Waxaa la ogyahay in qof aan aqoon diineed ama mid maadi uusan ku fiicnayn hogaan waayo aqoontu waxay badbaadisaa wax kasta ❤allow na dabo qabo yaa rabbi na badbaadi aduun iyo aakhiro ❤❤❤❤❤
Asw Musse, Alaha u naxariisto awowgaa M.Sh.Osman Cirro iyo saraakiishii kale ee inqilaabka kula jirtay, waxay ka tageen taariikh cajiib ah, waxa ila habboon in sawirradooda lagu dari lahaa muuqaalkaan.
17 ayaa lagu sheegay sarakiishi loo toogtay in qilaabki 1978 midka mid ah uu ahaa shacab waxa ay noo shegeyn 17 raga ah in ay beel qura ka soo wada jeedeen sida ay ku an dacodaan beesha majeerteen lkn halkaan waxa iga cadadayay 6 ka mid ah in ay beesha hawiye ahayeen halkaa waxa ka cad in beesha hawiye weli goodba xaaba ahaayeen lagu ololoiyo tubaal kasta xitaa hadi inqilaabka guul laga gaari lahaa anu qofka kaliya oo aan sii ogaa oo hawiya ah wuxu ahaa awowowgeys cabdi cusman ugaas faraacade raga maalintaa la toogtay dhamaantood alaha u naxariisto😭😭😭😭😭😭
Allah U naxariisto Dhamaan Waa Geeriyoodeen Waxa ugu danbeyey General Cabdirisaaq Sheekh Cismaan oo Geeriyooday labo isbuuc ka hor waana walaalka General Maxamud Sheekh Cismaan Cirro Allah u wada naxariisto dhamantood ❤️🙏
Ilaahow u naxariiso janatul fardowsa gee.🤲🤲🤲😭😭😭 nin culus oo ka fiirsasho badan buu ahaa🇸🇴👍 xukumadii afweyne wuu ka badiyey wa siyaasi dheer caqligaa wuxuu ka dhaxley rer abtigii oo deganan loogu deeqey iyo nabada jecel insha allah janatul fardowsa ilaah ha geeyo. Amiin habaryar
A deeper studies of Somali political history is enough to make someone a world class international political science philosopher, wallahi Waxan dhamaan waxay Ina tusayaan in isirka somaliyeed yahay dad badidood genius ah, iyo in ninkii siyasada raja kaleh casharo kabarto qaladadka horay udhacay.
Cabdullahi Yuusuf taariikhdiiisu CEEB bay ku tahay Soomaaliya oo waa ninkii BOOGTA aan reysan u yeelay Soomaaliya waana soo galintii Ethiopia ee ciida Soomaaliyeed iyo in ay Ethiopia ku dhiirato Soomaali oo dhan, Jinsiyada Soomaalida ayuu ku yahay CEEB aad u weyn waana laba mar inta uu soo galiyay Ethiopia. Goldogob iyo tii uu ku keenay Caasimada jisnsiyada Soomaalida ee Muqdisha.
@@subscribeforgoodluck1806 Taariikhdu waa ay qoran tahay qofina been kama sheegi karo. C/laahi Yuusuf Yeey BOOG ayuu u yeelay Soomaalida, caqli qabalina waxba kama badali karo
1961 markii u dhacayay afgambigii fashilmay ee ka dhacay waqooyoga ama somaliland askartii samaysay u may dhaaran ciidmada xooga dalka soamlia waxay u dhaarsanayeen boqorada uk queen elisabeth madama u dalku ahaa maxmiyad ingiriis laakiin 12:04:1962 ayaa waxa la sameeyay xerarka iyo shuruucda cidamada xooga lana bilabay in la dhaariyo.. waa sixid intaasi
dhimashada ayaa u dhaantay xaalida ay ku sugnaayeen anigu waxaan ku jiray dugsiga tababarka ee xalane ciro iyo ragaas waxay ku xidhnaayeen xalane waxaana lagu samaynayay jidh dil xun oo laydh lagu toojar garaynayay
