Sidee loo sameeyaa Studio mala-awaal ah (AI Fake Studio Generator)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2024
  • Video gan waxaynu ku baran doonaa qaabka loo sameeyo Studio Fake ah oo aan jirin inaga oo isticmaali doona Generative Fill - AI Image Adobe Photoshop iyo Capcut.

ความคิดเห็น • 137

  • @mamaanadde267
    @mamaanadde267 5 หลายเดือนก่อน +5

    NabiGu wuu yiri 🧏‍♂️ ’’ ان من احب العمال اداقالوالسورفى قلب مو من" ☝🏽alle wuxu IGu jecelYahy qof wlaalka oo maanta caawiSo !! Brother’s🙍‍♂️ and sister’s 👩‍💼 onlY 1 like iiGu caawi 🙏

  • @naasirxasan7288
    @naasirxasan7288 5 หลายเดือนก่อน +7

    Macalin qaybta free-ga video nooga soo duub alleh haku sharfee

  • @muhanmohamed7814
    @muhanmohamed7814 5 หลายเดือนก่อน +4

    ustaadii wad mahadsantahay sida qurux badan ee aad noola wadaatay video quruxda badan runtii wax badan ayaan ka fahamay mar kale wad mahadsantahay alle haku barakeeyo caqliga iyo maskaxda aad wax ku soo gudbiso waxana ka sugeenaa muqaalkan kuwo ka wanagsan.

  • @user-in6xe6bl4z
    @user-in6xe6bl4z 5 หลายเดือนก่อน +1

    guuleyso sxb aad baa u mahadsan tahey

  • @daljir___10
    @daljir___10 5 หลายเดือนก่อน +1

    CUP CUT soo sameey macalin 🎉

  • @abdirahmanahmaddahirxamze2800
    @abdirahmanahmaddahirxamze2800 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad ayaad ayan ugu baahanahay cubcut cours

  • @sarardawa1409
    @sarardawa1409 5 หลายเดือนก่อน +1

    Koosh sxb good forward waan garanayaa quality gaaga waayo waxaan isku class ahayn mudo 3 years ah

  • @cumarmaxamed9186
    @cumarmaxamed9186 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid ustaad waan jeclaan lahay hadii aad waqti inoogu sameyso heleysid

  • @CristianoRonaldo12657
    @CristianoRonaldo12657 5 หลายเดือนก่อน +1

    masha allah ustaad ku soco

  • @mohahaame6587
    @mohahaame6587 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ustad wadna ku mahadsantahay aqontada aad nala wadagtay Allah ka abalmariyo❤

  • @sayidomarnor9616
    @sayidomarnor9616 5 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks ustaad sobadi 👋

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad waad mahadsan tahay ee noo wad

  • @faaraxnuux6841
    @faaraxnuux6841 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad mahadsanid
    Noo soo badi

  • @engxaraar109
    @engxaraar109 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waa sugeynaa ustaad mahadsanid

  • @user-ye6rn9mp9j
    @user-ye6rn9mp9j 5 หลายเดือนก่อน +1

    waa loo baahan yahay casharadan oo kale , thanks

  • @yaaskacade7757
    @yaaskacade7757 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mahdsanid ustaad❤

  • @cabdiqaadirtallabo1152
    @cabdiqaadirtallabo1152 5 หลายเดือนก่อน +1

    Voice editing ustaad soo samee.

  • @axmedistuura
    @axmedistuura 5 หลายเดือนก่อน +1

    Good Job. Thanks

  • @user-ho7wu8dg9f
    @user-ho7wu8dg9f 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waa ubahanahy

  • @gacalmediaproduction5412
    @gacalmediaproduction5412 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad wan kaga mahadcelinaya, Wixii ugu qiimaha badnaa ee saaka an daawado ayuu aha muqalkan.

