Ku dhis CV qurux badan in ka yar 5 daqiiqo Google Bard - AI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 พ.ค. 2023
  • Google Bard waa Artificial Intelligence kaasi oo aad waydiin kartid wax walba oo aad ka fikiraysid waxaynu casharkan ku eegi doonaa qaabka uu kuugu dhisayo CV aanuu wakhti badani kaaga bixin, waxaa kale oo casharkan aynu ku eegi doonaa website kale oo kuu saamaxaya in aad u samaysid Design qurux badan CV ga uu kuu diyaariyey Google Bard ku.
    QUICK LINKS
    JoinUs Telegram: t.me/zitacademy
    Online Courses: course.zitacademy.com
    Facebook Page: / zitacademy

ความคิดเห็น • 14

  • @shariqashafar4800
    @shariqashafar4800 ปีที่แล้ว

    Mashallah tabarakalah waad mahsantahay ustaad

  • @khaliilxiiray3921
    @khaliilxiiray3921 ปีที่แล้ว

    mahadsanid ustaad

  • @hodandiiriye-bk4cf
    @hodandiiriye-bk4cf ปีที่แล้ว +1

    Aslaamu Alaykuma masha Allaha thanks first one

  • @user-sc6fb6ff3n
    @user-sc6fb6ff3n 5 หลายเดือนก่อน

    Aad ba u mahadsantahy

  • @azharmoha8029
    @azharmoha8029 ปีที่แล้ว

    thankz

  • @kbpost6947
    @kbpost6947 11 หลายเดือนก่อน

    Aad baad u mahadsantahay sxb

  • @mansourvlogs-sz6oz
    @mansourvlogs-sz6oz 11 หลายเดือนก่อน

    Wll ilahay khayr haku siye kali linux sida logu shubto noso duub wllo ❤

  • @user-fu3og7sf4p
    @user-fu3og7sf4p 11 หลายเดือนก่อน

    Sxb wax badan kaa faa'iiday amaalkaaga ma guri karo lkn Allah ayaa kuu gudi kara ee Janadiisa hakugu arsaaqo

  • @Barkhad181
    @Barkhad181 6 หลายเดือนก่อน

    Saxib chatgpt hada usheego kawaran pro

  • @saahilabdilaahi7066
    @saahilabdilaahi7066 ปีที่แล้ว

    Ustaad aad ayaaumahadtahy

  • @_inafathy
    @_inafathy 10 หลายเดือนก่อน

    Postal code macalin waa maxy ado Mahtsan

  • @mburaale932
    @mburaale932 5 หลายเดือนก่อน

    lacag ayuu ku wadinaya kolay aniga kama gudbi karo ma aqwan aniga kaligeey miya

  • @daawoshow3541
    @daawoshow3541 ปีที่แล้ว

    Aniga chatgpt aa isticmalaa sxb

  • @cumarabdullhi3118
    @cumarabdullhi3118 ปีที่แล้ว

    aad baan kugu xiranhy zxb viode waxan dawanaya 18secend only thnks zxb