Haday qabsan lahaayeen iyaguba maxamed Siyaad iyo asxaabtiisa way dili lahaayeen. Laba daalim kan dulqaad badan Allow guulee Bay ahayd waxaana daalim yare noqday Maxamed Siyaad oo Alle reebay. Xataa haday guulaysan lahaayeen iyagaa is feenan lahaa sida Cabdullaahi Yuusuf uu ku sameeyay saraakiishii la haybta aheyd ee uu iyagoo la jabhadeynaya uu hoosta uga wada dillay,
AAD BAAN UGA XUMAHAY FURXADAA IN AAN LA CIRIB TIRIN SHACABKA ASAL KOODA FARACINADA AH EE MAJEERTEN; MAALINTI XURNI ASA LA QAATAY ILLA MAANTA WAXA SHACABKA SOMALI KA SOCON LA'YAHAY WAA GAALADA ASAL KOODA YUHUDA FLASHADA AH; INSHA ALLAH MAR AYEEY SOMALI U MIDOOBI DONAAN IN LA CIRIB TIRA BEESHA MAJEERTEN. DOOFARA DOFAARA DHALAY WAA IN CEELASHINA SUN LAGU SHUBA SI DHIBKA SOMALI UGA DHAAFTAN
Hadaa qaariikh baadhaysid hal dhinac lagama baadho Cabdulahi Yusuf aun wuxuu ka mid yahay ragii cinqilaabka rabay kuwii kale yaadka waraysatay ama kala xidhiidhtay Ader beenta dadka kadaa taariikh maahee waa sheeko xumo dadka wada dhintay allaha u wada naxariisto dheh qaarna waxaa tiri allaha u naxariisto qaarna waad u quuri weydey koley hadaa xustay qof dhintay allaha u naxariisto waa kugu waajib ama jeclow ama nimcow hadaada jaahil ahayn
Run ahaantii marka laga baqo ilaahay lagana leexdo Qabyaalada Af genbigaasi wuxu ahaa kii u horseeday soomaaliya laba arimood 1/ bur iyo kala ja jab iyo belaayooyin aan hore loo aqoon. 2/ qaraabakiil lagu doonayo in xukunka lagu qabsado waayo ma dhici karto in 4 nin oo isku reer hoose ah ay iyagu ka horyimaadaan dowlad qaran oo dhamaan soomaaliyoo dhami xubna ka ahaayeen ama askar ha noqoto ama dad Rayid ah oo u shaqaynayey Dawlada. Sida aynu la socono afgenbigaas ka dib ayaa waxa la bilaabay in ay qolo walbi samaysto jabhad u gaar ah 1979. ( SSDF ) reer ayey meteshaa. 1981 . ( SNM). sidoo kale reer ayey metshaa. 1989. ( SPM ) reer ayey meteshaa USC. 1987 Reer ayey metashaa Sidaas ayaa lagu dumiyey qaran Soomaaliyeed وحسبنا الله ونعم الوكيل
Waxaa la ogyahay in qof aan aqoon diineed ama mid maadi uusan ku fiicnayn hogaan waayo aqoontu waxay badbaadisaa wax kasta ❤allow na dabo qabo yaa rabbi na badbaadi aduun iyo aakhiro ❤❤❤❤❤
😊😊
😊😊
Ilaahay haunaxariisto rag qiima leh bey ahaayeen dhamantood awowe ciro janadii alle kugee shahiid geesiya baad ahayd
Asw Musse, Alaha u naxariisto awowgaa M.Sh.Osman Cirro iyo saraakiishii kale ee inqilaabka kula jirtay, waxay ka tageen taariikh cajiib ah, waxa ila habboon in sawirradooda lagu dari lahaa muuqaalkaan.
Waaayahayidanbe iyo noloshayda heedheh waan aqaaan iyo sheekooyinkayga.yartaaan yaaawaaaye. qaatimo khayr
Adeer maxamuud sheekh cismaan ciro halyey qaran buu ahaa kasoo eedii oodhan naftiisa dulsaaray isagoo badbaadinay saraakiishaas somaliyed ilaahay dhamaan uwada naxariisto 🤲🤲🤲
Asw Mj boy, Alaha u naxariisto adeerkaa iyo saraakiishii kale ee howsha kula jirtay, waxanse is waydiinayaa toloow sawiradoodii ma la heli karaa?
