YOUTUBERADA TUSAY DADKA LACAGTAY KA SAMEEYEEN YOUTUBE\DIRISLE ABDI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 345

  • @Fayad-Moalimo
    @Fayad-Moalimo 4 ปีที่แล้ว +78

    Hossow waa shaqsi ficn/Asxaptisa aya ku qasabtey,Madama somalida iska warbadan yihin oo wax walbo iney ogadaan rabaan, dhamantina hor mar wcn/team hosow idin mew

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 ปีที่แล้ว

      walaal waalidka ilaahay aduun iyo aakhiroba haa u dambi dhaafo, adna waxa aad rabtid si degdeg ah haa kuu siiyo hadii aad subscribed ii sartid amiin amiin amiin amiin

  • @munirakhalil5240
    @munirakhalil5240 4 ปีที่แล้ว +79

    Osman hosow wa leged wlhi wa will idinkagaso horeye dhamantin socia media ❤❤💉legend

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 ปีที่แล้ว +1

      walaal waalidka ilaahay aduun iyo aakhiroba haa u dambi dhaafo, adna waxa aad rabtid si degdeg ah haa kuu siiyo hadii aad subscribed ii sartid amiin amiin amiin amiin

    • @stupidboy4659
      @stupidboy4659 4 ปีที่แล้ว +1

      Wlal subscribe ii saar adoo raliya

    • @stupidboy4659
      @stupidboy4659 4 ปีที่แล้ว

      @@Somalihappyfamily wllo iisaar subscribe ado raliya

    • @habibrobleh5552
      @habibrobleh5552 4 ปีที่แล้ว

      Nice

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 ปีที่แล้ว

      @@stupidboy4659 waan kuu saaray adna walaal

  • @Zahraxasan350
    @Zahraxasan350 4 ปีที่แล้ว +52

    Shaqo taga thy dirisle 24hrs 5video another level🤣

  • @ramlaiman7362
    @ramlaiman7362 4 ปีที่แล้ว +48

    Aniga Kuleh without Salary 🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️😂😂😂

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 ปีที่แล้ว +1

      walaal waalidka ilaahay aduun iyo aakhiroba haa u dambi dhaafo, adna waxa aad rabtid si degdeg ah haa kuu siiyo hadii aad subscribed ii sartid amiin amiin amiin amiin

    • @queenbilan7505
      @queenbilan7505 4 ปีที่แล้ว

      Ramla Iman wllo subscribe iisar shukran

  • @sowda2506
    @sowda2506 4 ปีที่แล้ว +22

    Dirisle adnne maad natustid waanba ognahay lacag qeyrul caqli ah ka sameysaaye

    • @shiinebulshaawi5292
      @shiinebulshaawi5292 4 ปีที่แล้ว

      Queen wlshy boqrdena subscribe igu sharf Allah kusharfo

  • @lagahelofficial5531
    @lagahelofficial5531 4 ปีที่แล้ว +18

    Fmli dirisle like dhac igu siya nacalaaye😂

  • @iimansiciid3951
    @iimansiciid3951 4 ปีที่แล้ว +3

    Frist coMnt liKe isaR zxp waad iaraGtaaYe

  • @hakimhallac3762
    @hakimhallac3762 4 ปีที่แล้ว +10

    Dirisle Zhp Dad Bila Talent ah aya TH-camro noqday Oo aad dhibsanayso video yadooda marka Somalidan lacag ba laga sameya hanagu maqashinina wad mahad santahay zhp

  • @ibrahimbiibaye6987
    @ibrahimbiibaye6987 4 ปีที่แล้ว +2

    Firist comment dirislow love zxp

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 4 ปีที่แล้ว +2

    Adna dirizlow na tuz views ka aad hezhay 100k subscribers markad gadhay waanu ka zugaynaa
    Thanks brother

