KAADI HAYSTA OO DIBICDA 😢MARKAAD UMUSHO KADIB😢

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • #CONTACT ME
    SNAPCHAT NAEEMA32
    INSTAGRAM:NAEEMA_BRINK
    FB:NAEEMA BRINK
    WEBSITE:WWW.NAEEMABRINK.COM
    TIKTOK:NAEEMA32
    #NEWVIDEO#NAEEMABRINK #NAEEMA #BBRINK
    #SHEEKOQOSOLBADAN
    #SOMALI#VIDEO #JIMICSI #MAKEUP #SOMALIDENMARK
    #DENMARK #SOMALIDAEUROPE

ความคิดเห็น • 72

  • @user-qt6ce2te8q
    @user-qt6ce2te8q 2 ปีที่แล้ว +4

    Shukran walaashey cudur kaas annaa isku arki Alxmdulilaah Abaayo xagee kaala soo hadlaa inaa safiican kula sheekeysto

    • @niimoniimo1418
      @niimoniimo1418 2 ปีที่แล้ว

      Abaayo dhaqtar ma tagtay sidee tahay hadda?

  • @ayaniigal2446
    @ayaniigal2446 3 ปีที่แล้ว +5

    Sax Walal arin muhiim yad ka hadleysa ee horey u soco cidina haujojin inshallah

  • @mariamibrahim7592
    @mariamibrahim7592 3 ปีที่แล้ว +1

    Jumma Moubarak Naeema ma chérie 💋💋💋🙏🙏💟💟💜💜💜💜💖💖

  • @XallinCaafimaad
    @XallinCaafimaad 3 ปีที่แล้ว +2

    Diabetic Kaliya kaadidu marwalba maqabato ee infectionka weeye iyo kaajihaysta markay dabacdo macaanku waa kaadi badan

  • @Hooda36
    @Hooda36 3 ปีที่แล้ว +1

    Jummah Mubarak naeema brink walaalo anaa kuu share garaynataa👍💋🌹❤

  • @aaminahassan7162
    @aaminahassan7162 ปีที่แล้ว +3

    Gabdhahena sharafta badan asc anaa arkay waqtigii unusual dhaqtarka wuxuu ugu yiri naso oo is nafaqee

    • @fatxi8770
      @fatxi8770 2 หลายเดือนก่อน

      Abayo daawo muu kusiiyay bls hadaa cafimaad qabto iiso jwb

  • @khadramohamed3064
    @khadramohamed3064 ปีที่แล้ว +4

    Wllo aniga isku arkay waxa maxan sameya mardhow ayan dhalay

    • @yasmincusmaan
      @yasmincusmaan ปีที่แล้ว

      Kegel exercises samee wl you tube ku qor way ku so baxayh

  • @aalaahmed6023
    @aalaahmed6023 2 ปีที่แล้ว +1

    Shukran

  • @fartunsalim6458
    @fartunsalim6458 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha. Allaah💞💞💞

  • @safiaali6591
    @safiaali6591 3 ปีที่แล้ว +2

    Salan sare my lovly beautiful 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹Naeema Brink 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤❤🌹❤❤🌹❤❤🌹❤❤Naaema Dahaabey iyo Qaaliyeey ❤🌹❤🌹❤🌹❤🌹❤🌹❤🌹❤🌹❤

  • @saynabcsaleebaan8634
    @saynabcsaleebaan8634 2 ปีที่แล้ว +2

    saan u jimicsadaa

  • @itsmia6213
    @itsmia6213 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaha keep going sister😍😍😍😍

  • @hafsahussein8558
    @hafsahussein8558 3 ปีที่แล้ว +1

    Thank you Abaayo

  • @nimcoali305
    @nimcoali305 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah walala qali mahad sanid 😍😍😍👍🙏waa sax walhi walala

  • @SahraSsDama
    @SahraSsDama 3 ปีที่แล้ว +2

    Jimca mubaarak inaadeetay

  • @fartundahir4910
    @fartundahir4910 5 หลายเดือนก่อน

    Arinkaas anigaa isku arkay hada laba bilood umulanahay caadi miyaa qof laba bil umul ah mise waa dhib mida kale dhaq dhaqaaq baan dareemayaah

  • @aaminahassan7162
    @aaminahassan7162 ปีที่แล้ว +1

    Qaali mhdsnd abyo qofka ay ka dilaacday oo labo jeer qaliin lagu sameeyay hadana kaadidii wey iska socotaa dhaqtarna waxba kuma dheefin cuqdadii ay qaaday halls bey ku jirtaa sharafeey maxaa talo ah

