Youtube-ka lacag intee la'eg baa laga sameeyaa?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ย. 2024
  • Raali galin Video-gii hore cillad baa soo gashay dhamaadkiisa, qaybtii youtube-leyda Afrika khuseysay ayaa khakhal soo galay. waa in video-ga oo dhan la saaraa oo kii saxda ah la soo galiyaa. Daawasho wacan
    Dad badan waxay is weydiiyaan youtube lacag intee la eg baa laga sameeyaa? Maxaa laga wadaa subscribe ii saara? Share ii dhaha? Maxay tahay shuruudaha la iska rabo si vidio-daada xayaysiis u helaan?

ความคิดเห็น • 53