ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Laxamadani waa ka aan ugu jecelahay iyo walipa fananda oo ah bsst faadumo cabdilahi kaahin maandeeq ❤❤❤
Faduma Abdulahi Mandeq , Best Music.
Aun cabdilaahi qarshe codadka qaraamiga inta badan asagaa ku qoran
Faadumo Cabdilaahi maandeeq iyo quxurudii luuqadeedu qaalisanaydee Hambalyo Faadumo Cabdilaahi maandeeq.
Sax!! QURAANKA INOO SHEEGOO YEEN" INDHA MA BEELNAAE WALAAKIN TACMAL QULUUBU LATI FII SUDUUR!"
Mama Maandeeq Cimriga Alle Ha U Barakeeyo
Aamiin sxb.
MAHADSANID SAAXIB BISHIIBA MAR INAN HEESTAAN SOO DOONTO OGOW KKK
😂😅 Waa hagaag sxb.
@@khabiirqaraam7935Yaa Khabiir Salaamaad
Waxay ahayd qalbi lula iyo qaamus aan duugoobin. Hambalyo Faadumo Cabdilaahi maandeeq.
Indhaha araga Qallbigaa ka eegma fogoo.
Khabiir sharfane, mahadsanid
Mudnaan sxb.
Codkeedii buu cindigu tabayooHalkay ka caraawday baan carareeCidloodaye yaa tan ciirsan jireey.. By: Shax Shax Ali ✍
Ma adaa iska leh?
@@Armani_yossef haa sxp mar baan qoray waana haayaa iyadoo dheer 👋
Dadkii hore iyo dalkii hore hada mala arkaaya miyaa 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 sorry sorry wlhi xiligaas qofkii joogay oo uu alle ka qariyay somalida maanta joogta see u dhaqmayaan allaha qabriga ha u nuuriyo
🥰🥰🥰
❤❤❤❤
Laxamadani waa ka aan ugu jecelahay iyo walipa fananda oo ah bsst faadumo cabdilahi kaahin maandeeq ❤❤❤
Faduma Abdulahi Mandeq , Best Music.
Aun cabdilaahi qarshe codadka qaraamiga inta badan asagaa ku qoran
Faadumo Cabdilaahi maandeeq iyo quxurudii luuqadeedu qaalisanaydee
Hambalyo Faadumo Cabdilaahi maandeeq.
Sax!! QURAANKA INOO SHEEGOO YEEN" INDHA MA BEELNAAE WALAAKIN TACMAL QULUUBU LATI FII SUDUUR!"
Mama Maandeeq Cimriga Alle Ha U Barakeeyo
Aamiin sxb.
MAHADSANID SAAXIB BISHIIBA MAR INAN HEESTAAN SOO DOONTO OGOW KKK
😂😅 Waa hagaag sxb.
@@khabiirqaraam7935Yaa Khabiir Salaamaad
Waxay ahayd qalbi lula iyo qaamus aan duugoobin. Hambalyo Faadumo Cabdilaahi maandeeq.
Indhaha araga Qallbigaa ka eegma fogoo.
Khabiir sharfane, mahadsanid
Mudnaan sxb.
Codkeedii buu cindigu tabayoo
Halkay ka caraawday baan cararee
Cidloodaye yaa tan ciirsan jireey..
By: Shax Shax Ali ✍