Xabsigii Mataaneeyey Cabdilaahi Yusuf & Caydiid | Dilkii Loo Qorsheeyey | “Noo Dila Si Raganimo Leh"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • #Qaamuus
    Xabsigii Kulmiyey Cabdillaahi Yusuf & Caydiid | Dilkii Loo Qorsheeyey | “Noo Dila Si Ragannimo Leh”

ความคิดเห็น • 314

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 3 ปีที่แล้ว +32

    Siyaad barre Maqaaddiirta ayaa Meel dhigtay!!..waayo 2da nin ninkii loo diray inuu soo xiro ayuu khaarijiyey Salaad Gabeyre,2daanna muddo ayeey Noolaayeen oo Siyaad Barre ayaa ka hor-dhintay,waayo maamulka adduunka & Kan aakhiro Alle Gacantiisuu ku jiraa..!!Scww.

  • @hibaali4311
    @hibaali4311 ปีที่แล้ว +8

    Allaha haunaxariisto! Caydiid ADEER ALLAHA AHUNAXIISTO CAYDIID CAYDIID

  • @nasraali3029
    @nasraali3029 ปีที่แล้ว +18

    الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته ويلهم أهله وذويه الصبر والسلوان يارب العالمين عمي عبدالله يوسف أحمد

  • @XaawoAxmed-i5i
    @XaawoAxmed-i5i 8 หลายเดือนก่อน +4

    Yaa allllaH unaxariiso dhamaan rag Naga naxay oo Somalia usoo halgamay ayy ahayen🤲🤲🤲🤲🤲

    • @maria-xy3sn
      @maria-xy3sn 8 หลายเดือนก่อน

      Ameeeen🤲

    • @Anigawaye-x4d
      @Anigawaye-x4d 5 หลายเดือนก่อน

      AMIIN🤲🤲🤲

  • @Raho339
    @Raho339 3 ปีที่แล้ว +24

    Dhamaantood Rabi Ha,Unaxariisto Aamiin Aamiin Aamiin Yaa Rabi

  • @sahraaishachannel9297
    @sahraaishachannel9297 3 ปีที่แล้ว +7

    Janaral xasan cabdi khayre
    adeerkay Allah yaa arxamu raaximiin 2abada kornaylba xaasiibo ayaay ahayeen dhamaantoodba janaatul ferdoowsaa Alle haku casumo🤲

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal ปีที่แล้ว +7

    ANIGA LABADUBA IGU REER MAAHEEN LKN SHAKHSIYADOODA AYAAN AQAANAY HADII XABSIGA CIDU KU DACIIFEYSO CABDULLAHI AYAA KU DACIIFI LAHAA KUNA DACIIFEY RUNTII OO KU XANUUNSADEY CAYDIID WUXUU AHAA RUUX MACANGAG AH OO QAR ISKATUUR AH OO XABSI IYO WAX LAMIDA AAN KU QAFIIFEEN LKN RUUXA AMA NAC AMA JECLOOBE RUNTA UNBAA LAGA SHEEGAA NOLOSHIISI

    • @Anigawaye-x4d
      @Anigawaye-x4d 5 หลายเดือนก่อน +1

      MASHA ALLASH. WAA RUNTA. XUMATISA. AYAA. KA BADATAY. MARKASEY. DHEHEEN WUU QAFIFAY. ILAHAY IDIN QAFIFI

    • @shafihussein4433
      @shafihussein4433 3 หลายเดือนก่อน

      Taas ayaa xaqiiq ah labada nolol isku abuurisba ma ahayn oo Ceydiid waxuu ahaa nin xoog badan oo aad u caafimaad badan balse cabdulaahi waxuu ahaa xanuunloow

    • @cheyyene
      @cheyyene 3 หลายเดือนก่อน

      C/laahi Yuusuf Nin Caafimaad Badan ahaa waligiis, Beena ma sheego waa dhaqanka lagu yaqaan halkuu yaraantiisi ku korey ee Geeljernimada, taas ayaa soo ogaadey markaan Puntland tagey 10 sano ka hor.

    • @Anigawaye-x4d
      @Anigawaye-x4d 3 หลายเดือนก่อน

      @@cheyyene CLAAHI YUSUUF INUU. XANUUN SANAA SOOMALI MAXAMED O DHAMI WEY OGAYEEN . EE. MAXAA KALE ?

    • @cheyyene
      @cheyyene 3 หลายเดือนก่อน

      @@Anigawaye-x4d Saaxiib Siyaasi ku nac Qabiil ama Qof ahaan, Ninkan wuu adkeysi badnaa, hawsha uu galona wuu ka dersi jirey taasna waxaa kuu cadeyneysaa markuu ku adkeystay inuu Puntland Dagaal ku Galo iyo in isaga iyo Proff Gheedi ay u udubada u Aaseyn Jamhuuriyada 3aad ee Soomaaliya, markii naftirkiisa iyo reer Puntland la weydiiyayna waxey dhaheyn waxaa sabab u ah in C/laahi yaraantiisii Geeljirenimmada ka bartey u Adkeysiga dhib iyo Rafaadka iyo inuu Meel Fog wax fiirin jirey. Waxyaabaahan wey ka maqnaayeen Gen. Ceydiid ha lahaado khibrad Ciidan. Tan kale nin weyn Saaxiibkiis Ceydiid kama uusan qorin laheyn dhowr Bog oo la xiirira wixii kaga dhacey Jeelka haduu Been Sheegayo.

