DR CABDIKARIN AXMED CALI- MW CALI MAHDI & GEN. CAYDIID LAMA KALACELIN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

ความคิดเห็น • 1.1K

  • @alidamey2276
    @alidamey2276 2 ปีที่แล้ว +30

    Runtii Gugundhabe Ha Noolaado Ninkan Hogeyaha Guud Ee Ururkii.U,S C .Mahadsanid Si Fiican iyo Taariikh Run Ah Ayaad Ka Sheekeysay Runtii

  • @Matildaschannel-kx8rz
    @Matildaschannel-kx8rz 2 ปีที่แล้ว +25

    Xiligii USC wuxuu ahaa ninka kaliya layiraa abdikariim muxuu dhahay si loo ogaado taliska arimihiisa Allah dhowro waan salaamayaa Dr Abdikariim Ahmed Ali.

    • @benaadirmediachannel7320
      @benaadirmediachannel7320 2 ปีที่แล้ว +2

      Ninkaan Reer waqooyi miyaa Bro

    • @zakarieabdukadirmohamed6187
      @zakarieabdukadirmohamed6187 2 ปีที่แล้ว +2

      Maaha

    • @143-k1d
      @143-k1d ปีที่แล้ว +2

      @@benaadirmediachannel7320 Dr A/kariim Waa Baadi Cade Reer Wzqooyi Ma'aha Ceydiid Uu Xogheyn U Ahaa

    • @143-k1d
      @143-k1d ปีที่แล้ว +1

      Dr A/kariim Ceydiid Uu Xogheyn U Ahaa Ee 2da Dhinac Uma Aheyn, Fikir Kiisa Waa Hal Dhinac.

  • @shaamredbill4112
    @shaamredbill4112 2 ปีที่แล้ว +15

    Ninkaan waxuu xogheyn u ahaa Jen caydiid Marka hadalkiisa dhexdhexaad ma ahan ! Waxuu ahaa in aa dhahdo wareysi Xogheeyihii hore ee dhinaca Jen Caydiid!!

  • @mahadsaleban234
    @mahadsaleban234 2 ปีที่แล้ว +14

    Mqnsha Allah Dr Ku wuxu runta ka sheegay koonfur inaanay ka jirin odayaal runta sheega oola ixtiraamo sida Bari iyo waqooyi

  • @Akhiyaa
    @Akhiyaa 2 ปีที่แล้ว +14

    Illaah ha u Naxariisto Sheeq cali tuur waa dhintay sanadki hore2021 ayuu wadanka holland ayuu ku dhintay xamar ayana lagu asay ayaanle

    • @abobasement346
      @abobasement346 2 ปีที่แล้ว

      waa waxad rabtan hadah?

    • @darishore814
      @darishore814 2 ปีที่แล้ว

      Ma meel qaldan aya wax kuso qortay maxs ka wadaa

    • @AliA-my5im
      @AliA-my5im 2 ปีที่แล้ว

      Qabiilkuu ahaa cali tuur?

    • @Akhiyaa
      @Akhiyaa 2 ปีที่แล้ว +1

      @@AliA-my5im Abgaal

  • @ashaacirachannel1500
    @ashaacirachannel1500 2 ปีที่แล้ว +26

    Waxaan rajeenaa in cashar laga qaato qaladaadkii dhacay oo taariikh noo noqdaan si aysan markle udhicin...mahadsanid ayaanle

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 ปีที่แล้ว

      Ilaa mataa baa cashar laga baranayaa?

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh 6 หลายเดือนก่อน

      Nin haduu seexdo oo soo tooso waa kii sooaalidu cashar kama barato

  • @deeqali9755
    @deeqali9755 2 ปีที่แล้ว +12

    kan ayaanle laleeyahay qabyaalad ayaa madax martey kuu wareysanayana waa qof buka dad dhintey ayuu qaarna allah u naxariisto leeyahay qaarna uu dhahayn

    • @abdiqafarahmed5678
      @abdiqafarahmed5678 2 ปีที่แล้ว +3

      amaa adigu bugtaa oo dhaqtar ubaahantahay qof aan ku aqoon baad iska eedaynasaaye

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 ปีที่แล้ว

      Ma eedaynayo’e run buu sheegayaa.
      Adiguna waad maqleysaaye mukur baa kuhaya.

  • @aminahooyo4973
    @aminahooyo4973 2 ปีที่แล้ว +10

    Allahayooow u naxariiiso Caydiid
    Waayo GAALUUU DIIDAY INAY TALADA SOMAALIYA WAX KU YEELATO
    IMINKANA WAA ARAGTAAAN GAALAAA LOOO YEEDHAN

  • @saidaliibrahim785
    @saidaliibrahim785 2 ปีที่แล้ว +4

    Dr cabdi kariim Axmed Cali wuxuu ahaa aqoonyahan beesha Baadacade ah oo qeyb muhiim kasoo qaatay saaritaankii rajiimkii siyaad barre

  • @Boodhari189
    @Boodhari189 2 ปีที่แล้ว +8

    Maaaha alaah waa wareysi fiican

  • @abdullahielmi8548
    @abdullahielmi8548 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc xataa wax yar oo dareen damqasho leh ma muujinayo
    Kumanyaal iyo kumanyaal dad shacab ah oo waxba galabsan ayuu dilay

  • @ayanlekhadar8278
    @ayanlekhadar8278 3 หลายเดือนก่อน

    Allah haw naxaristo jeneraal caydiid nin aad u dulqaad badan ayu aha walahi sida kamuqatay, rag lagu tagri falay oo si dhib yar umada somaliyed uga baxay ayu ahaa Allah haw racmado😢

  • @ibrahimmahmood1005
    @ibrahimmahmood1005 2 ปีที่แล้ว +3

    Thanks Thanks 😊 🙏

  • @songabdi5844
    @songabdi5844 2 ปีที่แล้ว +6

    Mahadsanid Ayaanle iyo Haanolaato...waa waraysi qiima Badan.

    • @ahmedmaxames7410
      @ahmedmaxames7410 2 ปีที่แล้ว +1

      Midkan wuxuu ka mid ahay qer lawayashii dalki naga dumiyay ilahay baa kula xisabtami dono xogaye gashandhig aan qeyer lahen caydiid halkuu galo ayad galeysaa wayo badil ad u jedo ayaa gashan dhig usii noqota y anagu waxaan eheyen jilki 15 jirka ahay waqtigeyna ayad noga dheshen walahi usc walahi waa dhigya cabyaa an naxeynin lakin ilahayidin ma naxaristo wayo waxbarsho la an iyo gajo iyo cabsi ilahow usc ha unaxarisanin

    • @ahmedmaxames7410
      @ahmedmaxames7410 2 ปีที่แล้ว

      Ogow ninki fhimashadisa lagu farxo meshuu adayo waa loo jedaa

    • @ahmedmaxames7410
      @ahmedmaxames7410 2 ปีที่แล้ว

      Ninkan ayanlow hadalkisa nin daga ku bilowday kuna dhintay wuxuu yahay marabyo inuu shego ee ilahay ka cabso dheh

  • @abdullahiaden1148
    @abdullahiaden1148 2 ปีที่แล้ว +2

    Qabill dowlaad noqonwaaye. This guy has blood in his hands. Allah is the best judge

  • @abudarda00
    @abudarda00 2 ปีที่แล้ว +11

    Ayaanle kamirda iska hagaaji walaal. Waxaan umaleyn qoraxda ayaa saameyneysa. Wareysi fiican weeye maashaAllah. Ilahay qabiyaalada naga qaad. Goaan ay meeshaas ku gaari laheyn aya waxkasta badali lahaa laakin قدر الله وما شاء فعل

  • @yuusufhassan5843
    @yuusufhassan5843 2 ปีที่แล้ว +2

    Abdikarin ahmed alli waa nin hawye ah baadicade ah taas ayaan ku aminayaa in uu dhexdexaad kayahay wixiidhacay. Ayana usimanyihiin caydiid iyo alli mahdi alle ha unaxrisee labduba.