  • @motimacade1
    @motimacade1 5 หลายเดือนก่อน +1

    Midka bilaashka ah soo daa ustaad

  • @Qr.brainman
    @Qr.brainman 5 หลายเดือนก่อน +1

    Part2 please🤩🤩🤩

  • @saciidsaantos
    @saciidsaantos 5 หลายเดือนก่อน +1

    waaan wanaag sannahay

  • @nolashawaafarxad
    @nolashawaafarxad 2 หลายเดือนก่อน

    HORE U DHAQAAJI MASUUL

  • @chef_bushra
    @chef_bushra 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanidiin ❤

  • @user-ye6rn9mp9j
    @user-ye6rn9mp9j 5 หลายเดือนก่อน +1

    qaabka ugu fudud ee aan usoo dejin karo photoshop

  • @zakariyefarah-je3hd
    @zakariyefarah-je3hd 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ka soo samee zxp

  • @user-ye6rn9mp9j
    @user-ye6rn9mp9j 5 หลายเดือนก่อน +1

    kasoo samee sx cashar kooban ,thanks

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia 5 หลายเดือนก่อน +1

    TEACHER ALLAH KU SHARFO❤

  • @user-lu8ri3rd1h
    @user-lu8ri3rd1h 5 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks ustaad isagoo free ah qaabka loogu sameeyo kasoo hadal Adope

  • @yaxyekahraman494
    @yaxyekahraman494 5 หลายเดือนก่อน +1

    Thnx Teacher , Capcut cashar nooga soo samee

  • @milaasdyc
    @milaasdyc 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waa muuqaal cajib ah lkn waxaa yar qof awooda Adobe PS saxda ah inuu gato marka AI versionada danbe aya leh saan filaayo marka mid Free ah ma leeyhy sida PS free ah oo kale inan ka helo AI.

  • @sakariyeabdi3945
    @sakariyeabdi3945 5 หลายเดือนก่อน +1

    Capcut tutorial ayaanu u baahanahay macalin Mahadsanid

    • @ZitAcademy
      @ZitAcademy  5 หลายเดือนก่อน

      Insha'Allaah walaal.

  • @engabdirahmanjamacmahmoud2694
    @engabdirahmanjamacmahmoud2694 5 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks. Teacher

  • @abdalla_guul
    @abdalla_guul 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waan sugaynaa Aqoontaada Qiimaha badan inaad Nalaso wadaagto sida jeclan lahyd in lagula wadaago 😊

    • @ZitAcademy
      @ZitAcademy  5 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid walaal.

  • @awalahmedkabadhe1068
    @awalahmedkabadhe1068 5 หลายเดือนก่อน +1

    soo wad kuwa Crack sida loogu sameeyo

  • @Yaaska
    @Yaaska 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad Howl Fiican Ayaad Umada Soomaaliyeed Uhaysaa Ee Halkaa Kasii Wad Mahadsanid

  • @cishqistudio5500
    @cishqistudio5500 5 หลายเดือนก่อน +2

    Ustaad presentation cashar ka soo same inshalaha ❤

    • @ZitAcademy
      @ZitAcademy  5 หลายเดือนก่อน +1

      insha'Allaah.

  • @nadiiracali0123
    @nadiiracali0123 5 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks ustaad cupcut muqaal ka soo same plz

  • @ALmt-Hasanat
    @ALmt-Hasanat 5 หลายเดือนก่อน +2

    Ustaad sida Adobe illustrator web site logu sameyo noso same fadlan

  • @MahamudHussein-xl1vx
    @MahamudHussein-xl1vx 5 หลายเดือนก่อน +1

    Zxp isaga oo bilaasha noso samee

  • @jimcaalehassan4834
    @jimcaalehassan4834 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wr wll Miisaan ka Xasanaad ka Alle Hakuugu daree Noogu wadd

  • @SomaliSomalikids
    @SomaliSomalikids 5 หลายเดือนก่อน

    Ustad presentation qurux badan side lo sameya 🎉

    • @ZitAcademy
      @ZitAcademy  5 หลายเดือนก่อน

      Insha'Allaah waan soo duubi doonnaa, ka warhay channel-ka muddada dhaw, mahadsanid.