@@abiissa4710sxp cirro baan kuu heli karaa
17 ayaa lagu sheegay sarakiishi loo toogtay in qilaabki 1978 midka mid ah uu ahaa shacab waxa ay noo shegeyn 17 raga ah in ay beel qura ka soo wada jeedeen sida ay ku an dacodaan beesha majeerteen lkn halkaan waxa iga cadadayay 6 ka mid ah in ay beesha hawiye ahayeen halkaa waxa ka cad in beesha hawiye weli goodba xaaba ahaayeen lagu ololoiyo tubaal kasta xitaa hadi inqilaabka guul laga gaari lahaa anu qofka kaliya oo aan sii ogaa oo hawiya ah wuxu ahaa awowowgeys cabdi cusman ugaas faraacade raga maalintaa la toogtay dhamaantood alaha u naxariisto😭😭😭😭😭😭
Benaale. Cabdullaahi Yuusuf Baa buugiisa Kuqoray. Saaxiibadiis Beey Ahaayeen Hal Nin Baa Sacad Ahaa midkalena Hawiye Kale. Intakale Majeerteen Beey Ahaayeen. Halgan Iyo Hagardaamo Soo Aqriso Buugiisa. Waxba Been Hasooqorin.
Allah U naxariisto Dhamaan Waa Geeriyoodeen Waxa ugu danbeyey General Cabdirisaaq Sheekh Cismaan oo Geeriyooday labo isbuuc ka hor waana walaalka General Maxamud Sheekh Cismaan Cirro Allah u wada naxariisto dhamantood ❤️🙏
aamiin yaa rabbi. Mahadsanid walaal.
Aamiin ilahayow inta ashadata dhimatay unaxariiso anaga nooga daba naxariiso aamin
P
ALLE UMA NAXARIISTA
Ciro general ma ahayn walal wuxuu ahaa cornel sareeye guuto AUN dhamaan
Claahi maxamed xasan farey Alle ha kuu naxariisto adeerkay shabaab baa dilay
Shabaab maxay legend qabaan dhulku idinla go'
Alle ha unaxariisto dhamaantod majerteen ayay ubadnaayeen Saraakiisha
Waayaags majeerteenka aad buu siyaad bare uxasuuqay saraakiishoodii ilahay ha unaxariisto dhamaantood
Ilaahow u naxariiso janatul fardowsa gee.🤲🤲🤲😭😭😭
nin culus oo ka fiirsasho badan buu ahaa🇸🇴👍 xukumadii afweyne wuu ka badiyey wa siyaasi dheer caqligaa wuxuu ka dhaxley rer abtigii oo deganan loogu deeqey iyo nabada jecel insha allah janatul fardowsa ilaah ha geeyo. Amiin habaryar
5:24 Ilaahay ha unaxariisto adeerkay Cabdirisaaq Sheekh Cismaan (Cali Baadiye) iyo walaalkiis Maxamuud Sheekh Cismaan (Cirro) oo Xamar 1978 lagu toogtay. Never forgotten!!!
Thanks Hanad. Aaamiin Ilaahay ha u naxariisto intii geeriyootay Umaddeena.
Ader Cali baadiye kuma jirin raggii latoogtay wuuna noolaa markii iigu danbaysay 2010 kii.
@@RelaxForever553 haa waan ogahay, Maxamuud baa la toogtay. Adeer Cabdirisaaq Sheekh Cismaan (Cali Baadiye) sanadkaan (2020) ayuu dhintay. Ilaahay ha unaxariisto dhamaantood.
Ilaahay haw wada naxariisto lkn waa dhacdo aanan ilaawi doonin marnaba geezi qiimaha qarannimadu ku wayn thy ayuu ahaa maxamuud sheekh cismaan ciro hadii uu iqlaabkaas usuurto galilahaana qaranka somaliyed muusan burbureen
@@hanad5810 Haa walaal bil kahor bu geeriyoday ban filaya ilaahay ha uraxmado❤👑.
*Qora Qaamuus Soo badi xasuus qorka c/laahi yuusuf Axmed madaxweynihii hore ee SOMALIA 🇸🇴*
Allahu raxma dhamantod said Barre ila ilo saraakiisha dhamaan
Dagaalkaas waa lagu fududaadey waayo cadowgu ma aqoon somali awoodeeda waayo wey ogaadeen cadowgu ilaa hada dagaal ayaa ku socda somali ❤❤❤❤
1961 Saraakishii Hyonis u badnaa Oo uu hogaaminaayey Allah how naxariiste Generaal xasan keyd Muse care Hyonis 24 sarkaal bey ahayeen
waa runtaa sxb ragaasi habaryoonis ayay u badnaayeen marka aad isaaqba sidaa u eegto ragii ku dhaca lahaa ee damacsanaa in ay lasoo noqdaan dalkoodii ama goboladii waqooyi ee ingiriisku xukumaayay waxay u badnaayeen Garxajis Habaryoonis walee libaaxa isaaqu waa garxajis waa ragii ilaa dagaalki snm wadanka gacanta ku dhigay ee meesha ka saaray taliskii siyaad dadkan maanta ku naaloonaaya wadanka waxay heleen jaanis ay rag usoo dhinteen .....