  • @fadumahassan4773
    @fadumahassan4773 2 ปีที่แล้ว +5

    Keep going 💪

  • @nimcohassan9699
    @nimcohassan9699 2 ปีที่แล้ว +6

    Maasha allaah kuxafido aamiin yaarabi 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @aminahooyo4973
    @aminahooyo4973 2 ปีที่แล้ว +2

    Shaydaanku waa cadooow…Allah na wuuu inoooga digay
    Bal eegga ragani, inteey odhan lahaayeeen iminkadan, waqtigan xaadirka MAXAAD XALISEEEN
    WAR KITAABKA U NOQDA
    XANUUN MA JIRIN, XIN & XIQ BAA JIRTAY

  • @shukrimahamed2146
    @shukrimahamed2146 2 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahay ha u naxariisto kuligood laakiin ceydiid wuxuu la ordayay oo hadba qabiil uu ugu duulaayay meeshaas waxaa iiga cad waa xukun jacayl Iyo madaxweynimo miyuu calfadey yaase ka cafinayo dadkii uu dilay naftooda dhaafiyay just xukun jaceyl imisaa qof oo u dagaalay naftooda u huray inaay ka tuuraan xukun ka mahamed siyaad mase la dhihi karaa Ceydiid kaliya ayaa ka tuuray waa maya ninkan isagaba qabiil baa ka dhex guuxayo runtaa Iyo sida saxda uma hadlin inta badan hadaladiisa waa la yiri waasina ma ahin mid xaqiiq ah waayo danigu wax wngsan ma ahin dadkii ka hadli lahaana inta badan qabuuraha ayay wada aadeen qofku muslin ka ah dhiiga walaalkii waa ka xaaraam xisaab Ilaahay ayay wada mari doonaan kuligood

  • @deqah
    @deqah ปีที่แล้ว +1

    Allaha unaxaristo Madaxweyne Cali Mahdi Ameen Allahuma

  • @mohamedabdikadir6939
    @mohamedabdikadir6939 ปีที่แล้ว

    Geesi buu ahaa General caydiid, from hargeisa

  • @adammursal4106
    @adammursal4106 2 ปีที่แล้ว +4

    Ninkan nin ka taariikh badan waa yar yahay. Halaga faa'idaysto, aduun lagu waari maayee.

  • @MubYus
    @MubYus 2 ปีที่แล้ว +2

    Gen, Caydiid ,Allah Raxma.

  • @nimcomuxumad-lo6we
    @nimcomuxumad-lo6we 6 หลายเดือนก่อน

    Alleh haku naxariisto caydiid

  • @kheyrjecel58
    @kheyrjecel58 2 ปีที่แล้ว +4

    Dhamaantood ururada iyo nimanka xabada ridaa yey itopiya ayaa ka danbeysay iyo reer galbeed weyna ku guuleys teen arinkaa maadaama maanta soomaali kala jajabantahay oo is diidantahay oo lakala qeybiyey colaad iyo cudur iyo abaar intaba lagu saladay I انا لله وانا اليه راجعون اللهم waryaara miyaadan waanaqaadaneyna

  • @abdirisakkahen
    @abdirisakkahen 2 ปีที่แล้ว +1

    Caydiid waa laga gardarnaa allow u naxariisto

  • @143-k1d
    @143-k1d 2 ปีที่แล้ว +1

    Abgaal Waxee Rabin Inee Soconeyn Meeshaaan Eeka Cadahay, Weligoodna Marti Kama Noqon Siyaasada Somalia. Madaxweynihii Ugu Horeeye Iyo General Kii Ugu Horeeye Ee Somalia Waa Aden Cade And General Da'ud. Aun Aamiin Sitaad Bare Markuu Timid 21 kii Sano Ee Kacaanka Madaxdeyne Ku Xigeenka 2aad S/Guuto Xusen Kulmiye Afrah Aun Aa Ahaa, 1991 Ali Mahdi Aun Aa Ahaa, Maxaakiin Tana shariif Aa Number 2 Ahaa, War Maa Wadeynaa See Camal !

    • @mohamedabdulle9501
      @mohamedabdulle9501 2 ปีที่แล้ว

      Hadalka hada dhagaystay cali mahadi ayaa qaldana sida ninkan hadlkiisa ka muqata wixii karacayna Waa ogayd in ilaa kaysanay la cayrsanayay oo ceeb ka racday

    • @143-k1d
      @143-k1d ปีที่แล้ว

      @@mohamedabdulle9501 xawadle iyo dir iyo shiiqaal iyo ogafeen cidii soo wadatay aalaga adkaaday xilna helin ilaa hada taariikhda wee qoran tahay

    • @143-k1d
      @143-k1d ปีที่แล้ว

      @@mohamedabdulle9501 Isbitaal Martiini Saleyman Bada Markii Lagu Shubay Oo Tank Bada Looga Rido Keysanee Miyaa Meeshaas? Aqliga Allah Kaa Qaad .

  • @Birds-i5b
    @Birds-i5b 2 ปีที่แล้ว +12

    Plans ma jirin: 4 jabhadoood baa jabiyey , siyaaad bare somalida cusub tariiqda ma ogaaa/DR.ABDIRMAN WAA RUNTIII HADAAN ARGNA KOOFURTA ODEY DHAQMEED MA LEH.

    • @dekajama8188
      @dekajama8188 2 ปีที่แล้ว

      Waxay ka dhefeen jaajuusiin lasoo dirsadey oo lagu shaqeysato ii hada

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b 2 ปีที่แล้ว +3

      @@dekajama8188 maya jaajus ma aheyn dictator siyaad bare bey wadanka ka badbadinayeen

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b 2 ปีที่แล้ว +3

      @@dekajama8188 siyad bare talyaaniga buuu jaajus uu ahaa taa ma ogtahay horta balse mareexan wax ma aqrin Karin waligood

    • @dekajama8188
      @dekajama8188 2 ปีที่แล้ว +1

      @@Birds-i5b anigu qabiil macayayo balse waxaad tahay qof aan taariiqada lasocon oo cudada kabuudo Afsoomaaliga nin kii qorey marexaan buu ahaah kiidadaka barey oo meel walba geeyay miyi iyo magaalaba marexaan buu ahaah Muhammad Siyaad na wadani geesi ah buu ahaah karkaad ku sheegtey jaajuus waxaa cad inaaden waxaba lasoco in laguu Jawaabana Aaden mudneyna because you are sick viv marexaan viv soomaaliwen

  • @sahraali1229
    @sahraali1229 ปีที่แล้ว +1

    Ha noolaato waa in aad wareysi kale ka keentaa dhinacyada kale ee arintaan quseyso. Dr ka wax badan buu duug duugay. Adigana waxaan filayaa kuuma diyaarsaneyn su-aalo quseeya arimaha qaar. Sida isbaaradii cirka yaa dhigay goormeese la dhigay? 28 maal.mood maxuu Caydiid uga soo horjestay ? Bal adiga soo raadi xog ogaalo kale.

  • @abdilahiabdiyusuf7658
    @abdilahiabdiyusuf7658 ปีที่แล้ว

    caydiid alla ha naxariisto

  • @MohamedAli-lo9qp
    @MohamedAli-lo9qp 2 ปีที่แล้ว

    Taariikhda Baal Madow bay ka galeen Jabhadihii Dawladii Soomaaliya iyagoon wax Qorshe ah u yeelin waxii Badali lahaa. Wa kuwaa Dumiyay Midnimadii Qaranka Soomaaliyeed. Eebbe ha ka abaal mariyo.