  • @Fahmafaridabeauty
    @Fahmafaridabeauty 4 ปีที่แล้ว +10

    Dirisle adiga maxey kula tahay ina runta nio sheegto ilama ahan inaa noo sheegi doonte waa riyo inta xayeysin isoo gashay kugu filan 10kun ilaa 6 kun bishoo wuu sameya dirisle ❤️🙏😂😂😂

    • @shiinebulshaawi5292
      @shiinebulshaawi5292 4 ปีที่แล้ว

      Fahma wlshy boqrdena subscribe igu sharf

    • @kaliyango2235
      @kaliyango2235 4 ปีที่แล้ว

      Dirisle wuxuu xagaajiyaa 3kun ila 6kun marka waxay noqon kartaa 3, 4, 5, 6 kun intaas.

  • @naanitanalka1883
    @naanitanalka1883 4 ปีที่แล้ว +10

    Yeah mnta anaa uhoreeyo plze reply darisle😋

    • @shiinebulshaawi5292
      @shiinebulshaawi5292 4 ปีที่แล้ว

      Wlshy nalka boqrdena subscribe igu sharf Allah kusharfo

    • @queenbilan7505
      @queenbilan7505 4 ปีที่แล้ว

      Wll subscribe iisar shukran

    • @heropoi8516
      @heropoi8516 4 ปีที่แล้ว

      Kᴋᴋ ʜ𐂂𐂂𐂂𐂂𐂂𐂂𐂂𐂂

  • @noloshadhabta904
    @noloshadhabta904 4 ปีที่แล้ว +1

    Najuu arale barnamijkasto oo ay duubto heestii dirizle uqaday ku furta team dirizle like hadad arinta ka xuntahy

  • @Najbovic
    @Najbovic 4 ปีที่แล้ว +3

    Team dirisle ManshaAllah walal qaali keep going

  • @siyoriinamaxamed7523
    @siyoriinamaxamed7523 4 ปีที่แล้ว +10

    Ana horeyo manta dirisle 🤩🥰

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 ปีที่แล้ว

      walaal waalidka ilaahay aduun iyo aakhiroba haa u dambi dhaafo, adna waxa aad rabtid si degdeg ah haa kuu siiyo hadii aad subscribed ii sartid amiin amiin amiin amiin

    • @queenbilan7505
      @queenbilan7505 4 ปีที่แล้ว

      Wll subscribe iisar shukran

  • @luulciise355
    @luulciise355 4 ปีที่แล้ว +3

    Inti so oroday markey lacag arken
    Like isara😂😂😂😂

  • @abdiasiisjamiis4039
    @abdiasiisjamiis4039 4 ปีที่แล้ว +16

    Dirisle waan ku salaamey

    • @queenbilan7505
      @queenbilan7505 4 ปีที่แล้ว +1

      Wll subscribe iisar shukran

  • @muniiramohamoud8302
    @muniiramohamoud8302 4 ปีที่แล้ว +1

    dirisle 100% hargaysa waxba magoyso runtii

    • @apdiaziizjama2601
      @apdiaziizjama2601 4 ปีที่แล้ว +1

      Waxba ma goysa aa wll dadbaa hargeysa family dhan ku noolaysiiya 100$

  • @ahmedbritish8942
    @ahmedbritish8942 4 ปีที่แล้ว

    *ustaad osman xiddig qofka kaliya an wax badan ka bartay @som tt channel is the best*

