Dariiqooyinka ay marto nashqadaynta Logo cusubi (Logo Design Process)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ก.ค. 2024
  • Vidoe gan waxaynu ku eegi doonaa 7 doba dariiqo oo la maro si loo sameeyo logo professional ah. Way adagtahay in si dhab ah loo qeexo dariiqooyinka ay marto samaynta logadu, qofkasta oo graphic design ahi waxaa jirta dariiqooyin ugooni ah oo uu maro isago laakiin todobadan dariiqo waa aasaaska ay maraan dadka khibrada u leh logo samayntu.
    0:00 Logo-da wanaangsan
    2:22 Step 1: Discovery
    3:33 Step 2: Research
    5:40 Step 3: Brainstrom
    7:10 Step 4: Sketching
    9:11 Step 5: Designing
    11:47 Presentation
    14:28 Delivery
    Online Courses: course.zitacademy.com

ความคิดเห็น • 23

  • @horor8743
    @horor8743 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Sxp aad ban kaaga Faa'iday Illahey Haku sharfo

  • @mohamedladane9734
    @mohamedladane9734 2 ปีที่แล้ว +1

    msha allah mclin kooshin, mahadsanid walaal, hore u soco zit academy.

  • @cmancadde1247
    @cmancadde1247 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxp 👏👏

  • @Murtiileqaraamj5798
    @Murtiileqaraamj5798 2 ปีที่แล้ว

    Thank you teacher

  • @husseinmohamed5833
    @husseinmohamed5833 2 ปีที่แล้ว

    Thanks ustaad walhi wan kaa faaiday
    Alle haku dhowro aduun iyo aakhiro

  • @Abdirizak_Duceysane
    @Abdirizak_Duceysane 2 ปีที่แล้ว

    masha allah mclin wlhi wax badan ba ka faiday runta mahadsanid

  • @farsangraphics
    @farsangraphics 2 ปีที่แล้ว

    Thank you 👍👍

  • @AJGamer1.
    @AJGamer1. 2 ปีที่แล้ว

    First View horumae wacn

  • @onethebaha227
    @onethebaha227 ปีที่แล้ว +1

    Log xalkeen ka helnaa macalin

    • @ZitAcademy
      @ZitAcademy  ปีที่แล้ว

      Walal su'aasha noo yar cadee

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 ปีที่แล้ว

    M.a mahdsanid qof sidaacadnima leh u yaqaan waxa u umada uso gudbinayo tahay

  • @xamseaxmed9318
    @xamseaxmed9318 2 ปีที่แล้ว

    Waxam sugnaaba waa casharka xiga ee sida qiimaha
    Thanks teacher

  • @princecj3450
    @princecj3450 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad aad baan ula dhalacay casharkan.

  • @ZakariaMataan
    @ZakariaMataan 2 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad ustaad alle hakusharfo waxaan rabnay oon kaa codsanayaa inaad noo bilowdo casharadii muqaal jar-jarida ee Adope Prcc20

    • @ZitAcademy
      @ZitAcademy  2 ปีที่แล้ว

      Insha Allah walal waynu bilaabi iyagana course na waynu ka samaynay aad ka heli kartid website ka

  • @abdirizakmohamed4331
    @abdirizakmohamed4331 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahad sanid ustad Kooshin , Main node ka xagaan ka helnaa

    • @ZitAcademy
      @ZitAcademy  2 ปีที่แล้ว

      Walaal waa Mac OS ka ayuun buu u gooni yahay hadii aad haysato markaa macbook Apple Store ka App ka ayaad ka helaysaa hadii aad windows u baahan tahayna XMind soo download garayso.

  • @AJGamer1.
    @AJGamer1. 2 ปีที่แล้ว

    Muqalku wu wngzan yhy rnti plse logada qaabki aad u sameysay nala wdag wall Font yada oo kale aad bey no sacidesaa

    • @ZitAcademy
      @ZitAcademy  2 ปีที่แล้ว +2

      Ok walal Typographic goonibaynu uga warami iyo Design kaba

    • @onethebaha227
      @onethebaha227 ปีที่แล้ว

      Haye macalin

  • @AliAhmed-ct3zv
    @AliAhmed-ct3zv 2 ปีที่แล้ว

    Waa qaali courses ku macalin adobe illustratorka

    • @ZitAcademy
      @ZitAcademy  ปีที่แล้ว

      Hada Qiimo dhimis balaadhan baanu walal ku samaynay 84% OFF ah waad ka faa'idaysan kartaa