hadraawi AHU maalinkii uu lixle dhintay ayuu yidhi (DHEEMANTII NSM AYAA DHINTAY) asaga oo lixle ula jeeday
Amiin
Allaha u naxariisto dhamntood si gaar ah AdeerkaY laba xarigle Abdiqaadir Gelle omer Rabbi maqaamkaga Fardawsa haka yeelo adeer
Mohamed mar haddaa xustay Abdulkadir Geelle Cumar Ismail xaggee ku hilmaantay Gaashaanle Sacid Mohamed Jama Ismail oo 17 kii ku jiray
never forgotten wllh waa xanuun alle hadiin naxriisto dhamaantiin
C/yuusu&ms bare
Walaahiy waxay ahaayeen
Wadaniyiin allah unaxariisto
Maxaa ka dameeyey iney dalka qabsadaan dad bilaa aqoon oo dil iyo xarig isugu darey tolaay ❤❤❤❤❤
Ilaahba Gargaareee
Halgankeenu Guuuuuuul. 1978 SSDF ❤
Halgan iyo hagardaamo muxuu ka waday bay kula tahay AU cabdilahi yusuf axmed
Shakaal haye maxay u raben inqilabka mawaxan kursi ahayn
@@hodanc6255 Ina siyaadba soo kursi ma rabin maxaa ugu diidaysaa ayaga
@@mohamedshakaal1545 isaga wuba ku fadhiye ma kursi ay raban bay wadanka qalaso u galinayan waka xumahay inay kula saxsan yihin qabyalad daraded
@@hodanc6255 Naayaa Taariikhda ma Siddaan Baad Katahay? Gaalkacyuu Duqeeye, Ceelashuu Kasumeeye, Ragguu Habeeyn Walba Qaarijinjiray, Barkadahuu Kadumiye reermiyiga Mudug Oo Diyaaraddo Laladhacay. Dumarkii Majeerteen Buu Yiri Faraxumeeya Oo Si ba'an loo Galay. Afkaaga Ka adkoow Haddaadan waxba Ogeeyn.
Dilkii culimada noosoo gali insha alaah
Ilahow kunaxariso abo siyad bare jadi kunolow insha allah
16: faarah xalwo
Rabi ha kuu unaxariisto awoowe
Adiga iyo asxaabtaadiiba
saxiib waad maahsantahey waan ku samaxeynaa saraakisha somali 3 inqilaab baay sameeyeyn kii 1961 kii jalle siyaad iyo kan ciro ka siyaad bare inilaab ciidan waaye
Eber banaan Ku xaajood ❤
❤❤❤
"Walee majeerteen laga baq" kalmada ah waxay muujinaysaa munaafaqada soomaalida iyo say u yihiin ummad aan daahir ahayn.
Dhubuq dhubuq
Ma dhammaato miyaa?
Good news brother. Horay u soco Thanks
Thanks Omar
@@QAAMUUS a
Ziyaad bare isaguba saw inqilaab dalka kumuu qabsan muxuu dadka ugu toogamayay inqilaab ayay samaynaayeen wixiisii ayuu danbi u arkayay cajiib
Isagaba siyaad bare haduu fashilmi lahaa waa latoogan lahaa sharciga inqilaabkaa sidaasa hadaad hesho mooyee hadaad lawaydo waa halis ilayn dawlad dhanbaad mijaha urogaysaaye
Oo kursi jeceylka Somaliyeed wiligiiba waa.jirey miyaa, wax cusub ayaan moodaayey waaba loo dilaa haddii uu soo hadal qaado kursiga acuudu billaahi mina sheydhaani alrajiim. Ilaahayow qof bani aadam yuu gacanteyda ku bixin.