  • @Adnan-Joker
    @Adnan-Joker 4 ปีที่แล้ว +14

    Warnagataga wad dhaxsextene ana ugu horeyna she islehyne 🤣🤣

  • @mohaabdi2140
    @mohaabdi2140 4 ปีที่แล้ว +17

    Darisle zhp heesta Cusub Ee khadar keyow reaction ka so bixi plz🙏

    • @Worldnewertv
      @Worldnewertv 4 ปีที่แล้ว

      wll iisaar subscribe Adoo raaliya

  • @geeljiremandzukic4572
    @geeljiremandzukic4572 4 ปีที่แล้ว

    War markaan iqanciya aan farxee like igu caawiya

  • @husseinbillow8580
    @husseinbillow8580 4 ปีที่แล้ว +1

    6 min 1k views...hormar wacan dirisile

  • @Fahmafaridabeauty
    @Fahmafaridabeauty 4 ปีที่แล้ว +10

    Adiga ugu lacagta badan Somalida YouTubarada ka badan ee dadka beenta ka daa wey sameeyan cadaan iyo madowba lacagta so gashaa, gabadh firsanayey ayan hore hal video oo 250kun waxeyna ka sameysay 10kun oo doller midna mid 1 millon veiw ey heysaday waxey ka sameysay 500 doller maha marka veiw ee waa daqiqada la firsado view maaha lacag ee waa inta daqiiqo ee lagu fiirsado

  • @nimcoqadar636
    @nimcoqadar636 4 ปีที่แล้ว +2

    Blz adna noo soo sheeg wax aad ka sameyso dirsile cabdi❤🌹💋

  • @hamdicawil7919
    @hamdicawil7919 4 ปีที่แล้ว +2

    Keep going 💓 idrisle wlh tgeraa

  • @ifrahabshir6492
    @ifrahabshir6492 4 ปีที่แล้ว +2

    Keep going abowe mcn idirisle abdi dhiblowa yara ayaa thy

    • @shiinebulshaawi5292
      @shiinebulshaawi5292 4 ปีที่แล้ว +1

      Ifraah wslhy boqrdena subscribe igu sharf

    • @ifrahabshir6492
      @ifrahabshir6492 4 ปีที่แล้ว

      @@shiinebulshaawi5292 ok wll qaali ah

  • @shukrialimohamed3370
    @shukrialimohamed3370 4 ปีที่แล้ว

    Si fiican uma aqrin karo qoraalkan maadaama ay shaashada mobilku iga jabtay lkn waan u hambalyaynayaa lamaanahan is guursaday, somalidana waxaan leeyahay ku dayda sidaa ay hadiyadda dheemanta ah isu guddoonsiiyeen
    😎😎😎😎

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 ปีที่แล้ว

      walaal waalidka ilaahay aduun iyo aakhiroba haa u dambi dhaafo, adna waxa aad rabtid si degdeg ah haa kuu siiyo hadii aad subscribed ii sartid amiin amiin amiin amiin

  • @mr.perfect1674
    @mr.perfect1674 4 ปีที่แล้ว +2

    Team dirisle like iisaara

    • @shiinebulshaawi5292
      @shiinebulshaawi5292 4 ปีที่แล้ว

      Hye bro amiin sxb qaali subscribe igu sharf Allah kusharfo

  • @suldanramos8236
    @suldanramos8236 4 ปีที่แล้ว +12

    Dirisle cabdi wan ku salaamay sxb lkn sxb kursiga waad daalise kakac midkale sooo iibso

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 ปีที่แล้ว +1

      walaal waalidka ilaahay aduun iyo aakhiroba haa u dambi dhaafo, adna waxa aad rabtid si degdeg ah haa kuu siiyo hadii aad subscribed ii sartid amiin amiin amiin amiin

  • @axmedofficial913
    @axmedofficial913 4 ปีที่แล้ว +6

    Zxp tageeroo kugu xidhan zxp waan kubaryayaaye guri bar waaqo kasoobixi ree agshin qosol weeye

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 ปีที่แล้ว

      walaal waalidka ilaahay aduun iyo aakhiroba haa u dambi dhaafo, adna waxa aad rabtid si degdeg ah haa kuu siiyo hadii aad subscribed ii sartid amiin amiin amiin amiin