  • @zacki_alibaba5331
    @zacki_alibaba5331 5 หลายเดือนก่อน +1

    ustaad shukran waxan ka codsan laha adobe audition cashir kaso same

  • @khadarosman-kc
    @khadarosman-kc 5 หลายเดือนก่อน +1

    ustaad capcut cashar kasoo same

  • @Farxaan-xidig
    @Farxaan-xidig 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaadi Jazakallah Adobe Photoshop free version iyo qaabka logu shaqeeyo muuqaaal noga soosamee ustad

    • @ZitAcademy
      @ZitAcademy  5 หลายเดือนก่อน

      Waxa inoo diyaarsan Koorso dhamaystiran oo Photoshop ah, bilow illaa advanced. iska diwaangeli halkan
      courses.zitacademy.com

  • @SomalidramaMusalsal
    @SomalidramaMusalsal 5 หลายเดือนก่อน +1

    Capcut soo duub Pro🙏🙏

  • @abdulkadirhassan1549
    @abdulkadirhassan1549 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid moalimu ilhy haku abaal mariyo waxaanu ka codsaneynaa course capcute inoo samee thnks🤝🤝

    • @ZitAcademy
      @ZitAcademy  5 หลายเดือนก่อน

      Insha'Allaah walaal.

  • @dhiinmedia1559
    @dhiinmedia1559 5 หลายเดือนก่อน +1

    Free soo sameeeeeee

  • @saciidsaantos
    @saciidsaantos 4 หลายเดือนก่อน

    sasa
    www mid wananaagsan

  • @deeqshaqale7571
    @deeqshaqale7571 หลายเดือนก่อน

    Yes

  • @MohamettAhmett-qy1wc
    @MohamettAhmett-qy1wc 5 หลายเดือนก่อน +1

    Capcut ka soo samee ustaad

  • @user-md1jm1qk2f
    @user-md1jm1qk2f 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wllo cupcut casharo kasoo sameey mahadsanid❤😊

  • @user-jf8qx7um5b
    @user-jf8qx7um5b 5 หลายเดือนก่อน +1

    Macalin ka soo duub photo shope paybta free

  • @YoutubeVide
    @YoutubeVide 5 หลายเดือนก่อน +1

    eng buuxa walle ani gacan kuu tagay ustaad

  • @bootstrap-es5wf
    @bootstrap-es5wf 5 หลายเดือนก่อน +1

    maclin midka freega ah inoo soo sameet

  • @axmadsamantar1150
    @axmadsamantar1150 5 หลายเดือนก่อน +1

    macalin kasoo samee cashar kan free ga ah

  • @saciid51342
    @saciid51342 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad capcut cashara kasoo samee

  • @ArMaanXz
    @ArMaanXz 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waad MaHaD SnThy Ustaad kaso muuqaal capcut

  • @mohahaame6587
    @mohahaame6587 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ustad nososamay

  • @CabdicasiisCabdilaahi-xz9ov
    @CabdicasiisCabdilaahi-xz9ov 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad capcutka nooga soo samee muuqaalo

  • @abdihakim9942
    @abdihakim9942 5 หลายเดือนก่อน +1

    Version ka bilaashka ah kasoo duub ustaad Fake studio

  • @zeidkeytoon
    @zeidkeytoon 5 หลายเดือนก่อน

    Sxp sidee cupcute computer loogula soo dagaaa ?

  • @sports24328
    @sports24328 5 หลายเดือนก่อน +1

    Capcut kasoo samee course ❤

  • @abdallasheikh4372
    @abdallasheikh4372 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad AP version free ga ah fadlan video noga samee.