  • @siciidmaxamuud8500
    @siciidmaxamuud8500 8 หลายเดือนก่อน

    Waa jaajuus hanoolaato dabadhilif

  • @maanmohamed
    @maanmohamed 2 ปีที่แล้ว +28

    kama daalno daawashada barnaamij yadaada ( mr ayaanle thanks more than millions) sidaa nogu wad howshaada bulshadu weyku mahdisay

  • @Dacwa_som689
    @Dacwa_som689 2 ปีที่แล้ว +18

    Nabigeena Muxammad SCW wuxuu yiri ruuxii ku dadaala Inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in Alle weyne uu u gargaarayo unu fududeeyo amuurtisa walal ilahey dartiis I caawiya isoo boqda kuna soo biira janalkeyga Kheyrka kafaideyso wll qali

  • @maxamedcabdirahman942
    @maxamedcabdirahman942 6 หลายเดือนก่อน +10

    Wali gaama gurin sheeko kawanaagsan tan.
    Magaceeduna waa ( Taariikh iyo Tabasho)
    Waxaan ula jeedaa wali maanan helin hadaanahay jiilkii Dowladlanaanta .
    Cid noosheegta sidii wax u dhaceen Bur burkii iyo wixii kadanbeeyay.
    Mahadsanid Adiga Dr kuba

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 2 ปีที่แล้ว +63

    Runta aad ayey u fiican tahay in la sheego,odaygaan xaqiiqduu ka hadlay,👏Somali runta ma jecla: Ceydiid waa laga gardarnaa Alle ha u naxariisto.

    • @shukrimahamed2146
      @shukrimahamed2146 2 ปีที่แล้ว +3

      Hadii laga gardarnaa why uu ugu duulay reerkiisa sow xukun jacayl ma ahin mase calfadey Ilaahay ha u naxariisto dagaal wax faaiido ma leh Iyo anaa awood leh Ilaahay ayuu hor gooyaa yaase ka cafinayo dhiigii dadkii uu dilay

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 2 ปีที่แล้ว +2

      @@shukrimahamed2146 Ilaahay ciddi u doono isaga caafiya ciddi doonana isaga cadaaba lkn adigu miyaad hubta inaad janno galaysid mise adiga cadaabta iyo jannada dadka galiya.

    • @shukrimahamed2146
      @shukrimahamed2146 2 ปีที่แล้ว +5

      @@peaceprosperity3951 horta Aniga jano Iyo naar midna ma haayo rabiii gacantiisa ayay ku jirtaa laakiin adiga qabiil baa kaa dhex guuxaayo waayo Ceydiid waxa dilay waa reerkiisa inuu dad laayayna Ilaahay wuu og yahay oo kama qorsoona Somali mahamed na wey og yihiin Ceydiid ruuxa uu yahay Aniga kula hadlayo buu agoon naga dhigay aabahey Iyo dad badan buu faras u noqon maalinta qiyaamo dhiigooda adiga miyaad cafis u fidisay yaase kaa yeelayo ogow Ilaahay waxba kama qarsoono wlkay waxba yuusan xanuun kugu heyn boqolaal buu laayay Ilaahayse ha ka cafiyo aaqirniina sowtuu naftiisa ku waayay

    • @shan-maalsomali8533
      @shan-maalsomali8533 ปีที่แล้ว +1

      @@shukrimahamed2146 Waa ninkii ku xoreeyay Xataa ajinabi kaa xoreeyay u ducee qof yahay

    • @shukrimahamed2146
      @shukrimahamed2146 ปีที่แล้ว +2

      @@shan-maalsomali8533wax uu xoreeyay ma arag aan qasaaro dagaal aheyn Aniga duco uma hayo xageyga ee adiga u ceydiid saa waa ninkii Hawiya isku diray oo kursi jacayl meel geeyay miyuuse calfadey Ilaahay ha ka cafiyo dhiiguu daadiyay Iyo umadii uu laayay

  • @dryusufqanimohamedabdi5737
    @dryusufqanimohamedabdi5737 2 ปีที่แล้ว +52

    Beel weynta Reer Sh.Isaxaaq. walle Ragii Yaqaanay waa kuwaas, cid qarin kartaa ama odhankartaa waa Dir way iska ciyaarayaan, Dr.C/Kariin ku soo dhawoow JSL oo Barakaysan

    • @ghersi6475
      @ghersi6475 2 ปีที่แล้ว +3

      'Iidoor oo dir ah, hadduu duulaan soo kiciyo'. Salaan Carabey. Baltaa noo faahfaahi.

    • @horifadhimedia5964
      @horifadhimedia5964 2 ปีที่แล้ว +5

      Ninkaan waa nin badacadde ah

    • @wiilkahamigafogleh4318
      @wiilkahamigafogleh4318 ปีที่แล้ว

      @@ghersi6475Salaan carabey ma ahayn QAMAAN bulxan buu ahaa

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 2 ปีที่แล้ว +16

    Ayaanle ninka odaygaa wuxuu afkiisa ka dhamaan waayay qofkii kaadida soo cabay caydiid na waa lawada ogyahay inuusan eheen nin nabadeed marka ninkaan aad wareysatay waa garaba ku fikir ahaa raggii u xusu duubayay in xabada la rido oo garabkii uu ceydiid ku dhaaranayay marka haka sugin inuu ku dhaho caydii baa qaldanaa waana raggii siyaasada waalan galiyay ee ka qalday ilaa uu caydii dhinto asagoo xabada ridaayo, waxaan jeclaan lahaa inaad ka wareysato muxuu caydii dagaalka ugu qaaday baay bakool ma cali mahdi baa ku noolaa runta allaah beey taqaan qof kugu soo duulayna cid gacmaha u hoorsaneyso maleh ee intaa awoodo ayaad sameyne mida kale caydii meel uusan dagaal ku qaadin maleh marka hanoo sheego meesha caydiid nabada ku raadiyay ee cali Mahdi ku diiday ? Kkkkk aniga reer barmuudo aan ahaa xaafad hodan siigaale caruurna waan ahaa xaqiiqdii wlhi markey ugu yartahay 500 oo hoobiye aa maalin kasto noo qorneed in nalagu garaaco waan ka xumahay waxa dhacay

    • @bosszaki9861
      @bosszaki9861 2 ปีที่แล้ว +1

      Gen. Caydiid hal qolo ayuun baa eedaysa oo nacdasha waana qoladii la dhacsanayd taliskii Maxamed Siyaad ee dhiigyo cabka faashistaha ahaa.
      Jananku inu ahaa Rabbi yaqaan iyo Rag yaqaan Caddaalad doona Muslin iyo Gaal ba waa qiray.

    • @darishore814
      @darishore814 2 ปีที่แล้ว

      Boolo barmuudo abgaal iyo mursade isku dagaali jiray ee godka loo dhihi jiray, teeda caydiid baydhabo markuu aadayay waxa haystay mareexaan waa tii ay ka aaseen bakaartii iyo masahadii gubeen dhagahana ka jareen qofki ay qabtaan

    • @darishore814
      @darishore814 2 ปีที่แล้ว

      Muzeveni iyo millizanawi markey soo jabhadeenayeen sidaas oo kale ayee wadanka meel walba gacanta ugu dhigayeen marka tactical military expansion

    • @Sahra-o2x
      @Sahra-o2x 4 หลายเดือนก่อน

      Odaygaan haldhinac ayuu ujanjeeraa runa masheegin

  • @badalabshir502
    @badalabshir502 2 ปีที่แล้ว +13

    DR cabdikariim Axmed Cali nin uga aqoon.badnaa ma uu jirin jen caydiid

  • @maxamedahmed2690
    @maxamedahmed2690 2 ปีที่แล้ว +20

    MashaAllaah macalinkeyga physicska 1984-1987 Dugsiga sarre beeraha

    • @Ariijiina
      @Ariijiina 2 ปีที่แล้ว +2

      Masha allah waqtigan waad joogtay yaah😁 waxba ina dhaafay anaka

    • @muzcuudaxmed9663
      @muzcuudaxmed9663 2 ปีที่แล้ว

      Sfsf

    • @DahirAhmedgurey
      @DahirAhmedgurey 8 หลายเดือนก่อน

      Macalin qasaaray iga dheh

    • @MustaphaAhmed-z6k
      @MustaphaAhmed-z6k 7 หลายเดือนก่อน +1

      Beeruhu ma dugsi gooniy ayey lahaayen walaal?

