IMISA LACAG AYAAN YOUTUB KAHELAA BISHII WAX LAQARINAAYO MALEH MEESHA FURSAD AYAA TAALO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 324

  • @warsamesiyad1203
    @warsamesiyad1203 ปีที่แล้ว +103

    Ilaahayow owlaad saalixin ah nasii aniga io inta ila midah🤰🤱🤲👸🤴💯

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  ปีที่แล้ว +10

      Aamiin yaa allaah alaha kusiiyo wllo

    • @hamdeyahmed7061
      @hamdeyahmed7061 ปีที่แล้ว +2

      Allaha kusiiyo walashy

    • @NagadMcalin
      @NagadMcalin ปีที่แล้ว +2

      Amiin YaRabil calamiin.

    • @KOKOBULLE-it5e
      @KOKOBULLE-it5e ปีที่แล้ว +2

      Aamen yaa rabi abyo congratulations 🎊 👏

    • @quenraxma292
      @quenraxma292 ปีที่แล้ว +2

      Amiin bye ilma badan oo baariya allaha kusiiyo

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e ปีที่แล้ว +49

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🥺🕋

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam

    • @farhiajama5556
      @farhiajama5556 ปีที่แล้ว

      SCW SCW

    • @sahaarqalbi4525
      @sahaarqalbi4525 ปีที่แล้ว +1

      Salalahu calayhi wasalam ❤

    • @muqtaarcali7155
      @muqtaarcali7155 7 หลายเดือนก่อน

      Salalaahu calayhi wasalam

  • @Bile24335
    @Bile24335 13 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah

  • @nuurtoosmaan9480
    @nuurtoosmaan9480 ปีที่แล้ว +20

    idinka allaaah ha idin barkeeyo ani ma jecli social media melee ka kheer bdn allaaah ha igu aadiyo insha allaaah

  • @amrannuuribrahim4588
    @amrannuuribrahim4588 ปีที่แล้ว +10

    Ayaan gobdoon wllhi gop ba thy xbbti sida runta ugu hadashida marwalba adna no dhiiro galiso xbbto hormar wacan ku rajeyna

  • @nimcomohamed2121
    @nimcomohamed2121 ปีที่แล้ว +8

    Lacagtaas aad ka heleeso ilhy hakuu barakeeyo aamiin 🤲

  • @bashiircabdi1856
    @bashiircabdi1856 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah gabadh adag baad tahay walaal Ee guuleyso

  • @ikranquruxchannel9540
    @ikranquruxchannel9540 ปีที่แล้ว +13

    Waat qaalbi wanagsantahay aniga waat idirigalasey maadama an you tuber cusub ayaan ahay jizaakaAllahu kheir

  • @kadroahmad7924
    @kadroahmad7924 ปีที่แล้ว +6

    Mashalah ✊👏👏👏👏👏👏✅✅✅😎👍well done ✅ ilahey hakuu siyadiyo cafimadka iyo waxa jeceshahayba barawo ❤✊✊✊👍👏

  • @ifrahbarre2667
    @ifrahbarre2667 ปีที่แล้ว +7

    Ayaan masha Allah dacadnimaadii oo qofa😍😍😍😍

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 ปีที่แล้ว +7

    Maasha Allah alaha ku barakeeyo qof qalbi fiican ayaa tahay

  • @Roodo123Xareed
    @Roodo123Xareed หลายเดือนก่อน

    Vidgaan maraa ubaahnaay iha soo hor bxy waa mhdsnghy wldhey❤

  • @AminaAwil-o5x
    @AminaAwil-o5x หลายเดือนก่อน

    Muuqaalkan maantaa arky wlshy mahadsnid dhiiri galin badan ayaan ka hely waana usocdaa insha allah ❤

  • @bushrahassan8885
    @bushrahassan8885 ปีที่แล้ว +3

    Shukran abyo sida ad no dhiri galisey jazakllhu qeyran

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 ปีที่แล้ว +8

    Thnks sister ayn jimco wanaagsan

  • @mariamedia2460
    @mariamedia2460 ปีที่แล้ว +4

    Alla ayaaneey shekoyinka wa igu socdane noso badi youtuberad in an noqdo ayan rabaye

  • @sadraismail
    @sadraismail ปีที่แล้ว +6

    Asc abaayo masha allh aad baan kuugu xiranahy hbtii ıntee kalasoo xariira waa kuu baahanhy hbbtii