  • @mussolinifootball4947
    @mussolinifootball4947 5 หลายเดือนก่อน +1

    Cupcut Crash course Ka rabnaa

  • @jamaalsomali7484
    @jamaalsomali7484 5 หลายเดือนก่อน +1

    Programming ustaadow noiga dhaqso

  • @AmiinAbdiasis
    @AmiinAbdiasis 5 หลายเดือนก่อน +1

    Qypta freega wn sugyna ustd

  • @user-fu7sl9xi2b
    @user-fu7sl9xi2b 5 หลายเดือนก่อน +1

    Capcut waan ubahanahay

  • @cabdiwahaabahmed6839
    @cabdiwahaabahmed6839 5 หลายเดือนก่อน +1

    Macalin free noo sheeg

  • @Mankey-17
    @Mankey-17 5 หลายเดือนก่อน +1

    Intaan Ayaaba Cashir Eh More Cashir Kaso Samey

  • @zakariaahmed6085
    @zakariaahmed6085 5 หลายเดือนก่อน +1

    Capcut noo soo sameee

  • @user-kk2nu7jl9c
    @user-kk2nu7jl9c 5 หลายเดือนก่อน

    Waxaan u baahan capcut na bartid side loo adeegsado

  • @apdifattahtaparak7309
    @apdifattahtaparak7309 5 หลายเดือนก่อน

    Adobe pre pro kasoo samey cupcut waa bilaw

  • @user-vy9gz5ms4w
    @user-vy9gz5ms4w 5 หลายเดือนก่อน +1

    free version nagu cumaamad sida lola so dego

  • @irshadkoriyow2250
    @irshadkoriyow2250 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb wad Naga sodahday

  • @user-te4py2uu8c
    @user-te4py2uu8c 5 หลายเดือนก่อน

    Ustaad ado mahadsan adobe photoshop kiisa free ga ah noo soo sameey❤

  • @omarabdi1277
    @omarabdi1277 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ustad free versionka muqaaal kaso same

  • @Waddaag
    @Waddaag 5 หลายเดือนก่อน +1

    Free Ga Io Capcut Crash Course Labada Waaanu Ubanhy Mclmu

  • @zakariadahir3838
    @zakariadahir3838 5 หลายเดือนก่อน

    Interested so please share with us the free version.

  • @Safwaan2
    @Safwaan2 5 หลายเดือนก่อน +1

    Capcut vedio crash ah kasoo samee wll

  • @amazingquestions147
    @amazingquestions147 5 หลายเดือนก่อน +1

    Cupcet kasoo hadal macal

  • @khaliilsaleebaan9954
    @khaliilsaleebaan9954 5 หลายเดือนก่อน +1

    Capcata cashro ka so same

  • @user-cb1tk9hh9g
    @user-cb1tk9hh9g 5 หลายเดือนก่อน +1

    Qeybta free ga ah ustaaad

  • @ustadshuayb12
    @ustadshuayb12 5 หลายเดือนก่อน

    Capcut ka soo samee crash course ustaad

  • @mohmedAbdi71
    @mohmedAbdi71 5 หลายเดือนก่อน +1

    adobe photoshop so samee ustaad

  • @hakimichannel1482
    @hakimichannel1482 5 หลายเดือนก่อน +1

    Cupcat kasoo samee Please

  • @tamerat.
    @tamerat. 5 หลายเดือนก่อน +1

    Addope free kaso hdal sxb

  • @user-tn1dy7dr5y
    @user-tn1dy7dr5y 5 หลายเดือนก่อน

    macalin qaybta free-ga soo daa

    • @ZitAcademy
      @ZitAcademy  5 หลายเดือนก่อน

      Insha'Allaah walaal.

