka rabtaa...Ma Cilad Bixisaa

  • @raqiibrb5
    @raqiibrb5 ปีที่แล้ว

    wll muqaal kasoo sameey sida xayeesiinta looo dalbado aniga labo mar ayaa isku dayay balse waa la iga soo diiday markii igu danbeyse policy issue ayaa lagu haysaa cml fadlan muqaal ka soosamey waa codsi mahad sanid

  • @MunasarQadar-dm4vl
    @MunasarQadar-dm4vl ปีที่แล้ว

    Ustaadii waa mahad santahy waxa aad naga haqab tirtay waxii chanalada ajaanibta aan uraadsan laheyn waxaane tahy soomaligii ugu horeeyay ee fecabook naga haqabtirA

  • @AbdiyasinYaska
    @AbdiyasinYaska 9 หลายเดือนก่อน

    Dyr

  • @abdiaziiz495
    @abdiaziiz495 ปีที่แล้ว +1

    Sxp hadii aan isticmaalo video copy righ ku xeran anoo xayaysiin ii saran kwrn dhibaato miyaa iiga iman karto hadii aan ka saara video ama delete gareya iyadana dhib miyaa iiga iman karo qof kastoo aqon u leh ha iiga jawaabo ???

    • @Abdijaliil
      @Abdijaliil  ปีที่แล้ว

      Saaxib Haddii Aad xayeeysiin haysato iska ilaali Video copyright leh.
      Isla markaa dhib kaagama imaan karta balse waxaa laga yaabaa in ilaa Seddax copyright haddii uu kugu dhaco lagaa xirto xayeeysiinta.

  • @Barkhad181
    @Barkhad181 7 หลายเดือนก่อน

    SIDEE loo apple manager

  • @Daadah
    @Daadah 5 หลายเดือนก่อน

    Abowe sual whtspp bussnis lacag malakasameeya waxaas meelaha lawadaa

  • @Ali-f9f2s
    @Ali-f9f2s 8 หลายเดือนก่อน

    bro i need right manger page plz help mee my counrty not elibil plzzzz

  • @KHAATUMOTV24
    @KHAATUMOTV24 ปีที่แล้ว +1

    Sxv xaga codka ayaad ka liitada kor uqaad

  • @skimoha11345
    @skimoha11345 ปีที่แล้ว

    Sxb somaliya baan jogaa haduu ciwaankaygu dadbadan daawadaan lacag makala bixi karaa

    • @Barkhad181
      @Barkhad181 9 หลายเดือนก่อน

      No

  • @haashimomar2840
    @haashimomar2840 ปีที่แล้ว +1

    Sxb muuqaladan soobadi

    • @Abdijaliil
      @Abdijaliil  ปีที่แล้ว +1

      InshaAllah Saaxib

    • @saciidfantasticofficial3351
      @saciidfantasticofficial3351 ปีที่แล้ว

      Saaxib sida xayeesiinta loo dalbo iyo sida accoun loogu wareejiyo qof dibada ku jogo

  • @salaadbobe
    @salaadbobe ปีที่แล้ว

    sxb snapchat permanently locked aa la iiga xiray inta muqal qaldan sodhigay xal maleeyahy