  • @RidwaanAbdi-g5g
    @RidwaanAbdi-g5g 9 หลายเดือนก่อน +2

    Allahaa u naxaristo dhamaantod waxay ahaayen rag somaliyed

  • @amiirahussein8946
    @amiirahussein8946 3 ปีที่แล้ว +15

    Allah u naxariisto qabrigana Allaha u wasiciyo dhaman tood

  • @Respect-33333
    @Respect-33333 ปีที่แล้ว +2

    Cabdilahi yusuf iyo caydiid laba mooryaan Somalia burbushay bay ahayeen ilaah uma naxariisto anigu lafahooda hadaa arki lahaa waa gubi lahaa naclad labadooda haku dhacdee

    • @Anigawaye-x4d
      @Anigawaye-x4d 5 หลายเดือนก่อน

      NACALADA. AAD. SHEGEYSO. 10000 OO JEER ADIGA ILAHAY. KUGU. RID. MORYAN. FOWQAL MORYAAN ADIGA AYAA AH. LAFAHADA. WAX. GUBA. ILAHAY. HAKUGU. SALADO. ILAHAYNA. KUMA. . NAXARIISTO. AQIRO. IYO. ADUUNKABA

    • @Jt3g4grVrvrgrg
      @Jt3g4grVrvrgrg 8 วันที่ผ่านมา

      Dufoow😂

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 2 ปีที่แล้ว +2

    Alaaaaah u naxariisto dhamantod janad fardos alaah haka warabiyo aamiin ya raaaaaaabi

  • @dabiyobiyo9880
    @dabiyobiyo9880 3 ปีที่แล้ว +8

    Ceydiiid Ninkii ka Dambeeyay Burburka somali
    Alla muxuu ahaa Nin Xun
    Si Kastaba hada wu inga Hooseeya
    Allah U Naxariisto

    • @eidosmaan1059
      @eidosmaan1059 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa adiga iyo garaadkaaga xumaatada aad kusheegisid

    • @dabiyobiyo9880
      @dabiyobiyo9880 3 ปีที่แล้ว

      @@eidosmaan1059 sxp Mahadsanid Dood hada Diyaar Uma ihi Aniga

    • @Anigawaye-x4d
      @Anigawaye-x4d 5 หลายเดือนก่อน

      XARIG. XARIG. KUMA. QABTO. INTEE. XUMANTA. CAYDIID. KU ARAGTAY. ADUUN IYO. AQIRABA. HOOG. EE

    • @dabiyobiyo9880
      @dabiyobiyo9880 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@Anigawaye-x4dadi uun hoog Doofaar

    • @Anigawaye-x4d
      @Anigawaye-x4d 5 หลายเดือนก่อน

      @@dabiyobiyo9880 HOOG OO BA ADIGU. DOOFAAR. FOWQAL. DOOFAAR. KALPA. FOWQAL. KALPA XARAMI. FOWQAL XARAAMI. EEY. FOWQAL EEY. XUMANOO DHAMI WAA EHELKAA

  • @ducaalexajicali9468
    @ducaalexajicali9468 3 ปีที่แล้ว +29

    Cabdullahi nin ka adkaysi badnaa majirin 5 sano oo siyad xiray iyo 5 sano oo ethopia u xirnaa xabadna iskama badalin geesi adkaysi badan bu ahaa aun

    • @siraliyoonsiraliyoon6611
      @siraliyoonsiraliyoon6611 3 ปีที่แล้ว +1

      war sxb Ragu waxu ku kala Baxa xiliyada adag sida xabsiga iyo Dagalada furimaha hore Tas o Raga qar is la Hadlan ama is la Hadlan qarba Dagalka kuwada jirtan qar kla sari wayan Gedka iyo cadowga xabsigana qarba isla hadla lkn Qofka qar askaysi Badan o an Daremin Ba marka wa Adkaysiga Dadka qar o awod leh Gesinimo iyo Adkaysi Badan

    • @sadiqaxmed7049
      @sadiqaxmed7049 3 ปีที่แล้ว

      @@siraliyoonsiraliyoon6611 bc5x

    • @servestacton5083
      @servestacton5083 3 ปีที่แล้ว

      Sheekdada wa hos udhigid caydiid iyo amaan cabdullahi inuu xanuunsaday wariyaha leen kamaqleyna waana dhici karta inuu sidada okale yahay

  • @muqtarahmed7457
    @muqtarahmed7457 3 ปีที่แล้ว +6

    Maxamed siyad bare waxan qabanay 1991kii anaga oo ssdf ah waxana wajigiisa ka muuqday murugo,balse waxa libintaas oo dhan Ku xaaray hawiye sababto ah huseyn kulmiye ayey sii daayen iyaga oo no sheegay in uu hawiye yahay oo uu goofkiisa joogo anagana maxamed siyad Ayan sii deynay ileyn waa daaroode

    • @Qoojistan
      @Qoojistan 3 ปีที่แล้ว +1

      Lakiin siyaad bare anigu ceelasha iga duugin dumarkeyga jareerta fuulfuula ma dhihin lakiin kulmiye wax uu hawiye u dhibay malaha adigana waxba kuuma dhibin

  • @bulkahilaacyare5591
    @bulkahilaacyare5591 2 ปีที่แล้ว +11

    Rabi yaa raxma dhamaan tood🤲

  • @aliimuslee4377
    @aliimuslee4377 3 ปีที่แล้ว +5

    Haa leis cafiyo inta jiran iyo dhacdada tarikhda🥱🥱🥱

  • @CabdiKariin-sf2ql
    @CabdiKariin-sf2ql 4 หลายเดือนก่อน +2

    siyad bare iyo cabdu lahi yusuf waxa kataqalusay janaral caydiid naxarista ebe alaha siiyo caydiid

  • @abdirahimadam17
    @abdirahimadam17 3 ปีที่แล้ว +11

    Halkeen ka heli karaa bugaa "halgan iyo hagardaamo" link noso dhig pls

    • @abdirizakahmed5503
      @abdirizakahmed5503 3 ปีที่แล้ว +2

      Ma rabtaa isagoo PDF ah

    • @abdirahimadam17
      @abdirahimadam17 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdirizakahmed5503 haaa hadad hayso iso dir

    • @cubeydmacalinfardax5526
      @cubeydmacalinfardax5526 3 ปีที่แล้ว

      @@abdirizakahmed5503 aniga iigu soodir Fardaxyare21@gmail.com mahadsanid.

