Wllo dadka runta. Usheeg an 5sano jogay masar welib casimad qahir had lkin ma jog lkin ani dadka Uma Amano wayo masar maceshad waa raqiis lkin Wax Kalo yalo ma lah
Walaal jawahir aad aad ayaa u mahsantahay want fican again ka Helen in kasto aan jecelaan Laha in aad wax iga sheets inta sono ee aad arabi ku barn karo
Walaashee keep going
Ma sha allah jwaahir ad ban u jeclahy hadalka sida ad u kala dhig dhigtid qof waxa tahay an laga daalin hadlkeda
Msha allh wallo wanaga kafisay 🥰❤
Masha allaah
Asc xabibti maasha alaah tabaraka laah ilaahey ha ku barakeyo qisoyinkaaga aad iyo aad23 ayuu ii cajabiyay
Abaayo guryaha uguraqiisan isoosheek inshalaah
Mch allh ilhay ha ku xafido if io akhiro paa🥰
Mashallah nagg jacyal ❤❤
جزاك الله اختي جواهر
Jizaakallaahu qeyran
jawaahireey abaayo hadii waxbarashada aan dhameysto mala isoocelinaa
MashaAllaah sis noso sheg aniga xita walashey aya u raba
Asckm masha allaah
jawahir xuseen naag so jabtay
Keep going sis
Masha allah abaayo waan fahnay
M.allah wallshay
Waasootahriibaa qaali
Masarwaajeclahay🇪🇬
Masar iyo sacuudi ya fican shaqo khadaamnimo
@@Luckii3y21jwa isku mid lkin masra Fcn la dhahaa
@@FatimoZahal-lx5ej thanks walshey
Man sha allah ❤️
asx.waad.mahadsantahy
Asc abaayo qof Somali oo joga Tunisia hadaad taqaano igu soxir plz 👍mhdsnid
Thanks qaali qurux 🥰
Masha Allah 😘😘😘🤩🤩😘😘😘😍😍😍😍😍😍😍😍😍🥰🥰🥰🥰🥰
markii koowade video arkay waxan kumoodayay geenyada madow hre usoco xbbt
Wllo dadka runta. Usheeg an 5sano jogay masar welib casimad qahir had lkin ma jog lkin ani dadka Uma Amano wayo masar maceshad waa raqiis lkin Wax Kalo yalo ma lah
Safarad somaliya ee masar waxba Uma dhamayso waa rafad Malin walba Ku noq noqnaysa mugamac ciqamadun waa tacab hay shegin masar
Nora.Abdallah ma masar baa jogi jirtay iga waran walal shaqo maledahay inantagan rabaye
Walaal jawahir aad aad ayaa u mahsantahay want fican again ka Helen in kasto aan jecelaan Laha in aad wax iga sheets inta sono ee aad arabi ku barn karo
Hor mar wacan mcnto
Walalshy jawaahir ilaahy haku taayo masar inaan imaado rabaa waana kuso raadina marka imaado wayo waan kujeclhy ilaahy dartis
Abaayo masar ma tagtay
@@nimohassen0506 Abaayo masar ma tagtay
Asc abaayo dhakhaatirka ilkaha siday ku yihiin fram Sweden
Xaafadee ku taalaa jaamacada masar
Masar wan jeclahay inan imado lkn waxan maqlay Tugada aya ku badan iyo dilowga
Tuug aa
Waa been
Asc wlshy juwahir aad ban kuu salamy wallo wan kuu bahanahy sideen kula soo xidhiidha
soo wad wayo masar anabaa joogee 4sano noh
Poe kwrn nolosheeda masar
Asc huno
Wll xage Kala so xirira
Asc
Abaayo anoo dalxiis kusoo galay qaxootiga ahaan ma isku dhiibi karaa mana ley aqbalayaa
Thanks abayo 👍
Masar shaqo malaga heela hadi laga helana maxa laga sheeqa abyo ii jawab qeer allah ku siiye
Soowad xabiibti
Wlley mawqica u n iso dir ado rali ah
🥰🥰
Wll masar nigeria kuma xigto
walaashiy.asc.waxaan.ku.weyidiya.qoxoodiga.maloo.ogolahayi
Wll qoxontiga dadka malaqada Un kawaran?
abayo qaxoti cusub mala qaata hada jwb
Ardaydu shaqa ma ka heshaa
😘😘😘😘😘😘
Abayo side ku imada masar waxa jooga booramee
Soobax israacnee😀😂
Ma baxdeen walal
Iqamada dalxiska lixdi bilod 100$ waye
Abyo mcn shaqo malaghelaa
Abyo allh dartii ila so hdl telkeyga ku reba
Wax barashad caruurta ka waran
Huno number kaga sideen ku hela inaan kula hadlan raba
Abayo masar uso tahriibaa boorame kasoo baxa inte so maraa
Ma baxday wll mise
Asc wll qli waxan rawaa masar
ههههه
Wll masar iyo somalia bad ba u dhaxaysa. Wax yaabo badana kaa qaldan.
Hhhh Uma dhaxayao
Asc abaayo taleefanka
Taleefankaaga maisiinkartaaa
Waxaanrabaaa inaanmasar imaado
𝘄𝗮𝗱 𝗺𝗮𝗵𝗮𝗱𝘀𝗮𝗻𝘁𝗵𝘆
Codka fasiixa ayn kugu jeclaaday
Masha allah masha allah
Intee so maraa boorame jogaye
Tahriibka aadku gashay masar noga shekee
Ma isla Tahriibna 😎
@@hanadkhalifawar tahriip inte lomara
Lacagta lagutago masar meqowaye
College luuqadaha ma laga helaa masar?
2 sano college Arabic ma ka heli karaa!
Haa
@@zuuzuumahad3118
Waxan rabaa in aan barashada
Luqada Arabic u aado masar
Imiso sano ayaan ku baran karaa?!
Hadii aan u imaado ilkaha ka soo hadal
Asc