Sida loo sameeyo CV Dhamaystrian Steps by Steps

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 พ.ย. 2021
  • Casharkan waxaan ku barandoona Sida ugu wanasgan ee aad u samayn karto CV dhamaystiran adigoo Racaya Talaaboyinka aan sharixi Doono ,
    Waxaan kale oo ana ka hadli doona Meelaha aad ka heli karto Template Diyaarsan oo aad ku Isticmaasho CV gaga .
    Mahuran Kala soco Wax walba oo khuseya Technology ga .
    Halkan ka eeg Template websiyada aad ka heli Doonto ..
    Links
    www.goodcv.com/cv/
    www.careers.govt.nz/
    resume.io/
    zety.com/cv-templates
    www.google.com/docs/about/

ความคิดเห็น • 21

  • @CirroMedia3129
    @CirroMedia3129 2 ปีที่แล้ว +1

    Maanshaa allaah macalin aad baad u mahadsantahay

  • @dhaannageeyemedia4559
    @dhaannageeyemedia4559 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaah thanks ustaad

  • @apdiqaniahmedibraahim8694
    @apdiqaniahmedibraahim8694 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ustaad..

  • @hassanadambarrow1131
    @hassanadambarrow1131 2 ปีที่แล้ว +1

    thanks a lot mudane

  • @suhrasiman2298
    @suhrasiman2298 2 ปีที่แล้ว

    Allah Hakaa abaal mariyo Eng

  • @Inaamawil-se7uz
    @Inaamawil-se7uz 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wllo

  • @YusufIsack-wi7cp
    @YusufIsack-wi7cp 11 หลายเดือนก่อน

    Masha alah

  • @munanuur4969
    @munanuur4969 2 ปีที่แล้ว

    Thnx alot

  • @MRALI-pd9ot
    @MRALI-pd9ot ปีที่แล้ว

    Yaaa ii sheegi kara video record kaan u isticmaalaayo hadaa taqaanaan

  • @amiirabdirashiid4064
    @amiirabdirashiid4064 ปีที่แล้ว

    aadban kusalamaya mudane waxan rabay cv qof aan work experience lahayn

  • @faaqe8
    @faaqe8 ปีที่แล้ว

    Zxp cv ga maad iso dirto isagoo cope ama sample ah

  • @ummadamedia6785
    @ummadamedia6785 ปีที่แล้ว

    Asc sxb qaali
    Template aad isticmaashay baan rabaa ee xagee kahelaa

  • @huseendaahirhasan1627
    @huseendaahirhasan1627 10 หลายเดือนก่อน +1

  • @abdirahiimmohamedibrahiim3610
    @abdirahiimmohamedibrahiim3610 ปีที่แล้ว

    Linka inoo soo dhig ustaad

  • @Garaadso24
    @Garaadso24 หลายเดือนก่อน +1

    Who still watch 2024😊

    • @sihaamomarmaxamed8635
      @sihaamomarmaxamed8635 หลายเดือนก่อน

      Shaqo illahe hano sahlo ani xita just rabaa ina sameysto😢

    • @Garaadso24
      @Garaadso24 หลายเดือนก่อน

      @@sihaamomarmaxamed8635 Amiin walashy sidokle aniba 🤲

  • @MRALI-pd9ot
    @MRALI-pd9ot ปีที่แล้ว

    Sxb ma ii sheegi kartaaa video recordka aad isticmaalayso magaciisa

    • @user-bv1ie1jd1i
      @user-bv1ie1jd1i 7 หลายเดือนก่อน

      Comtasia ayaa ladhahaa

  • @fosiasaed4825
    @fosiasaed4825 10 หลายเดือนก่อน

    Cv

  • @cayuushcadey5720
    @cayuushcadey5720 11 หลายเดือนก่อน

    mhdsanid wllo