Waxn joji sxb waa arin lagaso tagay... Dhamantod Allaha u naxariisto
U Duceeya Cabdilahi Yuusf In Illaahay U Nariisto Lkn Dani Doqon Lama Noqon Soon Rugii Sharafta La.aa
*Qora Qaamuus*
*Wan kUla soconaa shekeyinka ino Soo badi*
Asc
Xaladakawaran
Faqsh v Faqsh! Thats a win win for democracy in Somalia.
Wacad beena Ilaah baa caayey, waana wixii cirro kusameeyey Madaxweyne Cabdullaahi yuusuf
sanado waan leeyahay dumaaarcadeeed number waaleeyahamagac iyonaenayso waa leeyahay Islaaaaaaam iyoiyo👋
Qaybta Labaad waan sugeynaa ❤️❤️🙏
Qaladbey aheyd
Subaxaas waxaan joogay Hotel Bulsho
Keep going zxp TNKS
Majeerteen Beey Ahaayeen Raggaas Marka Saddex Laga Reebo Inta kale. Ilaahay Ha Uraxmo. Majeerteen Gumaad Baa Laguhaaye Oo Ceelashaa Lagasumeenaye.
Ma aheyn wllo
Inqilaaabki 1978ddii waxaa fashilyey (Cirro).12 April ayuu ka hormaray.
A deeper studies of Somali political history is enough to make someone a world class international political science philosopher, wallahi
Waxan dhamaan waxay Ina tusayaan in isirka somaliyeed yahay dad badidood genius ah, iyo in ninkii siyasada raja kaleh casharo kabarto qaladadka horay udhacay.
Cabdullahi Yuusuf taariikhdiiisu CEEB bay ku tahay Soomaaliya oo waa ninkii BOOGTA aan reysan u yeelay Soomaaliya waana soo galintii Ethiopia ee ciida Soomaaliyeed iyo in ay Ethiopia ku dhiirato Soomaali oo dhan, Jinsiyada Soomaalida ayuu ku yahay CEEB aad u weyn waana laba mar inta uu soo galiyay Ethiopia. Goldogob iyo tii uu ku keenay Caasimada jisnsiyada Soomaalida ee Muqdisha.
Cabdullahi Yusuf cid kawaddani'san waa yartahay! midda Itobiya uxirtay waa wadaninimo iyo markuu mengiste kuyiri Galdogob iyo balanballe waa dhul somaliyeede beenta dhaaf! Siyaad barre wuxuu bilaabay xirxiridda iyo target garaysiga beesha Majerten isla maalintuu xukunka qabsadayba! Waana la'ogyahay wuxuu Mudug, Bari iyo Nugaal kasameeyay ee tacaddi, xasuuq, kufsi iyo berkadihii oo dadkii reer badiyaha ahaa xitaa laga sumeeyay! Ninbaa horay u'yiri, "haddaan muslimnimo lagu wada soconayn iyo muuminnimo khaas ah, gaal maxasta kuuhayood magansataa dhaama"
@@subscribeforgoodluck1806 Taariikhdu waa ay qoran tahay qofina been kama sheegi karo. C/laahi Yuusuf Yeey BOOG ayuu u yeelay Soomaalida, caqli qabalina waxba kama badali karo
Inqilaabkaas haduu uhirgali lahaa saraakiishaas waxan aaminsanahay inuusan wadanku burbureen siyaasad cusub iyo waji cusub uu yeelan lahaa sida ethiopia inqilaabkii uu kuqabsaday malas oo wanankana horay usii waday
Intuu burburo ba laha askari miyaad kala jaceylade
Aad iyo aad walaal Cabdulaahi wuxuba yiri "Xoogba dadka kumaanan maamulnene kaliya rajiimkaas ban kataqalusi lahayn kadib talada ayaan shacabka usoo celin lahayn" waana runtiisa siday ilatahay.
Ahmed fikradaada waa suurtogal ee wixii dhici lahaa Ilaahay kaliya ayaa og.