    • @amaarrasheed2523
      @amaarrasheed2523 3 ปีที่แล้ว

      Wlaal abdirazak Ana igu dar fadlan rasheedamaar@gmail.com. mahadsanid

    • @richhome3678
      @richhome3678 3 ปีที่แล้ว

      Isagoo pdf ah oo free ah waan idin la wadaagi karaa Buuggaas

  • @abdulkadirainab8098
    @abdulkadirainab8098 2 ปีที่แล้ว +1

    Caydiid legend ayuu ahaa nin xabsi wax kadhibi karo maheene mid kale cabdillahi yuusuf wadanka cadaw ayuu gacanta ayuu ugaliye lkn caydid waa dadaalay lkn marki udambeyse go aamo qaldan o naftisa ugaray iyo raggi lajabhadeye o kuxumaday awgood halgankisi xumeye alla ha unaxaristo

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o 2 ปีที่แล้ว +1

      Adeer wax isma dhaamin caydiid aana ugu darnaa intuu reer muqdisho kalaayay oo magaaladii dhameyd baabiiyey somalina meeshey maanta mareyso maanta gaarsiiyey walee aaqiro warbaa yaalo

  • @saeedadem4205
    @saeedadem4205 2 หลายเดือนก่อน +1

    Eebe hawnaxariisto Adeerky Xasan cabdi khayre Talihii xabsiga mandheera -Eebe Hawnaxariisto labada kornayl labadooda buug ee ay qoreen ka hor geeridooda way ku xuseen waxayna ku sifeeyeen inuu ahaa adoon wanaagsan oo si fiican udaryeeli jiray.

  • @abdihaji3580
    @abdihaji3580 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha u wada naxariisto dhammantood

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 3 ปีที่แล้ว

    Shiikhow muuse biixi cabdi iyo ina kaahin iyo ina kore iyo inta rayi la ah caro Allaah ayaa ku dhacday oo waxay taagan yihiin waxba dhawran maynee Allaahayow dhagaxyo soo daadi oo uu yiri mid Allaah Agtiisa ka quustay oo kuwaani way ka samreen Allaah Agtiisa oo itaalkooda ayey aaminsan yihiin oo waad ogayd mid kasta oo ku amar ku taagleeyey Xaqqullaah iyo kuwo ehelka u ah xaqquullaah meelaha ay mareen aduunka intaan ka og nahay oo aakhirana waxa naftoodu ku sugan tahay Allaah ayaa inaga og laakiin markaan afweyne soo qaadaano, markii uu suurada An Nisaaa badalay oo uu culimadii somaliyeed ee ka hor yimid arinkaan uu laayey, wixii ka soo gaaray fitnaduu u yeertay waad xasuusan tahay oo isaguba sida muuse biixi cabdi iyo xulatadiisu at maanta falayaan ayuu falayey oo kale oo uma malaynayo inuu fasax ka haysto Allaah wuxuu ku falay ummadda somaliyeed oo waad u jeedaa culimadii yaryarayd markay mujrimiintaan ka hor yimaadeen inay xabbis ka buuxsheen oo waliba dil ugu hanjabeen sida wali Cabdi Maalik muuse Coldoon oo waxaan wali u leeyahay waa ayadii Allaah inagu yiri: " aalaa inna Awliya Allaahi laa khowfun caleyhim walaa hum yaxsanuun" oo coldoon cabsi ma galin markii mujrim muuse biixi cabdi iyo xulatadiisu jabiyeen xuduudullaah oo beentii muuse biixi cabdi ayuu is hortaagay oo Xaqqullaah ummadda somaliyeed u sheegay taasina waa wanaagga Allaah rabo oo tan muuse biixi cabdi iyo xulatadiisu waa xumaanta Allaah diiday waayo muuse biixi cabdi Xaqqullaah kuma hadlin laakiin wuu ka talaabsaday isagoo ku jeesjeesaya. Kitaabka Quraanka ah iyo hargo miyaa isu eg mise Xaqq iyo baadil waa may jawaabtu oo hadana coldoon xabbis iyo hanjabaad dil isugu daray oo hadana xaaskiisii sariirtiisii lagu weeraray iyadoo saqdhexe ku nasanaysa oo hurdo u soo dhardhigatay taaso ah wax Xaqqullaah ka fog waana wixii afweyne lagu yiqiin ee uu isaga muuse biixi cabdi khaas ahaan afweyne ku soo falay oo hadda coldoon ku sheegeen waa alshabaab xamar laga soo maal galiyo. Subxaanallaah xamar iyadaa xaarkeeda cunta ciday waxyeesho iskaba daaye.
    Yaahuu yaahuu yaahuu doofaar ma daahiro daa'in abidkiisa. I

  • @MrAbdisaid
    @MrAbdisaid 4 หลายเดือนก่อน

    Waa labo Mujaahidiin Ilaahay hano xariisto.

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile3411 3 ปีที่แล้ว +11

    DHEESHAAN REERMUDUG AYAA SOODHISAY MANA DHICIN QISADAANI

    • @maxamedcali7407
      @maxamedcali7407 3 ปีที่แล้ว

      Xaqiiqo. Miyaad heydaa Adigu

    • @boolocadey4661
      @boolocadey4661 3 ปีที่แล้ว

      @@maxamedcali7407 mayee adigaa xaqiiqo haaya miyaa? Ilaahaay baad la hortagi ee ogow beenta and buufineysaan kuwada hadaalina inta aad ka dhimanaysaan.

