Laxanka Tawaawac - Faadumo Cabdulaahi Maandeeq

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 15

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 2 ปีที่แล้ว +2

    Allh ku xafido maamo mandeeq
    Fananinta aan aadka ugu jeclahy ayey ku jirtaa kamana xiiso gooyo wllhi
    Cimre dheer iyo cafimaad iyo cibado suban Allh ku siiyo

  • @Fadka213
    @Fadka213 2 ปีที่แล้ว +2

    Waah waah tawaawac ahaa🖤

  • @aadammuxumed317
    @aadammuxumed317 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid sxb khabiir qaraam sida fiican eed noogu soo gudbinayso murtidii badhtamihii qarnigii tegay ama bilawgii fanka iyo kooxdii walaalo hargeysa

  • @mohamedharun175
    @mohamedharun175 2 ปีที่แล้ว +1

    Sawirka islaanta ka hagaaji aad soo saartay page ka. Sida kale thank you very much for collecting, documenting and presenting for us these wonderful and lovely songs.

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  2 ปีที่แล้ว +1

      Waa hagaag sxb Mar haduu sawirku kee dii yahay wax kale micna ma samaynayaan Mahadsanid.

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 2 ปีที่แล้ว +2

      @@khabiirqaraam7935 kk wll faadumo maandeeq weynooshy markaa xaflada ay UK London ka qeyb gashaa jiree kuwa usaar ay weynaatay

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  2 ปีที่แล้ว

      @@mohamedyare1917 kkk saw maahan sxb adigu sawiradaas baad ku haysataa saw maahan.

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 2 ปีที่แล้ว +1

      @@khabiirqaraam7935 Kkkkkkk waa sidaah

  • @IsmailHassen-mi1bi
    @IsmailHassen-mi1bi ปีที่แล้ว +1

    Axsan Sawd

  • @abdullahimasuulside411
    @abdullahimasuulside411 2 ปีที่แล้ว +2

    Fankii hore awey hada😥😰

  • @mohamedmuse8078
    @mohamedmuse8078 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walaal runahaantii waxaad keeydisay suugaanteeni qiimaha badan