  • @somtutorials3683
    @somtutorials3683 4 ปีที่แล้ว +1

    Saxiib Dirisle sidee lagu helaa lacagta hadad Somalia joogto

  • @mohamedyare2057
    @mohamedyare2057 4 ปีที่แล้ว +1

    Sxp dirisle waan ku salaamay

    • @shiinebulshaawi5292
      @shiinebulshaawi5292 4 ปีที่แล้ว

      Mohamed sxb qaali subscribe igu sharf Allah kusharfo

  • @zabriinaaden4233
    @zabriinaaden4233 4 ปีที่แล้ว +1

    Idirsle cabdi 💯👊 inzha Allah Guul

  • @sheeruuyare4743
    @sheeruuyare4743 4 ปีที่แล้ว

    Dirisle legend is TH-camrs somali cadaw gaaga unooloow dirisle abdi

  • @sayliciofficial4358
    @sayliciofficial4358 4 ปีที่แล้ว +1

    Team dirisle subscribe iisar 2k igaarsiiya allah ban idinku dhaarshaye

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 ปีที่แล้ว

      walaal waalidka ilaahay aduun iyo aakhiroba haa u dambi dhaafo, adna waxa aad rabtid si degdeg ah haa kuu siiyo hadii aad subscribed ii sartid amiin amiin amiin amiin

  • @hoodoibraahimhassan3912
    @hoodoibraahimhassan3912 4 ปีที่แล้ว +2

    We love dirislaheena🥰❤

  • @carafaadmaano66
    @carafaadmaano66 4 ปีที่แล้ว +1

    Dirisle abdi inta jecel like iyo subscribe isara

  • @master_som
    @master_som 2 ปีที่แล้ว

    10 million viwe meeq lacag ayaa lagu helaa

  • @mosalah6123
    @mosalah6123 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going captain dirisle abdi

  • @Zakacho10
    @Zakacho10 4 ปีที่แล้ว +15

    wax La Dhagesto📡waxa uqu macaan $Qur.anka Eebe saar #suscribe MAHAD SANID wll iqu sobir insha allah

  • @fadma638
    @fadma638 4 ปีที่แล้ว

    Ma Asaga u horeeyey Qof tusa youtubka Lacagta soo gasho

  • @cabdiraxmanwacdaro633
    @cabdiraxmanwacdaro633 4 ปีที่แล้ว

    Macalin Osman som TT chennel
    Hore usoco

  • @hayttindho8808
    @hayttindho8808 4 ปีที่แล้ว +11

    Somaliya lacag mataaalo fadlan utupe halawada furto😁😁

  • @mohamedgacal5672
    @mohamedgacal5672 4 ปีที่แล้ว +1

    Dirisle abdi pro taageero kuu Ahey

  • @farxadqoyschannel793
    @farxadqoyschannel793 4 ปีที่แล้ว +1

    Hoosow pro nin qalbi wanaagsan👏🥰

  • @mohamedyousuf9065
    @mohamedyousuf9065 4 ปีที่แล้ว +10

    Dirislow waad dheregtey wlhi😅

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 ปีที่แล้ว

      walaal waalidka ilaahay aduun iyo aakhiroba haa u dambi dhaafo, adna waxa aad rabtid si degdeg ah haa kuu siiyo hadii aad subscribed ii sartid amiin amiin amiin amiin

    • @queenbilan7505
      @queenbilan7505 4 ปีที่แล้ว

      Wll subscribe iisar shukran

    • @zamzammohamed8803
      @zamzammohamed8803 4 ปีที่แล้ว

      Hh m.allh dheh

  • @cabdirisaaqsalaad9911
    @cabdirisaaqsalaad9911 4 ปีที่แล้ว +2

    M.a wallkeey dirisle cabdi nolow wallo

    • @shiinebulshaawi5292
      @shiinebulshaawi5292 4 ปีที่แล้ว

      Nastexa wlshy boqrdena subscribe igu sharf Allah kusharfo

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 4 ปีที่แล้ว +6

    Ya ku qoslay 🤣🤣🤣big bro dadka kutugsanaa
    Oo Subscribe isaar aqli modaa

  • @faaraxcali1927
    @faaraxcali1927 4 ปีที่แล้ว +1

    14k viewers weeyan ee boqol kay maaha

  • @mariaabdimaria3577
    @mariaabdimaria3577 4 ปีที่แล้ว

    Hada aragti qoralkega alle kugu dharshe i so boqo wll mcn like iyo samiskarab ii sara