    • @safia2868
      @safia2868 2 ปีที่แล้ว +2

      G. Aidid maxa rer Mudug ka galey? Tarikhda diib uso baro.

    • @mustafeasad9377
      @mustafeasad9377 2 ปีที่แล้ว

      @@safia2868 oo nin sacad ah maanu ahayn gobolka 40% bu ka dagaa

    • @moharays6527
      @moharays6527 2 ปีที่แล้ว

      Buugga candulaahi yusuf isaga oo nool laga qoray ma akhrisay

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 ปีที่แล้ว

    Alle ha unaxariisto

  • @Guled3
    @Guled3 3 ปีที่แล้ว +5

    Abdillahi Yusuf wa ninka Somalida jebiyey

    • @MrDilaye-bc6wd
      @MrDilaye-bc6wd 2 หลายเดือนก่อน

      War somalia musan jibin ee afganbiski uu jajabiyay

  • @mohamedwarsame1269
    @mohamedwarsame1269 3 ปีที่แล้ว +10

    The only thing I know Ceediid iyo A/laahi they were Close friend

  • @mahamedshafi8927
    @mahamedshafi8927 ปีที่แล้ว +1

    Dhamantood allaha unaxariisto

  • @yuusufxasanfarmaajo9082
    @yuusufxasanfarmaajo9082 3 ปีที่แล้ว +3

    21 kii oktoopar waa taariikh xasuus leh

  • @caashaqbile6115
    @caashaqbile6115 3 ปีที่แล้ว +4

    Waxaa ben ah qeyb kamid ah buuga cabdullaahi yuusuf ama ben laga qoray ok janaral ceydii kuma walan xabsiga ee dib u baar tariiqda wuxuu ku heytay daryel iyo cafimad wuxuu kubartay cilmiga diinta xifdin qiraanka balse waxaan arkay been aad ubadan sxb ha ku fududaan tariiqda qaar wayo waxad ogaataa dhagalka udhexeeyo beelaha somaliyed dacayada kareyb tariikhda

  • @SalmoXasan-t7l
    @SalmoXasan-t7l 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤ aloow kuu naxariiso

  • @faadumohaashi9427
    @faadumohaashi9427 10 หลายเดือนก่อน +2

    Saaxiibo ayaahaayeeen

  • @AamindeeqAwyuuusuf
    @AamindeeqAwyuuusuf ปีที่แล้ว

    Dhamaan alla ha unaxariisto

  • @duublecali3527
    @duublecali3527 3 ปีที่แล้ว +2

    So badiya

  • @yuusufxasanfarmaajo9082
    @yuusufxasanfarmaajo9082 3 ปีที่แล้ว +2

    lakini aaaad iyo aaad ayaan ugaxumaaday

  • @nuuxmohamed3992
    @nuuxmohamed3992 3 ปีที่แล้ว +6

    Zhp Qamuus Waan Ku Salamay
    Waxaan Kamid Ahay Dadka Ku Xiran Bartan Waana Madal Tariikh Socota Ah Soo Badi Barmamujyada Waxaand Xooga saarta Tariikdii Hore Sida Andilahi Yousif Ams Baashe iyo BooKasta oo Dhacdooyinka Naadirka Ahi Ku Qoranyiin
    Mahadsanid

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  3 ปีที่แล้ว +4

      Nuux Mahadsanid walaal. Insha Allah sidaasi ayaan ugu dadaali doonaa. Waxase layaab leh. Nuuxow, dadka qaarbaad la yaabaysaa. bal tusaale aan ku siiyee saw clip-kan kamaan samayn buugga uu qoray Cabdillaahi Yuusuf (IHU) qaarbaa Kanaalka ku caayaya oo aflagaado uun ka adag iyo qabyaalad. qofka xusuus qor qoray ayay ku kooban tahay waxa uu ka warramayaa saw maaha. ma in aad cid kale ku caydaa.

    • @khaalidbinuwaleed8103
      @khaalidbinuwaleed8103 3 ปีที่แล้ว +2

      @@QAAMUUS qaamuus walal ilahay umadiisa waad la yaabaysaa hadaad u fiirsato balse mid ogaw kuwaasi waa kuwa aan aqoon tariikhda macnaheeda iyo dhadhankeedaba
      tariikhdu samaan.iyo xumaanba way ledahay, kuwa cayayaa waa dawaarlayaal dawarluhuna waxa uu isticmalaa khayd,
      kuwan ku cayayaa waxay kaa doonayaan inaad intooda wanagsan uun in la sheegana way jeclaan lahaayeen balse ma noqonayso
      adeerkood hadii tariikhdu samaan ka sheegto way qoslayaan haday xumaan ka qortana waa ku cayayaan, lkn maxay ka garanayaan waayo heerkooda aqooneed oo liita iyo ogaal iyo dhul maris la,aanta ayaa keenayso inay mooganayaal noqodaan

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  3 ปีที่แล้ว +1

      @@khaalidbinuwaleed8103 mahadsanid walaal.

    • @ahmedqaadiroofficial6182
      @ahmedqaadiroofficial6182 3 ปีที่แล้ว +1

      @@QAAMUUS Wll Caydooda Waxba Haka sooqaadin Sabab too ah Cayda Meelna kaama galayso Wll Iyagaa Iska aamusaya Cabdulaahi Yuusuf [AUN ] Caydiid [ AUN ]
      𝐐𝐀𝐀𝐌𝐔𝐔𝐒 Wll Noo soobadi Taariikhda👏✌️

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  3 ปีที่แล้ว

      @@ahmedqaadiroofficial6182 Mahadsanid walaal waa talo wanaagsan.