    • @MustaphaAhmed-z6k
      @MustaphaAhmed-z6k 7 หลายเดือนก่อน

      ??

  • @zhaamzhirezhaamgujir9484
    @zhaamzhirezhaamgujir9484 6 หลายเดือนก่อน +2

    Ssdf ayaa ahayd hornmuudkii jamhadihii wakhtigaa illaayo hada iyada ayaa ah ssdf madaxaad iisaarantahay uguhoreeyo madaxwayne hore cabdulaahi yuusu ahmed naxaroistii janno allaha kawaraabiyo

  • @isseolowahmed5860
    @isseolowahmed5860 2 ปีที่แล้ว +16

    Caydiid intaas oo wanaag lagu sheegayo dhamaan wuu ahaa waa xaqiiq dad kalena Waan ka maqley

    • @Ariijiina
      @Ariijiina 2 ปีที่แล้ว

      ❤️🫂❤️

  • @abdijama7131
    @abdijama7131 2 ปีที่แล้ว +14

    Waxaa aad iga yaabiyey hadalka Abdikarin ee ahaa " reerkayga qori ma qaadan waxaana la ii doortay xoghayaha ururka USC "

    • @abdirisakisse4277
      @abdirisakisse4277 2 ปีที่แล้ว +1

      Yuu yahy marka hore

    • @benaadirmediachannel7320
      @benaadirmediachannel7320 2 ปีที่แล้ว

      Ninkaan waqooyi miyaa

    • @abdullahihagi7741
      @abdullahihagi7741 2 ปีที่แล้ว +2

      Reerkiisa waa Baadicadde oo Siyaad barre markii la bixiyay qoriga iska dhigeen yacni dagaalkii sokeeye ee USC maysan ka qeebqaadan.

    • @abdiwahidboodaalejournalis9596
      @abdiwahidboodaalejournalis9596 2 ปีที่แล้ว +2

      @@abdirisakisse4277 waa nin hawiyaa oo u dhashay beesha baadacade hooyadiis baa isaaqa lkn

    • @ilyasali1444
      @ilyasali1444 2 ปีที่แล้ว

      Wa runtii beshisa dagaladii qabaailka kama qeyb aheen lkn USC ciidan wey ku lahayen waliba rag saraakill ah iyo ciidan dhowr gadiidka dagaalka watay

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei8318 2 ปีที่แล้ว +9

    War siyaad bare bulaxad ayuu kufadhyay ee Dr waa runti waxaku heshiinay mabajirin ee Qarankii gacatanat kubur burinay 😁😁

  • @ayoubb1451
    @ayoubb1451 2 ปีที่แล้ว +5

    Ninkan waa Afhayeenkii Aiydid
    Waxa soo wareysataa Afhayeenkii Ali Mahdi

  • @habonehaji683
    @habonehaji683 9 หลายเดือนก่อน +2

    Rabi taanka 2 shakhsi maaheyn ee waxy ahayd is bahaysi uu ceydiid la lahaa snm cali mahdina isbahaysi uu la lahaa ssdf

  • @MrSultaan99
    @MrSultaan99 2 ปีที่แล้ว +10

    MUJRIMIIN/DANBIILAYAAL DAD BADAN LAAYEY BAA LA AMAANAAYAA. 😂😂😂
    CAYDIID IYO BEESHIISU MAXAY BALADWEYNE UGU DUULEEN, OO SANAD U GUMAYSANAYEEN, BEEL AAN XUKUN QABAN, OO AAN M. SIYAAD BARRENA AHEYN? 😂😂😂

    • @MohamedAli-tu4so
      @MohamedAli-tu4so 2 ปีที่แล้ว +2

      Nimaan naqaano ayaa nala barayaa yaab. Ayaanle waxaan ka cod sanaynaa in uu wareesto dadkii aasaasay jabhada u.s.c mar kale si beentaantan iyo marin habaabin tan ay jawaab ugu noqoto

    • @MrSultaan99
      @MrSultaan99 2 ปีที่แล้ว +3

      @@MohamedAli-tu4so Aad iyo Aad, waa iska sidaan, markuu nin walba siduu jecel yahay wax kuugu sheego.😊

    • @darishore814
      @darishore814 2 ปีที่แล้ว +1

      Soo dadki culumadi iyo magaalo somaliyeed hitler oo kale u laayay oo kaliye taliye ahaa oo shuuci diinta ka baxay ba waa inoo amaantaan ee yaa la idinka dareemin qabyaalada 🤫

    • @sahalxasan
      @sahalxasan 2 ปีที่แล้ว +1

      Ninka la wareesanayo iyo Kan wax wareesanayo waa reer baladweyne

    • @darishore814
      @darishore814 2 ปีที่แล้ว

      @@sahalxasan maxa sheegtay Hada

  • @seed3966
    @seed3966 8 หลายเดือนก่อน +2

    Asc 😮😮😮 daalimiintii dowladii somaliya ridey kama faaiidin ayagaana masuul waxa ilaa maanta taagan mar kale yey ka sheegeyn hoow umada labiliqeystey ee weli dad guryihiis la heysto masiibo 😮😮😮

  • @farhanahmed3893
    @farhanahmed3893 2 ปีที่แล้ว +31

    Allaha unaxariisto General maxamed farax Caydiid iyo intii kale Ee dhimatay.

  • @sumrom4818
    @sumrom4818 2 ปีที่แล้ว +24

    Maanshallah, sheeko xariir. Waxaad ka joogtaa soomaalidii nadiifta ahayd
    بارك الله فيك

    • @bashirabdi8079
      @bashirabdi8079 2 ปีที่แล้ว +5

      Waa been inta badan sxb anagaa joognay

    • @YusufCabdi-xl9mu
      @YusufCabdi-xl9mu 4 วันที่ผ่านมา

      Hada imisa sano aad jirtaa😮😂​@@bashirabdi8079

  • @mohameddahir5834
    @mohameddahir5834 2 ปีที่แล้ว +6

    Abgaal may jeclayn in siyaad baxo halgan kii siyaad lagu saarayey wey ku yaraayeen waayo haday dagaalka wax ka yaqaanaan wey ka dheeraan lahaayeen wax kasta oo kelifaya in dagaal ka dhex qarxo HG iyo Abgaal doqontu walaal keed bay u xoog weyn tahay

    • @hodanaden6681
      @hodanaden6681 2 ปีที่แล้ว +2

      Siyad xamar markiy laga sarayay ceydid iyo hg ba xamar ma jogin

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 2 ปีที่แล้ว

      Aaaad

  • @falisissahak
    @falisissahak 2 ปีที่แล้ว +20

    Asc
    Thank you very much adeer cabdikariim waxaad u sharaxday si alla kacabsiya illahay hakaa abaal marsho
    Ayaanle aad baad u mahadsan tahay mar 2aad iyo mar3 aad

    • @abdirisakisse4277
      @abdirisakisse4277 2 ปีที่แล้ว +2

      Abdikariin asaga qabilkiisa yaa waye horta si shekada sax ahaanteda lo ogaado

    • @ciiltire6008
      @ciiltire6008 2 ปีที่แล้ว +4

      Nin reer hiiraan ah waaye waana baadicade

    • @abdirisakisse4277
      @abdirisakisse4277 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ciiltire6008 tnx

    • @shukriwdghaadan3993
      @shukriwdghaadan3993 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdirisakisse4277 😋😋😋

    • @marwoyusuf906
      @marwoyusuf906 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdirisakisse4277 😂😂😂 qabiil kiisa markaa ogaatid hadalkiisa xukun.