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 ปีที่แล้ว

      walaal waalidka ilaahay aduun iyo aakhiroba haa u dambi dhaafo, adna waxa aad rabtid si degdeg ah haa kuu siiyo hadii aad subscribed ii sartid amiin amiin amiin amiin

  • @xurmobadanofficial1700
    @xurmobadanofficial1700 4 ปีที่แล้ว +1

    Darisloow mawaxaa maday somaliya sidii jikjika waxwalbo waqali marka iskumid mahan

  • @Abdihakeindhaye
    @Abdihakeindhaye 4 ปีที่แล้ว +1

    Subscribeta iisaara walalayaal ❣

    • @Gusha-c8d
      @Gusha-c8d 4 ปีที่แล้ว

      Shaqeeso tuugsiga jooji

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 ปีที่แล้ว

      @@Gusha-c8d walaal waalidka ilaahay aduun iyo aakhiroba haa u dambi dhaafo, adna waxa aad rabtid si degdeg ah haa kuu siiyo hadii aad subscribed ii sartid amiin amiin amiin amiin

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 ปีที่แล้ว

      walaal waalidka ilaahay aduun iyo aakhiroba haa u dambi dhaafo, adna waxa aad rabtid si degdeg ah haa kuu siiyo hadii aad subscribed ii sartid amiin amiin amiin amiin

    • @somglobal4472
      @somglobal4472 4 ปีที่แล้ว

      Waan kuu saare wll adne waxaan rajeynaa inaad ii saari doonto subscribe

  • @fakataxofficial4599
    @fakataxofficial4599 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahey janada hakugeyo hadaa subscribe ii saarto plz 2k subscribers wax yar aa iga dhiman

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 4 ปีที่แล้ว +6

    #DirsleAbdi Malin Walbo ma ku sugeynaaa inaad natusid #Subscriberskaada wlhi imagine dad badan in aan utagay ayaan Subscribe kusaray youtubkaada sxb na Ixtiraam Ada dahay wa idin tusaa
    #Wlhi lagayabaa boqol dolar ineey qada bes ugoyni dadka dibadaha joogo

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 ปีที่แล้ว

      walaal waalidka ilaahay aduun iyo aakhiroba haa u dambi dhaafo, adna waxa aad rabtid si degdeg ah haa kuu siiyo hadii aad subscribed ii sartid amiin amiin amiin amiin

    • @positiveandfunny4332
      @positiveandfunny4332 4 ปีที่แล้ว

      @@Somalihappyfamily wan kusaray wll qaali

  • @aweysdaacadoffical8509
    @aweysdaacadoffical8509 4 ปีที่แล้ว

    Waankusalaamay walaal dirisle waxaa ahay youtuber waxaan kaacotsanaa janalka magaciisa waxaa layiraahdaa aweys carab kaftanka iyo sheekada walaal qaal taleefan keega iisooqor

  • @abwaanadsafiyochannel3264
    @abwaanadsafiyochannel3264 4 ปีที่แล้ว +1

    Dirisle legend ❤💪

  • @israamahamed4710
    @israamahamed4710 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll dirisle waxaan gabadh walaashaa ah oo hooyo ah oo ubad yaryar haysata waxan rabaa inaad iga caawisid inaan TH-cam samaysto wll ado mahadsan

  • @apdizamecmahmoud719
    @apdizamecmahmoud719 4 ปีที่แล้ว +1

    dirisle shaadhkana wuu daliyay hhh kana saar kana siib kii cadaa ayuu sibay hhh

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 ปีที่แล้ว

      walaal waalidka ilaahay aduun iyo aakhiroba haa u dambi dhaafo, adna waxa aad rabtid si degdeg ah haa kuu siiyo hadii aad subscribed ii sartid amiin amiin amiin amiin