  • @hodoadammohammed6002
    @hodoadammohammed6002 ปีที่แล้ว +6

    masha allh gabar daacad ah ayaa tahay sister

  • @dhoolabdi1
    @dhoolabdi1 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah ❤

  • @HabiiboHusseinMBahal
    @HabiiboHusseinMBahal 10 วันที่ผ่านมา

    Asc ayaan gobdoon waad mahadsanthy my sister manta runta ii sheegty waayo gacan hoorsi ahay waalid wax maku taro nafteeda wax uma taro hadan rabay in aan istaago oo fadhiga kaco TH-cam furta waxaan so booqad TH-cam side looga helaa ka dib adaan ku fiirsady thanks so much my sister 🎉❤ markaan bilaaba asxaabtaad ayaan ka rabaa in ey i garab qabtaan ayagow mahadsan asxaabta ayaan gabdoon maalinkaan TH-cam so furta wan idiin ku tashanaa i.n

  • @Bile24335
    @Bile24335 13 วันที่ผ่านมา +1

    Bal aniga 1000 igaarsiiya wlltyal

  • @HaliimaElmimahamuud
    @HaliimaElmimahamuud 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha alh dhiiri galin kahelay adina horo usoco walshey caafimadna kuwaar insha alh

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 ปีที่แล้ว +2

    Asc wr wb Ayaan Goobdoon Ayaan kuu barakeeya TH-cam Jizakallah qeyr

  • @UmuyaxyeChannel
    @UmuyaxyeChannel ปีที่แล้ว +13

    Abaayo aad ayaad u mahadsantaha youtobe cusub ayaan leeyaha waana dadaalayaa inshalah editinka aad ayuu ii dhibaa mar walba inaan wax soo galiyo waan jeclahay waana iga halaabaa markaasaan ka niyad jabaa cilada mataleefankaa ma aplicationkaa maaqaan meel leyga heysto taleefankeyguna wuu liitaa saan maleynaayo wax igu dhaamana maarag saaxibul ciyaal aad u ciidan xun ayaan ahay dadkana inaan dhaxgalo waqtiga iima saa maxayo marka abaayo waxaa tahay gabar walaashey ah oo aan ku xiranahay aadna dhiirogaliteeda aan ujeclahay hadaad igu caawini karto youtube igu caawi dhinac walbaba hanoqoto aniga marwalba gabar walaashey ayaatahay hadaad i caawiso iyo hadii kalaba kaama xumaanayo noloshuna kuma ciisho abaayo horay usoco

  • @farhiyaabdiwali7298
    @farhiyaabdiwali7298 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allahaa alaha kubarakeeyo

  • @zoyaquruux1466
    @zoyaquruux1466 ปีที่แล้ว +2

    Mash allaah qof qalbi fican tahay shekoyinkada tv scren ka dawada hada mar telfunka inkasti hada ka hore comment qaldan an kuso qoray qof qalbi ficn atahay habaryaray keep going

  • @sulekhahassan7439
    @sulekhahassan7439 ปีที่แล้ว +2

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @idilbiibaaye6319
    @idilbiibaaye6319 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan gobdoon gob baad tahay abaayo daacad nimadaada illaaahay meel meeshaan ka dheer haku gaarsiiyo 1M inshaa allaaaah

  • @asmaahmed4575
    @asmaahmed4575 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah qof daacadda weyan Alle ha ku caawiyo baayo

  • @zuhurzayooni
    @zuhurzayooni ปีที่แล้ว +2

    Mansh allah abyo wan runta taas ilahay haku sharfo mcney ❤

  • @caishacuud6979
    @caishacuud6979 ปีที่แล้ว +5

    Dadkii Kula bilowday ahy ayaaney keep going aniga wllshyba ikaa Barty xita isku mgalo ma jogin statuskeda WhatsApp kaso arkay🥰

  • @fardowsaahmed1734
    @fardowsaahmed1734 ปีที่แล้ว +2

    wa mahadsan thy ayaan cadey masha allah alle hakuu barakeeyo horena usoco intaa iyo inka badan ayaa ku rajeynayaa abaayo

