IT Roadmap - Halkeen ka bilaabaa barashada computer ka?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 50

  • @salmanbaremohamed-td6vl
    @salmanbaremohamed-td6vl ปีที่แล้ว +7

    Masha alah wa dariiqii an soo maray oo an ku guuleeystay oo an ka shaqeeyo imika lacagana an ka sameyaa Malin walbo Alxamdulilaah
    Thank you macalin ardayda aad bad u Gagan qabatay

    • @ZitAcademy
      @ZitAcademy  ปีที่แล้ว +1

      Adigaa mudan walal Salman

  • @Isxaaqmr
    @Isxaaqmr ปีที่แล้ว +1

    Aad ayaad umahadsan tahay ustaad si wacan Ayaan ufahmay muuqaalka waayo waan ku wareersana in mudo ah, sanadkan ardayda gashay imtixaanka dowlada ee rabta in ay jaamacad u gudubto Ayaan kamid ahay ee rabta barashada IT & Computer science jazakallah horey usoco

    • @ZitAcademy
      @ZitAcademy  ปีที่แล้ว +2

      Adigaa mudan walal wanan ku faraxsanahay in ugu yaraan aad wax ka fahantay qeybaha IT ga, hadana aad dooran kartid wadadii aad raaci lahayd.

  • @abdikhabirmohammed455
    @abdikhabirmohammed455 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خير الجزاء

  • @KoffiAli59
    @KoffiAli59 ปีที่แล้ว +2

    Asc Ustad marka hore Aad bad u mahadsan tahay sida qurxda bdan Ee aad uso diyarisay waqtigaga fiicana noogu huraysid inta bdan waxn ahay Sida arday kugu xiran Oo kale.
    Marka labad Dhaman topics ka aad ka hadashay ama roadmap of computers specially Basics Aniga ahan wan soo bartay weliba si guud ayan usoo bartay waxana ahay Ardey jamacaded kuna jira sanadkiisii ugu dambeyey waxana rajeynaya in illahay si guul ah iigu guleyo.
    Hdaba cilmiga jamacada aan ku bartay waa uu igu dhex fidsan yahay waxan ula jeeda Meel aan ku fiicanahay magaran karo sababtuna wa shaqo la aaana ahay Oo weli shaqo ma helin.
    Balse waqti xaadirkan waxan wada si iskayga ah (Learn your Self) Oo aan isku baro sida Web developers ka balse inta badan waqtiyada qaarkooda waxan dareemaya in aan ku caajisaayo markan baaray sababtana ma aqano.
    Ka dib waxan go ansaday ina baaro cillada waxan ogaaday inay tahay ina si fcan wax oga aqoon ama aqoon aad u fcan aan u lahayn Graphic design labadiisa nooc Oo aad ka hadashay iyo weliba HOW DOES WORK INTERNETS. AND DOMAIN AND HOSTINGS.
    Isku soo wada duub marka 1aad Ustaad talo kaga bahanahay si aan mushkiladas xal ugu helo.
    Marka 2aad waxan raba ina sii wado cilmiga technologies barashadiisa maxad talo iyo fikrad Oo aad uugu biirin lahayd.
    Marka 3aad hadii aan rabo ina Revision ku sameeyo dhaman course's aan kusoo qatay jamacada meelehee aya ugu roon roon ama necessary ii ah ina Revision gareeyo.
    Mahadsanid ustad. INAD ISOO JAWABTO AYAN RAJEYNAYA WAN U BAHANAHAY JAWABTADA HDA WAQTI II HELI KADHO
    Mar 2aad iyo mar 3aad waxan ku leyahay Mahadsanid Ustaad. 💯💯

