cumar dhuule sheeko gaaban

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Sheekooyin gaagagaban AUN Al-Fanaan Cumar Dhuule nala daawo

ความคิดเห็น • 270

  • @Quranly
    @Quranly 3 ปีที่แล้ว +31

    DARDAARAN!!!!!! Anaga Dan waa wala soconaa. 100sano kadib commentigaan qofka aqrin Doona walaal isoo ducee, iina sadaqee qabrigaa ayaan kujiraa😭😭Una duceeyaa walaalaheena sida fanaankaan asaga ah ehlu qabriga😭

    • @nadiifonuur6677
      @nadiifonuur6677 2 ปีที่แล้ว +1

      Allah ha kuu fudaydiyo amuurahaaga

    • @bahjobilan4435
      @bahjobilan4435 2 ปีที่แล้ว +4

      Manoosha hay wll hadi aa dhimatay allh kunaxariisto hada noshahayna cimri dheer iyo cafimad ban ku rajaynaya

    • @marinaxmed4356
      @marinaxmed4356 ปีที่แล้ว

      @@nadiifonuur6677 7uuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuu5uuuuj

    • @BintMohamed-q5c
      @BintMohamed-q5c ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkkkkkk Caafimad Ma Jiraa

    • @nuuxckaafi-su4iq
      @nuuxckaafi-su4iq ปีที่แล้ว +1

      War ninkii mageeriyooday tolow kkkk

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 3 ปีที่แล้ว +9

    Yaa ila arka.seynab cige maxamed iyo daud iyo abwan jiir iyo cumar dhule iyo leyla cumar inta ila.aragta like dhac iku siiya

  • @ahmedabdikalik7690
    @ahmedabdikalik7690 7 ปีที่แล้ว +50

    Reer burco waa wada xaraabo iyo xikmad alla ha u naxariisto cumar

  • @ahmedabdikalik7690
    @ahmedabdikalik7690 5 ปีที่แล้ว +6

    Waawaynkii Burco
    Ya salaam
    AHN cumar dhuule
    Burco waligeed Hoyga murtida ayay ahyd ilaa 1960kii
    Comady somali pple burco
    One love♥️♥️❤️❤️

  • @akozil7074
    @akozil7074 8 ปีที่แล้ว +43

    Dib loo heli maayo dadkani oo kale!. Allah ha u naxariisto intii dhimatay, intii noolna Allah cimriga ha u raajo.

  • @mohamedali2132
    @mohamedali2132 6 ปีที่แล้ว +98

    😂😂😂😂 daacad baan u qoslay hobol kaliyan modaye ilayn waa majilayse wayn buu ahaa allaha naxariistii jano haka warabiye who is watching 2018 and after

    • @sawsanabdi573
      @sawsanabdi573 6 ปีที่แล้ว +1

      mohamed ali me nd I’m so dead wlhi lmao 😂😂😂😂😂😂

    • @aliyaali1388
      @aliyaali1388 6 ปีที่แล้ว +1

      ☝☝ me

    • @Ajugeyste
      @Ajugeyste 5 ปีที่แล้ว

      2k19 am watching this video. AUN

    • @mohamedhamse1061
      @mohamedhamse1061 4 ปีที่แล้ว

      Majaajilaystana wu ahaa ileen wa reer burco

    • @sucaadcabdirishiid6394
      @sucaadcabdirishiid6394 3 ปีที่แล้ว +1

      Amiib

  • @PANSOMALISM
    @PANSOMALISM 11 ปีที่แล้ว +25

    Omar dhuule AUN waxuu ahaa fanaan qiima ku leh Qowmiyadda Somaliyeed, codkiisana la jeclaa laakiin in uu majaajaliiste ahaa waa mid igu cusub

  • @yamanhaji1156
    @yamanhaji1156 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha alh legend wlh cumar dhuule nin salaada jecl ayuu ahaa sidaan maqlay iyo sida shekadiisa ka muuqataba

  • @ahmedmohammed8811
    @ahmedmohammed8811 5 ปีที่แล้ว +13

    2019/4/17 inta iga danbeeysa fadlan ducada ku caawiya marxuumka

  • @shaaficidiiriye3238
    @shaaficidiiriye3238 4 ปีที่แล้ว +4

    Allaah ha u naxariisto alfaan Cumar Dhuhle Ali, Daa'uud Ali Mashaf iyo intii dhimatay.
    Labeentii fanka ayaa kulantay maalintaan qiimaha badan.