  • @AbdinurAbdiNor
    @AbdinurAbdiNor 9 วันที่ผ่านมา +1

    shaqsigaan waa mid dhinac lasafnaay waxtigaas hadaladiisa waa waxba kama jiraan mana ahan shaqsi wax badan ka og dagaaladii sukeeyay ee 1991 wuxuu ahaa shaqsi ka hoos shaqeeyo koox gaara waana ka xumahay inaad wareeysato kuwa aan waxba ka ogeyn dhacdadii lasoomaray lkn wareeyso siyaasiyiinta dhaxdhaxaadka ah

  • @yastayonis4007
    @yastayonis4007 2 ปีที่แล้ว +7

    In Cali mahdi meesha lasaaro waxay ahayd aragtidii iyo fajidii daaroodku maleegeen si aan Cadaydiid muqdisho uwada xukumin kadibna Hiwiyuhu isugu jabaan sidii bayna noqotay

    • @abdirisakisse4277
      @abdirisakisse4277 2 ปีที่แล้ว +1

      Wa run oo odoyashi majerten oo abshir hamaan ka mid ahay ayaa taladi siin jiray cali mahdi mana uusan eheen nin dowladnimo yaqano in iska ganacsado ayu ahay qof kasta ayaa og wlaal aan aqli lehen hdi alle wax kugu daro wa dhib

    • @abdikaafiahmed9003
      @abdikaafiahmed9003 2 ปีที่แล้ว

      @@abdirisakisse4277 Adigu an tariiq wax ka ogeyn Marka iska hadasho wa sidan caydiid asiga dagal rabay waraysiga Cali mahdi so dhageeso oo leeyahay caydiid wn o yeeray xil wax walpo aad rapto wn ku sinaya ii kadipna madaxwene qaado asiga nabada diiday

    • @abdikaafiahmed9003
      @abdikaafiahmed9003 2 ปีที่แล้ว

      Adigu an tariiq wax ka ogeyn Marka iska hadasho wa sidan caydiid asiga dagal rabay waraysiga Cali mahdi so dhageeso oo leeyahay caydiid wn o yeeray xil wax walpo aad rapto wn ku sinaya ii kadipna madaxwene qaado asiga nabada diiday

    • @abdirisakisse4277
      @abdirisakisse4277 2 ปีที่แล้ว

      @@abdikaafiahmed9003 oo dadkii joogay dhan ayaaba hdlayee sidee cali mahdi u dhageystaa ma asaga danbi isi saari lahaa mida kle nin naftada iska iibsado ayuu ahaay oo rag kle oo la yaqaan ayaa ku shaqeysanayey maskaxdiisa ehna kuma socon hdii uu siyaasi ahaa caydiid 96 ayu dintee maxa ka dib loo arki waaye ma cune lagama cune ayu ahaaay lkn allah u naxaristo anyway

    • @anushacharlotte7406
      @anushacharlotte7406 2 ปีที่แล้ว

      @@abdirisakisse4277 oo dadki jogay wakuwe ninkan hadlaya wa afyenki caydid bal qof kale ino sheeg hadu caydid dagaal usocon muxu xawadle ugu duulay iyo mursade koley caano kama cabin abgaal ado intas oo qabil wata

  • @JamaaleAli
    @JamaaleAli 2 ปีที่แล้ว +5

    Dilki col Calso dhere ee Jun, iyo dilki ka horeyay ee stafki Cali Mhdi e habenki Kasapopolare maxad uga booday..?

    • @barlinsabriye2029
      @barlinsabriye2029 2 ปีที่แล้ว

      Ninkaan haldhinac uu ujanjeeraa sida uu uhadlaayo ileen sax sida uu u dhinac yahau

    • @benaadirmediachannel7320
      @benaadirmediachannel7320 2 ปีที่แล้ว +1

      @@barlinsabriye2029 ninkaan yuu yahay

  • @cabdallaharon5088
    @cabdallaharon5088 2 ปีที่แล้ว +24

    Allah yarhama dhaman tood ilahay ha'u wada naxariisto waxay ahayen aabayashen lkn hadan somali nahay Maan mahadin dagalkaas

  • @maryamacumar314
    @maryamacumar314 2 ปีที่แล้ว +5

    Odeygan wuu gacan bidixeeyey wareysigiisa waa caydiid jacayl.
    Run ma sheegin.
    Dagaalka waa la ogaa inuu caydiid bilaabey. U ka maseeray siduu cali mahdi madaxweyne u noqonkaraa Markii hororna calasow dheere buu shirqool kudiley.

    • @abdirisakisse4277
      @abdirisakisse4277 2 ปีที่แล้ว

      Aqliga dameerka uunbaa ku hadashay caydid nin la yaqan oo karti iyo geesinimo u dhashay ayu ahaay iyo dulqaad cali mahdi qof kasta aya og in uusan diwladnimo waxba ka aqoon mj ayaa hagi jiray wana ninkii cumar carte oo maxamed siyadbare reysulwasre u noqday magacabay kdibna nafto dalbay hhhhh hdii uu karti lahaan lahaana caydiid gadashiis aya la arki laha ama wax noqon lahaa sabanka waxa uu tusay asaga oo farmaajo xamar sharci ku dhax waydinayo intas ceeb ogu filan🤛

    • @anushacharlotte7406
      @anushacharlotte7406 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdirisakisse4277 dofar habar kintir mana dahir santin cali mahdi wa madaxweyne si heer sare lo aasay halka caydid gorgorad lagu aasay wakas farqiga ino dhaxeya gashi kudhashay wase waligana inta nolahay madax weyne kanoqon meysid xamar langabyahow mj aad shegeyso wakuwi hobyo kugu gumesanaye aan ka xureye

  • @abdiwahidmursal6718
    @abdiwahidmursal6718 2 ปีที่แล้ว +23

    Waraysigan Dr Abdikariin uu bixiyay waxaa iiga baxay in Alle ha u naxariistee General Caydiid la dulmiyay 100% Dulmigana ay gaysteen Kooxaha uu Alle ha u naxariistee MD Cali mahdi gacanta u galay

    • @adammursal4106
      @adammursal4106 2 ปีที่แล้ว +1

      Sax weeye. Caydiid Ilaahay ha u naxariistee waa laga gardarnaa.

