Hel boqolaal CV oo u naqshadeysan si qurux badan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ก.ค. 2016
  • Hadii aad u baahantahay naqshado CV oo aad u qurux badan, booqo www.hloom.com. Hadii aad tahay naqshadeeye wuxuu kuu anfici karaa si kabadan dadka kale.

ความคิดเห็น • 34

  • @adamsaid7186
    @adamsaid7186 6 ปีที่แล้ว +2

    wow mashaallah Eng many many thanks

  • @hamdyali7467
    @hamdyali7467 6 ปีที่แล้ว +1

    maasha Allah mahadsanid walaal ilaaheey haku xifdiyo guul aya ku rajeenayaa aduun iyo aakhiro insha allaah

  • @daadiraminibrahim2333
    @daadiraminibrahim2333 7 ปีที่แล้ว +2

    masha allah ustaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaad Mohamed Shardi allah haku xifdiyo

  • @abdallahasan8884
    @abdallahasan8884 7 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaaaaaah Ustaad/ Sxb sare Shardi Allaha kuxifdiyo wll.

  • @xogahadunida6201
    @xogahadunida6201 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad

  • @sartamediaproducsionsaraaf146
    @sartamediaproducsionsaraaf146 5 ปีที่แล้ว +1

    Hore u soco sxp

  • @yasinmohamud4925
    @yasinmohamud4925 8 ปีที่แล้ว +2

    thanks eng maxamed nuur shardi

    • @iM252
      @iM252  8 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid cade :)

  • @yokhan8609
    @yokhan8609 4 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad websiteka magaci wa is xirey website cusub ino sheg

  • @mohamednor1764
    @mohamednor1764 7 ปีที่แล้ว +1

    masha alah

  • @feinu
    @feinu 6 ปีที่แล้ว

    Ustaad mahadsanid talefonka malgu so dajisankaraa

  • @skydheere3330
    @skydheere3330 3 ปีที่แล้ว

    Sidookle mhdsanid

  • @abdibasidsh.abukar8294
    @abdibasidsh.abukar8294 7 ปีที่แล้ว +3

    USTAD MOHAMED NUR AAD IYO AAD AYAD UMAHDSANTHY

    • @iM252
      @iM252  7 ปีที่แล้ว

      Waad mudantahay mudane :-)

  • @abukarosmanwehelie7450
    @abukarosmanwehelie7450 4 ปีที่แล้ว

    It's Good

  • @AphataahMohammedGiryaad
    @AphataahMohammedGiryaad 6 ปีที่แล้ว +3

    mahadani Sxb

  • @typingandtechnology2052
    @typingandtechnology2052 3 ปีที่แล้ว +1

    owner-ka wepsite-kan iska leh wuu ka mamnuucay somalia, yaa xal kale haya

  • @xogmaaltube580
    @xogmaaltube580 6 ปีที่แล้ว +3

    waan daawanay sxp

  • @ROOBLE940
    @ROOBLE940 ปีที่แล้ว

    ASC saaxiib mahadsanid waxa aad kasoo hadashaaa sida Loo diyaariyo warqadaha bedelka ah.

  • @asmahassan3937
    @asmahassan3937 5 ปีที่แล้ว

    Websiteka magaciisa sifiican looma arkoh noo sheeg please

  • @enghassanwarcade8941
    @enghassanwarcade8941 3 ปีที่แล้ว

    macalin web kaan somalia kama shaqqeynayo fadlan mid somalia kashaqeynayo ama qaab aan kaga shaqeysin karno iisheg

  • @nerobkhan3527
    @nerobkhan3527 ปีที่แล้ว

    Hello

  • @dikranddua8212
    @dikranddua8212 4 ปีที่แล้ว

    Zxp wuu diidayaa wuxu l

  • @mahadmusa9820
    @mahadmusa9820 6 ปีที่แล้ว

    cv yada maka helikaraa luqadaan rabo

  • @maxamedxasanshcapdilaahi3144
    @maxamedxasanshcapdilaahi3144 11 หลายเดือนก่อน

    Whtas name

  • @abdikhaliqbuuni5141
    @abdikhaliqbuuni5141 4 ปีที่แล้ว

    ASC ustaad maxamed aad ayaan kuu salaamayaa lkn Hloom.com ma shaqaynayo hadaanan anigu qaldanayan

    • @quruxdiihablaha1234
      @quruxdiihablaha1234 4 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa ana maanta ubaahday ma shaqaynayo wadankaaga lagama ogolo buuba ileeyahy

  • @kaapefx6285
    @kaapefx6285 7 ปีที่แล้ว +1

    SXB WEBSITKA MAGACISA
    ADO RALII AH

    • @hamdyali7467
      @hamdyali7467 6 ปีที่แล้ว

      Aabdulahi mahamud wall website ka waa www.hloom.com

  • @abdirazaksheikh2512
    @abdirazaksheikh2512 6 ปีที่แล้ว

    website noo sheeg si fiican uma aragneee sxb

    • @hamdyali7467
      @hamdyali7467 6 ปีที่แล้ว

      Eng abdirazak sheekh walaal websitka waa www.hloom.com

    • @deeqmaxamded2025
      @deeqmaxamded2025 6 ปีที่แล้ว +1

      Aad iyo baad umahadsantay mcln

  • @mohamednor1764
    @mohamednor1764 7 ปีที่แล้ว +3

    masha alah