Alleh ha naxariisto saxiibkay sooran. Wajigiisa madow halkan ka muuqda maad araktaan marku sheekha noqdey ee gadh weyn oo xineysan la baxay guruxdiisa iyo nuurka iyo sharaftiisii ee uu toobaad keenay Alleh tubta toosan Alleh ha inagu hadeeyo.waxa uu ka nasatay 50+ years wareer hadh iyo habeen ku jiray.maansha
Waa ku mahadsantihin heesta qiimiga leh ood soo gudbiseen.lkn afsomaliga iska saxa meesha ka dhigteen gabadh wiilka doona guumay ka dhigtaa mahee waa Gabadh wiilka doonaa Guunyuu ka dhiibaa .yacnii xooluu ka baxshaa Si clear ah bayba maandeq u leedahaye ma dhagaha idin cusladay
Asc sxb Codsi sxb waxa aad noo soo raadìsa Heesta ay wada qadan mandeeq iyo maxamed yusuf mageeceda waxa la yidha Geel hawd u kacay adiigoon hangool iyo Gudiin u hayn hiir ma daaji siday Baydaka mandeq waxa ka mida inaan yahaw hayaan halka uu degaba waxa fura horseed Baydka m yuuf na waxa ka mida halis meelabaad ii haleeshayo hurdo kama bogan sidaad ii heshe imakana haraad baa ina haye kalay halkan kaalay soo dhigo hagoota ila eri habeenka aan hugufka tuure
Cabdillahi diiriye sooraan Alle godka haw nuuro fanka wuu ka baxay isaga oo masjidka nakhiil ee suqa shiraaqle hargaysa ka adima ayuu xaqu uyimi khaatumada rabi haynoo hagaajiyo
Alleh ha naxariisto saxiibkay sooran. Wajigiisa madow halkan ka muuqda maad araktaan marku sheekha noqdey ee gadh weyn oo xineysan la baxay guruxdiisa iyo nuurka iyo sharaftiisii ee uu toobaad keenay Alleh tubta toosan Alleh ha inagu hadeeyo.waxa uu ka nasatay 50+ years wareer hadh iyo habeen ku jiray.maansha
Cabdi Lahi diiriye sooran io man deep Ala ha u nxrsto
Shekh cllaahi diiriye sooraan religious Waa heso mutton leg ilaahay janatul fardowsa hageeyo aamiin
Amiin
Waa hees aan aad u jecel ahay. Sooraan waa fannaan ils yaraandaydii aan jeclaa. Aniga oo dugsiga Cammuud dhigta ayaan dhegaysan jiray heesaha Sooraan
Waa eryadii sheikh cllaahi DiiriYe sidaan ilaaHaY haw naxariisto
Asc aun Sh Cabdilaahi Diiriye Sooraan Illaahay subxaana wa tacaalaa khaatumaduu khayr ugu khatimay janadii fardawsaan Rabi uga Baryayaa
Allah ha u naxariisto cabdilahi diiriye sooran fanka wuu iskaga baxy khatuma wanagsana ilahay wu ku oofsaday lkn wll ilahay darti ugu saar heesta wu inaga hooseya
Waalala.hargaysa.iyo.waayo.waayo.waaa.wilashiiii.aan.bakhtiga.aan.cunin.eee.xallaasha.ahaaa.eee.soomaliyeeed
Heestan in badan ayaan raadiyee, mahadsanid Waayo.
AHN Sooraan waxa uu noo ahaa imaamkii masjidka iyo mu'adin. Nolol wanaagsan ayaan u rajaynayaa Maandeeq.
Sheekh cllaahi diraye soraanheesihiisu waa heeso murti leh ninkii garanayaa garanaya waa heestiii 60
Waaw old is gold walee waa hees cajiib ah waxaad modaaba heestaba heestey ka horeysay iney ka macdahay mahadsanidii waayo waayihii wacnaa sida hufan aad usoo gelisaan heesaha murdida xambaarsan
Allha ha u naxariisto dad wa dadki hore warna wa kii horey lo yiray
Cllaahi diiriye soraan waxaankuxasuustaa heestan raadyo hargaysa laakiin sxb xaged heestan kasooheshay waayowaayihiwacnaa
❤❤❤❤❤❤❤ maandeeq iyo sooraan laba fanaan oo qaaliya igu soraan Aun
B BC ayaan kabankankamaqli jiray laakiin maantaan arkay inuu kabanka aylahayd heestani waana sooraan maandeeq
Allaa yaa raxma
Cabdillahi diiriye
Aamiin allow
U danbi dhaaf.
