Sida iPhone ka loogu duubo Youtube video qurux badan - Step by Step

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 มิ.ย. 2023
  • Muuqaalkan waxaan kaga hadli doonaa sida aah mobile kaaga ugu duubi laheyd video qurux badan, qalabka loo baahanyahay iyo camera settingska iPhone ka.
    iPhone videography
    #smartphone videography.
    Sida microphone loogu xiriiriyo iPhoneka: • Sida Microfone loogu x...
  • เพลง

ความคิดเห็น • 24

  • @Islaam252
    @Islaam252 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs waraxma (TULAAHI) wabarakaatu

  • @MOHAZ-GEMIN
    @MOHAZ-GEMIN 8 หลายเดือนก่อน

    Thankis

  • @Daadir-media
    @Daadir-media ปีที่แล้ว

    ma.

  • @Suhaybabdulqadir43
    @Suhaybabdulqadir43 ปีที่แล้ว +1

    THANKS WLL NOSOBADI ADO NADHIRI GALINAYA ZXB QALI

  • @khadkaoogle4754
    @khadkaoogle4754 10 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid saxib

  • @HANDSOMALI
    @HANDSOMALI 10 หลายเดือนก่อน

    Wll mida naga cajistay fidayowa nosoduba nan dhiragali❤

  • @xikmadofficial
    @xikmadofficial ปีที่แล้ว

    Thanks wll

  • @Mayaastories4556
    @Mayaastories4556 ปีที่แล้ว

    ❤️🥰💜Masha Allah

  • @user-pk5dx8ju8i
    @user-pk5dx8ju8i ปีที่แล้ว

    Masha allaah alle ku barakeyo aduun iyo aaqa waan kaa faa iiday wax badan

  • @KING-MOHA
    @KING-MOHA 8 หลายเดือนก่อน

    Ustaad nalka meqa waye qiimihiisa

  • @user-pk5dx8ju8i
    @user-pk5dx8ju8i ปีที่แล้ว

  • @CadnaanAliHuseein
    @CadnaanAliHuseein 10 หลายเดือนก่อน

    M.a zxp mahad snid efoon kali yah miyaa Mise samsoon

    • @AbdurahmanYarow
      @AbdurahmanYarow  10 หลายเดือนก่อน

      Bro iPhone IOS & Android (Samsung) wa uu ku shaqeynayaa

  • @writingsbyhani
    @writingsbyhani ปีที่แล้ว +2

    Asc
    Si qas ahh aan kugubahanahay
    Inte kagala so xirira

    • @AbdurahmanYarow
      @AbdurahmanYarow  ปีที่แล้ว

      Wc wll
      Waxa igala soo xirir karta instegramka aman whatsupp ka

    • @writingsbyhani
      @writingsbyhani ปีที่แล้ว

      ​@@AbdurahmanYarowwatsup kaagaa Mahato bro seen Ku.helaa

  • @user-uh9tv7jg9n
    @user-uh9tv7jg9n ปีที่แล้ว

    Cameradha manual iPhone bees Miya mase android hita isojawab fadlan

    • @AbdurahmanYarow
      @AbdurahmanYarow  ปีที่แล้ว

      Android ka xitaa wa muhiim inaat manual aad u isticmaasho

  • @Haniahmed-yc9hm
    @Haniahmed-yc9hm 11 หลายเดือนก่อน

    Azc ustada AirPods maku duubi kwrn TH-cam iso jawap

    • @AbdurahmanYarow
      @AbdurahmanYarow  11 หลายเดือนก่อน +1

      Wc wll haa waa lagu duubi karaa airpods lkn app orginalka ma isticmaali kartid waxa uu ku shaqeynaa inaad so degsato app la dhaho filmic pro. Qaabka loo isticmaali karo cashar ayaan ka soo sameynaa

    • @Haniahmed-yc9hm
      @Haniahmed-yc9hm 11 หลายเดือนก่อน

      Thank you wllo wan sugaye

    • @Haniahmed-yc9hm
      @Haniahmed-yc9hm 11 หลายเดือนก่อน

      Allah ku sharafo wllo in aan TH-cam noqodo ayaa raba inkaso aan cabsi igu jiirto uma joojino

    • @AbdurahmanYarow
      @AbdurahmanYarow  11 หลายเดือนก่อน +1

      Waxba haka baqin, kaliya waa sedexda video waaye kadibna waad la qabsaneysaa, horay u soco wixii waana ku faraxsanahay caawinaada aan ku caawiyo wllo

    • @Haniahmed-yc9hm
      @Haniahmed-yc9hm 11 หลายเดือนก่อน

      Wll Mahadsanida inshallah markan bilaabayo ayan ku so waydiinsanaye wano