  • @akrammohamettofficial4591
    @akrammohamettofficial4591 หลายเดือนก่อน

    Ustaad free ga carashir Noga so samee

  • @laampepoy2361
    @laampepoy2361 5 หลายเดือนก่อน

    Ustaad sidee free loogu is ticmaalaa adobe premiere pro for free for macbook pro iyo adobe oo dhan ustaad iyo Microsoft excel 360 oo activate gareeyo si free ah ustaad waa ii muhiim jawaab taadu please 🙏🏾

    • @ZitAcademy
      @ZitAcademy  5 หลายเดือนก่อน

      Walaal waan ka xumahay, Adobe waa softwares Comercial ah oo la iibsado, waxa ay kuu saamaxayaan inaad wakhti kooban oo Trial ah isticmaasho mooyee. Laakiin, waxaad isticmaali kartaa haddii aad iibsan karin kuwo Free ah sida CapCut ama kuwo kale oo iska qiimo jaban. Mahadsanid.

  • @abdallazuldankey5944
    @abdallazuldankey5944 5 หลายเดือนก่อน +1

    Cup cut ustd

  • @guuguulemedia
    @guuguulemedia 5 หลายเดือนก่อน

    Free Application ayaan u baahanahay sxb Gaar ahaan Cupcat ka ama mid kale oo free ah
    Mahadsanid ❤

    • @ZitAcademy
      @ZitAcademy  5 หลายเดือนก่อน

      Capcut waa free walaal, la soo deg

  • @calicabdifatax5733
    @calicabdifatax5733 5 หลายเดือนก่อน

    Asc ustaad anigu arday cusub ayaan ahay wiil aansaaxib nahay ayaa isoo share garayay wana wax aan baahi weyn u qabay Mahadsanid inoo wad😊😊

    • @ZitAcademy
      @ZitAcademy  5 หลายเดือนก่อน

      Wcs, soo dhawoow walaal.

  • @user-rk3ez3vt8r
    @user-rk3ez3vt8r 5 หลายเดือนก่อน

    Ustaad waxad nogaa soomaysa Adobe premiere

    • @ZitAcademy
      @ZitAcademy  5 หลายเดือนก่อน

      Waxa inoo diyaar ah course dhamaystiran oo aad illaa advanced ku baranayso Premiere Pro, fadlan nagala soo xidhiidh Facebook ama WhatsApp.

  • @amiincabdalle5021
    @amiincabdalle5021 5 หลายเดือนก่อน

    ustaad adobe photoshop 2021 lagama heli karo AI

  • @Readsportchannel
    @Readsportchannel 4 หลายเดือนก่อน

    ustaad generated fill ii soo biximaayo mxaa sameeyaa

    • @ZitAcademy
      @ZitAcademy  4 หลายเดือนก่อน

      Insha'Allaah Telegram baynu ku wadaagi doonnaa wixii su'aalo ee course-kan ku saabsan, waan soo shaacin doonnaa

  • @mohamedabdala7040
    @mohamedabdala7040 5 หลายเดือนก่อน

    Midka bilaash ah inooga soosamay

    • @ZitAcademy
      @ZitAcademy  5 หลายเดือนก่อน

      Insha'Allaah walaal.

  • @deni8929
    @deni8929 5 หลายเดือนก่อน

    Photoshop muuqaal ka soo samee

    • @ZitAcademy
      @ZitAcademy  5 หลายเดือนก่อน

      Waxa inoo diyaar ah Course dhamaystiran oo advanced aad ku noqonayso Photoshop, fadlan nagala soo xidhiidh Facebook ama WhatsApp.

  • @amenibrahim9596
    @amenibrahim9596 5 หลายเดือนก่อน

    Course premiere pro 2024

    • @ZitAcademy
      @ZitAcademy  5 หลายเดือนก่อน

      Waxa inoo diyaar ah Course dhamaystiran oo advanced aad ku noqonayso Premiere Pro, fadlan nagala soo xidhiidh Facebook ama WhatsApp.

    • @apdifattahtaparak7309
      @apdifattahtaparak7309 5 หลายเดือนก่อน

      Whats app numberka noo dir​@@ZitAcademy