    • @soomaalicaruur3921
      @soomaalicaruur3921 2 ปีที่แล้ว +4

      Warka dhiNac kaliya marka aad Ka dhagaysato wax xukun ah lama bixiyo

    • @jiminzedboy1625
      @jiminzedboy1625 2 ปีที่แล้ว

      @@soomaalicaruur3921 Wareysiyo Cali mahdi uu bixiye ayaa jirto oo lee yahy hadii la I ceshan ahay waan joogi lahay

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 2 ปีที่แล้ว

      Aaaad

    • @wadalbari412
      @wadalbari412 2 ปีที่แล้ว

      Dulmigaad ka hadlaysaa muxuu ahaa dalka jabhado baa soo dagaalamay ugu yaraan waxay aahyd in jabhad kasta xaqeeda hesho oo waxlakala qabsado wataa maanta inagoo dalkii inaga burbay aqbalnay 4.5 lkn malinkaas buu ina anfici lahaa

  • @alisheikhey6628
    @alisheikhey6628 2 ปีที่แล้ว +29

    Mashallah ilaahay haku xafidho qisooyinka Hamar ayaat noo soo gudbisaa lkn yaa run sheegaa yaa been sheegaa الله اعلم
    Lkn umada somalia waxaan usheegaa المال
    والبنون زينت الحيات الدنيا والباقيات الصالحات خير عندربك ثواب وخير عقبا
    Ink

  • @maalowchenal2565
    @maalowchenal2565 2 ปีที่แล้ว +9

    Waxaan rajeynayaa in wax Badan Laga ogaado Qaladaadkii Dhacay Iyo jabhadihii wadanka Qabsaday qorsho La’aantooda

  • @Amina-tr7eo
    @Amina-tr7eo 2 ปีที่แล้ว +15

    Walaahi ina aney Somalia 🇸🇴 is fahmeyn. Taana waa godobtii ay u ka galen dadkii u soo halgamey. Specially General Aidiid.

    • @xarfo
      @xarfo 2 ปีที่แล้ว +3

      Dalkee u soo halgameen ?? Ma qabiilkisa iyo dalkiba isaga kaa khaldamay

    • @haniahmed2686
      @haniahmed2686 2 ปีที่แล้ว +2

      😭😭😭😭😭😭

    • @Amina-tr7eo
      @Amina-tr7eo 2 ปีที่แล้ว

      @@xarfo ma noosharax baanu ku nidhi.

  • @abdit8270
    @abdit8270 2 ปีที่แล้ว +8

    Walaahi ninkan nin xaqiiqda uga dhow oo somalida koonfureed ah weli maan arag, sow weli dunida rag baa nool. Runta hadaan halkeeda loogu tegin wax Somalia ka hagaagayaa ma jiro 100 sano ee soo socota. Musuqmaasuqa ugu weyni waa runta oo been lagu doorsado.

  • @abdifatahkulmiye5231
    @abdifatahkulmiye5231 2 ปีที่แล้ว +34

    waa runtis cabdikariin. sh.maxamed macalin aya nooshegay inuu balanta ku fiicnaa ceydiid, intuu shegay cabdikariin waa runtiis,. Ayanle mahadsanid

    • @benaadirmediachannel7320
      @benaadirmediachannel7320 2 ปีที่แล้ว

      Ninkaan reer waqooyi miyaa

    • @ahmedsugulle7473
      @ahmedsugulle7473 2 ปีที่แล้ว +1

      Inuu dadka laayana wuu ku fiicnaa

    • @qumanhorusocod6177
      @qumanhorusocod6177 2 ปีที่แล้ว +2

      @@ahmedsugulle7473 doqon iyo Dockayeer Daankaa larujiyaa sxb ee wax kale mahaysaa

    • @ahmedsugulle7473
      @ahmedsugulle7473 2 ปีที่แล้ว +3

      @@qumanhorusocod6177 ma kula tahay inaad dameerka aad sheegaysid tahay 🤔

    • @qumanhorusocod6177
      @qumanhorusocod6177 2 ปีที่แล้ว +2

      @@ahmedsugulle7473 Dameer xaguu ku Qoronyahay wllo aanba iska ahaadee

  • @queennur6336
    @queennur6336 2 ปีที่แล้ว +7

    Illahow ku naxariiso general caydid wanaag wu radiyay lakin wa lafahmi wayay 🤲🙏dabigi ka so garay illahey ha ku dabi dhafo Somali waa dhiiqo

  • @abdirisakabdi3270
    @abdirisakabdi3270 2 ปีที่แล้ว +3

    SSDF SPM SNM USC SNA dhamaantoot waxay heshiis ku ahaayeen in Dawaldii Soomaaliyeed Aya Dumiyaa lakiin waxa kaloo qadiyad ah kama dhaxayn sidee laga yeeli hadii uu jeneral Mohamed Siyaad Bare Xilka Baneeyo 1991 waxay u muuqaal eg tahay 2022 oo ay wali so call Somalia politicians ay maanta rabaan ninkan xilka hada ku fadhiyo hala cayriyaan Ma oyee Wali iima Muuqato Ragaan siyaasada soomaaliya rabo inay maamulaan

  • @alisheikhey6628
    @alisheikhey6628 2 ปีที่แล้ว +46

    Ilaahay wuxuu yiri ان الله لايظلم الناس شيء ولكن الناس انفسهم يظلمون somalia ilaah ayaa u maqan inshallah ♥

    • @saedmohamed7477
      @saedmohamed7477 2 ปีที่แล้ว +2

      نعم اخوي

    • @nasrimohamed8153
      @nasrimohamed8153 ปีที่แล้ว

      😅😅😅😊😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @dryusufqanimohamedabdi5737
    @dryusufqanimohamedabdi5737 2 ปีที่แล้ว +8

    Waxaan filayaa Ayaanle inaad wax badan oo Beesha Isaxaaqa iyo JSL waad fahantay

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 2 ปีที่แล้ว +30

    Dr Cabdikarim cimri dherer iyo caafimad qab baanu Eebe uga baryanaa aamin. Taariikh culus buu xambaar sanyahay.

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 2 ปีที่แล้ว +10

    Imisa jeer ayaad tiri “Allaha u naxariisto Caydiid, Cali Mahdi iyo USC, balse hal marna aadan dhihin Maxamed Siyaad Barre Allaha u naxariisto” wali waa jiran tahee Allaha ku caafiyo.😩😩😩😩😩😩😩😩😩😩😩😩

    • @aliafyare4634
      @aliafyare4634 2 ปีที่แล้ว +2

      Naxiirsta ilahay baa haya biniadam ma hayo ninki quranka beeniyey bu ahaa qof muslima la Dhaha alle hawnsxristo qabyald ba ku cad lkn asmici maysid beeninta ayadaha quranka

    • @sevenscounty409
      @sevenscounty409 2 ปีที่แล้ว +1

      Afweeyne gaal bu aha, xita sowtu isku deyey inu ayadaha quraanka uu nasaqo, culimadi ka hor yimiid na uu layeey. Alle uma naxariisto, gaalka xita hadu kugu qabiil yahay waa gaal.

    • @mohamudhilowle8650
      @mohamudhilowle8650 2 ปีที่แล้ว

      @@sevenscounty409 nacaladi kugu dhacdaye, ma adaa Allah ugu tagay. Qabri kugu dunyoo abeeso ku cuntaye.

  • @JamaaleAli
    @JamaaleAli 2 ปีที่แล้ว +6

    Waxas oo dhib ah iyo shaki ah waxay ahayd wax aad aburteen.
    USC mustaxil-na madax way lahayd markuu Ceydiid Hindiya ka imaanaya.