  • @maankayare5586
    @maankayare5586 5 ปีที่แล้ว +4

    Dhabtii waa iga qosliyay cumar dhule allaha yaraxma

  • @dgram6313
    @dgram6313 5 ปีที่แล้ว +30

    2K19 still am watching this vidoe 🌹

  • @brothermohamettshorts6397
    @brothermohamettshorts6397 4 ปีที่แล้ว +5

    Eebbe Hakuu Naxariisto Cumar Dhuulow Waxaad Noo Dhaaftay Hadiyado Qaali ah waxaad ku dhexnooshahay Quluubteena 2019ka dhamaadkiisa yaa daawanayo

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf8677 5 ปีที่แล้ว +3

    Wuxu ahaa reer burco oo isku magaalo ayanu ahayn.rabow u naxariiso cumar dhuuleh

  • @maxkamadawareegta6324
    @maxkamadawareegta6324 6 ปีที่แล้ว +10

    Dadki hore waa sida dahabka oo kale marnaba lama heli karo inta dhimatay ilhey haw naxariisto inta noolna ilhey caafimad hasiiyo iyo cimri dheer

  • @istabraqsiyaad7984
    @istabraqsiyaad7984 2 ปีที่แล้ว +4

    Allahayow Unaxariiso fananka fananinta u jclhy anigoo aan dhalan baa videogan laga duubay ana hada tageero u ahay 2022 🥰🥰👑👑

  • @XamdiKalgacalHamdihalgan
    @XamdiKalgacalHamdihalgan 6 ปีที่แล้ว +9

    Alow ku naxariso ader cumar dhule cali 😭😭😭😭😭😭

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 3 ปีที่แล้ว +4

    Ilahey hau naxaristo😭 fanan, abwan iyo majajilayste Cumar dhule Ali rer burco dad funny ah👋

  • @dhulonkoday4313
    @dhulonkoday4313 10 ปีที่แล้ว +14

    cumar dhuule Ilaahaw kuu naxariiso ....shaqsiyad qaaliya ayuu ahaa

  • @maanyuproductions903
    @maanyuproductions903 3 ปีที่แล้ว +4

    🤣🤣🤣this video never gets old .Wa xarabo socoto wlhi Illahow kunaxriiso the legend Omar dhuule

  • @ikhwaanudiinno-size3761
    @ikhwaanudiinno-size3761 2 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahay haw naxariisto inta dhimatay aMiin Cumar dhuule Legend

  • @mamasihamcookingstyle5515
    @mamasihamcookingstyle5515 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa Allah xasus cumar dhule waah nin wadani ah oodaacad ah ilaahow kuunaxariisto aamin

  • @walaxwalaxbeauty7533
    @walaxwalaxbeauty7533 7 ปีที่แล้ว +41

    sheekadaan anoo yarbaa aabaheey igu sheekeen jiray waliba tan libaaxa mrkoo iidhameeyanah wxuu idhihi jiray aabo manaan nin libaaxa ahay saan iska qosli jiray

    • @ahmedhassan7870
      @ahmedhassan7870 6 ปีที่แล้ว

      walax walax oday ninrageeda ku dhaly hday saa tahy👊🌷

    • @maxbuubyare6791
      @maxbuubyare6791 5 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂👍👍👍👍

  • @MohamedAli-ig2vb
    @MohamedAli-ig2vb 9 ปีที่แล้ว +5

    Hhhhhhhh alle ha u naxaristo Cumad dhuule alle... Runtii aadbu iga qosliyey. Fanka ka sakow wuxu ahaa nin xikmaawi ah oo sheeko badan qiyaastii. Godka alle haku nuuro oo janatul fardawsa hakugu deeqo alle waxba lama ahee. Ameen ya allah

  • @mwali2012
    @mwali2012 7 ปีที่แล้ว +49

    wax badan ayaan isla tukanay Cumar dhuule angoo movie theater joogna

    • @mohajamavlogs2633
      @mohajamavlogs2633 7 ปีที่แล้ว

      m. wali maahee xagee ku wada tukan jirteen

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 6 ปีที่แล้ว +11

      Alle haw naxaraiiste Cuma Dhuulle, sidaan dad badan ka maqlay, cumar wuxuu ahaa nin salaad badan Alle dambigiisa ha dhaafee,, fankuna waa iska balwad ka mid ah ka mida belwadaha jira, Cumar waxaad ka garaneysaa inuu salaad sax ahaa, waqtigay muqdisho ugu xumayd ee xabbadu dhacysay 1992 inuu diiday inuu ku tukado halkuu ku qayilaaey balse uu masajid u bareeray wax kastaaba ha dhacaane!!!!!!!!!!!!!