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 3 ปีที่แล้ว +4

    Hadii wadanka laga qaban lahaa nimankaas wadanku ma burbureen qabiilna ma xoogsadeen

    • @bashiirali3176
      @bashiirali3176 3 ปีที่แล้ว

      hooyadaa iyo tii dhilada ahaa u sheeg ma wadan baa dhaqnaa wadan madaxwaynihiisi la dilay hadana xoog lagula wareegay waxkasta oo wadanka mantay ka dhacaya ina siyaad bare leh wadankana asagaa burburiyey

    • @alahayowarligeygukiiisraac4225
      @alahayowarligeygukiiisraac4225 3 ปีที่แล้ว +1

      @@bashiirali3176 waaridkaa ayaa caydey anigu dadka macaayo runta ayaa kaa xanaajisey hadiiba ay dowladii rideen maxey ku badaleen baaba iyo 40 oogaajo ah yaahuuuuuuu

  • @AamindeeqAwyuuusuf
    @AamindeeqAwyuuusuf ปีที่แล้ว +1

    Aamiin aamiin aamiin

  • @abdirizakahmed5503
    @abdirizakahmed5503 3 ปีที่แล้ว +3

    Walaal xagee laga soo xirikaraa

  • @ZabirinmohamettbillE1234
    @ZabirinmohamettbillE1234 9 หลายเดือนก่อน

    Allahu Yarxam Dhamaantood

  • @aliabdixuseen8784
    @aliabdixuseen8784 4 หลายเดือนก่อน +1

    Asc sxb waad war wacantay oo siwacan baad ugawarbixisaa dhacdooyinkii sodhacay ee dalka lkn waxaa fiican inad kudarto tariikhada wakhtiga la xidhay iyo inta bilood ee ay xidhaayen iyo tariikhda markii lasii dayay

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  4 หลายเดือนก่อน

      Mahdsanid walaal

    • @aliabdixuseen8784
      @aliabdixuseen8784 4 หลายเดือนก่อน

      @@QAAMUUS ok sxb adigaa mudan sxb

  • @cabdulahimaxamuud6336
    @cabdulahimaxamuud6336 ปีที่แล้ว

    Allah unaxariisto 😭😭😢😢

  • @ahmeakweezy670
    @ahmeakweezy670 ปีที่แล้ว

    Mohamed musalam faliye ma ahen tarikhda iska sax bacow

  • @Xamda763
    @Xamda763 11 หลายเดือนก่อน

    Alah haw naxariisto dhamantod

  • @rushdaa1840
    @rushdaa1840 ปีที่แล้ว

    Allah haw wada naxariisto

  • @maryancumar-yk4es
    @maryancumar-yk4es 9 หลายเดือนก่อน

    Allah akawa raawiyo aamiin

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 2 ปีที่แล้ว +2

    Waagii dhaqash (dhaqash waa dammeerta dhadig ee marka habeenkii nafluhu wada seexdo shaydaamadu u wada yimaadaan oo la qaaq-qaaq-qaaq leeyaan habeenoo dhan ilaa fajrka laga gaaro oo nafluhu ka seexan waayo habeenoo dhan) ibnu firaash falaashkasomali eeyle ina gumeed iidoor somalidiid oo ah ingiriiska gurigiisa gudihiisa iyo gurigiisa dibadiisa kuwuu uga shaqayn jiray oo hadana sidaas oo kale doonaya inay ugu shaqeeyaan ingiriiska oo ah adoon ingiriis ah iyo ilmo bucurbacayr oo subsomali ah oo somali u liite ah oo somalidiid ah oo ooyaaye ooyaaye ooyaaye ah oo ilmada wada daadsha iyadoo somali iyo aduunka oo dhan oo u wada jeeda oo somali oo dhan dhibku la wada haysto laakiin se iidoor somalidiid afka taako kala geeyey damiir iyo damac iyo adkaysi xumihiisa oo si xun waliba maanta u ooyaaya oo cabanaaya oo uu u calwasaadsan sidii islaan midkay wax la soo tabcatay markii jirkeedii iyo xooggeedii iyo dhasheedii iyo maalkeedii iyo wax kasta oo ay lahayd hoogihii ay u dad dhashay mooraduug ku jiiday oo uusan waxarna u reebin waxay la soo tabcatay oo uu barqo ka dareersaday oo uu dariiq cidla' ah dacdaro iyadoon waxba haysan uga tagay oo dhasheedii halna kala joogin oo hadana saddexdii dalaaqood uu qablan mid mid ugu yeershay oo hadana haraati xoog badan uu laf gumaarka saxaaxeeda dushiisa ah si xun oo xanuun badan leh uga laaday oo laf gumaarka ka jabshay oo xanuun iyo dacdaro iyo baqdin la alaladaysa oo hadana aad iyo aad uga walwalsan in dugaag cashadi caawadaas ay noqoto oo ka balaanbalaysa khatartaas foolka soo saartay oo hoogihii dad u dhashay oo ay wax moodi jirtay markaas ka hor, goor maghrib soo dumayo jabad uga guuray oo maanta dhaqashka iidoortu sidaas kale ayuu iska ba'ayeystaa oo balo iyo buufis qabayaal qoomuluut iyo dhilayste iyo boonayste iyo gaalo iyo munaafiqiin iyo shirkileyaal uu muuse biixi cabdi madax u yahay waliyo u qaatay oo ku ooya waar dee faranjigii iidoor u galmoon jiray maanta maba hayno ee dee danteen maxay noqon oo iska najaasoobay oo doonaya inay najaaseeyaan sida khaniis faysal cali waraabe oo qurunka futadiisa ka socda oo qoomuluutku ay ka daadshaan ku afuufo dadka iyo dalka iyo diinta ummadda somaliyeed oo xaaskiisa suuban ay og tahay inay ragganimo iyaduba dhaanto dabadaloolkaan sida eeydu u wahwahleeyaan oo kale isaga wahwah leeya.
    war iidooreey wax isku fala marakan fadaro waad u badateene.
    Yaahuu yaahuu yaahuu
    Taasi kugu filan:
    Rabbanaa calayka tawakkalnaa wa ilayka anabnaa wa ilayka masiir
    oo haddii aanu nahay ummadda somaliyeed ee iidoorta dhaqashta ah xumaheeda ay qarsato iyo intay muujisaba waxaan ka magan galay Allaah SWT oo aanu wada leenahay iyadoo ay nagu waheliyaan dhasha suuban ee awoowe shiikh sharaf shiikh isaxaaq raximullaah "
    laqad jaaa'akum rasuulum min anfusikum caziizun caleeyhi maa canittum xariisun caleeykum bil mu-miniina raquufur raxiimun. Fa In tawallow, faqul xasbiyal laahu, laaa ilaaha illaa Huwa. Caleeyhi tawakkaltu, Wahuwa Rabbul Carshil Cadiim.
    Qulil laahu aclamu bimaa labithuu. Lahu ghaybus samaawaati wal ardi absir bihi, min waliyyin walaa yushriku fii xukmihi; axadan.
    Wacanatil wujuuhu lil Xayyil Qayyuum. Waqad khaaba man xamala dulman.
    Qaala laa takhaafaaa innanii macakumaaa asmacuu wa araaa
    oo habaarkaagu adiga dib ha kuu asiibo oo anigu waxaan la dagaalamayaa snm iyo garacyada iidoorta iyo inta xulatada kula ah gooni goosiga dadka iyo dalka iyo diinta ummadda somaliyeed oo waa ka sharfan yihiin culimaa-idiinta iyo waayeelka xumaan ka suuban iyo inta qaybta aan ka ahayn gooni goosiga dadka iyo dalka iyo diinta shacabka somaliyeed ee iidoorta qoys ahaan la sheegata dulinleyaashaaas aan kor ku soo xusay" k