  • @sabarinabaas
    @sabarinabaas ปีที่แล้ว +2

    Mash allah abayo ayaan

  • @abdifitahabdulahi6698
    @abdifitahabdulahi6698 ปีที่แล้ว +1

    Karti Badan Walaasheey ayaan alle haku xafido qof gob Ah ayaad tahay guuleyso

  • @MASLAX4K
    @MASLAX4K 5 หลายเดือนก่อน +1

    Share out ismee wll haddii aad araagto qoraal keyga ❤

  • @ikraanabshirikraandegan8071
    @ikraanabshirikraandegan8071 ปีที่แล้ว +4

    Thnks abayo ani dhiirigalin ina leyahy isku arkay

  • @fathiyoabdi8982
    @fathiyoabdi8982 ปีที่แล้ว +4

    Saan u dawanayo aya isku qosle sidi inan you tubers noqon raabo cml naya ayan wad iga walosa😂😂😂😂keep going

  • @sabarinabaas
    @sabarinabaas ปีที่แล้ว +5

    Walayal iso booqda waxaa Soo galiyo routine ❤😢

  • @Worldnewertv
    @Worldnewertv ปีที่แล้ว +2

    Ayaan sifiican ayaad nogu fahasay keep going my sister

  • @asmaamohamedomar1227
    @asmaamohamedomar1227 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallh ilahay haku garab galo

  • @Aragsan5576
    @Aragsan5576 7 หลายเดือนก่อน +1

    M.a baye allah haku xifto

  • @Maxamadgacal-y5m
    @Maxamadgacal-y5m 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaney i caawi wallo mcn

  • @han47722
    @han47722 ปีที่แล้ว +2

    Habka lacagta looga helo noosoo sheeg wll ama loogala baxo ayaaneey wll aad ayaad u mahad San thy

  • @hayaanshow
    @hayaanshow ปีที่แล้ว +5

    Alle haku sharfo Ayaan Goobdoon xaqiiqdi meelo badan baa tabatay insha Allah TH-cam waan ku soo biiray balse In-sha-Allah mar dhowr serious in aan noqdo baan rajeyn 👏👏

    • @Ogaalka-filimada
      @Ogaalka-filimada 3 หลายเดือนก่อน

      Manta waa gartay 1 year leter

  • @-oc1it
    @-oc1it 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid habo sheer ii samee qisooyiin ayaan jeclahay inaan soo geliyo

  • @AbdirizakSheeqaadan
    @AbdirizakSheeqaadan 7 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid abaayo

  • @faadumosahra4060
    @faadumosahra4060 ปีที่แล้ว +2

    Abyo hoyo mcn hala iigu so duceeyo hoyo aya iga xanuusan

  • @Amineeta704
    @Amineeta704 ปีที่แล้ว +4

    Hafsa axmad qorgaab. Abaayo maa share out u sameeysid plz

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah abaayo ❤🎉

  • @ruquyoabiikar4612
    @ruquyoabiikar4612 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allaah siimba aadaa u jeclaa

  • @hanihanka9528
    @hanihanka9528 ปีที่แล้ว +1

    Aniga karti ayan ka qada wlhi qof wngsn aya tahay intan ka arkay wngsn aya kaga dayda abyo guleyso wxn sugayna ina 1m garto hadi an nolay adna noshahay insha allah ina hadiyad 1m ah ku gadonsiyo wlshay qaliga🥰🥰🥰

  • @Aragsan5576
    @Aragsan5576 7 หลายเดือนก่อน

    Ayan faridad badtahay

  • @sacdiyomursal3585
    @sacdiyomursal3585 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah alaha ku ilaaliyo

  • @farhiyaabdiwali7298
    @farhiyaabdiwali7298 ปีที่แล้ว +9

    Ayamahaan waan ku warersanaa TH-cam qof sharaxaad iseyo aan wayay abayo mahad sanid waxaan kaloo kuwey diinaa hadii adan kuun gariin mahilee lacagtaa abaayo walahiii abaalkadaa waxaan kugudo maqaano waxyaba badaan aan kafaa iiday Baajiran abalkada janada Allaha kadhigo

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  ปีที่แล้ว +2

      Xbbt shuruudaha markaa buuxiso kadib ayaa lacag kasamayn kartaaa

    • @Janomohamed1122
      @Janomohamed1122 ปีที่แล้ว

      @@ayaangobdoon3254 ayaanay wllo waa maxy shuruuduhu

    • @waxwalbalechannel1676
      @waxwalbalechannel1676 ปีที่แล้ว

      Abayo subscribe isaraaa

    • @queenfardowzaofficial4444
      @queenfardowzaofficial4444 ปีที่แล้ว +1

      @@ayaangobdoon3254 abyo wax iga cawisaa whach hour ayaa buuxin lahay abyo asxabtada iweydii inay idawadan halkas sharud idhiman plz icaawiya

  • @bilanyusuf6759
    @bilanyusuf6759 ปีที่แล้ว +3

    ماشاءالله تبارك الرحمن ربي يحفظك الله يسهل أموري وامور المسلمين.