  • @xyman
    @xyman 11 ปีที่แล้ว +5

    Ma sha Allah! Allah haa kuu naxaristo adiga iyo umada Nabi Muhammad.

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed 6 ปีที่แล้ว +7

    WAA CABDIKARIIM JIIR MIYAA NINKAASU!!!!!!!!!!!!!!!!!!! Ninkaas uu Cumar ku soo dhoweeyey hadalka

  • @muuseyusuf7760
    @muuseyusuf7760 11 ปีที่แล้ว +16

    ilaahay ha kuu naxariisto cumar dhule
    he was legend of all stages so funny really

  • @nuur121
    @nuur121 9 ปีที่แล้ว +12

    ALLOW kuu naxariiso, Cumar Dhuule ka sokor fankiisa dahabiga ah waxa uu ahaa nin aftahan ah oo ay dadku sheekooyinkiisu jeclaayeen sida ka muuqata filimkaan. Aad baan runti uga helay iigana qosliyey :)

  • @ibraofficial7761
    @ibraofficial7761 3 ปีที่แล้ว +4

    Rabi janatu firdoosa haka waraabiyo 💔😥

  • @somalistarstudio
    @somalistarstudio 9 ปีที่แล้ว +20

    Wuxuu haabnin fanka ka sekow sheeko iyo qosol badan dadkuna ay aad u jecel yihiin.. Ilahow kuu naxariiiso

  • @Seexo123
    @Seexo123 5 ปีที่แล้ว +5

    Ilahay ha uu naxariatee omar oo hadlaya waligey ma arag lkn walahi dadkii hore ama fanaanintii hore daacad ayay ahayeen ma kuwan qudhunka iyo qabiyaaladu ka dhex guuxayso ayaadoodaysa

  • @raqad4642
    @raqad4642 4 ปีที่แล้ว +2

    Saynab cige mooye inta kale wa dhinteen Daud cali masxaf ba u dambeeyay allah ha uwada naxariisto dhamantood qalbi samaan kaftan iyo walaalnimo dadkan ba ugu dambeeyay kuwa hadda jira wa qabyaaladiistayaaal qashina tuulooyinkoda iyo reerahooda uheeeso

    • @shaaficidici8369
      @shaaficidici8369 3 ปีที่แล้ว

      Cabdikariim faarax qaareey jiir uu noolyahay isna

    • @realityreality8301
      @realityreality8301 16 วันที่ผ่านมา

      Dadkii hore hadeey wanaagsanaan lahaayeen inta badan wadadoodii ayaanu raaci lahayn.

  • @saciidadan7168
    @saciidadan7168 8 ปีที่แล้ว +10

    allaha u naxriisto waa iska sheeko caadi aheen waa nin weyn

  • @abdifatahmohamed4401
    @abdifatahmohamed4401 6 ปีที่แล้ว +4

    Allah yaa raxma fanaanka cumar dhuule

  • @abdirahmanmohamaddaher8949
    @abdirahmanmohamaddaher8949 4 ปีที่แล้ว +1

    Dhuule AUN siduu u Qiimeeyay Cabdikariin jiir oo ah udub ka mida udubada fanka somaaliyeed, kuwa maanta hesana malin walba mediayaha ayay cay isu mariyaan. Abtiyaal wax ka barta dadkii waxan idinka horeyay. bilaa role model ayaad tihiin.
    Cukur shirwac
    Mahadsanidiin....