  • @NAALAYE_AHMED
    @NAALAYE_AHMED 4 ปีที่แล้ว +2

    Diris Le abdi xuzHmad baan ku Hyaa wllka

  • @dantella5945
    @dantella5945 3 ปีที่แล้ว

    0:18 #Okay 😂😂😂😂😂

  • @legendyare
    @legendyare 4 ปีที่แล้ว +2

    Walalaheyga somalied pls subscribe igucawiya hailadhafin ilahey dartis subscribe 😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 ปีที่แล้ว

      Waan kuu saarayaa adna ii saar

    • @legendyare
      @legendyare 4 ปีที่แล้ว

      @@Somalihappyfamily kusaray mahadsanid

  • @Shankarofficial123
    @Shankarofficial123 4 ปีที่แล้ว +2

    Nabi muxamed darti subscribe iigu saar

    • @Gusha-c8d
      @Gusha-c8d 4 ปีที่แล้ว

      Tuuugsiga mesha klatag

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 ปีที่แล้ว

      walaal waalidka ilaahay aduun iyo aakhiroba haa u dambi dhaafo, adna waxa aad rabtid si degdeg ah haa kuu siiyo hadii aad subscribed ii sartid amiin amiin amiin

    • @somglobal4472
      @somglobal4472 4 ปีที่แล้ว

      Waan kuu saare wll adne waxaan rajeynaa inaad ii saari doonto subscribe

  • @abdullahiakramofficial8822
    @abdullahiakramofficial8822 4 ปีที่แล้ว +1

    Dirisle shaarcade lacagtaada na tus

  • @sharmaakecarabofficial6583
    @sharmaakecarabofficial6583 10 หลายเดือนก่อน

    Dirisle abdì 🎉

  • @mahatosman297
    @mahatosman297 4 ปีที่แล้ว +2

    Team idirsle subscribe hala isaro

    • @somglobal4472
      @somglobal4472 4 ปีที่แล้ว

      Waan kuu saare wll adne waxaan rajeynaa inaad ii saari doonto subscribe

    • @mahatosman297
      @mahatosman297 4 ปีที่แล้ว

      @@somglobal4472 wan kusaray

    • @somglobal4472
      @somglobal4472 4 ปีที่แล้ว

      @@mahatosman297 thanks bro

  • @abdala_qaanuuni
    @abdala_qaanuuni 4 ปีที่แล้ว +1

    si walalnimo iyo naxariis badan ayaan kaga codsanaya adigagan fariintayda akhrinaya hay xasdin ilaah ban kugu dharshay #1_subscripe igu dhaaf mhd sanid ilaahay haku barakeeyo wll

  • @salaaniofficial5654
    @salaaniofficial5654 4 ปีที่แล้ว +1

    Yutuber inan noqdaa rabey lkn waanba ka niyad jabey sawabto ah qof 50k subscribe haysto sanad dhan $33 sameeyey maxa waaye

  • @diinacali4317
    @diinacali4317 4 ปีที่แล้ว +1

    Legend dirsle🌹🌹🌹

  • @matagaaye1231
    @matagaaye1231 4 ปีที่แล้ว

    Dirisle horay usoco

  • @maqsudosoble1899
    @maqsudosoble1899 4 ปีที่แล้ว +1

    Correction Mr Dirisle 100 dollar qofki helo lugaha isma saaran karo lcagta saa moodo kama ahn halkan oo xata kiro guri kama bixiso 100 kad sheegeso

  • @Amalfaarax-jh6oe
    @Amalfaarax-jh6oe 4 ปีที่แล้ว +1

    Azxaabu dirisle

  • @samatarfilms2411
    @samatarfilms2411 4 ปีที่แล้ว

    Walalhey aniga fanka wan kabaxay ilaheyba IGA madobeyey channelkeyga wakan ee 1k 👉Subscribed igarsiyaa intakalana allow so Hanuni Amin dhaa 🙏🙏🙏🙏🙏.....