    • @ZitAcademy
      @ZitAcademy  ปีที่แล้ว +2

      WCS Walal aad baanad u mahadsan tahay Telegram ka ama WhatsApp ka academy da ayaanad igala soo xidhiidhi doontaa insha allah hadii si aad u heshid talo dheeraadaa maadaama oo qoraal ahaan lagu wada qori karin balse waxaan ku siin doonaa talo kooban.
      1. Waxaan kugula talin lahaa inaad si fiican u baratid graphic design ka iyo web design ka
      2. Inta badan courses ka jaamacaduhu maaha kuwo u diyaarsan inaad aqoon fiican u yeelatid IT ga sidaasi darteed ma qabo inaad dib ugu noqotid courses ka lagu dhigto balse waa inaad adigu samaysaa Self Study adigoo baadhaya cilmiyada ugu haboon ee IT ga ah ee wadankaad joogto lagaga shaqayn karo.
      3. Markasta oo aad aqoon baranaysid waad caajisaysaa, naftuna waxay kugu qasbaysaa in aanad sii wadi karin culuumta tiknology guna wuu ka sii xag jiraa sidaasi daraadeed markasta oo aad wax dhigan rabtid waa inaad ugu horayn cayintaa waxa aad dhiganaysid, goob ku haboona aad dajisataa, waxaa iyana aad u muhim ah inaad isticmaashid Pamadora Technic oo aynu hore video uga samaynay kana baadhi doontid youtube ka ama waxaad soo daawan doontaa video ga aynu kaga hadlayno sida loo samaysto qorshayaasha ee ku jira kanaalkan www.youtube.com/@mdkooshin
      Waxaan ka cudur daaranayaa in aan qoraal ahaan lagu soo koobi karin waxaad se igala soo xidhiidhi doontaa Insha Allah Telegram ka ama WhatsApp ka Academy da.

  • @abdiwaliabdi2347
    @abdiwaliabdi2347 ปีที่แล้ว +1

    Aad ayaad u mahadsantahay ustaad.

  • @MaxamadCabduqaadir-ou5rh
    @MaxamadCabduqaadir-ou5rh ปีที่แล้ว

    Ustaadi ugu horreyn aadaad umahadsnthy sida wakhtigaaga quruxda badan inoogu hortey marwalbana inoogu hurto ❤
    Tan xigta aniga waxaan ahay ardey sanadkan 2023 2024 dugsiga sare ka ka. Baxey mardhow ayaana kuso biirey channelkaagan marka waxaan ubaahnaa inaad casharo basic computer-ka no bilowdid xagga talegram-ka mahadsnd😇

  • @sirtanolosha1122
    @sirtanolosha1122 ปีที่แล้ว +1

    Ustad fluter noso dhamestir

    • @ZitAcademy
      @ZitAcademy  ปีที่แล้ว

      Haye walal Insha Allah

  • @daadir2020
    @daadir2020 ปีที่แล้ว

    M.a guuleyso ustaad

  • @kubaayomedia
    @kubaayomedia ปีที่แล้ว

    Rabadan la mida mclin💯💯

  • @abdullahiibnuyasin568
    @abdullahiibnuyasin568 ปีที่แล้ว

    M.Allah waa video aad uqiimo badan

  • @cabdisamad9233
    @cabdisamad9233 ปีที่แล้ว

    Mhadsanid ustaad

  • @abdirahmanmohameddaakir5681
    @abdirahmanmohameddaakir5681 ปีที่แล้ว +1

    thnks Zit Academy waxaan arkay markaan dhiganayay jamacadaha dalka arday ICT baranas oo hadana aan garaynin *Microsoft sida workd excel* aan garanyanin sida loo isticmaalo oo islahaa jaamacada ayaa lagugu dhigayaa markaa waa ayaan daro wayn dalka iyo jaamacadahaba iyo dhalinyarad laftegeedaba haysta.

    • @ZitAcademy
      @ZitAcademy  ปีที่แล้ว +1

      Waa run walal qodobkaasi arday badan oo ka soo baxday ICT guna inanay garanahaynba Basic of computer kaba.

  • @amazingtranslator8234
    @amazingtranslator8234 ปีที่แล้ว

    Great lesson, thanks

  • @MucaashaQ_19_01
    @MucaashaQ_19_01 ปีที่แล้ว

    Aad ban kuu salaamayaa zit academy
    Fadlan ma helli karaa slides ka

    • @ZitAcademy
      @ZitAcademy  ปีที่แล้ว

      Waanu kaa qaadnay walal telegramka ka soo codso si laguugu soo diro Insha Allah t.me/zitacademy

    • @caaishoahmed3374
      @caaishoahmed3374 ปีที่แล้ว

      Slide ahaan ayaan rabaa wll

  • @khamarabdi9687
    @khamarabdi9687 ปีที่แล้ว

    M.a mahadsanid ustaad

  • @saedmohamed7514
    @saedmohamed7514 ปีที่แล้ว

    MAHADSANID Macalin waxaan rabaa inaan jamacad ku biiro balse waxaan kala garan laayahay Computer Science, Software engineer iyo IT keebaa iwacan adoo MAHADSAn fadlan video nooga soo samee