  • @wanaag21chanel31
    @wanaag21chanel31 21 วันที่ผ่านมา +1

    Mahamed Siyaad baree ilaahay ha u naxariisto ❤

  • @fatimamahamed1972
    @fatimamahamed1972 2 ปีที่แล้ว +1

    Wuxuu ceydid ugu ogoladay in magool iney makarafon qadato iyadoo ku dhawaqeysa Sara faqashata Sara Sara darodka Sara iyadoo magool eregaa ku dhawaqeysa ila kismayo in ceydid a na horsocdo ilaa kismayo ma ninja ba ledahay qabil ma aqonin malinta qiyaamo ayaa warjiraa nin waliba wuxuu gestay baa laha gudaya aqiro we la soco Dagtoore

  • @hiranstate9407
    @hiranstate9407 2 ปีที่แล้ว +6

    Dr Abdikarin waa ku mahadsan yahay warbixintaan waxaase iika soo baxay markii aan dhageystay labo qodob.
    1-Heerka uu gaarsiisnaa kursi jeceylka madaxweynahii dowladii Kacaanka AUN Maxamed Siyaad Bare.
    2-Kuwii kursiga ama xukunka ka tuuray dowladii Kacaanka iyaguna sidey u ahaayeen (Bilaa Qorshe) amaba kuwo aan ku socon wax qorshe ah.
    Waxaa intaasi dheer dadkan laga hadlayo badankood maanta ifka wey ka tageen jiilkii soo barbaarayey ama korayey wax dhaxal gal ah uguma tagin oo aan ka aheyn in leys dilo dalkana la burburiyo.
    Hadalka oo kooban maxaa la gudboon Soomaalida maanta nool?.
    A- Sida hada lagu jiro qaran ma lagu noqon karaa maxaanse ka baran karnaa waxii la soo maray?.
    B-Hogaamiyaha ama dowlada ay Soomaali dooneyso ee dalka dib loogu hagaajin karo waa mid ceenkee ah?.
    Anigu waan garanayaa Allaah ka sokow halka uu xalka Soomaaliya ka dhaw yahay waxaanse Eebe ka rajeynayaa in uu dareensiiyo masuuliyiinta imaan doonta mustaqbalka ee nasiibka u yeelan doona in ay bulshada hogaamiyaan.
    Qoraalku wuu ila dheeraaday raali ka ahaada Soomaali Maxamed,maxaa yeelay mushkilada dalkeena ka jirto baaxadeeda ayaa aad ii damqisa markasta.

  • @mohamedjama541
    @mohamedjama541 2 ปีที่แล้ว +9

    Allahu akbar madaxweyne caydiid garaad

    • @nnpcat625
      @nnpcat625 2 ปีที่แล้ว +1

      Waxaad ulks jeedaa so maha m.w cali mahdi

    • @mohamedjama541
      @mohamedjama541 2 ปีที่แล้ว

      @@nnpcat625 no

    • @nnpcat625
      @nnpcat625 2 ปีที่แล้ว

      @@mohamedjama541 . yeb+yeb

  • @DHEXDHEXADIYE
    @DHEXDHEXADIYE 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninkan waa beenlow markii lagu qabtayna indhaha ayuu taagay.
    Waa markii danbe ayuu ka dhigay ku yiri dadka dhintay xataa kama xishoon waxu doqonsanaa

  • @samirr546
    @samirr546 2 ปีที่แล้ว +61

    Allah qiiro badanaa
    Fulayoow guuli kuu dhowaydaa!!!!!!!!
    Dadkaa badankoodu Aakhiray jiraan!!!!!!
    Maantana iyadoon la calfanbaa laga dhimanayaa!!!!!!!
    Nin daacad ah baad waraysanaysaa
    Adna wiil Dad sharafle waraystaad tahay
    Mahadsanid

    • @OmarAhmed-dz1mf
      @OmarAhmed-dz1mf 2 ปีที่แล้ว

      Sharafbaad leedahay walal information kaaga

    • @samirr546
      @samirr546 2 ปีที่แล้ว

      @@OmarAhmed-dz1mf shugran akhii

  • @jkk5560
    @jkk5560 2 ปีที่แล้ว +26

    General caydiid allah u naxristo waa geesi garab wayay

  • @fantastic9536
    @fantastic9536 2 ปีที่แล้ว +5

    Wallaahi ninkaan wax weyn ayaan ka faa iidey taariikhdu ma naxdo qofku wuxu yahay beey sheegtaa

  • @xaajicaamir9703
    @xaajicaamir9703 2 ปีที่แล้ว +5

    Madax weynaha hore maxamed siyaad barre allah u naxriisto qalad wo galay lakin waxa ka darna dadka ka danbeeyay yaa u fiicana soomaaliya caydid mise jaale siyaad taarikhda we qoran thy kii qabilka lafaha ka galay ogaaw taarikhdaada

    • @Ina44r
      @Ina44r ปีที่แล้ว

      Siyaad bare dowladi uu dhisey isaga gacantisa dib ugu burburiyey miyuu aayar xukunka iskaga dago

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 ปีที่แล้ว +1

    35:50 AYANLE XUSEN CABDI HANOOLATO TV 🎤
    UGU HOREN DHAMAN INTI DHIMATAY ALLAHA U WADA NAXARISTO
    AYANLE XUSEN CABDI SXB 35:50 GEN:CEYDI OO 1995_1996 DHINTAY
    IN AD WARESIGA INTA AD KU DARTO ILAMA FICNA WA QOF AD OGTAHAY INU MAR HORE DHINTAY IN AD SHEKADA KU DARTO
    (( MAXAD NOGA SHEGI KARTA HADALKA AH IN U AHA QOF DHIGYA CAB AB ))

    • @yasinshuceyb397
      @yasinshuceyb397 ปีที่แล้ว +1

      Sorry brother AYANLE XUSEN CABDI HANOOLATO TV 🎤
      (( Waresiga in inta ad kuso darto ma ila FICNA
      WAJIGAN CAYDIID EE AH NIN BAHAL AH OO MACANGAGA AH
      OO DILA AH ADU MAXAD KU TILMAMI LAHEYD )) QOF DHINTAY
      HADAL SIDA AH KUMA HABONA IN LAGU YIRAHDO BROTHER

  • @gandaaw
    @gandaaw 2 ปีที่แล้ว +6

    Koley sheekadu hadda waa hal dhinac. Ayaanle waxaan filayaa in sidanoo kale uu raadin doono qof kamid ah garabkii cali mahdi. Markaa dadku wexey helayaan xog dhameestiran….

  • @dawanmedia1889
    @dawanmedia1889 2 ปีที่แล้ว +3

    Sheekadan waxa laga fahmaya in Cali Mahdi meel kale Romode control laga maamulayay. Oo ku qasbay inu ka baxo heshiiskii u caydiid la galey. Waxay aheyd ciddasi cali Mahdi daaha gadaashiisa ka maamuleysay waa ????

  • @luulabdulahi7617
    @luulabdulahi7617 2 ปีที่แล้ว +38

    Ceydiid garad illah ha unaxariiso Janna fardowza allaha kawarabsho Amiin yaa rabbi.

    • @toknownow
      @toknownow 2 ปีที่แล้ว

      Allah deris ha kaaga dhigo caydiid Aamiin

    • @hahmed7821
      @hahmed7821 2 ปีที่แล้ว

      @@toknownowp

    • @wardhaglow
      @wardhaglow 2 ปีที่แล้ว

      Waxan amisana dalka dad dambiga ka geestay wa siyad bare faraxs ceedid cali mahdi wan ogahay cariminal in aay yihin sabto ah amakeey heeshinlay dagal aan lol joogin aay bilwen

  • @mussaali5239
    @mussaali5239 2 ปีที่แล้ว +8

    Dr Abdikarin hal run baad sheegtay: Ali M. ma aqoonsanin KAALINTA jananka . Laakin waxa kale o dhan aad sheegtay waa BEEN. You're trying to rewriting history, Mister. What happened between the two faction of USC is well documented and known to the world. Please STOP LYING.
    .

    • @duuledubad7473
      @duuledubad7473 2 ปีที่แล้ว

      Beenta uu sheegay xqiiqdeda ma ada og

    • @abdirisakisse4277
      @abdirisakisse4277 2 ปีที่แล้ว

      Ninkii joogay ayaad leedahy been ayaad sheegtay aqliga somalida wa kas muxuu been kaaga sab sabanaa mkda kle usc labo dhinac ayey eheed waa run oo waliba qaybga cali mahdi siyaad vare xirrir ayey la lahayeen

    • @sahalxasan
      @sahalxasan 2 ปีที่แล้ว +1

      Ninka yiri, Ali Mahdi aniga wakiil ka ah, kaliya qodobka 1aad ku qora inuu madaxweyne yahay, kadib waxaad rabtaan qorta, ninkaas waaye ninka wax isku haligay, waxaa loo wada hadli karay si full ah, lkn trust heshiis laguma galo.