  • @lakygirl9003
    @lakygirl9003 4 ปีที่แล้ว

    Oo hada ani waxanba islahaay muqaalki 100.000 k gaaro waxaan islahaay uguyaraan 500$ waalaga helaa lkn maba waxaas yar lee

  • @suleymanabdulkadir8775
    @suleymanabdulkadir8775 4 ปีที่แล้ว

    TH-cam 1,000 viewa ayuu wax ku bixiyaa iyo meesha laga daawaday 1 miliyan qof somaliya jogto hade ku dawato 100 dolar xita kumasinayo lkn hadii yurub 1 milyan ka dawato kumanaan kun dolar uu kusiinaa

  • @garadbadaninhanad333
    @garadbadaninhanad333 4 ปีที่แล้ว

    Aniga sidaan kuu Daawnayay Dirisloow waan Daalya koow dheh xataa muqaal aan Hore u Daawdaya ayaan Dib Hadan u daawdaa labada kanaalbo waan kaal socdaa lkn bal boqol uun isoo Dir hhh

  • @ayubertech363
    @ayubertech363 4 ปีที่แล้ว +1

    sxb adiga toogtaada waaye natus lagacta aa sameyso
    #jwb wcn#

  • @stupidboy4659
    @stupidboy4659 4 ปีที่แล้ว +2

    Wlal subscribe iisaar adoo raaliya hadad mashqulsantahay iska dhaaf waacadi
    Ku xujayn maayee soo ducee uun🤲

    • @somglobal4472
      @somglobal4472 4 ปีที่แล้ว

      Waan kuu saare wll adne adna waxaan rajeynaa inaad ii saari doonto subscribe.

    • @stupidboy4659
      @stupidboy4659 4 ปีที่แล้ว

      @@somglobal4472 wanku saaray xata kambalelkan furtay

    • @somglobal4472
      @somglobal4472 4 ปีที่แล้ว

      @@stupidboy4659 thanks bro ane waad iga hesaa

    • @somglobal4472
      @somglobal4472 4 ปีที่แล้ว

      @@stupidboy4659 thanks pro ane marhorr

    • @stupidboy4659
      @stupidboy4659 4 ปีที่แล้ว

      @@somglobal4472 haye brother

  • @mohamedshuwayecabdolahi968
    @mohamedshuwayecabdolahi968 4 ปีที่แล้ว +1

    Lek kuma sarikaro sorry dirisle mobilka aya iga halesan ok

  • @abdilahiofficials8014
    @abdilahiofficials8014 4 ปีที่แล้ว +1

    Dirisle anigu sidan ku heli kara 200k subscribe ?

  • @shakraboy3388
    @shakraboy3388 4 ปีที่แล้ว +1

    nio TH-cam kan cusub o aa nagu so dhisayso ma naga dhaftid kagi hore away

  • @muziinaofficial409
    @muziinaofficial409 4 ปีที่แล้ว +1

    $100 wax weyn be ka thy wadankii Sheekadas mar hore aye aheyd wlhi waxpa kama aha $100

  • @zaruu._Moh
    @zaruu._Moh 4 ปีที่แล้ว +2

    Kursigad xayaysiinayzaye waan aragnaaye 😂😂 Rashka boy kawarn 168K marayaaye sorry😂

  • @Geyre02
    @Geyre02 4 ปีที่แล้ว

    youtube ku waaba lacag lugeyneysa ileen waa inaan hada furtaa😭

  • @ahlamahmed9455
    @ahlamahmed9455 4 ปีที่แล้ว +1

    Wcs dirisle
    Another reaction okay

    • @shiinebulshaawi5292
      @shiinebulshaawi5292 4 ปีที่แล้ว

      Ahlaam wlshy boqrdena subscribe igu sharf Allah kusharfo

    • @ahlamahmed9455
      @ahlamahmed9455 4 ปีที่แล้ว

      @@shiinebulshaawi5292 okay daacadaan ahay anigana subscribe kaa codsan maayo waxaan kaa codsanayaa in aad muslimiinta dhammaan iyo waalidiinba inaad noo wada ducayso uu ilaahay jannada nageeyo
      Khayr nidiin rajaynaa