  • @ahmedadan2362
    @ahmedadan2362 5 ปีที่แล้ว +1

    Cumar mahdi sida hadalkiisa ka muuqata wuxuu ahaa nin salaad badan rabi ha u raxmadee

  • @herrochannel2670
    @herrochannel2670 6 ปีที่แล้ว +3

    sheekan waan jeclay wllhi kolba waan dhageystaaa cumar dhuule alla ya raxma nin furfuran

  • @ahmedmohammed8811
    @ahmedmohammed8811 5 ปีที่แล้ว +2

    Alla beerka alle danbigiisa ha dhaafee ileyn muu hawl yarayn xaga qosolka

  • @wacanmadar7409
    @wacanmadar7409 5 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhhhhhhhh ilaahay naxariisti jano ka waraabi cumar dhuule iyo inta kale dhimatay wale raga ayaa rag ahaa

  • @Samiirceshqi8
    @Samiirceshqi8 4 หลายเดือนก่อน +1

    AUN intii dhimaty oo dhan

  • @mohamedhamse1061
    @mohamedhamse1061 4 ปีที่แล้ว

    Cumar dhyule Cali cumar burcaaawi xikmadii burco iyo majaalidoodii waykaa muuqata Allah naxariistii jano haka waraabiyo

  • @majidabdalla8858
    @majidabdalla8858 6 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi qosolaa la dhacay cumar dhuule allow kuu naxriis

  • @abshirdajiye8571
    @abshirdajiye8571 3 ปีที่แล้ว

    Dhoor jeerban daawady muuqakan xilli walbana wuu iga qosliya
    Ilaahay hakuu naxariisto
    Janatul fardowsana haku galiyo

  • @user-ei5yn9pe2y
    @user-ei5yn9pe2y 8 หลายเดือนก่อน

    Alhaa ku naxariisto aade cumar😢😢😢🎉🎉

  • @mroomaar123
    @mroomaar123 10 ปีที่แล้ว +3

    alow kuu naxariiso axyaa fanaan tilmaan iyo tusaale bixiya oo lagu soo hirto maadayste ah cod halaasi ah leh cumer dhuule cali

  • @knaandjamal1631
    @knaandjamal1631 8 ปีที่แล้ว +22

    hhh wleeh Omar si niyad ah bu iiga qosliyay illahow u naxariiso fanaankan mid la mid ahina itaan aduunkan ku noola ima soo marin allah godka haku nuuro alla maxy xabaali nin haysaa

  • @mohamedmusse8140
    @mohamedmusse8140 3 ปีที่แล้ว +1

    Tayada luuqadeed iyo Dad ahaaneedba way dhinteen. Cumar dhuule illaahay ha´unaxariisto

  • @mohamedadam8816
    @mohamedadam8816 5 ปีที่แล้ว +3

    Nin xariira oo dabeecad wacan ayuu ahaa runti anigu sheekaan ku maqlay lkn maanta waan xaqiiqsaday markaan muqaalkan daawaday runti hh

  • @mohamedjeex7022
    @mohamedjeex7022 4 ปีที่แล้ว +2

    Rer burco wa wada xigmad allah haun omar dhuule

  • @boqorkatogdheer5051
    @boqorkatogdheer5051 5 ปีที่แล้ว +1

    Alle yaa raxna cumar dhuule cali burco berigaa kaamay xishoon

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 5 ปีที่แล้ว +3

    Qosol wlhi «Wixii aad kuso booday ma aday dusha ka fuuleen»🤣🤣 Allah ha u naxariisto cumar

  • @abdifitahsaed9444
    @abdifitahsaed9444 6 ปีที่แล้ว +3

    Dad wa dadki hore allha unaxristo

  • @ilhaaniidleofficial9383
    @ilhaaniidleofficial9383 3 ปีที่แล้ว

    Waligaba iixley ila gadaal baa lees hayaa kal iyo ban u qoslay wlhi cumar dhuule allow ku naxariiso

  • @mohamedyusuf6014
    @mohamedyusuf6014 6 ปีที่แล้ว

    Meesha ugu danbaysa cumar si daacad ahuu iiga qosliyay
    Indhahaan ka biyeeyay nabee
    Fanaanimada ilaa majaajiluu ku darsaday alaha ha u naxariisto cumar dhuule

  • @SuhaybXasanmahad
    @SuhaybXasanmahad 2 หลายเดือนก่อน +1

    illaahay ha unaxariisto

  • @ubaxsaleban1292
    @ubaxsaleban1292 6 ปีที่แล้ว +1

    Ninkani reer burco ayuu aha alle haku naxristo

  • @apdyrahmannahwe8591
    @apdyrahmannahwe8591 5 ปีที่แล้ว +16

    Reer burco midhan ayaa
    Wada qosol ah walahy afsomaliga hido ayey u leeyahiin
    Gobolkeygii maxaa geesi ku dhashey..

