Mandeeq Waaberi Legend Mix YouTubevia torchbrowser com

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 พ.ค. 2014

ความคิดเห็น • 15

  • @user-ut5bu1sr1r
    @user-ut5bu1sr1r 7 หลายเดือนก่อน +3

    31/12/2023waahabeen xasuusleh iyo geedigii bunia ilaa kunda muangulu gold dig iyo heerar aad u adag soo duceeya asx aabey sanadkan sanadkisa soonkan nahaya soonkiisa in kuwada qaadano caafimaad waara walaalaheen flastiina yaan ducada lagareebin marwalba oon ducaysanayno iyo meelwalboon joogno wsc

  • @husseinhassansugule9323
    @husseinhassansugule9323 ปีที่แล้ว +3

    Maandeq is the most legend in wavering.

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 ปีที่แล้ว +3

    waayo waayo

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari ปีที่แล้ว +2

    Raxmaanku haw naxariisto intii dhimatay

  • @aliabdi-ys4uv
    @aliabdi-ys4uv 10 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaanka Hadraawy waxuu yiri maandeeq waa fanaadada codkeeda aan jeclahay waxayna ku jirtaa hablaha soomaalida ugu cod macaan sida magool, zahra axmed, hibo maxamed, khadra daahir iyo faadumo qaasim.

  • @abdallasaid1232
    @abdallasaid1232 5 หลายเดือนก่อน

    Fan ku waa kii hore alle ha I don naxaristo

  • @AbdiMaxamed-vx6qs
    @AbdiMaxamed-vx6qs 4 หลายเดือนก่อน +1

    Galaxy A10s

  • @aliabdi-ys4uv
    @aliabdi-ys4uv 10 หลายเดือนก่อน

    maandeeq heeso badan ayay qaadaa waxaana cosnaeynaa heesha ay la qaado jubba, daramle, cabdi tahliil iyo max,d axmed iyo baacawaan , heesa badan ayay qaaday aaway heesihii ku jray riwaayadii himilo. axsan fanaana

  • @husseinhassansugule9323
    @husseinhassansugule9323 ปีที่แล้ว +1

    God pray to her(maandeeq)

  • @mohamedabdinour5077
    @mohamedabdinour5077 ปีที่แล้ว +2

    Waa codkii deeqda ahaa ee janada ka yimi sawtu raxma Faadumo Cabdilaahi Maandeeq

    • @Mohammedabdi1127
      @Mohammedabdi1127 ปีที่แล้ว +2

      Mohamed Abdi Nuur
      Aderr janada daasado laguma garaacdo ee halkas dib ugu noqo!

  • @ashaali-vm9gk
    @ashaali-vm9gk 8 หลายเดือนก่อน

    Cod halaasi ah

  • @anel6069
    @anel6069 ปีที่แล้ว +2

    Ya dhagaysanaya 14 10 2022 like saar xasus qaliya