Aaminadee??? Waa maandeeq
Cabdilaahi Diiriye Sooraan iyo Faadumo Cabdilaahi Kaahin (Maandeeq)
'''Waa Galin Aduunyoo Laga Galab Carabee Noloshaybay Geeri Garabkeeda Taalaa,,,,
"War Cad Iga Dheh"
@@MohamedAhmed-qn1yn "Waxa geed garaaca ninka gudin u haystee
Gabar wiilka doonaa guunyu ka dhiibaa"
Nin faromadhan ilaa tii Aadan-cadde baa show la cayrsanayay, maantana aniga qudhayday haystaa.
Ka warrama haddaan baadi abaahi ku dayo, ileen waatan odaygii dhalay guunyo ku rabee?
Manzha ALLAH ILLAHAY LABADADA FANANBA HA U NAXARIISTO
Sheekh claagi diiriye soraan alylahee codkiisu kabaxsanaa maxamed aadan dacar
Boqoradii codka weeye cod naageed oo dhuuban bay leedahay oo macaan
Dadka maanta joogaa maxay murtidan qiimaha badan ka fahmayaan alloow u naxariiso sooraan isagoo ka towbad keenay buu xijaabtay lkn markii horeba dambi kuma hadlin maamo maan deeq iyadana ilaahay cimri iyo caafimaad ha siiyo
Maandeeq waa dhimatay sxbsanadkii imika dhamaaday dabayaqadiisii ayey xijaabatay
@@mucokhadar5799
way nooshahay wll laga yaaba Saynab Xaaji Cali Baxsan inaad ku khaldayso.
@@mucokhadar5799 maandeeq way nooshahay waxaad ku qaldaysaa baxsan
@@abdihayehashi769waa runtaa wll adiga iga saxan mahadsanid
❤❤❤❤❤❤ axya hees
Mirihii c.d.sooraan laxankii rashiid bulo codka maandeeq iyo sooraan
Sh.sooraan.iyo.maandeeq
WAAYO WAAYIHII WACNAA 👏👏
AUN abwaan sooraan ❤❤❤
Ax yaa maandeeq
Ifka hibo ku noolow
Eedo.
Yaaa salaam Sooraan+maandeeq💔
Sooraan oo majaajilaynaya oo wax matalaya ayuunbaad aragteen isagoo heesayana waakaa cod layaab leh ayuu lahaa
Liibaan muumin abwaan iyo laxamiistaba wuu ahaa sidoo kale markii dambana shiikh buu noqday allaah unaxariistee
Waa sooraan hore ki danbe maha
Cabdilahi diiriye sooraan iyo Fadumo Cabdilahi Kaahin (Maandeeq)
anna goonidayda talo goosan maaye , maaha kala goosanmaaye qoraalku
Gabadh wiilka doonaa, guunyuu ka dhiibaa dhaha
Waa ku mahadsantihin heesta qiimiga leh ood soo gudbiseen.lkn afsomaliga iska saxa meesha ka dhigteen gabadh wiilka doona guumay ka dhigtaa mahee waa Gabadh wiilka doonaa Guunyuu ka dhiibaa .yacnii xooluu ka baxshaa
Si clear ah bayba maandeq u leedahaye ma dhagaha idin cusladay
Waxaan idinka codsanaa heeskii xasan diiriye ee ahaa wadaniga
Kana mid ahaayeen ereyadiisa
Heegaan ahaadoon horseedo
Kuwa leygu hanweynyahay hogaanshoo
Koley inaan qaldayna waa laga yaabaa
FG: waxaan rabaa tiihore ee xoogaa cabanka cml eheed
Waa gelin addunyoo laga galab caraabee noloshabay geeriyi garabkeeda taalaaa
Waxa geed Garaacaa
ninka Gudin u baystee
Gabdha wiil ka doona
Guunyo ka dhiiba .
Ilaa u nxriso
Muusigu waa muusigii BBC waayo waayin wacnaa caged wall kasoo heshay heestan sawirku waa sawir kii cilmi iyo caado maandeeq sawirkeeda maan garan
Soooraan💯
❤❤
Asc sxb
Codsi sxb waxa aad noo soo raadìsa
Heesta ay wada qadan mandeeq iyo maxamed yusuf mageeceda waxa la yidha Geel hawd u kacay adiigoon hangool iyo Gudiin u hayn hiir ma daaji siday
Baydaka mandeq waxa ka mida inaan yahaw hayaan halka uu degaba waxa fura horseed
Baydka m yuuf na waxa ka mida halis meelabaad ii haleeshayo hurdo kama bogan sidaad ii heshe imakana haraad baa ina haye kalay halkan kaalay soo dhigo hagoota ila eri habeenka aan hugufka tuure
Waaow
Welcome AGAIN and enjoy.
LoveS
Noloshaba geeri garabkeeda taala
Radio Hargeysa.
Apdate
FACEBOOK
Aaaaa
Facebook'S
Livetim'
Livetime'S
m.h
Share