  • @shukrimaxamed1317
    @shukrimaxamed1317 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh ayayney

  • @ruqiyoismanmaxamad3047
    @ruqiyoismanmaxamad3047 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah abaayo allah ku xifdiyo in badan waxaa tahay gawar wanagsan runti in badan allah kugu desto

  • @bishaaroahmedbisharo9342
    @bishaaroahmedbisharo9342 ปีที่แล้ว +5

    Ayaaney abayo wan ku tageraa wallhi dadka ban sasgarabta kaa gasara Mar wal bo an helo mobel qofleyahay wan sher gareya horay usoco abayo

  • @zaytuunmohamed9620
    @zaytuunmohamed9620 20 วันที่ผ่านมา

    M.a xbbti jazakallah wlhi wan ku dawadaa wan kugu xeranahy plz anah hada TH-cam ku cusubahe plz igarab qabo mcnto TH-cam keyga isoo boqo
    Siman maxamed🙏🙏🙏🙏👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Masha Allah ayaan Qaali sharafay ❤ 💖

  • @kyrizuenchantrez6289
    @kyrizuenchantrez6289 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah
    Ayaaneey wadadashay abaayo

  • @aminoshiiqunaa
    @aminoshiiqunaa ปีที่แล้ว +1

    Ayaaney illahey haku xifdiyo

  • @eebowcade
    @eebowcade 8 หลายเดือนก่อน

    Asc walashey ayaan channelkan sadex sano ayuu iifuran yahay 2021 ayaan sameyay lkn maheesto quf iga caawiyo wll

  • @khadrahaji3161
    @khadrahaji3161 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah tabaraka! Keep going abaayo macaan Ayaan quruxey 😘❤❤

  • @sabariinfarxaan5490
    @sabariinfarxaan5490 ปีที่แล้ว +2

    mhdsnid ayaneya sida aad iino dheri galineysida m.a

  • @umuayni277
    @umuayni277 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah siz wahatay qofka kaliya ee malintii Ann kusobire ilaa imikan an dawatho;keep going

  • @ayaanaragsan2243
    @ayaanaragsan2243 ปีที่แล้ว +3

    Shugran qaali walaahi waad idhiirigalisay

  • @deeqacali_23
    @deeqacali_23 ปีที่แล้ว +1

    Ayaaney wan jeclaha TH-cam lkn waxan kuso gudbin laha baa iga maqan insha Allah ina rer TH-cam noqda rabi laha cunto karis ina kuso gudbiya rabi laha ayaan mahadsanid walhi wanaag wan kuqira💞💞💞💞💋💞🥀🥀💞🥀🥀

  • @FaadumoAbdullaahi-su2mq
    @FaadumoAbdullaahi-su2mq 7 หลายเดือนก่อน

    Horay usoco macaanto

  • @Talo_wadaag800
    @Talo_wadaag800 9 หลายเดือนก่อน

    M.a abayomcn alle haku xafido
    Wax badan ayan ka faaiidey walhi
    Alle cimriga hakuu dheereyo
    Ciibadane hakuugu daro
    Mahadsanid abayomcn ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AmalPyuti143
    @AmalPyuti143 3 หลายเดือนก่อน

    Mhdsnd qaali ❤❤

  • @simanhirey3244
    @simanhirey3244 ปีที่แล้ว +2

    Aniga dhiira galin i noqotay rabi ha ifududeeyo culees iga saarane

  • @FathiaFathia-un5xo
    @FathiaFathia-un5xo 10 หลายเดือนก่อน

    Abayo ayna shukran TH-cam wandonayay inansamaisto waxanrajinaya inadicawisid inshllha❤❤❤

  • @NajmoCabdiyusuf
    @NajmoCabdiyusuf 19 วันที่ผ่านมา

    Ayaaneey in taa kaa helaa saxby aad aan kuu gu baahanahay pleas talaa kaa rabaaye

  • @nafisafamilychanel8080
    @nafisafamilychanel8080 ปีที่แล้ว +2

    Abayoy ayaan meeshan lacag matale islamuhu yeey ilmahoda ilawiin howl adag iyo jiid raf ah qofki raba waa diyaar