  • @aminaismail4275
    @aminaismail4275 3 ปีที่แล้ว +1

    Well done 👍👏🏽👏🏽👏🏽

  • @safiyoalidirshe5627
    @safiyoalidirshe5627 3 หลายเดือนก่อน

    Haa walaahi waa sax

  • @FoosiyaJamac-nt7iq
    @FoosiyaJamac-nt7iq 4 หลายเดือนก่อน

    Thanks xbbti

  • @saynabcsaleebaan8634
    @saynabcsaleebaan8634 2 ปีที่แล้ว +4

    wll aniga wan leyahay waxaa buuran o aan taabanayo

    • @marwahassan4434
      @marwahassan4434 ปีที่แล้ว

      Wll sedkathy anaa isku arke

    • @xamdiadan4781
      @xamdiadan4781 ปีที่แล้ว

      ​@@marwahassan4434abaayo ma ka fiicnatey anaa waxàs isku arkey

    • @fatxi8770
      @fatxi8770 2 หลายเดือนก่อน

      Wll hada ma ka fiicnaate

  • @FarxiyoXarako
    @FarxiyoXarako 4 วันที่ผ่านมา

    Su aal qof 10 sano ka hor dhalay ciladana heysto ma sameyn kartaa abyo

  • @laylacaydiid9853
    @laylacaydiid9853 7 หลายเดือนก่อน +1

    Qaabkee loo jimicsanayaa wll

  • @asmaaxmed8049
    @asmaaxmed8049 ปีที่แล้ว

    Haa wll

  • @KhadraHussein-mz1pm
    @KhadraHussein-mz1pm ปีที่แล้ว +1

    Haa

  • @deeqomaxamedcabdi5187
    @deeqomaxamedcabdi5187 2 หลายเดือนก่อน

    Anigoo uur leh masameenkaraa uurkuna wa 2 bobil

  • @najatqli2889
    @najatqli2889 2 ปีที่แล้ว +1

    Huuno aniga wllo walay qalay imika sanadkadib waxaas isku arkayaa icaawiya

    • @yasmincusmaan
      @yasmincusmaan ปีที่แล้ว

      Kegel exercises samee wl you tube ku qor way ku so baxayh

  • @amiish7778
    @amiish7778 3 ปีที่แล้ว +4

    Apyo mcnto 30 weeks ahay dadii 3 aad hada la i dhahhy kadi heestaa ayaa soo dabacdey wax kuma qaban karo markaa dhasho waye foshu xiligeda dhipmeyey ii keni kartaa xiliga foosho

    • @fatimayussuf
      @fatimayussuf 2 ปีที่แล้ว +1

      Walal madhashay meshina kawaran anay zaa idabacday

    • @niimoniimo1418
      @niimoniimo1418 2 ปีที่แล้ว

      @@fatimayussuf marka dhashay miyaa sidaas noqotay?

    • @fatimayussuf
      @fatimayussuf 2 ปีที่แล้ว +1

      @@niimoniimo1418 walal gabar hore aan dhalay bay saa inoqotay hadana wan dhalay wax madermayo had o 2 bila dhalanahy lkn marki hore kadaloobka idhibijiray in wax iso rixayan ban daremijiray hada wali isma tijaabinba

    • @fatimayussuf
      @fatimayussuf 2 ปีที่แล้ว +2

      @@niimoniimo1418 wall wax ma arkin ani waxba iso rixi jiray uun marki labad andhaly ma arag inkasto wali yarahay lkn jimicsi same kadida marna sida marna celi

    • @Ramla617
      @Ramla617 2 ปีที่แล้ว +1

      @@fatimayussuf dhakhtar miyaa aaday igu caawi aniga iga dabcantahay uurna waa leyahay caadi Malo dhali karaa

  • @AminaXasan-ci7bi
    @AminaXasan-ci7bi 9 หลายเดือนก่อน

    Asc kawarn gabadhi uurka leh ma jimicsan karta

  • @KhadraHussein-mz1pm
    @KhadraHussein-mz1pm ปีที่แล้ว +1

    Abayo inten kalasohadla

  • @SahraSsDama
    @SahraSsDama 3 ปีที่แล้ว +3

    ASC

  • @Ramdammubarak
    @Ramdammubarak 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sis

  • @HouseenCad
    @HouseenCad 9 หลายเดือนก่อน

    wll mcn halkenkalaso xidhidha mcn

  • @SeynabXuseen-wp5jh
    @SeynabXuseen-wp5jh หลายเดือนก่อน

    Jimicsiga kee waye macanto waanku baryaa iisheeg

    • @nastehonuura
      @nastehonuura 15 วันที่ผ่านมา

      adne ma aragty waxs abyo

  • @Umaxmed-se3xt
    @Umaxmed-se3xt 6 หลายเดือนก่อน

    Wlaal halkee ayaan kaala soo hadlaa

  • @SalmoYaasiin-dj2nw
    @SalmoYaasiin-dj2nw 10 หลายเดือนก่อน

    Wl anig isku arkay il taliya😢

  • @prettywormen3831
    @prettywormen3831 3 ปีที่แล้ว +1

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️👌👌👌👌👌

  • @Fatuush1156
    @Fatuush1156 3 ปีที่แล้ว +1

    🌹🌹🌹⚘🌹❤❤❤❤

  • @KaafiyoHassan-mt2xm
    @KaafiyoHassan-mt2xm 4 หลายเดือนก่อน

    Xage Kayla sooxariiraa

  • @fatumoadan2058
    @fatumoadan2058 3 หลายเดือนก่อน

    Sobadi barnamishkan sobadi

  • @aaminahassan7162
    @aaminahassan7162 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂

  • @SaynabCabdi-pn9hp
    @SaynabCabdi-pn9hp 5 หลายเดือนก่อน

    Wllo

  • @SaynabCabdi-pn9hp
    @SaynabCabdi-pn9hp 5 หลายเดือนก่อน

    Hosdisa

  • @SaynabCabdi-pn9hp
    @SaynabCabdi-pn9hp 5 หลายเดือนก่อน

    Makitika

  • @yaasmiinshidane1679
    @yaasmiinshidane1679 3 ปีที่แล้ว +2

    Haa