@@RelaxForever553 SSDF waxay u dagaalameysay inay xukunkii uu ka
Dhintey cabdirashiid cali sharmaake alle ha u naxariistee inay soo ceshadaan
Oo samalia waxay u haysteen boqortooyo ay leeyihiin
Waxayna ogadeen inuu afweyne ka
Takhaluusay alle ha u naxariistee
Cabdi rashiid cali sharmaake
Akhirkiina waa kuwii ithopia u soo
Horkacay ithopia ee galdogob iyo balanbal ka taagey calankii🇪🇹
Akhirkiina waxay noqdeen qaar
Saraakiishii izaaq layaan
Qaar qurbaha iska dhiiba
Qaar daaquudkii rajiimka ahaa ee afweyne isku dhiiba la heshiiya oo mansab la siiyo
Taliskii afweyne waxaa ku guuleystey
SNM iyo USC
Dhabayaco faqash Bey aheyd
Waligoodna ithopia ayey wllo
La.aheyd
Iyagaana somalia keenay ciidamada ithopia & amisson
Xaarmaajo ka daalik waa kabo qaad
Amxaar inadeerkii oo marna wllkii ah
Waa qalbi dhagaxee amxaaro u gacan
Galiyey
Waliba isagoo leh inadeer ithopia haygacan galin waa cadowe
Xaarmaajona wuxuu ku yiri qalbi
Dhagax ithopian baad thy somalia
Umaad dhalan
Amniga ithopia halis baad ku thy
Hawiye inuu dhiibo weydiideen
Maxaase kugu taal inaderkii aysaba
Dhiibay
@@dhuuxiisnm4005 😂😂😂 hayeh landhere dhabayaco dalka inay leeyihin bay uhaystene guuleyso.
Aabahey waxuu KujiraY Dadkii inqilabkas sameeyay waana la xiraY 7 sano buu xirnaa
Af Weyne haddii berigaa waddankaa laga qabanlahaa soomaaliya maanta dowlad bay ahaan lahayd
I
Waligeed bayna noqoten maynoqoto hada 30 sanuu kamaqan yahaye labada xaranta ku hishiisha xalashay ku diriran tiiba maanta inahaysata afwayne alaha unaxaristo dacad buu ahaa dugagba kahooskacay maxay qabten hal wax oo wanagay sameyen soo sar miiska qabiil dhiiga islamka labanaysto subxanalah dhamantod alaw udanbidhaf awodada
Ha aflagaadeyn Aaabihii umada .th-cam.com/video/Eb0a31U_m-o/w-d-xo.html. jabhadihii ku baxay waxay dhaleen waa la arkee
@@Somfox1 waar aabo lahaane
Hooyadaa wax ha udhimin
Hadaanad ahey kuwii la.oran jirey
Ubuxii kacaan oo ahaa raaxadii
Faqashta iyo dabadhilfyadiisa afweyn
Haday hooyadaa aheyd ciyaal shingaani
Waad orankartaa aabo afweyne
Kkkkkkkk
@@dhuuxiisnm4005CARUURTII CABDIMALOW SHEEGAY ... KKK BAAD TAHAY Cabdi malow yidhi .. Ma anigaa Suudanta keenay .. markii SNM ku maqnayd EThiopia ama dalka xabashida caruur san waa weyn baa dhalatay .. armood kuwaas ahayd .. MA ANIGAA SUUDAANTA KEENAY KKKK BUU YIDHI RAXIMU LAAH CABDI MALOW KKK
Cantarobaqash madoqonaaa ii malaysay dumaaaar naaagohaween qaarkood.sacababadan. yareydaan gabadha khatraaay kaa aqaaan wax moment.faankuulo
Aaden Adde iyo Cabdirashiid Ali Sharmaarke way diideen in la laayo askartii reer waqooyi ee inqilaabka sameeyay. Afweyne se wuu xasuuqay
1961 markii u dhacayay afgambigii fashilmay ee ka dhacay waqooyoga ama somaliland askartii samaysay u may dhaaran ciidmada xooga dalka soamlia waxay u dhaarsanayeen boqorada uk queen elisabeth madama u dalku ahaa maxmiyad ingiriis laakiin 12:04:1962 ayaa waxa la sameeyay xerarka iyo shuruucda cidamada xooga lana bilabay in la dhaariyo.. waa sixid intaasi
Geesi iga dheh c/ yuusuf
Khaa,imiin ayey ahaayeen
Dalka iyo dadka iyo diinta
Ku soo duulay in la dilo
Xaq ayey ahayd runtii
Mahadsnid sxb sida wangsan aad noola wadaagtay
Cabdilaahiyusus
Qurmis iyo qab aanjirin iyo qariskatuurnimo qaran ma mooday in.