  • @ra4ax194
    @ra4ax194 ปีที่แล้ว

    wadankii waxii Dad La Laayey Labadaas nin ayaa masuul ka ahaa hada way dhinteen xisaabtooda ilaahay un baa og kolba Anaga waxaa nooga Aadan in Aanu niraahno Aallaha unaxaristo madaama ay dhinteen

  • @istanbulcity.112.
    @istanbulcity.112. 3 ปีที่แล้ว +4

    Shekada ma in la aflagadeeyo gen ceydiid 🤔

  • @sayidmaxamedcali7612
    @sayidmaxamedcali7612 2 ปีที่แล้ว

    Naxariis ma laha cabdiaahi yuusuf waa ninkii itoobiya dalka soo galiyey

  • @abdimohamedsiyad7318
    @abdimohamedsiyad7318 2 ปีที่แล้ว +1

    waxas tahay gabar ilah ugu deqay qurix il qabad leh

  • @maxamedabshir2462
    @maxamedabshir2462 ปีที่แล้ว

    Ddalbaan aheyn laakiindoladla.aan ayaa dhanta dhimashojogta ah😢😮😮😮😮😮😮😂😊

  • @yuusufxasanfarmaajo9082
    @yuusufxasanfarmaajo9082 3 ปีที่แล้ว +3

    saraaakiisha Sida looladhaqmayey Because of Korneel ama janan Xushmad gaar ah ayey lahaayeen

  • @saynabjamac5193
    @saynabjamac5193 3 ปีที่แล้ว +7

    Labadaba.inuu.dilaa.fiicnayd.maxaa.yeelay.dad.dhan.ayey.xasuuqeen.😭

    • @maimunaibrahim7482
      @maimunaibrahim7482 3 ปีที่แล้ว +1

      Asc

    • @bilanbarwaaqo4072
      @bilanbarwaaqo4072 3 ปีที่แล้ว +3

      isagu dad buu quraan sari jiray tan uu sameyey siyad bare cid samaysay ma leh dadka waqooyi kunool xasuuqisa somali uga baxeen isga ficnayn in dhagax waliba lagu dili dadka hortod

    • @SakiThomaz
      @SakiThomaz ปีที่แล้ว

      ​@@bilanbarwaaqo4072Adeer ilhy hau naxaristo Kolay Qabyaladba kahadlysinayseh

  • @samafalesomaliyyed5501
    @samafalesomaliyyed5501 ปีที่แล้ว +1

    Keeping

  • @mahdidahermalow6041
    @mahdidahermalow6041 3 ปีที่แล้ว +2

    Thanks my brother

  • @jamafarah9135
    @jamafarah9135 2 ปีที่แล้ว

    Maxamed farah maxanuunsaneey laakin waa aflagaado Bareera

  • @HindimxamedjamacHimdamohaBeeld
    @HindimxamedjamacHimdamohaBeeld 10 หลายเดือนก่อน

    Xiligaas ma jirtay?? intaad jirtay waqtigaas???

  • @Runsheeg53633
    @Runsheeg53633 9 หลายเดือนก่อน

    This is so sad to listen. I feel sorry for Caydiid.

  • @muqtarahmed7457
    @muqtarahmed7457 3 ปีที่แล้ว +4

    Hawiyaha ma ahan dad yaqaana dowladnimo sideedaba

    • @YY-gz7tm
      @YY-gz7tm 2 ปีที่แล้ว +3

      Dowlada dadka keenay wa Hawiye Md ugu horeyy yo ahy

  • @HindiMuuse-x7k
    @HindiMuuse-x7k 3 หลายเดือนก่อน

    Allhaa agbar

  • @elyeesdc6021
    @elyeesdc6021 2 ปีที่แล้ว +2

    Been baadsheegeysaa ceydiid allaha u naxariistee maaheen nin qabsi ku qalqalaayo

    • @hodanhussein8120
      @hodanhussein8120 2 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲😢😢

    • @hibaali4311
      @hibaali4311 ปีที่แล้ว

      Ninka warka aqrinayo waa Darood taasi manga gali

  • @yussufibrahimgedi5906
    @yussufibrahimgedi5906 2 ปีที่แล้ว

    Libaax hanti igag tagay putland cabdulahi yusuf ahmed ilahy ha u naxaristo

  • @ahmedcaafidirifsanbul5090
    @ahmedcaafidirifsanbul5090 3 ปีที่แล้ว +4

    Magacaygu WA Ahmed dhirif sanbul
    Abahay dhirif sanbul waxu dagalki 77aha taliye guto wuxu kahawlgali jiray aga qalafo qudhacjome celbarde abahay wxu kubiray jabhadi Al ataxad kadib burburki Somalia Sandi 1994 alaha xafido abahay hada wxu kunol yahay mgada godey asago Nafa ah