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 6 หลายเดือนก่อน +1

    Allow kuu naxariisto

  • @abdulz3327
    @abdulz3327 5 ปีที่แล้ว

    Ninka uu cumar dhahayo cabdi ee gadaal ka imaanayo waa c kariin jiir wali codkiisa isma badalin allow dhowr

  • @AwaysElmi
    @AwaysElmi ปีที่แล้ว

    Fanaaniinta ka muuqata meesha badan kood waa ay geeriyoodeen Allaah u naxariisto

  • @abdikariimcilmi4771
    @abdikariimcilmi4771 ปีที่แล้ว

    5 June 2023 wali wan daawanyaa

  • @fiskafarah4914
    @fiskafarah4914 11 ปีที่แล้ว +3

    mashalla allah funny ayuu ileen ahaa cumer dhuule ilahay ha unaxariisto amiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

  • @abdihollandshow2147
    @abdihollandshow2147 8 ปีที่แล้ว +11

    illahow ku naxariiso aamin

  • @Somalicowboy1
    @Somalicowboy1 11 ปีที่แล้ว +4

    hahaha Cumar wuu iga qosolsiiyay Ilahow Kuu naxariiso.

  • @Rayan.ahmed1212
    @Rayan.ahmed1212 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkk cumar dhuule allah haaw naxariisto

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 6 ปีที่แล้ว

    Allaw u naxriiso into dhimatay hobaladi waaberi inta noolna Cafimdka iyo cimriga u dheere fanku barigu qiimaha laha

  • @user-on7fi2bs1w
    @user-on7fi2bs1w 4 หลายเดือนก่อน

    Aloow kuu naxariiso aamiin

  • @rajmahi9227
    @rajmahi9227 8 ปีที่แล้ว +6

    hh hhhhhhhhhhhhhhhhh abwaan cumar dhulle waa fanny allaha unaxariisto

  • @mahamoudyaasiin4455
    @mahamoudyaasiin4455 8 ปีที่แล้ว +7

    cumar dhuule ala yaa arxama fanaan qaaliaya

  • @queenzamu3090
    @queenzamu3090 6 ปีที่แล้ว +15

    Allah unaxariisto funny buu ahaa 😂😂

  • @farahhighland8637
    @farahhighland8637 4 หลายเดือนก่อน

    Allaah ha u naxariisto

  • @wareergooye1236
    @wareergooye1236 ปีที่แล้ว +1

    Allaaha u naxaristo dhamantood

  • @muqtaarcabdimaxamuud4072
    @muqtaarcabdimaxamuud4072 6 ปีที่แล้ว +3

    Cumar dhule ilahay haw naxaristo
    Dadka. Kale imuqda
    Saynab cige. C.karin jiir
    Layla. Daud masxaf
    Dhamantot. Salan. Qaran

    • @abdirahmanboqolle57
      @abdirahmanboqolle57 4 ปีที่แล้ว

      muqtaar cabdi maxamuud Leyla waaa teeee maleyla cumar dhulaaa

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 3 ปีที่แล้ว

    Cumar Dhuule Burcaawi Allah ha u naxariisto waa ku qoslay runtii

  • @sheekhdhuujac1331
    @sheekhdhuujac1331 5 ปีที่แล้ว +2

    Xaafada eey ku qayilayaal waa baxsan gurigeedee weeye xamar xafada hoolwadaag

  • @hoodocabdiabdi6373
    @hoodocabdiabdi6373 6 ปีที่แล้ว

    Wlhi wuu iga qosliyay alle ha u naxariisto cumar dhuule cali

  • @hodanali1789
    @hodanali1789 ปีที่แล้ว

    20 sano ka dib cida daawan doonta na soo xasuusta ❤❤❤❤

  • @Beerjacayl_official.7
    @Beerjacayl_official.7 2 ปีที่แล้ว

    Odayga hadlaya marka danbe waa c kariim faarax qaaray jiir oo laxamayste ahaa oo laxameeyey heestii xasan aadan ee baladweyn iyo heesta cumar nuur cabdule ee dusha timaha guudkee iyo heesta hanuuniye ee daalo aragtideedaay markaa maha nin lasoo koobi karo heesaha uu laxameeyey hada waa nool yahay alle cimriga ha u dheereyo