    • @naxwocabdullahi2810
      @naxwocabdullahi2810 ปีที่แล้ว +4

      Hadi eysan lacag lehen maxa adi kuso galiyay wlley xasid nimada iska dhaf risaqada ayad cune dadkuna kodey cunayan ee ka lexo wllsheyn hadhirigalise

    • @nafisafamilychanel8080
      @nafisafamilychanel8080 ปีที่แล้ว

      @@naxwocabdullahi2810 haye abayo sogal meel xuunbaad u fikirty bal hadad waxka helyso

    • @naxwocabdullahi2810
      @naxwocabdullahi2810 ปีที่แล้ว +2

      @@nafisafamilychanel8080 wllo anigu janis umaba hayo lkn dadka rabo ha niyad jabin

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +2

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo

  • @FaiqaYusuf-st6jl
    @FaiqaYusuf-st6jl 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @suheybo15adan88
    @suheybo15adan88 21 วันที่ผ่านมา

    ❤❤👏🙏

  • @fadumodahir8574
    @fadumodahir8574 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah horyusco abaayo

  • @sacdiyaisseahmed7402
    @sacdiyaisseahmed7402 ปีที่แล้ว +4

    Caawa anaa uhoreya

  • @shamsonoor6466
    @shamsonoor6466 ปีที่แล้ว

    masha allah waa na dhiragalisaa thanks ayaan qurux

  • @nimconfg
    @nimconfg ปีที่แล้ว +1

    Asc abaayo ayaan queen 👑 aatahay adiga duma carraarta Allah haydin barakeeyo

  • @najmaxuseen2017
    @najmaxuseen2017 ปีที่แล้ว +1

    Naa ayaaney shibdheh nasiibaledehe 20 20 le mafuratay alx dheh 3sano 152kun subescarb heysataa alle hakubarakeyo abaayo

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @kheyrjecel22
    @kheyrjecel22 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaha xabibti jasakumulah kher

  • @farxiyodaahir4133
    @farxiyodaahir4133 8 หลายเดือนก่อน +1

    Abayo aniga hadaan furtay lkn cabsiyaa igu jirto abyo waxaan samedaa🥰❤️

  • @FaadumoAbdullaahi-su2mq
    @FaadumoAbdullaahi-su2mq 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @Geeddi
    @Geeddi 7 หลายเดือนก่อน

  • @nimconfg
    @nimconfg ปีที่แล้ว +2

    Abaayo sanad dumaki weey diideen adiga waad iga yartahay waxaanna jirraa 21

  • @faadumosahra4060
    @faadumosahra4060 ปีที่แล้ว +2

    Wcs abyo

  • @ikraancali4380
    @ikraancali4380 2 หลายเดือนก่อน

    Asc wll ayan waan kugu cusubay yutub cusb ayan leeye iga war hay

  • @XaawodiiniMaxamed
    @XaawodiiniMaxamed 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @niciimocqadir1010
    @niciimocqadir1010 ปีที่แล้ว +4

    Abaayo macaan anigaba anigoo fadhiyaankudaawadaa hadii aana shaqo haynay Sarita kugu daawadaa anoosocda maba hadlikaree maxaan kuugu mashquulaa macaanto laakiin bar yahaan naayaa namaadan dhihin waan uxiisay ogow

  • @nuurtocalichannell2059
    @nuurtocalichannell2059 ปีที่แล้ว

    Jazakallahuqeer quruxey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @quenisquen7184
    @quenisquen7184 ปีที่แล้ว +2

    M.a habo mcan

  • @mgeedi6699
    @mgeedi6699 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah

  • @faiidochannel4
    @faiidochannel4 ปีที่แล้ว +3

    Adna ii shout out I samee hadaan cusubahay

  • @kalsancookingchannel7631
    @kalsancookingchannel7631 ปีที่แล้ว

    Masha allaaaah qali hormar wacn dhamanteena

  • @حصناأبوسعدأبوسعد
    @حصناأبوسعدأبوسعد 2 หลายเดือนก่อน

    Runtaada aa ku buraaragay
    Doolarka gaalka adi kaama goonaayo waa caawisay dhamn umada lkn hadii gaalka adi kaa goylahaa👌 lacakta ma caawi laheen umada sax ? Waxaa ku rajeynaa hormar sare walaal nolal 🤝qofak kula sodo waa chef faatinah axmed 👩‍🍳

  • @buurdhaabmedia
    @buurdhaabmedia 9 หลายเดือนก่อน

    fadlan nagu soo biira