Waxaad ka tagtay dhame c/laahi maxamuud guuleed daqare oo ah habargidir saleebaan ee iska hubi
Sidee ufashilmay mawaa iska horyimi madaxdii mise waxaajirray waddajir ciidan oo ay lasocdeen dhaqdhaqaaqa
Mise waxayan gaadhin xaliimki inqilaabka
Alla yaa raxma Aape siyaad
Soomali wax iskuma quudho😓🥺😭
dhimashada ayaa u dhaantay xaalida ay ku sugnaayeen anigu waxaan ku jiray dugsiga tababarka ee xalane ciro iyo ragaas waxay ku xidhnaayeen xalane waxaana lagu samaynayay jidh dil xun oo laydh lagu toojar garaynayay
Ilaahay haw naxariisto raggaas dhamaantood. Geeridu waa xaq laakiin ciidankii Afweyne jir-dilka iyo qaab-xun wax u'laynta waa Lagu yaqaanay. Qof nool bay intay Gaari dabadi kuxiraan laamiga kujiiddi jireen si loo cabsiiyo reer miyiga iyo shacabka.
Qaamuus mahad sanid taariikh nagadadan ayaad soo bandhigtay
(80 saraakisi)itoo biya ayku dilen aaway waxba dhinacbad uhadlaysa
We will never forget
Somali dawlad ma raban qabiil iyo inqilaab aya hor cararay
Magaca channel ka Qaamuus waxaa igala qurxoon, magaca Xogaha, fikirkeyga ahaan.
Xogaha channel, qaamus waa magac luqadaha quseeya.
Mahadsanidin sxb
Haday qabsan lahaayeen iyaguba maxamed Siyaad iyo asxaabtiisa way dili lahaayeen.
Laba daalim kan dulqaad badan Allow guulee
Bay ahayd waxaana daalim yare noqday Maxamed Siyaad oo Alle reebay.
Xataa haday guulaysan lahaayeen iyagaa is feenan lahaa sida Cabdullaahi Yuusuf uu ku sameeyay saraakiishii la haybta aheyd ee uu iyagoo la jabhadeynaya uu hoosta uga wada dillay,
Mj bay ahaayeen
Wecel wecel wecel wecel siyaad bare mid gan bu ahaa
Haji Yusuf yuu ahaa?
Part 2 sugeena insha allah
Amiin 🤲 🤲 🤲
AAD BAAN UGA XUMAHAY FURXADAA IN AAN LA CIRIB TIRIN SHACABKA ASAL KOODA FARACINADA AH EE MAJEERTEN; MAALINTI XURNI ASA LA QAATAY ILLA MAANTA WAXA SHACABKA SOMALI KA SOCON LA'YAHAY WAA GAALADA ASAL KOODA YUHUDA FLASHADA AH; INSHA ALLAH MAR AYEEY SOMALI U MIDOOBI DONAAN IN LA CIRIB TIRA BEESHA MAJEERTEN. DOOFARA DOFAARA DHALAY WAA IN CEELASHINA SUN LAGU SHUBA SI DHIBKA SOMALI UGA DHAAFTAN
Nacaybka calooshada ku jira qarso mj cid wax ka qaadi karta ma jirto somalia ayaga utalin waligood
ALLAHA u wada naxariisto
Waa Sheeko Garan mudus
Mahad sanid mudane waxaan kaa sugnaa waa xalqada xigto
Barnaamijyada soobadi fadlan sxb
mahadsanid insha Allah walaal
Somalitalyaani waxa sheegayaan waa been.
Wariyuhu waa beenlow janalka buulo xubay baa xaqiqda haya
Qabiil dhibkiis iyo dagal shacab ka baahi baday wa la so wada maray e dalka aynu wada dhisano ingo qabiil iyo eex ka fog ❤️🇸🇴❤️
siyad bare waxu ku xuma ragay isqabtn oo reer koda u xasuqo sida majerten iyo isaaq
Hadaa qaariikh baadhaysid hal dhinac lagama baadho Cabdulahi Yusuf aun wuxuu ka mid yahay ragii cinqilaabka rabay kuwii kale yaadka waraysatay ama kala xidhiidhtay Ader beenta dadka kadaa taariikh maahee waa sheeko xumo dadka wada dhintay allaha u wada naxariisto dheh qaarna waxaa tiri allaha u naxariisto qaarna waad u quuri weydey koley hadaa xustay qof dhintay allaha u naxariisto waa kugu waajib ama jeclow ama nimcow hadaada jaahil ahayn
Siyaaad bare geesi soomali ah
Sh xasan
.wararkakaitoobiya,
Iyo tigreega kasocda
Wararkaiti
Wariyayasha soomaaliyeed taariikhda hasaxaano,afgambigii dhicisoobay ee cirro iyo cabdullaahi yuusuf wuxuu dhacay 9.4.1979kii.