    • @ZitAcademy
      @ZitAcademy  ปีที่แล้ว +1

      Insha Allah walal waynu ka soo warami waxay ku kala duwan yihiin

  • @Khairegraphics
    @Khairegraphics ปีที่แล้ว

    Walal sharafaa leedahay wax bdn kaa faaidey Mhdsanid

  • @yahyezaciid760
    @yahyezaciid760 ปีที่แล้ว

    Waxad noo sii wadaa casharadiu flutter iyo dart

  • @fahadaliii5897
    @fahadaliii5897 ปีที่แล้ว

    Xaqiiqatan waa xog aan u baahnaa lahaa inta aana CS and IT jaamacadda ka bilaabin si aan si gaar ah isaga sii dhiso balse ma dhicin waxaase nasiib leh ninki maanta jaaniskaas helay ee hadana ka faaiideystay. 🙏🏼🙏🏼🙏🏼

    • @najmadahir324
      @najmadahir324 ปีที่แล้ว +1

      Anaa hadeer IT ah oo semester two hadeer bilaabay html css iyo c++ lay dhigaa oo maskax wareer igu dhacday

    • @fahadaliii5897
      @fahadaliii5897 ปีที่แล้ว

      @@najmadahir324 Insha Allah waa la qabsanaysaa ee dulqaado mudo kooban

  • @FagaaseCiideed
    @FagaaseCiideed ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantahayna ustaad xili aan ubahnaa ayaa dhagaystay Ano jamacada sanadkii 3aad idhamanayo halsano i dhashayna dhigtana software eng.
    Casharo noga so diyaari ustaad basic computer
    OS
    Internet
    Traoubleshooting
    Graphic design
    Deb designing
    Wali ma si dhex galin yuotupka balse hadad so galin ka so diyaari mahadsanid ustaaad❤

    • @ZitAcademy
      @ZitAcademy  ปีที่แล้ว

      Mahadsanid walal qeyb ahaan waynu ka hadalnay qeybaha dhimana insha allah casharo waan ka soo samayn doonaa.

  • @Ahmedvidic
    @Ahmedvidic ปีที่แล้ว

    Waxbadan ayaa lagaa faaidaa waana rajeeynayaa in muuqaalkan ay dad badan wax ka faaidi doona

    • @ZitAcademy
      @ZitAcademy  ปีที่แล้ว

      Mahadsanid walal Ahmed

  • @salmacabdilaahi2186
    @salmacabdilaahi2186 ปีที่แล้ว

    Dadka bilawga ah casharo manoso galin kartaa ?

  • @salmacabdilaahi2186
    @salmacabdilaahi2186 ปีที่แล้ว

    Plz qaabkan aad u diyaarisay pasic no dhig kol aad lacag noogu dhigto online

    • @ZitAcademy
      @ZitAcademy  ปีที่แล้ว

      NOTED Walal Insha Allah waynu ka diyaarin

  • @ischool776
    @ischool776 ปีที่แล้ว

    Ustaad flutter maxa u joojisey

  • @siciidibraahim8448
    @siciidibraahim8448 ปีที่แล้ว

    Waxa aad Ka soo hadashaa content creation

  • @khadarabdi1477
    @khadarabdi1477 ปีที่แล้ว

    aadbaad umahadsantahay mcalin kooshin waxaad iishegtaa mcalin applicationka aad isticmaalayso marka aad soo gudbinayso cahsarasha sida kan iyo markii tartanada

  • @Abdilahimahdi5555
    @Abdilahimahdi5555 ปีที่แล้ว

    Ustaad inta Ramadanta ka hadhay no bilaw illustrator
    Mida kale maxad noga jaratay photoshop ki
    Mahadsanid shp

    • @ZitAcademy
      @ZitAcademy  ปีที่แล้ว

      Insha Allah walal iyagana waynu wadi

  • @gameroftheworldmakemony8786
    @gameroftheworldmakemony8786 ปีที่แล้ว

    USTAAD NOOCYADA COMPUTER APPLE AMA MAC AH SIDA LOO KALA DOORTO IYO NOOCYADOODA KALA MUQAL NAAGA SAMEY

    • @ZitAcademy
      @ZitAcademy  ปีที่แล้ว

      NOTED Walal Insha Allah

    • @HalawiAbdi-kf7ng
      @HalawiAbdi-kf7ng ปีที่แล้ว

      @@ZitAcademy ustaad ITF+ inta kaboodo A+ mabilaabi kara mise wa important inaan ka ITF+ MHSANID

  • @loneboy3904
    @loneboy3904 ปีที่แล้ว

    Software engineering baan semester 6 sii marayaa waxna maba dhisi karo ee bal nala soo tali