    • @shiinebulshaawi5292
      @shiinebulshaawi5292 4 ปีที่แล้ว +1

      @@ahlamahmed9455 ahlaam isoboqo waxa rajeyna inaad kaheli donto aqira iyo aduun waxan Allah kagabarya cml wngsn iyo cafimad qofwlaba muslim ah sidokle rabi ha unaxaristo

    • @ahlamahmed9455
      @ahlamahmed9455 4 ปีที่แล้ว

      @@shiinebulshaawi5292 waan kuu saaray wll

    • @ahlamahmed9455
      @ahlamahmed9455 4 ปีที่แล้ว +1

      @@shiinebulshaawi5292 cidna may dhimanee anaa si khaldan wax kuugusoo qoraye ilaahay dhamaan jannada hana geeyo noogu soo ducee kawaday Aamiin
      Inii dhimatayna ilaahay ha unaxariisto ankana ilahay hanoo naxariisto

  • @updyqani8716
    @updyqani8716 4 ปีที่แล้ว +1

    LegEnD idirislE💉

  • @mgtayo9063
    @mgtayo9063 4 ปีที่แล้ว +1

    3:48 DirislooW wali ma fahmin waxa uu ka HadlayoH Hossow iyoH ijeedada Video niO zi nin wayn wax u eeg caruur baad yar tahay walhi ninku waxa uu Video ga u sameeyay mad fahminba😅😅

  • @حليمهمحمد-ط3ح
    @حليمهمحمد-ط3ح 4 ปีที่แล้ว

    Wllkey dar allah ku jclahy

  • @Ahmedchannel-ln5vc
    @Ahmedchannel-ln5vc 4 หลายเดือนก่อน

    sxb team 27 maad sidan oo kale aad uga soo hadasho

  • @Abdimajid-g2f
    @Abdimajid-g2f 4 ปีที่แล้ว

    Dirisle abdi barnaamijkan soqabo dadban oo weydiii bishii udambeeysay lacagta u sameeyay challenge camal sida Asad iyo muniir uso qabo dadka

  • @josephahmed684
    @josephahmed684 4 ปีที่แล้ว +1

    War meeshan waxa ka socota subscribe iisar

  • @jeejeegiheyniga
    @jeejeegiheyniga 4 ปีที่แล้ว

    Dirislow hadaad sameeso sida yuturada caalamka social expirement lacag badan baad heleysaa waxyar kadibna ferreri baad kusoconaysaa

  • @abdirashidabdi5888
    @abdirashidabdi5888 4 ปีที่แล้ว +1

    Dirsla show us yours last month and also we would like to know ur subscribers

  • @leylobashir1410
    @leylobashir1410 4 ปีที่แล้ว +2

    TH-cam ka ha leso dhaweyo somali nimo

    • @somglobal4472
      @somglobal4472 4 ปีที่แล้ว

      Waan kuu saare wll adne subscribe adna ii saar

  • @ayuush14
    @ayuush14 4 ปีที่แล้ว

    *Walaalahayga soomaaliyeed waxaan idin ka codsanaya inaad 1k subscribe igaaarsiisan idinko mahadsan*

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 2 ปีที่แล้ว

    Dadka ha ku mashquulin adaa ka lacag badanee

  • @fartuunhappy8293
    @fartuunhappy8293 4 ปีที่แล้ว

    Waxaa sugnaa dad kle oo soo bandhiga 😁😁

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 ปีที่แล้ว

    dadka wadanki jooga haday shaqystan wan huba llix dollar ka badan malainti inay helayan waan la yabay markan arkay kaluunka tuna la yidhahdo oo 79 kg uu yahay 20dollar wa yaab may shaqystan runti wadanada somalida ilahay wa u nicmeeyay inaga hurudna

  • @tasfayehomerchigma1822
    @tasfayehomerchigma1822 ปีที่แล้ว

    Well done

  • @luqmanabass629
    @luqmanabass629 4 ปีที่แล้ว +1

    what about you