  • @ahmedhadiabdikarimahmed7536
    @ahmedhadiabdikarimahmed7536 2 ปีที่แล้ว +2

    Kkk xabsiga hortiis be isyaqaneen sxb

  • @jaalesiyaadukliverpool4287
    @jaalesiyaadukliverpool4287 ปีที่แล้ว

    ALLAYARAXMA AABE SIYAAD

  • @maxamedcalibulaybulay1714
    @maxamedcalibulaybulay1714 3 ปีที่แล้ว +1

    IlaahY hawnaxariisto

  • @MuhummadKahin
    @MuhummadKahin 4 หลายเดือนก่อน

    Sideedda soomalidu waalige dawlad manoqonayso woxo du waa is dil ama id ama waan kudil weeye

  • @mahamedshafi8927
    @mahamedshafi8927 ปีที่แล้ว +1

  • @ahmedyousuf6302
    @ahmedyousuf6302 2 ปีที่แล้ว +1

    Ceydiiid dhaxal fcno katagyey lkn Abdullahi yusuf wax fcn kma tagin nawe

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o 2 ปีที่แล้ว

      Labaduba taariiq xunbeygaleen ileyn nin waalanbaa dad daba ordeen

  • @abwaangambar3379
    @abwaangambar3379 3 ปีที่แล้ว +1

    Labadooda waxqabadkooda away on boliliqo aheyn

  • @jamafarah9135
    @jamafarah9135 2 ปีที่แล้ว

    Mandheera iyo hargeeysa maxaa isu geeyay

  • @Fiidow
    @Fiidow 3 ปีที่แล้ว +6

    WCS walal

  • @elminasibb
    @elminasibb 3 ปีที่แล้ว +9

    Caydiid baa waashay, Cabdillaahi Yuusufna wuu adkeystay!!! muxuu been qoray nacaladi ku kortay

    • @apdurahmanjama1120
      @apdurahmanjama1120 3 ปีที่แล้ว

      Wllky ma taqaan macnaha naclada hadaad taqan maku rideen makhluuq illhay abuurtay sow ma ogid GEN CABDULAAHI YUUSUF IN UU DHINTAY ALA YARAXMA QABRIGA ALLAHA U NUURSHEE 🤲🤲🤲

    • @elminasibb
      @elminasibb 3 ปีที่แล้ว +1

      @@apdurahmanjama1120qofka beenta sheega waa in sida ugu xun loo naclado: ha dhinto, ama ha noolaadee.

    • @asadluckymen6927
      @asadluckymen6927 3 ปีที่แล้ว +1

      Elmi Nasib wll General CAYDIID GARAAD waa awoowgeey. waa run xabsiga waa lagu cadaabey asaga iyo Abdullahi, Hussen Caydiid ayaaba qirey youtube ka daawo waa lasoo daaweeyey

    • @fahad_cigaal
      @fahad_cigaal 3 ปีที่แล้ว +1

      @@elminasibb cayda aad caynaysid isaga danbay uthy alle ayaa dambi dhaaf uga dhigaya lkn adu isdaldal ileen cuqdad iyo qudhun baa calooshada ka buuxe

    • @elminasibb
      @elminasibb 3 ปีที่แล้ว

      @@fahad_cigaal naagaha sariirtaa kula sheekeestaa, ee TH-cam-ka ku la ma doodo

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 2 ปีที่แล้ว +1

    Oh my god

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 3 ปีที่แล้ว +1

    Somalia Hanoolaato

  • @karasay__01
    @karasay__01 2 ปีที่แล้ว +2

    Aflagaadada ka daah caydid..

  • @abdimaxmed874
    @abdimaxmed874 3 ปีที่แล้ว

    Yaa ahaa

  • @mohamoudmohamed8008
    @mohamoudmohamed8008 3 ปีที่แล้ว +3

    Nin xanuun cuqdad ah qaba ayaan kaasoo qaadayaa anigu dad mootan been lagama sheego

  • @bari1432
    @bari1432 3 ปีที่แล้ว +5

    Nahaab beenaale ah . Waa sheeko ceydiid laku ceynayo.

  • @AbdiwaliAhmedaar
    @AbdiwaliAhmedaar 3 หลายเดือนก่อน

    Horta salaad gabayre qabiilke ahaa?

  • @cabdirisaaqfaysalcali2745
    @cabdirisaaqfaysalcali2745 2 ปีที่แล้ว +2

    Ujeedkaagu waa inaad caydo general caydiid

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  2 ปีที่แล้ว

      Subxaanallaah! Caydu way iga reebban tahay Ilaahay baan ka magan galay in aan qof Muslim ah caayo. Maxaad u malayn qof Mootan oo maanta innaga hooseeyana. Walaal waxani waa Buuggii uu qoray Marxuum Cabdillaahi Yuusuf kaasi ayaan akhriyayaa. Kii Caydiidna waan soo qaadan doonaa Isna Insha Allah. Waligaa xagga xun waxba haka eegin qofna waxaanu mutaysan haku odhan.