    • @munirabdiaziz4072
      @munirabdiaziz4072 2 ปีที่แล้ว

      Aad Iyo hees iyo heeso badan labo baanse Aad u jecelahay laxamadisa wa midoo wa hees qaadi jirty Sahra Axmed bal dhankaaga qabo caashaqu yaanu dheeliyin iyo heesta hibo nuura ee kaftan baa jacayl qaba kulankaa u xidida iyo heesta isla hibo qaado marki horena uu qaadi jiray mooge sabab kalee ha moodinee

  • @khalidfaysal18
    @khalidfaysal18 5 ปีที่แล้ว

    Allow ku naxariiso cumar dhuule cali
    Wlhi si niyadan u qoslay
    Astaqfuralahh

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye 6 ปีที่แล้ว

    Cumar dhuule,,,rageedii STORY TELLER,,,
    NINKAN,,,KA DANBEEYA CUMAR DHUULE,,,WAA MULAXAMIISTII WEYNAA ,,ABDI KARIIN JIIR QAAREEY,,,

  • @Wadani123
    @Wadani123 5 ปีที่แล้ว

    Allaha kuu naxariisto al fanaan cumarbdhuule allow janadii kuugu bishaaree

  • @omarshire3283
    @omarshire3283 6 ปีที่แล้ว

    Alllah ha u naxariisto sheekoyinkiisa waxaa ka mid ahaaa bal mar un noqo boon

  • @user-js2nf4st6d
    @user-js2nf4st6d 10 หลายเดือนก่อน

    Cumar dhuule alow kunaxariso

  • @cuudkacashaqa8276
    @cuudkacashaqa8276 8 ปีที่แล้ว +12

    alle haku nxriiisto cumar dhuule

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 11 ปีที่แล้ว +2

    ilaahoow ,unaxariiso ustad cumar dhuule

  • @abdirizaqshire2627
    @abdirizaqshire2627 6 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaas Cumar dhuule ag fadhiya waxaan u malaynaa waa Alstaad Daud Cali Masxaf.. salaam sxbkay Daud Cali Masxaf

  • @jablibaax
    @jablibaax 4 ปีที่แล้ว +1

    Adeer faarax (saw waxaad garatay maaha)😂 Illaahow kuu naxariiso cumar dhuulow abti

  • @BashiirSalad
    @BashiirSalad 3 ปีที่แล้ว

    Cumar Dhuule Cali allow Janna Fardowsa Kaa waraabi🥲

  • @HALEELNEWS
    @HALEELNEWS ปีที่แล้ว

    Qidadii iigu qosolka badneeyd AUN wlh waa fany 😂😂😂😂😂😂😂

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf8677 5 ปีที่แล้ว

    Alow u naxariso cumar.alla kalsooni badnaaye oo xiniiyo badnaayee oo sheeko fiicnaayee

  • @shamsodaahir8098
    @shamsodaahir8098 3 ปีที่แล้ว

    Alaaya raxma illaahay janadiisa ha kuu gu bishaareeyo

  • @apdalaapukar5522
    @apdalaapukar5522 4 ปีที่แล้ว +1

    Been lama dhihi karo 2020 watching...

  • @mindideafact6782
    @mindideafact6782 3 ปีที่แล้ว +1

    Fananku xataa practical buu sheekada kudaray

  • @Khalid_famous
    @Khalid_famous 6 ปีที่แล้ว

    mn shallh dhuule run ahaan tii qof laxiiseeyo weeye run ahaan tii. ale janadii firdawsa haka waraabiyee

  • @zayid_filmsmedia693
    @zayid_filmsmedia693 5 ปีที่แล้ว +5

    reer buco love

  • @Kamadage99
    @Kamadage99 11 ปีที่แล้ว +1

    cumar dhuule ali IHUN SHEEKO YAQAAN AYUU AHAA.... GOOD STORY TELLER
    Rageediii ayuu ayuu ahaa...

  • @geellegaaboow3853
    @geellegaaboow3853 6 ปีที่แล้ว

    aun cumar dhuulle nin aad iyo aad u dabecad wanaagsan ahlu salaad ah ayuu ahaa

  • @ahmedmohamedomer5783
    @ahmedmohamedomer5783 11 ปีที่แล้ว

    bari samaad wuu badnaa se nololaa ka badisay waa cumer dhuule allaw kuu naxariiso waad naga qoslisay

  • @dharkaynmedia7772
    @dharkaynmedia7772 5 ปีที่แล้ว +1

    Illahow kuu naxariiso cumar dhuule Cali