Yaa kuu sheegey hadalka x yuusuf
Oo farmaajana wuu nebcanyahee maxaa dhacay
Yarta
Run ahaantii marka laga baqo ilaahay lagana leexdo
Qabyaalada Af genbigaasi wuxu ahaa kii u horseeday soomaaliya laba arimood
1/ bur iyo kala ja jab iyo belaayooyin aan hore loo aqoon.
2/ qaraabakiil lagu doonayo in xukunka lagu qabsado waayo ma dhici karto in 4 nin oo isku reer hoose ah ay iyagu ka horyimaadaan dowlad qaran oo dhamaan soomaaliyoo dhami xubna ka ahaayeen ama askar ha noqoto ama dad Rayid ah oo u shaqaynayey Dawlada.
Sida aynu la socono afgenbigaas ka dib ayaa waxa la bilaabay in ay qolo walbi samaysto jabhad u gaar ah
1979. ( SSDF ) reer ayey meteshaa.
1981 . ( SNM). sidoo kale reer ayey metshaa.
1989. ( SPM ) reer ayey meteshaa
USC. 1987
Reer ayey metashaa
Sidaas ayaa lagu dumiyey qaran Soomaaliyeed
وحسبنا الله ونعم الوكيل
Siyad bare nin qawil maehen Miya Darod inuu unaxo umalen jire kwrn
Maxamud Ibrahim xirsi gxj habaryonis musacabdle taliyihi tangiyaada
Waa ninkii dastuurka soomaalia u gacan galiyay dastuurka soomaalia itoobiya iyo keynya munaafaq
4and and
Sida aad rabtid u hadal laakin qof walba wuu ogyahay in mw cabdullahi yuusuf yahay ninkii dalka badbaadiyay.
Aaaway qeybtii labaad ????
Nag.ay.raba
Thank God, Siyad Barre saved Somalia from a destructive and a selfish clique who were mostly from certain clan.
Hadey ku guuleysan lahaayeen somaliya wey badbaadi lahay waayo waxay ahaayeen rag aqoon u leh badbaadinta dadka dalka diinta
MASh
Somalia Hanoolaato
Wasaq hawiye xawadle ma hawiye iyo majeerteen baa siman war soco hawiye iyo darood ayaa simane iyo dir waryaa waxsoobaro
Hawiye majerten ma sina waa run lakin hadey tiro noqoto waaa isla egyihin ama majerten badan waana ogtahay majerten hawiye in majerten dhul weyn yahay
@@maxamedabdulkadir4247 faankii majeerteen dhulka waa cidlo duur ah oo cidna daganayn
@@fahad_cigaal majeerteen waxaa ka badan hal laf cayr ee habargidir ama lafta daauud abgaal dhiladii ku dhashay ee faanka badnayd wase
@@maxamedabdulkadir4247 cawaan cawaan dhalay hawiye daarood oo dhan buu kadanyahay horta majeerteen maxaad sidii naagihii ugu faantaan dhiladii idin dhashay wase.
siyad waa malintaas malintuuu edey oo uu ku so gabagabobey
Jiil
dadkii hore waxey ku fikaaryaa dalka sidee uu noqon doonaa hadaan afganbino mugdi miyuu gali doonaa dadka hada qabiil niyada ku haayo taasi geesinimo mahan wax lugu faaano qabiil
MASHALLÀhU
1995.
Asxanka u sameyen o cabdullahi yusuf badbadiyey waxa u sameyey wa qalad madaxweynaha waxa u galay
Mohamed siyaad barre bay idinkagag
Dhigtay waxa dhama mala haya wada soomaliya cadawgu mel walba ka hayste ilaahay ha unaxriisto janada fardowsa haka warabiyo siyaad barre
Afwayne Ay ay dhalay
Hanoo Amaanin oo hanagu danbaajin
Sacabiyoiy aan kawaday hadiyadoi yoiyo xaan istaaahilaaa iyoiyo.