    • @sayid6649
      @sayid6649 2 ปีที่แล้ว +1

      @@QAAMUUS Taariikhdu dadka aqoon xumayasha way dhibtaa , Wax garadkuna waxbuu ku qaata haba qadhaadhaate

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  2 ปีที่แล้ว +1

      @@sayid6649 Mahadsanid walaal. waa sidaa

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile3411 3 ปีที่แล้ว +2

    LABADANBA MAXAMED SIYAADBAA KA QIIMO BAADNAA WAA MOORYAAN

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 3 ปีที่แล้ว +2

      Isagaa mooryaanimo lagasoo gaaray oo Dalka U horseeday Qori iyo xoog ugu dambayn waa kii Nigeria u cararay kkk

    • @nimcoxasan5156
      @nimcoxasan5156 3 ปีที่แล้ว +1

      Maxamad shakaal eebe kabaq cidii mooryaan waa la yaqaan isagoo cid uu San ka dhiijin buu wadanka qabtay waxaana la orsnjirey geesiga afriga wadanka iyo dadka barwaaqo iyo maclin buu lahaa nin walba eebaa abaal barinaye soomaali abaalley

  • @axmedaskari8170
    @axmedaskari8170 3 ปีที่แล้ว

    Asc was bad khaldan

  • @hassanyusuf4747
    @hassanyusuf4747 3 ปีที่แล้ว +1

    Shekadan inte ka kentay wa waxba kama jiran qabyaliste ba tahay wxd rabta inad g.ceydid af lagadeysid dhanka kale cornel cabdulhi yusuf no amanto reference so raci nio

    • @مريمسالمين
      @مريمسالمين 2 ปีที่แล้ว

      Cabdulaahi yuusuf buugiisa waxaa ka buuxay xogo been ah

  • @lionboy7678
    @lionboy7678 3 ปีที่แล้ว +2

    Wll maxay thy shirqoolkii malez zanawi oo lasheegayo vedio ka hadlaya dawaade

    • @QAAMUUS_PODCAST
      @QAAMUUS_PODCAST 3 ปีที่แล้ว

      Xamse muxuu yahay walaal shirqoolkasi?

    • @lionboy7678
      @lionboy7678 3 ปีที่แล้ว +1

      @@QAAMUUS_PODCAST waxaan dawady video idacda buulo video uu ciwankisu yhy shirqolki uu udajiyay malez ku aadan Somalidi

    • @QAAMUUS_PODCAST
      @QAAMUUS_PODCAST 3 ปีที่แล้ว +1

      @@lionboy7678 Haaa Mahadsanid walaal.

    • @lionboy7678
      @lionboy7678 3 ปีที่แล้ว

      @@maslahhash2624 soo dawawo idacada buulo xuubeey video ciwaankiisu yhy shiqlki u dajiyay malez e ku aadan somalida

  • @mohamedmohamoud8071
    @mohamedmohamoud8071 2 ปีที่แล้ว +2

    Qaladdkii uwayneyd ee maxamed siyaad galay ayaa wuxuu ahaa inuu xabsigga kasiidaayo C Yuusuf & M F Caydiid oo qaska & burburka dalka uhorseeday iyo qabyaalad aan dhamaad lahayn

    • @moharays6527
      @moharays6527 2 ปีที่แล้ว

      Kaligii taliska inay diidan miyay dambi kugaleen? 21 sano oo digteetarnimo miyaad raali katahay

    • @abdirahmanmohamed5908
      @abdirahmanmohamed5908 2 ปีที่แล้ว

      Caydid ilah ayaa usoo dir dalka in uu rajimkii ka badbaadiyo Allaha unaxaristo Somali wuu badbaadiyey,

  • @qaniyowkhalid7449
    @qaniyowkhalid7449 3 ปีที่แล้ว +1

    Wan kaxumahay

  • @Sahalmohamud-iz8zl
    @Sahalmohamud-iz8zl 2 หลายเดือนก่อน

    Ileen hawargidir iyo majerteen ... waligood wey istawa socdeen😂😂

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 ปีที่แล้ว

    Labada aun

  • @a-b9206
    @a-b9206 2 ปีที่แล้ว

    Anigu Darood baan ahay weliba harti mana aamin sani in J caydiid ahaa nin jilicsan waayo waxaad kagaranaysaa dagaalkii 77 guushuu gaaray,,, jamhadii u hormuudka ka ahaa Kenya,Ethiopia iyo USA siduu dalka uga hos is taagay....
    Cabdilahi yusufna waa lamid laba nin waa hadaf iyo mowqif adag leh bay ahaayeen kudarsoo abdilahi yusuf waa nin kacaanka ku bilaabay xabada... dhamaantood Aun

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 2 ปีที่แล้ว

    Kuwaan in lasiidaayo ma aheyn hadaa dadjiraan noqon laheyn

  • @maxamedabshir2462
    @maxamedabshir2462 ปีที่แล้ว

    Aabihii wadaniyiinta alpha unaxariisto

    • @maxamedabshir2462
      @maxamedabshir2462 ปีที่แล้ว

      Allaha unaxariisto aabihiiwadaniyada.soomaliya

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 3 ปีที่แล้ว +2

    Subhaan

  • @KaltuunMaxamed-el7ot
    @KaltuunMaxamed-el7ot 4 หลายเดือนก่อน +2

    😢😢😢😢😢😢😂😂😂😂😂😂

  • @MohamedHassan-rh1ws
    @MohamedHassan-rh1ws 2 ปีที่แล้ว +1

    👁👁 Imaam Amhdi

  • @mohamedaamiin7887
    @mohamedaamiin7887 3 ปีที่แล้ว +2

    Salaaman🙌@Qamuus

  • @cumaryare1666
    @cumaryare1666 2 ปีที่แล้ว

    caydiid ileen nin waalan ayuu ahaa waxuu dalka uu qariibay sabuunta ayuu cuni jiray.siyad bare wuu qaldamay waxeey aheed in uu labadan ninba diilo Abdullahi yusuf iyo ina caydiid farah qainuul wadan ayeey aheeyen labo dhiig yacab ayeey ahay.

  • @maxamednuur8231
    @maxamednuur8231 3 ปีที่แล้ว +1

    After kay cayded yala aflagadin

  • @abdirahimjanagale5838
    @abdirahimjanagale5838 2 ปีที่แล้ว

    Wa sheeko qiyali Iska ah