    • @abdirisakisse4277
      @abdirisakisse4277 2 ปีที่แล้ว

      @@sahalxasan bro runta ayaa eh cali mahdi asaga talada kaligiis go.aanka malaheen oo rag ayaa hakaayey sabbtoo eh ganacsade cadiya ayuu ahaay siyaasada iyo dowladnimadana aqoon uma leheen rag ayaa daaha gadashiis ku jiray waxaa tusale kuugu filan reysulwasare cumar carte ayu ka dhigay qofkana hdii uusan dowlad aqoon qaladkisa ayaa badN

    • @AliA-my5im
      @AliA-my5im 2 ปีที่แล้ว

      Adiga xilligaas biyo cade ayaad Ari ku raaceeysay adeer ardaal dameer ah baad tahay

  • @AFYALSTUDIO
    @AFYALSTUDIO 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanlow shaqo wanaagsan baad haysaa. Fadlan rag kaloo sida ninkan xog ogaal u ah oo ragi cali mahdi xisbigiisi ah si uu noogu iftiimiyo sababaha uu Cali mahdi u didsanaa iyo iyo in dhacdooyinkan ay dhamaan saxanyahiin. Mahadsanid

  • @MrMohamedabdi
    @MrMohamedabdi 2 ปีที่แล้ว +7

    Ilaahay sareeyee wuxuu yiri :
    (( ولا يحيق المكر السيئ الا بأهله ))
    Dhagarta qofkii maleegay uunbaa ku hungooba !
    Booraan ha qodin hadaad qodidna ha dheerayn ku dhicindoontidna ma ogide
    Markii shacabkii la xasuuqay oo waliba reer ahaan loo beegsaday
    Hantidoodiina la la bililaqaystay
    Ayaa iyagii ISKU JEESTEEN !

  • @waxantawayaa-cidlo2463
    @waxantawayaa-cidlo2463 2 ปีที่แล้ว +7

    Dagaalkaas waxan kuwayay Abe hooyo wall dhaman ehel waxan noqday qoxoti balse ragi sidaa nabaday wali waxay naguhayan dhibtii😢 tusale yar xitaa kumaqatan dadkey waxkasta baden tollow gormey is xasusan 😢

    • @ismailmohamed1251
      @ismailmohamed1251 ปีที่แล้ว

      Wlll Aniga Garab kaada Ahay Wax Walbo Garab Ahne Waad Iiiga Helaysaa Qoralkaada Markaan Arkay Waan Ka Murugooday Garabkaaada Waxiiii Muslim ah ayuuu Yahay Waalidka Iyo Walalo Allaeh Ha U Naxriiisto Adne Alleh Hanoooow Ka Dàaayo Adun Iyo Akhiro

    • @abdisalamkuulow1428
      @abdisalamkuulow1428 ปีที่แล้ว

      Adigo mahad sn halken kala so xiriraa

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh 6 หลายเดือนก่อน

      Allah haw naxariisto adigana samir iyo iimaan hakaasiiyo😢

  • @abdiahmed6624
    @abdiahmed6624 ปีที่แล้ว +1

    Qaacin beenlow ah oo ilaah ka furtay

  • @guushalimohamud8817
    @guushalimohamud8817 2 ปีที่แล้ว +25

    Masha Allah waa qiso cajiib ah
    Noo sii wad ayaanle waxaan jeclahay taariiqdaas oo kale

  • @khalidguled1618
    @khalidguled1618 2 ปีที่แล้ว +5

    Dr Abdikarim Allaha Qeyr siiyo Si daacadnimo Ayuu u sharaxayaa Taariiqdii madoobeed ee 1991 dhacday 😭

  • @amishaadan2312
    @amishaadan2312 2 ปีที่แล้ว +6

    Allahayoow nin daacada Alahayow nin daalina deeqdaads haw simin geesi toĺwaayay Alle haw naxariisto

  • @alidamey2276
    @alidamey2276 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa Beentaa.Cali Wardhiigleey Baa,Hoggaaminayey.Gen.Caydiidna,Wuxuu Safiir,Ka,Ahaa Dalka india.Goor Danbe Oo Dalkii La Xoreeyn Rabo,Ayuu Ku Soo Biiray

    • @sevenscounty409
      @sevenscounty409 2 ปีที่แล้ว

      Cali wardhiigley mustaxiil gormu yimiid oo kaso jabhadeeyey? Waar weligiis duur ma seexan.

  • @zakariyeqaasim7214
    @zakariyeqaasim7214 2 ปีที่แล้ว +7

    Ninka la wareysanaayo waa nin garabka ceydiid ka socdo, qof garabka cali mahdi ka socdo hala raadiyo.

    • @wiilwaal4224
      @wiilwaal4224 2 ปีที่แล้ว +1

      Sxb sheekadaan sidaas ayeey u dhacday anaga dhan waa ogeyn cali mahdi nimakii aqiirkii dambe xamar card ku qaado dhahay ayaa dabada ugu jiray sxb waa ka xumahay.

    • @zakariyeqaasim7214
      @zakariyeqaasim7214 2 ปีที่แล้ว +1

      @@wiilwaal4224 ceydiidna waa ninkii xamar lagu dhax toogtay, marxuun meel ma maamulee maxamad faarax meel ku sheeg.

  • @ismailabdi4206
    @ismailabdi4206 2 ปีที่แล้ว +2

    Doofarkan cali Mahdi buu ku Kansan yahay, Cali Mahdi somaliyaa dooratay.

    • @BrainyBaseHub
      @BrainyBaseHub 2 ปีที่แล้ว

      Asaa sabab uahaa wixii dhacay

    • @deeqdarajo2283
      @deeqdarajo2283 2 ปีที่แล้ว

      @@BrainyBaseHub mooryaanki ceydiid aha ee jaahilka ahay aya wax walbo u sabab ahay

  • @thewariah
    @thewariah 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninba lagu dahay waxaa dhintay ninki usc ahaa, markasuu dahay reer aqiraad qax baa ubilabanaayo

  • @statsm8339
    @statsm8339 2 ปีที่แล้ว +6

    Guuleyso Ayaanle adiga iyo Dr. Cabdikarim Axmed Cali waad mahadsan tihiin. Waa taariikh loo baahan yahay in la ogaado.

  • @wadalbari412
    @wadalbari412 2 ปีที่แล้ว +1

    Walahay labaduba way ila qaldanaayeen, Sababtu marka Cadka lakala goosaynayo waa in Saami siman lahelo oo jabhad walbaa xaqeeda hesho wuxuuna ahaa dagaal laga baaqsan karay.

    • @mhdinero9658
      @mhdinero9658 ปีที่แล้ว

      Mooryaan Caydiid haduu qof wanaag leh ahaa muxuu uladagaalay Murusade Xawaalde Raxanwayn. Isagoo Mooryaan ah ayuu dhintay waana layska hilmaamay maalin nabad kama shaqayn. Ilaa Jahanam

  • @syusuf9063
    @syusuf9063 2 ปีที่แล้ว +4

    NINKAN WAXAN U AQAAN WAR XUN SHEEG UMA AQAANO HA NOOLAATO WAA AYANLE

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 ปีที่แล้ว

      Maalin dhaweyd wiil lawareysanayey baa wuxuu yiri kalmada ( Hanoolaato) waxaa bixiyey Aabahay. Oo inta talyaanigii xiray buu wuxuu yiri Soomaaliya hanoolaato.
      Ninkani magaca hanoolaato waxaad moodaa inuu sikale u isticmaalayo.